Ehelada Sayid Cali ayaa Cadaado ka dhigay Banaabax looga soo hor jeedo Xukunka Maxkamada Rafcaanka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 279

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 3 หลายเดือนก่อน +33

    Tolkeey wax celsho ma wayeen saan waa ceeb wllhi hooyo soomaaliyeed ayaa gubatay oo dhimatay qofkii ka danbeyeyna hooyo soomaliyeed ayaa u doodeysa gormee dumarkeena is garab istageenaa😢😢😢😢

    • @LibinmohamudLibin
      @LibinmohamudLibin 3 หลายเดือนก่อน +4

      Walh warunta ilahow nunaxariso

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 3 หลายเดือนก่อน +37

    Ilaahay hala baqo nin qof dilay in la dilo diintaa qorayso.

  • @NimcoHodan-r5f
    @NimcoHodan-r5f 3 หลายเดือนก่อน +24

    Waxn codsanaynaa aniga iyo inta caafimaadka qabta in ninkaas la qisaaso way iska cadahay inuuu isagu sabab u yahay dhimashada gabadhaas dawlada yeysan maqlin dadkaaan dambiilaha difaacaya sidee ayuu alle inoogu naxariisan hadiiba kii wax gaysta la difaacayo rabi halaga xishoodo😢

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qofkow caloosha buka bunbuniska beenta aburka isku Dirka wada jooji yahuu

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 3 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah saleeban runti sida Israel ay carabta U dishay dhulka xoolo baneystay carabta dicafa xaqadarro inta waaweyne fiirinanay yar yar dhaqaale lo adeegsaday 5 dadka gadaal Ka riixya jacburka WA la so na jajabka caadoqaateyasha oo diinta Ku gabada dulmiga huriya runti cadaalada WA imago runta adeegsana tankale abgaal iyo habargidir dhexdooda laga kaluumeysan Mare miska wada hadalka fura gogasha fiidiya habargidir walaalo maanta yaan na lo Kala sheeken San wada hadalnko abgaal iyo habargidir cadowga 4biloodka maxan Ka baranay ganacsiga xita mursade dhiiga xoolo Ka tabcaday waryaa hiraabow cashar ki hore dib ha ug noqno miska miska wada hadalka from ceelhur insha

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waryaa hiraab aqli shaqeyo cadowga WA hal madaxda waaweynki ba Bush's gareynsa yar yar WA jarjarti la rabo leysku keen jabiyo maangaabka hiraabow ma fikir now qorshana fahma waryaa dhaqaale la lagu bixiyo isku Dirka dhiigna ragga aqli liita reer day xoog waayan xeelada iyo xoolo Ku bixin dhiiga hiraabe VIVA hiraabow WA wada tashada raggnimo mujiya from ceelhur insha

  • @abuanasalansaari9135
    @abuanasalansaari9135 3 หลายเดือนก่อน +10

    Dadka san u dhaqmaa ka wran hadii ayiga cadaalad loo doonto subxanalaah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +15

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 3 หลายเดือนก่อน +14

    Haday gabadhu Habargidir ahaan lahayd oo Sheekhaal gabadha gubi lahayd ka waran.

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 3 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂 wixii kadhaca waba laga shekayn lahaa hhh

    • @UmucubeydCabdi
      @UmucubeydCabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

      Marhoraa la toogan lahaa

    • @user-xn1yh8su9v
      @user-xn1yh8su9v 3 หลายเดือนก่อน

      Habar gidirtu xoog badana subxan alah 😢

    • @user-sb4pg3zz9k
      @user-sb4pg3zz9k 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-xn1yh8su9v ma xoog badna ee anaga oo shiikhaala oo nabada jecel bay noo xoog badan yihiin oo noo tunwayn yihiin hadii gabadhas mj noqon lahayd amase abgaal walaahi iyagaa wacalkaa gacantooda ku dili lahaa iska dhaadhicin darteed marka reerkan dadka nabada jecel un bay ku kala qabtaan wuxuush weeye haday dadnimo leeyihiin maalin walba mj dulmiya ee zambiya galkacyo maraykan kamay mudahaaradeen iyagoo oynaya xitaa waa kuwii ka oynayay xabaalihii badda mj ka samaysay oo loo bixiyay xabaalo hawiye reerkan qabiilada waawayn kuma aftaagto lkn dadka darisnimada iyo nabada kula nool bay ku gardaroodaan siiba reer loobage oo aan kasoo jeedo

    • @user-sb4pg3zz9k
      @user-sb4pg3zz9k 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-xn1yh8su9v j

  • @SuleeqoMaxamuud-qx1md
    @SuleeqoMaxamuud-qx1md 3 หลายเดือนก่อน +9

    Cadaaladiisu waa dil

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 3 หลายเดือนก่อน +4

    Habargidir abgaal la tusay wax kale ma taqan ordaha majeertenka idin gumeysta iska qabta abgaal wax kama qaban kartin

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 หลายเดือนก่อน +9

    Hg umadeey dhameesay

  • @Ayiisho1
    @Ayiisho1 3 หลายเดือนก่อน +8

    Horaa loodhahay habargidir habaaranaa intay habrooshinka uwadaan
    Marka cidaan waxooda xoog waaye anaa kaa adag kudilaa waxaan rabo samaynaa
    Insha allaah xaqa wuusoobixi allaah weyn

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlada waxaan ka codsanayaa kiiska dilka ah ee sayid cali inay dej dejiyaan si warkiba u dhamaado

  • @user-rs4ls9mi2v
    @user-rs4ls9mi2v 3 หลายเดือนก่อน +15

    Subxanallah bal umadan weerka cas soo wada xidhatey eeg. Ilaahay maradaa madaxa ku xidhateen naar buu idiinku badali cadaalad waxba kama taqaanaane,

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 3 หลายเดือนก่อน +4

    mooryaan illahay ka baqa

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dil wa leesdilla
    BALSE WAAD GUBTEEN BUSKEETI AYAAD KA DHIGTEEN

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 หลายเดือนก่อน +6

    BOOTELLE HEYSIIN
    XAMAR WAA LA IDINKA TARXIILA

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 3 หลายเดือนก่อน +9

    War ilahaya ka casada

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sayid Ali xukunkiisu wa Dil diida amba doona.
    Wa na xukun islameed.
    Qofka Qof dila wa QISAS.
    Dumarkan yaga ya benzine ku babiya oo kabriid na qabasiiya markasey daremi lahayeen waxay Luul Cabdiaziz martey.

    • @Ayan-ru2zp
      @Ayan-ru2zp 3 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiix wlhi

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 หลายเดือนก่อน +3

    Reer xaaji saleban is dajiya wilkinu isaga qirtay in gubay gabahda muxu u cararay u cadaado ugu baxsaday ..

  • @abdulahiaydarus4174
    @abdulahiaydarus4174 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ka cabsi wa dhamaaday hadi idinka oo culumo sheeganaya ad gacan ku dhiig le u doodaysan, war illahay ka cishooda ninka gabadha iyo cunugisi gubay labo naf bu gooyey, wuxu mudanyahay qisas.

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 3 หลายเดือนก่อน +10

    #soomaalia maxey dowladnimo iyo hormar ugaari ladahay ayaa ladhahayaa watnoo kale intii dambiila yaasha sidaan oo kale loogu dodaayo dowladnimo inaga dheer

    • @djhadalsame4629
      @djhadalsame4629 3 หลายเดือนก่อน

      ADIGU GACMAHA UMAD HAYNE HAYSKA HADLIN KOLAY MAQANAAD KA AAHAYDE BRO

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 3 หลายเดือนก่อน

      @@djhadalsame4629waa la dilaa wixii qof dilo ama dhaawaco. Dabada halaga dilo wilibo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 3 หลายเดือนก่อน +2

    War kuwaan waxay u egyihiin qomamkii quraanka lagu sheegay ay oo ileen dad sidaan ah baa somalia ku nool acuudu bilaahi an akuunu minal jaahiliin

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yaaahuuu yahuuuu mooryaaanta

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu9125 3 หลายเดือนก่อน +1

    أَفَتُؤۡمِنُونَ بِبَعۡضِ ٱلۡكِتَٰبِ وَتَكۡفُرُونَ بِبَعۡضٖۚ

    • @abdinasirmoalimuu9125
      @abdinasirmoalimuu9125 3 หลายเดือนก่อน

      Kiisaska kale Dastuurka hanagula xukumo dhaha

  • @yasinaddow41
    @yasinaddow41 3 หลายเดือนก่อน +9

    Subxaana Allaah dad dulmi isku wada raacaayo

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walay habar gidir wa habaarantahay cadalada ay moosay Allaha idin ka jaro

  • @farhiomohamed2666
    @farhiomohamed2666 3 หลายเดือนก่อน +2

    Culumo ma saana ku sheganeysaan subxaanalaah hadii gabadha aad dhali laheydeen ka warama xasbulalaahu wa nicmal wakiin

  • @AhmedAli-cg4bz
    @AhmedAli-cg4bz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Diinta Islamka waxa ey qabtaa qofkii qof disho in la dilo ayey qabtaa

  • @mrbukari2993
    @mrbukari2993 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂kubadii la ciyaarayay iyo Dilka bini aadanka miyay kuwan isku ladheen addunka waligay ma arag qof qof dilay oo la leeyaay Cubadii koob la kala qaaday ayaa nalagu cadawadeenayaa

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waraa dhulka xoolaha baneeya koow kana waa dil gubulada muqdisho maaha 😅

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hala soo xir xiro dadkan because ooyintooda ooyin ayaa kahoreysay

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa isu kenay kubad iy qof la gubay acuudu billaah😢😢😢

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 หลายเดือนก่อน +2

    reerkaan meeshay ka yimadeen ha lagu celiyo habagidir waxa ku jira dad sharaf leh oo aan dadka soomaaliyeed dulmin reerkaan xaq Allah tuso ku waashay reer xaaji saleebaan war ninkii nin dilo ha dilo sidaan nabad u helno guul dawladeen

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 3 หลายเดือนก่อน +2

    . Madaxweyne Xassan Shiikh waa innu Gacan birr ah iskaga qabtaa waxan mooryaanta ah ee Habar Shisho.

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walee xaalka xamar masaan baa rabi talo ku filan umada nimcadii baa oga dadhay walaahi Subxaanalaah 😢

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dalka islaam , xukunkaas waa dil
    Dalka gaal, xukunkaas prison xirig😂😂😂😂😂😂

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha subxana watacala ka baqa

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 หลายเดือนก่อน

    Alaysa allaahu bi axkamil xaakimiin !!! Quraanka sow kuma qorna qofkii qof dila ha la dilo!!!dadkaan caafimad allaah ha siiyo aaamiin yaa rabbi

  • @faysasalebaan6287
    @faysasalebaan6287 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallaah. Maxaa.waaye sidani reerkanmaanay ogayn inuu gacankudhiigle yahay

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ehelo mahan ee waa qabil dadkan

  • @dabodheeredabodheere6661
    @dabodheeredabodheere6661 3 หลายเดือนก่อน +1

    YAAB WAA AAQIRA ZAMAAN SUBXAANALAAH WAR SOOMAALI GOORMEEY CAQLI YEELANAAYAAN.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaabta laydin ku gur cadaab allah ha diinka dhigo meeshaad dagtaan sharciga muriyaantu diin malle ordoo maydha dhiigbaa korkiina saarane

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subhaanallah WAR ILAAHAY KA BAQA

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +1

    Habargidir ha ceebaynina, wax xishoonayo ma tihiinee waxaan oo kale waa ceeb dawlad baa xukuntay ee dawlada uga danbeeya

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kutaab miyaa taqanan dhamantiisa mujrim atiihiin dhamantiina waa ladilaa wiliba waa lacunaa said cali😂😂😂😂😂

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 3 หลายเดือนก่อน +1

    War waxaan ree baadiyahaa Yaanaga fariisiya,
    Waxaasna dawlada baa u sabab ah
    Waayo dadka hadii aan cilmiga labarin dhibkeeda waakanaaa
    YAA WAX KA DHAADHICINAYA DADKAAN

  • @MohamedAhmed-rf3rc
    @MohamedAhmed-rf3rc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulmiga aad dadka dulmiseen ayaa weli soomaaliya hor ugu soconwaysay.

  • @mohacadde8791
    @mohacadde8791 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaab badanaa reer dhan oo dulmi isku raacay ninkaan gabadha wa dilay wana la tooganayaa

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tv caalamiya maah universaty

  • @osmanabdi3185
    @osmanabdi3185 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fidnada ilaahay majeclo ilaahay ha lagabaqo

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shayaadiin waaye anoo HG ayaa dhahaa intaanba halala qisaaso daalim kay taageerayaan

  • @QadiijaAmow
    @QadiijaAmow 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qabriga nila geli maayo siiidcali ilahey kacabsadah

  • @baashiabdi9882
    @baashiabdi9882 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haye ii wad sheekada ninkan indhiiina oo shana ayaa latooganaa

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arhooy Habar-Gedir indho adkaa! ....ma dulmi cad baad cadaalad ubaadhi goobeysaan? Yaab aduunyo iga dheh....

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh sheekh ma dhalo maamo diinta iyo cadaalada idinka ayaan ogaleyn maxa la sameeya cadaalad ma rabtaan 😢😢😢😢😢

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab walahi way bahaloobeen. Nin dambi gaystay isaguna qirsanyahay ayay udoodayaan eheladisii.

  • @haamudsiraad8610
    @haamudsiraad8610 3 หลายเดือนก่อน +3

    Horta dadka loo dhaara nayo waayo ma shiikhaal mise garsoorka 😆

    • @saashoyuusuf3828
      @saashoyuusuf3828 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 bal kaalay adba sheeg waayaab 😂😂

    • @user-hp1ec5tt5p
      @user-hp1ec5tt5p 3 หลายเดือนก่อน

      Subhnlh ilhy ha ina asturo

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Banooni Io nin nagtisa gubay maxa isku keenay 😂 Cfmad Allah Hana siiyo

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arinka qabiil hadaad urogtaan CID adinkana futoxun majority

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA 3 หลายเดือนก่อน +1

    Diin islaam marabaane inaay umadda dhiigooda cabaan ayaay rabaan

  • @user-lm3bl4wx1d
    @user-lm3bl4wx1d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Isku xishooda dad wa wayn oo habro iyo odayaala tihiine se wax idinka yihiin ma waxaas shirka latimaadeen argiin nactarye oo wajigiin gubaye Naga Aamuusa mar danbana Hana so hor istaagina 🤫😡

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaahuu mooryaan 30 sano dhiiga dadka cabaaya

  • @osmanmanbile9327
    @osmanmanbile9327 3 หลายเดือนก่อน +1

    Quranka shege nafti naf disho inu ladiloh sharcuga shegesin mahay tah. Dinta mataqani

  • @FuaadYare-mt9wi
    @FuaadYare-mt9wi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqdhaqda iska daaya ninkaas qofu nolashaku gubay asagana xanuunka wala marina

  • @SurprisedBamboo-vj8eh
    @SurprisedBamboo-vj8eh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oo cadalada tan kaduwan oo lagu xakumi lahaa maxaay aheed ilhoow qabiil kalabar qald iskula saxan waligeey weey i dhineed ilhoow xaqa soo dadaji adikaa awodee

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkan maxmada markii lasaaray maysan dhageysan miyaa siduu u kala hadlay ilaa wareysigii ugu horewyay mar uu dhahay alaabta ayaan gubayay iyo markii ugu horeysay uu dhahay cayayaan ayeey iskaga dileysay oo aniga guruga ku bilbilaayo ayaa shumac qabsaday dabka war weligeed ha qeyliyaan ninkan hadan ladilin cadaalad danbe inaysan jiri doonin

  • @ShukriCali-sp9xq
    @ShukriCali-sp9xq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah

  • @mtoiiwamama
    @mtoiiwamama 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan in ul lala dhoco ayay raban qoos is soo aruursaday sharci ma hor istagi karo

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn 3 หลายเดือนก่อน

    لا تجد قوما يؤمنون بالله واليوم الآخر يوادون من حادالله ورسوله ولو كانو ءاباءهم أو ابناءهم أو إخوانهم أو عشيرتهم ....

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah maxaa koob la qaaday iyo dilkaan iyo Xasan sheeq iska quseeya war reer xaaji ssleebaanow walba hadeydan aamuseynin dad hadalkaan yaqaana u dhiiba makara foonka

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 3 หลายเดือนก่อน +1

    diin mataqaaniin ee kafariista meesha

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadbaa lagubay markaasaa kubad kasheeganaysaan

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 3 หลายเดือนก่อน +2

    UNIVERSITY TV KAAS UWARnAMI🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍😭😭😭😭😭😭🦍🦍🦍🦍🦍😤😤😤😤😤🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍

  • @abdiharun2916
    @abdiharun2916 3 หลายเดือนก่อน

    Qisasta waa xaq war xishoda walalayal from garissa county

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np 3 หลายเดือนก่อน +1

    AB low is not easy 😂😂

  • @mukhtaarali2453
    @mukhtaarali2453 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qoladani indho adagaa!!!!?

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 หลายเดือนก่อน +1

    War waxaad dhahdaan waxaan rabnaa cadaalad daro inaloo xukumo oo ladhoho luul cabdicaziz baa daalimad ahayed waayo labadooda Sayed Ali iyo Luul midbaa daalim ah marka waakee makii lagubaybaa mase waakii wax gubay war dadkaan culumadu wax ha usheegto

  • @abuubakarumar2710
    @abuubakarumar2710 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waligiin Diidiin ama yeeshaan Qaacinka tiirka Aya sugaayo

  • @mariyohassankoronto3122
    @mariyohassankoronto3122 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka cadaalad hahelo gawadha cadaalad hahesho meel isla dhig marka war doqomadan waxceshta malaha miyaa

    • @Cadar49
      @Cadar49 3 หลายเดือนก่อน

      Cajaaib Waa Munaafaqiin

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 3 หลายเดือนก่อน +1

    Caddaaladda ma waxad u taqaannaan in gabadh islaameed dab la suro kadibna kii gubey la yiraahdo iska bax dambi malihide 🤔??

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre6204 3 หลายเดือนก่อน +2

    Caddaaladdiina baday

  • @aminadakane9577
    @aminadakane9577 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mxaa kaqaldan nagahan walan horta yahuu

  • @user-xn1yh8su9v
    @user-xn1yh8su9v 3 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho dhan in ilahay halagan ka baqayaa 😢

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaalada ayradinayaan waa noocma? Marhore hadii tiirkalagaynlahaa waxanoo badhaasuqa maynaan maqaleen.

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 3 หลายเดือนก่อน +4

    CAWAAN ISKU RAACAY DULMI

    • @aichamohammed8395
      @aichamohammed8395 3 หลายเดือนก่อน

      Maxkamada shiqaal maleh lull jisira qofwalba o-o wax garage ah away quseysa arinkeeda o-o soomalina ah

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 3 หลายเดือนก่อน

      Diinta been haka sheegina, sharciga Rabbi waa qisaas qofkii qof dila.

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ar reer cadada hadey qof dilan lama Dilaya miya

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 lama canaantaan ayaa caanihii daadshay.
      Wax ka indha adag waligay ma arkin!!!

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sual?soo ma dhiman hoyo Somaliyeed soo lagama wacna
    Inaa xaqeed dafirtaan mida kale
    Isaga sooma oran way iga masersisay mida kale waa xanqay dawadeed shidal ayan radsaday soma baxsan kadib muxu u badbadin waaye mida kale imisaa maxkamada wax xukuntaa an laga dawa hadlin mida kale qaliga maxkamada wuxu xukuma isaga ayaa lagala xisabtamaa aqro lakin hada waa inaa lagu qancaa sida wax uu u xukumay

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂waryaa alla yaqaano cidaan intaano dhan waxey umarayan siyid cali yaan la dilin war alle halaga baqo ninkan gabadhan asaga dilay afkiisa ka qirtay ninka ku leh aniga shidal so gatay allaabteydan gubanaye allabtu ma qashin qub bey taalay anagu waxaas nogu sheekeyna ma ilmu moodah dadku waxas ugu sheekeynayo😂😂

  • @SamsamShiraaye
    @SamsamShiraaye 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaal maxaa ka rabtaan what is saleebaan yaa idin neecba

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahay habargidir magaca hanagadhaaminina tilaabkaste oo laqaado waxey kuxirtahay fursada markaas lahelikaro qof dhiiggakay hadii ow Fakado cidlaqasaaasaa maleh Sayid Ali maantay gacanta owkujiraaa gacankudhiigle kaste oo gacanta kujira waa latoogaaa dadka aad sheegeydaana walimacadaan dadkiidiley Sayid Ali marka ow gabdha gabadhagubaayey wow ogaaa in qofkii qofdila looqasaaso marka naftiina utura oo yey dhicin in toban toban sano in la in kuxukumo waxey eheed in aqli in kugu siyaado Sayid Ali waxa kudhacay eee maheyn in aad dhahdaa waa normal waana qasab qofkastoo camerada qabato in lala xisaabtamo

  • @user-hx2ng3it5x
    @user-hx2ng3it5x 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahay dulmiga idin ku ciqaab kitaabka qof kii qof dila waa in ladilaa

  • @sahrayusuf8137
    @sahrayusuf8137 3 หลายเดือนก่อน

    iska celiya shiiqaal wacalada free sayid cali 😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 หลายเดือนก่อน

    Caddaalada waxay u yaqaanaan in la dilo oo layska tago.
    Sharciga maba yaqaanasn kkkkkk

  • @MuminamaalimMuminamaalim
    @MuminamaalimMuminamaalim 3 หลายเดือนก่อน +1

    warilahaya ka casada

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 หลายเดือนก่อน

    Kitaabka illahay wuxuu amray in ladilo in ladilo qofkii wax dila

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir 3 หลายเดือนก่อน

    ولكم في القصاص حياة dastuur Mia

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh waxaan ookale ayaa umada qaribaayo inuu ninkooda lafaxa oo umada kale dhiigooda lacabo ayaay doonayaan

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax sayad cali cadaalad ayuu rabaa

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 3 หลายเดือนก่อน

    Nikalaa garani mayne guulaysta

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaabay reerkan aan is qabaneynin, aaway culimada HG? Iyo culimada somaaliyeed meey muujiyaan xaqa iyo maxkamada meesha ay iska qaban la,yihiin.
    Naag un baa qeylineyso iyo dadkii dilka un xalka u ahaa.
    Waxaan arkaa hadaa sharciga iigaga adkaatay waan kudilaa because I can.
    Maxaa ukènteen first hadaadan ogleyn xukunka?

  • @iqraxaaji7442
    @iqraxaaji7442 3 หลายเดือนก่อน

    Reerkan in cuqubo i ku dhacdo miyaanay ka baqayn war illahay ka baqa