Aadan Madoobe qof Daarood ah hanti kuma yeelan karo magaalada Baydhabo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • เกม

ความคิดเห็น • 161

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 วันที่ผ่านมา +22

    Shaydhan Adan madobe. Allaha ka qabto umada Somaliyeed ee Islamka ah. Waxuu uguh ween yahay kuwa dhibatada ku ah. Somalia 🇸🇴 🇸🇴 & Somalida.

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 2 วันที่ผ่านมา +10

    Somaalidu waxay ubaahantahay dadka saas wax ugushaaga Si cadaalada ufahmaan Mahadsanid

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 3 วันที่ผ่านมา +9

    70 jir tuug ah ilaahow khaatumada noo hagaaji

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 วันที่ผ่านมา +6

    Jasaakalahu khayr walaal qofkii tuug ah oo umada xaqooda dhacaya waa in meel looga soowada jeesto masuulna maba noqonkaro. Hadii laga aamuso xaqdaradaas aday bari kugu imaan. AADAN MADOOBE ALE KABAQ WAXYAR BAA ADUUNKA KUUGU HARAYE.

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 วันที่ผ่านมา +21

    Adan madoobe ba somali xukun u haya waa ninkii laga ilalinlahaa sirta qaranka somaliyeed 😭🤬

  • @Shukri-ux5uh
    @Shukri-ux5uh 2 วันที่ผ่านมา +12

    Habayar ku dhalay ku dhalay af kaga cano lagu qabey abaa haa baa garta gonjirey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 วันที่ผ่านมา +4

    ADAN MADOBE WAA TUUG WAANA SHEYDAN AAN ILLAAH KA BAQEYNIN. WAXAA YAAB AH NIN NOOCAAS OO KALE TUUG AH INUU GUDOOMIYE U NOQDO BAARLAMAAN UMAD DHAN HOGAAMIYO U AH. ALLAHA KU CADAABO NAARU JAHANAMA ALLAHA KU FOGEEYO WAA DAALIM UMADA LUGOOYO KU AH.

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur 2 วันที่ผ่านมา

      @@ismailfarah3596 madaxweynaha aa ka daran

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 วันที่ผ่านมา +3

    Daarood waa dad lagu dhex noolaankaro hawiyena waa dad nabadna yaqaan colaadna yaqaan laakiin waxaa ugu daran kuwa xiliga nabadna iyo xiliga colaada qunjuraafka wada

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 วันที่ผ่านมา +6

    Sidu u madow yahay. Ayuuh qalbigiisa u madow yahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา +2

    Murasada doqon waligeey ma arkin runtii ❤❤❤caqli maashallah kulee boqolkiiba 90 waa fariido

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 วันที่ผ่านมา +3

    Abwaan arinkan aad ka hadashay thanks allah ha ku xifdiyo aamiin

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Abdirizak Kabayare Habo Si Wanaagsan Oo Xaqa Ku Jirta Ayaad U Hadashaa Ee Allah Ku Xafido mar Walba Dadka Dulmiga Geysta Ayaad Ka Waanisaa In Uusan Dulmiga Fiicneyn Guuleeyso!!!❤️🥰💯🫡✅

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 3 วันที่ผ่านมา +5

    Majeerteen reer biciidyahan waa nimanka ugu mayal adag hade maamada waa hooyo waa dumar odayga dowladu haka qabato

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 วันที่ผ่านมา +4

      Hoooyadan mahan mj
      Waa warsangali Cumar ah

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 วันที่ผ่านมา

      Reer bicidyahan reer miyi u badan yihiin marka hade faanka beenta joojiya galaadi leedihiin

    • @cabdiwali2375
      @cabdiwali2375 3 วันที่ผ่านมา

      @@Maria28832 maamada gurigeeda daalinkaa halooga saaro aadan waa laqaaa soomaaliyo dhan lacagtaa uga muhiimsan maaha wadani beydhaboo dhan naga gad hadii la ykraahdo maya haba kasugin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Maria28832
      Ree Miyi ma ceeba Soomaali maanta ree Magaal ah ma jiro waa dad Qabyaalad duleysay oo kaahin ah

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​​​@@Maria28832 Adi Majeerteen ma tihid Habargidir baa tahay commentska channelkan caan baa ka tahay aadbaa wax ugu qortaa.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkan waxba ma qoro mana aqriyo. Waa 91kii.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    قال الله سبحانه وتعالى.ولا تأكلوا أموالكم بينكم بالباطل.. Allah wuu xarrimay in dadka maalkodha la dhaca

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 วันที่ผ่านมา +3

    Dhul kama gataan cuntada waxay ka cunaan dumarka raxanwenta ah qashinka waxaa ka qaada gabar raxanweyn ah lagama yaabo in qof kale koob shaaha ka faa iido

  • @zaytum
    @zaytum 2 วันที่ผ่านมา +6

    Adan madoobe waa tuug nahaab caderystey oo hantidii fadumo jibril uu shaatiga dowlad isku sheega ah xoog ku haysto.. alaan ugu baryayaa inuu u fudeeyo in ilaahey ka siiyo gurigeeda amin🙏🙏🙏♥️

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 วันที่ผ่านมา +2

    Subxana laah alahu akbar Layabka adunka ahaaa Alow adaa awod badan adan madobe waa koxda damuL Jadid ale ka cabsi malahan waa yaaaab 😢

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 3 วันที่ผ่านมา +3

    Hadalkaa haduu aadan yiri meel fog bey gaari oo raxanweyn iyo daarood isma dhici karaan malaayiin doolar raxanweyn leedahay oo weliba puntland ay ka shaqeysteen oo xoogooda baa puntland u yaal waa leys leyn waana leys dhici hadaan daalinkaa maamada laga dhicin

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 2 วันที่ผ่านมา

      His excellency president Abdulaziz Haji Mohammed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba wa Warsangali Harti

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 2 วันที่ผ่านมา

      Warsangali 7.5 Gobol ayuu ka degaa Konfur haddii dadka aydaan kala aqoon

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 2 วันที่ผ่านมา +3

    Raxanweyn hantidooda taala puntland ayey ka go,antahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา +1

    Illaaheey ha ku xafido habaryar ❤❤❤

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 2 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks Brother.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 วันที่ผ่านมา +4

    Aadan madoobe keliya maaha ee hawiyaa haysta guryo iyo boosas boosas badan oo muqdisho ah iina uunlaaye xitaa dawlad kama helin maal ee wuxuu ahaa ganacsade

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 วันที่ผ่านมา

      Hawiye adigaa dhulkiisa ugu yimid ee dhulka abkoowgaa aad, ee afka kala bax HAWIYE IRIR SAMAALE

    • @xaawo1
      @xaawo1 วันที่ผ่านมา

      Baayo hawiye xoolihii umada soomaaliyeed laheed aaway tii qaranka tii shacabka kuli jeebkoodeey gashay muqdisho ka gees ka gees daarood baa dhisay dadka hada leh unukaa leh dad caanaha iyo cooska keeneey ahaayeen oo weliba inta badan jowhar cadale aadan yibaal beey ka keeni jireen maantane unukaa leh xaaraanta iyo xalaashane uma kala sokeeyaan xoolo darteed baa hada h shiikh dadka u sumeeynooyaa aaway islaan nimadii walaahi islaan eedo ah aa maalin noo sheekeeysay shiiqaal beey aheed caruurteedane awrtable daarood gurigeedii nin deriskeedaa qaatay oo bililiqeestay oo heestay wiilashiisii dagaaladeey ku jireen dahab dolar weliba dahab¹000 kilo ka badan vaa yaalay reerka dubeey beey ka shaqeesan jireen bisnis beey lahaayeen iyo dukaamo ninkaaan baaqaatay 10 iyo dhowrsano ka dib islaantii eedo waa soo noqotay xaafadii gurigeedii oo dhul banaan Lee ah ee soo noqotay oo dhagxaantii xataa la fuqsaday ninkii oo meel darbi ah fadhiyoo tuugsanayo ayeey aragtay waa kii hantideedii qaatay u a hanjabay inuu dilayo ayada iyo caruurteeda ninkii waxa uu leeyahay muslinoow ii gargaara cunto ma heesto waa ku soo leexatay waa ka waday dariiqa raashin 10sano la cuni kareey u rartay lacagne waa siisay wuxuu ku jiri xaqiinii iyo xaaraantii aan dhacay xaba kama faaidin wiilasheeydii kuli waa leega dilay hal iima noola aniga iyo naagtii iyo3yaryar aa xaafada joogno wuu ooyay wuu maleesan waayay reerkii aad gurigoodii dukaamadoodii aad qaadatay oo maanta cunto ku siiyay dadkaan in badan xaaraan ee ku koreen waa dad aan weligood magaalo arag baadiyeey ka soo ordeen daaroodkii xamar daganaa ganacsateey u badnaayeen guryahooda ayagaa dhistay qaarkooda waxay ahaayeen maraaakiibta ganacsiga kuwa keena ama oo yaman sucuudiga dubia ka keena naagahaan aad arkeeysid iyo kuwa qorqoraya waa kuwii ku koray xaaraanta kuna dhashay xaaraanta ee aan arag meel xalaalu taalo

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@xaawo1 been baa taxeysaa ee aad dhulka abkoogaa ku dhashay ee nacnacda kala tag Hawiye weyne waxaas ma qorno, dowladii kacaanka wixii wax dhacaayey waxaa ugu badnaa daarood dool yemen jabarti xoola qale la soo tuuray...

    • @xaawo1
      @xaawo1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @IRIR-SAMAALE_114 nacaladyahay waagaan a igu xoogeeyga,lu shaqeeysanayay adigu casnaha iyo cowskaad joehar ka keeneeysay ha sugu waayin xasraanyshow bililiqada iyo dhaca iyo boobka lagu koriyay soon waxaan kugu celin waqtigii asd dameerahaaga,dabada bacda uga xir aan ku dhihi jiray wadanka soon sidiusii basn ku soo celin xamarne dadkii betisamasdkii daganaa baa u soo laaban adne meeshaad ka soo catartaa lagugu celin insha alkashu naf hadaad leedahay gabdhahaagii carab kamaadan iibiseen si loo fuul fuulo inaad hadashidba masha dhuumo nin habee kii gabdhihiusa xalane cadaanka ugu geeynayo war ilaa 91 xaad nabad u heli weysay hadaad xamar leedahay mooryaan aan diun laheen basd tahay shawdaada waa xaan qaataa xaan dhacaa xoklo daraadeed basd gabdhahaagii sucuydiga uga iibisay aduunka ka dhuumo xitaa madaxdaadiu baa dubia lagu dubeeyaa hana faagfaagin eeer qabuure faagto nacaladii idin dhashay cunee awalba awoowgeey cali yuusuf basd adoon u ahaydeen markaas beey ahay inuu si fiican idiin edbiyohhhh

  • @bby6
    @bby6 2 วันที่ผ่านมา +3

    Abwan alah ku hafido waxa ad tahay abwan somaliyed keep going brother

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 วันที่ผ่านมา +2

    Elaygan Elaygu dhalay hanti darood miyuu taban Kara wlhi kuwa dhulka darood joga inaysan dhex jogayn dameerka bila caqliga ah

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You are the future of SOMALIA God bless you thanks bro

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah Baraka Allah FIIKA

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha.allah.guulayso.abwaan.somaliyeed.alaylehe.waadku.dhibcisay

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah วันที่ผ่านมา +1

    Sida Abwaan Cabdirasaq Kaboyare
    Social Media ha dad cadaalada asal somaaliyah aya kujira
    Allah swt hakaa ajarsiiyo bro

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 วันที่ผ่านมา +3

    Salam abwaan kabayare gofka xalala ah xalalna kudhexkorey dadwanagsan marorsade iyo majerten waa dad wanagsan gaarsore somalie waata ah halka kawad abwan somalie waa xafaad qooskaliya waa 1 famali aqliiga fixaan allah kusiyadiyo yutubarada 91grub hirab inkarti bililiqaada somalida hamar taaley ugeysten ba kudhacdey dhalintoodi iya kamida daher doqon boska ilgutade iyo qarkalo badan magaaca hawiye wey lahadhen dawlednimo wey lahadhen casimed wey lahadhen xawadle iyo mororsade somalida kabad badiya moryata 91 grub hirab

  • @shukrunimohamed3691
    @shukrunimohamed3691 3 วันที่ผ่านมา +3

    ALLOW SOOMALIYA ADA AU MAQAN

  • @khadarAbdiazizali
    @khadarAbdiazizali วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah ninkaan dhowr videos ayan ka firsadey waa codkar sifican ayuu u hadlaa waa wax fiican

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 วันที่ผ่านมา

    Abwaane Adoonaadin gobolka Gado kutuuran waadadkiisa waana dad soomaaliyeed waa inay helaan dadkaanu Hantidooda
    Konfurgalbeed waa dhul soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAAS BAA TALO UMAD SOOMAALIYEED U HAYA GOORMAAN H9RUMAR GAAREYNAA INTA QABYAALADIISTE UMADA HOR FADHIYO.

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub 2 วันที่ผ่านมา

    Hadduu hadalkaa gafka ah yiri waa in Sharcigu qabtaa. Qof walba oo Soomaali ah Xaq buu u leeyahay halkuu doono inuu ku noolaado. Qof ka hor istaagi karana ma jiro. Kan isku dayana Xadgudub waa Khaa'inul Waddan, SPA. Shukran.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 วันที่ผ่านมา

    Eedaysaa anagaa laheyn waxaana ka bixinay raali gelin oo aanu siinay walaalaha digil iyo mirif.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder วันที่ผ่านมา +1

    Hadalka abwaan Kabayare waa sax ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sax sax sax maashallah

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 2 วันที่ผ่านมา

    Ugaas hooyadan ninkeeda c/raxman maxamud cali beyr waxa uu ahaa janaraal 1964 ayuu heystey qeybta lixdaan ee baydhabo dagaalkii xabishada isagoo difaacaya shacabka Soomaaliyeed ee baydhabo ayuu lug kaga dhaawacmey waxa loo bixiyey oo caanku ahaa jananku c/raxman jiis ,adan madoobe allah ha soo hanuuniyo nin ciigale ahaa oo qeybta taangiyada heystey waa ku dhintey dagaalkaas 1964 waa shihiid dalkiisa u dhintey

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 วันที่ผ่านมา

    Waa saxsa yahay adan madoobe, waayo raaxa weyn iyaguba Garoowe looma ogola

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 วันที่ผ่านมา +1

    Puntland kuwa dhooban hantidooda u maqan iska daah😊😊😊

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤ Masha allah nin hadal yaqaan ah geesina ah abwaane guuuuul,,, isiiiiiii sisinta iimey

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 วันที่ผ่านมา

    Aadan digsi tuugsi baa lagu ogaaye iminkana ma taabsi buu kudarsaday alloow dulmi muslim kaaga magan

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxana Allah Waa Da’ma Da’da Uu Ku Jiro & Guri aan Xalaal U Ahayn Uu Heysto War Dadkaan Xaaranta Ama Ugu Jiro Ama Xoolaha Dad Kale Lahaayeen Heysta War Dadkaas Aakhiro Xagee Aadayaan!!! Sida Odaygaan Gabalka Sii Dhacaya Ah Oo Guri Uusan Lahayn Haysta??? Soomaliyeey Xoolaha Xaaranta Ah Ee Iinaan Lahayn Iska Dhiiba Maalin Aan Maanta Ahayn Ayaad Ee Bank Aakhiro La Joogo Haka Shalaayina Oo Dhihin Allow Maxaa Xaaranta & Hanti Qof Muslim ah Oo Kale Lahaa Maxaa Ii Geeyey!!! Hada Inta Aad Nooshihiin Xoolaha Islaameed Iska Bixiya???

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kabayare kusii eebahay wanaag korkaagana nuur kayeel kolkay ajashaada tahay kugee daaraha janada kaskaagana caafimaad kartida waa loo dhashaa kitaab duqa laadayee kategey looxiyo dugsiga kasbaad ugu sheegtay xaqa wataa kaalintii islaam Warkuna waa koobanyahay kaagaana dhigaal kuroon kunjeerna salaan gudoon (abwaan xirsideni)

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 วันที่ผ่านมา

    Abwaan Kabayare waa waxyaan , maskax-furan oo si cadaalada u garnaqa..mahadsanid

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา

    Habo scw ❤❤

  • @hananali4200
    @hananali4200 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dowadan qof kiliya oo ilahey kabaqo maku jiro miyaa subxanalah

  • @gablax
    @gablax 2 วันที่ผ่านมา +4

    Well done Abwaan waan ku taageeta sxb from khaatumo waxa tahay qof umada somaliyed u dhaxeeyo oo Diidan musuq masuq iyo isku dir umada walalaha somaliyed ilaahey haku Xafido weynu ku Bahanahey Adigo kale halka kawad Naga Qabo waxa Dulmiga wado godbless you indr ❤❤❤❤❤Mansha allah GOBONIMO AYAN KUGU OHNAHEY HADANU NAHAY SHACABKA SOMALIYED🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdirisaaqow hbo butulaan wey ka ganacsadaan hada lacagta ay ka shaqeeyaan ma gashaan xataa shaaha waxay kataan gabar raxanweyn ah waa dhaqan ay lee yihiin in ay qabyaalada

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 วันที่ผ่านมา

    Abwaan weligaa u hiili dadka la dulmiyey gudoomiyaha baarlamaanka adam madoobe maamadan waa uu dhacay si deg deg ah gurigeeda ha ugu celiyo hadii kaleeto isbaaro ha dhigto tuuga xaaraamiga ah

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka qoralada qaldan soo qoraayo illah ka cavsada wixii jiro illah baa og

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 2 วันที่ผ่านมา +6

    His excellency president Abdulaziz Haji Mohammed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba wa Warsangali Harti

  • @passingernasir6339
    @passingernasir6339 วันที่ผ่านมา

    Noolow Abwan kabayare_
    Sincerely yrs dr Nasir fm Beled Xaawo_ noolow_..

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 วันที่ผ่านมา

    Mama Fadumo waa aqoonyahanad soomaaliyeed gurigana iyadaa leh waana aqaan guriga laftiisa xilligii ay laheyd walaahay Adan Madoobe guri ma laheyn ama ma uusan joogin baydhabo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 วันที่ผ่านมา +2

    asc habo oo odaygu doqonsana imisaa digit iyo mirifle jooga dhuldaarod dadku waa wadasomali hadaad istiri aduunkad fooseysa aaqiro fakan meysid

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 2 วันที่ผ่านมา

    Asc abwaan kabayare mashaallah waa sax in xaqa laga hadlaa runtana laisku sheegaa adan madoobe & Xasan Sheekh waa labo tuug oo Somali oo dhan aay taqaan waana in laiska qabtaa tuugadaan waa wayn.

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z 2 วันที่ผ่านมา

    Odagu waa Tuug 200 oo Tuug Horjooge u-ah.
    Bisiq Sarmaan

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 วันที่ผ่านมา

    Aniga oo Daarood ah ayaa ku leh Guryo iyo Beero ku leh Baydhsbo, Beenta dhaaf, si kale xoolahaaga u raadso

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub 2 วันที่ผ่านมา

    Ma aha qaddiyadda guri kaliya l. Hadalkaas waa xadgudub hadduu ku hadlay waa kha'in waddanimo. Haddey run tahay waa in xasaanada laga qaadaa kaddibna sharcigu qabtaa, SPA. Shukran.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 วันที่ผ่านมา

    Adan madoobe waa khaa,inka ugu wayn ee dalka waa in baarlamaanku mooshin ku tuuraan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 วันที่ผ่านมา

    Anigaa daarood ah waxaana guri leenahay baydhabo weliba aan ka yareyn kan hooyo faadumo oo weliba aanu harti isku nahay waxaana gurigeena loogu jiraa kiro waana sadex guri oo isku yaal.waa beenaale Adan Madoobe ee waxaa fiican in waxgaradka reer baydhabo iyo Maamulka.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland markii ay ka tarxiishay raxanweyn laascaanood reer laascaanood hantidii dadkaa way u xafideen markii Somaliland laga saarayna waxaa loogu baaqay inay u soo laabtaan hantidoodii iyo dhulkoodiiba hada faadumo jibriil inuu aadan madoobe dhaco oo raxanweyn ku daawato u dul qaadan mayno hadanu nahay reer laascaanood ama harti oo dhan waa in ninkan aan alle ka xishoonay gacanta aad ka qabataan dulmiga viva ssc khaatumo !

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 วันที่ผ่านมา +1

    Lawaaxatu lilbashari Illaheyow shacabka somaliyed dhibka heesta nin Xaaran gori ah Degan muß uul lagu leyahay

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 วันที่ผ่านมา

    Aadan madoobe waa doqon waynaatey oo waxba lagabin waa tanag madhan dadka masaakiinta oo nadhex degan ayuu inaanu hatida ka oo iyagoo qaawan aan badhabo usoo diro muxuu samaynayaa wax uma uma qan an karo

  • @MohamoudHassanHersi
    @MohamoudHassanHersi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Fahanka aad sharaxday Soomaali allaha garansiiyo , waa sida saxda ah . Subscribe iyo like iyo share ayaan kugu ayiday

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax xaqa allaah ha tuso odeyga

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 วันที่ผ่านมา

    Aadan madoobe waa tuug isaga iyo xildhibaanadiisa iyo xasan dal xaraashe iyo dawladoodu

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tuug waa tuug weligii. Iimanka beelay.

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 2 วันที่ผ่านมา

    Aden qalbi madoobe inuu gurigaas uu dhacay cidwaliba way ogtahay,waxa nasiib darro ah in masuuliyinta maamulka koonfur galbeed inaysan xil iska sarin masuuliyadi iyo waajibaadkii ka saarnaa wax ka qabashada xaaladaas,oo ay gabeen waajibaadkii ka saarnaa

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc วันที่ผ่านมา

    Aadan madoobe nin in labaryo u baahan ma'aha ee waa nin in lajebeeyo ubaahan oo xabsi daa'in lagu xukumo! Waayo waa tuug aan alle iyo islaamkiisa aqoon!!!

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r วันที่ผ่านมา

    Siday ii sheegeen daarood deganaa baydhabo waxay dheheen markuu dhacay dagaalkii labaad ee adduunka ee ingiriisku talyaaniga kasaaray somaliya oo talyaanigu u cararay xagaa iyo itobiya oo uu dhacay firaaq xukun la'aan ayey bililiqo iyo dil kubilaabeen dadkii aan eeleeyda ahayn oo deganaa baydhabo taas oon kadhicin degaan somaliyed dhaqankaana malahayn somalida kale xilligaas wuxu ahaa dhaqan laga keenay dagaalkii 1977 ee lagu jebiyey xabashida lana bililiqaystay

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 วันที่ผ่านมา +1

    Darood dhul waa ku leeyahay beydhabo aawey burashadley? Mideda kale aadan madobe waa hadamo, hadamo wuxuu sheegan jirey berigii hore darood siiba ogaden. Walahi samaan alaah yarxamik yaa saman. Kkkk adan waa tuug indho la’a

  • @asiyafiican7206
    @asiyafiican7206 2 วันที่ผ่านมา

    aadan madoobe oo hawiye ku shaqaysto daaroood iyo raxanweyn oo walaalo ah iskuma dirikaro hawiye warkaa u soo dhiiibey oo isku dirka daarood iyo raxanweyn ka shaqaynaya siiba hiraaab wexey ka baqayaaan taxaalufka daarood iyo raxanweyn oo sii xooogeystey aadan madoobe raali buu yahay iney hiraab guryo ka dhistaan baraawe oo dhul raxanweyna waana soo horka xayaa oo u yagaa ku shaqaysta waxaan leeyahay raxanweyne iya gaa leh dhulka daarood daaroodna isagaa leh dhulka raxanweyn nin hawiye ku shaqaysto hiraab ku shaqaysto iskuma dirikaro intaa waanu fahaney munaafiqiin

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 2 วันที่ผ่านมา

    Horta waxaa muuqata in uu aadan madoobe because waxaan sidaa u leeyahy xiligi dibitaatigu jirey ninki laga soo doortay in uu anaa nin daarood ah oo mj ah waxayna dhamaantood daarood ku noolaayeen wiil ka wiil markaa madoobe waa tuugadi burburka kasoo magaalooyinka waana sabata keentay in uu yiraahdo daarood dhul kuma leh uu u yiri

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 2 วันที่ผ่านมา

    Either someone is citizen or foreign. And can properly anywhere in Somalia.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 วันที่ผ่านมา

    Dadoow marwada waxaan leehay waxay meesha fadhiya dhamaantood Mw golayaalka xukuumad wax xalaal ah kuma jiro dalkii dadkii soomaaliyeed ayay dheceen

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 วันที่ผ่านมา

    War warkaasu maqquul maahan ee umada yaan lakala geeynin subxaana Allaha

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 2 วันที่ผ่านมา

    Raxan weyn iska daa inney ku ganacsadaan dhuldaaroode, xataa gollaha deegaanka ayaa laga soo doortay, ee Aadan Madobe ha celiyo guriga uu maamada ka haysto

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 วันที่ผ่านมา

    Waa Dowlad wada Tuug ah!

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 วันที่ผ่านมา

    Waxay leeyihiin dhaqan aad u xun mar aan tagay garoobe waan yaabay markii la iiga sheekeyey dhaqankooda umadu dulqaad badanaa waxaan ku iri maad iska eridaan hadee wadankey wax ku leeyihiin see yeelnaa waa soomaali

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan munaafaq aadan madoobe wasiir jaamac madaale waxa xukunka jooga oo dhan waa kuwii dalka laga ilaalin lahaa somali ayaan daranaa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxey aheyd in la casino ayay aheyd, waayo cid uu matali karo majirto, waa wax dib u celinaya umada Soomaliyeed jahli weyn ayaa dabrey

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 2 วันที่ผ่านมา

    Ninyahow Somaalidii ethics ayaa ka dhintay, waar ninkani hadii uu hadalkaa ku hadlay haa is casilo. Wax walba in laga aamuso waa waxaa dowlad laanta inoogu wacan. Laftagareen wasaaradihiisu shaqadooda ha qabsadeen

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา

    Aden madoobe waa tuug tuug dhalay oo hunguri jecel

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤abdirisaaq kabayare

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 3 วันที่ผ่านมา

    Adanmadoobe garam garam ansahwaaaaaaaye,ma mooryaan nimaadkudarsatay awoowgaa lakari,,, isiiiiiii sisinta iimey

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 วันที่ผ่านมา

    Qaladka oo dhan waa lafta gareen ee lafta gareen mamada xaqeeda ha siiyo hadii sharci jiro baydhabo majeerteen badan oo lacag leh ayaa daganaa xataa patrol I station ayay ku lahaayeen mamadan baydhabo caan ayay ka tahay aadan madoobe waa jareer tuug ah oo jaanis helay

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 วันที่ผ่านมา

    Markaasaa la yiri waa soomaali ah oo dalka wax ku leh mida kale illaahay ayaa noo caroonaya hadaan xumeyno waayo waa dad xoogooda ku shaqeysta ceeb intaasey leeyihiin dhib ma leh

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 2 วันที่ผ่านมา

    Adan Madoobe waa Oromo waa inuu Ethiopia uu noqdaa Ciidamada Xooga Dalka Somalia waa inay xoreyaan Konfur Galbeed

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 วันที่ผ่านมา

    Dammul jadiid maamooyinka uun miyay ka adagyihiin mar ay qubuuraha faagtaan iyo mar ay barakiciyaan masaakinta dhulkoodana boobaan shisheeyahna u sujuudaan

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 วันที่ผ่านมา

    12:20- 14:52 👍🏼

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 วันที่ผ่านมา

    .ilaahay..caadaatisa.kabaqimaayo.cajuusukagaboobay.suxaan.laaha

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 2 วันที่ผ่านมา

    Adan. Madoobe. Waa. Moryaan. Weyna. Ku. Cadahay

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 วันที่ผ่านมา

    Muslinka ha isku dirin Allah ka baq.😢😢😢😮😮😮

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 วันที่ผ่านมา

    Ac
    Abwan kaba yare
    Soda maxad heysa ???
    Xaqiiqada radi 2da dhinac dhageyso
    Mahadsanidiin

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 วันที่ผ่านมา

    The nation is tribal, the politicians are tribal and even the broadcaster is tribal! What a doomed nation!

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 วันที่ผ่านมา

    I adoo lawa yeesanayo ayaa ka maqlay xaaraan quuta yaal ayaa barlaman ka noo fadhiyo xasbiyalaah

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 2 วันที่ผ่านมา

    Aden khaayinu wadan waa run inuu haysto gurigii halaha u naxariistee general c/raxman mud Ali bayr,runtii maaha wax ka qarsoon umada somaliyed,Aden waa u bareeray inuu dhaco gurigaas

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 2 วันที่ผ่านมา

    Raxanweyn xamar marti kuma aha ee waxay ka yihiin mulkiilayaal