Deg Deg: DF oo weerartay Xaafadda Dab-damiska, Guryihii oo la burburiyey & Xaalad adag oo taagan...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

ความคิดเห็น • 10

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ha shaqeyso dowladnimada waa guuul

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    34 sano ee sharci daro ku deganaayeen waa in laga qaadaa lacag weliba

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne 2 หลายเดือนก่อน

    goof kaan waa goof abgaal dowlada waa ineey ucelisah dad kiilahaay lahaay asalakii horo ulahaay

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nabadsugidda maxaa halkaa geeyey, shaqadaas nabadsugidda shaqo kuma leh, waxaa shaqo ku leh boliiska iyo minishiibiyada, dalkii fowdo ayuu galay, madaxweyne xasan sheekh ha iscasilo ayaan kula talinayaa oo tanasul ha sameeyo.

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      mooryaan bastar ah oo xaaraan lagu dhalay aa tahay ku laabo dhulkii dhagaxa

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      dhulka dowlada ka bax hadii niila dhahao m/w ha is casilo kiyaa? mooryaan xabad iyo xabsi aa nii sugeysa walaahi

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      34 aa xaaraan cuneyseen hada maba aamineysiin xalaal jirto subxaana-allah

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabeey waa wax fiican in dib loo soo Celiyo dhulkii Danta Guud ahaa dadku waa in aay arkaan Dowlad nimo iyo kal dam beryn ta 60 jir ama 6 sano jir ha ku dhiman Xaaraan Dowladu ama ha gadato ama dan guud ha ka dhisto waa dhul dowlado waxaa dhiman in Muuse Suudi Xoog looga saaraa Xarunta Ciidanka lagu Xiraa laamiga lagu jiido Xaduu rabo Xasan Baahane in laga baqo heykal Dowlad nimo na laga arkaa intuu Qabuuro aan haleeyn Xaraashi lahaa War Xasan Xaraashoow wax na cun wax na qabo wax uun ha laguugu xasuus to.

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 3 หลายเดือนก่อน +1

    Birmade hassan sheekh ka xaab'xabiya hee kii shalay
    Heestan qadayay kama aqbalayno dowladu way qaldan tahay 😂😂😂😂

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    mooryaan beenaale aa tahay oo xaraami ah 34 sano ku noolaa xaaraam dhulka dowlada waa qasab in laga baxo