Allow Ciidamo Itoobiya dhulkeena ka saar intey joogaan AS waa joogeysaa waayo iyagaa ka mida ha AS oo hubka siiya diidan iney Soomaaliya nabad noqoto marka haddii la saaro Xabasho AS waa ku deysay dhaqso ayaa lagu soo af jari karaa balse Xassan malahan Xiniinyo uu ku yiraado baxa waa in lagu mudaaharaado arinkaas......
Erdigan waa tuuuug nugusodhunte
Muslimnimo waana diirkamuslin waa waa munaaaafaq alla hagaqabto asaga iyo waxi lamidah
Allow tabarmalihine nagaqabo midcad iyo midmadow
Allow Ciidamo Itoobiya dhulkeena ka saar intey joogaan AS waa joogeysaa waayo iyagaa ka mida ha AS oo hubka siiya diidan iney Soomaaliya nabad noqoto marka haddii la saaro Xabasho AS waa ku deysay dhaqso ayaa lagu soo af jari karaa balse Xassan malahan Xiniinyo uu ku yiraado baxa waa in lagu mudaaharaado arinkaas......
Bada xassan sheikh itobiya uu siin rabo xageey kutaala ninku waa walaan yahaay dakhtarka dimirka halageeyo
erdogaaan tuuuuuuug axmaaaro jecel diiinlaaawe erdogaaaaaaan
Erdogan waa innu qoof Yaar usotaaba badha ina geele buu kunoqddey Reer turkiye waar mesha baane tulli foqool tulli weyan Belo kumarteey deeh
🎉hambalyo shacabka rer buntlland iyo cidankoda qalabkasida ladagalama argagixisada
Waadaba dhilifyo uadeegaya itoobiya xasan sheekh iyokuwa lamaleegaya shirqoolada soomaaliya lagu wado