ABEY AXMAD, HADDU SAXIIXA BADDA GACANTA KU DHIGO, WALLAHI IN UU HILMAAMI DOONA XATTA SAXIIXA XASSAN GAAJO, WAAYO INTA LA SOO SIIYAY AYA LOOGA IIBSADAY BADDA IYO BARRIGA, XASSAN WA DAMIIR LAAWE LACAG DOON AH, ABEY WA NIN DALKISA IYO DADKISA WA U RAADINAYA.
Warka mamulada konfur iyo waqoyi ayan muqurinaya ee wax ila qabo wax dhici kara maha taa marana ma suragali karto wuu warlayay Xassan Sheekh ay daweeshi wado uu ku taggayay Aniga waxay ila tahy Ummadi waa Somali istixmarki aya kari wayay waxa ad shegaysid ee wayku heeshiyeyn ad ledehay wax maquula oo somali marna marya maha tana hadu uu kudhaqaqo waa wax uu meel maranay isagana ku dhibato qabidoona wayo dhurufa manta taggan
Waligoodey basaborka soomaaliya ku safrijireen maxaa cusub waa runt in maamul gobaleed danbe uu xiriir lasameeyney nin itobia iyo Kenya Ciidanka waa loo ogoladay ineey joogan lkn wax kale lomma ogolo
Waw ala wax ka soconayaa ma jiirto heeshiisyaada ay galeen sobobta oo ah madaxwaynee isku sheega manta jooga ee billa damiirka ah wa billahi tawfiiq adigana wariiyee fa'afii warkaygaa urgent sobota oo ah maanta xassan sheikh bananka so dhiigtay ee isaaga oo sii gaar ah jiilib qabsanaya oo u sujuudayaa aby axmed isagaa oon u arkaayn ama aan sinayn wax ahmiyaada ayuu ku jeesjeesay oo waka u sujuudaya sidaas darteed halkaynu marano waa allaw sahaal oo wax madaxa oo maanta somaliyii leedahay ma jiirto oo xassan tuugsadeeh ayaa dusheena saraan oo sidaa aw uu gargariirayo ee aw hadladiisa ka muuqato in aw been aw sheegaayo oo wararkan aw hada sheegayo iyo wixii ay kala kulmii jiireen aykala kulmayaan oo jaab iyo hoog ba u yaala cadaw kasta oo isku dayaa wixii ay kala kulmii jiireen aykala kulmayaan oo jaab iyo hoog ba hada sugaya xassan xaraash siyaasadiisu waa tuu dibada laga hago gar ahaan taan aan anagu arkaano halku dalkeeni uu jahaaystay ma jiiro siyaasi iyo aqoonyahan iyo dadwaynaa somaliyeed kuma bararugsana mariin babiinta socdaa illahay waa xaaq ma moogeeh xassan xaraash hala waydiiyo maantay su'aashaasi ku haboontahay halkuu uu iib geeyay dhulkii iyo badii iyo intaa aw sistaay ee aw dhaafsaaday? Waa billahi tawfiiq
The new relationship and honeymoon remarriage between Ethiopia and Villa-Somalia seem superficial; neither side appears to take this union seriously, particularly Villa-Somalia, which has not been honest in any agreements. Villa-Somalia has three "husbands": Eritrea, Egypt, and Turkey, with Ethiopia being the latest addition. Eritrea and Egypt are quite aggressive towards Villa-Somalia, while Turkey, the eldest partner, remains more accommodating. As the youngest partner, Ethiopia has not been given sufficient time to develop this relationship because the second and third partners, Eritrea and Egypt, are eager to end their association and are pushing for a "red paper" (divorce) for Ethiopia. Consequently, Ethiopia lacks the opportunity to foster a meaningful connection. In this situation, investing time or hope in this arrangement seems unwise. Believe it or not, this marriage is unlikely to succeed.
DANI IYO MADOBE IN QOORTA LAGA SOO XIRO WAA GUUL WEYN MHDSND DALXUREYE FARXAD EY INOO THY ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Waankaxu mahay isbadalka❤❤❤❤
Xasan iyo abii allow naga qabo SOMALIA 🇸🇴 iney iibsadaan kuheshiiyeen
Wararka fadhi ku diririrka ha la imaan in tvga
Ilaahayow naga qabo
Waa ariin fican
jaalle suldaanka tv warkaaggu waa war hawiye ee war daarood keen
War Daarood hadhihin e war umada somaliyeed deeqa dheh 😂😂 lkn waba jacbur warkisu ni kan
War daarood iyo mid hawiye Toona looma baahnee war soomaaliyeed waaye warkaan
Caqli Alaha kuyeelo
Waaryaa, wsxaad isku toleysid ka daa, maadaama aadan waddanka aqoonin, Somaliland, waa qaran.
Kismaayo, & axmed madobe inteey isku arkeen, xasan sh. Ayaa keenay isaga oo meyd sita.
God hadimaley ha qoodin xaadeed qoodiid hadeeren ku dacdeyey mooyi
Maxaan faa,iidi lahayn waxba kaamaba maqnee
War fiican
Isku soo wada duub Ethiopia 🇪🇹 injirlay meeshay ku shaqa tagi’lahaayeen ayaa la’iskuhaystaa saxiix walba oo dhaca waxay ku dhamaan halaag iyo baroor & Ethiopia 🇪🇹 oo bakhtigooda ka’cararta walahi taa’iga qora rinyadooduna kun sano ayay soo jirtay geesiyana way ka’hortageen maantana tii’uunbaa sugaysa InshaAllah & xanuun mutaysiino tiihore ka daran oon buurahay ka soo dageen dib ugu celino InshaAllah Rabbina Somalida xalaasha ah ayuu garab siin oo guushu waa xageena Somalida bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
News aan suurtagal ahayn baa sheegtay Aqalkan jaarka kula ah Anigaa masuul ka ah oo jaar ahayn Caqliga waxgala sheeg
Riye kujiraan abiiy iyo xassan waal Somaliland weey tashaddey
Itobiy danteeda bes ayeofisa xasn wedalinesa
Ma noo sheekaynaysaa mise idaacad baad ka hadlaysaa
Mw.xasan.dayuus.heshiis kasto oo uulagalo ethiopia waa waxba kamajiraan
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa waxan micno ma samayneyso haba yaraattee.
Waankaxu mahay isbadalka
Danteda ayefirsanesa itobiya
Masar iyo turkiga ayagaa kadanbeeya hishiiska itobia iyo soomaalia ha ku daalin wax hos loo dhigaayo maleh jabuuti ayadaa itobia dakad siisay lacagna kaqadato markii itobia soomaali hishiiyan gerle inlaga guuro ayuu ka cabsanaya geele waa qaajo siyaasiyin lacag uma haayo wuxuu qaadayo maleh
Biixi,geelle iyo xasan sh. Oo shalay shirqool irirsamaale ku heshiiyey baa Alle daaha ka fayday oo haddeer nifaaqii ku qarxay.adduunka Allaa xukuma oo khaladaadka addoomihiisa saxaya si loogu cibro qaato
Markaasi maxaa ay ka DUWANTAHAY in ABII uu yahay MWYNEha SOMALIYA!kana TIRSANAHAY ITOOBIYA?
Badda somalia waxaa loo bixiyeey in cadaasis la saaro jubaland & putland SI loo mariyo doorasho qof iyo cod .
Waxa laisku heysta wixi madaxda kadhigay
Heshiiska aad sheegayso waa shimbiryahow heesa.
Xassan waa qorax sii dhacaysa heshiis ma geli karo .
Waxaasu waa sheeko Soomaali. Itoobiya danaha Xasan Gurguurte waxaa uga muhiimsan danaheeda gaarka ah
Waa wax aan caqli-gal ahayn horta xaguu xukuma...taas ayaa isweydiin leh.
Ninyahaw ILAAHAY ka cabso waa la yiri wax sax ma ahan
Oo warka lagushegayo wamaxay wax lasotabiye lee sowmahan 😂
Ciyalka xafada usheeg warkaas
Xaajo waa dhabaqdey
Ilaahow noo Hiili Dalka iyo bada iyo Biriga iyo wabiyad iyo Xoolahe iyo dadka dhamaan noo badbaadi.
Daarood inuu Jabiyo oo ka adkaado miyuu Hassan shiekh ubixinaya bada Somalia.
MW Hassan Daarood waa Somali waana walaalahe Dalkana waakule leeyihiin waana kaaga sokeeyaan Itoobiya.
Raga Somaaliyeeda dalka idinkoo aan ishuridoonin danta Somliyeed Cadow ha ugacan galinahe
ABEY AXMAD, HADDU SAXIIXA BADDA GACANTA KU DHIGO, WALLAHI IN UU HILMAAMI DOONA XATTA SAXIIXA XASSAN GAAJO, WAAYO INTA LA SOO SIIYAY AYA LOOGA IIBSADAY BADDA IYO BARRIGA, XASSAN WA DAMIIR LAAWE LACAG DOON AH, ABEY WA NIN DALKISA IYO DADKISA WA U RAADINAYA.
Suldan vt sxb run nosheg mesha madaxi majirte somali madax male
Mw hasan sheikh booqshadisu waxay ahayd kursiga inaan siiJogo igu taageer badana Qaado abii Ahmad
Adinkana xasan nooga qaad kursiga ayaad rabteen😂😂
DALXUREYE ALLOW INOO DHAAF
AHMEDADAN
Hus shadhaab wisikh
Somaliland waxaa ilashanay ilahay xasan gurguurtana waxaba ka qaadi maayo mar walb way guulaysan doontaa
Jaahil baad tahay ama Oromo injirleey aya tahay nacala cadowga umada somaliyed kuyaal
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa ismaciil cumar geelle haka horyimaaddo xasan sheekh maxamuud iyo dsba dhillifka ethiopia.
Waa soo dhaweynayaa isku dhaca geele iyo xasan oo laba cadaw soomaaliyeed ah.
Kan wa xuu iski soo faynayaa dawladda somaliya iyo maamul gobaledyada
ninkan suldaanka tv waa nin fataalnimo lacag ku qaato isku dirka shacabka somaliyeed dacaayad u sameynaayo waa jaajuus xabashadda iyo hassan qoslaaye
Raligega cidamada bila shacilankusogaly
Wan kula Jooga
Xasan gurguurte wuxuu doonayaa in uu wadanka burburiyo oo iibsado waana cadaystay warkiisa
Damaceda
HADAY XASAN IYO ISMAIL KALA GOOSTAAN SOMALIYA WAA HAGAAGAYSA NINKAASAA SOMALIYA BAH DILAY.
MAAMULADA SOMALIYA WAA IN DAWLADA DHEXE HOOA IMAADAAN.
XASANA WAA IN UU JOOJIYA SHEEKADA UNUKAA LEH BARAKICINTA MASAAKIINTA IYO ABY WAYNAYNTIISA
War dadka beenta ka dhaaf cid wax kuu shegeyso majirtee
Xasan sh.gaalada wuxu u yaqaannaa ku run sheega balse been iyo khiyaamo iyagaa laga bartay.
Dawlaadan nacaasta ee waddani waa ineey masar iyo mareykanka hasodaweyso oo saldiig hasiiso siddas uun beey ugaadkaan karta ninkaan walaan xassan sheikh Abiiyna waa wareresan yahaay been beey kujiraan kumadaacan ineey Berbera yimaadan
Hadu iskudayo maamul daarood xamar aya 24 saacadood holceysa
Asc
Waryaahe Suldaankow Waxaad inoo Sheegeysaa In Heshiis Halis ku ah 3 Maamul Goboleed ay Wada Gaareen, Bal Dowlad Naceybkaaga iyo Beentaadaba Aragnay, Waxa ugu Muhiimsan ee ay Gaari karaan Waa Inuusan Wax Xiriir ama Macaamil ah uusan La Yeelan Maamuladaas, Taasina Waxey Muhiim utahay Dowlada.
runtaa diideysaa waryaa xasan baahane wax walbaa ka suurooba inuu dhaho ii qabta bur buriya intaas si aan u heysto madax weynaha tiran oo tamcaaran cunaaye xasuuqe xaraashe xoolo dadweyne wadan laguma aamini karo hala rido dadka qabiil ugu hiilinayo waa wax magatayaal aan wadani aheyn alow naga qabo qowleysatada calooshooda uun ka fakira aaway uma dii uu u dhaartay eeyaa cunay
Warka mamulada konfur iyo waqoyi ayan muqurinaya ee wax ila qabo wax dhici kara maha taa marana ma suragali karto wuu warlayay Xassan Sheekh ay daweeshi wado uu ku taggayay Aniga waxay ila tahy Ummadi waa Somali istixmarki aya kari wayay waxa ad shegaysid ee wayku heeshiyeyn ad ledehay wax maquula oo somali marna marya maha tana hadu uu kudhaqaqo waa wax uu meel maranay isagana ku dhibato qabidoona wayo dhurufa manta taggan
Waligoodey basaborka soomaaliya ku safrijireen maxaa cusub waa runt in maamul gobaleed danbe uu xiriir lasameeyney nin itobia iyo Kenya
Ciidanka waa loo ogoladay ineey joogan lkn wax kale lomma ogolo
Ululululululululu dalxureyee walaahi wax fiican ayaad so dhacsatay gobaladaan ayaba nafta noo keentay
Waa awaal saxiibow
Waw ala wax ka soconayaa ma jiirto heeshiisyaada ay galeen sobobta oo ah madaxwaynee isku sheega manta jooga ee billa damiirka ah wa billahi tawfiiq adigana wariiyee fa'afii warkaygaa urgent sobota oo ah maanta xassan sheikh bananka so dhiigtay ee isaaga oo sii gaar ah jiilib qabsanaya oo u sujuudayaa aby axmed isagaa oon u arkaayn ama aan sinayn wax ahmiyaada ayuu ku jeesjeesay oo waka u sujuudaya sidaas darteed halkaynu marano waa allaw sahaal oo wax madaxa oo maanta somaliyii leedahay ma jiirto oo xassan tuugsadeeh ayaa dusheena saraan oo sidaa aw uu gargariirayo ee aw hadladiisa ka muuqato in aw been aw sheegaayo oo wararkan aw hada sheegayo iyo wixii ay kala kulmii jiireen aykala kulmayaan oo jaab iyo hoog ba u yaala cadaw kasta oo isku dayaa wixii ay kala kulmii jiireen aykala kulmayaan oo jaab iyo hoog ba hada sugaya xassan xaraash siyaasadiisu waa tuu dibada laga hago gar ahaan taan aan anagu arkaano halku dalkeeni uu jahaaystay ma jiiro siyaasi iyo aqoonyahan iyo dadwaynaa somaliyeed kuma bararugsana mariin babiinta socdaa illahay waa xaaq ma moogeeh xassan xaraash hala waydiiyo maantay su'aashaasi ku haboontahay halkuu uu iib geeyay dhulkii iyo badii iyo intaa aw sistaay ee aw dhaafsaaday? Waa billahi tawfiiq
lol. Wararkaaga waafi ka dhig.
Beenta iska dhaaaaaaf
The new relationship and honeymoon remarriage between Ethiopia and Villa-Somalia seem superficial; neither side appears to take this union seriously, particularly Villa-Somalia, which has not been honest in any agreements. Villa-Somalia has three "husbands": Eritrea, Egypt, and Turkey, with Ethiopia being the latest addition. Eritrea and Egypt are quite aggressive towards Villa-Somalia, while Turkey, the eldest partner, remains more accommodating.
As the youngest partner, Ethiopia has not been given sufficient time to develop this relationship because the second and third partners, Eritrea and Egypt, are eager to end their association and are pushing for a "red paper" (divorce) for Ethiopia. Consequently, Ethiopia lacks the opportunity to foster a meaningful connection.
In this situation, investing time or hope in this arrangement seems unwise. Believe it or not, this marriage is unlikely to succeed.
Kkkkk.
Beenaale