Wllhi hadaan niyada ku haya yuu ahaan doonaa Story tellerka u horeeya ee sheekadan idin soo gudbin Doona 😅 Respect and much love bro From Caabudwaaq, Galgaduud....
🥹🥲maxaad la qoslee mrka sheeko ku wastaye, sheeka kaa dhuntay ee dad hooyo Somaliyed aya maangad lagu garacayey nafta loga qaday adna sheko iyo xayeysiis ku jirtaa damiir laawayahow
Alle ha u naxariisto run ahaanti aad ayaan uga murugoodey qisooyinka gaalada kama nixi jirin oo dhiigeyguba lama shaqeyneyn balse hablahaa somaliyeed ayaa jidhidhico iga kiciyey alle ha u naxariisto wlloheen is ilaaliya bal reer kenya
Labada bil ee ka dhiman 2025 plz aan u rumayno riyadiisa oon 200k gaadhsiino runtii siduu inoogu dadalayo ayaan wax loo dhigaa jirin aan u dadaalno inaguna subscribertu lcg maaha ee iska saara ❤🖐
Subxana Allah waligey isma oran qof somali sas u naxariis daran ifkan saran suxana Allah ilahey ha u naxariis marxuumin tas sida dulmiga ah naf Toda lo dhafiyy in dil togasho lagu xukumo alle ha Kaso
Dhibmaleh aakhiro ciqaabteda aya sugaysa ha iska nolado hada lkn maalin anu kabaxsan karin waxa uu umadaa islamka ah ee waxna ku samayn uu jarjaray waa lagari doona
Saaxiibayaal whatsApp-keyga follow isoo dhaha mahadsanidii🙏
👇👇
whatsapp.com/channel/0029VasWJuvA2pL5mGA7Pj07
Wllhi hadaan niyada ku haya yuu ahaan doonaa Story tellerka u horeeya ee sheekadan idin soo gudbin Doona 😅
Respect and much love bro From Caabudwaaq, Galgaduud....
Aayaha aya soo dayey xita waa ifiye saxibki
Form Mir xeyley😊😢
🥹🥲maxaad la qoslee mrka sheeko ku wastaye, sheeka kaa dhuntay ee dad hooyo Somaliyed aya maangad lagu garacayey nafta loga qaday adna sheko iyo xayeysiis ku jirtaa damiir laawayahow
Xfade ka jogta CW 😅
@@Hilowle-b6n ALLE ha u naxariisto, teeda kale niyadeyda miyaad ka war qabtaa ???
Finnaly san usugyay ina kso hadsho tnks
Ilaaheey ha uwada naxariisto family gang janatul firdowsa haka waraabiyo amiin ya rabi waalaa iloobaan story gang tabakalalaah
الله يرحمهم يا رب العالمين😢
Wan garayna na insha Allah Huno
ALLE ha u naxariisto wlhi markaan arko hooyo la dhibaateeyay in ani la i dhibaateeya wey iiga darantaha.
Aamiin ayaa rabbi
Haa walahi hooyo haddi la dhibaateeyo hooyaday umaleeya Wan ooyaa😱😭
@@HodanCaare ILAAHEY qadartiis wllhi hooyo kasta waan iska jeclahey
@@HodanCaare 💗🥺🫶
Midkale oo afaraad ayuu dilay hadana kiisaskiisu waa bad
Asage la shaqeynese ka yiri xita lafahi langata laga hele wa gabdhod la dhahe😮😢
Mid ushukan sanaye u dulay la dahay bee 😳
@HODANABDULAHIABDI ha,TikTok maka so aragkino😳gawadha ushukan sanye ayada dambiga kula jirta la dhahe ,aydina sirtisa oged saso udile
@ Haa Subxanallah
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun ilaahowu u naxariiso dhaman tood amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
Ifiyo 40 kun kanaalka 2aad kasoo qaad Kan ku dar si oo 200k ugaaro
Inta Qiso aad soo GUDBIN jirtey qisada igu sameynta badan wye 😢allow u naxariiso 😢
Alle ha u naxariisto hooyoda iyo gabadhah yare yare maskiinta ah dilagan hal dilo
Allah unaxariisto gabadhahanaga somaliyeede laga xaqdaranayahay Allah ya raxmah
الله يحقق كل أمنياتك
Ileeysow kiiskan waad noo kaadin leheed ila maxkamada war kasoo sareeyso maanta kiiskale ayaa kuso baxaye, but all in all keep going bro
Alle ha u naxariisto run ahaanti aad ayaan uga murugoodey qisooyinka gaalada kama nixi jirin oo dhiigeyguba lama shaqeyneyn balse hablahaa somaliyeed ayaa jidhidhico iga kiciyey alle ha u naxariisto wlloheen is ilaaliya bal reer kenya
Rabi naxaruisti jano hasiiyo hooyada iyo labadeda gabdhood amiin
sxb ifiye soo dhowow ❤❤❤❤❤❤❤❤
Haddii Arrintaan Cadaato 😮😮😮 Dad miyaa lagu Tilmaami karaa mase #Dugaag😢😢😮😮
Ilaysow saaa kiis carbeed inoogu so gudbinaysay dad maangaab ah ayaba ka tusaale qaate kiisaska carabta allow naga badbaadi
Qof igu fikiraan hayaa ILAAHAY ha ina badbaadiyo
Thank you ifiye madama codsi kayga kaso jawabtay 😂😅
Dil ayan jecan lahaa wlhi 🥺
Allah unaxriisto😢😢😢
Malin wlbo gmail cusub sameya si aan 200 k ku gaarsino zhp from xarfaanta😢❤❤
Bilawgii wlhi somali le ku figiray run eena noqotay ileyn jareer mamad bis u dili lahaa qof yaqanay lee isku daray familka
Xaqiiq anba saas aan islahaa sidee hal fmly hal mar meelo kala duwan ugu kala dhiman lahaa
@ saas le ku figiray ileyn team ileys nahaye 😂
Labada bil ee ka dhiman 2025 plz aan u rumayno riyadiisa oon 200k gaadhsiino runtii siduu inoogu dadalayo ayaan wax loo dhigaa jirin aan u dadaalno inaguna subscribertu lcg maaha ee iska saara ❤🖐
😢😢😢😢❤❤❤❤❤
Allaha unaxariisto
Waaw
Alaha unaxariisto
❤❤❤❤
Allaha unaxariisto janatulfardowza all acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi
Allah ha unaxariisto
Ilahay ha u naxariisto
Allah unaxaristo
صلوا على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
Scw❤️
Alle haw naxariisto haweenkaa
Inaalillahi wa Inaa ileyhi raajicun Allaha u naxaristo
Ala ifiyw kan gabdha badan aya ku maqan lkn Lama ogo,ilahey 3 gabdhod mama waris ayu kuso fashaliye lkn wa inkar qabe
Wlhy ifiye wad iga farxisay saan u rbay qisadaan cid iga sheekaysa wan helay wlky ifiyow beerka kaa ogsooni❤
Ilayso maxaan sameenkarnaa.saa hamigaga kuufulino diyaar ayaanahay na amar lee ❤❤❤
Legend ifiye 🫡
Waxan layabey sida inta uu qirtay inuu xaaskisa dilay hadana inta aayar xabsi lagu xukumay kadibna lasii dayey markii hadii ladi lahaa arinka ma dhacen wana sababta diinta inoo amartay qofka haduu wax dilo in asna ladilo diinteena wanagena ayaa ku jiro ilahow dhaman musliminta toosi cimri dheer io cibado suban allow sii🤲🤲
Aad ayad mahadsanthy walal ileys waayo waba ku wareersanen ilahow umada ugargar umada Kenya joogta allow badbadii 🤲🏻
Thank you bro 🎉
My respect from Section 3 Nairobi, I must listen your story every night before I sleep 🙏🙏🙏🙏
Cadi waaye waa gare 200k
Ilow uu naxariso
Allha u naxariista
🎉
Ala wan sugaye Ina ka hadashid niyadana ku hayay 😢ilaah hau naxaristo walalaheyn
Ileys hala gaarsiito 5M 2025
Soomaalida waa umad cajiiba xaqiiiqdii bal kwrn hadii aaan qabiil qabiilka aan iska deyn lahayn yaaa naga xooganaan lahaaa🥹🇸🇴 gumaysi maskaxiyan aya nalagu haystaa ee alle madax caqli iyo qiimo leh hanoo so diro 🤴💕
Allah ha u naxariisto 😢
Gabadh kale ayaa hadda la sheegayaa iyadana
Allah haunaxriisto hoyadas iyo gabdhaheeda ,Asaga haduu yahayna cadalada Hala marsiiyo
انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله
Alle naxariisti jann haka waraabiyyo, ilhyy hanaga bad baadiyyo dadka ruuh u i dila lacag darteed.
Ifiyow walaal videoyadaada waan daawadaa, inkastoonan comment ka bixin haddana badanka liketa kulama dhaafo. Shalaybaan islahaa aad comment ugu qortid inuu qisadan video kasoo sameeyo, se adaaba kasoo horreeyaye Alle haku barakeeyo walaal.
Yaa rabi 🥺🤲🥇🥺🤲🤲🥺🥺🥇🥺🥇🥺🥇
سبحان الله
Thanks🎉
Arninka gabar kale aakumaqan oo uu jarjaray kadibna bac kushubay kadibna meel fog laga helay alle haunaxariisto dhamaantood
Waaba cunaa caadi ah waa wax uu u bartay weeyba u macaanaatay markii hal dilna loo soo qaban allahu aclam intaas Ka badan ayuu dilay haduu rabo
Mahadsanid ifiyow anoo yar ku dhageysan jiray oo kartoon sheeko saara ilaa hada anoo 16 jir ayaa ku dheysta waad karysa 200k i.a 2025 ka hor keep goin wll
iska saar like ta 👍 taliso ama taliye waad ba soo gashee🫵🏽🤣
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahay amarkii ninkan codkiisa wankahelaa sifiican buu wax kuugahansiin
😢😢
ileys abowe sow ma fiicnen qisada markey dhamato Ina no shektid because waxa danbe na dhafayo 😢any way thank you
Waa idinso dhameystira hadi ay ii suurta gasho wll qali insha allah
@ insha Allah
@@ILEYSS bro wlhi muctad ayan ku ahay abowe intee kala so xariira isheeg walal hadan walalka dhib la'aan kula dhashay ahay bro
@@ILEYSSthankz alot wll😢
الله يرحمهم يارب العالمين 😢😢
Ya rabi u naxariso masakintas😢😢
Xasbunallaah ilaahow u naxariiso si arxan daran ayey u dileen 😢
Hi
Alle ha unaxaristo 😭💔
Subxanallah 😢
Thanks
yaab iyo amakaag 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxaa isdhahaaye goormee video ka sameenaa
rabow soo qabo mujrinka Ana hami gayga iirumee 🤲🥇🤲🥇
Saan usugaayey wll ileys ❤❤❤ wa walashaa
Run ahaantii maan ku fahmin qof aan waxba galabsan dila maxaa faa'iido ah oo uu leeyahay Ilaahay baa iska leh oo isagaan u noqonaynaa😢💔🤲🏽
Haa somalidu wax mahubsadan haba ubadnaadan dumarku
@@KhaLidAfricanwaxaa Ka jawaabtay iyo waxa uu wiilka commnets Ka hadlay maba isalaha 😂
@@maskiintiialleinaahmed733 imaad fahmin adi dumar ka badankod kama ahan cadaal Iney uradinayan gabadhas
Ee waxey katahay rag naceyb
Subxana Allah waligey isma oran qof somali sas u naxariis daran ifkan saran suxana Allah ilahey ha u naxariis marxuumin tas sida dulmiga ah naf Toda lo dhafiyy in dil togasho lagu xukumo alle ha Kaso
Alle hau naxariisto
ILAHAY haw naxariisto😢😢😢
Subxanalah Subxanalah
guuleyso wllky
Inanta yari 12 way ka weyntahay waana ilaa 15 ugu yaraan
Aamina waa gabadha habayarta utahey museyma ayey dhashey moma waris 🥹
Ilhey haunaxaristo dhamaan toot😢🤲😭
Man modayn inay kisas nocan ah ka dhaxhdacan somalida Allah ha u naxriisto Dhamaantoodba
Subxanallah
حسبي الله ونعم الوكيل
Kenya togashoo kama jiroo born and raised in Kenya. Bro
Keep going bro❤
Saaxib mahadsanid 😮😅
#somali dhiig badanaa❤🎉🎉
mahadsanid abowe wan ka sugayay wllhi qalbiga kugu haayay🥺🥺🤲
Somalidu iyagoon video daawan bay coment soo qorayaan 😂
Caajis lee😂
ILLAHE ha naristo
Haa ileys kenya sharcigeeda ku ma jiro dil wax la dhaho 😊❤😂😂
Dhibmaleh aakhiro ciqaabteda aya sugaysa ha iska nolado hada lkn maalin anu kabaxsan karin waxa uu umadaa islamka ah ee waxna ku samayn uu jarjaray waa lagari doona
@naajmasalah4436 iinsha Allah
Ethiopia xatàa wasidàa hada kohorba xabsi daain baalugu xukumay cabdi iley kadibna markay burburtay ayuu sobaxay
Ilaahay aya ka aabal Marin dona يقول الله تبارك وتعالى (ولكم في القصاص حياه ياؤلي الألباب لعلكم تتقون )