FBI-da ayaa ka quusatey iney fahmaan shaxda ninkaan uu xabsiyada uga baxsado || Qisada El chapo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 216

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 9 หลายเดือนก่อน +11

    waa la yaab dhacdadani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @KUURIYA
      @KUURIYA 3 หลายเดือนก่อน

      An shalay so baxshay ninkas

  • @XamseDhibaneM26
    @XamseDhibaneM26 ปีที่แล้ว +19

    Hyee hadaan soo dhacee warka isiiiii❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +20

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @Qamarqaali-po5jd
    @Qamarqaali-po5jd ปีที่แล้ว +3

    Ifaye abwo first one🎉

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 ปีที่แล้ว +17

    Waad ku mahadsantahy wllo aad qisoyinka aduunka nuugu so gudbiso❤️🤴🙏🫶

  • @MaryamoKhaliif
    @MaryamoKhaliif 6 หลายเดือนก่อน +5

    Plss 4 wiil ee el chapo uu dhalay kasoo samee qiso🙏

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 ปีที่แล้ว +5

    😢😢El chapo dadkaas ushaqeeya camal baan rabaa waa dad loyal ah😊❤❤ wlhi maanta wax la aaminaba malahan😂 yaa la aaminaa

    • @NuuraniDc
      @NuuraniDc ปีที่แล้ว

      Dee waykan 😂

  • @aysemuhammad8872
    @aysemuhammad8872 ปีที่แล้ว +35

    Waa Ii farxd caawa in aan ahay qof ka ugu horreeya ee muuqaalkan furaya alh❤

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 ปีที่แล้ว +25

    Miskiinkaa qabashadiisa aadbaan uga naxay inuu markale Soo baxsadaan jeclaan lahaa lkn wiilashiisu wixi ay sameeyeen ayanu kaa sugayna 👍

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM ปีที่แล้ว +3

      😂😂 towba Astaqfurullah maskiin Aaaa wlee maskinimada danbiyaa ka gashy qofyaheeey 😂

    • @abdirahmansergio1857
      @abdirahmansergio1857 ปีที่แล้ว +2

      Haaa nio inkastooo Hunguriga wixii ka weyn way dilaaciyaan nikaan in uu sii shaqeeyo oo dhaq dhaqaq sameeyo uu rabay isagoo is leh xilkga iyo ganacsiga kobci balse in uu shamaagti lugu soo qaban lahaa uu doontay ka Hoos baxday wuu aqli badnaa balse iimaan la.aan Tiii yaa joog ka wayday😂😂😂

  • @AdancadaaweCali
    @AdancadaaweCali ปีที่แล้ว +9

    😅❤El chapo waa markii labaaď aan dhegestey thnks huuno❤😮

  • @Nothing.3238
    @Nothing.3238 ปีที่แล้ว +4

    Wakhti badan ayaa kaga baxey sxb keep going 💪 ♥️

  • @MarvelouZ.11
    @MarvelouZ.11 ปีที่แล้ว +24

    Ninkii dilay Tupac Shakur ayaa ciidanka isku dhiibaye xogtiisa nalasoo wadaag bro.

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla ปีที่แล้ว +3

    Qisadda elchapo guzman waa sugayy mahadsanid ifiye❤

  • @abdirahimahmed606
    @abdirahimahmed606 ปีที่แล้ว +9

    Legend noo so baadiy 😊

  • @khadarabdizalan4912
    @khadarabdizalan4912 ปีที่แล้ว +7

    ❤❤❤❤❤ Tuug io dhaca no sobadi 😅😮

  • @amiiraqurux-c1m
    @amiiraqurux-c1m ปีที่แล้ว +8

    Keep going ❤

  • @falis.fiska1
    @falis.fiska1 ปีที่แล้ว +9

    Wll qaali waan ku sugeenay ❤🎉❤🎉❤

  • @abumoalim
    @abumoalim ปีที่แล้ว +2

    Walaal waa mahadsan tahay, keep going brother.

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂 godka afar geeskaa ninkii soo jeexay cilmiyaa kuduugan 😂😂

  • @hanadomar8001
    @hanadomar8001 ปีที่แล้ว +11

    Saxb halke kabaxadi baryahn aniga iyo familyka Odan aya kukuxiran wlh plz muqalada no soo badi wll qaali 🙏🙏🙏🙏

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  ปีที่แล้ว +5

      Insha alllah wll

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 ปีที่แล้ว +4

    Ifiyow zxp haben dhaaf usoo dhig ugu yaraan please sharaf iyo karamo❤❤

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +7

    Waa Sheeko cajib ah

  • @anfacmaxmuud
    @anfacmaxmuud ปีที่แล้ว +11

    😂😂Cida Dhan wexy i dhahan Tuug ama Dila Noqonee😂

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 ปีที่แล้ว +1

      Way kaa soo uree inaad wadadaas haydo😂😂😂

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud ปีที่แล้ว +1

      @@calibaxdo8239 😂😂😂Team Hada Helo😂Dyr ahay ani

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 ปีที่แล้ว +1

      @@anfacmaxmuud team kaas lambarka koobaad ayaan ka ahay

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud ปีที่แล้ว

      @@calibaxdo8239 maya😂😂Adiga wajigaga La arkyba Kuma Biri Krtid Nooh

  • @pilotgirl607
    @pilotgirl607 ปีที่แล้ว +15

    Marku saa usoo dhacay oo ganbelelku ifurna marka qisada dhamaystayna comanty gan ayaan soo qoray team ifiye dhamntiin ba qalbiga❤❤

    • @yasinahmed3223
      @yasinahmed3223 ปีที่แล้ว +1

      😊

    • @Berlin352
      @Berlin352 ปีที่แล้ว

      ♥️🥰🔥♥️

    • @0name530
      @0name530 ปีที่แล้ว

      Hadal xumi miyaa halkaa kaa maraysaa marba hadii adan soo qori krn wax ku sabsan waxa ku sabsan sheekada waxaa kuu fcn in aad iska amustid

    • @pilotgirl607
      @pilotgirl607 ปีที่แล้ว

      @@0name530 ma xa ka galay adi ma af kayga ila ledahay dhaqan xumida warya mada canalka is ka leh nin ku leeg oo facaga baa is ka leh naga tahay wase

    • @pilotgirl607
      @pilotgirl607 ปีที่แล้ว

      @@0name530 dhilay yahaw wacalka ee sagalka nin is ka dhalen akh

  • @DawudYasinMohamed-e1t
    @DawudYasinMohamed-e1t 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa iska leh codkaas waxan kudawan jiray ifiye shaw mafahmin😂😂

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +8

    Caadi mahaan ninku wareeriso bu ku xidhay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 ปีที่แล้ว +5

    Ilyasow aboowe qiso cabsi cabsi noso gali bls ❤

  • @abdifatahabdulkadir7827
    @abdifatahabdulkadir7827 ปีที่แล้ว +12

    Sxb ileys ad baad umahadsan tahay waxaan kasugaynaa filimada cabsida ah iyo kuwa dhac bank thanks alot my bro

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 ปีที่แล้ว +6

    Walaal Ifiye ma fiicantahay?
    Ninkaan waa tuug xariif ah.
    Walaal Ifiye aniga waxaan ahay tagerahaga koowad ❤

  • @hafsamaandeeq5375
    @hafsamaandeeq5375 ปีที่แล้ว +13

    Shaaxa laftarkiisa kasoo samee sabbta uu san caafimaad uahayn😂 marka danbe😅

    • @khadijocabdifitax5980
      @khadijocabdifitax5980 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi comment aqriskaba waxan usoo galay qof adiga okale inaan arko hhhhhh😂 wanku faraxsanahay inaan somali ahay

    • @hafsamaandeeq5375
      @hafsamaandeeq5375 ปีที่แล้ว

      @@khadijocabdifitax5980 😅😅😅

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +2

    Nin aqli badan laakin ibaan la😂😂😂 bal wiilashiisana so daa qisadooda, walee el chapo shawaadiin sidiisa ah ayuu dhalay

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ปีที่แล้ว +10

    Bisimilah ninkan wa ina Lagu tusale qaato In an la quusanin inkastoo ninkan jini yahy 😂

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 ปีที่แล้ว +6

    Asc waa sheeko cajiip ah usa 🇺🇸 ilaa iyo hada dhib ayaa lagu qabaa lkn hada muqadaradka 🇺🇸 hada wlanfasaxay dhibka Waan ka nasanahay

  • @diyeeshefunnyboy9403
    @diyeeshefunnyboy9403 ปีที่แล้ว +6

    Nio ayanta ma shaqeste aa noqty wlhi😊

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ปีที่แล้ว +8

    Noso gali wilashisa waxey sameyen wall❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +3

    Part 2 soo sameee 2023 mar kale maka so baxay mise?
    4wiilna no so gali Mahadzanid

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +2

    Ifiye noloow ❤❤❤❤❤❤

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว +11

    Saxib hadi ay macqul tahay sidad hordhaca kuso gashay nogu waad shekada codka hano badaline sidasa quruxbadan

  • @KhadiijoshAbuukur
    @KhadiijoshAbuukur 2 หลายเดือนก่อน +9

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @AminaAbdi-c8t
    @AminaAbdi-c8t ปีที่แล้ว +3

    Thank walal ❤❤

  • @IsmaciilAbdirahman
    @IsmaciilAbdirahman 9 หลายเดือนก่อน +3

    waakaahaayaa ifiye show ❤❤❤❤

    • @IsmaciilAbdirahman
      @IsmaciilAbdirahman 9 หลายเดือนก่อน +2

      🎉😢😅😊57 dabka saacada 08 52❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊££

  • @inibusababu5069
    @inibusababu5069 ปีที่แล้ว +5

    Sxpow hapeeen kasta videoyada ayaaa iska dhageystaaa hadii hapeenkaaa wax soo dhigin xitaaaa wax yaaalo badan ka faaaiday dhageysigaaada dhanka SIRTA nafteyda maahane wlhi qof lama wadaaago siraha qaaar inkastoo markiii hore online iska ahaaaa🤣 mahadsanid🫡

  • @faaycali858
    @faaycali858 ปีที่แล้ว +3

    M.sh❤❤❤

  • @Dayib8
    @Dayib8 ปีที่แล้ว +7

    Sxb Waan ku taageera garabkaaga allaha galo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    Aribooy maxaad ka Baratay Sheekadan Iidooroow Wagaashow Aa Laga Horeeya

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +2

    Xaaskisu marku laa kulmayo camirada lama daminayo Miya 😂😂😂😂😂😂😂 mise toos ba loo dawanaya 😂😂😂😂

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  ปีที่แล้ว +1

      😆

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

      Xata FBI da 😂😂😂

    • @abdillahipaplo9994
      @abdillahipaplo9994 ปีที่แล้ว

      qoq is not Essy 😂😂

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

      @@abdillahipaplo9994 😂😂😂😂 yaa qooqan ma adi ratigoow

  • @Umumohamed-q1j
    @Umumohamed-q1j ปีที่แล้ว +1

    شكراخي❤❤

  • @deqowQawaji
    @deqowQawaji ปีที่แล้ว +4

    Waa tugi igula yabka badna arko ninka cajibsana bisinke wlhi wan layaby

  • @caliyare77mohamed4
    @caliyare77mohamed4 ปีที่แล้ว

    Thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufali8313
    @yusufali8313 ปีที่แล้ว +6

    waa tuug xariif ah😅

  • @houseofhighlights1226
    @houseofhighlights1226 ปีที่แล้ว +2

    Ina ader Asc waxa raba inaad indhaha ku badiso dhankas iyo Mexico 🇲🇽 walal o cartels kuwa ladhaho xogahoda somali nogaso dhig thanks bro

    • @looliye
      @looliye ปีที่แล้ว

      What is your plan

  • @amanimusa4960
    @amanimusa4960 ปีที่แล้ว +1

    Asw ifye where ware you those days brother?

  • @HamdiAbdiqadirMohamed
    @HamdiAbdiqadirMohamed 17 วันที่ผ่านมา

    waxadawanay santaka 2025😁🤩

  • @nasridineabdo1448
    @nasridineabdo1448 ปีที่แล้ว +31

    I'm already a subscriber, it's really very magical. 🎉

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn ปีที่แล้ว

    WAAD MAHASAN TAHAY WALAAL🤟

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 ปีที่แล้ว +6

    lacagtu waxkasta oon macquul ahayn ayay macquul kadhigtaa.

  • @MariaAbdisalansheik
    @MariaAbdisalansheik 6 หลายเดือนก่อน

    Ifiye nuurow wllo codkan aya qurux badan ee saan nogu so gudbi wixi dambe

  • @dayibibraahim1077
    @dayibibraahim1077 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalka Anu waan KU qayilayaa shaah ma cabi karee zxb 😂

  • @OtaDheere-c5z
    @OtaDheere-c5z 11 หลายเดือนก่อน +17

    Shah mahesto 😢😢

  • @ibrahimabdiwahab5131
    @ibrahimabdiwahab5131 ปีที่แล้ว

    Asc shaaha cadeys kan bageyska kee caafimaad badan labadooda sharable wanaagsan iga sii sxb

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 ปีที่แล้ว +1

    Noosoo daa 4tiisa wiil waxeey sameeyeen fadlan

  • @KhadiijoshAbuukur
    @KhadiijoshAbuukur 2 หลายเดือนก่อน

    From sawda Qaalib

  • @ibrahimabdiwahab5131
    @ibrahimabdiwahab5131 ปีที่แล้ว

    Labafooda sharax buyca iga

  • @CabdiwaliCaraye
    @CabdiwaliCaraye ปีที่แล้ว +3

    Cadeyska waxaa ka ka caafimaad fiican bigeeska baaritaan samee

  • @ilwadali160
    @ilwadali160 ปีที่แล้ว

    Kasosamya wll😊😊

  • @rigaaxeyare8699
    @rigaaxeyare8699 ปีที่แล้ว

    Shaah ma helikaro xligan e midh sigaar ah mashitaa😅😅

  • @mohamedomar837
    @mohamedomar837 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @SowdaHaret
    @SowdaHaret 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kassimmo4682
    @kassimmo4682 19 วันที่ผ่านมา

    Hada ayaaba daawanayaaa filim taxane ah oo laga sameeyay Elchapo

  • @AmaalMohamed-g7c
    @AmaalMohamed-g7c 2 หลายเดือนก่อน

    From sowda qaalip

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb somali maxamed

  • @zirajpoijamac1759
    @zirajpoijamac1759 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhh 😂😂😂 funny story wllhi 🙏🙏🙏 nin walan waye 🔥😭

  • @BulshoXuseen
    @BulshoXuseen ปีที่แล้ว

    Muqaaladaad aad ayeey u xiiso badan yhiin soo badi❤

  • @abdulkadirsanka1447
    @abdulkadirsanka1447 ปีที่แล้ว +2

    Soosamey fadlan

  • @ShawrcaliCaydiid
    @ShawrcaliCaydiid ปีที่แล้ว +1

    Xagee kadhacdy zxp

  • @dayaxengineeringservice8446
    @dayaxengineeringservice8446 ปีที่แล้ว

    Kkk walahi wanso qaatay wadi xasusisay shaaha

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 ปีที่แล้ว

    Kuma dhageysankarayo sxb markiiba wan joojiyey qararacdaada sababta oo ah shaaha ayd kabeen sheegty cadeyska ayaa caafimad badan ayd noosheegeysa halka waxa iiga muuqata aqoontaada waxan aad kasheekeyneysana waxba kamajiraan

    • @Muuse99
      @Muuse99 ปีที่แล้ว

      Hhhhh😂

  • @AdamBusquets
    @AdamBusquets ปีที่แล้ว

    Benaaale Seria Film waye inaa so dawatay anaga nogu shekenesaa 😂

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 ปีที่แล้ว +2

    EL chapo my guy ❤

  • @nafiisaali366
    @nafiisaali366 ปีที่แล้ว

    Codkaaga wacane sidaa noogu soo duub waan u xiisnays saaxiibayaal iyo nabadiino labad eray haka reerbin sheekooyinkaaag

  • @kaapechannel5351
    @kaapechannel5351 ปีที่แล้ว +2

    12:07 pm hapeenimo dawanaya😂🎉

  • @baaba.rashka
    @baaba.rashka ปีที่แล้ว +1

    Sxb mcn video ga dhererka badan noso gagabi

  • @habonkahiye2797
    @habonkahiye2797 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilashiisu maxeey sameeyeen qofkii lasocdo iisoo sheega😢😢

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Caafimaadka.shaaha.bigayskaa.u.fiican

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad tiri cadayskaa ka caafimaad badan bigayska!?😂😂😂 boolo aa tahay sxb shaaha bigayska ah ayaa caafimaad badan dhakhaatiirta organic ga ah warayso😂😂

  • @rashkaade
    @rashkaade ปีที่แล้ว

    Wad Ku Mahadsantahy shekadan cajibka ah lkn welasha iyo kii Kooxda lawaregey warkooda kasugna

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 ปีที่แล้ว

    Amazing

  • @nawaalmaxamed7337
    @nawaalmaxamed7337 ปีที่แล้ว

    Elchabo in la qabto Marbin uff kan mrkle muso baxsado 😂😂

  • @engsuheibahmed4509
    @engsuheibahmed4509 ปีที่แล้ว

    Abti bikeesban ban cabya 😂😂😂

  • @NafisaYar
    @NafisaYar 10 หลายเดือนก่อน

    Kasoo samee wll wilashisa

  • @nastehoalinasta9862
    @nastehoalinasta9862 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤

  • @mohamedkaafimk8214
    @mohamedkaafimk8214 ปีที่แล้ว

    4 tii wiil kasow sameeh my brother

  • @Zaethirsi
    @Zaethirsi ปีที่แล้ว

    Ka waran hadan ku fikiro Inan ka so saro Isaga lacag ma helaya😂

  • @fatimaabdidahir1663
    @fatimaabdidahir1663 ปีที่แล้ว

    Bigeeska iyo cadeeyska keeba cafimadka uficnayn🤔😂😂 ala kan waa nagawaloyaa

  • @SharifHaji-i4d
    @SharifHaji-i4d ปีที่แล้ว

    Waa sheeko qatar ah

  • @Sayidmusafir
    @Sayidmusafir ปีที่แล้ว

    Sxb bilowgii sheekada waxaad ku kacday ficil doqoniimo leh, sababtoo ah waxaad tidhi shaaha bigeyska ah ka dheeraada sababtoo ah caafimaadka uma fiicna, waxay u badantahay inaad ka kaftan kawaday balse waxa dhici karta inuu qof xaqiiqo u qaato, waxaasina ilama fiicna ee waxaan kugula talinlahaa inaadan isku dayin marlabaad mahadsanid.

  • @deeqayuusuf1700
    @deeqayuusuf1700 ปีที่แล้ว +1

    sxp muuqaalka soo samee wiilashiisa

  • @hamseyasiin5066
    @hamseyasiin5066 ปีที่แล้ว

    Wllkay aan ku saxo elchapo kamu waynayn paplo Escobar ninkan elchapo waxa so gacan qabtay oo siyy suqisi ugu horyya wa macalinka wayn paplo escobar marka tarikhda iska sax

  • @abdullah2944
    @abdullah2944 ปีที่แล้ว +1

    100th comment

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 ปีที่แล้ว +1

    Libaax my qaldane kasoo same el chapo carurtisa