BEERTA XAYAWAANADA 😭😭 || Qiso Xanuun badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m 2 หลายเดือนก่อน +12

    Hooyada miskiinta ah tacabkeedii waa khasaaray. ee ALLAHA u naxariisto waxay ii taabatay in aan aqaano oo kale mar kale naxariistii janno ALLAHA siiyo aamiin.

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน +43

    Dadka somaliyeed waxaan ka cod sanàyaa gabadh aan garanayay ayaa dhimatay 5 sano ka hor oo way is gubtay maanta ayaana ogaaday ee u duceeya walaalayaal iyada iyo reer falastiin 😢😭😭😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 2 หลายเดือนก่อน +7

      Xasbunallah ilahy ha unaxariisto maxay isku gubtay

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +4

      Allah ha u naxariisto abaayo iyada iyo intii kale ee muslim ah oo dhimatay ❤

    • @najaxmaxamed2604
      @najaxmaxamed2604 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊❤😊

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 หลายเดือนก่อน +1

      @@JaamacSheeko Allah ha u naxariisto iyada iyo intii kale ee muslim ah oo dhimatay, walalahen reer Falastina Allah ha guleyo cadowga korfadhiyana haka dulqado.

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m หลายเดือนก่อน

      Are unaxriisto

  • @WalidAdna
    @WalidAdna หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyoow qisooyinka geerida naga dhaaf...ayaad igu raacsan 😊😊😊

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 2 หลายเดือนก่อน +18

    Wa qiso xanuun badan runti
    Lkn wxn ka faidayna waxay tahay inaadan caruurtaada udirin wadan gaalo kaligood si ay wax uga soo bartaan

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +62

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @user-dd8sd4ok3n
      @user-dd8sd4ok3n 2 หลายเดือนก่อน +5

      Scw scw scw scw scw

    • @Blackbink918
      @Blackbink918 2 หลายเดือนก่อน +6

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw acw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤😊

    • @Ema-gs1sr
      @Ema-gs1sr 2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw ❤😍

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw❤scw❤scw❤🎉🎉💋💋 adigana ilhy ajar hakaa siiyo wllo❤

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +20

    Xili fiid aya sodhiktay mahadsanid ifiye 👌

  • @jimaleali9122
    @jimaleali9122 2 หลายเดือนก่อน +10

    Sheeke cimro qaadasho mudan waaye fadlan arday walbo juhdiga lagu galiye ogaaw allena haku xifdiyo

  • @nadifaaden7619
    @nadifaaden7619 2 หลายเดือนก่อน +12

    حسبنا الله ونعم الوكيل😱😰
    Sharaf iyo karaam korkaag ha ahaato ifiye wad ku mhadasanhy dadaalkaag Qisoyinka cajiibka akhii❤🤴

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q หลายเดือนก่อน +1

    Alle xanuun badanaa 😢😢😢 aniga dibada baan usocdaa oo wax barasho ayaan rabaa in aan u aado allow ibadbaadi 😢😢😢

  • @SaharaCudoon
    @SaharaCudoon 2 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😢😥subxana allah ilohaw naga badbaadi

    • @NadiaAbdi319
      @NadiaAbdi319 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaa rabi😢

  • @user-gd8cq8mf1m
    @user-gd8cq8mf1m 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waa qisadi ugu xumeyd aan dabto 😢ilaha gamangan galnay sidaso kale

  • @SucdiMohamed-on2pu
    @SucdiMohamed-on2pu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah xanuun badanaa qisadan 🥺😭💔

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h 2 หลายเดือนก่อน +12

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى ❤❤❤❤❤❤

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa ka xumahay wallhi inaan qisadaan dhameesan waayey damiir ahaan ayaanan u dhameesan karin nin dhibkaa arkay laga maray oo hadanah jirkiisa iibinayo 😢😢😢ilaahoow kaa magan yaa rabi maalmo barakeesan ayaa lagu jiraa naga ilaali 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +6

    Acuudubillahi waa sheekadii ugu yaabka badnayd ee aan waligay maqlo, yaab iyo argagax 😢😢😢

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qisadii 4aad ee ugu xanuunka badnayd een dhagaysto 😢😢😢😢

  • @maankayare9634
    @maankayare9634 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi qisadaan mid ka xanuun badan weligay ma dhagaysan wlhi xanuun wye 😭😭😭😭😭

  • @z-1il
    @z-1il 2 หลายเดือนก่อน +18

    Subhanallah 😢

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyow tan qiso waa dhaaftay waanaga oohisay saxib subxanalah

  • @user-jk1hc5pi4c
    @user-jk1hc5pi4c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lph baryahan kaama hayno qisoyinki xarfanta. Waad na ilowdee❤

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow wllhi adaan awoodi lhy 1m ku gaarsin lahy waad u qlntaan wllhi❤❤❤

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 2 หลายเดือนก่อน +3

    Laa ilaaha ilalaah muhamedu rasuullulaah

  • @cabdiraximmaxamed1551
    @cabdiraximmaxamed1551 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow shekoyinka nocanah oo qalbo taabarka ah naga kala yareey quluubtena unaxariiso wllhinwan dhameysan waaye dhed ayan uga tagay ciil darteed iyo murig waabanniska ilmeeye 😢😢

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhy markad tiri nin jamacada dhigts ayaa baray mukhaadaraadka markii danbena wuxuu ogaaday inuusan jaamacada dhigan baa shakiyey ninkan miskaxda badana uu falastiini yahay ayaa miskaxdeydaa kuwii nacaladnaa igu soo dheceen inay rabeen nolosha ka ridaan si uusan dadkiisa ay gumeystaan uusan wax u tarin😢kuwaas ilaahay dulmigooda ha soo gabo gabeeyo intey geysteena ha ka jaro aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @user-yo9ub3xl8w
    @user-yo9ub3xl8w 2 หลายเดือนก่อน +3

    War meel aan oga baxasaneyno majirto wacaladaan yuhuuda ah hdey thy dhul hdey thy wxbarasho dhan walba marabaan in loga fiicnado ilhow aduun io aakhiraba kucadaab😭🤲😭

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil หลายเดือนก่อน +1

    Ax Subxanallah 😭😭

  • @ubaxmaxamudilmi
    @ubaxmaxamudilmi หลายเดือนก่อน +1

    Ala iqsadu xanun badana

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa shako xunuun badan

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbunallah ilahow naga badbaadi dhib oo dhan

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow apdate iska dhig qisadii sadaxaad Ayan iska gudbinaya oon horey uso dhagestey halkee jirtey markii qisooyinka lagaa boobaayay

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadii iigu xumeed aan kaa daawaday

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah allahu akbar 😭😭😭😭😭

  • @NimcoCnuur
    @NimcoCnuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codkaaga alle hakuu bara keeyo🥺🤲🫶🏻

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma หลายเดือนก่อน

    Subxanallah waa qiso xanun badan 😭🥲

  • @koko83115
    @koko83115 2 หลายเดือนก่อน

    Qise ka xanunbdn waligay ma maqal💔😭wlhi qalbiga iga tabatay qisadaan 😭

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qofka muqadaraadka isticmala xaywaanka ka naxariis badan😢 bal gorilaha kwrn😢

  • @farhiyamohaan
    @farhiyamohaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla calool xanuun wayna inta chanelkan qiiso ka dhagaysanayey waa tii igu xanuun badneyd 😭😭😭😭

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ya Allah 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔🤔

  • @user-gq6uy2bt4s
    @user-gq6uy2bt4s 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah hala xumaa balwadu 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah Subxanallah ilahayow adan waxas kaa magangalnay acuudubillah😢🤲

  • @istarcali7365
    @istarcali7365 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow janada na gali please

  • @eglanlibaan8382
    @eglanlibaan8382 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wan ilmeeye 😢Alla nasiib xumaa,gabadhane Alle ha u naxriisto maskiintq 😢

  • @MaaidoAhmed-hn2vb
    @MaaidoAhmed-hn2vb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waka nadat😭

  • @abaanasanka9685
    @abaanasanka9685 2 หลายเดือนก่อน

    Peace and love Somalia 🇸🇴 Mogadishu 🙏

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 2 หลายเดือนก่อน

    ASC. What ku mahadsan tahay sidaa noogu soo gudbisey. Meesha waxaan ka baraneynaa in sad caruurtaada u dirin meel kaa fog Insha Allah.

  • @sabnaamayoow5924
    @sabnaamayoow5924 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh intaa qisooyink ifiya aan dhageeysanay qisa ka xanuunbadan ima soobarani illaahey ha na tuin xanunuunkaan oo kale amiin illaahey ha naxaast gabartaa iyo habarteed

  • @SawdaQalbi
    @SawdaQalbi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nooso badi inadero ❤😊

  • @NezmaUpdi808
    @NezmaUpdi808 2 หลายเดือนก่อน

    Zupxnallah 😢axa wllhi anun dhameysan ban zii naxsaneyyy bal ninka hooyadi u dhimatey dartii🤒allow yanan walidkey tacab khasariN

  • @caaishonuur7806
    @caaishonuur7806 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭yaa.allaah😢😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 หลายเดือนก่อน

    Tan qisoyinkadii ugu murugada badan aan daawado subxanalaah subxanalaah subxanalaah Ilahay awlada no xafid 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FadumoIlyaas-zp7pz
    @FadumoIlyaas-zp7pz 9 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله ❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ifiyooow Adan. Kuguxiiseyneey 😢❤❤❤❤

  • @umalkhayrmahdi5550
    @umalkhayrmahdi5550 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah😮

  • @user-ve5jl9qh5d
    @user-ve5jl9qh5d 2 หลายเดือนก่อน

    Wara niyow wana kutaga yeraa Wana malintii iigu horeysey ee Aniga comments kuso qoraayo weyaa keep going bother ❤❤

  • @user-xn1yh8su9v
    @user-xn1yh8su9v หลายเดือนก่อน

    Subxan alah 😢😢😢

  • @andiagure6736
    @andiagure6736 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qamista safar dheer aya gali raba i.a qisadan malintas dhageysana i.a😊😅

    • @najmoyussuf3841
      @najmoyussuf3841 2 หลายเดือนก่อน

      Ha dhageysan plz wa qiso xun qof damir leh ma dhageysan karo 😢

    • @unknow1871
      @unknow1871 หลายเดือนก่อน

      ​@@najmoyussuf3841😔💔

  • @Zack_Apthul.
    @Zack_Apthul. 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifitow marku xashiishka party ayaan halka ku jojistay Ee shekoyinki xarfaanta sodaa calool xanunkan naga daayo..😂😢

  • @cayyyuzhppe-oz6jn
    @cayyyuzhppe-oz6jn หลายเดือนก่อน

    qiso ka xanun badan ma dhagaysan waligay 😭

  • @NadiaAbdi319
    @NadiaAbdi319 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah Waa qiso aad uxanuun badan😢

  • @aankeyofficial3542
    @aankeyofficial3542 2 หลายเดือนก่อน

    Wr bx marax yahoow 90ka carablee kadabo wareeg

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxanalah

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxnalah 😢😢😢😢😢

  • @user-qk4zw7lp5f
    @user-qk4zw7lp5f 2 หลายเดือนก่อน

    Adeero yaa binu ifiye hada ayaan fahanay sawirka ayaan ku fahmay chananka cusub ee waxa jira dad waayayn oo fahmayn

  • @user-vv9db1lo6y
    @user-vv9db1lo6y 2 หลายเดือนก่อน +1

    IFIYOW WAXAN KUGU AWAL GUDNO MA AQANO❤😊

  • @NimcoCbdiqaderr
    @NimcoCbdiqaderr 2 หลายเดือนก่อน +2

    reer Israel allah ha iqaabo

    • @Mudan-
      @Mudan- 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 2 หลายเดือนก่อน

    subhanallah😢

  • @NezmaUpdi808
    @NezmaUpdi808 2 หลายเดือนก่อน

    Zupxnallah 😢😢😢😢allow masiipada & ka bdn bah naga hey miskiintasi xanuuun bey la dhimateY

  • @ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-yb3wj
    @ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-yb3wj 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow ❤❤❤ aaaad baaaankuu taaageeraaa ❤❤❤ifiye fns

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u wasico shahiidada qabtigeeda ramina wu heli dona wuxu istaahlo wax uu cayawan gartay uu asiga garan waye subhxanallah😢💔

  • @ikranrooroow7645
    @ikranrooroow7645 2 หลายเดือนก่อน

    gabadh wa la dila horey u dhakeystey lkn saa uga shegeyneyso aan aad u jeclahey efiyee❤

  • @nadar472
    @nadar472 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good morning inta fariintyda arkaysa 🖤👋🏼

  • @CaboKoodh
    @CaboKoodh 2 หลายเดือนก่อน

    Ala Aduunyo aabaha was 😭😭😭

  • @abdirahmandallab8957
    @abdirahmandallab8957 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc calekum xaaji ifiye from ❤hrt

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl 2 หลายเดือนก่อน

    Mr ileys this is the reason am addicted to your page, keep posting sir.cheers

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla bi'iwaayeey 😮🥺❤️‍🩹

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah😢

  • @Saida-cj2jb
    @Saida-cj2jb 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @user-qk4zw7lp5f
    @user-qk4zw7lp5f 2 หลายเดือนก่อน

    Farta waawayn ku fahmaya ee la soco

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaha

  • @maydal6037
    @maydal6037 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso naxdin leh wiilkan iyo walaashii markay wadankoodii joogeen sharaf iyo cisi bay ku noolaayeen, markii ay qurbaha tageena dhibaatada qurbuhu leeyahay ayaa noloshoodii soo gababaysay. Wadankeenu waa in aynu qiimahiisa ogaanaa inshallah baahi kasta oo ka jirta way ka saari karnaa haddii aynu u fikirno

  • @Ogaalka.
    @Ogaalka. 2 หลายเดือนก่อน

    Ileys wiil la dhahaayo cumar oo u Algeria 34 sano lawaysanaa qisadiisa nagu soo sheekeey ❤

  • @Nimcanle
    @Nimcanle 2 หลายเดือนก่อน

    ifiyow waad kumahadsantahay sida aad malinkasta noogusoo gudbinayso qisooyinka keep going 😀

  • @iqriishpeah
    @iqriishpeah 2 หลายเดือนก่อน

    Kaligeey ba iska ooyaya wllhi qalbiga ixanuunay😢

  • @RaaxoCabdiraxman
    @RaaxoCabdiraxman 2 หลายเดือนก่อน

    Saxibka wakas

  • @AlisaMoha00-lt4wt
    @AlisaMoha00-lt4wt 2 หลายเดือนก่อน

    Ilehay haku barakeyo ifiyow nolosha haku ifto ❤200k come soon 🔜

  • @cabdirisaq8
    @cabdirisaq8 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadii iigu xanuunka badneed een inta ka dhageysto😢

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 2 หลายเดือนก่อน

    subxaanalaah 😮😮😮 inalilahi wanaa ilihi raajicuun

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 2 หลายเดือนก่อน +1

    It's crazy story

  • @user-uo5hk4xg4c
    @user-uo5hk4xg4c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax qiso musibo ah xanuun badn😢

  • @naimahassan-qh3ud
    @naimahassan-qh3ud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan casharki ugu badnaa an ka barty

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الله

  • @ubahindhocade9237
    @ubahindhocade9237 2 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m 2 หลายเดือนก่อน

    Igaarkey waa qiso argagax badan tan oo kale waa wax laga duceeysto ee ALLAHA naga hayo iyo intii muslim ah waa musuubo qiso xun waaye.

  • @IdilMohamed-kd8kd
    @IdilMohamed-kd8kd 2 หลายเดือนก่อน

    Qisoyin inta maqlay tii ugu xanunka badney yuhuud ilaho hano gacan gelin😭😭😭😭

  • @Niihaadhasan9587
    @Niihaadhasan9587 2 หลายเดือนก่อน

    Alla xanuun badanaaa😢😭😭😭😭

  • @RaxiimaXasan-eq6zm
    @RaxiimaXasan-eq6zm 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭سبحان الله

  • @hodanabdi1328
    @hodanabdi1328 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow Shukran Balse Qisadaan Waan ku Laba labooday Waa murugo +Naxdin Subxanllh 😢

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalh