KASHIFAAD | NINKEEDA IYO WALAASHEEDABA KAMA FILANEYN ARRINTAA.. Part 16

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 403

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +138

    HALKAAN KA DAAWO QEYBIHII HORE HADDAADAN DAAWAN...
    PART 1 th-cam.com/video/fk_5jBBgsqM/w-d-xo.html
    PART 2 th-cam.com/video/v8e2bUdHo70/w-d-xo.html
    PART 3 th-cam.com/video/ngDndvoLcSU/w-d-xo.html
    PART 4 th-cam.com/video/61CLRi0IvhE/w-d-xo.html
    PART 5 th-cam.com/video/gYw_foU-jwI/w-d-xo.html
    PART 6 th-cam.com/video/PXLYh-sCdSw/w-d-xo.html
    PART 7 th-cam.com/video/DqbzUndDAwI/w-d-xo.html
    PART 8 th-cam.com/video/Tup_YUb_oTs/w-d-xo.html
    PART 9 th-cam.com/video/p7Pph8v1KF0/w-d-xo.html
    PART 10 th-cam.com/video/RiL2DTf0zAQ/w-d-xo.html
    PART 11 th-cam.com/video/RiL2DTf0zAQ/w-d-xo.html
    PART 12 th-cam.com/video/JF0LVRA86a8/w-d-xo.html
    PART 13 th-cam.com/video/QKbT1HjB07w/w-d-xo.html
    PART 14 th-cam.com/video/OY30ROhopg8/w-d-xo.html
    PART 15 th-cam.com/video/ffm_tR5FAvc/w-d-xo.html

    • @munasarabubakar117
      @munasarabubakar117 3 ปีที่แล้ว +1

      So badihe bnj k bro

    • @faizaahmed776
      @faizaahmed776 3 ปีที่แล้ว

      Hi

    • @xuseenofficial2716
      @xuseenofficial2716 3 ปีที่แล้ว

      Dadkale hafiirsadaan 10 kadaqiiqo uguhoreedo firsada soodhigtidba firsadahhhhhhh

    • @Tebisshow
      @Tebisshow 3 ปีที่แล้ว

      Hosow pro xagee kaaga soo xidhiidhaa

    • @ruunabdulkaadir2637
      @ruunabdulkaadir2637 2 ปีที่แล้ว

      Okay 👌 👍 🙆‍♂️ 🆗️ 👌 👍 🙆‍♀️

  • @nastehaismail4559
    @nastehaismail4559 3 ปีที่แล้ว +157

    Uur ayaan leeyahay isoo duceeyaa in ilaahaay i adkeeyo inshalaah

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 3 ปีที่แล้ว +4

      Allaha ku adkeyo baarina allaha kga dhigo

    • @nastehaismail4559
      @nastehaismail4559 3 ปีที่แล้ว

      @@lallanalallana4268 Amiiiin Amiiiin inshalaah thanks 😊 🙏

    • @najmaqliluula1659
      @najmaqliluula1659 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku adkeeyo awld salixa ha ku siiyo

    • @cankaxabib6114
      @cankaxabib6114 3 ปีที่แล้ว

      Allow wax qeyr qabo kusii

    • @sahroaxmed6225
      @sahroaxmed6225 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakuu fududeeyo wlshy

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +31

    Cawa ano daalan 21 hr soo jeeday hospital jooga daawnya alx hadna love you wll

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 ปีที่แล้ว +14

    Waxaan aaminsanhy 2dan qof inay yihiin kuwa ugu aqlaaqada fiicnaa intaan barnaamijkan daawanaynay sobobtuna iyagoo is qaba may samayn xidhiidh gogol dhaafa👏👏👏👏👏🙏🙏

  • @hayaatabdullhi654
    @hayaatabdullhi654 3 ปีที่แล้ว +176

    Sideeda oo kle hdii aad barnamijkaan bilaaw ilaa iyo hda la socotit like ii saar

  • @amaldahir1391
    @amaldahir1391 3 ปีที่แล้ว +21

    Barnaamijkaan iska jeclahy bo markaa is dhaho adi fiirso maba iimaca markuu hasow tabinaayo lee sugaa noo soo badi wll guul taageero ween ku ahy

  • @ikraanfarhan3761
    @ikraanfarhan3761 3 ปีที่แล้ว +58

    😅yaa wilkan qosolkisa ku sii qoslo🤣

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +38

    Part 1 ila part 16 hadad la socotay is muji yqy mhdsanid wll osman hosow 👏

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 ปีที่แล้ว +7

    😂War ninkaan su,aalaha dadka waydiinaayo he is the hero of isku dir🙉thank u for sharing ❤️❤️❤️👍

  • @muniiraibraahim3577
    @muniiraibraahim3577 3 ปีที่แล้ว +13

    الحمد لله على نعمة الإسلام
    Imin la'antu shaw wxbaba xaran kama dhigto alax wllhi islam nga dhigey wax bdana ka xishono
    Tnx hno hossow barnamijyadada

    • @deeqocabdullahi7440
      @deeqocabdullahi7440 3 ปีที่แล้ว

      Alxamdulilaah alxamdulilaah alle ayaa mahad leh oo islaam naga dhigay

  • @nastexocumar6241
    @nastexocumar6241 3 ปีที่แล้ว +7

    Manta ana kow ah
    Wa idin salamay ramadan kariim❤🖐

  • @baliyanbintuzahraofficial6591
    @baliyanbintuzahraofficial6591 3 ปีที่แล้ว +11

    Wllo barnaamijkan kee mano wadid asaa igu saameyn badan inta aad soo jeediso keep going bro

  • @hashimabdi7667
    @hashimabdi7667 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal Hosow Pro aad Ayaan Ku aamin sanahay iLahay haku xifdiyo Walal Osman Salamullah waxan Ku heesta sidad u so gudbiso barnaamijkan

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +10

    Thanks bro barnaamijkan 1-16 sidii musasal ugu xiranahay liktena markan arko dhac ku siiyaa

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal519 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend qeybta xigta nola so dhaqso🥰🥰

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏

  • @filsanbigays
    @filsanbigays 3 ปีที่แล้ว +2

    wllkey hosow adiga ayaaba na jeclaysiiya barnaamijkan saad u soo tabinayso thnaks bro aad baan ugu xiranahay

  • @naciimacabdirashiidcaabi2758
    @naciimacabdirashiidcaabi2758 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro noogu soo dhakhso qaybta kale wlhi markasta TH-cam ka soogalo waan fiiriyaa inaad soo gelisid

  • @sumayohassanyuusuf8387
    @sumayohassanyuusuf8387 3 ปีที่แล้ว +11

    Legend ✌ keep going bro

  • @najiib8454
    @najiib8454 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks My bro 🌉 🙏 part 17 insha Allah keep Goin ❤️

  • @mohamaxamuud3644
    @mohamaxamuud3644 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxb hore u soco wan gaaridonaa 200k insha alah

  • @inageeljir
    @inageeljir 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow pro wllhi barnaamijkan waaba Iska jeclaade noosoo badi mzle....1 M waad uqalanta wll....

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +20

    Ani barnaajimyadaada 100% waaku heestaa imana dhaafo🙏💯🙏💯🙏💯

  • @abdiqanilazio7160
    @abdiqanilazio7160 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro qali adna wadku mahadsan thy inta ad muqalada waqtiga inoo gelineyso 🙏🙏🙏

  • @nimococo9759
    @nimococo9759 3 ปีที่แล้ว +16

    1: 53 😅😅😅😅 qosolka hosow 🤩♥️

  • @sahroali3784
    @sahroali3784 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa barnamij aan ka heley ino so badi walal hoosow

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta barnamijkan lasocoto oo jecel iney ka dawato hosow like

  • @elminasibb
    @elminasibb 2 ปีที่แล้ว

    Wallaahi tan oo kale waa ii dhimneed inaa lillaah

  • @fartuundahir819
    @fartuundahir819 3 ปีที่แล้ว +3

    Hal malin xitaa ima dhafin thanks bro

  • @maryanmahamud1268
    @maryanmahamud1268 3 ปีที่แล้ว +1

    I just love you illahey Dartii wllkey ,keep going ,God bless you

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +2

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 👍👍👍 keep going insha Allah 👍👍👍👍

  • @umaliitashucayp3485
    @umaliitashucayp3485 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ani barnamijka wiilka Hassow pro ah dartiba u dawadaba qosolkiisa waan ka helay🥺

  • @maxamedaxmedtimacade737
    @maxamedaxmedtimacade737 3 ปีที่แล้ว +21

    First coments

  • @maryamamohamed3897
    @maryamamohamed3897 3 ปีที่แล้ว +1

    hosow bro alle haku daayo muqala dada hoosha guriga ayan ku qabtaaa 🥰

  • @ifrahgaradarush8672
    @ifrahgaradarush8672 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanta anaa n1 noqday 🥰🥰🥰🥰😮😮😮

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +15

    ..wll kusali nabiga scw ..

    • @mohamedamiin9697
      @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW

    • @casriarwela2576
      @casriarwela2576 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw❣❣

    • @hadiyaaragsan1433
      @hadiyaaragsan1433 3 ปีที่แล้ว

      Na maxaad SALIGA NABIGA SALLAHU CALAYHI WASALAM ❤️ Meshan u keentay salmay masasad u qiimo beeshay

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +4

    Hosow pro Mahadsanid Wlaal😍

  • @zubeermohamed4660
    @zubeermohamed4660 3 ปีที่แล้ว +2

    Intro kaada wlhi aad isoo jiitay bro haka badlin chanalka wuu ku nuura hosow waku salamay bro🤗

  • @sareedoosman8064
    @sareedoosman8064 ปีที่แล้ว +1

    QosoLkaga jeclahay ani jah😕😫💗💗

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 3 ปีที่แล้ว +1

    War ma meeshan lsysku jafayo baan ka maqnaa hosow keep going bro

  • @dahraanyuusuf4114
    @dahraanyuusuf4114 3 ปีที่แล้ว +1

    Amigo murugsan ayaad iga qoslisay thnk u☹️🥺

    • @suweydahassan3873
      @suweydahassan3873 3 ปีที่แล้ว

      Sorry xbbti adkaarta badi iyo saliga nabiga

  • @shaakiryare888
    @shaakiryare888 3 ปีที่แล้ว +4

    Pro malmahaan hoos udhac ayaa daremoyaa muqalada nosoo badi

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +6

    Osman hosow salan sare wllke ✌

  • @Quen-Dia
    @Quen-Dia 3 ปีที่แล้ว +5

    waxdaran sheeg lacag darteed hhhh walahy wa iga qoslisaa markaa programkan ka hadlayso guulayso wllky osman hosow

  • @ozzybrunovideo3802
    @ozzybrunovideo3802 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamishkaan inteen ka dawan garaa guys isheeg

  • @meymuundhaqane3675
    @meymuundhaqane3675 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi gaaladaan qurun waaye alxm calaa nicmatil islaaam

  • @zenaaabdalla7190
    @zenaaabdalla7190 3 ปีที่แล้ว +1

    In padan ban sugaye keep going wllky😍 👏

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +2

    Salan sare noloshada lacag kubadalo guuuuul thanks bro

  • @saidadahir1275
    @saidadahir1275 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan ugu faraxsanahay inaa kor noqodo hosow pro

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 ปีที่แล้ว +9

    Aar xaaska wlsheed iyo ninkuba ma xishoon😳😏naa isaga tag meesha ay isku rabaan wlshaa iyo odagaaga😏🤣yaahuu🙊hasow hore usoco bro 👍

  • @xanaanyusuf7666
    @xanaanyusuf7666 3 ปีที่แล้ว +3

    barmamijkaa dartii TH-cam u soo galaaa 😁 TH-cam xamasad noogu sameysey wll hore u soco 🥰❤❤❤❤❤❤

  • @ifaasproducts6927
    @ifaasproducts6927 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤16 oo idil midna ima dhafin💗💗

  • @ilyaasmaxamed8449
    @ilyaasmaxamed8449 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco wllo adban ku tagera

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +3

    Pro hossow parnamijyada Ramadaanta waa joojinaysaa filaa Lkn maxa noogu badalaysaa Taxanaha Barnamijyada❤🙏

  • @ibtihaashcabdi3791
    @ibtihaashcabdi3791 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah sidaa usoo jediinesiid barnamishkaa horay usocoo huno

  • @ilhaamfantastic5749
    @ilhaamfantastic5749 ปีที่แล้ว +2

    Allah wax ba idhafay inta tiktok ku maqnaye😅😅war afaraxa. Faraxyashena ku ficnede in lagu helo😅

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 3 ปีที่แล้ว +4

    Ano orda wa ikan mahadsanid

  • @nkhaliifkhaliif2502
    @nkhaliifkhaliif2502 3 ปีที่แล้ว +2

    Part 3 cadi ma ahan kaligey San u qosleyay Wan fuuray hosow pro hore u soco ugaas 👌👌👌

  • @Mabule33
    @Mabule33 3 ปีที่แล้ว +5

    I.a ciida kasoke 200k if allah sey❤❤❤ from cadado🇸🇴💙💙

  • @sancho5713
    @sancho5713 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnamijkn wan ku heysta
    Wan ku salmey hosow bro

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว +3

    Sidee loosamayn karaa you toub channel please

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow pro Waa Naga soo daahdan sxb
    Waan daalnay sidaan kuu dhowreynay.
    Maalin walba iyo xalqadeeda Noo soo gali.

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      Wlal qaali fadlan wxan kacodsna inad subscribe isarto mhdsnd wlal

    • @munawarsame2906
      @munawarsame2906 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax saasaa wacan

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      @@munawarsame2906 wlal qali fadlan wxan kacodsna inad subscribe isarto mhdsnd wlal

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว

      @@munawarsame2906 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo .
      th-cam.com/video/8JvK1dr__60/w-d-xo.html

  • @eyma209
    @eyma209 2 ปีที่แล้ว +3

    😂 wllhi aniga walasheyda iyo niinkeyga isku aami maayo wllhi 😩😂😂😂 kuma jiro

  • @farxiyomacalin2603
    @farxiyomacalin2603 3 ปีที่แล้ว +1

    asc hosow wan ku salmey salan ka bacadi wlhi allaah daratisa ayan ku jacel haya Baranmijakaga markan dawanayo inta adiga qosalin anig ayaba qosalayo wll qali ah horamar wacan ee noso badiy okay

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd

  • @zamzamqurux5501
    @zamzamqurux5501 3 ปีที่แล้ว +5

    Fikir Baan rabaa inaan kugu darsado wll adoo raaliya marnamijka la yidhaa المسامح كريم noso daa wxn hubaa hadii aad bilawdo marnaamijkaasi in aad halkaa taagan tahay hore Uga dhaqaaqayso waayo malaayin qof ayaa ku xidhan oo daawata dadka qaarna maba yaqanan 2 fido waynu ka helaynaa inaynu is cafino iyo inaan cafisku wuxuu yahay barano

    • @abdisashifarah7982
      @abdisashifarah7982 3 ปีที่แล้ว

      Walaashay qali fikirkaaga waa fikir umada somaliyeed oo dhan u fiican thanks

  • @iftinsalaad4324
    @iftinsalaad4324 3 ปีที่แล้ว +5

    Inkaston So Dahay Blse Qlpigan Ku Hayay Dawashadisa

  • @nimcocadey1888
    @nimcocadey1888 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal hosow waxan haya fikrad laga sameynkaro flim taas oo aan kasameeynayno qiso sidhab ah uga dhacday dhulkena . Marka sidee kuula soo xiriiri karaa mahadsanid walal

  • @abdallaabdulkadir9203
    @abdallaabdulkadir9203 ปีที่แล้ว

    Sxp waan uxisne barnamishkan ❤

  • @gobsan1235
    @gobsan1235 3 ปีที่แล้ว +5

    Barnamijkan sida bunka ii qabta🤣hore u soco bro

  • @tiinamohamed8308
    @tiinamohamed8308 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan u xiisay barnaamijkaan thank you aboowee❤❤❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks nosobadi

  • @filsanfil2606
    @filsanfil2606 3 ปีที่แล้ว

    Iam first one my pro

  • @inaboqor4100
    @inaboqor4100 3 ปีที่แล้ว +2

    iam first keep going shp hosow👍

  • @caashomaxamed6513
    @caashomaxamed6513 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going 💪 ✨️ my dear ♥️ brother ❤️ 🙏 😅😅😅😅

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclhy barnmjkaaan soo badi wall

  • @kramkhan9260
    @kramkhan9260 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa su gaayay video gaan oo kale

  • @kawsarjan567
    @kawsarjan567 3 ปีที่แล้ว +11

    RER SOMALILAN YA KA JOOGAY MEESHA♥️🥰🙏

    • @ganishire5872
      @ganishire5872 3 ปีที่แล้ว

      YAAAAHUUUU DHULKA SOOMAALIYA ANAGOO DHAN BAA LEH WAXYAABAHA DAGAALADI NOO KEENEEN WAAYE WARKAAS

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 ปีที่แล้ว

    Suaasha ah ma istiraahdaaniman kale inaad lanoolaato ayeey aheed intaadan asaga guursan taas waxaan umaleynaa iney tahay coman gabdho ayaa jiro ninki ugu horeyay eey barteen guursaday markastana yiraahdo nimanka oo idil ma sidaanbaa oon aqoon ulaheen ninkale

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz part 17😁

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว +2

    2 iimaan-yoog! Yaa idin aamini doona? Is ni niyaysta

  • @haboonsheekh1429
    @haboonsheekh1429 3 ปีที่แล้ว +4

    Beeso balaayo waaye😂😂😂😂😂

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamjik waan tageersanahay hosow

  • @shaaficiabdirashiid2265
    @shaaficiabdirashiid2265 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waan necebahay barnaamijka maxkamada wax xiiso ah malaha
    Fadlan soo badi barnaamijka moment of turth

  • @fartunmoha150
    @fartunmoha150 3 ปีที่แล้ว +4

    KEEP GOING APWE KGU XIRANHY 💯🥰😍

    • @Sulub_ka
      @Sulub_ka ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhaha 😂

  • @boqoradafarxada6831
    @boqoradafarxada6831 3 ปีที่แล้ว +4

    Wnba u xiisney 🙈💯🙏

  • @zakariyamohammed3223
    @zakariyamohammed3223 3 ปีที่แล้ว +3

    Fashilka Galada Qosol Beey Ka Dhigteen

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +4

    Hosow pro ✌

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 3 ปีที่แล้ว

    Guul wacan wllkay hosow

  • @qaniempire4914
    @qaniempire4914 3 ปีที่แล้ว

    @hosow Jir oo joog Bro

  • @suldankadhalintaabokormaka6441
    @suldankadhalintaabokormaka6441 3 ปีที่แล้ว

    Runtii waxatahay sxp Aad aan ugu qancay Barnamij yadiisa sxb Waa wax ku ool waxyaban aad soo bandhigtay

  • @mahamuudmahamedismail4362
    @mahamuudmahamedismail4362 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku heystaa videoskaan isfashili ✔️🙏👋

  • @libankheire143
    @libankheire143 3 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamijkaan intaa fiirsanaayay kii iigu qosol badnaa waaye Wlhi Kal iyo laab

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 3 ปีที่แล้ว +4

    magacaa waa ku haysanaa wax daran sheeg lacag darteeda😂😂😂😂😂❤

  • @muniirjunior3150
    @muniirjunior3150 3 ปีที่แล้ว

    zxp wllhi wantageeraaa baraamijkaaga walhi dad padan ayaaan kugu zoooxodhay wlhi zxp eee love isaaaar aanku farxo aneeee

  • @Zhamsodiin
    @Zhamsodiin ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi habo 💞

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 3 ปีที่แล้ว +2

    Yeez barnamijikan waan jecelahay thank u pro❤

  • @mukhtarmilano2276
    @mukhtarmilano2276 3 ปีที่แล้ว +4

    Marnamijkan yaa somalida uqabto. Waalisfashili lahaa wlhi