THE MOMENT OF TRUTH IS BACK TOP 6 - QEYBIHII UGU XIISAHA BADNAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 282

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +157

    WAA LIX QEYBOOD OO KA MID AH QEYBAHA AAN SOO QAADANAY, QEYBTEE KUGU YAAB BADNEYD ?

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +227

    Aduunka Wxa Ugu Sharaf Badan Nebi Maxamed Scw ❤

  • @bashiircabdibashkah5333
    @bashiircabdibashkah5333 3 ปีที่แล้ว +62

    Waligay love mala iisaarin
    Caawa igu qaata🙏🙏🙏🙏

  • @saking788
    @saking788 3 ปีที่แล้ว +18

    القدس_عاصمة_فلسطين 🇵🇸

  • @hodanqeyloquute31
    @hodanqeyloquute31 3 ปีที่แล้ว +26

    Saan ugu xiisay barnaamijkaan🥺🥰🥰🥰😁😁

  • @bushaarochannel6522
    @bushaarochannel6522 3 ปีที่แล้ว +5

    Hosow pro zxp channelkaaga waa ku cusbee isoo dhawee adigi iyo asxabtadu🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mahirkashka5212
    @mahirkashka5212 3 ปีที่แล้ว +6

    Qosolkaga ayan uxiisnay ciid Mubarak wll adi iyo family Gaga💓

  • @kartidiyoqofah6931
    @kartidiyoqofah6931 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc wll ciid mubark Sow digii hore nogu soo turjumay qayibtaan

  • @marwaaadan9122
    @marwaaadan9122 3 ปีที่แล้ว +2

    Yeeez wlla wllhy ku jeclaHaY hadad noo soo celisay Thankz kun jeer barnaamijkan aad u tageera

  • @gobsan1235
    @gobsan1235 3 ปีที่แล้ว +9

    Kan wanu dawanay wllo hore ayaad nagu soo daysay

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back my legend keep going

  • @saking788
    @saking788 3 ปีที่แล้ว +11

    #القدس_عاصمة_فلسطين 🇵🇸🇵🇸

  • @ikraancabdulahi3084
    @ikraancabdulahi3084 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll hosow waa barnamigka aa saaid ugu xiisay mahadsanid

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 3 ปีที่แล้ว +6

    Parnamijkan soonki kugu arkay afurka ku karsanjiray inabada caadi mahan qaabka noguso gudbisay wllkey guuleso waliga 🥰

  • @hawahassen2311
    @hawahassen2311 3 ปีที่แล้ว +7

    Well come back bro but we see this

  • @Seey667
    @Seey667 3 ปีที่แล้ว +34

    Hosow qeebtan waan dawanay maad kuso celisey mise aniga umaleyo🥺

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 3 ปีที่แล้ว

      haa waan daawanay

    • @sadiaali2298
      @sadiaali2298 3 ปีที่แล้ว

      Haa abig xitaaa saas uwareray

    • @fadumocadar3005
      @fadumocadar3005 3 ปีที่แล้ว +2

      Qeybaha uxiisaha bdnaa aa la isku soo aruuriye

    • @Seey667
      @Seey667 3 ปีที่แล้ว

      @@fadumocadar3005 hadaa daawanay kadib xiiso noma leh 😂😂😂 waaa arkey lakin wax labo mar lama dawan karo wixii dhacayo dhan waad ogtahay

    • @اليشاعيون-د3د
      @اليشاعيون-د3د 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Seey667 haa wlhi😂

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +4

    Hasow Pro sxb wax cusub barnaamijka halkii ka sii wad

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +8

    Finally hasow is back barnaamijka xiisahiisa watA 💪💪💪💪💪

  • @zezmustafamohamed297
    @zezmustafamohamed297 3 ปีที่แล้ว +11

    The legend hassow bro is back

  • @sundus1232
    @sundus1232 3 ปีที่แล้ว +5

    We miss the moment of truth tnx wll

  • @azadaqaafnny4047
    @azadaqaafnny4047 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow isku soonoqosho wngsan zxb sare🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fariaomar1986
    @fariaomar1986 3 ปีที่แล้ว +4

    16:33 waxan maqlay oohin ilmo yar oonaayo MashaAllah tabarakaAllah howso pro kaaga miyaa baby 👶 gaasi onayo????

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 3 ปีที่แล้ว +4

    After one month welcome dadka aadka kugu xiran ahY

  • @najmomuse923
    @najmomuse923 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan xiiseya waliba aad thanks hosow bro 😍🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +5

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @hiboahmed4460
    @hiboahmed4460 3 ปีที่แล้ว +3

    Wanbaa u xisay wlhi keep going my brother isman

  • @manaalmohamedhusen1510
    @manaalmohamedhusen1510 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow aboowe waan kutageraa in aad reer Beljuim tahey aan maqle aboowe in aan you tuberad noqdo rabaa karab isii plz lanbar aan kala soo xiriiro isheeh ana reer Beljuim aan kulahey olz icaawi aboowe wlhi daacad ey ikatahey 😭💯🙏

  • @muxsinxaashi9312
    @muxsinxaashi9312 3 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib videos kaaga oodhan waan daawaday aadna waan kuu taageeraa

  • @zenaaabdalla7190
    @zenaaabdalla7190 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnamijkygi thank u wllky osman👏👏😍

  • @kowsarhoreeye229
    @kowsarhoreeye229 3 ปีที่แล้ว +3

    Brnamij yda nocne iyo maxkmdihi no badi wllo 💯

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 3 ปีที่แล้ว +14

    Waxam fiirsanay baad noogu so celisay kuli wan fiirsane walalo saan maxa waye?🙄

    • @iptizamhusen5050
      @iptizamhusen5050 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa kafahantay ee marka mise wijigoda lee iskadawaney say

  • @asmamohmod6411
    @asmamohmod6411 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijkan ima dhaafo masha Alah

  • @zinmarkabdulahi1964
    @zinmarkabdulahi1964 3 ปีที่แล้ว +11

    Ficnaan leheeda in ogaano kuweena somaliyeed

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว +2

      kuwiina xumaantan dhan ma ugu tagi laheen wll maxaa yeelay waa dad muslimiin ah Naar iyo Jano ku xisaabtamayo😊

    • @umuameerahussein2895
      @umuameerahussein2895 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nihaalmoha1902 yes wll.anaga muslimiinaa nhy wax na celinaayaa jira alx.dadkaan lkn wax udhawrsan iyo wax celinaayo toona ma jirto

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwww waan uxiisay barnaamijkan tnx hossow ,❤

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 3 ปีที่แล้ว +6

    Kan horaa u daawanay sxboow oo noogu soo galisay maxaa qaldan

  • @ashwakofficial6
    @ashwakofficial6 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll kan wdba no soo daysay mx maku warertay🥰😍 only kftn lkn wd so daysay

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 3 ปีที่แล้ว +5

    Xiis yuuuu yaaqey hosow teedakale cawada qabiilkaaga aa tiktok kasoo bartay 🤣❤

  • @thewhitenight1860
    @thewhitenight1860 3 ปีที่แล้ว +3

    Hossow zhp waxaan aad ujeclahay qaabka aad wax u Edit garayso waa wax somalida aanan ku arag hore usoco legend teedakle waxaan ubaahanahy inaad noo soo saarto filim cusub

  • @yazminmohamed6311
    @yazminmohamed6311 ปีที่แล้ว +1

    Scm war heedhe nin kii nour ee barnamijkan soo dayn jiray new maxaa ku dhacay runtii aad ayaan ugu xidhnaa TH-cam kiisa ,Waxaan filayaa inaad ika soo jawaabtid mahadsanid

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro keep going bro adban uga helay runti barnamijkan inad no turjunto
    🙏🙏🙏✋

  • @cabdiraxmaanwiser1489
    @cabdiraxmaanwiser1489 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ku sugeynay good comeback legend

  • @saking788
    @saking788 3 ปีที่แล้ว +9

    #القدس_عاصمة_فلسطين

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 3 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back ❤

  • @kalsoonyuusufcali3338
    @kalsoonyuusufcali3338 3 ปีที่แล้ว +3

    hosow qosolka ayaanba qosol ka qaadaa mida Sharbo.ayaa iigu qosol bdan

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waa u xiisnay plz hosow noo soo badi plz aboowe ciid mubarak

  • @ismaaciiljilcane4603
    @ismaaciiljilcane4603 3 ปีที่แล้ว +5

    Barnaa mij aan u xiisay in badan wall hosow 🙏❤🙏

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak Osman keep going

  • @looriinaqalbiaadan5622
    @looriinaqalbiaadan5622 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa daawanay kan hoosow😢😢

  • @wllhurdaaye3515
    @wllhurdaaye3515 3 ปีที่แล้ว +2

    Nio san ku tagerayey wan daley maxaa iledhy@hossow

  • @mahamednuuraani6112
    @mahamednuuraani6112 2 ปีที่แล้ว

    56:02 wallhi waa fara taag 🤐🤐🤐🤐🙄🙄🙄🙄🤢🤢🤮🤮😬😬😬😬😰😰😰😰😱😱😱😱😱😱

  • @saking788
    @saking788 3 ปีที่แล้ว +7

    القدس_عاصمة_فلسطين

    • @hafsaisse6476
      @hafsaisse6476 3 ปีที่แล้ว

      Lkn dhowr jeer kuso celisey wll ma inaga ku heysana falastin khudus😅

    • @saking788
      @saking788 3 ปีที่แล้ว

      @@hafsaisse6476 hhhhh

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha keep going walkey wan uxisay

  • @mizbahqalbi8415
    @mizbahqalbi8415 3 ปีที่แล้ว +1

    Abti mcn welcome back 🤴👑

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    WLHI BARNAAMIJ AAN XIISEEYO AYUU AHAA🥰

  • @shukriabdirahman2329
    @shukriabdirahman2329 3 ปีที่แล้ว +2

    Finely I finish watching San Tell ufirinayay gabadheyda wajiga iga xagatay hhhh am feeling sad for that mother sida u nagtisa oga dortay

  • @hodanahmed8961
    @hodanahmed8961 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back brother ❤

  • @sabrinasocial9461
    @sabrinasocial9461 3 ปีที่แล้ว

    Thsnks walaal madaama aa barnaamijka horay nooga bolowday

  • @nasromumin2027
    @nasromumin2027 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh hosow pro waa madow yahay 😂😂masha alah origenal👍👍

  • @hodanabdi9602
    @hodanabdi9602 3 ปีที่แล้ว

    Yes wanka helaa barnamijkan wana u xisay thanks wll

  • @ruweydoali286
    @ruweydoali286 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walalkeey 👍

  • @holacjacayl2896
    @holacjacayl2896 3 ปีที่แล้ว +2

    Marlabad baad nosogalisay wll qaali

  • @abdallaabdulkadir9203
    @abdallaabdulkadir9203 ปีที่แล้ว

    Sxp awe barnamishkan ❤❤❤ waad iskadeyse

  • @umuzodra2521
    @umuzodra2521 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll video alarm aya soogelisyr

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend Hossow is come back 😘🖐

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend keep going brother hosow

  • @iqtuushcali1973
    @iqtuushcali1973 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going hosoow big fan

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa fiirsanay watar miyaaa waxaaan firsanay leewaaye niyow

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsinda hosow pro muqaal xiiso badan wiiye

  • @jantta-official
    @jantta-official 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxb caadi usoodaa daa ha jarjarin plz

  • @abdisamadaliwarsame9221
    @abdisamadaliwarsame9221 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan intu kasocda anka qeebgalee bro

  • @habsomohamud2805
    @habsomohamud2805 10 วันที่ผ่านมา

    Barnaamijkaan ad bu xiiso uleyahay 😂

  • @aishamohamed9323
    @aishamohamed9323 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan uxiisay walhi 🥺🥺

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว

    Wan daawany gabdhan mar horw hosow pro wll mise na qaldan

  • @maslahabsh5372
    @maslahabsh5372 3 ปีที่แล้ว +2

    Like 800 Anaa Dhac Ku Siiytey Hossow Pro 😍😍🥰🥰

  • @engazaad8760
    @engazaad8760 3 ปีที่แล้ว

    Kabtan hosow barnamijkan wan ka helay inoso badi mahadsanid

  • @hooyocusub4776
    @hooyocusub4776 3 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarig my brother

  • @axmedmamow6934
    @axmedmamow6934 3 ปีที่แล้ว +1

    kan wa dawane qoftan wey dhaceysa isla adiga inoso gudbiyay

  • @naimaomar7865
    @naimaomar7865 3 ปีที่แล้ว +4

    Haa wlhi qebtan ugu qatar saneed😁😁😁😁😁😁😁🤣

  • @Nimom6049
    @Nimom6049 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan jeclan lahaa in somalida looso saro barnamishkan waliba faraxyada wayo ayaga ayaa khiyama badan inoo qabo barnamishkan🤣🤣

  • @halimoabdulihiadan4400
    @halimoabdulihiadan4400 3 ปีที่แล้ว +2

    This marriage is going dawn
    Maney is really evil when you got it this way because you heat the one u love

  • @akshu.abhira
    @akshu.abhira 3 ปีที่แล้ว

    Waa fiirsane barnaamijkaan mid cusub keen

  • @nasromumin2027
    @nasromumin2027 3 ปีที่แล้ว

    Waasugi la ahay kuwa cusub 😍🥰🥰

  • @ruushjangow498
    @ruushjangow498 2 ปีที่แล้ว

    HOSoW pro.. Gaaladan dhaqan ka xun leh intaan soo qadaneysit ma waxaa weyday wax wanag ah... Tan labad Mar walba maa tirahtit illaah naga dhigay islam ee nasiiyay dhaqan wanagsan leh

  • @maxedcalicawad9247
    @maxedcalicawad9247 3 ปีที่แล้ว +2

    Horay ayaan ufiirsanay ee maxaa ugu soocelisay

  • @naasiryare5073
    @naasiryare5073 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow noso badi adigo mahad san

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 ปีที่แล้ว

    You back am back😍😜

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 3 ปีที่แล้ว

    Waan u xiisay barnaamijkaan wlhi lkn horaa u fiirsanay intaan dhan see cml

  • @maryamamohamed3897
    @maryamamohamed3897 3 ปีที่แล้ว

    par namish kan hoosha ku qabta noso badi 🙌

  • @shugridaimond8456
    @shugridaimond8456 3 ปีที่แล้ว

    barnaamij loo xiisay qaasatan ani lkn kan waa daawaney see cml hosow pro isla channel ka kadaawadey

  • @laylomaxamad4770
    @laylomaxamad4770 3 ปีที่แล้ว

    Warniyahoow waadnugusoocelisa wax cusub keen

  • @CabdullaahiMaxamedAxmed-ef3pr
    @CabdullaahiMaxamedAxmed-ef3pr 11 หลายเดือนก่อน

    Hosow qosolkada iigu daran ragga adaba ugu qosolka kudishy

  • @hananhamze8712
    @hananhamze8712 5 หลายเดือนก่อน

    Reaction-kaga aba qosol eh iyo qosol gariirka aa qoslesid 😂

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 3 ปีที่แล้ว

    Kan waan araknay long time

  • @halyeey2088
    @halyeey2088 3 ปีที่แล้ว

    Barnamijkan soo wad saaxib

  • @hefaguedi8784
    @hefaguedi8784 3 ปีที่แล้ว

    Kani waan dawanay soo ma aheen osmanow

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif4190 3 ปีที่แล้ว

    Best one hosow

  • @abshiro72ziyad61
    @abshiro72ziyad61 3 ปีที่แล้ว

    islamahan wlle waa inkaar mid wanagsanba kuma jirtee

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa5195 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxa Nabiga ugu qaraba neysin maa dantina kahadashiin

  • @Khalid-lb6hn
    @Khalid-lb6hn 3 ปีที่แล้ว +2

    wah filim hindi miyaa 1saac😂
    Hassow hanawaalin😂

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 3 ปีที่แล้ว

    Wll hasow horaad u soo Gudubiysa miyaad ilowadiye kuwan