Maxkamad | SHEEKADAAN SHEEKO IIGA NAXDIN BADAN KAMA HADLIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 405

  • @kawsarcabdi9532
    @kawsarcabdi9532 3 ปีที่แล้ว +93

    Barnaamijyo wanaagsan waxna laga fahmi karo baad soi deysa waa cashar aad ugu tala gashay aduunyada waxa ka jira inaad bulshada uga faa iideyso ogow waxaan waxba laga dheefin ayaa dhaqaale lagu bixiy maantadan aynu joogno musal salo marakan xataa waxbarashadi ay ku luntey

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 ปีที่แล้ว +86

    ilaheygi Muslim igadhigay Aya mahadle I love you Hoyo😭😭

  • @abdirahmaansheebe6723
    @abdirahmaansheebe6723 3 ปีที่แล้ว +37

    Gaaladu waxaasay korsanayaan baL Alxm ilaahow adaa mahad iska leH oo MusLim inaga dhigaY ☪️ 🕌 🕋

  • @najmasiciid7600
    @najmasiciid7600 3 ปีที่แล้ว +33

    Illahay gii Muslim naga dhigaa mahadle hoyo mcn illahayow nodaa intii dhimatayna unaxariisto amiin 😔

  • @Adit_Ismo
    @Adit_Ismo 3 ปีที่แล้ว +25

    Marka ay maskaxdada kuso dhaceso in diintena islamka ay tahy dimaha kle diinta ugu fcn mxa yelay hoyadi ku dhashay maxkamad la kor subaxana laah islanimada allow nagu dil🤲

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +24

    Alxamdulilaah ilaahey ayaa muslim naga dhigay wlh waaridkey waxwalba ee igu sameeyaaan inaanan ladoodin karin alx ilaahey ayaa mahadaas leh 🤲
    My mom kumaba sii jirto💯🥰

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 3 ปีที่แล้ว +15

    Ala hoyadey maxan uxise laanted wa abaar lajoged araan waye😘galado daqan xumadi maanta mawaxey jogta hooya idhibte wale hooyo qof madibte wa naxaris aan laogen😭

  • @hayatabdalla6389
    @hayatabdalla6389 3 ปีที่แล้ว +14

    Markii hore wankaa murgi jiray wayoo qof video yaashiisa dhan ooo hit ah aaa 4k 12k ku fiirsan jirtay malmahaan waxaaan arkaa 87k 112k Zaiiiid ufarxay sida inaa you tube leeyahay markii hore wankula joogay maku cidlenin hadana waaan kula jogaa M.a alllh ku sharfo walakey 😭💙❤️💙❤️💙❤️❤️

  • @abdirahmanfarah3525
    @abdirahmanfarah3525 3 ปีที่แล้ว +27

    Ilaahay diinta islaamka nasiiyay aan kumahdino wll keep going hosow

  • @kingjacfarjacfar7181
    @kingjacfarjacfar7181 3 ปีที่แล้ว +19

    Xuriyada la sheego ma tanbaa in hooyadaa saan loo la tirsido سبحان الله

  • @sumayaahmed6445
    @sumayaahmed6445 3 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi ani maalintee hooyadey iga maqan tahay guriga nuur iimaba laha kwrma hee
    Hooyo walbo illhey janada hageeyo

  • @xayaatcabdullaahicali2941
    @xayaatcabdullaahicali2941 3 ปีที่แล้ว +60

    Waan kahelay barnamiyadaada 🥰sawabto ah TH-cam berada somali dhamantoda waa isku mid lkn adi kubagag wey kdubanyahay horey soco wax cusub laimada

    • @sadiokulane5914
      @sadiokulane5914 3 ปีที่แล้ว +1

      Nosobadi plz

    • @roodasalaadsaalax970
      @roodasalaadsaalax970 3 ปีที่แล้ว

      Hooooosooow

    • @axmedmamow6934
      @axmedmamow6934 3 ปีที่แล้ว +1

      aniga na adiga ka heley kwrn hadi somalida ku deysadan e samestan mise naagta garsorada qabilke laga dhigaa ma lismarayo

    • @safiyokadiye1501
      @safiyokadiye1501 3 ปีที่แล้ว +1

      M a aĺah ku dhowro ilxun kuma aragto

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 3 ปีที่แล้ว +26

    Zxpow anigu Barnaamijka The Moment of truth aan aad ugu xiranahay kaas Noo soo badi👏

    • @hh-qj5zi
      @hh-qj5zi 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan 1subscribe ii saar

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa an ku jeclahay youtobe kada waxa waye marka kowad codkaada fasiix meesha aad fadhiido oo ah nal yar oo indhaha u fiican waxkasto aad so duubto intaan ka fiirsaday walahi waa masha allah wana kaga mahad celinaya

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 3 ปีที่แล้ว +12

    barnaamijka run iyo been kanaaba ka xiiso badan wlhay kan bal noso badi wll osman🙃🙃👍

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed8817 3 ปีที่แล้ว +8

    Waan ka helay wlhi muqalkaan waa case hadee dhacday xitaa si toos ah loo xaliye waaw keep going wll Hosow I like it

  • @hefaguedi8784
    @hefaguedi8784 3 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi anigana hooyo la'aanta ayan cuqdad ka qaday iyaaduna way ka rooraysa 😢ya rabbi u naxariso hooyaday iyo hooyo walba

  • @kamela775
    @kamela775 3 ปีที่แล้ว +2

    allahu akbar masha diide inay labo ka badan dhalin wayo sabab la iskugu dhibo maba taalo balo ku dacwaynayso

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille7203 3 ปีที่แล้ว +3

    Subaxan Allah Allah hooyo xafido hooyo waa qali 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @somalilive146
    @somalilive146 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaalaheyga soomaliyed ilahah dartisa 1kun iku gaarsiya ilahay hamigada haku rumeeyo adi iyo waalitiintada ilahay janutul fordooso haku su

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 3 ปีที่แล้ว

      Wanku saari adna iso saar

  • @naturallive8867
    @naturallive8867 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal somaliyeey qofka sida ino mudadalinaya marka dawano like ma iska saartan

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 2 ปีที่แล้ว +5

    hooyadan aan bilawgii u haystay mama qalafsan waa qof wanaagsan cos gabadheda 14 kudhashay oo ay asturtay hadane ilmihii ay korosay😢

  • @dhalinyaradaxaafada9544
    @dhalinyaradaxaafada9544 3 ปีที่แล้ว +2

    Alx ilahey ayaa mahad iska Leh oo muslim iga dhigay qof aan ku doorsanaayo dunidaan ma jirto hooyadee mcn ilahey ha ii dhaafo

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaa barnaamiij aaad uu caajiib ah Walalo, waan kugu xidhanahay oo aan wada dawadaa waxaad soo galisidba fikir aaad uu heersaraye oo aan hore bulshada somalida lagu arkin baad la timid 👏👏 hore uu soco noo soo badi inshallah.

  • @bishaaromustaf8141
    @bishaaromustaf8141 3 ปีที่แล้ว +12

    Hoosow wllow markaad yaabtid aan jeclahey oo hey aa dhahdid🤣🤣🤣🤞

  • @abdurahmanrashka841
    @abdurahmanrashka841 3 ปีที่แล้ว +7

    Sxb hosow barnamijkan aad ayan uxiiseyaa marka sxb horay usoco sxb
    Tankale waliga haka dalin barnamijkada ama go aankada iyo hiigsigada
    2021
    Marka sxb anakane garabkada ayan taganahay

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 3 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilah aanu wadankayaga hooyo ku noolnhy aananu ubadka ku dhalnay wayo tano kaley ku dayanayan

  • @dekayoussouf9435
    @dekayoussouf9435 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw wanka heley barnamishadaada hn Merci

  • @qali5586
    @qali5586 3 ปีที่แล้ว +2

    Balo idin dhibsatay dheh alla gaala alx cala nicmatil islaam 🤲🏽🤲🏽

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosol iyo qiiro thanks bro

  • @cabdixamiid8837
    @cabdixamiid8837 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta pro maxkamadan dawlada maaleh mise waa mid dadka ay iska soo koraan

  • @ciroolelumay7671
    @ciroolelumay7671 3 ปีที่แล้ว +8

    Hosow bro barnamijka :you are not father
    Noo soo baar waku sugeena team hosow youtube

  • @zilfahsaid786
    @zilfahsaid786 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilahow anan hooydy kacarrin
    Zubxnllh
    🙄😪🥰

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +5

    TEAM Hosow Pro waalaydin Salaamay✌

  • @moomomomoo7286
    @moomomomoo7286 3 ปีที่แล้ว +3

    The moment of truth noosoo gali😵 noosoo badi 😑😑

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 ปีที่แล้ว +2

    I love you Hooyo macan💖💖❤️😍😍😍😶

  • @hamdasheikhahmed3137
    @hamdasheikhahmed3137 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekoyinka maxkamada noo so badi walaal

  • @ubaaxcirashid5009
    @ubaaxcirashid5009 3 ปีที่แล้ว +1

    Inalilhy wa ruuun bis.ilh

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 3 ปีที่แล้ว +1

    Waana jeclaystay like na waa dhahay waana dhamaystay wliba waa ku ceshanayaa illaa iyo hadda waa yaabanahayee

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllky hosow guul wacan insha Allah best reaction I have ever seen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan ooyey alxamdulaah cala nimcatil islaam illaahaw awlaada noo haji inta barnaamij daawanayey waa kii iigu qiiro badnaa mhd sanid hosow

  • @AhmedMohamed-tg6tk
    @AhmedMohamed-tg6tk 3 ปีที่แล้ว

    Aniga arkay nin aan isla
    shaqeyno & wilkisa aan isla hadlin waliba is caaya yurub waa Ay ka jirta ogada umada somaliyed diinta islamka ah aya badbadisay Alhamdulilah hooyo&Aabo Baari u Noqda hosow mahadsanid bro

  • @feysalabdiwahid8223
    @feysalabdiwahid8223 3 ปีที่แล้ว +3

    MAASAHSA ALAAAH

  • @kamaalhashi1204
    @kamaalhashi1204 3 ปีที่แล้ว +13

    Walaalkey Osman Hossow waxan ku weydiinaya maxkamadan Ma mid legal ah oo waxay go'aamiso xabsi miyaa lagu muteysanaya? Maadaama go'aanadeda la dhaqan geliyo. Mahadsanid.

    • @hh-qj5zi
      @hh-qj5zi 3 ปีที่แล้ว +4

      Wll wan ku barya ha iga xasdin 1 subscribe

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan hestaa gabar yar oo 9 years alx waxay barata school wlahay wan ka daba tagaa qan idha idheeya wayo gabar tayda marabo inan wal wal dareemo lkni ma daresinyo gabar tayda yar ilahow no xifdi yaa allah

  • @sharmabashir5108
    @sharmabashir5108 3 ปีที่แล้ว +1

    wcs wllky osman xaqiiqdii waxaad walaalahaaga soomaliyeed u soo gudbisaa barnaamijyo macquul ah oo aan wax ka baran karno nolosha reer galbeedka mahadsanid wll qaali ah horay u soco

  • @nuurnuurhanad908
    @nuurnuurhanad908 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa igu fiilan inaad somalitahay nolow geesi hosow bro ❤❤❤magacaygu ayan wllo wanku wataa

  • @najiib8454
    @najiib8454 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks u My bro keep Goin to 1m insha Allah 2022

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb Marka gabar 15 jir ah ay hooyadeed ka dooneyso xorriyad, waxaa jirta xeer u yaala maxkamadan sirta qoyska ayaana la soo bandhigaa.

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar gaalaa layaab badanaa😭💔

  • @Ayaanlemedia
    @Ayaanlemedia 3 ปีที่แล้ว +2

    Hey you.
    Yes you.
    Stop reading the comments.
    You matter.
    You are loved.
    i don't even know you, and I can tell you that you are amazing🥰

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 3 ปีที่แล้ว

    Bisinka diin la aantu xumaa alxamdulilaah calaa nicmatul Islaam

  • @fathiali4949
    @fathiali4949 3 ปีที่แล้ว

    Horta badi wan arkay galaadaan mar wlbo Dadka iney qanciyaan e hoyadod dhashay qalbiga uga dilaan manta hdaa Somali nahay 12jirkeena lama dhihi karo hoyada baa saasa hadi u iska celin Karin dhagax bu ku dhufanaya halka 15 jirkeena hadi hoyadis ay San jclan zxibadis u ogyhy iney run thy balse hoyadis tartib u dhahayo hoyo Mahan sana jirto hadey ku si dhahdana katagayo saxibadis ilen wuxu oghy caqliga io diintiisa u shegeen in ay hoyadu ka muhiim santhy wax walbo hadii xataa u arko in hoos laga ximaayo wlhi inu qof Somali 15 muslina hoyadisa waxba usan uqabsanen u iska indha tirayo alxmdulilah càlaa nimcatul islaam🤗✌

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว

    10:33 teenage think they everything...she can't go college without prove her mother income if she under 25 yrs old or she got pay cash ...that mother power...may Allah bless my family .
    My teenage n me fight too like this mother n her daughter. ... Thx for sharing i learn a lots of this case ... put Let It trust on the kids and put Faith in Allah hand what is happening it will happen... Mother can't avoid it to Destiny of they kids .. Yes we mother we over worry small thing

  • @warsanmaxamud5445
    @warsanmaxamud5445 3 ปีที่แล้ว +1

    Machaa allah wiilkam wlhu waan ka helay talooy8nka uu bixinayo

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my bro hosow 😍😍😍

  • @saadohassanahmed9836
    @saadohassanahmed9836 3 ปีที่แล้ว +2

    Awww thanks you madama codsigeyga at i fulisay Lkn

  • @Mabule33
    @Mabule33 3 ปีที่แล้ว +4

    Waad ku mahad santhy sida aad aduunka noola socodsiso👍🥰

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi hoyo waa hoyo gabadheda markay 14jir ay ilmo ku dhashay si ay ilmahas udayacmin aba dhib ugu iman gabadha ayay ayadu ukorisay ogana dhigtay in ay ayadu dhashay ilmihii hadane waxay ka fakaraysaa in dhibkii kudhacay gabadheda aysan ku dhicin gabadhay dhashay subxanalaah walahi waa arin culus dhanka kale gabadha yar ee ayayded uhaysatay in ay dhashay maxay daremi kartaa markay maqasho arinkan

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku taageeraa wlky keep goin mar kasta

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnks sxb way dhici kartaa tan lkn way xanun badantahy wllhi

  • @cabdiraxmaanwiser1489
    @cabdiraxmaanwiser1489 3 ปีที่แล้ว

    Sxp mcn moment of truth no so badi pls adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @AhMed-qw2hi
    @AhMed-qw2hi 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Soo badi iyo showgii kale fashilaada waafani sxb hore usoco anagana like iyo sheer waa dhan keena

  • @hodanahmed8961
    @hodanahmed8961 3 ปีที่แล้ว +2

    qeybti kale part 12 so gali dhaqso brother 🙏

  • @zeinabadoche1832
    @zeinabadoche1832 3 ปีที่แล้ว +1

    wabaa yabeey inalilaa yaa biskaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 ปีที่แล้ว +1

    Okay

  • @ikraanmaax8260
    @ikraanmaax8260 3 ปีที่แล้ว +1

    Noosoobadi muuqaalada wllo kaheley wlhy😍😘adoo mahadzan

  • @lulitaamohammed4829
    @lulitaamohammed4829 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow,😱 😱😱 we need more 🤗

  • @jasminsalad4484
    @jasminsalad4484 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal mar aan dawaday showgaan runtii waxaan u maleyey in uu yahay fixed lkn hadana run ayuu ila ekaatay ma aqaan lkn Ilahay ayaa naga og

  • @armaan9738
    @armaan9738 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow pro legend 👑

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 2 ปีที่แล้ว

    Asc zxb mcn abaheey ficnalaheed ayaa San cml kusameenlahaa maxkamad lafulilahaa

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 3 ปีที่แล้ว

    Dar alle kuu jeclahy wallkay hosow famil kaga alle haku xafido♥️❤♥️❤👍👍

  • @xamdixuurshe9945
    @xamdixuurshe9945 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 3 ปีที่แล้ว

    Lkn zhp hosow pro maxad kan part ugu samayn wayday ?ileen waxkasta oo socda qaybaa loosameeyaaye .

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 3 ปีที่แล้ว

    M.a walkay hosow waxaa marwalba kadalin barnamijyadada quruxda bdn aad nala wadagtid thanks wlkay mcn hormar wngsn ban kurajynaa🙏🙏🙏

  • @cabiirkhadar9931
    @cabiirkhadar9931 3 ปีที่แล้ว +3

    alx ilahay muslim iga dhigay oo walidka dhagaha loo rariciyo🥰 nala faray hooyo qalbigede alle og🥺😭

  • @habibaged6855
    @habibaged6855 3 ปีที่แล้ว +3

    This girl is crazy

  • @idilaqurane7533
    @idilaqurane7533 3 ปีที่แล้ว

    Haa walh anaab naxay wany.dhacdaa wll waad ku mahdsanthy

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks hosow 😍❤️

  • @shadiamohamed9101
    @shadiamohamed9101 3 ปีที่แล้ว +1

    First one team hosow one love ❤️❤️❤️❤️

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 3 ปีที่แล้ว +2

    The first one Hosow pro❤

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +5

    zhp barnaamijkii is fashili lacag datreed baan sugayey 💔

  • @hareed7179
    @hareed7179 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going bro🤗🙏

    • @hh-qj5zi
      @hh-qj5zi 3 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan 1 subscribe iis saar

  • @skills2024
    @skills2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro noso badi videoyada sidan o kale ah thank you

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 3 ปีที่แล้ว +1

    Inay gabadha yar sheekada lasocotay oo ay hooyadeed kasoo dhaadhicisayna waa macquul balse ay tiri aniga ayaa maxkamada kahor qiranaya inaan kudhalay ee waxba haka hordhicin taasina waa macquul siday ila tahay 😊

  • @bisharoilmi6481
    @bisharoilmi6481 3 ปีที่แล้ว

    wlhi kama dalo inaa firsado. wallal hore u soco. inoo soo badi

  • @bahjabbahja2203
    @bahjabbahja2203 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so much

  • @Simranibraahim789
    @Simranibraahim789 3 ปีที่แล้ว

    Baranamijyo wngsn ayad kenty wn jeclhy really keep going my brother 💯

  • @idmanshariif3157
    @idmanshariif3157 3 ปีที่แล้ว +2

    Walle gaal faido mleh alxm ilhey diinto nasiiye alxm

  • @abdifitahyare8820
    @abdifitahyare8820 3 ปีที่แล้ว

    Thank you bro hosow

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Barnamijkan waku qosla marka dawanayo Tv italian ah ayaa laso daya suxab wliba Mhdsnid wllky

  • @naimoabdi4582
    @naimoabdi4582 3 ปีที่แล้ว

    Wn la socda barmamijkan keep going bro thank you 👍

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว

    14:55 true well said

  • @najmoali8202
    @najmoali8202 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid Wll sidaa marwalbo codsiyadeena u aqbasho 🙏🙏🙏

  • @Cristiano9s6b
    @Cristiano9s6b 3 ปีที่แล้ว +1

    Hossow pro thanks walalka

  • @yahyecarab1702
    @yahyecarab1702 3 ปีที่แล้ว

    Cismaan Hosow pro waa youruberka kowaad een daawado keep going

  • @KadisMedia12
    @KadisMedia12 3 ปีที่แล้ว +5

    ᴡᴀʟᴀʟᴀ ʏᴀᴀʟ ᴄɪᴅɪɪ ᴀᴀɴ ᴛᴜᴋᴀɴ ʜᴀsᴏᴏ ᴅᴜᴋᴀᴛᴏ
    ɪ.ᴀ❤️

  • @ayaneycadey6575
    @ayaneycadey6575 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going Wall 🙏

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha keep going walkey

  • @rothamohamett1631
    @rothamohamett1631 3 ปีที่แล้ว +15

    Go forward wlal Hozow