Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • muuqalkan waxa aynu ku wadaagi doona update cusub oo lagu sameeyay aalada bard ai. bard ai waa aalad artificial intelligence ah oo shirkada google soo saartay, aaladan oo shirkada google kula tartamayso aalada la yidhaahdo chatgpt ayaa update ay ku samaysay shirkada google, waxaana muuqalkan aynu ku eegi doona sida aalada bard loo adeegsanayo, farsamooyinka iyo featureska ay shirkada google kuso kordhisay iyo wixi xoga ah ee muhiima ee ku saabsan aaldan.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Google Bard AI Update Ka Bogo dhaman farsamooyinka lagu so kordhiyay aaladan • Google Bard AI | Aalad...
    NewBing | Aalad Wax ka badashay Marki uhoraysay Sida internetka Wax Looga Raadiyo • NewBing | Aalad Wax ka...
    ChatGPT Aalad Wax ka Badali Doonta Adeegsigaga Internetka (Muuqal Dhamaystiran) • ChatGPT Aalad Wax ka B...
    Aaladahan AI ah Waxa Aad ku Edit Garayn Kartaa Muuqalada, Sawirada iyo Codadka Xirfad La'aan • Aaladahan AI ah Waxa A...
    Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka • Digital Marketing Cour...
    Canva Course | Baro Graphic Designka Iyo Digital Marketingka Adigo Adeegsanaya Aalada Canva • Canva Course | Baro Gr...
    Course Dhamaystiran: Video Editing - Sida Video Loogu Edit Gareeyo Camtasia Bilaw Ilaa Dhamaad • Course Dhamaystiran: V...
    Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
    Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
    Crash Course | Sida Wax Loo Desing Gareeyo Sawirna Loogu Edit Gareeyo Aalada photopea (photoshop) • Crash Course | Sida Wa...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414

ความคิดเห็น • 7

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco Ustaad

  • @F-PShow
    @F-PShow ปีที่แล้ว +1

    ustaad update ka ay samay say youtupe ee 1,000 subscribe in ay ka dhigeen 500 oo subscribe, watch time kana 3,000 wadama dhan miyaa ka faaiidaysan kra mise wadamo kooban baa loo ogolyhy shuruudahaas ado mhd san ustaad jawaab iga sii hada muqaal ka soo samyn kartana waa okey

  • @jamamohamedhirsi6804
    @jamamohamedhirsi6804 ปีที่แล้ว

    Teacher is good

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 ปีที่แล้ว

    Macallin halkeen kaala soo xidhiidhaa su'aalo yar oo igu taagan baan wataaye?

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +1

      Whatsapp numberkena muuqalka qaybtiisa hoose yaala inagala soo xidhiidh wll

  • @Ahmed_Bawana16
    @Ahmed_Bawana16 ปีที่แล้ว

    Sxb anoo IPAD isticmaalayo you tuber ma noqon karaa 😮plz vido iiga soo samee