Digniin ha daawan 😱 Dad Qa*l Germany 🇩🇪 Hiliblihi Barlin 😭😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว

    Allah bisinka😢😢😢😢

  • @Muna4r-
    @Muna4r- ปีที่แล้ว +1

    Asc ukhti fatma muna waxan ka codsanya inad marwaliba codkaaga sidan kor ugu qaado waayo anoo shaqaysanya Ayaan qisaskaga dhagaystaa mararka qar si fican um maqlo ano qadada karinya ano dhar maydhaya ano caruurta cuntaysiinaya mahadsanid

  • @nboss8028
    @nboss8028 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Wajigiisa ba mujrin u eg subxaanalaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn faatima muna waan kusalaamay inbadan

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah 😢😢😢😢😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamay fadumo waa qof wanagsan ❤❤❤❤❤

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 ปีที่แล้ว

    Acowdubillah minashaydaami rajiim jiinkii ku jiray ayaa nool miyaa ilahayoow naga badbaadi

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว

    Faduma muna arin aad iyo aad u cabsi badan alhamdulilaah waxa ku faraxsanahay in dadka muslim ah aysan hilib ka gadan meelaha hiliblaha gaalada

  • @HiboSalad-rr3ow
    @HiboSalad-rr3ow ปีที่แล้ว

    Asc abaayo fadima

  • @xamdibootaan4019
    @xamdibootaan4019 ปีที่แล้ว

    Asc fatima muna ❤❤❤❤❤ illahey dartii ayaa kuu jaclahey walalo

  • @nia8672
    @nia8672 ปีที่แล้ว +1

    Salamad najayna. SubxanALLAH
    Waxay imika somalida Germany daagani isuu gawracdo waxi kabaxay ee magalada ku hadhay somalida dagan ayuu kujiraa. SubxanALLAH. Fiishii

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 ปีที่แล้ว

      Ben mahin wadankaas waxba ka qaldan sanad walba sidaas ayay isku dilaan

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 ปีที่แล้ว

    Walalo waa qiso yaable🌹🌹🌹🌹 Fatima Muna

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah

  • @salmaabdi3611
    @salmaabdi3611 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi maamo ❤fav channel

  • @nimohusein3225
    @nimohusein3225 ปีที่แล้ว

    Allah kanoo kale ina ma tuso

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalo qaali Waxa laga faa
    iidayaa in aan dadka layska aaminin aayar layska raacin xataa haduu qof wanaagsan kuula muuqdo ha aamin waxa laga yaba in uu kugu noqdo dadqal ama dadka ka ganacsada xubnaha dadka.
    Waxtigaasi waa horayxahayde hadabwaa akhiru saman qofna yaan la aaminin walaw caalimnabha u muuqdee.
    Qofkuu dani idinkala gasho meel publik ah hskugu waraysto rag iyo dumarba id jira

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 ปีที่แล้ว

    Asw, walaashey waad ku mahadsan tahay qisooyinka aad soo geliso, laakin dhinaca qoraalka Somaliga ayaan kaa saxayaa, markaa qorayso dad qal ama dil ha isticmaalin calaamadda * uma baanid in aad susha ka saarto, waxaa kugu filan in aad u qorto si sax ah oo ah qal ama dil, waad ku mahadsan tahay in aad i fahamtay

    • @Fatimamunaqisas
      @Fatimamunaqisas  ปีที่แล้ว +1

      Scw TH-cam ka ayaan ogolayn iriyada sabaabta wa in * lagu daro af soomaali ma aha arinku ee wa qawaaniinta TH-camka ma fahantay walaalo?! mahadsanid

  • @farhiyamohamed1923
    @farhiyamohamed1923 ปีที่แล้ว

    Fadima muna wllo qisoyinka dilka inagada wayo dadka yaryar waxy kudhaqmidonan isosceles qisoyinki dining aha

    • @springbutterfly_914
      @springbutterfly_914 ปีที่แล้ว

      Qisooyinkan la iskma dhageysto ee casharo ayaa laga bartaa every storyteller

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว

    Jini Aya kujiray malaha

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 ปีที่แล้ว

    Sheydaan baa galey, ayuu ka wadaa, acuudu bilaah

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 ปีที่แล้ว

    So badi waliba kuwa love crime ka ah

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    wuxuu uga jeeday jinbaa igu jiray iga xoog weyn oo dadka igu diray hadana i dilay oo iga baxay