DOOD KULUL NOOCAAGA KAMA HELO QOF IGA WEYN DOOQEYGA MA AHAN BIDAAR AYAA LEEDAHAY FIKIRKAAGA ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +335

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 ปีที่แล้ว +145

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤

  • @Izhwak
    @Izhwak ปีที่แล้ว +410

    GABDHAHAAN DOODAYA WLHI WIILKAA KA QURUX BADAN INTA IGU RAACSAN KAALAYA😂😂

    • @nalkanurka4528
      @nalkanurka4528 ปีที่แล้ว

      Ad iyo aad

    • @Hihi_Ahmed23
      @Hihi_Ahmed23 ปีที่แล้ว +5

      Gabadha indhahedu quruxda dumarka ma qabtaan keliya qurux da ninka uunba kugu socota sabab aan kula racno iyo mid aan kula yaabnaba mesha ma taala

    • @Izhwak
      @Izhwak ปีที่แล้ว

      @@Hihi_Ahmed23 wllo wiilka kuligood wey ku dageen isagnaana ka qurux badan😂😂

    • @farhiadirie2498
      @farhiadirie2498 ปีที่แล้ว +2

      Haa walhi aniga ayaa kugu raacasan inuu ka qurux badan yahay dhamantod walhi

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +1

      Aniga😂

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 ปีที่แล้ว +80

    " وفي آخر ليله جمعه من شعبان اللهُم إني أسألك أن تحفظ علينـآ النعم وتدفع عنآ النقـم وأن ترزقنـآ حلو الحياة وخير العطاء وسعة الـرزق وراحة البال ولباس العافية وحسن الخاتمـة🤲 "

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +254

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 ปีที่แล้ว +276

    Mahrez hadu joogo ma maqnaan kari 😂😂😂 team Mahreez ni aaway 😂😂😂

    • @basraashkir4041
      @basraashkir4041 ปีที่แล้ว +2

      Wa ikan 😂😂, Team Mahrez, Asaga daraadis udawanayaa.Mahrez is my fv 😂

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +77

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +54

    Waa habeen jimco aan ku salino nabigena suubanaheena نبي محمد صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰❤💖

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +246

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +145

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋☝️❤️

  • @asmafarah3222
    @asmafarah3222 ปีที่แล้ว +21

    Aniga totality hablahn loguma tala galin gamekan kuwii hore aan naqanay ayanu rabnaa guul asad hajio and team 27😊

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +19

    Ku saliya nabigeena suuban muxamed scw The Best berson ever The most knowledge aple and the most shine all created prophet Muhammad scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹🌹💖💟💖🌹 scw ♥️❤ please 🙏 hadhaafin walaal

  • @kingsamo10
    @kingsamo10 ปีที่แล้ว +126

    Kusali nabigena The best person ever The most knowledge albe and The most shine all created prophet muhammad (صلي الله عليه وسلم) ❤️🕋☝️🥺

  • @sagalabdinasirahmed6446
    @sagalabdinasirahmed6446 ปีที่แล้ว +110

    Hal mar aan ku wada salino nabiga scw

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 ปีที่แล้ว +24

    Hadaad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ♥️

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 ปีที่แล้ว +38

    #ليلةالجمعةالاخيرة من #شهر شعبان
    #يـــﷻـارب 🤲🕋🕌
    #اللهم إنها آخر جمعة في شهر شعبان
    ورائحه رمضان بدأت تفوح بالأفق💛
    #اللهم بلغنا رمضان أنا وجميع أحبتي
    #اللهم في آخر جمعه من شعبان بلغنا ما نود
    ونرجو واجعل لنا دعوة لا ترد وهب لنا رزقا لا
    يعد وأفتح لنا بابا إلى الجنة لا يسد💙
    وصل اللهم وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين 🤲
    #اللهم تقبل يا الله🤲.🌸

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 ปีที่แล้ว +108

    Mahreez legend & king ceyda & macalimow wan idin wataa guulesta 🔥🔥✊✊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +136

    Qof aan illaahey iyo Rasuulkisa aqooni Love kama rabo.😎

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 ปีที่แล้ว +76

    Mahrez is not easy Wllhi Legendnery waye ninkas 😂🤣

  • @Lakum100
    @Lakum100 ปีที่แล้ว +6

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @naruronalka
    @naruronalka ปีที่แล้ว +457

    Game kaas Gabdhahan maba ku fiicna wllhi😁 Amiiro io xidigta KL io ayaaniita teamkas ku heesana Dood marabno team27 hada nahe 😂😂😂

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 ปีที่แล้ว +10

      Benmahan gabdhahas Iyo wilasha is fahansan 😂lkn wilashan Iyo gabadhahan is mafahansano

    • @tigerisac
      @tigerisac ปีที่แล้ว +9

      Calacalka ha iska dyan wiilka musan ka helin

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 ปีที่แล้ว +4

      Haaa Wlhi kuwani waaba buuqlayaal 😒😒

    • @mushtaaqfarhan7937
      @mushtaaqfarhan7937 ปีที่แล้ว +11

      Koko io fawsia Arimaheena armaan kuwaas aa beelo ahaan la heyd

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 ปีที่แล้ว

      Hhh haaheey

  • @Fatima-vp9qc
    @Fatima-vp9qc ปีที่แล้ว +156

    Wilasha waa runtod qof aadan ku dooran lama doorto 👋🏿😂👍

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +89

    CEYDA, wa qofka kaliya ee qaraarsan, way iska muuqataa gabadha ayuu aflagaadeenayaa😅 gabadhaas waa geesi Ceyda wiilasha meesha ku tartantay midkoodna kama qurux io labis fiicna hadana inta badan magaca ayay ku doorteen last game lkn gabadha way iska diiday! 🚫

    • @luulaxmed6281
      @luulaxmed6281 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa gaagale

    • @taarikofficial6609
      @taarikofficial6609 ปีที่แล้ว +2

      ​@@luulaxmed6281 waa runtis

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +7

      ​​@@luulaxmed6281 ra'yigayga maa ka xanaaqee ama runta ayaad ka xanaaqee abaayadeey😅
      CEYDA waxba ma dhaamo wiilasha kale hadii la diidane yuusan qaraarin😊

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 ปีที่แล้ว

      ​@@taarikofficial6609 THANKS 😊

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 ปีที่แล้ว

      Inanta maxu sida dhan jacda ugu dhajinaa ish wilasha kle baba igala qurxoon 😂😂😂😂

  • @HAATEM88
    @HAATEM88 ปีที่แล้ว +22

    qof shaley doqeeda aan noqon wayay sidee doqeyga ku naqanee wayo ayadaba iguma qanacsane boys 💪

  • @alinoor7648
    @alinoor7648 ปีที่แล้ว +95

    Gabadha dharka cas waa hadal yaqaan, weliba dadka kle aragtidooda qiimeysa😍👌

    • @bushramohamoud6732
      @bushramohamoud6732 ปีที่แล้ว +3

      Wllo reer burcay uu tahy hadal

    • @pedri8963
      @pedri8963 ปีที่แล้ว +5

      Xagay katahay kaligeed inay Hadashay rabta cunsuriyad Xun

    • @bushramohamoud6732
      @bushramohamoud6732 ปีที่แล้ว +2

      @@pedri8963 caac way uu gadhay abti waa khayrkaa

    • @pedri8963
      @pedri8963 ปีที่แล้ว

      @@bushramohamoud6732 Maxad ka sheeken dee adigu adeer what is nothing hh

    • @bushramohamoud6732
      @bushramohamoud6732 ปีที่แล้ว

      @@pedri8963 hooyadaa iyo aabaha so way dii

  • @Taaxo-boy
    @Taaxo-boy ปีที่แล้ว +83

    Kusli xabiibkena mohamed scw

  • @crizaqjiqale2688
    @crizaqjiqale2688 ปีที่แล้ว +46

    Mahrez is The leGeNd❤❤❤😊

  • @HAMZEKAYNAAN
    @HAMZEKAYNAAN 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad

  • @kingamaal1871
    @kingamaal1871 ปีที่แล้ว +44

    Waaw nabiga ku sal scwi love iisaar❤❤

  • @jasminmahamed7538
    @jasminmahamed7538 ปีที่แล้ว +48

    Ramadan coming soon ilahay cafimad ha inagu gaadhsiiyo🎉❤

  • @saabirdhaqane216
    @saabirdhaqane216 ปีที่แล้ว +31

    King ceyda legend What a emotional damage😂😂😂

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy ปีที่แล้ว +2

      Sow maaha 😂 Calalcl badnaa qoftu

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 ปีที่แล้ว +6

    Mahrez waa legend Waa ku wataa Gar iYo gardaraba zhP naagahan baqbaqdaa Haya adaa ka quruxbadn M.a isho AllH haka Hayo qur,aanbku seexo bro

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +66

    ماشاء الله تبارك الله marez macalimow king ceyda ❤️🔥

  • @haykalmohameth2952
    @haykalmohameth2952 ปีที่แล้ว +197

    Inta musalsalka haboon ila daawata like saara 😂

    • @quruxlayda5426
      @quruxlayda5426 ปีที่แล้ว +2

      😭sorry waa dhamaad

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +3

      Maxaa dhib kaas oo dhan u mareysaa like isaar lee maa i dhahdid😄

    • @arraweeloennaupdy9316
      @arraweeloennaupdy9316 ปีที่แล้ว +1

      ᴊᴀH ᴄᴀᴡᴀ ᴡᴀᴀ ɴᴀGᴀ ᴅʜᴀMᴀᴀDʏ😢

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว +2

      Sowka dhamaday wll

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy ปีที่แล้ว +2

      Wuu nga dhamdy 🥺

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 ปีที่แล้ว +6

    Bisinkow gabdhahaan indhaha adag adag intee laga keenay team 27 hadaa nahay gabdho indho adag kuwaan ayaa nooga horeeya plz gabdhii hore oo xishood ka badnaa oo reer magaalka ahaa noo keena kuwaana naga cuna 😜
    Inta igu raacsan hoos✍🏼👇🏻✅🤔
    👇🏽

  • @mananamohamed
    @mananamohamed ปีที่แล้ว +10

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @andullahihussein5386
    @andullahihussein5386 ปีที่แล้ว +53

    Inta xayesinta ila nacde like saar🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏

  • @abdinasirsalah4819
    @abdinasirsalah4819 ปีที่แล้ว +50

    Waba so gashe ku Sali rasulka scw

  • @user-kw4rg4se9u
    @user-kw4rg4se9u ปีที่แล้ว +2

    Mehers wa qof iskukalsoon wayo kofiyad
    Wa uu xidhan karayay ,wan kuwataa legend, adiga kawada quruxbadan nagahab

  • @mahamedali7198
    @mahamedali7198 ปีที่แล้ว +2

    Sunadaa kaa muuqato sxb ee haku mashqulin gabdhahaan qararsa❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +58

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 ปีที่แล้ว +25

    War inta paysi iska dhafisay 😂😂😂like ta

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 ปีที่แล้ว +19

    Old is a gold wlhy gabdhihii hora top ahaa Amira hafsa ayaniita iyo xidigta nagada kuwaan😂😂😂😂

    • @MohamedAmin-ky3qn
      @MohamedAmin-ky3qn ปีที่แล้ว

      Kkkk Haaa fooolxumo Miiidhan Oo doonaysa in qasab lagu doorto weeye oo xuuro caadiya ah

    • @wllzhaaruuyare5944
      @wllzhaaruuyare5944 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 kuwaan indho adeed casri ah ayay bilaabeen wlahi waagii dugsiga soo xasuustay hal gabar hadaa fiiriyo dood iyo iswaaqid nolosha dhanaa u nici jiray gabdhii hore ku leh amiiro ayaaniita old is gold

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAmin-ky3qn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya ปีที่แล้ว +112

    Waa caadi waadka arsatay this is a game admit it bro😂😂😂😂😂 qalad maahan inad kaarsato kkkkkk saasa lagaraba qof shalayto ku disrespect gareeyay xitaa haduu Waxa game yahay markiisey kajarantahay cabsicabsi waaye gamekan walahi geesiyal batihin 😂😂😂😂keep it up ❤❤❤ waigusocda warkan
    Ya ilamid ah farta sootaaga 😂😂😂

    • @zuwaydasiman
      @zuwaydasiman ปีที่แล้ว +4

      Anga aarsiga waxaa iga daran nago lagawada qurxonyahay oo indha adeeg ladoodaya😂😂😂😂

  • @yaxyeibrahim7343
    @yaxyeibrahim7343 ปีที่แล้ว +30

    9:06 cayda emotional ayuu ku riday qoftaas 😂😂legend

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +5

      Ceyda wa qofka kaliya ee qaraarsan, way iska muuqataa gabadha ayuu aflagaadeenayaa😅 gabadhaas waa geesi Ceyda wiilasha meesha ku tartantay midkoodna kama qurux io labis fiicna hadana inta badan magaca ayay ku doorteen lkn gabadha way iska diiday! 🚫

    • @kiinhajji6899
      @kiinhajji6899 ปีที่แล้ว

      ​@@kaliforce7130 shamso weykugu dhacday sorry yaqeee😅😅😅😅

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 ปีที่แล้ว

      @Kiin Hajji gabadha CEYDA diiday ayaa NO-da ku horeysay!
      Isagana aarsi ayuu ahaa oo wuu qaraarsanaa!
      Waliba qaraarka aflagaado ayuu ku darsaday!
      Isku soo wada duub waxaan waa cayaar ayagana yarkaas naafada ah TH-cam-kiisa ayay ukala kicinayaan oo kaliya! That's it.

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว

      Wuu qararsan yahya wacelka keyda😂😂😂

  • @cumarxasan8741
    @cumarxasan8741 ปีที่แล้ว +40

    KU SALLI NABIGEENNA MUXAMED SCW , KA dipna like saar 🥰🥰❤️💓🥰🥰

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 ปีที่แล้ว +11

    Arinkan in aan wax ka dhahaa rabaa weliba qof aan weli ugu hadlin balse qarash kama rabo Arimaheena 1 M soonka gaarsiiya❤markas qoralka soo qoraa aqrista

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 ปีที่แล้ว +5

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 ปีที่แล้ว +59

    Asadoow ramadanta ada no maqan fikrado cusub la imow maalin wlbna hal video noso dhig wllhi waku wadana ramadanta adi maahe cid kle kuma xirnanayno 👍

    • @wardaabdi9708
      @wardaabdi9708 ปีที่แล้ว +6

      Bisinka wllshey ilaahey ku xirnoow hee maxaa video kuu tari

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh adaa noo maqan kulahaa waa bil cibaado yaray😂

    • @mohamedise6864
      @mohamedise6864 ปีที่แล้ว

      Asad

  • @Ahmed.alpha.1
    @Ahmed.alpha.1 ปีที่แล้ว +42

    RUUXII UGU FADLIGA BADNAA EE ADUUBKA SOO MARA WAXA UU AHAA NABI MUHAMMED [C.S.W.M]♥️

  • @footballchannel2457
    @footballchannel2457 ปีที่แล้ว +2

    War nio way qarareern habluhu way cadahay legend mahrees

  • @mustafdaacad4700
    @mustafdaacad4700 ปีที่แล้ว +5

    The best person ever the most knowledgeable able and the shine all created prophet Muhammad Scw

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 ปีที่แล้ว +51

    Misunderstanding of the game is un expected action 😖😳🔥🔥🔥🔥
    Just it is game only 😊

  • @phenomenalfootball2421
    @phenomenalfootball2421 ปีที่แล้ว +22

    Gabarta dhar gaduudka wadato i like it 😂❤

  • @ahmadpro5343
    @ahmadpro5343 ปีที่แล้ว +7

    Asc wll asad marka hore salaan iga gudoon 🤝 mrka xigta gabdhahaan dooda bdn uma bogin gemkana wey nga halleyen ee gapdheheeni aan aqaaney noo keen sida ayaanita iyo Amira qurux iyo ko koo iyo foosiya wilshana wxd kadhigtaa aimkey iyo ceyda iyo ibra iyo abeera Cade iyo arimaheena iyo maclinow intaas ayaan jeclaan lahaa inad kusoo darto wll waayo yaga ayaan fhmaya oo jeclhy oo taageeraa ❤💯💕❤ mansejkeyga hduu kuso gaaro iga soo jawab🙏💯 thnks wllky asad 👍

  • @hamdaahmed-hf5um
    @hamdaahmed-hf5um ปีที่แล้ว +1

    Ku sali nabigeni muhamed scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +31

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +13

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @wllaama4174
    @wllaama4174 ปีที่แล้ว +14

    Kusali nabigeena suuban {{scw}}

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 ปีที่แล้ว +87

    Dookhyga Ma ka hadli Karaa 😅 Anih intaan Meesha Taagnba Hal Mid kamma Helin oo dhookhyga Maaha Nagu Kala wada, Tankle Khasab igu Dooroh Mia Jirtah 😂

  • @dj__sharma4788
    @dj__sharma4788 ปีที่แล้ว +43

    Meeqo Emotional baa mesha kadhacay 😂 Rer Tiktok d
    shaqadiina qabsada

    • @saaraali6987
      @saaraali6987 ปีที่แล้ว +1

      Ceyda 1 xbaa ka haayaa 😃😃😃😃

    • @sadiyoosman
      @sadiyoosman ปีที่แล้ว +1

      @@saaraali6987 maclimow na 1 xabo kahaya🤣🤣

  • @raisaaadle4722
    @raisaaadle4722 ปีที่แล้ว +25

    Hablaha muran badana nin aan arsanin uurka hoyadiis 😅😅😅❤holiness

  • @isramaxamuudcismaan9322
    @isramaxamuudcismaan9322 ปีที่แล้ว +2

    nin an arsan wanin calosha hoyadi kujira maris wa wilshadan boqolkiiba boqolkiiba masha allah lkin dokhisa un bukahadlay somaha wllo wan idin salamay dhaman tin Asad iyo cayto iyo maris iyo wiilkaleh wlloyal ❤

  • @kaavinho_900
    @kaavinho_900 ปีที่แล้ว +1

    Asad brother walah waad qaldantahay qof kasta chose buu leyahy ha raacin gbdhaha

  • @Gilaawe
    @Gilaawe ปีที่แล้ว +6

    ASAD HAGIO WLLHI WAXAN KU RIYOODAY ADIGOO ISTAAGAY WLLHI 😭😭😭😭❤️🙏 ilahay ha rumeeyo bro

  • @tigerytsomaliff5564
    @tigerytsomaliff5564 ปีที่แล้ว +17

    Ramadan kariim is coming soon 🙏 🙌

  • @xamdimahamed7008
    @xamdimahamed7008 ปีที่แล้ว +7

    Asadow wiilasha kaleexo qofkastaa arsenal lahaaye in aay aarsanayaaan wayba iskacadahaye kuwaan waabuyqsocda ❤

  • @haawaluul9529
    @haawaluul9529 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaan qabaa in arinka da,da an qofna lofirin kaliya labiska iyo quruxda lesku dorto😊

  • @farhiyacadey8580
    @farhiyacadey8580 ปีที่แล้ว +8

    Eey team asad respect laguogaa maxa qaldan 😮mida kale asad adga qaldaan doqaa doraa ayey ahyd shekadaa arsashaawaa mxaa keyni nin walbo doqis simple 🎉

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +27

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardyhasuum3536
    @fardyhasuum3536 ปีที่แล้ว +13

    I love Asad nd his family for the sake of Allh

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 ปีที่แล้ว +1

    mideeda.kale Mhrez wa wil mshallah ah oo timahisa sifcn ijartay m.a

  • @mohamedmohamudnor
    @mohamedmohamudnor ปีที่แล้ว +12

    Miskiin waaye wiilkaan gabdhahan wey kibir sanyihin😂

  • @manalofficial5462
    @manalofficial5462 ปีที่แล้ว +5

    mashaaa Allah wilka sudka xiran nagaha mesha isugu imady doqo malahan ciyal si bey raban anigu wilka sudka xiran ban u codey❤️

    • @ugbaadqurux42
      @ugbaadqurux42 ปีที่แล้ว +1

      Ma aragtey wey is ciyaaleynayan😂😂

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology ปีที่แล้ว +34

    Gabar dhan waxee jeceshahay in la doorto 😂😂 lkn wiilashaan wax dood ah horay uma keenin 😂 gabdhow Mahrez waa runtiis sxb 😂😂 wuxuu wataa sharciga ah Qofkii kudiido diid lol 😂

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 ปีที่แล้ว +16

    Legend alweys legend mahrez🐐

  • @ashrafabdalla1244
    @ashrafabdalla1244 ปีที่แล้ว +5

    Cawa waa jimcee wllhey Saliga NABIGA aan badino

  • @sadiamohamett-qs8dm
    @sadiamohamett-qs8dm ปีที่แล้ว +34

    Always Legend 😊❤

  • @mahamedabdirahman2052
    @mahamedabdirahman2052 ปีที่แล้ว +25

    😂😂😂😂 Gabdhahan Maxaa naloo dooran waayay miyay Hada waxaas oo doodo u galeen Adeer Qof aanan dookhaga ahayn inaad Tookhiisa rabtaan Maad rabtaan nagadaya ciyaarta

  • @raadchannel3370
    @raadchannel3370 ปีที่แล้ว +8

    Horta salaama calaykum dhamaan asxaabta asad
    hadaan ugudbo gabdhaha way khaldan yihiin laba jeerba
    1-Waxani dhab maaha waa giim qofka kudoortay ama kudiiday ha qaadan inuu ku necebyahay ama ku jecelyahy
    2-Hadaad uqaadatay inay dhab ama run tahay adiguba qofaan ku doonayn maad raadiseen
    Salaama calaykum❤❤❤

  • @abdullahiibrahimmohamed3091
    @abdullahiibrahimmohamed3091 ปีที่แล้ว +5

    Sedax nin argoosasho ayey sameyeen wllshada ma qurux badna in aad ka aar goosatid.

    • @abdullahiibrahimmohamed3091
      @abdullahiibrahimmohamed3091 ปีที่แล้ว

      Doodan dad badan ayaa ku nafisay lkn macalinka gabdhaha ha iska cafiyaan sidaas ayaan dhihi lahaa bishii barakeysanayd ayaa ino bilaban doontee yaa cuqdad la isku qaadin.

  • @faadumocabdi2079
    @faadumocabdi2079 ปีที่แล้ว +5

    King cayda ixtiraamka Ayan ku jecelnahay ❤

  • @axmedcabdullahi3344
    @axmedcabdullahi3344 ปีที่แล้ว +4

    Mahrez legend isteal waan ku wataaa❤

  • @amiiracabdi766
    @amiiracabdi766 ปีที่แล้ว +1

    Naagahan qaraar badanaa ma qasab igu dooraa Every body have a choice 🤌🏻😂😂

  • @birqaayeofficial5019
    @birqaayeofficial5019 ปีที่แล้ว +5

    Paysii hadaa is gudbise like👍

  • @dhalboqortooyo4192
    @dhalboqortooyo4192 ปีที่แล้ว +6

    Weligey qof iga weyn ma dooran ani😂😂😂😂💔💔💔

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf3829 ปีที่แล้ว

    Raga Wa kuwa dumarka respect siiya ee ma ahan kuwa la xifaal tama

  • @shujaacboot7993
    @shujaacboot7993 ปีที่แล้ว +1

    Asadoow shamso may doodaysaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waaba maame may seezato

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 ปีที่แล้ว +17

    Gabdhahaan cusub barnaamijkaan ma fahansano sidaas darteed dood u wadaan ee waligeyd barnaamijkaan dood kama dhalan ragaan iyo gabdhahaan isma fahansano gabdhaha team 27 iyo wiilasha ayaa is fahmi karaan🥰hadaa niila dooran waaye micnaheeda aarsasho ma ahan sidaana waligiis liisku sameyn jiray qof ka cabatana lama arki jirin

  • @user-josephinho
    @user-josephinho ปีที่แล้ว +8

    Dad foolxun oo in la doorto rabaaan cajiib💀😂

  • @ZackMuller-hc3gl
    @ZackMuller-hc3gl ปีที่แล้ว +2

    Saw❤❤❤. Kusalia nabigena Saw

  • @aasiyanuuraaaziya4101
    @aasiyanuuraaaziya4101 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahaa qaldan maxay tahay sababta u rabaan in lawada doorto oo ay iyagu dadka horay u dooranin, xoog igu dooran u aqaana, ee asadow walaalo bataatanba gamekaan wan kasoo horjeeda, hadaad codsigayga iiga aqbalaysid waan kaaga mahad celin lahaa walaali🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy ปีที่แล้ว +21

    No calancal nimaan aarsan uurki habartiis bilaash looma dhihin miskiin😢😂 team 27 gar io gardarabo Wan wataa✌😇

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 ปีที่แล้ว +14

    Inta og In Ay Aarsasho Ahayd Like Saara ✌️

  • @scarface1530
    @scarface1530 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan quruxlow waaye indhahay la,yihin kuwaan❤

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 ปีที่แล้ว

    Naagahan dabada lafta leh wax la doorto kuma jiraan ku soco Kabtan Mahrez

  • @idirisxuseen6904
    @idirisxuseen6904 ปีที่แล้ว +3

    Oob waa legend kii asad HAGIO bro mar walba horumarkaagan jecelnahy iyo guulahaaga insha allha 2m iyo wax ka badn le ku rajynynaa
    Waxn hubaa inaad noqon doontid qofka you tube ka igu sareeray cadaan iyo waxaasna meelaa saree iyo situudiyayaasha boli uudhkah insh allha guul guul guul !!!!!!! FROM duriyadiih

  • @axmedcqaadirciise9381
    @axmedcqaadirciise9381 ปีที่แล้ว +11

    Kusali nabiga mohamed scw

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official ปีที่แล้ว +2

    Ragu wey ku saxan yihin
    Siba mahrez inu Aarsado
    Markii Hore Inu Caan aheyn ayeyna ku Dooran
    Team Mahrez

  • @mohairmohamed
    @mohairmohamed ปีที่แล้ว +1

    Ana ku salino nabiga Muhammad SCW walalka weyn wan ku salamey TEM 27 wan kuwata Asad