AX! QALBIGAY KAJABTAY LAKIN ASAGA WA FARXAY TIJABI SXB Pt40

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 2K

  • @sharmakediazy3167
    @sharmakediazy3167 2 ปีที่แล้ว +821

    Xirirka ugu wanagsan wa kan alllah iyo adonkisa ka dhaxeeya
    Waxa kala wa iska adunyo an lagu warayn akhiro iyo adunba kuwi gulaysta allaha naga dhigo amin 👍

    • @sabaxismail6169
      @sabaxismail6169 2 ปีที่แล้ว +6

      Amiin Yaa rabi 🤲🤲

    • @suadabdisusu6322
      @suadabdisusu6322 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiin Amiin yaa allah

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +6

      Sharmake diazy masha Allah tabaraka Allah waa runtaa Allah ku barakeeyo oo ku karaameeyo Allah ku jeclaado Allahuma Aameen

    • @somalifamilli9904
      @somalifamilli9904 2 ปีที่แล้ว +1

      Amin brother

    • @shuebashikir7593
      @shuebashikir7593 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @quenchmanai
    @quenchmanai 2 ปีที่แล้ว +547

    Illahayow wadanka no hagaaji amiinta raaciya wllyal🤲

  • @khalidmohamed84
    @khalidmohamed84 2 ปีที่แล้ว +42

    "Ilaahey nimcadiisa waaye iney isheeganin maanta"😂😂😂😂😂💔 qofkan wa funny

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 2 ปีที่แล้ว +107

    10:40 after Abdirizak said I don’t have any relationship the other dude start celebrating,
    Ma mooda in uu World Cup final uu goal dhaliyay ciyaarto Hore chance buu helay 😂😂😂

  • @laylamsalax8732
    @laylamsalax8732 2 ปีที่แล้ว +295

    🤣🤣🤣🤣caawa xasaradi aduunka intii miskiin kan la jirtay. Hays muujiyaà 👍🏼👍🏼👍🏼

    • @hamdiabdiahmed9449
      @hamdiabdiahmed9449 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣😆😆😆😅😅😅😅😅

    • @nuuranlka5638
      @nuuranlka5638 2 ปีที่แล้ว

      Yara nacas weeyi😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hapipyuzuf3890
      @hapipyuzuf3890 2 ปีที่แล้ว

      Nio xariifkan waan la jiray waayo waa daacad 🙏🏻

    • @hapipyuzuf3890
      @hapipyuzuf3890 2 ปีที่แล้ว

      Nio xariifkan waan la jiray waayo waa daacad 🙏🏻

    • @fatemahaashi7371
      @fatemahaashi7371 2 ปีที่แล้ว

      Ilaq hada waa lajiraa.man is very lucky💥🥰

  • @asadahmedahmed4415
    @asadahmedahmed4415 2 ปีที่แล้ว +979

    Part 40 is very funny wlh 😂😂 ardaydii aaway from 1 to 40 farta taaga

  • @golatiabheyfabrice80
    @golatiabheyfabrice80 2 ปีที่แล้ว +34

    Mashaa allah abaayo shukriyey wiilkan cabdillahi iska aminso ... qof ku jecel aya nolosha ku huri kara . Jacayl gulaysta u rajaynaya .... #Team-Jacayl .

    • @hamdaabdu7994
      @hamdaabdu7994 2 ปีที่แล้ว

      Walaashey MCN QaaLi waligaa nin ku jecel ayaa nafta la la wadaagaa

    • @golatiabheyfabrice80
      @golatiabheyfabrice80 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdaabdu7994 Haa .. Nin ku jecel unba nafta ku hurii kara !

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 ปีที่แล้ว +24

    Wilkan wa wil fican nasiibka ayaa u hiiliyay Mashaallah 💯💯👌

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 2 ปีที่แล้ว

      @Rayana craft ideas kkkkk ayada niin kale jacashey kkkk

  • @ashraf11official10
    @ashraf11official10 2 ปีที่แล้ว +373

    Naxariista ugu macan dunida waa mida aad ka ilaaliso qofka muslimka ah dhibaatada 💯🧏‍♂️
    Ha qiyaamin qofka muslimka ah oo walaalka ah
    Runta u sheeg 🤟

    • @goldyzuli8513
      @goldyzuli8513 2 ปีที่แล้ว +2

      Well said

    • @mahadmohamud8242
      @mahadmohamud8242 2 ปีที่แล้ว +3

      Dacada tahay bro

    • @ashraf11official10
      @ashraf11official10 2 ปีที่แล้ว +4

      @@mahadmohamud8242 Haa qofka daacada mar walba waa midka guul wadaha ah

    • @salmoabdi7509
      @salmoabdi7509 2 ปีที่แล้ว +3

      Pro aduun waxaa lajoogaa dacadnimadii hog lgu riday

    • @shukriosman2592
      @shukriosman2592 2 ปีที่แล้ว +1

      Saas wye

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 ปีที่แล้ว +410

    Kkkkk runtii waa sheeko funny ah waxay u egtahay shukri iyo Cabdullahi kuwo calaf isku leh congratulations 🎊

    • @hibonura7954
      @hibonura7954 2 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhiii Allah haskutaro Calaf I.A

    • @deeqayussuf4395
      @deeqayussuf4395 2 ปีที่แล้ว +2

      Sax walhi

    • @saynababdi8232
      @saynababdi8232 2 ปีที่แล้ว +1

      insha allaah saas baan urajaynaynaa

    • @nimcoadan3705
      @nimcoadan3705 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว

      Saan uqoslayay waa fuuray cabdulahi waa. Abaha indho adayga😁😁

  • @aishaqurux0962
    @aishaqurux0962 2 ปีที่แล้ว +88

    Abdullahi funny wllhi illahay nimcadiisa waxaa ah in ay san i sheegan 😹😹😹

    • @hamdaabdu7994
      @hamdaabdu7994 2 ปีที่แล้ว +1

      هههههههههههه هههههههههههه هههههههههههه هههههههههههه

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁no one can push around abdulahi. Waa. Nin aad u indho adag it,s unreal how hw jump. Up and down markuu ninka kale inkiray shukri😁😁😁

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 2 ปีที่แล้ว +24

    Ilahey nimcadiisa waxaa eh ineysan isheegan kulahaa wan qoslay wlhi very fun😂😂😂😂

  • @safaaahmedhusein8663
    @safaaahmedhusein8663 2 ปีที่แล้ว +196

    Wiilkaa isjecel nahy mardhow isgursan rabnaa walal noduceya 🥺❤

    • @madkaboy4159
      @madkaboy4159 2 ปีที่แล้ว +5

      Alah riyadina nirumeyo

    • @safaaahmedhusein8663
      @safaaahmedhusein8663 2 ปีที่แล้ว

      @@madkaboy4159 amiin yarapi

    • @sabriinmohamuud8577
      @sabriinmohamuud8577 2 ปีที่แล้ว +5

      Xabibti guri lagudago iyo ubad saalax ah alaha kusiyo 🥰❤❤

    • @safaaahmedhusein8663
      @safaaahmedhusein8663 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sabriinmohamuud8577 Amiin abayo mcnto ❤

    • @raaqiyaahmed356
      @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +2

      allaha idiin dhibyareeyo farxad kunoolada infaxadi jirto in sha allah

  • @fardosoabdukadirmohamed8526
    @fardosoabdukadirmohamed8526 2 ปีที่แล้ว +95

    Gabdhaha runtii wa sida jalaatada oo kle Qalbi jileec iyo Naxriis iyo dareen ayey isku darsadeen gabdhaheena alow Xafid❣

  • @marianor4588
    @marianor4588 2 ปีที่แล้ว +83

    Hadna shukri io cabdulahi calaf isku yezhay iney xirir tooza yezhtay qeybtaan qozol ledahy wlhi🤣🤣🤣
    I can't wait part 41🤣

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 2 ปีที่แล้ว +17

    Abdulahi funny tahay abow 😃jacylkaga alaha kula garab galo insh alh Shukri iyo Abdullahi isku wara abid i.a🥰

  • @raaqiyaahmed356
    @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +22

    nabiga ha lagu saliyo inta jecel 🤲🤲 scw scw scw scw scw scw

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 ปีที่แล้ว +91

    Hadii aad wax jeclaato diyaar u noqo ilin maxaa yeelay illintu ugu danbeyn waa hadiyad jacaylka tan ugu danbeysa 💔😥🙏

    • @roodoarab6684
      @roodoarab6684 2 ปีที่แล้ว

      Really sorry

    • @umumaahir9022
      @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq

    • @umuakramumuakram6110
      @umuakramumuakram6110 2 ปีที่แล้ว

      Saax waye

    • @shamsaahmed408
      @shamsaahmed408 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk hadiyadaas alaan ka magan galney

    • @quenbela7333
      @quenbela7333 2 ปีที่แล้ว

      Ridwan isak xagee kaa soo wacaaa wll lamberkaga u bahanahy nasiibkayga rabaa inaa ii tijabiyo

  • @shaficishafinho8939
    @shaficishafinho8939 2 ปีที่แล้ว +36

    This part is another level wllhi team single we can lough only✌🤪🥰

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +14

    Qaali quruxey aad umahdsanthy wakugufanaa hah xaqada uimadee 😂😂😂😂 MashaAlAh dacad ayad uehed dabcan

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +268

    Kani Rer dhisana Wuu Dubin Laha 😅 kulah midna Aniga Jacel Midna Aniga Jacel lkn Nin Kale Ayey Jaceshahay Adigu Ma Labo Qalbi Ayad Ledahay Abdullahiyow 😃

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +9

      Wala yabanahy indho adeeg😂😂

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +7

      @@hamdi3092 Wa Khalad Waxasi o Kale Ragg Yaqan Ayusan Ahayn Kani Jaceylku Wa Daren Jira lkn Qofku Haddu Ku Dheho QOF Ayan Jacel Lahay Oo Bos Kuma Hayo Wixi Ku Dabo Dhiga Aya Khaldan ba Ma Ey Laf Lo Duryaba Qofku Ila Ninki Ay Jacleyd Ayu Socoday Beelo🤣

    • @Suheylaahmed366
      @Suheylaahmed366 2 ปีที่แล้ว +6

      @@AidarosHassan adiga meeqo xarir la ledahy dad tida kabaxse🤣

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +6

      @@AidarosHassan Haa nin qofa jeclahay ladhahoyo oo hadana rajo leh somali laga hela😂😅

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +4

      @@Suheylaahmed366 wlhi Hal.Gabadh Ayn La Socday Qalpigayga Ma wada Siin Wan Ka Shakiyay kadiban Wan Iskaga Hadhay Wayo Qofka Wad Ka Daremysa Agtisa Qimahad ku Ledahay Adigon Exam Ka Qadan Ayar Ayn Ku idhi Baah Inder 🤣

  • @zainabahmed6607
    @zainabahmed6607 2 ปีที่แล้ว +56

    Aad baan ugu qoslay qeybtii 40aad shukri iyo cabdulaahi kuwa is calafsada allaha idiin ka yeelo Aamiin

  • @aminamaalim1922
    @aminamaalim1922 2 ปีที่แล้ว +55

    This is the most dramatic part 😂.

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 2 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah Hambalyo ninka raga waa kan jceylkisa so dacsado inkastoo nasiibku kusaaciday congrats 👏 💖

  • @ugbaadkeyse2824
    @ugbaadkeyse2824 2 ปีที่แล้ว +40

    Manshallah walhi wiilkan ba dacad u ah qof ku jecel ha ka foogan waliga guulayso wllo

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 ปีที่แล้ว +110

    True love wlhi jaceylka dhabtaa oo Lagu sheegaaye kaas waaye c/lahi haye keep going zxb nasiibkaagaa cuneysaa wlhi waa aaminsanahay jcylkaga si Kastood u heleysid wa Lagu raadiyaa uraadso true man 🦾🦾

  • @nastehofarhan6600
    @nastehofarhan6600 2 ปีที่แล้ว +24

    Waa another level keep going bro rithwan 🌎

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 ปีที่แล้ว +22

    Omg walah waab Qiso Cajiib allah haye isku kiine Keeni 🤣😜

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 ปีที่แล้ว +102

    Sabar iyo dulqaadbo wilkana dhalay mnsha Allah

    • @abdullahioomaar5219
      @abdullahioomaar5219 2 ปีที่แล้ว +4

      Thanks wllshy

    • @mohamedjama8316
      @mohamedjama8316 2 ปีที่แล้ว +2

      Mintid waaye guul ayan u rajeyneynaa

    • @nazirmuhumed171
      @nazirmuhumed171 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahioomaar5219 That's another level bro. Anyway congratulations ✨ 🖤💟🖤

    • @ahmedhassan4222
      @ahmedhassan4222 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahioomaar5219 libaax ayaa tahy bro

    • @heegomuuqdheer7060
      @heegomuuqdheer7060 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahioomaar5219 hambalyo🎊alle ha idinku guleyo

  • @drsmaryan1418
    @drsmaryan1418 2 ปีที่แล้ว +120

    Qaali Quruxeey aadaa umahdsanthy 😂😂😂😂 wlh ninkaan waa legend😂😂😂😂

  • @najahmuhumed1122
    @najahmuhumed1122 2 ปีที่แล้ว +26

    PrT 41 cant wait🤣 Ardaydii Casharka La socotayeey Idin mee 😂😂team Singal

  • @mohamedaliadowmohamedgesey2879
    @mohamedaliadowmohamedgesey2879 2 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhhh waan ku Farxaa wallhi Ridhwaan in laga waalo
    ❤️❤️❤️ Marbuu IGA waaley

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 2 ปีที่แล้ว +55

    Cabdullahi nasiib badnaa😁 qofta aad haysatid qiimaheeda hadad garan weydo, waxa jira nin qiimaheeda garanaya lkn jaaniska aan haysan💔💔💔

  • @sacdiyoaden696
    @sacdiyoaden696 2 ปีที่แล้ว +122

    😂😂🤣 hde comments keyga aad aragto keep going 💪 gift 🎁 mxa iisene 2022 so gale

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga inaa ku arko ee gift 🎁 gaas ku xirantahy kasoo gaar qaali waaye welibo🏃‍♂️😁✌✌

    • @ahmedrainfall_umii_1
      @ahmedrainfall_umii_1 2 ปีที่แล้ว

      LIKE

    • @bilalmahamoud2965
      @bilalmahamoud2965 2 ปีที่แล้ว +1

      2022 gift ma bixiyi ani ee tan hijrida ku xisabtamaa 1443-1444 Hijri

    • @suubanqalif5516
      @suubanqalif5516 2 ปีที่แล้ว +2

      Wxn kugu hadiyeyna duco wxn ku leyahay sanadkan sanadkiisa cfmd ku gaar insha allah

    • @sacdiyoaden696
      @sacdiyoaden696 2 ปีที่แล้ว +1

      @@suubanqalif5516 amiin yaa rabe thanks 😊 🥰

  • @abdulmalikcalasow3910
    @abdulmalikcalasow3910 2 ปีที่แล้ว +20

    This is the best one so far…. ✊

  • @abdimalikali5934
    @abdimalikali5934 2 ปีที่แล้ว +12

    Walhi funny waayo qaybtaan
    Abdullahi Sxb laacib baa tahay qofta Waad soo dhacsatay #Shukri
    Gongratulation bro adiga iyo Shukri

  • @abdimajiidhaji5066
    @abdimajiidhaji5066 2 ปีที่แล้ว +19

    Team single no problem ☺️☺️☺️ if you single like mi rise your hand 👌😉 love and peace 🕊️

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +59

    Abdilahi waan hambalyeynayaa runtii waa geesi wlhi usoo badheedhay waxkasta hore usoco wllo Abdilahi

    • @abdullahioomaar5219
      @abdullahioomaar5219 2 ปีที่แล้ว +3

      شكرا أختي الكريمة

    • @Iqro-zz7ld
      @Iqro-zz7ld 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdullahioomaar5219 legan hamblyo ban ku leeenahay dhamanten geesi baad tahy 💪

  • @nasradheel5266
    @nasradheel5266 2 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib wallaahi daacadi ma hungowdo wll shugri wiillana daacad kuu ah salaad u istikhaarayso🥰rabi haynigu guuleeyo

  • @amalabdullahi1847
    @amalabdullahi1847 2 ปีที่แล้ว +305

    Omgd this part is so funny I can’t stop laughing 😂😂😂😂

    • @abdifatahelmi2901
      @abdifatahelmi2901 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂

    • @mohamudosman6420
      @mohamudosman6420 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaa sheeko kale tan Alle dadka dib badhanaaa
      Amal kawran Hadey ku qabsani leheed

    • @ibraahincabdiaxmed1099
      @ibraahincabdiaxmed1099 2 ปีที่แล้ว +1

      𝐨𝐤

    • @quengeenyo9936
      @quengeenyo9936 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi dacad baan uqoslay 😀😀😀

    • @amalabdullahi1847
      @amalabdullahi1847 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamudosman6420 dabecada nucana maba lihi wayo ani 1 qalbi un ban leyahay

  • @hadiiismahamuud7142
    @hadiiismahamuud7142 2 ปีที่แล้ว +151

    No one can reach your goals and ambitions in life if you do not drive yourself and no one can push you! "✅💯💙❤️

  • @abdiiissack9129
    @abdiiissack9129 2 ปีที่แล้ว +35

    So funny part 40 fursad gadaa🤣🤣 waiting nxt one Mr catow

  • @abdiwalihareed2253
    @abdiwalihareed2253 2 ปีที่แล้ว +3

    Good luck ayaan leeyahay cabdulahi
    Iyo shukri
    Maalmuhu ha idin wacnaadeen
    ❣️🌹❣️🌹

  • @kader_apdi_jama7159
    @kader_apdi_jama7159 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂wllhi waan ka helay barnaamijkan Waan kugu xidhmi donaa Insha aLLaH 😍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +26

    Legend keep going ridhwan isaq go forward viva

  • @ahmedabdi4418
    @ahmedabdi4418 2 ปีที่แล้ว +24

    m.n ridwaan issack brother keep going
    dad badan oo wakhtiga iskalumin laha ayad kalabadbadisay bro khayr ayan kurajaynayaa iyo hormar balaran

  • @fatumaabubakar1585
    @fatumaabubakar1585 2 ปีที่แล้ว +8

    Wow calaf wacan brother 🥰so funny wlhi 🤣 wlhi nin daan lex madalo wlee abowe Abdullahi and his beloved shuzii nolal farxad lex idhin rajeynaya ia 💞💯

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 2 ปีที่แล้ว +24

    Barmaamijkan waa IGA yaabiyey wlhi 😂😂 waxan sugnaaba waa naagtaydan furay ii tijaabi😂😂

    • @khadradhaqane6092
      @khadradhaqane6092 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣 waxksta la filo

    • @naimaosman6931
      @naimaosman6931 2 ปีที่แล้ว

      Weyba dhacdeye maantaa dhagaysanaayey naagteyda aan furay itijiaabi wan soceshan lahaa kulahaa nasib daro mana sheegan isaga qasaaro😅

    • @apdikhalaqhiz3529
      @apdikhalaqhiz3529 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @farahabdiaziz8276
      @farahabdiaziz8276 2 ปีที่แล้ว

      @@apdikhalaqhiz3529 😂😂 barmaamijkiba mid Kasi xiiso badan buu bilaabay dad waa hore isku dhaco kla tegey buu is hor keenaya ridwan isaaq umadeena maha 😂😂😂😂

    • @apdikhalaqhiz3529
      @apdikhalaqhiz3529 2 ปีที่แล้ว

      @@farahabdiaziz8276 🤣 taa uu kuwala naya suu uxalinaya waxay ayagu xalin wayen suu uxalin🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nashaadmohammud9567
    @nashaadmohammud9567 2 ปีที่แล้ว +93

    Cajaaib shiiikhow, sheeko nagu cusub weeye part 40 kuwii hore wey ka duwan thy hhhhh

    • @xaliimomaxamed8498
      @xaliimomaxamed8498 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว

      Anigu sheekadan waanba fahmi waayay. Ninkan c.laahi muxuu yidhi? Laba gabdhood baan jeclahay mise anigaa mooday?
      Barnaamijkan aad baan ugu xidhanahay hadana qaybtan waan fahmi waayay!

    • @xaliimomaxamed8498
      @xaliimomaxamed8498 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiraxmaan-casayr haa 2 gabdhod ayuu dhahay Ridwana wamey diinoyo wan yaba nahay

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaliimomaxamed8498
      Garty wll waad mahadsan tahay

    • @nashaadmohammud9567
      @nashaadmohammud9567 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiraxmaan-casayr hhhhhhhhhh celcelis dheer kadib ban fahmey shekadaan

  • @quenhana5766
    @quenhana5766 2 ปีที่แล้ว +48

    So funny part 40🤣🤣🤣fursad hal mar ku zoo martaa 🤩

  • @xasanabaare9482
    @xasanabaare9482 2 ปีที่แล้ว +9

    This guy iso funy je is legend wuna udadaalay so jeclkisa u heli laha keep going

  • @khadijahussein7708
    @khadijahussein7708 2 ปีที่แล้ว +20

    Keeping going bro💫💥

  • @SakariyeJb
    @SakariyeJb 2 ปีที่แล้ว +15

    My brother Ridhwan issack keep going
    Run ahaantii barmaajidkaa kii horey uu ka shidan yahay ee barmaajidkaa ku soco

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 ปีที่แล้ว +67

    This is over level 😂😂😂😂 siduu u dhagaysanaayo aaba iigu daran sheitaan😂😂😂

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 2 ปีที่แล้ว +8

    Kkkk waa halqadii igu qosolka badneyd kama daba harayina waan soo fiirsadaye tan funny waaye wallahi, ridwan waa ku salamy wllkey 😅😅😅

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhhhhh
    Ridwan issack
    Caadi maaha,
    Waa fashilkii oo qof ah.
    Wallee waa fashilkii oo Qof ah❤💘👏👍👌👈

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 2 ปีที่แล้ว +66

    Ninkaan wacal maskax badan waye balaayo kofi xun 😄😄😄😄😄

    • @wiilsoojabay6833
      @wiilsoojabay6833 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @mustafeMS
      @mustafeMS 2 ปีที่แล้ว +10

      Anigu doqon baan moodayey lkn ma ahan 😂

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 2 ปีที่แล้ว +5

      Sheeko aan ka aamusneen buu qarxiyey wlhi😂😂✌

    • @Maaido740
      @Maaido740 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @heeso_channel07
    @heeso_channel07 2 ปีที่แล้ว +50

    Wxa ilaahay mahadii ah inaysan I sheeganin 😂😂😂😂😂😂😂 funny wllhi

  • @marimarnovic6096
    @marimarnovic6096 2 ปีที่แล้ว +55

    Can't wait part 41......Allah beerka.....Ridwan keep going bro

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว +8

    Part 40 waa qebtii igu qosolka badneed ninkan waa legend 😅😅😅😅

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar 2 ปีที่แล้ว +10

    Inta jiifkudaawanayso like saar 😅😅😅

  • @aamirabdirahman5625
    @aamirabdirahman5625 2 ปีที่แล้ว +73

    Don’t make love by the garden gate, love is blind but the neighbors ain’t . Congratulations to him 😂😂😂

    • @hibonura7954
      @hibonura7954 2 ปีที่แล้ว +1

      Congrats 💐 bratha

    • @aamirabdirahman5625
      @aamirabdirahman5625 2 ปีที่แล้ว

      @@hibonura7954 you are welcome

    • @nabahijab2193
      @nabahijab2193 2 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😅ninkan kallun buu cuny waa reer bari umalena🤣🤣

  • @phatimapharahzan9302
    @phatimapharahzan9302 2 ปีที่แล้ว +22

    ilaaheyow dalkena nabad nooga dhig 🤲
    ilaahow madax kheer qabto nookeen🤲
    ilaahow amniga noo siyaadi🤲
    ilaahow muslimiinta dalkeena ku nool quluubtoda midee 🤲
    Oo taladooda midee.🤲
    Asxaapta aaminta igu kaaba🙏

  • @abdishakurshagta5386
    @abdishakurshagta5386 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa barnaamij xiisaha wata Maansha Allah hore u soco Ridwan sxb

  • @secretarygeneralsg2778
    @secretarygeneralsg2778 2 ปีที่แล้ว +92

    The most dramatic and interesting part. 🔥

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 ปีที่แล้ว +79

    Ninkas siduu rabey iyo qoftii niyadiisa ku wayned way u hirgashay✅
    Xariifkii Asia joogay daaqada laga tuuray
    Is adkeys iyo laba-labayn intuu ku jirey ayuu tareenka ka dhacay😂

  • @issaali8297
    @issaali8297 2 ปีที่แล้ว

    Abdullahi waa libaax wallahi sxb gacan ayaan kuu taagay, legend horay usoco 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻✌️

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi sxbkaa Celebration ayuu galiyay 😍😆

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah tabarakallah kii reer qurbaha ahaaa meshaas iyo mel kasii dheer aan kugu ognahay hadaa nahay team ridhwan

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 2 ปีที่แล้ว +49

    Hhhhhhh all wlh cawa qosolki danbiga ahaay qoslay wiilka sidu u farxay lee wale kana indho adga 😂😂😂

  • @onkodwali3632
    @onkodwali3632 2 ปีที่แล้ว +23

    This part is the best part infact

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Ridwaan waa solution for every problem. Lol

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 2 ปีที่แล้ว +9

    Ridhwaan Beriguu Billabayay, Barnaamijkan, Dadka muuna odhan jirin soo dhawoow, lkn Qofka wuxuu ku billaabi jiray waad dhawdahay somaha, Bro you are good one

  • @mumoali5907
    @mumoali5907 2 ปีที่แล้ว +11

    Ridwaanow abwe lanbarkaga isoqor inan kulaso xiriiran rabaa🙏

  • @intelligence1048
    @intelligence1048 2 ปีที่แล้ว +1

    Ridhwan isack waresigiisa waa 100% mash.allh brother keep going thanks allot............😊🙏

  • @user-to2nw6jk3w
    @user-to2nw6jk3w 2 ปีที่แล้ว +5

    SubxaanalaaH Xariifkaan Shaydaankii oo Qof Ah waaye😂😂🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @fahanmoha594
    @fahanmoha594 2 ปีที่แล้ว +29

    ala wlh ridwan walagabaqa kulaha acudu bilahi mina sheydani rajim 😅😅😅😅😅😘

  • @faizsheikh8495
    @faizsheikh8495 2 ปีที่แล้ว +190

    Best part that made me laugh so much nd made my night. 9:05🥀💞

  • @abdirahmanyasinwarsame3473
    @abdirahmanyasinwarsame3473 2 ปีที่แล้ว +31

    Qaybta Ugu Xamaasada Badnayd Funy Waaye wlhi 😂😂😂😂😂

  • @ayaanabdisalaam2224
    @ayaanabdisalaam2224 2 ปีที่แล้ว +22

    Congratulations Abdullahi keep going💑🥰😍

  • @taliso889
    @taliso889 2 ปีที่แล้ว +52

    Legend Ridwan keeb goin 🥰

  • @muhudiinaadan8853
    @muhudiinaadan8853 2 ปีที่แล้ว +64

    itii hanuunsal allha caafiyo👐

  • @jamaleo776
    @jamaleo776 2 ปีที่แล้ว +8

    This is the best part😂❤️👏

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey mahadiisa waxaa ah ineysan isheegay AAAAA OMG THIS GUY HE IS LEGEND WLHI😭😂😂

  • @pigmoha7415
    @pigmoha7415 2 ปีที่แล้ว +38

    Inta muqal so firsday ki igu qosolka badna wye wlhi 😂😂😂keep going pro ridwan

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 ปีที่แล้ว +82

    Hhh🤣🤣🤣🤣ridhwaan keep going legend😍😍🥰👍👍

    • @mohamedyusuf105
      @mohamedyusuf105 2 ปีที่แล้ว +1

      Farhiya Cade farxada nafta faraxsanta noolasha farxada dumarka faraxsaney aann faraxad wadaqaadano adaa kaa heley feynusta dumarkaa taxay qaali waan kaley isooqabo ❤❤🔥🔥🌎🌎😭😭😭

    • @farxiyofaraxsan2163
      @farxiyofaraxsan2163 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyusuf105 woow mahadsanid 😍🥰😱❤

    • @mohamedyusuf105
      @mohamedyusuf105 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farxiyofaraxsan2163 isooqabo he ppe

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw Qiyaanoole Ma Guuleysto Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @Kholod41
    @Kholod41 2 ปีที่แล้ว +25

    Funniest episode🤣🤣🤣

  • @layuunifararax
    @layuunifararax 2 ปีที่แล้ว +43

    Riwaan 🙆🏼‍♀️🙆🏼‍♀️😂😂faraxyaasheydi mid kamida anu iga daba ordaa asne xaliimo kala kadaba ordeyso 🤔lkn kii an jeclaa cidna iguma heysto 👌😂😂 malaha shakika iyo maserka loga roory😂

    • @layuunifararax
      @layuunifararax 2 ปีที่แล้ว +1

      @Darwish____girl🐎 🤔🤔kkk

  • @Hothoo
    @Hothoo 2 ปีที่แล้ว +72

    😂😂😂😂 Ilahay nimacadisa waxa weye inaysan isheegan nin adag😂😂 teda kle qof aan magacisa la sheegin oo faraxsan waba ii koow ninkan wa ultra legend wlhi😂

    • @fabrigazmiicaad5038
      @fabrigazmiicaad5038 2 ปีที่แล้ว +4

      Tii uu jeclaa ayu helay taazi hdii daacad loo ahan lagaa chnceka ma helen uu ku frxy tanina ay ku laydhiso wuu murugon lahaa😂😂😂😂😂😂

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @iftiinkamaanta753
      @iftiinkamaanta753 2 ปีที่แล้ว

      Waa aniga 😅

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว

      Anaaba layabay xitaa. Hoodo kkkkkk waa true indho adayg cabdulahi

  • @brokenheart-nh3js
    @brokenheart-nh3js 2 ปีที่แล้ว +3

    Funniest part in the whole parts😂😂😂😂Astaqfurullah ala beerka

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha tabarikllha hor usoco my brother ❤❤❤

  • @leilaonle2950
    @leilaonle2950 2 ปีที่แล้ว +88

    Keep going brother walahi nimankan gabdha wey lugoynayan... imagine being in relationship with someone who denies u completely such awaste of time 😳🥺🥺

    • @jasminsweetlove5898
      @jasminsweetlove5898 2 ปีที่แล้ว +1

      Exactly

    • @ck97lionfromthenorth6
      @ck97lionfromthenorth6 2 ปีที่แล้ว +2

      Same as u girls not only guys watch the video again no one is perfect 😜

    • @jasminsweetlove5898
      @jasminsweetlove5898 2 ปีที่แล้ว

      @@ck97lionfromthenorth6 what do you mean same as you ? If you mean women also cheets yes some women or men cheats

    • @xasanmuumin90
      @xasanmuumin90 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

  • @tiktokcompilation7530
    @tiktokcompilation7530 2 ปีที่แล้ว +24

    This part Lee kahelay wlhi is so funny wlhi

  • @fartunabdi5595
    @fartunabdi5595 2 ปีที่แล้ว +5

    Omg I can’t wait part 41 😂😂😂😂😂

  • @sumayoh5984
    @sumayoh5984 2 ปีที่แล้ว +8

    11:28 the gay celebrated around the camera omg!he is so in love with her the thing I loved this challenge is ur reaction ridwaan😹☺

  • @caddejaamac8008
    @caddejaamac8008 2 ปีที่แล้ว +43

    Ninkaan wallaahi waa nin indha adeeg badan oo wuxuu ujoogaa in waxii usoobaxo uusugo kkkk keep goine jaceeloow yare

  • @rumanadow7128
    @rumanadow7128 2 ปีที่แล้ว +23

    😂😂😂😂😂😂 Janis gad ayu ahay kan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @leftyjr123
    @leftyjr123 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Ridhwan. Waiting part 41

  • @samiahmedbea
    @samiahmedbea 2 ปีที่แล้ว +6

    Part 40 anather level waye😂😂😂😂😂👊 awooo isku dirnimo geed logu so gambanin wakugu fanaa aaa ayadana wax yar ka hor ka fanayse allaha isku kin calfo