AX! XASKISA LAJOGTO CABSI GABDHI AYU CAAYAY TIJABI SXB Pt29

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @MeowAndWoofClips
    @MeowAndWoofClips 2 ปีที่แล้ว +840

    Daqiiqadihii ugu murugada badnaa taariikhda waxay ahaayeen markii Caaisha bintu abii bakar Allah haka raali noqdee ay tiri: "Rasuulkii ilaahay wuu geeriyooday."😓
    Aan badino salliga Nebiga naxariis iyo nabad geliyo korkiisa Eebe hayeelee.

    • @raaqiyaahmed356
      @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +5

      scw😚😚

    • @istarosman857
      @istarosman857 2 ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم

    • @salmanahmed4261
      @salmanahmed4261 2 ปีที่แล้ว +4

      صلى الله عليه وسلم

    • @fariidayusuf9207
      @fariidayusuf9207 2 ปีที่แล้ว +4

      Salalaahu Caleehi Wasalam

    • @Naadiyah123
      @Naadiyah123 2 ปีที่แล้ว +3

      صل الله عليه وسلم

  • @MK-ph4oc
    @MK-ph4oc 2 ปีที่แล้ว +469

    Rabbi Naarta Jahannamo☝️🔥Kaa Xoree Jaxiimoo🤲Jiifsoo Fardowsoo🌺Jannadii Ku Noolow💯🌹
    Hooyo Mcn♥️🥰

    • @DiyaanaAmal
      @DiyaanaAmal 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiiin yarabi 🤲allow narta jahanaba kaxoree jaxiimo hoyo mcnto nolosheyda😭😢💖💉

    • @xayaatiqalbi1028
      @xayaatiqalbi1028 2 ปีที่แล้ว +3

      Allaahumma aamiiin yaa allaah aamiiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @luulkeyf2483
      @luulkeyf2483 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aamin yaa raxma ina godhn aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤♥️♥️

    • @fadimokitchen5682
      @fadimokitchen5682 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi

    • @shuwaykar4053
      @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a amiin Amin Yaa rabi

  • @sucaaddaahir4191
    @sucaaddaahir4191 2 ปีที่แล้ว +285

    Walal Ridhwan shaqo adag ayaad haysaa, dulqaadkeedana waad leedahay masha Allah. Horay usoco walal, hormar wacan.

  • @zackyzak853
    @zackyzak853 2 ปีที่แล้ว +1

    War reer Borama manta lagu galgashay war wa ni salamay reer borama

  • @worldhistory3931
    @worldhistory3931 2 ปีที่แล้ว +8

    Hadaad muslim tahay Rasuulka ku sali scw ✔❤💡

  • @zekobowy7493
    @zekobowy7493 2 ปีที่แล้ว +664

    Ardaydah la scotey 1 ila 29 hdad i maqleysin exam hal chapter ka dhiman ogdah 🤣🤣🤣🤣

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 ปีที่แล้ว +100

    Qiyano ma fiicno qofka hadu dacad ku yahay adna dacad. Ba lo noqdaa ilahow inti si dhab ah isku jecel isku sahal 🤲🥰

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 2 ปีที่แล้ว +368

    She is very confident I support her we need like such woman✊✊✊

    • @Novadiiya22
      @Novadiiya22 2 ปีที่แล้ว +5

      Cool she's a Queen❤

    • @zahrakowayn8512
      @zahrakowayn8512 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Novadiiya22 ١ضضض1

  • @sahraabdi1449
    @sahraabdi1449 2 ปีที่แล้ว +119

    Waxaas nin lagaa dhahaa siduu urali giliyy ladhacay wlhi😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @abdrahmansheikh5954
    @abdrahmansheikh5954 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah najma iyo wiilka dad isfhmsan wayay guuleesta walaalayaaal allaha idin barakeeyo

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 ปีที่แล้ว +289

    YOW YOW big legend Ridwaan isaack ❤🤝
    Ragnimo wxan ku Qeexi KarNaa Nin walba oo Hawenka uLa 🧕Dhaqmo Sidii Nabi mxmed((SCW)) uu ula Dhaqmi jiray✅ team single's still we can weit Part 20💯🤗

  • @anisaaweys1797
    @anisaaweys1797 2 ปีที่แล้ว +51

    Gabadha indha sharerka wadatey wllhi waa nag adag waa wataa 😆 kep going ☺🤥

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +207

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @abdimahadguurefaataxa8338
    @abdimahadguurefaataxa8338 2 ปีที่แล้ว +77

    Nin reer mudug ah ayaa ahay oo baadiyaha Gaalkacyo ku soo koray.
    Jaceyl in uu jiro waan aaminsanahay ee ha guuleystaan jaceelada 😍🤩

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 2 ปีที่แล้ว +3

      Reer mudug iyo jacayl aaa

    • @leilaabdi6672
      @leilaabdi6672 2 ปีที่แล้ว +2

      Ree mudugu jaceyl iyagaba laga
      Soo garay sawaba mid aroos ku dhax
      Ooya io mid suuxa so funny

    • @abdimahadguurefaataxa8338
      @abdimahadguurefaataxa8338 2 ปีที่แล้ว

      @@quenmasbal9558, waa duni isbadashay.

    • @abdimahadguurefaataxa8338
      @abdimahadguurefaataxa8338 2 ปีที่แล้ว +1

      @@leilaabdi6672, reer mudug sax ah kuwaas maaha Hhhh
      Koonfurta somaaliya ayey nooga yimaaden hhhh

    • @ifrahahmedifrahahmed9159
      @ifrahahmedifrahahmed9159 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimahadguurefaataxa8338 kkkk Reer mudug iyo jecel kaaf iyo kala dheeri waaye ina Adeer

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 2 ปีที่แล้ว +32

    Gabadha dambe Masha Allah wlhi waa naag gob ah kaas cml ayaa gabdhihi baabiiyay mid ka kher badan Allah hakuu sahlo wll qaali

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +34

    Ridwan walahi waa provisional lama caytamin ninkii waalnaa
    Ridwa ilaheey mid qeyr qaba ha siiyo 🥺

  • @walaalbuudha4520
    @walaalbuudha4520 2 ปีที่แล้ว +281

    inta ila socoto part1 ilaaa part 29 ismuujiya ✌️✌️✌️

  • @daudabshir8584
    @daudabshir8584 2 ปีที่แล้ว +18

    Rag badan oo dumarka khiyaameeyo ayuu barnaamijkaan fashiliyey Rabiyow kuwa daacada ah Rag iyo Dumarba u hiili🤲

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +64

    Masha allah najma aadan & cabdi cumar masha allah aadban ugu faraxsanahay jacaylkooda masha allah

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 ปีที่แล้ว +2

      Mashaaa allh is calfadah illah idinka bariyay 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹💍💍💍💍💍

  • @mubarakwhizzdi1889
    @mubarakwhizzdi1889 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll ku soco

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 2 ปีที่แล้ว +11

    Ridwa gabadh dhaqan iyo asluub leh codk kara mansha allah hno mcn mid kaa farxiya waayi maysid allah qalbiga hakuu qaboojiyo❤️🥰🥰🥰

  • @the_kaarto
    @the_kaarto 2 ปีที่แล้ว +92

    Hadaanu nahay team single waanu ku raaxaysanayna . we can't wait episode 30😂

    • @hazalahmed7791
      @hazalahmed7791 2 ปีที่แล้ว

      lol haah

    • @ridwaahmed4977
      @ridwaahmed4977 2 ปีที่แล้ว +3

      Qof qalbiga laga jabiyay Kuma raxysan karno

    • @hafsahayaati6841
      @hafsahayaati6841 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ridwaahmed4977 haa wlhi😢😓

    • @the_kaarto
      @the_kaarto 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ridwaahmed4977 hhh dadka caqliga u saaxibka ahi qof ibnu aadam ah noloshooda ma hoos dhigaan, Halkana waxan lamay so istaagen No stress No Buuq noloshaadu siday tahay ayaa loogu nolaada naftaada aya mashquul kuugu filan

    • @the_kaarto
      @the_kaarto 2 ปีที่แล้ว

      @@hazalahmed7791 aaha

  • @xufiyoxaf4272
    @xufiyoxaf4272 2 ปีที่แล้ว +89

    Subxanka😂🤣 Waxan Oo Kale Gaaladu Waxay Dhahan Another level 🙈😄😄🤣

  • @Maajidenjoa69
    @Maajidenjoa69 2 ปีที่แล้ว +2

    Mss world inta iney thy fahmay isoo raaca

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +100

    Ridwa qali hore usoco waxanan ku leeyahay nin dibad jooga lama aamino kana waaba dibjir isnacay markaa hore usoco qali from Borama

    • @mohamedjama8316
      @mohamedjama8316 2 ปีที่แล้ว +3

      Hehehehe oo hadaa ma waxaa la aaminaa kuwo Nairobi qiyaanada la jiifa alow sahal amuuraha qiyaanadu Africa ku badan tahay la ogaa .....😂😂

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjama8316 kuwa maqan qiyano badan🥺

    • @xaliimomahamuud3692
      @xaliimomahamuud3692 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedjama8316 adigu ma kii batahay wa yabaye

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว

      @@xaliimomahamuud3692 isku meel ka.aragna walee waan is iri waa asagii

    • @mohamedjama8316
      @mohamedjama8316 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma ahi xalimo mana aqaano lakin sida xaqiiqda weeye mana jecli qiyaano nafteyda Hadan ka hadlo

  • @hafsaabi8871
    @hafsaabi8871 2 ปีที่แล้ว +47

    Najma waa boss lady
    Dumaroow ku dayda 😘❤💉

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 2 ปีที่แล้ว +163

    ❤ whoever is reading this, I hope that one day you reach your dreams. ❤

  • @arnabjunior1436
    @arnabjunior1436 2 ปีที่แล้ว

    Keep goin Ridwan issack Mr.dhiiqo

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 2 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha dambe waa strong women m.a ilahay kuma tuso nolow queen 👸🏻💪🌺

  • @faadumofaadumo3865
    @faadumofaadumo3865 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🖇💚 keep going pro lambarkaga Raba plz ina ARIN KULA WADAGA RABA PLZ PLZ

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 2 ปีที่แล้ว +3

    Kuwii kiniinku usocday jeclaatay aqoon yahanadii Reer Boorama kaa badan ridwaay Alle iyo Ridwan Isaq baa ka so gaadhe umahad celi 🙈🙈🙈🙈👏😂

  • @Sunamiboys
    @Sunamiboys 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuul iyo singlenimo 👌👌👌

  • @nimcomaxa2muuse780
    @nimcomaxa2muuse780 2 ปีที่แล้ว +52

    Waxaad modaa saan ugu taxanahy inaan tafsiir quraana ku taxanahy bismilaah😳😀😀

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +1

      Astaqfirullah maka yaabtay xitaa saan uxiiseeyo darteed baa subscribe usaartay

    • @malabey197
      @malabey197 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 2daba isku wad

    • @fardowsahassan1809
      @fardowsahassan1809 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ana kadaran

    • @samiahmedbea
      @samiahmedbea 2 ปีที่แล้ว

      @@malabey197 ana kula mida ayantan ma awan hadan 29 imarayay kaso bilaway 34 bu maraya

    • @fowziya71cadey48
      @fowziya71cadey48 2 ปีที่แล้ว

      😃😃😃😃

  • @Fatima-xr2ws
    @Fatima-xr2ws 2 ปีที่แล้ว +2

    The last guy sounds funny 😂😂😂 Lkn ma diintu acayay mise ana moday

  • @a8_n1
    @a8_n1 2 ปีที่แล้ว +22

    Wuu Damiyay Wuu soo ogaaday Wuuna dhahay😂😂

  • @xamseqalbad4261
    @xamseqalbad4261 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtiiii
    Afka ayuu
    Furtay
    Diintana ayuu caayi gaaray
    Afsoomaali xumaaa

  • @qoysbilecompany3773
    @qoysbilecompany3773 2 ปีที่แล้ว +155

    Walhi barnaamijkaan waa cajiib, waan daawaday part1__28, markii hore waxaan u arkayay inuu yahay barnaamij iska fany ah, lkn hada waxaan u arkaa inuu yahay barnaamij micna wayn xambaarsan, waxaan ku dhex aragnay:
    1: Gabar ninkii lootijabiyay uu dhahay aniga ayaaba adiga tijaabo kugu waday (nin aan saxibo nahay ayaan itijaabi igu yiri).
    2: Gabar ninkii ay tijabinaysay uu dhahay aniga xaas iyo afar ciyaal ah ayaa ii joogaan.
    3: Gabar ninkii loo tijabinayay uu gabar kale magaceeda sheegaayo.
    4: Gabar 4nin tijaabisay oo hal xitaa magaceeda sheegi waayay.
    5: Gabar ninkii loo tijaabinayay uu saxiibteed magaceeda shaeegay.
    6: Gabar sedax nin tijaabisay oo ay dhamaantood magaceeda sheegeen.
    7: Will gabadhii uu lacagta ku ku qarash gareen jiray ay nin kale magaciisa sheegtay.
    Intaas iyo inkale oo aanan xasuusanba waa qiyaanooyin iyo daacad la'aanta ka jirta xiriiradeena, lkn dhamaan sabab ayaa keentay, sidaasi darteed waxaan ka codsan lahaaa wiilka barnaamijkan soo alifay inuu dadkaas dib ula xiriiro, waydiiyana suaalo dhowr ah oo bulshada ka haqab tirikara sida iyo sabaabta keentay dhibaatooyinkaan, barnaamijkuna uu u noqdo barnaamij kafaaido iyo xiiso badan sida hada uu yahay.
    Hada waxaa soo bandhigtaa dhibaatooyinka iyo daacad la'aanta dhalin yarada uu xiriirku ka dhexeeyo, fadlan adigoo mahadsan ku soodar bandhigaada sababta keentay dhibaatooyinkas iyo hadii ay macquul tahay xalkii looga gudbi lahay arintaas.
    Mhdsnid ridwanow

    • @zalma1437
      @zalma1437 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa barnamji loo bahna research bdn in laga sameyo ubaahan

    • @nawaalcabdiraxman7833
      @nawaalcabdiraxman7833 2 ปีที่แล้ว +3

      Wilki maahir la dhahayay o gawadha qiyaameysay

    • @ciilaawkulmiye3281
      @ciilaawkulmiye3281 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah hasahlo amuraha

    • @munamaxamuud8186
      @munamaxamuud8186 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ciilaawkulmiye3281 Amin Amin yarab 🤲🤲🤲

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 2 ปีที่แล้ว +1

      🥺🥺

  • @moillustrator
    @moillustrator 2 ปีที่แล้ว

    ridwaanow intaas waan ku raadinaayaaaa wakhti isiiii

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 2 ปีที่แล้ว +262

    No love, no Problem, no stress , singlenimo is the best ✌✌

  • @haliimoarabow3801
    @haliimoarabow3801 2 ปีที่แล้ว

    Nabarkisa banraeaa ridwan

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 ปีที่แล้ว +16

    Hhh😂😂😂😂😂walee ku wana dhib badanaa dadkaan keep going koley waan ku wata wallkey😍❣🥰

  • @nasriinmohamed8232
    @nasriinmohamed8232 2 ปีที่แล้ว

    Gabdha kowaad waan ka helay waa kartidii oo gabdha

  • @drssundusahmed3776
    @drssundusahmed3776 2 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂najma wllhi qof adag wye m.a gabdhaha oo dhn SAS ha noqdan 🏃‍♀️ nimank baqsada 😂Sidasan isku ognhy😁😁

  • @hamudmattaan769
    @hamudmattaan769 2 ปีที่แล้ว

    Fary good waxaad keentay barnaamuj aad ufiican 💋💋💕❤️❤️🌱🌺💟💟👄👄👄💔💔💞💞💔💕💕💋💋❤️🌱🌱🌺💟💟👄♥️💞💞

  • @xamdadagan4887
    @xamdadagan4887 2 ปีที่แล้ว +23

    Ridwaanow xagee kaala soo xiriiraa barnaamijkan rabe inaa ii tijaabiso online ahaan plz

  • @hanadyare736
    @hanadyare736 2 ปีที่แล้ว +31

    14:50 Ridwanow qofka marka la khiyaano suaasha ah maxa kafahantay hasiwaydin waysi dhawace 💯💔💔

    • @Fadumina12
      @Fadumina12 2 ปีที่แล้ว

      💔💔been ma ahin😥

  • @7LEH_6
    @7LEH_6 2 ปีที่แล้ว +49

    Legan wllhi xita anoo imtixan akhrinaya ku dawanaya ❤️‍🔥

    • @steveng8190
      @steveng8190 2 ปีที่แล้ว

      War jeclida eboow

  • @hibaaqjamac8486
    @hibaaqjamac8486 2 ปีที่แล้ว +1

    Intee lagala soo xidhiidha wll

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +17

    Kalsoonidaa intaas ah YAAH!,
    ANOTHER LEVEL❤👏✌👍👌👈

  • @abdiqanishiriigstudio3256
    @abdiqanishiriigstudio3256 2 ปีที่แล้ว

    Keep going ridhwaan issack baamijkaga www pro

  • @mariamali5060
    @mariamali5060 2 ปีที่แล้ว +23

    سبحان الله العظيم واتوب إليه

  • @qamarruun6521
    @qamarruun6521 2 ปีที่แล้ว +1

    Lambarka ridwaan igu caawiya walaala yaal

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Ridwaan amazing good job

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว

    Thank you Ridhwan you are the best keep going bro

  • @moabhi10
    @moabhi10 2 ปีที่แล้ว +59

    Life is so sweet when you have someone who stood up and understand you. Rest is myth busters.😷
    Salute You #RidhwanIssack
    Heads Up #TeamSingles 💪😅😅

    • @issackahmed4868
      @issackahmed4868 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣 rest will not become a myth when you have three other chances bids

    • @Reciter_Motivator.
      @Reciter_Motivator. 2 ปีที่แล้ว

      Kahelay hadalka😂😂✊💖

  • @ciisekutiltil3182
    @ciisekutiltil3182 2 ปีที่แล้ว +1

    @Ridhwan isack Bro aaway sumeyo zxp🤩🤩

  • @anisanishaa4424
    @anisanishaa4424 2 ปีที่แล้ว +18

    😂🤣🤣🤣🤣😂san uqoslayi wlhi kilyaha ixanuuny ridhwan cawa mel qaldan bad gashay

  • @najmoquen37
    @najmoquen37 2 ปีที่แล้ว +17

    Najmo legend wye wlh sami nolow😢❤

    • @najmaahmed6487
      @najmaahmed6487 2 ปีที่แล้ว +1

      Najma my dear sis guulayso

  • @mahadcabdulaahi2596
    @mahadcabdulaahi2596 2 ปีที่แล้ว +49

    Keep up Legend of the Legend Ridwan isakh

  • @iqraabdinor6039
    @iqraabdinor6039 2 ปีที่แล้ว +2

    kani waa mid naagtisa ka cabsanaya 😅😅😅naag america jogta waa labo xaniyod su u jaraynayo oo u caytamayo dey😂😂

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 2 ปีที่แล้ว +27

    anaga xaaskeena samsam baa ladhahaa wayna nala joogtaa orod naga tag🤣🤣🤣🤣 kan naagtuu saaid uga cabsanayaa wlhi 🤭😂😂 ridwaan keep going bowe🥰💥

    • @Cadar200
      @Cadar200 2 ปีที่แล้ว

      😁😁😁 wlh waan yaabay 😂😂😂

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 ปีที่แล้ว +19

    Yes yes I can ť wait part 30 single familly 🤣🤣marka single tahay barnaamijka uu macan yahay

  • @zahramohamedali3756
    @zahramohamedali3756 2 ปีที่แล้ว +42

    Gabdho nin aadan hubin oo aad meel dheer kusoo ogaanin meeshaan hakeenina tan kle wax xiriir iyo shukaansi ladhaho majiro ninkaa ka heshaan ama aad isdhahayso waa kii mustaqbalka reerka u keen haku ogaadaaaan lkn nin aad meelaha ku qarqarinaysaan oo adiga lee kugu kooban maxaa diidaayo inuu ku inkiro. 🥸😎

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +1

      Haaa abaa ayako ninmanka isku hubin ayee is ceebenayan gbdhahan wala yabay🤔

    • @zahramohamedali3756
      @zahramohamedali3756 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdi3092 abaa gabdhahaaan wacyigalin wayn u baahan yihiin 😂😂

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zahramohamedali3756 ma wacyi gelinaa heee wax badan ufaaiden lahene 🤣

    • @zahramohamedali3756
      @zahramohamedali3756 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdi3092 diyaar ahy ani 😂ina keen

    • @hamdi3092
      @hamdi3092 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zahramohamedali3756 wixii naag jilcan dhan noobalami ileeyn isku mid ma ahan nagahe🤣

  • @safaanaahmed3459
    @safaanaahmed3459 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal codsi parnaamijka mrkaad fureysid asc dheh plz

  • @marianor4588
    @marianor4588 2 ปีที่แล้ว +18

    Single nimda wx dhama maleh wlhi🙄😎

  • @fardowsoabdullahi6850
    @fardowsoabdullahi6850 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimankan dhagrta wayn ee gabdhaha ugysat xanunu

  • @najmamohamed2659
    @najmamohamed2659 2 ปีที่แล้ว +47

    Ku Joojin Maaye Jaaw Ba Meesha Ka Dhacday😂😂
    War sanadka jacayl ma jiro🤦‍♀️😊

  • @caashocuud1563
    @caashocuud1563 2 ปีที่แล้ว +37

    Midka ugu horeyay nin hdu san ahan karin haka saqiro sis 😂😂

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 ปีที่แล้ว

      Hahahah muxuu saqiiri wuuba waynaaday hahahah

    • @canabetacadey702
      @canabetacadey702 2 ปีที่แล้ว

      Abayo muxu sida ahada waxasi cabsi un be ka ehed xaski ba ak jogta Lkn Waka gabadha miskinta luqyada ku shukansada oo la socday Marka waxas nin laguma tilmamo

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 2 ปีที่แล้ว +113

    Hada single tahay iso raac ✌
    Jecel waxan nacay gabar aan guur ku balan saneyn markay i qiyaan tay ey aroos tay meel walbana block iga saar tay ' I was heartbroken 💔😢😭
    I can't wait part 30

    • @anaa1232
      @anaa1232 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry bro wa iska xaal adun🥺💔

    • @mssnaima9034
      @mssnaima9034 2 ปีที่แล้ว +2

      Sorry wllkay iska Samir 🥺😔😢

    • @amira1438
      @amira1438 2 ปีที่แล้ว +4

      Oh aad ayaa ugu xumay abowe lkn waxa laga yaba iney shar ku aheed oo alle ka qabtay arooskasi insha alh mid qer qabto ayaa ku rajeyna

    • @amaalcabdi2722
      @amaalcabdi2722 2 ปีที่แล้ว +4

      Anugu aduunba wan nacay markaan qofkaan jeclaa cidla igaga dhaqaaqay sabab la aan ana kula mida wll ilahy iska talo saaro 😥😥💔💔💔💔💔

    • @salmaabdi1229
      @salmaabdi1229 2 ปีที่แล้ว +2

      Am so sorry brother wad heleysa qof ka fican inshaallah

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    Gabad yes bey og dagtye ya li arkye 👌

  • @sowdomuhudiin6600
    @sowdomuhudiin6600 2 ปีที่แล้ว +10

    Naag adag waaye wlhi saas urabeey Nin jiljileeca wee ugu dartaaa 🤣🤣😄😂

    • @yuusufdhanto8237
      @yuusufdhanto8237 2 ปีที่แล้ว

      Qld aad aaminty 🤣adeega waxa dadka kla geeya weye

  • @hoodohassan9711
    @hoodohassan9711 2 ปีที่แล้ว +1

    Omg wlhi wa nin raga inu jaray bu raali galin ka bixiyey isago walipa sheegay gabadhan waxay halkan USO istaagtey kalsooni buuxda ninka inay gacanta ku hayso ayey ogayd

  • @cabazinhoyt5781
    @cabazinhoyt5781 2 ปีที่แล้ว +6

    Jaceyl ma'aqaano waana bartey khiyaanadiisa manarabo Bas😨Bas😨😨

  • @maslahmohamedabdi4513
    @maslahmohamedabdi4513 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa doqon see u canaanatay

  • @JOSEPHAHMED1
    @JOSEPHAHMED1 2 ปีที่แล้ว +80

    Ridhwan is legend always legend keep going bro

  • @ayannur4800
    @ayannur4800 2 ปีที่แล้ว

    Wll xagee lagaala so xiriira jcylkeyga inaa ii tijabisaa rabaahe

  • @azuuupdilaahi2131
    @azuuupdilaahi2131 2 ปีที่แล้ว +6

    Hargeisa laga furayyy barnaamijkaan tiyaatarka aada dad ka wax tijaabinayoooow😂😂🙌

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว

      wlhi mu ka jira aan tagee

  • @Jacayow2011
    @Jacayow2011 2 ปีที่แล้ว +40

    5 years ayan walhi ayan walhi hadana niyada hal haben anan galin markay iga tagtay zbab la’an alxm no stress no buuq no hadal badan iam happy alxm singal is the best favorite

  • @maxamedomaribrahim3597
    @maxamedomaribrahim3597 2 ปีที่แล้ว +27

    Gabar kasta lagu adkeyo welcome🤣😂😀🤣

  • @kaligeedtaliso922
    @kaligeedtaliso922 2 ปีที่แล้ว +1

    Huuno mcny ridwa keep going 💋

  • @sumayamaxamed1721
    @sumayamaxamed1721 2 ปีที่แล้ว +125

    😏 Markaa Nin isku haleeso waa iska sidaan 😂 Naag Aan qabaa ku lahaa 😏😂👊 Singalnimada Waa Macaan 😍 Keep going My Bather Ridwan issack 🥰❤🌹🤍🍀

    • @mahadqaala5740
      @mahadqaala5740 2 ปีที่แล้ว +3

      Ani sumaya halii baroobeeyo😂😂

    • @xawafarahyonis4801
      @xawafarahyonis4801 2 ปีที่แล้ว +1

      😀😃😄alhamdulilah odaygayga ma anna waalan goorta tijaabin

    • @sumayamaxamed1721
      @sumayamaxamed1721 2 ปีที่แล้ว

      @@mahadqaala5740 Bisinka 😂 Aniyaa Ani hadoo usoo waco Maku maqlo ugu baxaa 😂😂😂😂

    • @sumayamaxamed1721
      @sumayamaxamed1721 2 ปีที่แล้ว

      @@xawafarahyonis4801 😂 oo Adi ma Sxpkaa baa tijaabise 😳

    • @mahadqaala5740
      @mahadqaala5740 2 ปีที่แล้ว

      @@sumayamaxamed1721 jacelkeni saas maa udanbeysay hada 🥺😂

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว

    Najmo quruxdeda ayey ku hanjabeysaa mashaa alaah

  • @hibohaibe3747
    @hibohaibe3747 2 ปีที่แล้ว +10

    Hore usoco ridwan isak

  • @hafsahshariff5370
    @hafsahshariff5370 2 ปีที่แล้ว +11

    Ridwo iyo ridhwan waxba nilgu digey runti ninka maqumano😂😂😂

  • @zapiriinaupdy1121
    @zapiriinaupdy1121 2 ปีที่แล้ว +59

    Kep going Ridwan💯❤

  • @nimcoaxmad2492
    @nimcoaxmad2492 2 ปีที่แล้ว

    Mashalalh walal shi alh iskukinwaro iscalfad

  • @sablaale-v1l
    @sablaale-v1l 2 ปีที่แล้ว +68

    Another level Ridwan issack

    • @sharmagamer3567
      @sharmagamer3567 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxan ka codsanaya in aad isoo qabato ani

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax jaceyl ah malihi alxamdulilah ilaha ka baryaaya ina helo qof i jecel iyo qalbi aan qiyaano aqoonin

  • @ridwanabdi6098
    @ridwanabdi6098 2 ปีที่แล้ว +81

    Full respect 🙏 🇸🇴🇨🇦✌❤

  • @IntizamlushaIntizamlusha-il8nd
    @IntizamlushaIntizamlusha-il8nd 8 หลายเดือนก่อน

    Maka adke ee waa gentleman ayada confident gir waye Awesome xirir❤❤😊😂

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 ปีที่แล้ว +36

    7:07 she boss Mashallah i love it because she know her woman power n she used it 🦁🦁🦁😍😍😍

    • @salmoanas1857
      @salmoanas1857 2 ปีที่แล้ว +1

      Yeah

    • @TradewithNK
      @TradewithNK 2 ปีที่แล้ว

      Wad ku power la’dihiin

    • @abdiwelidahiye3360
      @abdiwelidahiye3360 2 ปีที่แล้ว +1

      Within short period of time with such "kalsooni" she is even bossing him around...for the second lady she must have ignored lots of red flags coz you can't fail to know a man who is married, if you pay attention you can easily tell if someone is faking something or not.."guul" to both the ladies

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 ปีที่แล้ว +73

    Where is the Legends? Single is the best ❤
    Ridwa from Borama🥰Dadkii qalbi nadiiftii

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaan allaah alle ragu khayaano badanaa

  • @hodannour2406
    @hodannour2406 2 ปีที่แล้ว

    Lambarkaga ayan raba rudwan from Hargaisa wll qof itijabi

  • @projr7690
    @projr7690 2 ปีที่แล้ว +21

    Laaxoowla 🙈🙈🙈
    Waa ila joogtaa kulahaa
    Khadka iiga bax🤣🤣🤣

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 2 ปีที่แล้ว +43

    On fire brother 🔥💯

  • @abdullahiiyussuf7521
    @abdullahiiyussuf7521 2 ปีที่แล้ว +21

    Barnamijka igaqusliya keep going my brother

  • @maryamahussein7468
    @maryamahussein7468 2 ปีที่แล้ว +2

    Ridwan dhaqtar waye masha Allah keep going

  • @quenfarhiyoisse5716
    @quenfarhiyoisse5716 2 ปีที่แล้ว +23

    Alla beerka saa u qoslaye beerkaixanuuny ridwaanow blo loo baahnyhy thy😂😂😂😂😂

  • @marialuula5941
    @marialuula5941 2 ปีที่แล้ว

    Zxp kuwa is qawo ka dhamow dhibaata kaga Iman karto