"Ismaaciil Haniyeh marka uu arkay calanka Soomaaliya wuu noo yimid oo sujuudda naga dhunkaday"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024
  • Bayaan ay soo saartay Xamaas waxay ku sheegtay in Haniyeh lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday hoyga uu ka deggenaa caasimadda Iiraan ee Tehran.
    Sida laga soo xigtay kooxda, Haniyeh ayaa dhintay kadib markii uu ka qayb galay xafladdii caleema saarka madaxweynaha cusub ee Iran Masoud Pezeshkian oo la dhaariyay Talaadadii.
    Dhawaqa geerida kadib waxaa soo baxayay dadka ka bixinaya aragtida ku saabsan shakhsiyaddiisa ee sida gaarka ah ula kulmay.
    Waxaa kamid ah wasiirkii hore ee wasaaradda macdanta iyo batroolka Galmudug Cabdiqaadir Maxamed Siciid (Jantalmaan) oo kula kulmay dalka Turkiga xilli uu halkaasi u joogay howlo shaqo.
    kulan loogu duceynayay shacabka Falastiin oo ay abaabushay dowladda Turkiga ayaa lagu casuumay mas’uuliyiin uu kamid ahaa wasiir Jantalmaan halkaa oo ay ku sheekeysteen isaga iyo Ismaaciil Haniya sida uu ku faah-faahiyay wareysi uu BBC-da siiyay.

ความคิดเห็น • 294

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 หลายเดือนก่อน +105

    Walahi waan ilmeeyey alllahu Akbar 😢😢😢😢

    • @SAM-2004-0
      @SAM-2004-0 2 หลายเดือนก่อน +7

      Ani xitaa wlhi 😢😢😢😢

    • @amareto5772
      @amareto5772 2 หลายเดือนก่อน +2

      Iimaanka Allaha kuu saa'idiyo..

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 2 หลายเดือนก่อน

      @@amareto5772 Amin Yaa ALLAH 🤲🏻 ☝️ 🎤 jazakallahu khaira

  • @abdisalaanosman7751
    @abdisalaanosman7751 2 หลายเดือนก่อน +108

    Ilinteyda waan celinkari waaye Alle ha’unaxariisto mujaahid Haniyah

    • @muhiimali
      @muhiimali 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga kula mid ahay ismacil haniyah ku sabsab hada arki oohin I qabanaysaa 😢 allah haw naxristo

    • @abdifatahfarahhamud6426
      @abdifatahfarahhamud6426 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sidoo kle saaxiip

    • @jamiilaibraahim2228
      @jamiilaibraahim2228 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wallahi qalbigaa ijabay geeridiisa

  • @ahaloow9655
    @ahaloow9655 2 หลายเดือนก่อน +53

    Eebow gefkiisa u dhaaf eebow u naxariiso sheikh Ismail Haniah

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 2 หลายเดือนก่อน +28

    WA runtiis ismaciil haniya
    Laakin dhexdeena alle ha hagaajiyo

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilaah ha u naxariisto walalkeen Cismanciil Haniyah ❤❤

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน +27

    Nin raga naga baxay 🤲🤲🤲الله يرحمه wa geri aad uga naxnay aadna noo xanuujisay🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️💯

  • @popular7493
    @popular7493 2 หลายเดือนก่อน +39

    اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين أجمعين يارب
    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shugran

    • @najiipxasan9499
      @najiipxasan9499 2 หลายเดือนก่อน

      آمين. من اين انت؟

    • @popular7493
      @popular7493 2 หลายเดือนก่อน

      @@najiipxasan9499 الصومال

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 2 หลายเดือนก่อน +49

    Alle ha unaxariisto shahiid ismacil Haniiya 😢geeri nawada samaysay weeye Alle haku casumo janatul firdowsa anagane kuwa u aara Alle ha inaga dhigo 😢

  • @maryanmohamed8621
    @maryanmohamed8621 2 หลายเดือนก่อน +16

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa Ilaahey ha geeyo aamiin

  • @Slma-y3w
    @Slma-y3w 2 หลายเดือนก่อน +4

    I laahow unaxariiso ismaciil haniya habiibul malayiin😢😢

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah hooyada baadiyaha joogta oo falastiin u ducaynaysa, Ilaahay waa arkaa. Waa tan heerkaa gaarsiisay Somali

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahayow waa maalin jimce ahe unaxariiso dambigiisa dhaaf isaga iyo dhamaan muslimiinta

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 หลายเดือนก่อน +17

    Cajiib Ilaahay Ha U Naxariisto Sheekh Ismaaciil Haniya Runtii Mamoodayn Shacabka Falastiin Inay Sidaa Ujecelyihiin Shacabka Soomalida Ilaa Hogaamiya Yaashoodu Wanku Qiirooday Kelmedaha Uu Kulahadlay Wafdigii Soomalida Raximahulaahu Sh Ismaciil Aniya

  • @NehAllih
    @NehAllih 2 หลายเดือนก่อน +1

    ILAAHOW shahiid nimada ka aqbal ya allah ilaahow walalehen inaa wax ka xoreeyo ii kaz🤲😭

  • @Sabry365
    @Sabry365 2 หลายเดือนก่อน +13

    Fiicna lahayda inan maanta wadadisa qaadno❤

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha allaah illaahow u naxariisto

  • @Amilah1234Mila
    @Amilah1234Mila 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ya Allah ina midey umma Muslimka dhan 😢😢😢 🥲🥲🥲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedsuldaanmursal3642
    @maxamedsuldaanmursal3642 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay ha unaxariisto marxuumka janatul firdawsa Ilaahay haka waraabiyo allaahuma aamiin aamiin

  • @YoonisMane-mm2cp
    @YoonisMane-mm2cp 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha.u.naxariisto

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay shahiidkaas ha u naxariisto aamiin geesiga marna ma dhinto😢 waan maqley inuu somalida aad u jeclaa ilaahay asagana aakhiro ha laga jeclaado aamiin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haw naxariisto Ismail Haniya

  • @abdinour
    @abdinour 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi waa ilmaynaynaa ismaciilxhaniya Alle ha unaxariisti😢😢

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 2 หลายเดือนก่อน +18

    Alle ha u naxariisto ismaaciil haniyah geeridiisa saamayn gaar ah ayey ii leedahay wlhi

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢jimcihi ladugay jimcihiisa waa manta ilahey haunaxariisto mujahidka ilahey sodhaweyn weyn haufidiyo 😢😢

  • @XAMAR_SHORTS
    @XAMAR_SHORTS 2 หลายเดือนก่อน +9

    Alle ha u naxaristo halyey ismacil haniya😢

  • @mohameddeni6119
    @mohameddeni6119 2 หลายเดือนก่อน +8

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله واكرم صيغه يا أكرم الأكرمين امين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤ بكينا يا حبينا هنيه على شانك انت❤

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 หลายเดือนก่อน +10

    Alle ha u naxariisto ismancil haniya geesi xaq u dirir ayuu ahaa garab ayuu waayay dhanka islaamka 😢😢😢

  • @aliosman6893
    @aliosman6893 2 หลายเดือนก่อน +7

    Allah u naxariisto samir iyo imana Allah naga wada siyo I.a 😢😢😢😢😢

  • @imansheikh6454
    @imansheikh6454 2 หลายเดือนก่อน +6

    ‏اللهم اغفر له وارحم واجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay hawnaxiisto ismaaciil Haniyeh ilaahay ha guuleeyo walaadeen falastiin aamiin aamiin

  • @hudoelmi176
    @hudoelmi176 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahyow ha unaxriisto yaarab 😢

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahey haunaxariisto shahiidnimana hauaqbalo,wllhy waa geeri xanuun badan laakiin aduunkan imtixaanka waa karaysan ee fitnadu badatay.ilaahey falastiin haugargaaro yuhuudna Ilaahey haburburiyo oo habaabiiyo aamiin

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 หลายเดือนก่อน +6

    Allah albabada Jannada howfuro Walalkan qaaliga ah ee Shahiiday Ismail Haniyah 😭😭😭🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน +8

    Muslimiinta oo dhan baa walaalo ah qaasatan reer falastiin waa dad quluubteena ku wayn❤❤❤❤❤

  • @yahyatahlil7611
    @yahyatahlil7611 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wlh malin wa xorobayaan walalaheen falastin , yahuuda Allah swt masiiba dagdag ah o ay ku dhamadaan o an kala reebin Allah swt haku rido ,

  • @salaambulle7896
    @salaambulle7896 หลายเดือนก่อน

    illaahoow ku naxariiza jahiid ismaciil haniiya...illaahoow shuhada janatul fardowsa gali ya allaah ❤❤❤

  • @Xamdamaxamuud1122
    @Xamdamaxamuud1122 2 หลายเดือนก่อน +2

    Run ahaantii waan ka jeclahay cid kasta oo Muslim ah reer falastiin hada waxaan ku hamiyaa in aan la joogi lahaa walow aana waxba awooden والله أنا أحب فلسطينيين أحب فوق حب كل مسلم والآن أتمني لو أني معهم ولاكن لا أحتاج الإ الدعاء
    اللهم أنصر أخواننا في فلسطين

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walaalo aad u macaan oo umadahaa kale u macaan oo iyagu isneceb miya marka?. Allah quluubta Somalida ha isu furo inshallah amiin ya Rab. From Djibouti 🇩🇯

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waqti fiidkii ay tahay baan adeerkay oo hidaacada dhagaysanaya ka maqal dilka ismaaciil haniya taleefoonka baan isticmaalayay waan damiyay indhahana ilmo ii soo fuushey alle naxariistii janno ha ka waraabsho shahiid Haniya

  • @mohamedibrahim7236
    @mohamedibrahim7236 2 หลายเดือนก่อน +12

    allaha u naxariisto janada allaha nagu wada kulmiyo dhamaanteen

  • @suheybahmedmohamud4698
    @suheybahmedmohamud4698 2 หลายเดือนก่อน +6

    Allah U Naxaristo Shahiid
    Ismacil Haniya😢

  • @suleimanhassan1415
    @suleimanhassan1415 2 หลายเดือนก่อน +5

    Eebbe ha u naxariisto geesigaas dadka muslimiinta ahna Rabbi dulmiga haka dulqaado

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u naxariisto shahiidka wlhi been maahan waan ka damqanaa dadkeena falastiin waana wadama musliminta wadanka ugu jacel nahay Allow dhibka ka dulqaad oo ayago xor ah na tusi yahudana jabi Yaa rabi 🤲😢🇵🇸

  • @AbdillahiMadarr
    @AbdillahiMadarr 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxaristoh amine ya rabi

  • @CaaliyoOmarshooli-dz9kq
    @CaaliyoOmarshooli-dz9kq 2 หลายเดือนก่อน +10

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢Ya Allh

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo masuulka xamaas ismaciil haniya godka alle ha u nuuro

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar7204 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiiir Abdulkadir mohamed said Gantleman salaaan sare
    Allaha u naxariiisto ismail innagana Allaha Qalbigeena ha mideeeyo Allahuma aaamiiiin

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 หลายเดือนก่อน +6

    Shahiid cismaaiil haniya allaha u naxariisto janatul fardowso allah siiyo shahaado allaha siiyo allah u aqbalo cadowgiisa ayaa qaarajiyay.

  • @Ayaanbadan540
    @Ayaanbadan540 2 หลายเดือนก่อน

    ILAAHOOW unaxariisooooo😢❤❤❤

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 หลายเดือนก่อน

    عاشت فلسطين 🇸🇴🇵🇸

  • @SmilingAcorn-yq7vi
    @SmilingAcorn-yq7vi 2 หลายเดือนก่อน

    Allaaha unaxariisto

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 หลายเดือนก่อน +1

    ismaciil Haniah Carabta maanta joogta nin ku qiima ah ma jirin. Allaha u naxariiste Geesi Ayuu ka fiican Dad badan

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi5320 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 illahow rabiyow naxariistadi jano sii

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wan qiiroday wallhi alxamdu lillah hadii walalaheen na ogyihiin ilaahey agtiisana kheer ban ka rajeneenaa waxa hubala inta ay masar ujirto falastiin hadii somaliya ujiri leeheed walee waxba dhici lahaa lakin maruun yahudiyeey wanu isheli insha allaah wanasru lil muslimiin❤❤❤❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar

  • @nuuradiinSheekh-hz4vm
    @nuuradiinSheekh-hz4vm 2 หลายเดือนก่อน

    Allah swt ha u Naxariisto

  • @dimazizmailov2926
    @dimazizmailov2926 2 หลายเดือนก่อน +1

    We grew up seeing Palestinians being oppressed,and as somalis we have zero tolerance for oppression
    Yeah we might have a problem within our borders but still we love one another and our love for the Palestinian cause is forever
    We pray for them and try to remember them in our sujood in our daily prayers

  • @Xaashaa6
    @Xaashaa6 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aun😢

  • @Neima.Hassan
    @Neima.Hassan 2 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمه ويغفر له 😢

  • @ahmedmohamedmohamoud415
    @ahmedmohamedmohamoud415 2 หลายเดือนก่อน

    شعب الصومال مع فلسظين😢❤

  • @amareto5772
    @amareto5772 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay wax ka fiican ha inoogu badallo Al-Shaiid abal-Cabd..

  • @SamsamBarkadle
    @SamsamBarkadle 2 หลายเดือนก่อน

    Alla ha u naxariisto Amiin

  • @macaanos
    @macaanos 2 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 2 หลายเดือนก่อน

    may Allah grant him jannah ferdows Ameen yarabi 🤲🇵🇸❤️🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zeinabAhmed-gf8hy
    @zeinabAhmed-gf8hy 2 หลายเดือนก่อน

    Alla😢yaa allah unaxriso janatul firdows ku casuum yaa rabi shekena gesigena ismacil haniya😭😭🤲

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 Allah yarham

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux8691 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto geesigeena waan u aaraynaa asaga io dhamaan falastiiniyiinta

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxriisto Walaalkeena.

  • @caashoCuud1-z7i
    @caashoCuud1-z7i 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey ha u naxariisto waa shahiid insha Allah

  • @YahyeDhoore
    @YahyeDhoore 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha SWT ha u naxariisto Ismail Haniya

  • @AzerAzer-y6f
    @AzerAzer-y6f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha unaxaristo😊😊😊

  • @AliAhmed-k8o
    @AliAhmed-k8o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxaristo

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 2 หลายเดือนก่อน

    aamiin allaha unaxariisto wll

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah wallhi wan ooyay maxaa yelay somaliya waa dad fiican guul aduun iyo aaqiro

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha unaxariisto walaalkeen Ismail iyo dhammaan Muslimiinta Qasa ku dhimatey

  • @Gar-sheeg
    @Gar-sheeg 2 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمه ويسكنه الجنه

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxaristo

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan3024 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ya rahma❤❤

  • @soomaal3622
    @soomaal3622 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay qabriga jannadii firdosa ha uga dhigo

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hogaamiye geesinimo, akhlaaq iyo isdul dhig leh ayaa ka baXay Umada islaamkoo dhaN Allaha ku Casuumo janatul firdaws🥺😭🤲
    Yaxya sinwaar asna Allaha garab galo

  • @JiinowXasan
    @JiinowXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Wallhi waan ilmeyay Allah akbar

  • @hamdihussein8794
    @hamdihussein8794 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم أغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله

  • @BishaarNasiib20-ig1oh
    @BishaarNasiib20-ig1oh 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo

  • @munag6434
    @munag6434 2 หลายเดือนก่อน

    رحمه الله

  • @Coofleh175
    @Coofleh175 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahayow u naxariiso

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto sh Ismaaciil haniyah 😢😢

  • @cismaanmuxumad6798
    @cismaanmuxumad6798 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل على محمد.

  • @ikranabshir1591
    @ikranabshir1591 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha kuu naxariisto wlhi wxn u naxay sidii qof walidkaya inuu dhintay 😢😢😢😢

  • @_security7076
    @_security7076 2 หลายเดือนก่อน

    جزاء الله عنا ربنا يرحمه فيسكنه فسيح جناته

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto walaalken Aamiin yaa Rabi❤️🇵🇸❤️🫡

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa Rabi allow ka aqbal shahiidnimada oo qabriga u waasici una nuuri yaa rabi

  • @mohameddayib8856
    @mohameddayib8856 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ya Rahma 🇸🇴🆓🇵🇸

  • @LuulCaasho
    @LuulCaasho 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow u naxariiso ninkaag wlhi qalbigeyga wuu ka gilgishay dilka ismaciil haniya 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illlahy ha naxriisto

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto 😢

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢 ilaahay ha u naxariisto waa shahiid.

  • @mustafamuse5698
    @mustafamuse5698 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaha hau naxariisto

  • @osmanabdimohamed9523
    @osmanabdimohamed9523 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow u naxariiso, Falastiinna xoree.

  • @ahmedsalah3462
    @ahmedsalah3462 2 หลายเดือนก่อน

    Alaah yaraxma wa arin qaluubteena taabatay 😭😭

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 2 หลายเดือนก่อน

    Illahy ha u naxariisto walalkeeyna aduun