Iran oo baroordiiq uga sameysay Tehran geeridii ku timid hogaamiyihii Xamaas Ismail Haniyeh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adaa caruur laayagacan ku dhiigle yuhuudka umada xasuuqay dhamaada yuhuudeey aamiin yaa rabi

  • @AbdifisaaqSayid
    @AbdifisaaqSayid 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akabar

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 2 หลายเดือนก่อน

    Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun nooleba waa dhinte Alle ha u naxariisto hogaamiyihii Xamaas ismael haniya 😢😢😢😢😢😢😢

  • @IbrahimHasan-m6g
    @IbrahimHasan-m6g 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahoow yuhuudda jabi

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 2 หลายเดือนก่อน +2

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸

  • @MaxamedIbraahin-w1h
    @MaxamedIbraahin-w1h 2 หลายเดือนก่อน

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Radio wajeer iyo walaweyn

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 หลายเดือนก่อน

    Shahiid weeyan allaha uu naxariistee .

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraneyyy. Lagu Amina Maaayo. Wakaaaas Martidiiii. Aaad Dayacdeeeen.😢😢😢 Waleee. Qalbigaaa. Ixanunaya Dhimashadu wa Xaq lakiiiin Dayacaaad Aya jirta😢

  • @Nimco-u3d
    @Nimco-u3d 2 หลายเดือนก่อน

    ❤️🇮🇱💐🇮🇱🍂🇮🇱🌹🇮🇱🌷🇮🇱🌺🇮🇱🌼🇮🇱❤️

  • @CasanyoCaska
    @CasanyoCaska 2 หลายเดือนก่อน

    Ale yuuhuda jabi adiga wayne❤❤❤

  • @AaminaShire
    @AaminaShire 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 2 หลายเดือนก่อน

    💔إنا لله وإنا إليه راجعون💔الله يرحمه💔

  • @CabdirisaqhusensalahCabdirisaq
    @CabdirisaqhusensalahCabdirisaq 2 หลายเดือนก่อน +1

    BBCda mashegto dadka rer Falastiin in UK & USA YUHUUD Ujibnayaan oo maalin iyo habeen hubkooda lugu laanayo masaakiinta muslimin ta ah reer Falastiin ogaada bbcda wa idacad gaalo eyledahay oo u adeegta gumeystaha kufaarta ah ee rer galbeedka lugu magacaabo xaqu marbu so baxayaa

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 หลายเดือนก่อน

    Baroor diiq wax micnaha masamaynayso Israel laciifnimo ayayba uarkaysaa waxasi,

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 2 หลายเดือนก่อน

    Alaa odeeyga naataan yaahu yaa gacantaa iso gaaliya kolba caad ayn jaari laaahaa isaago nool wlhi

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 หลายเดือนก่อน

    War Nio Anigu iiraaaN Ayaanba ka shakiyey iney Marxumka ShirqooleeN waxba AyaaNey is,Daad Raacin

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mohamed anigoma maleyniyo waayo natenyahu iyo reer galbeedka waxa diorama u saarna iiran marka wax ila egtahay iiran dadka dawlada ka so horjeeda ku xumeyey cadowga reergalbeedka m r k iwm carabta jaajuuso ba ku dhexnool tankale caadoqaate lacagta raba tankale iiran nin qaasiin suleebani saynisyahankii laga diley

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    aloow nooga aar gaalada

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Nitiniiy doofaarkaan waqigiisu waa dhawyahay ilaahey baa isna qabanaayo

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 หลายเดือนก่อน

    Tuug weeyi shiicadu munaafiqiin ah iyagaa dilay ismaciil. Waxba yaanay buuq na tusin. Way la shaqaystaan yuhuuda !!