Sadexdan xirfadood hadaad leedahay shaqaan ku hayaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ส.ค. 2022
  • 👨🏽‍💻GET Courses - facacusub.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

ความคิดเห็น • 352

  • @maryam2308
    @maryam2308 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad warsame bade Hassan mahadsanid.

  • @maxamedxuseen6094
    @maxamedxuseen6094 2 หลายเดือนก่อน

    After one year thanks ustaad❤

  • @hassanabdirahmanbarre193
    @hassanabdirahmanbarre193 ปีที่แล้ว +2

    Waaw Maasha Ustaad Tha ks
    Waan kula soo xiriireeynaa I sha allah ☺☺☺

  • @cumarmaxmuud3663
    @cumarmaxmuud3663 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wall walhi waxad tahay shaqsiga ugu samaynta badan youtuberska somalida dhankayga

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 👏 💖 💙 🙏 ♥ ❤ 👏

  • @caytoahmed6143
    @caytoahmed6143 ปีที่แล้ว

    Ustaad warsame wllo allehe ha ku barakeeyo

  • @abiitcali2030
    @abiitcali2030 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qof bulshada wanaag u haya tahay

  • @jiirmustafe8282
    @jiirmustafe8282 ปีที่แล้ว +4

    Manshllh warsame allaha haku sharfo

  • @user-zl5ie1mq9m
    @user-zl5ie1mq9m 10 หลายเดือนก่อน

    Wa kula soo xiriiraya inchalah waha rabat canva Mafamin

  • @munasarnusrudiin9773
    @munasarnusrudiin9773 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah mhdsanid ustad

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid ustad facakoraya maka heli karaa barashada skills

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab2691 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ustaad intaba waan aqaana

  • @abdirisaqahmed3391
    @abdirisaqahmed3391 ปีที่แล้ว

    Waaa talo iyo shaqaysin wada socda waad mahadsanthy ustaad

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว +1

    Madhihi lahayne waa wax Xaqiiqa ah.sanado busuniss aan kujiray aqoonbaan uleeyahay laakiin intaan aqion waa lagu qugaanaaa soo maaja in Rabi kayaabaysaa yar iyo maalin aaakhiro xalaaal.asww5

  • @nimcocisman4642
    @nimcocisman4642 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah, tabaaraka Raxmaan. Allah haku xifdiyo wll. Hawl wacan baad ummadda u haysaa💙 Waan soo baran doona inshaAllah

  • @omarabdirahim2146
    @omarabdirahim2146 ปีที่แล้ว

    Waaw good job go forward bro.

  • @abdirahmanhalays4175
    @abdirahmanhalays4175 ปีที่แล้ว +8

    Nin dhallinyaraa oo la wadaagaya dhallinta wixii aw bartay ee aan ka qarsan, aqoontaada eebbe hakuu siyaadiyo

  • @mohanaz_5590
    @mohanaz_5590 ปีที่แล้ว

    wa kula soo Xariiraya In.allh Wan brtay Photo shop 👏👏

  • @mustafejalawo4990
    @mustafejalawo4990 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsan tahay walaal

  • @user-tj2ki5xf7e
    @user-tj2ki5xf7e 7 หลายเดือนก่อน

    Wallo waa halkee ahali

  • @OmarMohamed-jz7pg
    @OmarMohamed-jz7pg ปีที่แล้ว +2

    Aad baa u mahsantahay walla anigu waxan ahay web developer sida u dhaqsi yahay badaan kula soo xirirayaa inshalha.

  • @easylearnmath1364
    @easylearnmath1364 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @qaysarfarah214
    @qaysarfarah214 ปีที่แล้ว +14

    Asc. Marka hore ustaad wad mahadsantahay,allaha ku barakeeyo shaqada aad u madda u haysid.
    Marka xigta xirfadahan 3dexda ah ayagoo faahfaahsan oo isku xiran xage ka heli kara ama ka baran karaa?

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @HamzaMohamed-tp9qe
    @HamzaMohamed-tp9qe ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @dhagasayn6370
    @dhagasayn6370 ปีที่แล้ว

    Macalin aaaad iyo aaaad ayaaaad umhdsantahy

  • @saidali9598
    @saidali9598 ปีที่แล้ว

    Ustad alle ha kaa abaalmario sidaad dhalinyarada ugu hagar baxayso

  • @etmanabas9259
    @etmanabas9259 ปีที่แล้ว +3

    Walaal warsame Alle haku sharfo waxa aad jeceshahayna. Alle haku sahlo

  • @nimcoaragsanmaxamed1486
    @nimcoaragsanmaxamed1486 ปีที่แล้ว +18

    Waan aqaan wllo wan kula soo xidhiidhayaaa insha allah waan u baahanhy shaqda

    • @halabuurfx
      @halabuurfx ปีที่แล้ว

      wll lambarkaaga whatsappka iisheeg

  • @user-cs1hk9pj9f
    @user-cs1hk9pj9f ปีที่แล้ว

    waan Aqanaa wll graphic d3sign the best 👌

  • @hassanosman5786
    @hassanosman5786 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll lkn macalin video dhriirkoda yareey mahadsanid

  • @Cadar200
    @Cadar200 ปีที่แล้ว

    Wll warsame aniga canva aniga mar hore ayaan soo degsadey lkn waan fahmi waayey si fcn waxaan kaacodsanaa inaad hal video nooga soo samayso thanks wll

  • @dowzatips4418
    @dowzatips4418 ปีที่แล้ว

    Thnks wllo qaaali

  • @bossipra2293
    @bossipra2293 ปีที่แล้ว +5

    ustaad fariimaha intigrmkaaga soo boooqo .

  • @salahudinsomali
    @salahudinsomali ปีที่แล้ว +65

    Just hints ; PS (Photoshop ) waa image editing software, sida ay u qaabaysay shirkadda Adobe . Waa sax wax waa lagu nashqadayn karaa , balse shirkaddu waxay samaysay Ai (Illustrator ) iyo InDesign , si khaas ah ayey labadaas ugu diyaarisay in loo isticmaalo Graphic Design, waxayna aad u fududaysay UX ka barnaamijyadaan wayna ka fududyihiin Photoshop.
    Mahadsanid Ustaad adna.

    • @abshirabdullahi3259
      @abshirabdullahi3259 ปีที่แล้ว +3

      Aad iyo aad aad illustartor ayan course ka qatay wlhi saa sheegtay photoshop in uu san udhawen oo boqol kiiba boqol wuu k fudud yahay illustrator inaba caadi mahan

    • @hishaamppe9051
      @hishaamppe9051 ปีที่แล้ว

      isooqapo

    • @zumarmedia3953
      @zumarmedia3953 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad wa saxanthy 👏

    • @qeysyare8145
      @qeysyare8145 ปีที่แล้ว

      zhp inte kala soo hadlaa

  • @mountmasud5299
    @mountmasud5299 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @abdiazizismail5589
    @abdiazizismail5589 ปีที่แล้ว

    iam ready bro

  • @kaderxopla2183
    @kaderxopla2183 ปีที่แล้ว +31

    Pls HELP I'M GRAPHIC DESIGNER AND MOTION GRAPHIC DESIGNER. I DON'T HAVE FIXED JOB 😔😔. PLSS HELP

    • @InfiniteBlend.
      @InfiniteBlend. ปีที่แล้ว +2

      He won't help u but he maigt like your comment🤣

    • @fatmayuusuf2290
      @fatmayuusuf2290 ปีที่แล้ว +1

      @@InfiniteBlend. 🤣🤣🤣🤣

    • @guuleedcilmi-sn4vm
      @guuleedcilmi-sn4vm ปีที่แล้ว

      Hi eng waxn ku rajay Naya inad fican tahay Wan dona ya

    • @Supr93
      @Supr93 10 หลายเดือนก่อน

      The I’m first🌲a going a on not nowhere to get the no trader from I to areal and

    • @hamzeabdullahimuhumed5089
      @hamzeabdullahimuhumed5089 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@InfiniteBlend.😂😂😂

  • @maxamedilkacase23
    @maxamedilkacase23 ปีที่แล้ว

    Teach tanks

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 7 หลายเดือนก่อน

    Shopping fy wan fahmi waye iso sharax

  • @sumayomaxamuud6486
    @sumayomaxamuud6486 ปีที่แล้ว

    thanks wllo

  • @invisiblepeace.5276
    @invisiblepeace.5276 ปีที่แล้ว

    Saxip corel draw baa ugu wanagzan graphic design software. Canva iyo photoshop na maxuma balse hadba mida ugu wacan uguna update gareesan ayaa uwacan.

  • @Lamineyamal_g
    @Lamineyamal_g ปีที่แล้ว +1

    Waan aqaana graphic design

  • @user-sb6iy9qp2n
    @user-sb6iy9qp2n ปีที่แล้ว

    Xagee kaa la soo xiriiraa ustad

  • @nemrodjalatan3796
    @nemrodjalatan3796 ปีที่แล้ว

    Walalayow waa qalbi kaliya iyo laba nololood. Lama odhan karo labada waan jeclahay

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 ปีที่แล้ว

    degital marketing ayaa bartaaa sxp sax wayeh dunida isbadel ayee sameysaY🥰🥰❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 ปีที่แล้ว +5

    Guulayso walal

  • @MGarboole
    @MGarboole ปีที่แล้ว +5

    IN IGU FILAN WAAN AQAANAA XIRFADDAA M.ALLAH WAYNU SO WADA HADLI

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @mohamedabdikani1736
    @mohamedabdikani1736 ปีที่แล้ว +6

    Xirfada udanabaysa baan si fiican ugaranaya ustaadi

  • @abdoulkaderiltireh4401
    @abdoulkaderiltireh4401 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @Raashyyy
    @Raashyyy ปีที่แล้ว +6

    Wan kula soo xidhiidhaya ustaad
    Graphic Design iyo Wep Design

  • @cumarsheekh1282
    @cumarsheekh1282 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @MaxamedSiciid-ij7sx
    @MaxamedSiciid-ij7sx 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xge ka hely Canva casharadeeda❤

  • @abdifataaxhaaji2236
    @abdifataaxhaaji2236 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdilaahiabdiduale6944
    @abdilaahiabdiduale6944 ปีที่แล้ว +2

    wa kula so xidhidhaya inshallha waxan aqon u leyahy graphic design

  • @ruthwaanibraahim9695
    @ruthwaanibraahim9695 ปีที่แล้ว

    Halkeen ka baran karaa macdanta ustad

  • @fatushashkir8538
    @fatushashkir8538 ปีที่แล้ว

    Waa aqanaa ustaad

  • @ilyezaxmed7259
    @ilyezaxmed7259 ปีที่แล้ว

    M.a wll Thanks

  • @hananhalane2453
    @hananhalane2453 ปีที่แล้ว +1

    Ani graphic design iyo video graphic aqaan wll intee kaala soo xiriiraa🙌

  • @faaraxcali3778
    @faaraxcali3778 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustaad magaceydu faarax cali isxaaq waxaan joogaa soomaliya muqdisho xageen kaala soo xariiraa

  • @shoaibabdela
    @shoaibabdela ปีที่แล้ว

    i.a My brother qaliye

  • @jeeyfaara
    @jeeyfaara ปีที่แล้ว +1

    Wa aqaana sida loo samey loga

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 ปีที่แล้ว +1

    Thank u

  • @apdygaadirhassan8884
    @apdygaadirhassan8884 ปีที่แล้ว

    Teacher i am new comer alle hku dhowroH ustad
    M.a wax bdn aYn ka faideY

  • @Azmarmedia
    @Azmarmedia 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxan aqoon u leyahy GRAPHIC DESIFN ee shaqo ma i haysaa❤

  • @skryecalicabdi4794
    @skryecalicabdi4794 ปีที่แล้ว

    OK macalin

  • @Shamureofficialy
    @Shamureofficialy ปีที่แล้ว

    Waan leyahay bro

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel ปีที่แล้ว

    Asc wll warsame

  • @ii_faaidee6826
    @ii_faaidee6826 ปีที่แล้ว +1

    Ha u badlin fikir aad rabtay inaad ka midho dhaliso qof ku dhahay fikir kan kalaa ka soconaya aduunkee kalay barro ama ka shaqeee waxa aad maanta gacanta ku hayso ka gun gaadh , Ogownoo dadku isku wadda hobbi maaha.

  • @gureydirir2084
    @gureydirir2084 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaadii

  • @issemohamedfidow3916
    @issemohamedfidow3916 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan ardayda iyo macalimiintaba waan idinsalaamay waxaanrabaa digital marketing inteenkahelaaa intii taqaan sifudud jawaabkarabaaa

  • @user-uc4re5kk4d
    @user-uc4re5kk4d 8 หลายเดือนก่อน

    M.a good

  • @mohtayib
    @mohtayib ปีที่แล้ว +1

    I'm web designer ustaad also graphic design

  • @azhraf1631
    @azhraf1631 ปีที่แล้ว +63

    Wan kula soo xiriiraya Insha Allah I am graphic designer

  • @khaderxuseen788
    @khaderxuseen788 ปีที่แล้ว

    ZXP OK NACAAWIYE NOOSHEG

  • @farxiyoshiiqmaxamuud7110
    @farxiyoshiiqmaxamuud7110 ปีที่แล้ว +2

    Warsama wall aniga waxan ahay hoyo guri joog ah wax shaqana aan qaban maxad igula talineysa

  • @ayaanceegaag690
    @ayaanceegaag690 ปีที่แล้ว

    Mash allh

  • @LiilovePro
    @LiilovePro ปีที่แล้ว

    Runta ayad ka hadashay sxb graphic designer marka noqday faido wan helay🙏💯👏

  • @abokoraxmed7524
    @abokoraxmed7524 ปีที่แล้ว

    Welcome

  • @AhmedAli-bv2ze
    @AhmedAli-bv2ze ปีที่แล้ว

    Salaan qiime leh uztaadii Mahadsnaid Jzkhyr Cashar Caaqiibo leh

  • @safaabdirizaq5052
    @safaabdirizaq5052 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan raba in aan barto xirfad seede ku baran kara arday wax ma barta walal sede kula soo xiriira

  • @maxxus7795
    @maxxus7795 ปีที่แล้ว

    walaal ereyada ingiliishka ubadan ee aad adeegsaneyso ma fahmi karno ee soomaali fiican noogu fasir dadku wax ma wada garanayaane mahadsanid

  • @abdirahmansaed7887
    @abdirahmansaed7887 ปีที่แล้ว +6

    Asc ustaad ana ah graphic designer👏

  • @hamdasaed3987
    @hamdasaed3987 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan leeyahay xfirdad designed ka markaa xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @BaariIslamicChanel
    @BaariIslamicChanel ปีที่แล้ว

    Nio graphic designer and wep developer front end
    Ahay maxaad iihaysa ani

  • @zirta11poi63
    @zirta11poi63 ปีที่แล้ว

    Shaqo xirfad ah baan diyaar u ahay desing and graphic others

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 ปีที่แล้ว

    wan ubahanahay shaqada wll

  • @mascuudgurxan
    @mascuudgurxan ปีที่แล้ว +2

    ustaad waan garanaya graphic desing

  • @munaaliahmed2095
    @munaaliahmed2095 ปีที่แล้ว

    Iam interest

  • @abdiazizmahamed9421
    @abdiazizmahamed9421 ปีที่แล้ว

    Pro graphic designer ayan donaya inan barto intee iska diwan galiya

  • @yoyo-yx1qx
    @yoyo-yx1qx ปีที่แล้ว

    @5:15 ,saxib wali wa muhim in javascript u barto qofki website business fican subin rabo,website oo adiga control uu ledahay,programming wa must,hadikale website yar yar haa wordpress waku sameyn karta lakinse fullstack application oo authentication iyo payment processing iyo waxyabo badan ubahan rabtid,real website built natively aa ubahan tahay saxib,dadka runta usheg.

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers ปีที่แล้ว

    Photoshop maaha graphic designing software but illustrator and InDesign and coreldraw

  • @MuzTh4PhoWww
    @MuzTh4PhoWww ปีที่แล้ว +1

    Zxp Graphic design waan bartaY hadana shaqo mahayo 🥰

  • @acaziizomerali1527
    @acaziizomerali1527 ปีที่แล้ว

    Asc walal

  • @abdirashiidbaazka1
    @abdirashiidbaazka1 ปีที่แล้ว

    Sidee application loo sameeya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sockfootballhd1546
    @sockfootballhd1546 ปีที่แล้ว

    Usaad google ads specialist noc walba leh wa diyaar

  • @amran8174
    @amran8174 4 หลายเดือนก่อน

    How can I make job

  • @facarab2762
    @facarab2762 ปีที่แล้ว +3

    Magacaygu wa fatma abdi waxan ahay arday dhihtay jamacad bartana computer science wax so qatay madoyinka kamida 3 Photoshop primier pro html css js intan wan aqana hadane waxaan si donaya inama si xooga usaro dirada uataad wad mahan san tahay insha allah inad i so jwbta ayaa n rajayna instagram ka duna wuu igu darsan yahay m.a

  • @bashirnasir7700
    @bashirnasir7700 ปีที่แล้ว

    How can be among ur student