Nageeye ilahay ha sharfo aakhiro iyo aduun wuxuu ka turjumayaa inuu ka yimid guri iyo waalid sharafleh I cry when he said walal cabdiyoow soo carar soo carar walal😭😭😭
Waa runtaa anaa walidkiii aqaana aabihii waa nin hal adag Hooyadiisana wa qof dad jecel OO naxariis badan magaciisa saxda waa cabdi Raxmaan aadan nageeye waa Hawiye duduble maqli same reer ugaas
Walahi mar alale marki an dawado fidiyoga labada wil e somaliyeed wan 😢oyaa runti wan qiroday somali nimada wa shey qali ah tas wxey ku tusesa in walalka melcidl ah kaga tagenin mashallah wilashal wxey so hoyen wax bilad kawen oah somalida iney isgarab istagan esan malcidla ah isaga tagin tifiyadi calamk wxa qabsaday somali brothers👏👏👍❤❤❤❤😢😢😢
@layla Elays wa ruunta waxa aan u nacay calanka buluuga oo aan anagu 60 ki calanka aynu qadanay ayuu ahaa balse waynu uga nimiid hadana waxay modaayan in iyagu samaysten wa cajiib
Waa dhaqaan keena taas waana waxa quruun iyo qabyaalad xuun na looguu dhax abuurtay oo ku darsoo diinta waa naloogu xuun yahay oo wataas somali gaalo ah tv so wada fadhiistaay allaah somali bogooda burcaad ha is ku matiyo
Masha allahwa wax lagu farxo wlh 2 dan wiil wa dad kudayasho mudan hadiiba la iga yeelayo waxan oran lahaay Nageeye hanalooga dhigo madaxwaynaha dalka waa ninkii isku soo duubi lahaa soomaliyoo dhan
Markasta waa lays waydinaya jinsiyadoda iyo sbbtay isku sugeen tasina was somali nimo Way u tartami lahyen magaca somalinimo lkn druf dalka ka jirta iyo dawlad la,an o la aqonsanen iyo inay qaxoti yihin bay u heli karin
@@aishadheman5154 abaayo dalka waa la aqoonsan yahay ee siyaasad xasiloon malahan. Taas baana keentay ineynu i badan meela badan kasoo muuqan. Mahadsanid sister
Is barbardhig xumidaa dad horyaal aduun ku tartamay iyo dad maalaayacni meelaha u marmaray in aad isla mid dhigto waa garasho xumo afartii sano mar baa la qabtaa horyaalka aduunka nin nasiib leh baana ka qeeyb qata sidaas u ogoow
Masha Allah somalida wayna isjecel yihiin markaan joogno meel somalad ku yartahay lakiiin markay tagaan meel somalida ku badantagay way isku Soo sheestaan qabyaalad baa meshaas kabilabata Allah qabyaladaas Hanaka saaro dadka Somali sida kale way isku jecelyihiiin
Qofkasta oo dhiig Soomaalinimo ku jiro muuqaalkan ha share gareeyo waxay cashar u noqonaysaa Soomaalida kale 🥰 Abdi Negeeye iyo Bashiir Abdi waxaa tihiin halyeeyo Soomaaliyeed 💪.
mayaa Dislike saara
Keep going shiine
War dadkaba il kalgacal ku eegi mayside ma anagaad dhiig naga baadhi
Wiilashaasi waxay i xasuusiyeen heestii Xasan Aadan ee " Sokeeye iyo Xigaalow Soomaali Nimadii Weli Waa Sideedii " 😭😭.
Iminka igu hadaan share siin mudane shiine ahaa amaan iyo ducoba waad istaahishaa wll
Wiilashaasi waxay i xasuusiyeen heestii Xasan Aadan ee " Sokeeye iyo Xigaalow Soomaali Nimadii Weli Waa Sideedii " 😭😭.
Saxiix
Walahiy wa xaqiiq
Soomaalida way is jecelyihiin wayna isku heeliyaan markay dadkale ajnabi ag joogaan guul badatay alah siiyo labadaas wiil.
@@warsansalma1061 laakiin dhulkeenii markaynu joogno saaso kale maxaa inoo diiday.
Ad iyo aad wlhy
Nageeye ilahay ha sharfo aakhiro iyo aduun wuxuu ka turjumayaa inuu ka yimid guri iyo waalid sharafleh I cry when he said walal cabdiyoow soo carar soo carar walal😭😭😭
Amiiin wll awowe adan nageeye awladisa wadanimada ayu ku bar bariyay allaha nodayo
Waa runtaa anaa walidkiii aqaana aabihii waa nin hal adag Hooyadiisana wa qof dad jecel OO naxariis badan magaciisa saxda waa cabdi Raxmaan aadan nageeye waa Hawiye duduble maqli same reer ugaas
@@mohammednabeil4913 thank aboowe
@@ilisaalii7823 ilahay ha barakeeyo
Dhiigu biyo maaha
Anigo somalilandr wan ogahay in wllkay yahay somali ❤👍
MashllH abaaYO iLaHaY HaL hanaga wada dhigO😪😭🤲
mashaAllah dad ado kla wa ubahanaha siyasad ba laisku haya maahe wali wllo naha
Wll. Is Kuma. Xirno. Walaltinimada iyo dowlad nimada aniga walalhy hady dowlad samystan waxan. AAmiin sanahy in uu maca somalinimo le in uukordhay
@@alihussein1432 ofc that what I wanted to say iga raali noqo hadalka mel kla ika aady
Wllhi been kuma dharanayee waan jidhadhacooday🥺 from somaliland we are one guys🥺
wllanahay sinji iyo dhiig wadaaga ilhy hanamideeyo wa iskubahanahay mana kalamarano wlhi🥰
Well said brother
We are one abowe
Waa team sharma boy iyo Deeq Darajo, Nageeye iyo Abdi teamka somalinimada ku dambeyso idinkuna kaarka qabiilka taagnaada
aad iyo aad
{masha allah wlhi horey usoco qof fiican aad tahaye❤
abaayo channel key soo boo qo ilaahey haku xafide codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد
Masha Allah Somaliland 💚🤍❤️✅✅✅ guul Soomali oo dhan.
Somaliland wadan miya
Dhiigu biya maha❤somalinimo🇸🇴💙
Waarun guul somaali dhamaanteed💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Mashallaah soomalinimo wadajir iyo wanaag ba inoo balan ah ,aad ban u jeclahay somali oodhan ♡♡♡♡♡
Xadaa baa istageyso wlhi ilin baa iska keqabaty somalinimada dadka oga sarenaa alxm iam somali ❤️❤️
keep going legends ❤️💪🏾
WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻
Wlhi I'm so happy to night I love my county Somali love you all Somali people one Love
Hᴀᴘᴘʏ ᴅᴀᴀᴅᴀ ᴄᴜɴᴇ ᴀᴍᴀ ᴀғ sᴏᴍᴀʟɪ ᴋᴜ ʜᴀᴅᴀʟ ᴀᴍᴀ ʙᴜᴜǫᴀ ɴᴀɢᴀ ᴅᴀᴀᴀ ɴɪᴏ
masha allah thank you 🙏
Labada wiilba waa somalilander✊❤️
Midna waa samaron midna waa isaaq
Waa soomalinimadii oo Dad ah🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wiilkena intu qalbi fcnyhy wuxu ka turjumaya dadka u kaso jedo masha allah somali nimo wx ka weyn majirto viva somali maryolay
Ax my eyes being teared 😭🇸🇴💙💉
Me too walahi
👌
War shiinow walaalnimada garo oo share out iisameey ileen waxan ahay somali ❤❤🇸🇴🙏💪
Walahi mar alale marki an dawado fidiyoga labada wil e somaliyeed wan 😢oyaa runti wan qiroday somali nimada wa shey qali ah tas wxey ku tusesa in walalka melcidl ah kaga tagenin mashallah wilashal wxey so hoyen wax bilad kawen oah somalida iney isgarab istagan esan malcidla ah isaga tagin tifiyadi calamk wxa qabsaday somali brothers👏👏👍❤❤❤❤😢😢😢
Ku sali xapiip keena muxamed scw
He risk his own silver medal to help his brother mashallah! Qoof. Ficaan ayaaad Taxaay.
wllhi ilintayda waan xakamayn kar waayay jidhidhicaa i I qaaday
am Somalia from somaliland
Samaroon walgoodba somali jacayl walagu yaqaan.
Vive wiilka samaroon abdi nageeye
Masha Allah to both brother's, congratulations you guys 🥈🥉💐💐💐
Abtigey Abdi nageeye gobanimada wu udhashay❤️🇸🇴
Ina Aadan nageeye miyaa ku dhashay abti
@@mohammednabeil4913 haa
Inader cabdi nageye guul wacan hanbalyo waxaad na tustay In dhiigu biyo ahayn
Maasha allah tabarakallah wiilashas waxay garteen waxay sadeetan jirada somaliya burburinteeda ku hardamaya garan waayeen farxad kunoolaada
Dahir dabeyste iyo nageeye hada ma somali bey wada sheeganayan nageeye guri sharafle ayu kusoo korey nolow wllkey❤️❤️❤️❤️
Hhh adinkana daahir cuqdadiisa ayaad uwada dhiman doontaan
Wabaaa oo hadana wabaa aaaaa uuuu
Dahir alasow nageeye waaa ilma adeero kidarso huh
@@zaralulu3669 hhhh wahi yaa nageeye micnha mafhmaysa micneehga
@@zaralulu3669 hhhh nageeye wa nin samaron ah wlly isaga iyo daHir alasaw xata izumel kmado jeda waqoyi iyo konfur by kla yhiin
@@apdikanimohmet1206 waa duduble maxaa
Anaa uhoreeyo asxapey iso duceyo in alle isiyo awlad salixin ah 😢🤲
Illahay haku sahlo abaayo qali
Ilahay haku siiyo insha alah
Ameen walal. Baryadha badhi ku qadhi meeyside🧡💛💚
Insha alah waan ku saaray sub
Waa soomalinimadkii oo gobanimo ah🇸🇴💪💪
somalinimadu maha calanka somali ee wa sinjiiyadena waa guul uso hoyataay umaada afka somaaliga ku haddasha
@layla Elays wa ruunta waxa aan u nacay calanka buluuga oo aan anagu 60 ki calanka aynu qadanay ayuu ahaa balse waynu uga nimiid hadana waxay modaayan in iyagu samaysten wa cajiib
Waa dhaqaan keena taas waana waxa quruun iyo qabyaalad xuun na looguu dhax abuurtay oo ku darsoo diinta waa naloogu xuun yahay oo wataas somali gaalo ah tv so wada fadhiistaay allaah somali bogooda burcaad ha is ku matiyo
somalia intaa inamdu garteen bay u garan wayeen somalailand oo calamku aqoonsigii diiday bilee ay somalinimo soo jiidi lahayd mar kale sidii hore
Somalinad guys always legends
We should also congratulate Mo Ahmed 5000 Olympic medalist Tokyo 2020!! Mashallah he will win gold soon.
Nageeye iyo bashiir guul
مبروك عليك صومالي 🌟🥇😄
Shine culay 🤣 farxad waye guul Somalia ❤️
Somalia 🇸🇴 is ☠️
Guul
Shiino wll nimo iyo soomali nomo haday jinto waan ku jec lahay ee waxlee ila qabo my blood shiino my life ayaa kaa dhiga nayaa 😍😍😍😘
Mr TAAJ, maanta waad shaqaystay in lahu siiyo, share, like iyo Comment. 👍👍👍👍👍
Aar wixii dhiig lahaw kaca ahay ah somalinimadu hadan nahay team shine colay madaxa no saran tahay ❤❤❤💯👍👍
Maasha alaah somali ilahay galbigooda mid haka dhigo inshaalaah 👍👍👍👍👍👍👍
Guul somali meelkasta ay joogaan aad baan ugu faraxnay
Laba wiil oo jira ahaada wllee waa rag soomaaliya dhiig nadiifa oo soomaaliya ayaa kujira
Ku sali xabiibkema Mohammed scw scw scw scw scw
Scw
Alxamdulilaah sxb anagu waxaanu wadanaa libaaxii canada 🇨🇦 u ordayey dhalinayaradaa Belgium 🇧🇪iyo Netherlands 🇳🇱 hanbalyo
Re awdal somalida yaga ugu calol furan guul urajaynaya
Nageey ma samooran baa mise ciise🤔
@@Suhuur1 wa samaron wll
Maasha Allah guul somali oodhan💕💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Goosebumps 💙 #Somalinimo ✊🏽🇸🇴
mashaAllah Somali nima
MANSHALLAH NAGEEYA WAA SOOMAALI DHAB WUXU TUSAY WALALKII JACAYL
walahi waan firsanayay ohin baa iqabay dhiigu biyo maaaaahan 💕💕💕💕💕
DHIIGU BIYO MAAH SHIINOW WALIGEEN aan is hayno lkn dalshisheeye iskuma qabsan karno😍🥰❤
Masha allahwa wax lagu farxo wlh 2 dan wiil wa dad kudayasho mudan hadiiba la iga yeelayo waxan oran lahaay Nageeye hanalooga dhigo madaxwaynaha dalka waa ninkii isku soo duubi lahaa soomaliyoo dhan
Masha allah guul somaliya ❣️❣️❣️❣️
mansha Allah😍
Waw Somali hanolato 🌍❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa ogaa iney Somaali isjecelyihiin guuuuul waligeenba Viiivaa somaalia
Baasaboorkaa rabtid qaado lkn soomalinimadu masuusho ❤️❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👑👑👑👑👑👑💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Wiilal dhiig leh waaye idinkana sidaas noqda heshiiya kuligiina reer TH-camres
Mansha Allah soomaalinimo❤🇸🇴
Masha allah hore usoco 🇸🇴
abaayo channel key soo boo qo ilaahey haku xafide codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد
Masha Allah Allah ha sharfo labadeyna wall ❤❤❤❤🧡💯
masha allah i’m proud of them thank you 🙏
Marba haddeysan Soomaaliya u dheelayn oo libintu soomaaliya qaadanayn "Soomaalinimada alle haku nabad geliyo"
Markasta waa lays waydinaya jinsiyadoda iyo sbbtay isku sugeen tasina was somali nimo
Way u tartami lahyen magaca somalinimo lkn druf dalka ka jirta iyo dawlad la,an o la aqonsanen iyo inay qaxoti yihin bay u heli karin
@@aishadheman5154 abaayo dalka waa la aqoonsan yahay ee siyaasad xasiloon malahan. Taas baana keentay ineynu i badan meela badan kasoo muuqan.
Mahadsanid sister
Abti BashiiR Abaalkaas wuu gudi doonaa Insha AllaH❤
Masha allaah wll ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴👑
Mashaa allah wlh alle ha idin xafudo hura u socda wlh qalbigayga ayaa dareen galiyeen wllnimado waa qaali Runtii inbadan gara wayay
Sida adiga iyo manaal oo 🥬 taarikh bay sameeyeen
Is barbardhig xumidaa dad horyaal aduun ku tartamay iyo dad maalaayacni meelaha u marmaray in aad isla mid dhigto waa garasho xumo afartii sano mar baa la qabtaa horyaalka aduunka nin nasiib leh baana ka qeeyb qata sidaas u ogoow
@@cadar1499 dunidu waa taarikh
Xumaa ama waa wanaaa
War aaway lacagtii aad taageeraha ugu talagashay nacalaa sheeydaan ku yaale Soomaalidaas aad ayaan ugu farxay walaahi
Guul Guul. s.land.Nageeye from boorame bashiir cabdi from cergaabo sanaag iyo maxmed axmed oo 5ooo mitr u ordayay from hargeisa sidaa ula soco shiine qaar baa sheeganayeee
Sacaad qudha 11k masha Allah shine wu tagaye o talabsadaye 😊
Hambalyo Somalidi ku guuleysatey sida:
1. Mohamed Ahmed Bulay - Canada silver (5k) and 10k bronze ( 2 Olympics medals)
2. Abdi Nageeye ( Silver) Marathon
3. Bashir Abdi bronze Marathon
somalinimada waa ku dhimanaaaa🥰🥰
Adaban ugu farxay runtiii
Adiga xayeeysinayo somali wadan kale bilad uqaaday maad ka hadhashid wiilki somali kasocday oo bilad somali usoohoyiyay oo top 10 galay somali waadan shisheeye maxa lagasiya
Walal somali maxey u cayaraan ma dowlad qarash gareyneesa miyeey heystaan meshaan waxa lagu baxinaaya wa qarash wadan ayaa dadkaa maal gashtay
Wilka somali kasocday cid qarash gareysay maleh lkn hadana guul ayu keenay
Masha Allah waan qiirooday walhi
Congratulations to dear brothers Abdi Nageeye and Bashir Abdi for their win
Masha Allah, Ilahay ha xafido raaga
masha allah somalinimada wanagsanaa allihii igaberow kuguma caasin alx
Soomaalia guul soomaali ha is sraacdo
Soomaliland guul 💚❤️🤍 Somaali Ilaahay mid walba meesheeda ha ku barakeeyo.
Rag Habar JecLaa 💚🤍❤️
Somali wan wda naHy Lkn Ha sheeganina
He’s a Lander 💪🏾💯
Adeer cuqdada mesha kala tag xoolo ayaa tahaye
@@mcismaaciil9918 hooyada wase Somali nimada dhan qaado ha isheegan anigu lander laandheraban ahee qadadwayntii ku dhashay wase 💚🤍❤️🦾🦾🦾
@@qasaaye8622 illahay baan kudharte nocago kale hadan fursad kuheli laha hooyadey maceyseen laangab cuqdadeysan ayaa tahay nasab waxa ah qofka og inu yahay somali nocago kale lama ceytamo Somaliland ogow dhulki somalida inu yahay doqon yahay bahal higlada u eg 😡😡😡
@@mcismaaciil9918 kkkkkk higlada u eg kkkkkk
@@nuzeybaali5704 🤣🤣🤣🤣🤣
Somaliya guuul inta guusha somaliya ku faraxsan ismujiya
🇸🇴 reer awdal waa dad aad somaalinimada ku wayntahay
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
Waxan rajeynaya siyasintena iney sida wilashena garten iney iyaguna gartan guul somaliya
masha allh hanbalyo somali nagabadan
Masha allah xafidullh wllsheni
Masha allah tabarakalaah well done guys
😭😭😭😭😭😭😭waxaan la ooyay waa farxad
Dardeed wali dhiigii soomaalinimadii way nagu
Jirtaa ilahaaw soomaali midee
Amiin amiin amiin
Waxaad dadku isku qaldayaan somalinimo iyo calanka somaliya ee meelwalba lalayaacayo😅😅😅😅
Kkkkk haa , waa ogaan wllo kuwa ogn isugu khlda waa rer somaliya iygaa inta mgca somali siyasadeeya oo u kas u yidhaa somaliya xgy ka odhan lhyeen somali wna cuqdad iyo xsidnimo aany jeclayn somalida kle qarwalba xor u yihiin iny mgca somali shegtn xaqna u leyihiin dawladoda iyo dalkoda u gaarka ah
@@libaaxasomaliland1066 sax qofku isagoo soomaliya hadan jabuutiyan reer jigjiga somalilander iyo somalida kiinya dagta wuu noqonkaraa calankan yaree xamaroo qudhuu kataaganyahy
Shiine afweyine uf ninki kiliha darooodka ugu doqon sana🥵🥵🥵
Masha Allah somalida wayna isjecel yihiin markaan joogno meel somalad ku yartahay lakiiin markay tagaan meel somalida ku badantagay way isku Soo sheestaan qabyaalad baa meshaas kabilabata Allah qabyaladaas Hanaka saaro dadka Somali sida kale way isku jecelyihiiin
shiine culay walaalow luuqa tiktok iga aqbal dan baa kaa leeyhy🖖💗
SomalinimO🇸🇴❤️❣️
Waan ilmeeyay wlhi waan jeclahay inaan sidaa isku tuubnaano muxuu inoo darayaa qabiil iyo dad inakala fogeenaya 😢from Somaliland
I like the story
Legend of legend Shiine 🙌
Shiine Culay ❤❤❤❤
somaliyey 🤚kaca🤚 kaca waxi dhiiglahow kaca 🤚wakaa aduunki arkakax ku ridnee rabi ka sokow wilaashas dardii isku samaxa oo gacmaha isqabsada 🤝dad is jacayl benunahay moyoye cadawba naku jira ee aan iska buufino wlhi wan qiroday 😢😢 somali wa midqura oo wada dhashay madaxteena sharafta leh isku tana suula oo dadka iyo dalka badbayiya rabi wajigisa shartalahe o aad malin uun hor imaneysan xasuusta ninwalbo waxi dalka iyo dadka wajib ka saarna wa ledin weydii war hooy kaca oo hurdada ka kaca aduun wa ka harnee😢😢😢