Sirta ka danbaysa. Hussein Abdi Kahin. MO FARAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 178

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa Runtaa. The pain of the IDENTITY CRISES. Wuu is horeeyay MO Farah. Hooyaddii oo nool sidee buu Qof kale u sheegan karaa. HUSSEIN ABDI FARAH Wuu is Xoreeyay.

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 ปีที่แล้ว +15

    A true hero and a inspiration. To over come the struggles he went through made me cry with pride. Hats off to the sports teacher too 🥰🙏

    • @faisalmohamed7125
      @faisalmohamed7125 2 ปีที่แล้ว

      Whilst others will see him as an ungrateful opportunist who betrayed the same people that bought him from poverty and gave him the life he lives in.

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut 2 ปีที่แล้ว +1

    Isagu waxba my samayn aharcigiisa wax ma yeelayso ilmo ayuu ahaa manshalah waa hero

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +4

    I love Mr Abdule when you say siyaasiyiinta iyo qabyaaladaan waalatay

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax ax ax ax,mo Farah wax dembiya maanu gelin ilmo yar buu ahaa walee waa geesi ilaahay haku barakeeyo more farah.

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa geesi ha guulaysto Xusseen cabdi Kashin guuuuuulayso cadowgiisna ha jabo Inshallahu. Naagtii gumaysatana god dheer Allahe ha ku rido. Qummayadda.

  • @suadsuad6154
    @suadsuad6154 2 ปีที่แล้ว +6

    Finally we’re seeing clean educated people at TH-cam. Keep going brother we’re so tired of seeing Juhalada foolxumada Badan oi reer youtubka guryaheena afduubtay. ❤️💐

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah legend mahad information advice bdn nasiyay thanks mar walba sida wax nogu iftimiso

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 2 ปีที่แล้ว +1

    Mo farah si fiican buu sameeyey oo geesanimo leh
    i hope in dad badaan ay janiskaa haysan lahaayeen ay runta ku sheegaan.

  • @hibohassan9045
    @hibohassan9045 2 ปีที่แล้ว +4

    Very good advice well done 👏 wan ku tager sanahay moh farah nin adag 👍👍👍

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah tabaraka adeero wacyi galinta aad marwalba nala garab jooto♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa runtaa, waxaa dhicikarta in la handado, waa geesi illaahay cadawga haka qabto thanks

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +9

    *👉🏻INSHA ALLAH Khyrka☝️ Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*
    *👉Salat Duha Ha ilaabin*
    🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah waa talo wangsan mahdsanid🙏

  • @diamond1091
    @diamond1091 2 ปีที่แล้ว

    Alle aya cawinaya mo Farah waa geesi guulayso

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah aqoonyahan somaaliyeed talo wanagsan mahadsanid walaal

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 ปีที่แล้ว +1

    Mo farah nin maahsan buu ahaan jiray xata Barnamij ka socday ITV oo dadka canka aha laysugu keeno mu hadli jirin aad bu isu ilaalin jiray Hada isago qoslayan filaya inu Show yada ka so qayb gelidon inshallaah

  • @عليعبداللهالمحمدي
    @عليعبداللهالمحمدي 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin aan sir laheen sariik maleeh🤗🤗🤗aay dhahan reer bilaajo✌✌

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah umada soomaaliyeed ha badbaadiyo meel walba wey ku dhibanyihiin ayagana wey isdhibaateeyaan wiilkaan waxaa u rooneed in uu arintiisa asaga isku koobo asagii ayaa is fashinayo ileen magaca uu sheegtey wiilkiisa ayuu u bixiyey marka arintaas wey ku soo noqonee aabo iyo wiilkiisa hal magac wato ee allah amuuraha ha sahlo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว

      Si sharci ah buu isu xoreeyay lawyeradiisii iyo immigration/police ilaa schoolkiisii baa soo cadeeyay Sababtii loogaawareejiyay reerkii keenay isagoo caruur ah. Is xoree geesigaasi Somali iyo gaalaba xaasidiin badan buu afka ciidda u daray

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah congratulations well done Mahad Cabdule

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 ปีที่แล้ว +5

    MASHA.ALLAAH WLLHI WAA RUNTAA ANIGA WAXAN KU SOO GALEY MAGACYO KALA JEEDA DA. KALA JEEDA WAREER ANIGII BAA CARUURTAYDA MAGACII SAXDA AHAA UGU YEEDHA SCHOOL WAXA LOOGA YAQAAN MAGAC KALE ABO KALE HOOYO KALE WALLAAHI WAXAAN TAGEY EMIGRATION WAX WALBA WAAN SHEEGAY WARQAD BAA LA II DHIIBAY IN AAN KA SOO SAXEEXO BAROOR BAA KA DHACDEY ANA ALLAAH BAAN BARYEY IN AANAN CIDANA NOLOSHIISA WAX U DHIMIN ALLAAH SUBXANAHU WA TACAAL SI FUDUD BAA LA IIGU BADALEY DA. DII UUN BAA LA IGA DIIDAY ALXMDULILLAAH

  • @amalosman13
    @amalosman13 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudane Mahad waad ku mahadsan tahay waa qisooyin xanuun badan ee bulshada ka dhexdhacda

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว +3

    MAASHALLAH BARAK ALLAH FEEK

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah my brother thank you so much 💯👍👏👏

  • @yusra190
    @yusra190 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah adeer wa kugu xiraa nhy walhi inshallah meel intan ka si saraysa ku rajain

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 ปีที่แล้ว +10

    Wax wanagsan baad markasta nalawadaagtaa kheyr allaaha kusiiyo

  • @AliSaid-rs5hb
    @AliSaid-rs5hb 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaal mahadsanid waa talo wanaagsan

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllah sir Mo farxa and sir Hussein abdi Mashalllah ruunta in u shego waa waxa fican xata wada fududan

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 ปีที่แล้ว +4

    Respect 🙏 hussein abdi kahin sir mo

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah waa talo wanaagsan jasakumullah

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah mshad thanks for waa banaamij kalaxiran 👏👏👍

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaalaah waa geesi ku dhac leh sr

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 2 ปีที่แล้ว

    Waa run wuu is xoreyay👏 lakin waa leysoo xaday ha naga bandheeyo waa dulmi iyo abaal ka dhac

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah bro, waa runtaa hussein waa geesi wuu is bad baadiyey ilaahay ha dhowro walaalkeen

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allhhh 💖 walalkey mahd salie saree walalkey 👍👍💖

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว

    Adeero soomaalidu Waa dad talketibe ah most of them , I have watched that lady from bbc , ilaahow na xafid.

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว +1

    As wr wb mahad uga faaiideey hooyo macan allha kudaayo xawaash buurbuurka halookar kariyo sida shaaha ha u cabto lafa xanuun haduu hayo shukran

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

    Jasaikalaakhayr runta aad ka hadasho.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 ปีที่แล้ว

    Waaa runtaa a walaahi waaa runtaa

  • @abdihakiimahmed5667
    @abdihakiimahmed5667 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah bro 🙏 good advice mahad thnks

  • @Apexx_oneria
    @Apexx_oneria 2 ปีที่แล้ว +8

    Reason I fell in love with you. You are insightful

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs masha allah geeeeeesi waye habratasan maxkamta hala saaro

  • @asiliya1344
    @asiliya1344 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan jeclahay mahad waayo waxbaan ka fa'iida 🥰🥰🥰

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalaaah 💯💯👌👌👌👌👌👌🇸🇴

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว

    Waamahadsantahay walaal keey

  • @Ahd-z3c
    @Ahd-z3c 2 ปีที่แล้ว

    Waa talo wanaagsan 👍🏿

  • @shamsoabuukar3652
    @shamsoabuukar3652 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa war fiican

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @lullul3875
    @lullul3875 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa wuu is badbaadi yay mana layaabayi waxa jira dad farabadan oo dhibta a oo kale ay ku soo dhacday ama ay haysato dadka as ayuu tusaale uyahay inay dhib tooda soo bandhigtaana kudhiiran doona mo farar waxaan u arkaa in uu geesi yahay taasna ay dadbadana oo dhiban ay dhiiri galin doonto

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalaah wax badan ayaf runta ka sheegtay alaha ku xiftiyo

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤ thank you

  • @Zaara548
    @Zaara548 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks wllo 🙏🏻

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely you right 🌹

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 2 ปีที่แล้ว

    Wa geesi fariid good 👍 geesi nolow

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +9

    Ninkaani waa nasab nasab dhalay agoon xalaala ayuu ahaa illaahay ayaana xafiday caruurtiisana hada ayay haduu geeriyoodo xoreeyay waayo magacooda saxdaa ayay qaateen axsaana looma samayn kawaran silicii iyo rafaad kii haduu wado khaldan qaadan lahaa oo alkolka iska cabi lahaa illaahay ayaa badbaadiyay hadana ha sheegto hooyadii iyo dadkiisaba wuu saxan yahay

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 2 ปีที่แล้ว +7

    Anigaba Belgium 🇧🇪 ayaan
    Joogaa qof ayaa isheegay mana garanayo
    Waa la , iiyeedhay !!! sida layga yeeli doono garan maayo lakin waxey igu yidhaahdeen qofbaa sirtaada noosoo gudbiyey 😭😭😓 waaayaab Isoo duceeya walaalayaal

    • @marianabokar7809
      @marianabokar7809 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahay hakaa qabto abaayo ilaahay hakuugu fududeeyo

    • @Maido-wz7uu
      @Maido-wz7uu 2 ปีที่แล้ว +2

      illah haka qabto abyo

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 2 ปีที่แล้ว +4

      Allah haku fududeyo
      Ducada badso
      حسبنا الله ونعم الوكيل
      لاحول ولاقوة الا بالله
      Iyo saliga nebiga scw

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going on brother

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +10

    Arintaan hadii ay siyaasad ama diin ka danbeyn, waa arki doonaa insha allaah. Weji kale yeysan yeelan arintaan. Mida kale reerka laga cabanayo bal iyagane aan maqalno insha allaah. ilaa hada hal dhinac bes ayaan maqalney.

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว

      Wllo wx ku klifyba ninkni wllhi wxu smeyay wx runtii an fiicnyn tusaale wkhtigii uu yimi ingiriiska my jirin wx lyidhaa " human trafficking iyo Smuggling iyo hichack intaa midna kma jirin dhulkena siiba somaliland mida kle wxu yidhi rer baa kuso dhofiyay mgc kle taasina wxy cdynysaa in lgu keeny sidii dadka kleba lgu wda keeny ee wkhtigaa rerkstba so dhofinyeen cidy wx isku yihiin tan sadexd wxu yidhi way i gumysn jireen iyna hdy dhb tahay mxuu uga tgi wyay wkhtigaas yaryarkii lmidka ahaa ee inun dhibta kla kulmy dadkodii so dhofiyay aayr bay isu dhiibi jireen dwlda tan kle hduu rbo inuu mgciisa cdiga ah shego mxu aayr uun sida dadka kleba u bdshn mgca u bdsho mrkuu gaadhy da'da 18 jir mrka wllo wllhi shekdn wxylo bdn baa runtii ka dhex muqda oo iswda khilfya bal wynu ogn donaa insha Allh hlky ku dnbyso

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว

    Aheey nacam waa sideey masha Allah

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah wallo talabaada hadii ba udhinto alle cimriga ha udhereye gabadhi kentaay baa dhaxli lahaayd ilaa caruurteda sifican bu sameyey masha allaah

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

      Naa dhuulkan waxa dhaxla ubaadkisa iyo naagtisa

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 ปีที่แล้ว

    90 iyo ilaaahada ilma badan oo la keenay oo lagu handaday

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah sxb xog ogal yad tahay arinku wa sida, dhibkana waxa balibay nagti dalka keentay walashed oo ka rabtay lacak pribe ah hadi kale wan ku qarxinaya balese si fiican ayu uga hortagay, choice kalane ma uusan haysan hadi uu sugi lahayna program kale ya kaso hor bixi lahay so it was urgent case mate

  • @lulahmedjama5292
    @lulahmedjama5292 2 ปีที่แล้ว +1

    His so right 👏👏👏👏👏

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa isku dhibay qabilo aysan hayn Subxan Allah

  • @halimasamatarali4011
    @halimasamatarali4011 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha ALLAAh waxaad ka hadashaa waxyaabo wanaagsan Mahadsanid JZKH

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoo boqo walal ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you 🙏

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +2

    Ruqiyo office ❤️💯❤️💯❤️

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 ปีที่แล้ว

    jizakallaah qeir jizaa

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 2 ปีที่แล้ว

    Waa kuugu raacsanahay Ninkaan In dhib weyn hortaagnaa

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah

  • @HalwoAli
    @HalwoAli 2 ปีที่แล้ว

    Mahad Abdule waa sidaas. Runtii xaqiiqdaad ka hadashay. Waxaad tahay indheergarad.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad macsi qabyaalad iyo xumaan ka sheekayn lahayd boqol kun baa ku daawan lahayd maalin walba

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว +1

    Well said Mahad waa haday wax ku qaadanayaan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Wadankeena waxkasta laqabyaaladeeyo ee latuuro ayey aduunka moodayaan soomaali badan beenteeda waa soobixidoontaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +1

    walahay waan ku faraxay xuseen inau stress kii beenta iska daweeyaay haadana isaga ilmo yar buu ahaa marku yimi lakiin qof wayn adult ah way adkanaysaa inay isa shegan

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว

    Haday sidaa tahay waa sax

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah allow nogargar

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 2 ปีที่แล้ว

    Caruurtiisa xitaa magaciisa oo run ah u baahan

  • @shukrisugule6336
    @shukrisugule6336 2 ปีที่แล้ว

    Wale waa run waxaad arkaysa qof drive licence heesan oo asago gaari wado isa soo duubayo

  • @fowziyo121maalin6
    @fowziyo121maalin6 2 ปีที่แล้ว +1

    Good point

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 ปีที่แล้ว

    Walahi xaladan camale an Ku jiiraa

    • @Muslim-d9d
      @Muslim-d9d 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha kuu sahlo walaal

  • @Latara297
    @Latara297 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 ปีที่แล้ว +1

    af dabolan waa dahab sax

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 ปีที่แล้ว

    Thanks walal

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 2 ปีที่แล้ว

    Waa Runta uu isxoraya

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 ปีที่แล้ว +1

    He is heroes mo farax he did good point well done we seport 🤔

  • @misswarsame4384
    @misswarsame4384 2 ปีที่แล้ว +3

    👏🏿👏🏿❤

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db 2 ปีที่แล้ว

    Top top news man

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtada in sirta la qarsato Waa muhiim! Aniga wilkeyga aan keyna hada dad ayaa sheegay oo download ushegay?

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 2 ปีที่แล้ว

    WALAAHI WAA RUUNTA

  • @Zaara548
    @Zaara548 2 ปีที่แล้ว

    Afkada masuul ka noqo miya marka🤔🙆🏻‍♀️🙄

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

    👍

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 2 ปีที่แล้ว

    Kuwo dhahaya walaalkat ayaa xaas igukeenay lah oolasoo fadhiya

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 ปีที่แล้ว

    Soomaalidoo dhan baa dhibaatadaas galaya illaa hadda kuna taga, waa masala la yaab leh

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

    Iina uu yeedha waa laa iiso xaaadye
    Waa khalada waayo gabadha kaantye caruurtada uu qoornyde
    Baaay kuu soo kaxaysa jaaabuti
    Waxaye kuu soo kaxayse qaabil
    Ahaan

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 2 ปีที่แล้ว

    Warun

  • @wardomohamed3103
    @wardomohamed3103 2 ปีที่แล้ว +1

    Is true