Madaxda maamullada ee aan sharciyadda heysan, Xasan Sheekh iyo mashruuca xayiraadda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @Stephen__huu10
    @Stephen__huu10 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wad soo gashay ku Sali nabiga ❤😢

    • @muslix1147
      @muslix1147 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxay ii taraysaa hadaan nabiga ku saliyo?

  • @MohamedyussufAbdi
    @MohamedyussufAbdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siyasada Yan liskunicin wll wadankena nabad Allaha nogadhiga🎉🎉❤

  • @Dubbe44
    @Dubbe44 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    10 sano ayuu dib noo ceshay Xasan. Somalia waa sida gaari uu wado qof aan leysin haysan oo aqoon meel waxlaga maro. Allow na mooti nidaamkan qarriban

  • @SadaamXirsi-j6k
    @SadaamXirsi-j6k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiye jeceyl aa xasan shiiq nagu so celisay hadana hawiye wax ma tarin xasan shiiq

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haasaan Shekh muuryan

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markasba waa inuu soo noqodo dalxoreye soo noqonayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kkkkkkk walee waanu soonoqon xabaalo qote adeer waad ooyikartaa uun

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wexay ilatahay in Xasan sheekh Maxamood iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed iney isarkaan oo madaxa islagalaan

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lafta gareen asagaba group ayuu u diday oo xildhibaan u donanayey baydhaba inay tagaan maamulka hawadana adaa lagu dhibayaa

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay illahay inay suasha ka jawaabaan dadki xassan sheikh qabilka Ku taageray e caddalada kasugayey kiiski Ikram tahlil iyo xildhiban aamino Allaha u naxaristo iyo dul bobki iyo looma joojinayo Xassan sheikhna inu yahay madaxweyne Hawiye wa inu yaqinsada

  • @abdirahmanshirfow4408
    @abdirahmanshirfow4408 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa sax

  • @SadaamXirsi-j6k
    @SadaamXirsi-j6k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dalka badbaado ayuu rabaa

  • @abdinooribrahimderiye641
    @abdinooribrahimderiye641 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan buldaanana

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladnimada inaan wayno ayaan kabaqayaa xoogaagii noo dhoodhoobnaa

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay nala tahay xasan sheekh oo misaajid kasoo muuqda iyo xamsoo aayado quraan noo daliilinaya wax nooga roon majiraan

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mw dalxoreeye xafidullah waxba muusan dhibin ee dhibatada waxaa somalia u horseedaya waa hogamiya yasha danaha garka leh oo itoobiyanka Io daba dhilifyada u horseedaya dalkeena Io dadkeena

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa ithoopiya midowga amsonkusodarey xasan sheikh
      Marka.seebuu usaarin

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Furumajo ku walatay qabyalad aya ku washay xasan dhiqo wax la mid ah ma so marin somali

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War hassan maad usheegtan Somalida hadii ay is qasbikarto siyaad bare ayaa sii haysan lahaaaye

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharciga durka shaqaynmayo 😂😂😂😂

  • @adan_mohamedali4067
    @adan_mohamedali4067 26 นาทีที่ผ่านมา

    Doqon

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lkn farmajo mudane xasanad leh ma xayirin

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kkkkkkk maamulada daarood mataaban karo kuwa,hawiye iyo masaakiintaa raxan waayn uun buu ka adagyahay

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ila tahay boowe bilo ma jirto haday jirtana ma buurna naga dhaaf rsja xumada dalka ki sheegayso ha niyad jebin dadka soomaliyeed ee darfuuha adag ku jiro waxii alle qorey ayeey dadkani la kulmayaane maantayna beri ayaa ka khayr badnaaneysee insha allaah

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal xumoo qofku, jufoyinka yar yar baa?

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo geeesi ayuu ahaaa eexasan siyaasada kuxun

  • @Sabirchanel
    @Sabirchanel 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subcrabe

  • @user-eq2gf6jq3c
    @user-eq2gf6jq3c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Murtad waye hassan mujahidiinta hadilen ninkan

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa yelay itoobiya dad ushaqeeyo ayaaa dalka kabuuxa oo jagooyin heeya

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninyahow qof weyn ayaa tahay ee iskahadalka iskadhaaf ee dhabta kahadal

  • @mohamedhusseinmohamuud1198
    @mohamedhusseinmohamuud1198 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhh waceeslow hh xaniyhin hh fula hh😊

  • @CabdalaahiYuusuf-b4c
    @CabdalaahiYuusuf-b4c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay kathy m j f so inoow sidii here sikadaran udadaalo

  • @abdiyaredeeq3982
    @abdiyaredeeq3982 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigo farmajoo soqadani ma had li kartid miya

  • @CwaasicXasan
    @CwaasicXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa siyasadi qarabiy wa wariya ado kala ah o melkasta farta gilina yaaku xidha

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faramajo meelbad oogah dhaacday

  • @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so
    @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk weli far kama qodna

  • @tahliilj
    @tahliilj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ilatahay inaad been iyo quraafaad shaydaan kuu sheegay ayaad kuhadaaqsysaa

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan tuug