Daawo Wasiir Xundubey Oo Runta U Sheegay Lafta Gareen, Xildhibaanadii Garoonka Lagu Qabtay oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Wasiirkii Hore ee Amniga Mudane Xundubey xaqiiqda yuu sheegay ❤❤❤

  • @abdullahisheikh6219
    @abdullahisheikh6219 หลายเดือนก่อน +2

    Qabiileeste caddeystey wasiir qaran sheeganaya Ilaaheey haku soo hanuuniyo

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah guulayso wasiir

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiis wasiir hundu beey hakhiikhada waasidaa

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน +3

    Midda kale axmed kismayo odayaal buu ku laayay qaarna waa soo tarxiilayey qaarna wuu u diidayey gobolka inay ka soo degaan xasan iyo mucaradka raali bay ka ahayen

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaan caqli saliim ah ayuu kahadlayaa
    Somalialnd lamahayo,puntland lamahayo,koonfurgalbeed tagtay ,
    Axmed madoobe gacan kumajiro
    Hiirshabeele iyo Galmudug sooharay dalkii iyo xamar

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 หลายเดือนก่อน

    Dhibku waa gurgurte kula tashan maayo ku joojin maayo somaliweyn u joojin maayo cawaale🇸🇴❤ cuntan ka dortay ceeb dhiiqo fashiil 2024

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wlhi xundubey waa nin runta aan kaleexleexan

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 หลายเดือนก่อน

    Xundubeey siyaasi xaqqa ka hadley oo aan gabban, weeye

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiye maa wuxuu Digil Aw mirifle kaliya soo ma ahan Hawiye tan waa ka shallay doontaa
    Maxaa Hawiye Loo arki waayay Qabiil kale oo Soomaali ah oo Xildhibaankiisa iyo meeydkiisa aad ceelboorka ka celiseen
    Taas awgeed waxaan ogaanay Hawiye innuu yahay codowga koowaad ee Digil Aw mirifle

  • @abdirazakhassan6361
    @abdirazakhassan6361 หลายเดือนก่อน +1

    Waayaab maxaa hawiye doqon ka buuxa balkan kawarama carawgaa

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey dameeradiina haniigu celiyo dameereey dawlad maxaaka taqaana

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha xasan ayaa ka masuul ah wax kastoo dhacay ee dadka iyo dalka ha isu keeno. Hadduu yeeli waayo ummaddaan rabbi ayay leedahahay oo isaga wax ka qabanaya dhibkuu geestey.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ducadha SHARAF IYO XIKMAD BADHAN

  • @XasanMuqubeyste
    @XasanMuqubeyste หลายเดือนก่อน

    Adigu markat eheed wasirka amniga xaalku seeahay

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kamid ah ilaahow wasiir qasiisa hanagu soo celin see waa adigee

  • @axmadnuur8921
    @axmadnuur8921 หลายเดือนก่อน

    Odayaashii hore eegaronka aadancade lagacelinanay kawaran dhaha dadweynaha wa marqati ok

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 หลายเดือนก่อน

    Whi ninkana ka wadanisan xassan xarash faido maleh Xasaan bahaans😢😢

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR DEEXLEEY IYO XASAN SHEEKH HADAY ISKU DHACAAN MEESHAA DHIBATAA KA DHACEYSA IN KASTOO DEEXLEY AY SHACAB ISKA YIHIIN OO LOOGA FIICAN YAHAY GALAANGALKA SIYAASADA OO HOGAANKA WALIGOOD WACEESLAHA U HAYAY LAKIN TURUBKA WAA LA BARAN KARAA

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน +2

    Hawiyoow mawaxaad rabtaan in masar wax nagu noqoto inaguna aanaan waxnoqon.

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน +1

    Wax kasta raalli bay ka ahaayeen xitaa adan uunsi af lagaaddada M/w u geysanayey way u riyaqayen lakin maanta shekada anaa anaa bay taagan tahay

  • @afbile1
    @afbile1 หลายเดือนก่อน +3

    Marka Mdwne Hassan dadka maamulada waa inuu wax ay rabbaan aqbla haddii kale waa fashilmi doono.

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน

      maamul gabaleedyadu waa qar iska tuur siday doonan looma yeelayo ninqarandumisa ayaad leediin hakuraaco dalka yaa kamasuula waxaa kamasuula mw xasan sheekh waa geesi mana yeelayno ee somaaliyeey doosa oo mucaarad nimadu yaanay idinka xoogroonan

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 หลายเดือนก่อน

    Xundubeey waa sirdoonka Ethiopia ayuu u shaqeeya hala soo ogaado

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 หลายเดือนก่อน

    kuwa aad sheegeyso ee aad leedahay ha lakor joogteeyo iyagaaba xildhibaano ah see loo kor joogteynaa golaha fulinta oo dhami waa xildhibaano

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน +1

    Lafta gareen diyaarad uma diidine ee golka ma iman kartiin bay aheyd sabab juqa juqeyn ay wadeen awgeed ma safri kartiin ma aheyn walaal ha isku qasin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน +4

    Xundumey waa cadaalad runti.

    • @afbile1
      @afbile1 หลายเดือนก่อน

      Gobonimo sidaas u hadashaa oo kale

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha professional ma ahan waa iska hadal iyo magac uyaal

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopa inay dalka ka baxeyso layskuma haysto ee masaari ama ciidan somali ha ahaadeen halka looga baahan yahay maa la geeyo sida seylac maxaa laygu soo riixayaa Aniga

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Xaasiid. Nimadii. Ay. Ku. Waadeen. Soomaaliland. Baa. Ku. Nooqooday. Goods. Walaa. Haa. Woodbine

  • @mohamedaouledmouna3049
    @mohamedaouledmouna3049 หลายเดือนก่อน

    Sajhraanz sakheaane xildhibane dhuuniraac

  • @afdaylmedia5088
    @afdaylmedia5088 หลายเดือนก่อน

    Xildhiban ma jiree wax kale noo sheege maxaan iidinku yeernaa noo sheegey

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 หลายเดือนก่อน

    Odagan waa wareray shalay asiga wasiirka amniga ahay aya xasan iyo sheq shariif laweraray manta inuw hadlo waa nacasnimo😂😂

  • @simeh4522
    @simeh4522 หลายเดือนก่อน +1

    Maalaayacni

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน +1

    Xundubey walaxo dufan aan masar kadonahaa maran soxod xoteyna aa la iga dhacey awalba cadaqate masaari da Egypt ayaad ushaqey ney sey tuug waxaan is weydiin jirey khawarij ta sistimka dowlad nimo ayaa lagu sacidaa maxaa qaldan horta

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e หลายเดือนก่อน

    xundubeeyow yaakudhageeysaa oo aad wax usheegee ma dad dhashay xiligaad xiligaad takatirsaneed dowladii farmaajo kadib oo aanku aqoon ileeyn dadkiixigaaskuyaqiin kudhageysamaayaane

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 หลายเดือนก่อน

    Wadanka adeer dowladaa masuul ka ah una dhaaratay ,,maamul goboleedna lagala tashan maayo,,, hishiisyada dibada dowladaa shaqo ku leh

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi หลายเดือนก่อน

    Shabadeenta ithopia konfurgalbeed waa daalim nimo iyo daandaansi indhala aañ ah ku mash quulida konfurgalbeed waxbaakuduugan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Xaasiid. Nimadii. Ay. Ku. Waadeen. Soomaaliland. Baa. Ku. Nooqooday. Goods. Walaa. Haa. Qoodiin

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 หลายเดือนก่อน

    Indho Adagaa Soowkiima Ahaa ?

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan maba la celin karo kuye . Soomaaliya dhibaato ayaa haaysato oo dad aan sharciba aqoon u laheeyn oo xoog xildhibaano ku noqday ayaa baarlamaanka fadhiyo yaab

  • @jalijoking5788
    @jalijoking5788 หลายเดือนก่อน

    Wasiir xiligii aad wasiirka eheed maka warpaint miyaa

  • @AlgwherMobile-i3n
    @AlgwherMobile-i3n หลายเดือนก่อน

    Cid. Ugalikartaa. Majirti. Me laftagareen iyo shacabkiisaba way. Iskuduuban yihiin ilaahay. Haxafido. Lama ogolo. Jamhada damjadiid

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 หลายเดือนก่อน

    Adigoo wasiirka ammaanka ah ayaa xasan shiikh iyo shiikh shariif safar ka celiseen ma iloowsantahay. Ha hadlin ee isku aamus.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    XOOSH SOWKA YIRI MADAXWEYNE XASAN S. MOOYE WAX MADAXGOBALEED LA YIRAAHDO MANTA LAGA BILAABO MA JIRAAN ⁉️

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Thank you wasiir hundubay 100%

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 หลายเดือนก่อน

    Xundibeey maxaa ka galay koonfur Galbeed?

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +1

    Amad..madubah.iskuh.mar.bey.lokirdhiyey.xunkah.malah.hadloh.isganah.malotilmasaday.laftah.garan.
    Hadey.siyasad.hen.wabah.yabah
    Markah.siyasadah.ukalayahay.
    Xasan.sheq.walafah.men.rer.kufur
    Galbad.wanah.raban.laftah.garen
    Marlabadnah.waa.doranayan
    Madaxwetnahodah.marlabad.iyo
    Mar.sadaxadbah.oo.shacabkahrabah.gomiyahodah.laftah.galan
    Ee.xasan.sheq.cebih.yeykaracin
    Rer.kufur.galbad.oo.saftoduh
    Yey.kulafin.gardarad.kusocotayah
    Cinkanah.hakuh.dilin.gurdarad
    Kalah.kulmeysah.terkas.baydhabo.dagan.xasanoh.kajig.hadidid.waxa
    Arkwnah.waxad.kaheshid.cidas

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAR SHACABKA KOONFUR GALBEED MA MAXAABIISBAA ? DALKU DIMUQRAADIYAD MUUSAN AHAYN ?

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 หลายเดือนก่อน

    Kani wa kushubo kana shubo

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 หลายเดือนก่อน

    Kan ya Wariye ka dhigay???

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli หลายเดือนก่อน

    Xundubey markii aad wasiirka amniga aheyd, soo tii madaxweynayaasha diyaarada laga reebi jiray. Haddi aa talo heysay maxaa wax u toosin weysay?

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน +1

    Balaayo kuu gurguuratay .

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Hadaadan loo guurguran Maamul Goboleedyada lacag helimayo beesha Caalamkana ma Caawineyso Aawey Maamul Goboleedka Hadii layirahdo Xagee buu ka keenaa?

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um หลายเดือนก่อน

    Wixii agtiina ka yimaada jama socon doonaan .K.G
    Gawiyow xaaraantii baa markaan idin gubohaysaa .
    Somaalina way idinka tashan doontaa cawaanta xamar

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    XASAN TUUG MUXUU MUUSE BIIXI OO DAL IYO BADA BIXIYEY U QABSANWAAYEY ?⁉️
    WAR RUNTA SHEEGA OO MUNAAFAQADA DAAYA😂

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 หลายเดือนก่อน

    Adiga maxaa kaa galay ma waxaad u shaqaysaa xaraash qaran oo dalka iibsaday

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 หลายเดือนก่อน

    Dhibatada Ethiopia kuhayso somaliya waxaa ka masuul ah somaliland hassan sheikh iyaga haku duulo maxaa alag rabaa kgs

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน

    Saxiib aan marqaati kuu qabtee Bakool Dekad miyaa ku taallo itoobiya intee rabaa dekedda zeylac halkaa in la geyo bay tahay

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im หลายเดือนก่อน

    Xundubeey sow kii asaga shaqaalaha U Ahaa farmaajo sow ma aheeyn goomee sharaf asaga lahaa waxa UU Ahaa mid dadkiisa loo adeegsan jiraye😂😂😂

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน

    Xasaanad dalka iyo dadka lagu xaraashaayo miyuu maanta yiri xildhibaanka lama baari karo oo wuxuu rabo ayuu sameeyn karaa, Xasaanadeey xaal qaado oo dad xayawaano ah, sida kanoo kale ayaa xil dalka Soomaaliya rabo in loo dhiibo yaab

  • @NurRoble
    @NurRoble หลายเดือนก่อน

    Ninkaan faramaajo ayuu sugi la yahay faramaajo waa xariif kan mudulood u doqonsan ayaa u sheego kaas ayuu waziir ka dhigay ayaan hore ayuu shirbaayay xiro aad joogto xoolo kuma jiraan xasan marsadaxaad hadii uu ku guuleeysto ethoopia bada haddii uu ka difaaco vivo xurmadle xsm farmaajo kaarkiisa waa gubtay ethoopia ma mucaaradin waana la jiryaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 หลายเดือนก่อน

    N ka xumahay xudumeeyow in aad ku dhawaaqdo in Dr hassan shiikh uu u gurgùurt madax sharciga u hogàan sami waydayoo cadowgii aan la jiraa tiri waxay ahayd in xabsiga la dhigo

  • @BisharBishar-q5d
    @BisharBishar-q5d หลายเดือนก่อน

    Cod majiro

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l หลายเดือนก่อน

    May land Bani Adan nimadu luuqa may ka soo gashay micnaha sidaasay u egtahay

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    Fitno faafinta joojiya

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej หลายเดือนก่อน +1

    Xundubey.siyasadah.xan.sheq.ukalayahay.gobolkah.bey.malnosheg
    .hadigalah.iskah.amus.hadad.uhadleysid.xasan.sheq.xudubeyoh
    Markah.shacabkan.rer.kufur.galbad.shalay.iyagah.sortay.lafrah.gan.
    Oo.umah.kenin.xasan.sheq.rer.ku
    Furgalbad..lafdah.garan.matanah
    Iyagah.rabah.marlabad.ineey.dortan.homiyahodah.laftah.gan.ee.xasan.sheq.hadhaxbahoh.dhaxdodah
    Shacabkah.kofùr.galbad.iyo.kaftah
    Markah.xasan.sheq.ujaduh.kalayahay.gobolkah.bay.oo.kharson
    Sidan.gumah.dag.dagoh.gobaladah.kakah.ee.dalkah.muxuh.karabah
    Rer.kofur.galbad.masah.barah.urabah.ismacil.jabutuh.oo.yirih.ixorah
    Gobolkah.bay.iyo.shabaladah.hoosah.wabah.yab.dad.dagankodih
    Laraboh.ilagah.dhacoh.iyaganah.
    Rer.bay.gerih.beykadortan.inlagah
    Khadoh.barahodah.iyo.dhulkodaba
    Markah.dagal.bey.dortan.rer.bay
    Markah.waxan.layabay.talah.xumadah.xasan.sheq.waa.dokhon.xun
    Jabtay.oo.usohorkacayah.guumaysih.shacabkuh.madaxweynah.uyahay.wanah.waxa.kadhicin.somaliya
    Waliged.nin.dalkisih.becinayah
    Shacabkusinah.usoh.horkacayah
    Oo.sinayah.nin.wadankalah.kayimid.khayradkisihj.iyo.barah.shacabkah kagadayah.waah.arin.ugub.ah.ee
    Kudhacday.shacabkah.rer.kufur.galbad.oo.tarikh.kurabeysah.oo.eyhilmamen.karan.farac.kah.farac
    Caloshidah.jifih.dontah.hatah.cab
    Ķurabeysah.hayah.carùrtah.xasan
    Sheq.haduh.dhintanah.tarikhdah.u
    Galitontah.hatah.markih.larkih
    Lakoh.carurtah.xasan.sheq.laxasundonoh.tarikhaduh.kusameyey.rer
    Kufur.galbed.wakah.cebih.kamah
    Haridontoh.family.kah.xasan.sheq

  • @cameycameeyo5049
    @cameycameeyo5049 หลายเดือนก่อน

    Kala dira soomaliya hawiyoow si somaliland xornimo u hesho iyo😂puntland nin walbaa goofkiisa

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc หลายเดือนก่อน

    War xasanoow adiga iyo guruubkaagu xukuma xamar saad doontid kayeel laakiin cidkale walley kaatahay inaad dulaysid hadaad isku daydidna adaa ku bi,in

  • @farahmohamed3432
    @farahmohamed3432 หลายเดือนก่อน

    Warkan doqon waaye wakii lagu shaqeysan jiray waxa la weydinayana mafahmi karo

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 หลายเดือนก่อน

    • @afbile1
      @afbile1 หลายเดือนก่อน

      Ninkan waa Abgaal ka fiicane

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Sheeko hawiye xamartiina ha idin deeqdo meesha dowlad federaal kama jirtee. Ninwalba tuuladiisa ha u tashato. Kiina u tashta macal xasankiina