Horta waxaa halkan ka cad markaad tariikhaha is bedeley Qarnigan aynu ku jiro khaasatan Geeska Africa waxaa Iska cad Ama muuqata In ay Ethiopia ka Geesisan tahay Soomalia marka Xagga Go'aan qaadashada laga hadlaayo tusaale Ethiopia waxaynu Ognahay sodon sano ka hor no in ay ahayd Dal bad leh waxayna qayb ka ahayd wadamada badda cas Wadaaga waxna ku leh sidoo kale Badda cas Waxay xad kala lahayd dhinaca Erritrea Ama Dhinicii waqooyi Ee Dalweynihii laysku Odhan jirey Ethiopia hadana kala ah Ama Ukala baxay Ethiopia iyo Erritrea iyadoo taasi jirto Oo ay Ethiopia Ogtahay in ay ku bad Waayeyso haday Erritrea siiso Madax banaanideeda ayey ku dhiiratay Ethiopia in ay Erritrea ka hor baydho Madax banaanideeda Una Aqoonsato Dal ka Madax banaan Ethiopia taasi waxay soo Waldaamisey in ay Ethiopia bad la'aan ku Soo dhacdo sidoo kale na aynu ognahay maanta Ethiopia dhibaatada ay ka mudanayso bad la'aanta haysata iyo in ay dadaal ugu jirto in Uun ay hesho dal ka caawiya deked ay dad keeda ka quudiso Oo ay wax kala soo degto isla markaana Uu Dal kaasi ka kireeyo Dekedaa hadaba taa micneheedu maaha in Aanay garanayn in ay Ethiopia bad la'aan ku dhici doonto dhibaatona ka mudan Doonto bad la'aan taa Isla markaana ay land locked ku dambayn doonto Oo Meleze Zanawi wuxuu Ahaa Nin Ama Hogaaniye Aad u caqli badan lakiin Wuxuu muujiyey bisayl Siyaasadeed iyo Geesinimo wuxuuna Xaqiiqsaday In Aanu Dafiri karin Jiritaanka Erritrea iyo in Ay tahay Dal ka mid ah Dalalkii Xuduudo hooda Lagu sameeyey ama ay ku samaysmeen Hishiiskii Berlin 1884 kii kuwaa soo ay Dalal ka Africa ku yihiin Dawlado sharci ah isla Markaana Dal kasta Oo ka mid ah Dalal kaa Iska leh Xuduudaha sharci Ee ay Sameeyeen Wadamidii Xukumi jirey Africa Sidoo kale na Dal kasta Dawad nimadiisa lagu tixgeliyo Xuduudihii Gumaysiga Ee waagaa Ama 1884 tii la Sameeyey sidaa Darteed wuxuu Meleze Zanawi gudoon sadey In ay Erritrea tahay Dal ka mid ah Dalal ka Africa Ee leh Xuduudaha Caalamiga Ah Ee ay Africa leedahay sidoo kale na Aanay Ethiopia dafiri karaynin wuxuuna Go'aansaday in Uu Qaato go'aan Geesi nimo leh kaasoo ahaa In ay Ethiopia u Aqoonsato Dal Madax banaan Erritrea sidaana Ay Ethiopia ku noqoto Dal Land locked ah Oon Bad lahayn hadaba Miyaan la odhan karin Ethiopia wey ka Geesisan tahay Soomalia maadaama Iyadoo Ethiopia ogayd Inay ku bad waayeyso haday Aqoonsato Erritrea hadana ku dhiiratey in ay Dal Madax banaan u Aqoonsato Erritrea Iyadoo aynu ognahay in Somaliland iyo Erritrea labada Dal ba ay isku Mar ku dhawaaqeen 1991 in ay ka Go'een Dalal kii ay ka kala tirsanaayeen Somaliland Oo midaw kula Jirtey Soomalia midawgii ku dhawaaqday in ay dib Uga noqotay 18 May 1991 kii sidoo kale na Erritrea ku dhawaaq day in ay Ethiopia ka Go'day Laakiin Su'aasha Aduunku is Weydiinayaa tahay Waxa ay Soomalia Uga Laalaado Somaliland Afar iyo sodon sano kadib illaa hada iyadoo Aanay Soomalia ku Bad Waayeyn Madax banaanida J/Somaliland si la mid ah Sida ay Ethiopia ugu Bad weydey Madax banaanidii ay siisay Erritrea ? Jawaabtu keliya waxay Tahay waa in Aanay Soomalia isku kal sooni lahayn si la mid ah sida Ay Ethiopia isugu kal Soon tahay
Toujours ils veulent la Somalie ,les mais où les peuples somalien où les hommes somalien sont tous morts le pays il n'y personne qui défendre notre drapeau il pleure 🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😱🇸🇴😪🇸🇴👁❤️🩹🇸🇴🤲🤲🤲👁👁🇸🇴
In jabuuti la curyaamiyo waxa aad u riixaya Abu dabi oo hore ugu dhaaratay jabuti markii ay caydhisay dubai
Liked Suldaanka TV
Wari suldaan hadaad wariye aan habran..ooruta sheega ..noqo. .wariye ... caana ayaan kuurajaynayaa qaab ahaan .iyo .codkarnimo leh ..baad tahay
Dhexdhaxaad noqo.waanan ..inbadan..kusoomaagaye raali iganoqo
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waa iibsadeen bada iyo wadankaba waxba yaaney qiiq isku qarin maantana waa cadaystay warkiisa
Horta waxaa halkan ka cad markaad tariikhaha is bedeley Qarnigan aynu ku jiro khaasatan Geeska Africa waxaa Iska cad Ama muuqata In ay Ethiopia ka Geesisan tahay Soomalia marka Xagga Go'aan qaadashada laga hadlaayo tusaale Ethiopia waxaynu Ognahay sodon sano ka hor no in ay ahayd Dal bad leh waxayna qayb ka ahayd wadamada badda cas Wadaaga waxna ku leh sidoo kale Badda cas Waxay xad kala lahayd dhinaca Erritrea Ama Dhinicii waqooyi Ee Dalweynihii laysku Odhan jirey Ethiopia hadana kala ah Ama Ukala baxay Ethiopia iyo Erritrea iyadoo taasi jirto Oo ay Ethiopia Ogtahay in ay ku bad Waayeyso haday Erritrea siiso Madax banaanideeda ayey ku dhiiratay Ethiopia in ay Erritrea ka hor baydho Madax banaanideeda Una Aqoonsato Dal ka Madax banaan Ethiopia taasi waxay soo Waldaamisey in ay Ethiopia bad la'aan ku Soo dhacdo sidoo kale na aynu ognahay maanta Ethiopia dhibaatada ay ka mudanayso bad la'aanta haysata iyo in ay dadaal ugu jirto in Uun ay hesho dal ka caawiya deked ay dad keeda ka quudiso Oo ay wax kala soo degto isla markaana Uu Dal kaasi ka kireeyo Dekedaa hadaba taa micneheedu maaha in Aanay garanayn in ay Ethiopia bad la'aan ku dhici doonto dhibaatona ka mudan Doonto bad la'aan taa Isla markaana ay land locked ku dambayn doonto Oo Meleze Zanawi wuxuu Ahaa Nin Ama Hogaaniye Aad u caqli badan lakiin Wuxuu muujiyey bisayl Siyaasadeed iyo Geesinimo wuxuuna Xaqiiqsaday In Aanu Dafiri karin Jiritaanka Erritrea iyo in Ay tahay Dal ka mid ah Dalalkii Xuduudo hooda Lagu sameeyey ama ay ku samaysmeen Hishiiskii Berlin 1884 kii kuwaa soo ay Dalal ka Africa ku yihiin Dawlado sharci ah isla Markaana Dal kasta Oo ka mid ah Dalal kaa Iska leh Xuduudaha sharci Ee ay Sameeyeen Wadamidii Xukumi jirey Africa Sidoo kale na Dal kasta Dawad nimadiisa lagu tixgeliyo Xuduudihii Gumaysiga Ee waagaa Ama 1884 tii la Sameeyey sidaa Darteed wuxuu Meleze Zanawi gudoon sadey In ay Erritrea tahay Dal ka mid ah Dalal ka Africa Ee leh Xuduudaha Caalamiga Ah Ee ay Africa leedahay sidoo kale na Aanay Ethiopia dafiri karaynin wuxuuna Go'aansaday in Uu Qaato go'aan Geesi nimo leh kaasoo ahaa In ay Ethiopia u Aqoonsato Dal Madax banaan Erritrea sidaana Ay Ethiopia ku noqoto Dal Land locked ah Oon Bad lahayn hadaba Miyaan la odhan karin Ethiopia wey ka Geesisan tahay Soomalia maadaama Iyadoo Ethiopia ogayd Inay ku bad waayeyso haday Aqoonsato Erritrea hadana ku dhiiratey in ay Dal Madax banaan u Aqoonsato Erritrea Iyadoo aynu ognahay in Somaliland iyo Erritrea labada Dal ba ay isku Mar ku dhawaaqeen 1991 in ay ka Go'een Dalal kii ay ka kala tirsanaayeen Somaliland Oo midaw kula Jirtey Soomalia midawgii ku dhawaaqday in ay dib Uga noqotay 18 May 1991 kii sidoo kale na Erritrea ku dhawaaq day in ay Ethiopia ka Go'day Laakiin Su'aasha Aduunku is Weydiinayaa tahay Waxa ay Soomalia Uga Laalaado Somaliland Afar iyo sodon sano kadib illaa hada iyadoo Aanay Soomalia ku Bad Waayeyn Madax banaanida J/Somaliland si la mid ah Sida ay Ethiopia ugu Bad weydey Madax banaanidii ay siisay Erritrea ?
Jawaabtu keliya waxay Tahay waa in Aanay Soomalia isku kal sooni lahayn si la mid ah sida Ay Ethiopia isugu kal Soon tahay
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Maragtaa Imikana wuu u fooror saday sow maydaan arkayn tollow imisaa loo xambaariyay isma oge😊
Yahuu x.shikh. waxa la mid tahay midka israel Benjamin netanjahu. Ha u maleyn keligaa inaad leedahay somalia.
Nin isagaley wax weydiisanaayo isagaley go.aangaareyo Ethiopian saaxiib magalo ama guul ama geeri
Hinaasaa hayay waad iiga horaysay ayuu lahaa waar Imikana soomaali oo dhan baa Soo jeeda naga liqimaysid
Ethiopia bad iyo dhul midna uma hayno.
Xasan Sheikh na siin karo waana riyo dhalanteed ah.
Ninksni aa aqoon yahaybn aad u khabiir ah xassan waxa ku meersan waa jaahillin waxay raadinayeen cunto iyl lacag mana laha wax arahti ah oo ku saabsan dal iyo dad.
Markaa guruubka jaahiliinta ee dalku u gacan galay hawiyow
Weliba wad rabataan xassn dameer.
Munaafaq Xasan sh. Iyo kuwa
dulliga ah e kuhareereysan
ilaahey waddanka hakaqabto
AAMIN YAARABI.
Well silence is part of agreement. Shacabki ma mudaharadayo!
war soomaaliyee hadalka daaya oo ka kaca meesh
Dad baa run mooda suldaan tv 😂😂😂😂😂
XASAN DOQON SHALAY IYUU ABI U SAXEEXAY SALDHIG BADEED. BEEN MAHA OO BERI BAAD KU BARAARUGI DOONTAAN😢
Wain. X. Culusow. Maxkamad. Lasaro. Waxa. Ugalay. Khain. Nimo. Qaran. Lamadaynkaro. Xasan
Wadanka soomaaliyey ninkaan yaan lagu haley
War. Ushug. X. Culusow. Isaga. Cadawga. Nojabiyay
Haye caruurtenana bari maa la gumaysan.😢😢😢😢
Faqash faqash kolba u salax sida ay dani kuugu jirto
Siilka hooyadaa ayaa faqash ladhahaa saas u ogow. Magical faqash iska jir
Duqa haloo duceeyo
HSM has No Political vision in East Africa Geopolitical countries
Bashka
Waxakeye
Waxudahay
Saldig
Iyo
Dakad
Labadha
Inuusku
Darsadho
Wuraba
Jawabti
Wexetahay
Raglaanbe
Aragte
Wuxuraba
Wawaxlalayabo
Masixirbaa lacabsiiyey xasan shiikh
Fikirkeyga
Hadakadibto
Waxaleye
Halabilawo
Ababul
Cidhan
Uskudub
Nan
Munaafaq
Waa tageeraya qorshaha itopiya oo ah hadaan garan waynay lhayradkeena waxan sinaynaa dadaka garanaya khayradkaas ok
Nin rag ah maa tihid hadad tagerto nin kale in dalkada laa siyo.
Kkkkkk
Toujours ils veulent la Somalie ,les mais où les peuples somalien où les hommes somalien sont tous morts le pays il n'y personne qui défendre notre drapeau il pleure 🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😱🇸🇴😪🇸🇴👁❤️🩹🇸🇴🤲🤲🤲👁👁🇸🇴
Waayab
Weriyayaasha soomaalidu figrada dalkooda ayaa laga faafiyaa ee ma ahan inaad faafiso figradaha Ethiopia xasana waxaa jilciyey madax goboleedyada dabadhilfka u ah Ethiopia oo dowladii kahoryimid taageerayna Ethiopia kana Amar qaadan waayey markii qunsuliyahooda uu xiri lahaan
Wadhunirac wen
Look this guy how he scaring and swearing for someone territory. Wa Bahal Cadiya!
Somaliyey xasan sheq halaga qabto wadanka qasatan waxan lahadlayaa nimanka barlamanka kujira idka idhartay wadankan idikama ra,yi ficnankaro xasan wadbadbadinkartan wadanka illah kacada xaqa kahadla
Illa kacasada xaqa kahadla badbadiya wadanka xildhibanadoyow
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa waxaba qalad ahayd inay ciidamo xabashida ah soo gallaan somalia.
2.0. Xassan sheekh waxa u geeyey oromkan xiiqsan kursi jacaylka iyo lacag urursiga faraha badan.
3.0. Waxa ku kallifay inuu ku soo noqdo doorashada qof iyo cod taasi oo aan macquulka ahayn
4.0. Waxa ku kallifay ahmed madoobe iyo lafta-gareen waana kismaayo iyo baidhaba.
Somali Hada nahay Rag La’an ba nahaysa Ethopia way naga Rag ficanyihin. Somali waxay gashay xalad dag dag ah wado bayna qaday sidi falastin!
Waa in soomaali oo dhami kacdaa oo mudaharaad salmi ah 4 soomaaliyeed ay ka Soo hor jeesataa ma yaabtay kuwa ay gumaystaan AYAAN ka reebay ogaden
MudaharD waxbo maa tarayan dhulkeni ragi masulka inaaga aha ayaa siiyay cadaw
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa maraakiibtooda maxaa somalia ka khuseeya meeshay doonaan hala tegaan.
2.0. Ethiopia waxay xaq u leedahay Assab iyo Musawac oo kelliyaatta.
Ma ogtahay in Ethiopia aan hoostaganay oo gaaladii na hoos geeysay HSMaxamud uu yahay fuliye
Warnimahaw waxaan layaabanahay ninkanxasansheelaleeyahay miyasan ismaqlahayn dhagihiisa iyo afkiisu waxaan laleeyahay diintawaxbadan buukayaqaan idinkaa kuhaystee Niku miyuuwaalanyahay oomaskaxdaa loogajiraa iimaankaa kamaqan
ABEY WA RAG RAG DHALAY, WUXU SHIISHKA SAARAY, SOMALIA AAN DOWLAD IYO MADAX LAHEYN.
Somaliyeey sidaa Gaza 😢 aya na loo soo galaya, maxaa inoo dhiidey inaan heerkas anu gaadno?? ILAHAY baad buu nasiyeey ee toosa dhamaan😮
Xasan itoobiya ma.arko laakiin waxa umuuqda axmed madoobe waar axmed madoobe dhulkaaqaadan maayo laakiin itoobiya intay kuqabsato ayaanay dibna kaaga kacayn markaa xasan halayska qabto mudaaharaado halaga abaabulo dalka
Haxumeen saaxiibadaa balan tooduna deen bay kugutahay,dhul aad bixisaa maanta beri baad kashalayni doontaa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa ha doontaan assab iyo mussawac kuwaasi bay leeyihiin xabashidu.
2.0. Waxan dhahayaa dawladda somalia ha iska joojiso hana saarto turkiga kolba dhan kaga imanaya.
3.0. Dawladda somalia ha iska joojiso saldhigga dayax gaxmeedka aanay waxbaba dani ugu jirrin.
4.0. Dawladda turkigu waa dillaalka la shaqaysanaya madaxda somalida oo kolba meel ku wareejinaya.
5.0. Dawladda turkigu waxay qaadataa tacriifadda dekedda moqdishu 100% .
6.0. Waxay qaadataa tacriifadda hawada iyo madaarada oo dhan 100%.
7.0. Arrintaasi waxa caddeeyey wasaaradda maaliyadda somalia.
8.0. Xassan sheekh waxay xabashidu ka qabsaday baidhaba iyo kismaayo waxayna geysey ciidamo fara badan.
Cabduraxamaan cabdishakuur iyo shiikhshariif iyo xasan calikheer ,masher aawey kuwii dhihijirey farmaajo soobaxa,Maanta qabyaalada daaya oo ninka wadanka kaqabta
Madaxweynaha oo adiss ababa si fiican loogu soo bikrad jebiyay
😂😂
BEEN MA SHEEGIN WADAN DHAYACEN QOFKASTO BA HUNGURIYEYNEYA
Hassan wa dhooqon dhinirac aa wa xaasid wen
away kuwii lahaa dal xoreeye nacalad baa ku taalo qabyaalad iyo kuway madax martaye cadaabta allaha idinku fogeeyo kuwa qabyaalada ku taageerayo ninkan dalkeenii qurxanaa iibsay
Beenale Hassan shiikh ciidan bad maogolan cc uqdadbaad qabta dadka beenta kadhaaf
Itobiya waxanu doonaysaa inay qabsato somalí land bol sano ka hor eretaiya Balkan una marató
Asc been bad. Shegeysa bad somaliya ay ledahay inta of somali ah uu nolyahay maqadanaysid abyow been. Hauu sheeting dadka
Subxaan Allah ma markii hore ayuu waalaa mise imika
Xilli hore ayuu sheegay in uu badda siinayo Ethiopia !
Maxaa looga hadli waayey , xilligaas ? !
Sow kii inoo sheegay ! ! !
Wadanka soomaaliyey ninkaan yaan lagu haley
Ethopia wa Bahal Somali na wa ugaar in lacuno larabo!