DEG DEG DFS oo Xog Nooc cusub ah ka Bixisay Kulankii Abiye, Safiirka oo dib loo celiyay Safarka Turk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q วันที่ผ่านมา +5

    In uu ciidan bad in uu salaan ka qaato waa qalad weyn iyo Qaranimadii oo dhaawac soo gaaray

  • @NourAli-q1m
    @NourAli-q1m วันที่ผ่านมา +5

    Xasan Sheekh CAAFIMAADKIISA HALABAADHO BADQAKIISA

    • @MariamMohammed-p1k
      @MariamMohammed-p1k วันที่ผ่านมา +1

      Xassan haduu xumaaday dadka shacabka maxaa aamusiyey may diidaan 😢 yaab

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 วันที่ผ่านมา

      badlama binxin ee caqliyeesha oo madaxda aamina cadadana iska dhhaafa ileen madaxdu maha gabadh yar oo cajiin loodirtaye kalsooni muujiya u naduceeya qabyaalada yaereeya

    • @MariamMohammed-p1k
      @MariamMohammed-p1k วันที่ผ่านมา

      @@safiasheikhahmed5170 caqli sheegeyso adigu yello Mardhow dhagayso.soomaalia oo falastiin noqoty

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued วันที่ผ่านมา +3

    Dhulka Somalia beec ma ah

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale วันที่ผ่านมา +1

    MANTA ITOBIA UNUKAA SXB AH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou วันที่ผ่านมา +2

    Somaalidii waxbaa ku dhacay marba mid ayuu farta ugu yeedhayaa abi hinaasihii xamar iyo oohintii iisoo gurmadaaydi mawaxaasay djashay

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 วันที่ผ่านมา +1

    Ordagaan markuu qiimeeyey siyaasiga somaliga hankiisa ma umaleyneysaa inuu somaliya imaan doono?? allow noo gargaaaar

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir วันที่ผ่านมา

    Wixii horay u dhacay maantay ka huntahay elayn hada waa gar iyo gardaro bad ban raba ayey tagan ethopia

  • @JoonWehelye
    @JoonWehelye วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan wuxuu noqday mucaarid haleyska ilaaliyo

  • @MariamMohammed-p1k
    @MariamMohammed-p1k วันที่ผ่านมา

    Xassan ma inuu nagato buu xillka uqabtay

  • @Abdullahi-g2j
    @Abdullahi-g2j วันที่ผ่านมา

    War dawlad ma nihin waana magac uyaal wuxu wax lagu xadayo waxkale oo dan laga leeyahayna majiraan.

  • @AxmedAbdirashiid-c6z
    @AxmedAbdirashiid-c6z วันที่ผ่านมา

    Malaha xasan sheekh waxa loo balan qaaday lacag ka wayne ma wuxu ku yiri xilka somaliya baad waligaa hayn oo siyaasinta baan ka celin oo wax kaa awood badan kara baana jiri dooni

  • @Dfurehutvuye1234
    @Dfurehutvuye1234 วันที่ผ่านมา

    Walee magac bilash kuma baxo xasan dhiiqo ilahaw maldarankatuuroodhaqsoboodhaafi ilaa jixiima

  • @xasanmuxiyidiin3724
    @xasanmuxiyidiin3724 วันที่ผ่านมา

    Wariye mahid qof iska hadlaya ayaad tahay dadka been ha usheegin

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh waa inuu yiraahdaa fadhigaan soo socda in Somalia lagu qabto.

  • @Abdullahi-g2j
    @Abdullahi-g2j วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne khaa'in ah horaa loo arkay ee somalida waaku cusubtahay.

  • @ShariifWarsame-mw1tp
    @ShariifWarsame-mw1tp วันที่ผ่านมา

    War beenta ka xishoo mustaqbal fiican kama lihid miyaa ciidan bad maahayne bismilaah xishood daranaa

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir วันที่ผ่านมา

    Abgal iyo xawaadle la heshiisinayo ma aha Ethiopia iyo somaliya qusulada garowe iyo hargaysa safiirka xamar bay hoos imanayaa kuye ali balcad ma afhayeenka labada dal baa cajiib???????

  • @silverloola726
    @silverloola726 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Waalane waa in Xukunka laga fujiyaa.

  • @Abdullahi-g2j
    @Abdullahi-g2j วันที่ผ่านมา

    Nin keliyaa wixii soomaali la odhan jirey soo afjaray oo sidii uu abgaalka ku arki jirey kayeelay.

  • @CaliGaas-z9h
    @CaliGaas-z9h วันที่ผ่านมา

    Xasan Sh. Maxamuud & Ali Balcad, waa in la soo xiraa? Maamul Goboleedkana wa in la baabi'iysa. Haddaanan baabu'inina waa In Baarlamaanka uusan saxiixin waxaan Xasan uu soo malmaleegay.

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui วันที่ผ่านมา

    Somaliyeey intad qubqub iyo reer la'iskuheyto wata 100 milion oo cadowgeena 😢 baadeena lo saxiixay war oroma iskukiindhirtay 🤮

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale วันที่ผ่านมา

    FARMAJO IYO CLAHI WAXEY ISKU DAYEEN HAWIYE IN EYKU QABSADAAN ILEEN AWOOD MALAHEE

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy วันที่ผ่านมา

    Xasan.dhiiqo.mabaoga.ciidanka.uu.salaanta.kaqaatay.i.naay.yihiin.kuwii.badda.dantiisa waain daarood lugaha.looqabto

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh waxba la dhuumanayaa ee maxay tageen itoobiyo itoobiyo ayadaa u baahan soomaali waa iney timaadaa itoobiyo maahan intuu tago itoobiyo looma baahna naagtii itoobiyo ka socotay maxaa geyey bada soomaali oo yaa geeyey bada ninkii geeyey bada soomaali asagaa itoobiyaan ah waa iney takooraan dadka soomaali

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 วันที่ผ่านมา

    Waar badhbadhada jooji war laqaba xiiso maleh. Qoys tuugo ah baa baddii iibsadaye

  • @MaxamuudShuukow
    @MaxamuudShuukow วันที่ผ่านมา

    Waa dooda uu qabo maxeey tahay wuuba kuusheegaye wasiiru doowlaha mise mucaarad ayaa tahay kan aqriska dhibaayow

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo วันที่ผ่านมา

    dalxureye guuleyso madaxweyne