DEG DEG: Reer Khalaf oo si Adag u diiday go'aanka maxkamada ee dilkii Ganacsade Axmed Tahliil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @mohamedali-gv2nk
    @mohamedali-gv2nk วันที่ผ่านมา +9

    War reer khalafow xishooda
    Ninkaad bussineskisa ugu timaadeen
    Oo disheen waa kama cidna maqlimyso

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahay idin dufee odayaashan nin muslim ah ninkii xaqdarada ku dilay ayay difaacayaan oo qiil uraadinayaan. Subxaanallaaah.

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 วันที่ผ่านมา +5

    Absolutely ninkii dilah waa inladilo Absolutely warkalanah kamafurna,fidnadan joojiya 😢😢😢

  • @silverloola726
    @silverloola726 วันที่ผ่านมา +2

    Hadii reer khalaf laga dililahaa qof sidaan uma hadasheen.

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shareecadda ayaa qabta qofkii ruux kale gardaro ku dila in la dilo qorina iskama qarxo ee Allah ka cabsada

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 วันที่ผ่านมา +4

    Absolutely odoyaashan xariga haladhigo,nac,nac dooda,moryaan, malcuuminah weeye Absolutely😢

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer Mudug wax ka indho adag lama arag nin dilay geystay ayay sida u difaacayan

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂 qori qaraab ah😂

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n วันที่ผ่านมา +2

    Odayaasha reer khalaf xishooda kuwaan hadlaya ee 100 jirka ah war qabrigiina u tura wiil aadan dhalin baa raadineysaa nin na waa dilaysaan awalba reer cigale naag hoosteed ba wax laga weydiiyaa sharciga islamka maxuu kaqabaa oo aan dil aheen?

  • @fastaryare971
    @fastaryare971 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inlaxirxiro asaga iyo odayaSha lamidaba waa tuugo waawax maxishoodayaasha

  • @abdirashidomar3680
    @abdirashidomar3680 วันที่ผ่านมา +4

    60 jir xoolo ah weeye

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 วันที่ผ่านมา +5

    Qofkii qof dila isdhaafiya si aad ku kala badbadan

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War Waxan waa qashin cadaalad haka sugin kuwaan Somaliweyn ayaa u afduubnanjirtay 30 sano cadaalad xumadooda.
    Wax badan ayaan Somali usheegnay kuwan garina magadho gar islaanna kama baxdo

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n วันที่ผ่านมา +2

    Sharcigu waxuu qabaa 5 taba in ladilo waana hadalkii cumar ibnu qadab 5ta qof ee dil isku raacdo waa dil shantaba

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j วันที่ผ่านมา +4

    War xishooda

  • @museosman8296
    @museosman8296 วันที่ผ่านมา +3

    Inadha adgaa waa maxishoodayaal waabasoo duuleen oo nin bay dillen markaas bay isdaa u hadlayaan sharciga hala waafajiyo indha adayg iga dheh

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 วันที่ผ่านมา +2

    Asc
    Qori kharaaba oo xabadi ka qaraxday
    Ayaa dishey
    Waa sidii qof xaqii lagu duudsiyo

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 วันที่ผ่านมา +3

    NAC NACDA ISKA DAAYA EE QOFKII QOF DILA HALA DILO. ODOYAASHAN RABA INEY NAAR U GALAAN QOF DILAA AH INAAN LA DILIN MAXAAD DHAANTAAN DHIBAATADA IYO CADAALAD DARADA KA SOCOTA KOONFUR TA SOOMAALIYA WAR SHARTA ISKA QABTA.

  • @sashdish148
    @sashdish148 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bal ninkaas wayn waxa uu ku hadlahay cadaabta alla kugu fogee qabiil buu intaas isagoo la eg ku badashay aakhiradiisii war waxaan dadka hasoo gudbinina haddii aad ilaahay ka cabsanaysaan, waa tuug ilaahay iyo islaan ka furatay ilaahay cadaab dag dag ah korkiina ha yeelo, qoti kharaab ah baa ka qarxay aakhiro ka hor sheeg ilaahay hortiisa

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xilligii dhagaxa ayey ku jiraan dadkani. Hebel baa la afduubey wiil oo meel maraya ayaa la afduubaa. Diinta Islaamka ma ku jirtaa arrintaasu. waa maya. Waat Ilaahay ka baqa cawaan baad tihiine.

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed วันที่ผ่านมา +1

    War Alle ka Xishood waad Dhiman Doontaa ee qabrigaaga ha Iibsan

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad วันที่ผ่านมา +1

    Reer khalafow sharciga raaca gacan kudhiigle hadi faacina ahmed tahaliil sibareer ah baaloodhiley

  • @mohamedfuube
    @mohamedfuube 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😅war madam huba

  • @fastaryare971
    @fastaryare971 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa cumar Maxamuud ah o amba majeerteen ah amase Daarood Ismaaciil ah amaba Somali ah oo dadnimo iyo damiir kujiraa oo odayaashaan iyo kuwa lamidaba

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed วันที่ผ่านมา +1

    Nin dhan baad disheen markaas baad ku doodaysaa Xukunku waa Xaqdar

  • @Mustafa-c6x4s
    @Mustafa-c6x4s วันที่ผ่านมา +1

    Qoriga qarxay oo ninka garabka ugu jiray dilin oo shaqsigii xooga lagu heestay uun ku baxay war aqliga hanaga ceyn

  • @WarsameCaliWarsame
    @WarsameCaliWarsame วันที่ผ่านมา +1

    Ina beelkaan intaas le eg muxuu ahaa odayaash sida fooshaxun midiyaha usoo istaagey

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril วันที่ผ่านมา +2

    Kuwan iyagana xabsiga ha dhigo bal intey le eg yihiin eega

  • @salmanyare1236
    @salmanyare1236 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Balayo idinku Qaraxday waaxano midhan Ayaa somaali isku Diray oo umaada Dhan is nacsiyay War Duulmiga Aad Difaacaysan iska Daya Balayo idinku dhacdaye

  • @Mustafa-c6x4s
    @Mustafa-c6x4s วันที่ผ่านมา +1

    Qori baa qarxay aa

  • @mahaddiriye9386
    @mahaddiriye9386 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayashaan warkooda kaliya ayaa soconahaya ee taas niyada gashada

  • @da.a1728
    @da.a1728 วันที่ผ่านมา +1

    allah ceeb badana. wa dad wa weyne oo raba iney ka boodan shariga iyo sharicada. Nacala qashinka tihin ku yal.

  • @guleit89
    @guleit89 11 นาทีที่ผ่านมา

    Qori qaraaba madhaco anaa haya mid qaraba mana dhaco …. Tooray qaraba ayaa Ari I qaliwaysay 😂😂😂😂

  • @bashj7379
    @bashj7379 วันที่ผ่านมา

    Waxa laga hadlayaa waa ragga kale oo xaqdarro lagu xumay ee maha ninkii ninka dilay
    ninkaas waxaa ku dhacay xukun dil ah.

  • @mahaddiriye9386
    @mahaddiriye9386 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninki xoolo ah meshay imaan doontaa ee dadkiinaan maxad bedeelikartaan wa idiinka odayaasha aflagadaynahaye

  • @ayanwarsame7389
    @ayanwarsame7389 วันที่ผ่านมา

    Eeyahee Allah la vansinne qabri ayaa ka danbeeya

  • @caalim24
    @caalim24 วันที่ผ่านมา

    war sharciga aqbala hadad isdishaan awqalba rer mudug ayaa aheeydeen hooyo cilqabta ayaa iniwada dhashay xaraanta ayaa dadka waalaysa nacnac hooyo la kufsaday wax khyeerle dhalimayso

  • @FutoXar
    @FutoXar วันที่ผ่านมา

    Reer khalaf iyo biciidyahan Galkacyo hala dajiyo inteena kale cumarow ina keena aynu meelahaas kale kadagnee sacad , khalaf, biciudyahan lalama dagi karo

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waanu idin sagootineynaa.
      Balse noosheega xagaad qabaneysaan?
      Sacadka aad sheegayso maxaa ka quseeya arinkan?

  • @The-informed
    @The-informed 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin rer Khalaf ah hanaloo qisaaso 5 kalena 20sano hanoo xirnaden, faan weyna sheikhow😂 aderayal magtiina qaata magaalada na idib kujooga

    • @سميةعبدرزاق
      @سميةعبدرزاق 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adeer reer khalaf yeey wax dheeryiin inta laqisaaso ba kuwa kalana laxixirayaa adeer carab mataqaanid waadse baran

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War Waxan waa qashin cadaalad haka sugin kuwaan Somaliweyn ayaa u afduubnanjirtay 30 sano cadaalad xumadooda.
    Wax badan ayaan Somali usheegnay kuwan garina magasho gar islaanna kama baxdo