ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wcs dharkaagaan jeclahay mashalaaah illaahey shar-kuma tuso
Shukran walaal!
Masha Allah Allaha ku xafido walahi wax badan aa iskakey bedalay shukran nacimo
Maansha allh walshy qaaali jasakalaa khyr wall somali macaalagu yidhaahda wall
maansha alaah khayr basan ilaahay hakusiiyo abaayo turkaga ayaanjoogaa adayuu uyaalaa furuud ahaan ayaan ucunaa laakin aqoon umalahayn jasaakilaah khayr
Manshaalah abaayo illaahay ha ku xifdiyo shugran ❤❤❤❤❤❤
ASCNacimoo aad iyo aad an kuu salaams pear afka carabiga waxaa lagu dhahaa cambaruud عمبرود waxaa Ku naalahay wadanka yaman
MaashaAllah abaayo kheyr Allaha kugu badalo waa hadal kooban iyo faaido badan
Mash allah wallshey qaali
Wcsm jasaakallaah soomaaliyo malaga helaa
ماشاء الله
Mashallah abayo uur ayaan leyahay caloshane wey i adag tahay tabardarone wey i heysa dal badan ayaa darema iyo wareer badan wax badan ma tagnan karo allah qeer badan ha ku siiyo amiin yarabii ❤❤❤
Asc waaku mahadsantahey Soomaali Magaciisu waxaan filing Canbaruur.
🥰🥰😍👍👍👍👍👍mahdasanid walla qaali. Kiitoksia paljon sisko
Jizakallah Allah qer abayo ❤❤❤❤
Naciimooy Aayo macaan Adigoo raali ah machine kaaga casiirka magaciisa waan fahmi waayey hal mar magacisa ii soo qor ama masawir soo dhig
Muuqaalaan kasoo geliyay aayo!
Somalia ma laga helaa hadii laga helana magacee looga yaqaan Somalia
Swedish waxa lagu dhaha päron English waa pear
Waxaana lags helaa nooca cagaaran iyo jaalahaba
Abayo gabar uurkeh ma cabi karta
waxaa ladha haa الاجاص
كمثرى
Wcs dharkaagaan jeclahay mashalaaah illaahey shar-kuma tuso
Shukran walaal!
Masha Allah Allaha ku xafido walahi wax badan aa iskakey bedalay shukran nacimo
Maansha allh walshy qaaali jasakalaa khyr wall somali macaalagu yidhaahda wall
maansha alaah khayr basan ilaahay hakusiiyo abaayo turkaga ayaanjoogaa adayuu uyaalaa furuud ahaan ayaan ucunaa laakin aqoon umalahayn jasaakilaah khayr
Manshaalah abaayo illaahay ha ku xifdiyo shugran ❤❤❤❤❤❤
ASC
Nacimoo aad iyo aad an kuu salaams pear afka carabiga waxaa lagu dhahaa cambaruud عمبرود waxaa Ku naalahay wadanka yaman