ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ABDIWALI KINGEERO ADAAN NAFTA KUU HIBEEYAY SOO DHAWEYNTII SACIIDO MUUMIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @idirisabdisalam3553
    @idirisabdisalam3553 3 ปีที่แล้ว +47

    Mnsha allh abdi weli keep going bro aad ban ku tageeraa from harggeisa ree mugdisho aad ban idiin jecelahy ⚘🌷❤ liketa igu cimaamada

  • @sarwadofficialchannel7505
    @sarwadofficialchannel7505 3 ปีที่แล้ว +31

    Kan yari waa legend soobaxaya reer muqdisho alle haydin xafido from burco (gobolka raga)

  • @axmed88deeq85
    @axmed88deeq85 3 ปีที่แล้ว +52

    Waxan waa shaqo shaydan allow dadkeena Diinta u nuuri amin

    • @mohazinich4563
      @mohazinich4563 2 ปีที่แล้ว +1

      Masjidka aad hee 😂😂

    • @mamalula11
      @mamalula11 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa u dhugaysan Kuma qasbanid

    • @hamdamagag1355
      @hamdamagag1355 2 ปีที่แล้ว

      @@mohazinich4563 inta la dhagysto ayaa comment laga bixinaya kkkkk

    • @mohazinich4563
      @mohazinich4563 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdamagag1355 yaab walahi😁munaafaqada heerka gadhtey eeg

  • @abdirahmanaden3768
    @abdirahmanaden3768 3 ปีที่แล้ว +10

    Abdiweli wll qaali codkan macaan quranka Alle akhri....Allah hakubarakeye

    • @garanenoor4948
      @garanenoor4948 3 ปีที่แล้ว

      Haa walal mcn codkan Quranka ku aqri walahi wadlibani inshaAllah

  • @abuubakarmuuseahmed3270
    @abuubakarmuuseahmed3270 3 ปีที่แล้ว +7

    Fanku waa udhalasho ee barasho maaha wiil da.yar hadana cod mcn m.a anigu waan ku taageeraa sxp💋❤

  • @mandeeqofficial1580
    @mandeeqofficial1580 3 ปีที่แล้ว +4

    Best song cabdiwali kingeero keepgoing brother..

  • @izabela5571
    @izabela5571 3 ปีที่แล้ว +2

    Markii iigu horeyse aan arko hees magaceyga ah keep going

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว +5

    My young bro kingeero m.a wax kle balanbalis studio keep going 🙏🙏

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow Hambalyo Abwaan Barqab iyo siciida iyo waliba asxaabta ka qeyb qaadatay fanaaniinta iyo inta kalaba ugu saaxib saami cade

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii isma lahayn waxad caashaqi doontaa heesaha dhallinta dambe laakiin tan waan la ashqaraaray miro, laxan iyo codba, iyadaan hadda iyo tododbaadkan oo dhan gaariga ku dhegeystaa. Waa mahadsantahay Kingeero waad naga tuntay!

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 2 ปีที่แล้ว

      Kan yar iyo ina Jaamac Yare waa top. Iyaga uun baan ka dhegaystaa iyo ka yaree reer Jigjiga Seeraar

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 3 ปีที่แล้ว +5

    mashaAllah wil yar o cod mcn..allaha hakuxifdiyo

  • @gaaniyare2017
    @gaaniyare2017 3 ปีที่แล้ว +1

    Midka yari waaba fankii oo soconayee
    Horay usoco sxb

  • @amriishgure9236
    @amriishgure9236 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanku wataaa abdiweli kingero fanan aan tageero horey uusoc

  • @mohamudabdimohamed9235
    @mohamudabdimohamed9235 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend Apdi wali yare 👍🤝

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla heestaan maxaan raadiyey cabdi wali king geero thanks

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +4

    The one and only balann baalis studio

  • @mahatshimoy9655
    @mahatshimoy9655 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa wil ad uyar adna ucod macan tagera lambar one ayan uahay wilkan

  • @zahraladan5280
    @zahraladan5280 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaha cabdiwel codkisu waa candaleb❤

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 3 ปีที่แล้ว +14

    ALLE DARTIIS SABISKARAB IIGU SAARA WLL YAAL

  • @raxmaquruxofficall2595
    @raxmaquruxofficall2595 3 ปีที่แล้ว +1

    Codkiis iyo cimrigiisuba ismalaha mochallah

  • @mubaarikkobre7471
    @mubaarikkobre7471 3 ปีที่แล้ว +1

    The one and only abdiwali kingeero

  • @user-kq4yk3dv3q
    @user-kq4yk3dv3q 5 หลายเดือนก่อน

    M.a Erayada waxaa Iska leh Cabdiladif wax kale nin diyarsan lodhibay axsan cod wuu kusobaxay

  • @kafiserar127
    @kafiserar127 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wlhi waa legend nolow bro💪🏻

  • @yussufmohamed6666
    @yussufmohamed6666 3 ปีที่แล้ว

    Hees cajiib ah,hore usoco bro

  • @abdirahmanaden3768
    @abdirahmanaden3768 3 ปีที่แล้ว

    From Kenya gaar ahan wjr

  • @isxaaqjaamac4601
    @isxaaqjaamac4601 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyey ninkaan wa fanaane halo kalakiciyo
    Fanan walba dadkiisa soo saaree

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 3 ปีที่แล้ว

    Kaan yar mashlah alaha isha hakqqabto 30 jir sidaa uma heessikaro hooyada dhashay wiilka qabo

  • @sacdiyaismaaciil1941
    @sacdiyaismaaciil1941 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow wiilkan said utaageraa hore usoco abowe🥰

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 ปีที่แล้ว

    ASC WAA IDIN SALAMEY C.WELI KINGEERO HABO WAA KU SALAMEY WAA TAHAY FANAN COD MCNE DA.YAR QURUX BADAN AQLAAQ LEH ISKU KALSOON BASHAASHA KU DARSO IQYAARA DAGAN OO U BISIL FANKA HABO IL XAASID KUMA ARAGTO SHAR IYO SHEYDAN ALAHA KAA DHEREYO AMIIN

  • @salmocadey9805
    @salmocadey9805 3 ปีที่แล้ว

    Wooow msha allah cod baa haysaa

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +1

    WALEE WIILKAN COD WAA KUDHMADAY MASHALAH WAR SOMALIYAY WIILKAS II RAADIYA

  • @hanijama8783
    @hanijama8783 2 ปีที่แล้ว +1

    𝗠𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗮𝗵 𝗸𝗲𝗲𝗲𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴 𝗯𝗿𝗼 🥰

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +4

    He is already a legend🧨🧨

  • @ayaanabdulaahi495
    @ayaanabdulaahi495 2 ปีที่แล้ว

    Legend 👏👏👏

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn 2 ปีที่แล้ว

    Wooow awesome

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 3 ปีที่แล้ว

    Waaw keep going

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow legend

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Yasmin wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @kalabaydhjufa4604
      @kalabaydhjufa4604 3 ปีที่แล้ว

      Xijaab ado xidhan maxaad heesaha ka daawanasa huuno

    • @fardowsahajji4673
      @fardowsahajji4673 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhjj hadaa ma iyadoo qawan ayey daawan laheyd wali cas

    • @kalabaydhjufa4604
      @kalabaydhjufa4604 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsahajji4673
      Kkkk xijaabka iyo heesaha isku lifaaqmay ayaan ka yaabay

  • @gut7965
    @gut7965 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan waa iska jeclahay bo

  • @mariomehek1334
    @mariomehek1334 3 ปีที่แล้ว

    Sobarbar kin

  • @moustaphadjamafarah9945
    @moustaphadjamafarah9945 3 ปีที่แล้ว +2

    I love you forever ma reine.

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 ปีที่แล้ว

    Waa hes macn

  • @husseinduk3519
    @husseinduk3519 3 ปีที่แล้ว

    Edaday jawaahir Baarqab Baan arka

  • @saidahassan8643
    @saidahassan8643 3 ปีที่แล้ว

    Wooooooow

  • @zeytunsalat7731
    @zeytunsalat7731 3 ปีที่แล้ว

    Mshllh

  • @cabdicaziizmacaaneeye324
    @cabdicaziizmacaaneeye324 3 ปีที่แล้ว +3

    First comment 👑❤️😁

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      cabdicaziiz bro icaawi.aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @Ayubsagaalka9
    @Ayubsagaalka9 3 ปีที่แล้ว

    Waxkale waaa yarkaaaan

  • @cabdinajiib7951
    @cabdinajiib7951 2 ปีที่แล้ว

    Marka muqdisho dhalinyaradii iyo cirooliiba jaasayaan maxaa uhadhay ilow idinsoohadee

  • @safiayusuf5103
    @safiayusuf5103 3 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @mahadabdiali5555
    @mahadabdiali5555 3 ปีที่แล้ว

    Mahad aad uqurxoonyahay

  • @abdulkarimabdulkadir960
    @abdulkarimabdulkadir960 3 ปีที่แล้ว

    Difference subxaanyo wyee sxb ninkaas kuugu ogahay la sxb

  • @mahadabdiali5555
    @mahadabdiali5555 3 ปีที่แล้ว

    Mahad heesaha ayuu dhagaystaa

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x 3 หลายเดือนก่อน

    Fanaan dayar oo sidaa u heesi karaa majiro cabdi wali faanaan buuxa

  • @shankaroonahmed5357
    @shankaroonahmed5357 2 ปีที่แล้ว

    Imisaaaa miyi ku dhalatay? Imisaaa kaamirada ku waa shah?

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 ปีที่แล้ว

    AZ-HAR MASJID = DHAXALTOOYOH = ?

  • @zakimediasheekh5098
    @zakimediasheekh5098 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxta subscribe tuusato waxa idin shegaya rasulkena inoo daaya aad kutuugsanesan wlh wa idinku dhibsade oo ilahay uga baqa najaas yahay

  • @shankaroonahmed5357
    @shankaroonahmed5357 2 ปีที่แล้ว

    Duulkaaan mar uun masraxa kuwa da yaacaa Allah maxaa ka si ah?

  • @mahatshimoy9655
    @mahatshimoy9655 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa wil ad uyar adna ucod macan tagera lambar one ayan uahay wilkan