ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ABDIWALI KINGEERO HEESTII YAX YAX IYO XISHOOD XASUUSTII|ABDI TAHLIIL LYRICS HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 275

  • @shukriabdullahi4356
    @shukriabdullahi4356 2 ปีที่แล้ว +23

    Boqorka codka ❤💚💯💯✋ani koonka codka baan kuu bixi

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +13

    Wiilkaan yar codkiisa markii iigu horeysay oo maqlo waxaan ka maqlay Astaan TV anigoo shaqo u deg degsan oo quraac sameesanaya, si fiican uma sii dhageesan balse maalin kii dhan fanaan hore oo 1970 ama 1980 qaaday ayaan u heestay, waan aamini waayay wiil yaroo 20 gaarin inuu codkaan leeyahay 😍😍😍 Maasha Allah Hibo gaar ah ayuu leeyahay wlhi. Ilaahey haku xafido Lil Brother😇♥️

  • @abduwahabhaji346
    @abduwahabhaji346 29 วันที่ผ่านมา +3

    Yurursaday: isqabsaday
    Yey: Xayawan durjog ah
    Yamaarug: waa geed yar oo qodxa yar yar.
    Yac :Sagaarada mida dhadiga ah.
    Atoor:Sagaarada mida labka ah.
    Yool: Hami fog
    Yaq: Buuq ama muran.
    Yulqan: waa hadalka badan oo macnaha laheyn.
    Heestaan heesaha ugu ereyada adag bey ku jirtaa saasey tahay inankaan yar ereyada midna ma qaldin waa Real Talanted wlhi❤ guuleyso brother❤

    • @ismaaciilahmedcusmaan6341
      @ismaaciilahmedcusmaan6341 28 วันที่ผ่านมา

      Aad io aad Somaali walagu wada hadlaa lkn naxwaha af somaliga inta heyso wee yartahay adna dadka naxwaha yaqaan baa ku jirtaa lagendrY❤

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 วันที่ผ่านมา +1

      Yuurursi: kadaloobsi ama qotoor umban u aqaanaa

  • @ahmedmoktar
    @ahmedmoktar 3 ปีที่แล้ว +10

    Sideed iila yaabta, Yoon baad i gilisee! Waxa laga wada Hadal baad igilisee! Aan kala faaideeysano erayado waa adagyihiin, Kingeero horey u soco wlalkey.

  • @maxamedbiyow7893
    @maxamedbiyow7893 3 ปีที่แล้ว +3

    Walee Barteeda Ayaad dhigtay waaba C/tahliil Oo inta Taagan 🙏🙏🥰❤🥰🙏

  • @isebute1624
    @isebute1624 2 ปีที่แล้ว +14

    micnaha ereyada qaar ee aan u arkey muhiim
    Yamaarug= dooga cusub
    Yac iyo atoor =noocyada sagaarada
    Yooc= geed
    Yibic = geed
    Yabadh = xoolaha reerka cusub lasiiyo, balse halkan waxay ugu jirtaa, marka aad meel dheer ubaxdo buuro oo kale kedibna aad xoog udhawaaqdid, codkaga kugu soo noqonaya
    Yeel= xadhkaha rarka ratiga
    Yacay= nooc kamida ooda
    Yoto'ay= igu raagay
    Yuurursaday= igu fadhiistay
    Yuuqa= buuqa
    Yoon= hugun, bulaan
    Yu'aasho= wax qofkale leeyahay heliddood, oo qofkale isu saadiyo
    Yeel= jaad kamida xadhkaha kamida ah oo rereyada lagu caymiyo
    Yaqdhooteen= waxay kamidtahay yaqyaqsi
    Yookayn= loolhnaan, dulquturnaan, likaysan
    Yulqanka= bulxan, hadal badan oo aan milgo lahayn

    • @dangarad2010
      @dangarad2010 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad sxb Isse wlhi ereyo badan ayaan kaa faaidey af somaliga hodanbaad katahay facebookgaaaga isooqor sxbow keyga waa adnan Mohamud Mohamed sawirka Erdogen aa saaran mahadsanid

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 10 หลายเดือนก่อน

      Yamaarug ma ahan doog waa geed caleen roobka ku baxaa oo qodxo YarYar leh geeela Kaliya ayaa cunaa geelu markuu Cuno 2 maalmood kste waa in la waraabiyaa oo meel biyo leh ka ag dhawadaa la hyso sxb

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 10 หลายเดือนก่อน +1

      Yuuq waa taagnida qofku in bdn taagnaado

    • @Mubaarigcilmi
      @Mubaarigcilmi หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 ปีที่แล้ว +10

    Cabdi Tahliil codkiisii dananayey adiga uun baan kaa arkaa well done

  • @shaafiemohammed6114
    @shaafiemohammed6114 3 ปีที่แล้ว +9

    Heestan muuqaal ahan kuso dub walal abdiwali yare big respect wlhi

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 ปีที่แล้ว +9

    Keep going fanaan cod ilahay KU manaystay
    Salaan Sare FROM BORAMA
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✋✋✋✋

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +11

    Maashaa allaah ilaahoow u wada naxariiso dhamaan fanaaniintii soomaali weyn kuwaan yar yarka ahna noo xafid

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +11

    Abdiweli he is best legend in youth Somalia 🇸🇴

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t 2 ปีที่แล้ว +10

    Good given talent! Mashallah, beautiful voice with such control and delivery!

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 3 ปีที่แล้ว +11

    Weliyow, Salaam Sare from London.
    Mashallah Qurux iyo Cod isku Darsatey ❤

    • @ahmedhaaji7796
      @ahmedhaaji7796 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/cKozCENylkg/w-d-xo.html

  • @samawadeyare7140
    @samawadeyare7140 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan kuwataa waxaan ku rajeyn cimri dhaar iyo cafimaad

  • @abwaandayax5764
    @abwaandayax5764 2 ปีที่แล้ว +1

    M.sh allh clwali ibrahin keengero wiil fanaantii hore laku soo xasuusto

  • @guledahmed2347
    @guledahmed2347 3 ปีที่แล้ว +2

    Aar i geeya Abdiwali kingeero wlhi tagero buuxa ayan ku ahay fanan

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalka nolasha kuma xumeso abid 🙏

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 2 ปีที่แล้ว +1

    Cbdiwli🥰waxad tahy wiil aantagero alle waxaxan kaga tugayaa inuu qaatumo wanagsan kugu dilo🤲🥰🙏

  • @rooblemohamed700
    @rooblemohamed700 3 ปีที่แล้ว +21

    waraa heesta 55jeer kabadan waan daawadey

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 3 ปีที่แล้ว +7

    Caadi mahaa Woooooow 🤩🤩🤩🤩👍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 nice voice ♥ 🎶 ❤

  • @sadikmohamed3196
    @sadikmohamed3196 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees ereyo adag leh markaas xaga qoraalka (lyrics) ka iska saxa thanks

  • @zakiboy2792
    @zakiboy2792 3 ปีที่แล้ว +1

    Yax yax iyo xishood baa ii yarnya
    M.a zhb Abdiwali waa lakentey wna fanyaa codka👌👏👏❤💯💯

  • @axmedmaxamudwarsame4453
    @axmedmaxamudwarsame4453 3 ปีที่แล้ว +11

    Abdiweli kingero waa codsi hesta adunyada nin dhofiyo ninkii dagan dhulkisa ee horay uqaday mohamed suleiman soqaad karaan boy waa kutaganahay💯❤🙏👋

  • @fathiabdi8379
    @fathiabdi8379 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wiilkan dar alle u jecelhy wayo cod mcn buu lee yhyalleha ku xafido 🥰🙈

  • @waliidaaadan8345
    @waliidaaadan8345 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale odhan maayee ninkani fanaan buu soo nooleeyay cabdi tahaliil ladhihi iiray AUN cumarna ku dar go forward kingeero

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +9

    Cabdiweli Heesaha cabdi tahliil Si Wanaagsan Ayaa Uqaaday , keep Going Adeer

  • @hayatqalbi3063
    @hayatqalbi3063 ปีที่แล้ว +1

    Wow nice voice legend waye wilkan yar

  • @muslimaabdirahman3478
    @muslimaabdirahman3478 3 ปีที่แล้ว

    Heesaha cabdi tahliil ilaahey ha u naxariistee soo wada cusbooneysii

  • @abdirahmanmoallim9745
    @abdirahmanmoallim9745 3 ปีที่แล้ว

    Walal Abdi wali ..mustaqbalki fankii dib ayaa uso nooleysay ...nooleyaha hesibii Nuxurka lahaa batahay .

  • @yayhehassan5730
    @yayhehassan5730 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad keentey maraa waaxid horey usoco ssc buuhoodle

  • @aminafarah3676
    @aminafarah3676 2 ปีที่แล้ว +2

    (yabar baan ka heli lahaa haddaan dhagax u yeedhee) yaaasalaam Abdiweli afkaaga caano lagu qabay

  • @user-jk2qq3or2g
    @user-jk2qq3or2g 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing walahi kama dalo dhagesigeda fasix hesta dhirigilin tos ah ayeigilisa mahatsanid walal Allah ku xafido

  • @bilaalmaxamed3410
    @bilaalmaxamed3410 2 หลายเดือนก่อน

    Alfanan abdiweli kingeero waan
    Ku taageeraa runtii ❤❤❤❤

  • @xawocabdixawo1438
    @xawocabdixawo1438 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh fdln qasiido nabi amaan ah scw codkaaga mcn nogu soo qaad

  • @liibanmohamedali6799
    @liibanmohamedali6799 3 ปีที่แล้ว +11

    Al fananee waa codsi hestan live ku fiicanthy wlhi ada live kaban ku so qado banankaga ku dheceysaa meel igaaga qor wllky + saxib

    • @abdiwalikingeerotube5032
      @abdiwalikingeerotube5032  3 ปีที่แล้ว +4

      Ok walaalkey

    • @heegankaraan1055
      @heegankaraan1055 3 ปีที่แล้ว +1

      Axsan walalkeee Walle cabdi tahliil yer tahey wax ku balan qaadaa hees wedani in ku hiibeeyo nolow nolol wacan from Sweden

  • @nawalcadey7981
    @nawalcadey7981 3 ปีที่แล้ว

    Kingeero waxa tahay qofka kaliye aan fankiisa taageero from galmudug state

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah his voice is like Abdi Tahlil

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 3 ปีที่แล้ว +3

    Codka 100%
    Musica 100%
    Kingeero 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @faadumocabdi7685
    @faadumocabdi7685 2 ปีที่แล้ว

    Masha’Allaah cunugan mustaqbal faneed oo ifaya buu leeyahay keep going

  • @abukarcaska8258
    @abukarcaska8258 3 ปีที่แล้ว +2

    Habeenkii aad tartankii ugu horreeyey gashay baan fankaaga qiray bro abdiwali hadan waxaad thy fannaanka aan ugu xiiseeyo FROM GOBOLKII RAGGA

  • @hibaqyusuf7628
    @hibaqyusuf7628 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah Keep going brother ❤️❤️❤️❤️

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 3 ปีที่แล้ว +2

    sideed iila yaabtaa oo iila yaabtaa
    Yoonbaad I Galisee 🤦🏼‍♂️
    01/September /2021
    9:00am
    Muqdisho Degmada YAQSHIID🙋‍♂️

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 2 ปีที่แล้ว +1

      Igu salaan towfiq ❤️❤️❤️

  • @MrCarabka
    @MrCarabka 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligeey hees youtube ku jirta comment kama bixi lkn waxaan qirayaa in aad lagend tahay Guuleyso walaal ,Somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yayhehassan5730
    @yayhehassan5730 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuukeeney cabdi tahliil ninkani horey usoco sxb ssc buuhoodle

  • @hibomuse234
    @hibomuse234 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha wiilka Allaha hanuuniyo aamiin

  • @asbb4371
    @asbb4371 3 ปีที่แล้ว

    Codkaga ale haku dhowro insha alah halkedi ayad dhigtay ifka nabad ku jog aqiro jano

  • @omarpharmokayd2647
    @omarpharmokayd2647 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy halkeedad dhigtay pro
    Cod buu rabi hibo kusiiyay

  • @footballorsoccer2903
    @footballorsoccer2903 2 ปีที่แล้ว +1

    *MA YEEDHIYO IYO UGAADHAAN* AYEY SAX KU TAHAY ...MAAAHA *YEEDHIYO MAAHA*

  • @jaranesaid4483
    @jaranesaid4483 3 ปีที่แล้ว

    Sxb abdi wali horay u soco garabkaga Aya taganahay fanan somaliyed oo aad u jecladay codkisa Aya tahay sida uu codkaga ii Soo jiitay wali ma arkin fanan codkiisa ii Soo jiito marka la fiiriyo fananiinta hada jirta

  • @calishishiile1020
    @calishishiile1020 2 ปีที่แล้ว

    Wu keenay codki cabdi tahliil Allah unaxariisto ❤

  • @ilhaancabdi4898
    @ilhaancabdi4898 7 หลายเดือนก่อน

    Yabarbaan kahelilaa Hadaan dhagax uyeedheee😢😢

  • @adnansharma2094
    @adnansharma2094 3 ปีที่แล้ว +2

    yabar ban ka heli lahaaa hadan dhagax u yeedhee:”waa falcelin ama dhawaq soo laba laabta.
    tusaale meel gabi ah hadad hadal tidhaahdo waa ka daba hadlin ama jabaq celin.

  • @yazinabdi3728
    @yazinabdi3728 3 ปีที่แล้ว

    Fankii oo qofyar ah horumar ban ku rajeeyn sxb

  • @zamzamfiqi3600
    @zamzamfiqi3600 2 ปีที่แล้ว

    kaba sii cod macan mansha alaah dadkii hore wax noo badalaya hadan helnay alxm heesan meelay u sodan pa aqoona na dilay

  • @kahin42
    @kahin42 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco widaay.

  • @maryamqueen3265
    @maryamqueen3265 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwwww m.a fanaankeena dada yar keep going 🥀😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴bro

  • @mogeabassbakar4193
    @mogeabassbakar4193 ปีที่แล้ว

    I can say he do the way it was he has to be given golden prize in terms of voice go forward young man

  • @maanhusen7631
    @maanhusen7631 2 ปีที่แล้ว +2

    m.a horay usoco libaax funskaga aad baan utaageersahay nacabka hadalkiisa ha ubixin guul baan kuu rajaynaya c/wali sxb💪

  • @AbdirashidQanciye
    @AbdirashidQanciye 3 ปีที่แล้ว

    Abdiwali Waa Ku Wataa Wlhi Allah Cod Kugu Manedystay

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 ปีที่แล้ว

    Waxyar waad soodhawaysay codkii Lagend ka Abditahliil warsame allaha unaxariisto

  • @abdihakimfargab1107
    @abdihakimfargab1107 3 ปีที่แล้ว +1

    Kingeero masha Allah walaal hori usoco

  • @fartunabdi9174
    @fartunabdi9174 3 ปีที่แล้ว +3

    My favourite hees inad kusoo celisaa sugayye inad I ogeyd cml usoo qaaday

  • @yuusufahmed6707
    @yuusufahmed6707 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah cod macana alaha barkeeyo

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan xaguu. Ku danbeeyay

  • @cilamorooblerooble3025
    @cilamorooblerooble3025 3 ปีที่แล้ว +8

    Amazing tallenated voice wll keep going aaf baa ku dhageestaa ku tageeraa wliba one ku ahay faniskada guleyso mrwaliba wllky 💙🙏

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 2 ปีที่แล้ว

    Msh allaah wllky qli farxad iigu nolow abid sharafow

  • @yayhehassan5730
    @yayhehassan5730 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi wuu soo dhaweeyey ssc buuhoodle

  • @mursaljaamac7595
    @mursaljaamac7595 3 ปีที่แล้ว

    Baro kingero hore usoco lipah

  • @falasamemamakhadar613
    @falasamemamakhadar613 ปีที่แล้ว

    Coodka 100%100

  • @aadanmuhaaadanmuha3213
    @aadanmuhaaadanmuha3213 3 ปีที่แล้ว

    Cadi .aahan sxb cod mcn

  • @mohamedindho8012
    @mohamedindho8012 3 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa cod goolleyso sxb cabdiweli👏

  • @user-xm1kf9xz8u
    @user-xm1kf9xz8u 2 ปีที่แล้ว

    Aadbn kusalamya sxb lengend bathy bio hore usoco legende now🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💓💙💙💓💙💙💙💙💙💙💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 หลายเดือนก่อน

    You are an amazing artist kudos

  • @nasraali3029
    @nasraali3029 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان يارب العالمين امين عبد تهايلال

  • @cadicasiisibraahinaniis5967
    @cadicasiisibraahinaniis5967 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a horay u soco prother

  • @abdixakiimmahdi6840
    @abdixakiimmahdi6840 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanka waa waad ku nuureysaa

  • @MohamedAhmed-xq1dq
    @MohamedAhmed-xq1dq 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco Abdiwali yare

  • @laylakahin6736
    @laylakahin6736 3 ปีที่แล้ว +2

    Best.fanaan keep going mum

  • @calisiciid9789
    @calisiciid9789 2 ปีที่แล้ว

    Hadii aan aqoonlahaa meeshaa joogto waan kuu imaanlahaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 หลายเดือนก่อน +1

    #LYRICS.
    #Page1
    Yuuqaba aday baday
    Yulqanka iyo taahee
    Laygu kaa dul yookee
    Wanaagana ma yeeshide
    Sideed iila yaabtaa aa
    Yoon baad i gelisee
    #Page2
    Yax yax iyo xishood baa
    Igu yuurursadayoo
    Jacayl igu yoto'ay baa
    Ii yeedhanaayee
    Yey-diyo ugaadhaan
    Xeryahaw yagleelaa
    Yaca iyo atooraa
    Aan yamaarug daajaa
    Yuuqaba aday baday
    Yulqanka iyo taahee
    Laygu kaa dul yookee
    Wanaagana ma yeeshide
    Sideed iila yaabtaa
    La yaabtaa la yaabtaa
    La yaabta Layaabtaa
    Yoon baad i gelisee
    Haa Haaa Haa Haa
    Hee Hee Hee Hee
    #Page3
    Kalgacayl yuhuun lihi
    Yar yaraysi ma lehee
    Yan yaboohiskaagaa
    Yaayaale qaadine
    Yoociyo adoon noqon
    Laan Yicibahoo kale
    Oo aan Yu'ashadeedana
    Waa yeelkadaa o dhan
    Yabadh baan ka heli lahaa
    Hadaan dhagax u yeedhee
    Laygu kaa dul yeekee
    Wanaagana ma yeeshide
    Sideed iila yaabtaa
    La yaabtaa La yaabtaa
    Yoon baad i gelisee.
    ~~~~~~~~~~~~~~~~
    Erayadii Mohamed A Dacar
    Laxankii Cabdi tahiil AHUN
    Codkii Cabdi tahliil AHUN.
    Thanks Abdiwali Kingeero👍📍
    ■What A Amazing REMIX🎸🎹

  • @shamsodaaud3994
    @shamsodaaud3994 3 ปีที่แล้ว +1

    Keeb going ina ader mcn

  • @cumaraadan7378
    @cumaraadan7378 2 ปีที่แล้ว

    Zxb waxad tahay legend gofoor wood

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan cabdiwali kingeero xagee kadhacay?

  • @yayhehassan5730
    @yayhehassan5730 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad keentey ku soco ssc buuhoodle

  • @drdhuuxofficialchanel2559
    @drdhuuxofficialchanel2559 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb heesta soo dhameystir waad ku wacantahee

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 ปีที่แล้ว

    Taageere weyn ayaan kuu ahay cod aan caadi aheen

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 3 ปีที่แล้ว

    Love from laascaanood soomaaliya

  • @maw6739
    @maw6739 2 ปีที่แล้ว

    Axan kale an kugula talin lahaa Hargeysa in aad tagtid oo la xiriir abwanadas Hargeysa wa hooyga fanka

  • @abdinurdiriye3331
    @abdinurdiriye3331 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH marxumka codkisa wukenay inankan

  • @zamzam5210
    @zamzam5210 2 ปีที่แล้ว

    boqorka codka m.a

  • @siciidcali6603
    @siciidcali6603 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi weli waa curadkayga

  • @ahmeddeey91
    @ahmeddeey91 3 ปีที่แล้ว +10

    Yurursadey= iqabsadey
    Yey=xaywaan dura joog
    Yac=sakarada ta dhedig
    Atoor=sakaarada lab
    Yuuq=hadal badn
    Yool=hami fog
    Yayaale=wax maqli waa
    Yicib=geed ☝️hala kal faa ideysto somali maxamedey
    Saxid meelo badan ereyo khaldanba kaga jira sida, yuunbaad igalisey mahe waa yool baad igalisey bro ku soc lipax

    • @axmedcabdullahi3097
      @axmedcabdullahi3097 3 ปีที่แล้ว +1

      Yurursadey: fariistay weeye

    • @nuradinduqow1826
      @nuradinduqow1826 3 ปีที่แล้ว +1

      Yool ma ahan ee waa yoon baad i galisay.
      Yoon waa guux

    • @arraweellohasan3996
      @arraweellohasan3996 2 ปีที่แล้ว

      Yuurursaday waa soo fadhi xumahay weeye,(yuurur)

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 10 หลายเดือนก่อน

      Yuuq waa taagni

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 3 หลายเดือนก่อน

      1: Ereyga YOOL : laba micne ayuu leeyahay Marka yoolka marka heestani ku jiro maaha yooolkii hamiga fog ahaa saaxiib .
      Heestani Yool waxa uu ugu jiraa baqdin oo ah Yool baad igelisey caynii waad iga bajisay .
      Tusaale Marka miyiga la joogo inta badan markaad xoolaha wado ee bahal kaa horyimaado sow xooluhu isma taagaan sida geela ayaa la dhehaa muxuu la yoolay ee arkay

  • @buulasheekh
    @buulasheekh 2 ปีที่แล้ว

    Well done keep going cabdiweli aad iyo aad

  • @dulmidiidchannel9115
    @dulmidiidchannel9115 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allahu allaha kuubarakeeyo codkada

  • @haaniibrahim2463
    @haaniibrahim2463 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan habeen kasta waan ku ceshtaa fanaanka kaliya aan ladhacay runtiiiii

  • @sacdiyoxuseen6699
    @sacdiyoxuseen6699 ปีที่แล้ว

    Waaw geero

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso bro

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd1 2 ปีที่แล้ว +2

    cabdow waa u sidata booskeedaa geeysay xaafadaada waa halkaa halkaan ka hees ka ugaarso laxanka iyo hawraar wanaag miro aad u macaan oo laguugu laxameeyey codkaan aad hada ku haysid yaan lagu gaadin waa C major

  • @amirofficiall1547
    @amirofficiall1547 3 ปีที่แล้ว +9

    yeydiyo ugaadhaan xeryaha u yagleelaa" weeye halkaasi "yaca iyo atoorkaan aan yamaarug daajaa" weeye halkasina mahadsanid

    • @sayidii
      @sayidii 3 ปีที่แล้ว

      Yeedhiyo ugaadhan xerayaha u yagleela weye bro heesta orginalka so fiiri

    • @thewaytoheaven9789
      @thewaytoheaven9789 3 ปีที่แล้ว

      Heesta original keeda soo firi

    • @axmedguuleofficialtube5823
      @axmedguuleofficialtube5823 3 ปีที่แล้ว

      @@sayidii
      Hhhhh see ISU qabsanaya bro
      Afsomaliga barta

    • @sayidii
      @sayidii 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedguuleofficialtube5823 yeedh ma taqaanaa aad afsomali igu qabsatide

    • @canabcabdiwalicabdilaahi1318
      @canabcabdiwalicabdilaahi1318 3 ปีที่แล้ว

      Dee wuu yiriye maxad karadinysa oo kale

  • @abdixakiimmahdi6840
    @abdixakiimmahdi6840 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco bro cod mcn baa ledahay