cabdi weli ibraahim dhamaan heesihii uu wareegayada tartanka kusoo bandhigay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 101

  • @musebille3608
    @musebille3608 5 ปีที่แล้ว +24

    Halka channel afsomali TH-cam aaaan subscribe usaare

    • @SAIDGALER
      @SAIDGALER  5 ปีที่แล้ว +1

      Waa ku faraxsanahay inaan kasbaday thank you.

    • @musebille3608
      @musebille3608 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan Ku tageera keep going bro

  • @mohamednoor926
    @mohamednoor926 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah wadku mahad santahay sxb so galinta fananka yar e codka macaan guul bu uqalmay

  • @fadnaabdulahijalato8077
    @fadnaabdulahijalato8077 5 ปีที่แล้ว +9

    Shay mire dacar oo yar Is,back wlhi🤟❤❤
    Inaba caaadi maha❤

  • @mohamedarienor3245
    @mohamedarienor3245 5 ปีที่แล้ว +7

    Waad ku mahadsnthy said de galer soo gudbinta aad ino soo gudbisy
    Keep going

  • @iftiimiyemediashow7577
    @iftiimiyemediashow7577 5 ปีที่แล้ว +2

    Alfanaan xanfar finalkaan ayuu kaga xanaaqay inuu gudi maqaarsaar noqdo xaybaro qofkuu wataa leh iyo midka talent kiisa looga taagwaayo congrats Cabdi Wali 😎

  • @amnaali4141
    @amnaali4141 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninka tirada uu wax ku tirinaye waa French Hello Djibouti 🇩🇯🤩🤩🤩

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 5 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaaah cabdi wali wiil yaro cod macaan 😍😍

  • @fadnaabdulahijalato8077
    @fadnaabdulahijalato8077 5 ปีที่แล้ว +10

    MustaQbalka ayan ka zheekeyn Doona Wiilkan 30 sano kadib inzha Alllah
    Walal hanbalYo ayan leeyahay uk ayan farxadii kala Qadanayaaa❤❤❤🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤
    Tariiikhda ayaa ku xisi donta abowe Abdiwali❤❤❤

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali 5 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha’Allaah nice voice ❤️❤️👍

    • @nasricade7044
      @nasricade7044 5 ปีที่แล้ว

      Wlkey manta malin an aheyn ogandontaa fanku inu fcneyn ee wad dhawdahey kajog

  • @jamalyamo4341
    @jamalyamo4341 5 ปีที่แล้ว +6

    Top fanan wlhi isaga laha tartanka lkn ma aqan sey wax udhacen top top fanan dhankeyga waa layabey 🙏🤝💪

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 10 หลายเดือนก่อน

      Xoogaa laaxin ah ayaa kamuuqday heestaan dambe uu qaadaayo. Erayada qaar kudhawaaqistooda sida "Qaxar" wuxuu ugu dhawaaqayay "Qahar" gudiga meelahaas ayey farta kugodaayeen heestaan oo socoto. Hees kale haduu isticmaali lahaa waxaan hubaa inuu kaalinta koobaad gali lahaa.

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 5 ปีที่แล้ว

    Cabdiweli habo guulayso, Allaha ku xifdiyo . Aamiin yaarabi

  • @isbatorenaanaa8258
    @isbatorenaanaa8258 5 ปีที่แล้ว +9

    Ila buurti daalod
    Buuran iyo haadaftimo 😭😭
    Ceerigaabo iyo badhan
    Baladyadi kalgacalada kuso koray anigu 🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @fartunxaaji2914
    @fartunxaaji2914 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi codka hibo alla siiyaya waye mash allah

  • @hamdiabdulle7807
    @hamdiabdulle7807 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah codlayaableh alle hakuxafido my brother c/weli ❤👏🌹🥰

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว

    Ahlaam yaa salaam

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka waa uu cod fcn yahay siiba marka uu qaadaayo heesaha shey mire dacar
    Lkn waxaa ka hoos baxday heesta cumar dhuule 🙏🏾
    Inta kale 💯

  • @abdirizakmedia5084
    @abdirizakmedia5084 5 ปีที่แล้ว +5

    Keep going 👍🏻

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdiwali ♥️♥️♥️♥️♥️👍👌💓💓💓🌷

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 5 ปีที่แล้ว

    masha allaha reer karaan guudh ayaan kuleyahay mamo

  • @AliHassan-bs5zs
    @AliHassan-bs5zs 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah fananjiro 1 ansiyey

  • @nurrowdybala2982
    @nurrowdybala2982 5 ปีที่แล้ว

    Manshaallah shey isoxasusiyeeee

  • @IsmaildjIsmaildj
    @IsmaildjIsmaildj 4 ปีที่แล้ว

    M.a zhp

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdiwali wiil da yar oo cod mcn horay usoco 😭😭😭😭😭😭😭😭 heeso an cadi eheen

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 10 หลายเดือนก่อน

    Marmar adigoo wax walba kuu toosanyihiin ayaa waxaa kula dagi karto heesta aad dooratid. Wareega final ka kama dambeysta Kingerro waxaa ladagtay heesta "Aduunyadu kharibanaa" oo xoogaa dhawaaqa erayada lahjad ahaan u qoonsadeen mindhaa xaakimiinta.
    Haduu heeskale dooran lahaa oo Dhuule, sheymire, Tahliil ama Tubeec ah, waxaan aaminsanaa inuu koobka qaadi lahaa👌

  • @mohamedhamud8566
    @mohamedhamud8566 5 ปีที่แล้ว

    Fanan diyarsan bro horey usoco ayaan ku leyahay

  • @saladmahamed6042
    @saladmahamed6042 5 ปีที่แล้ว +8

    Wale cabdi weli caadi ma ahan anigu waxn siyey codka boqorada fanaaninta hada

  • @fgyg9875
    @fgyg9875 5 ปีที่แล้ว

    Waaaaasaaaaaaaaaaw
    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zahraabdi960
    @zahraabdi960 5 ปีที่แล้ว

    Keep going abdiwali cod mcn

  • @fadumomoalim4067
    @fadumomoalim4067 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah edo guuleyso

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 5 ปีที่แล้ว +9

    Gudiga garsoorka ey ka midyihiin shimaali iyo xaybro iyo aakhiro ninka ladhahaayo sedaxdooduba waa in laga eryaa gudinimadooda waa masuqmaasuqyaal e cabdi weli dib u dhigay

    • @HEEGANMAN
      @HEEGANMAN 5 ปีที่แล้ว

      Sxb isdaji anba cabdiwali walaahay Waan taagersanaa laakiin il iyo ishaaroba waa jirtaaye waxaan qabaa way udadaaleen cabdiwali inaysan reebin mayrabin laakiin waxaan qabaa waa wiil da yar oo hadii number one ☝️ uunoqon lahaa in la ilaysan lahaa waayo Bani aadamku nimcada isuma quudhaan waliba hadaynu somali Nahay kaba sii darnin

    • @maw6739
      @maw6739 5 ปีที่แล้ว

      Dee cadalada wiil maleh oo wa da’yar idinka ma sareyso inanka qalbigad ka jabisen wadna xaqirteen ee USA saxa oo ilahey ka baqa waxey umada isku racday bad ku cebowdeen dadkana iney idin dawadan ba ka qalbi jabisene wa sidee

    • @axmedmaxamed4957
      @axmedmaxamed4957 5 ปีที่แล้ว +1

      walaal cadaalad ayeey sameeyeen runtii anoo layaaban in uusan kaalinta kowaad uusan galin ayaan finalka waxaa ku arkay mid asaga ka daran wlhi ana c.weli ayaan taageersanaa ee heestii finalka aa looga shidnaa waana cadaalad

    • @maliteacher
      @maliteacher 5 ปีที่แล้ว

      Heesta qalinle wiilka qaaday ba number one laha runtii

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 9 หลายเดือนก่อน

      Heesta finaalka looga qaaday kaalinta 1 kulmiye u qalmay kaalinta 1

  • @puntlandcommunity1508
    @puntlandcommunity1508 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta Aduunyadu Kharibanaa, ayaa u muuqta inay kaalinta 1aad ka reebtay fanaankan yar ee codka macaan halaasiga leh..inkasto 1aad iyo 2aad isku mid yihiin..

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว

    Naxdin derismanoqoteen.waaw

  • @nimconoraysa1466
    @nimconoraysa1466 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wantagaraa wilkan cabdi

  • @maxamedcali4563
    @maxamedcali4563 4 ปีที่แล้ว

    Caadi maahan wlhi c/weli

  • @marwofarxaan5707
    @marwofarxaan5707 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi wali Ibrahim codkiisa caadi maaha horay usoco

  • @xilkascabdi367
    @xilkascabdi367 5 ปีที่แล้ว

    Aad io aad😋

  • @bashiirdanan9944
    @bashiirdanan9944 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan taageeraaa cunugaan noolaw sxb

  • @umaymojamac5522
    @umaymojamac5522 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @shekhismailaadan3024
    @shekhismailaadan3024 5 ปีที่แล้ว +5

    Inanti af may ga kuhadlaysay away

  • @xasanxuseen2269
    @xasanxuseen2269 5 ปีที่แล้ว

    Kinkeero wa so baxday lpx 🙋🙏

  • @sahromohamed9089
    @sahromohamed9089 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @املسيدو
    @املسيدو 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi wali good halkaa ksiiwad

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 5 ปีที่แล้ว +18

    Cabdi weli waa ladulmay isagaa runtii xaq u lahaay e malahen kaalinta 1 cabdulqadir muxyadiin kulmiye garsorayaasha wan ku dhaliilay garsoorka

    • @abdulaqadirkanouti2935
      @abdulaqadirkanouti2935 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll lama dulmin kulmiye wuu u qalmy waayo wuxuu ku tartamayay hesihiii qalinle oo ah hesaha ugu miraha adag c/wali wuu dadaaly lkin kulmyaaa guusha u qalmy wuuna hely

    • @hiddoiyodhaqan7646
      @hiddoiyodhaqan7646 5 ปีที่แล้ว +1

      sxb ninka heesta u danbaysay ee uu final ka ku galay baan ahayn hiisihii uu soo bixi jiray tan kale lahjad baa ka gashay eelaha qaar tusaale ahaan.
      "qabigiisu adakaa" oo uu leeyahay "qalbigiisy addagaa" xaga foonkana xogaa buu ha foon hooseeyaa fanaankii qaaday heesta.

    • @mohamoudqarey1419
      @mohamoudqarey1419 5 ปีที่แล้ว

      Cabdiweli ayaalahaa malinta koowaad

    • @najaxqurux1279
      @najaxqurux1279 5 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi asiga uqalmay

    • @mohamoudqarey1419
      @mohamoudqarey1419 5 ปีที่แล้ว

      @@najaxqurux1279 lknse sababta cabdiweli kaalinta koowaad loogasaaray wuxuu ahaa heesaa hore hiisaha uuqaday ayaalagu helay finalkii sidaas ayaa kalinta labaad lagugeliyey.

  • @AliMohamed-mh4nf
    @AliMohamed-mh4nf 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan ayaa mudnaa kobka

  • @deqashirwa9868
    @deqashirwa9868 5 ปีที่แล้ว +1

    Qatar

  • @jamalyamo4341
    @jamalyamo4341 5 ปีที่แล้ว +5

    Wale waa nin jira waa ladulmiyey😔😔😔

  • @abdulqadirabdiaziz7426
    @abdulqadirabdiaziz7426 5 ปีที่แล้ว +7

    Heesta u finalka ku tartamey aya la dagtay . Hees ka tan weyn bey ahed

    • @fuadshirwa9199
      @fuadshirwa9199 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb kama tan weyneen ee musicians ka baa xumaa isaga heesta %90 waa uu keenay waliba cod layaableh

    • @abdulqadirabdiaziz7426
      @abdulqadirabdiaziz7426 5 ปีที่แล้ว

      Sxp lama xasdi krin yarka 1aad la siiyey runti mrk dawato wu istahila anba team.c.weli. ba aha

  • @abdinor2398
    @abdinor2398 4 ปีที่แล้ว

    Waawww

  • @calideeq2732
    @calideeq2732 4 ปีที่แล้ว

    cabdiwali waxuulaha kalinta1

  • @xusnayuusuf7411
    @xusnayuusuf7411 4 ปีที่แล้ว

    hibada iyo hkb tv

  • @apdirahmanibrahin342
    @apdirahmanibrahin342 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy alle igu og wiilkan waa ladulmiyay qof dhama mesha kuma rag sorry masumaasuqa somlai lagama wayo keep going bro

  • @maxamedyare2886
    @maxamedyare2886 5 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍💖💖💖💖💖

  • @maxmaedcabdisamed4803
    @maxmaedcabdisamed4803 5 ปีที่แล้ว +1

    M
    A

  • @mahamedcabdirisaq8535
    @mahamedcabdirisaq8535 5 ปีที่แล้ว +4

    Way ku xaqireen saxb laakin codka aad leedahay wax leh meesha kama heesin saaxb

    • @saynabahmedabukar4682
      @saynabahmedabukar4682 5 ปีที่แล้ว

      Midaas baa beeN ahYn somali suuq mdaw kma dhmaado meel wlpo xaqiraada waY ka siman yhiin guuul king kingeeroH

  • @yusuffatir4850
    @yusuffatir4850 5 ปีที่แล้ว +1

    Booskeedii ayuu dhigay heesaha dhan walee lipaax

  • @feinu
    @feinu 5 ปีที่แล้ว +3

    Saidow abdiwali wa fanan hore lasoco

  • @hazard300
    @hazard300 5 ปีที่แล้ว +1

    Subscribed wilkas daartiis ban kugusarii

  • @fatiahmed8271
    @fatiahmed8271 5 ปีที่แล้ว

    hory usoco abdiwali❤❤❤❤

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 ปีที่แล้ว

    Naagahaan safka hore in la keeno maahayn...

  • @maw6739
    @maw6739 5 ปีที่แล้ว +1

    Yarka Abdiweli qofka sita cod meydin Arline inanka yar mad xaqiisa sii San Jajyada wad wad wanagsaneydin inti hore ma qofka afarad ba idin qaribay mise qarkinba hesaha idin kala xiga wa yaabe , war heedh inanka cadalada u gala wa number 1 for God sake

  • @wariscadow1532
    @wariscadow1532 4 ปีที่แล้ว

    Waxuu dhigay meeshii loogu talagalay cajiib

  • @khadarmahamed3953
    @khadarmahamed3953 5 ปีที่แล้ว +3

    Kulama taliyeen inuu fanaan noqdo anaa sidaa bari tijaabo leyga qaadey isla markiba waxa laygu yidhi soo qaad sawiro koox bn kugu daraynaye wal wal unbaan isla 5 daqiqo kadib xataa sawir masoo galin dibna uguma noqon alx3

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว +1

      Aakhiradaada badbaadsatay wlhi iska jir hadimaha sheydaanka iyo hogahuu ku qodayo intan aan dhagaysaneyno allaah naga hadeyo

    • @khadarmahamed3953
      @khadarmahamed3953 5 ปีที่แล้ว

      @@malikatulxubi8290 shrf ku nolow wlshy beenta maha

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว

      @@khadarmahamed3953 sidokale wll

  • @saladmahamed6042
    @saladmahamed6042 5 ปีที่แล้ว

    Libaax libaxisa

  • @cadezwgepoi9424
    @cadezwgepoi9424 5 ปีที่แล้ว +1

    shay mire dacar isoo xasusiay ma shalaah yarisow

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 5 ปีที่แล้ว +1

    halkeedu dhigay wlhi

  • @awilkofimaogtahay657
    @awilkofimaogtahay657 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah.