sheekada noloshayda part 9

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025
  • Sheekada noloshayda part 9 safar ayaan galay si aan usoo helo qofkaan jeclaa.
    =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

ความคิดเห็น • 515

  • @ayubAhmedPodcast
    @ayubAhmedPodcast  3 ปีที่แล้ว +112

    KUSOO BIIR TELEGRAM GROUP
    t.me/ayubaxmedfamily
    TELEGRAM CHANNEL
    t.me/ayubaxmed

    • @hamdiabdishire8784
      @hamdiabdishire8784 3 ปีที่แล้ว +2

      Wan kusoo biiray wxn jeclaan lhaa buugaag ind noosoo dhigtid hdd awoodid

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 3 ปีที่แล้ว

      Tnx ayub

    • @hindahusein3228
      @hindahusein3228 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah
      waan ku biiray
      Shukran ustaad ayuub

    • @muxyadineibrahimmuxyadinei1035
      @muxyadineibrahimmuxyadinei1035 3 ปีที่แล้ว +1

      Bro where's English courses I knw just you're in story plse we can wait u until the end thnks

    • @amiishahasan3936
      @amiishahasan3936 3 ปีที่แล้ว

      Wn ku biirey

  • @umu_cafiifa
    @umu_cafiifa 3 ปีที่แล้ว +152

    Subxanallh🥰
    Ayub mida kaliya ee aan aad ka kuugu taageero oo aad dhiirigaliyaasha kle ku dheertahay waa in aad marwaliba rabbi naxasuusiso🥰
    My Allah keep you 🙏❤

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 3 ปีที่แล้ว +52

    Qisadan malaha waxay ku fiicnayd in laqoro kadibna film laga sameeyo The best True Story I watched 💯♥️

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 3 ปีที่แล้ว +105

    INTII ILA SOCOTAY PART 1 ILAA PART 9 LIKE IGU FARJIYA🌷💖🌷💖

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +15

    Maasha Allaah. Walaahi ma aqaan wax aan ku tilmaamo jaceylkaaga laakii si fiican ayaa ugu xarbisay ama ugu dadaashay. Waxaa rajeynaa aakhirkii inaa ku guuleysatay !

  • @db6225
    @db6225 3 ปีที่แล้ว +69

    I started watching your story last night and here i am watching part 9 I'm addicted😂😂.Release the other part fast plz.

    • @zeinabali4384
      @zeinabali4384 3 ปีที่แล้ว +3

      Me too wlhi i started last night and I added

    • @salmakhader3001
      @salmakhader3001 3 ปีที่แล้ว +5

      Inaderow kula mid bn ahey 😁

    • @luvisrrra9598
      @luvisrrra9598 3 ปีที่แล้ว +3

      Same😊❤

    • @inspireme8953
      @inspireme8953 3 ปีที่แล้ว +4

      Hey ambivert 😂😅

    • @salatibrahim4593
      @salatibrahim4593 3 ปีที่แล้ว +3

      Ayuub part 10 ayaa ka suganaa

  • @ommusalehen6130
    @ommusalehen6130 3 ปีที่แล้ว +14

    أليس من حق المشتاق لقاء ونظرة وعناق الحلال؟
    اللهم ارزق شباببنا وفتياتنا بالحب الحلال❤

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 ปีที่แล้ว +2

    Xasbiiyallahi wa nicmal wakiil xalad ayuu alle igaga badbaadiyay

  • @farxiyoabdulqadir6320
    @farxiyoabdulqadir6320 3 ปีที่แล้ว +4

    macalin ayub you are our role model oo dhinc walba ah xagga cabsida alle, waxbarashada iyo nolasha kale e caadiga ah.

  • @deeqTurki7854
    @deeqTurki7854 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub brother alle ha ku xafido runti shiqsi aad u qalia tahay rux alle ku manaysty wanaag siyay qalbi alle swt ku xidhan gulayso labada darodba

  • @sucadasiman
    @sucadasiman 3 ปีที่แล้ว +3

    Uma maleynayo in sheekadu dhammaatay waayo maan baran si aan igu dhiiri galin jirtay inaad qofka in ada u sheegto waqtigi hore qofta jeceled waxan rajeny iney hada xasakak tahay insh allh waa sidaan u ma leyanayo filayaa 100%90% anig figardeyda

  • @istarliinabdi4473
    @istarliinabdi4473 3 ปีที่แล้ว +33

    Ustad anigapa Maclimad noqon Rawa 😂 san u dawanaye Qisadada video Keep going 👑

  • @Hamedah999
    @Hamedah999 ปีที่แล้ว +3

    Nolashe waxan musasal aheen qisa inta ma u taabacin saaka illa hada qisadan ka daba waregana subxana allah hosha ku qabsadaba ku cunteyay saa qeebta 9 ku maraa lkn waxan rajena dhamad qurux badan in ay lahato qisadaa jacel e naqiga ah nadiiifaka ah ee halganka badab leh in dhamad qurux badan lahaata rajeena

  • @suhaybmaxamed8000
    @suhaybmaxamed8000 3 ปีที่แล้ว +10

    Wallahi haduu sharub khan ku maqlayo fìllin buu ka samayn laha

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 3 ปีที่แล้ว +10

    Alxm msha allah waa naga loo dhaqsatey part 9 ayub axmed thank you

  • @ayubAhmedPodcast
    @ayubAhmedPodcast  3 ปีที่แล้ว +62

    TELEGRAMKAYGA CUSUB
    t.me/ayubaxmed

    • @abuuramla
      @abuuramla 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll waa loo baahnaa runtiii
      Haddii aad jaanis hesho voice chat noo qabo insha allah

    • @sumayaali9374
      @sumayaali9374 3 ปีที่แล้ว

      I am still trying to reach out to you, plz I pray to Allah you get to me I.a :(

    • @siishaaputlander1158
      @siishaaputlander1158 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll ayuub waxan rabay inaad talo igacaawizo xgeen kalasoo xariira please wll

    • @nimoibrahim4924
      @nimoibrahim4924 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah wl allah subaxana watacla haku xiftiyo sheekadani waay igu socota wx iso jitay sidaad markastaba xuska allah carabka ugu hayso sidaad allah ugu xidhantahay masha allah

    • @ayannaziyaad1549
      @ayannaziyaad1549 3 ปีที่แล้ว +3

      In aan qoraalka u furto ayay ahayda meesha telegramka ah

  • @iloveyoumom7641
    @iloveyoumom7641 3 ปีที่แล้ว +44

    Part 1 ilaa 8 xalay Galiya dawade cawa wa sugay runtii waka helay shekadaan😍😍

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 3 ปีที่แล้ว +2

      Isku mid nhy caawwa wxkle ma qaban

  • @aminanugal1971
    @aminanugal1971 3 ปีที่แล้ว +14

    It is very interesting story I’m really like it the Way u r explaining the wisdom and intelligence thanks Ayub

  • @somreads8415
    @somreads8415 3 ปีที่แล้ว +10

    I love how you consistently uploading for us the story. Thank you so much xalqadda caawa wan sugi la'ahay dhacdooyinka ka guuxaya. Just wanted to thank you bro before watching.. jazakalaahu khayr

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay ilaahaybaa igu og waa qiso aad uxanuunbadan laakiin waa addun iyo waayiihii

  • @upahahmethhussein1803
    @upahahmethhussein1803 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wll aad ban ula dhacay Qisadaada aad ayayna iii taabaty
    Jaceylka ugu horeeya ee kusoo maraana maaha mid lahilmaami karo saameyna wuu kugu yeelanaya 90% kuma guuleysano jaceylkeena ugu horeeya aad ayuu Uxanuun badanyahy
    Waanan soo maray midaas
    Blse Qisadaada mid lamida waligy ma arkin xanuun weye wlhi
    Lakn alhamdulilaah wad nooshahay
    Waxa aad ka faa'idayna waa waayo-aragnimo buuuxda
    Masha alllh wlhi wxd tahy qof aad uwanagsan oo kudayasho mudan wanan jeclahy inaan noqdo qof sidaada uwangsan dadbadana qalbiyadoooda wad hanatay
    Allle haku sharfo wll if iyo aakhiraba❤

  • @deeqaiidow7445
    @deeqaiidow7445 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah Ayuub Axmed QISADADAA WAQISO CIBRAQADASHO AH WYE markaad xariirka bilawey sey sad u da yareed shida nosheegtey Hadana sad qof dhowrsan u aheed hadana sad qof iman leh UAHEED WAA MID CAJIIB AH XAQIIQADAN WAASHEEKO CIBRAQADASHO MUDAN WYE XAQIIQDI MASHA ALAAH ALAAH KU NOWRO AYUB ALAAH QOF DHOWRSAN OO IMANLEH AYUU KADHIGEY MASHA ALAAH SIDA WACAN QISADA NOLA WADAGDEY WAD KUMAHAD SAN TAHAY AYUUB AXMED ALAAH KUXIFDIYO MEEL WALBA AD JOOGTO AYUB ADI IYO REEKAA JAZAKALAAH ALAAH QEER HAKUSIYO AYUB LASOO DHAQSO PART 10

  • @lultooreye1704
    @lultooreye1704 3 ปีที่แล้ว +16

    I love ur story wll ayub keep going

  • @kadraomar862
    @kadraomar862 3 ปีที่แล้ว +8

    I watched every morning in my office before starting the work ☺️ thanks for sharing yr story.🙏

  • @halimomohamed8916
    @halimomohamed8916 3 ปีที่แล้ว +21

    Ayuub wallh waa qiso aad u xiiso badan
    Waxaan is arkaa inyar kadib anoo chanelkaag eegaya inaa so dhigtay iyo in kle
    Lkn waxaan aad u xiiseena gabadha
    aad aadka ujecleed ineey Xaaskaaga hada Tahay ayaa jeclaan lahaa 🤲
    Waan sugaa

  • @aishakeyf834
    @aishakeyf834 3 ปีที่แล้ว +16

    Wanaagii oo qof ah ustaad ayuub🙏❤

  • @ayanali9436
    @ayanali9436 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah huuno akhlaaq badan ba ka muqata, you should be proud of your self.

  • @yussufjamiilofficial3649
    @yussufjamiilofficial3649 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha.allah anigoo firinya aye qeybta 9aad iso dhacday sida ugu xiiso qabay sheekada ayuub ana ugu horeya oo commentiga ayan filaya horay u soco ustaad ayuub ahmed

  • @munaaya5083
    @munaaya5083 3 ปีที่แล้ว +4

    قصة تستحق المتابعة ماشاءالله ربي يحفظك 🤲

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 ปีที่แล้ว +10

    Cimridheer iyo cafimaad kunolow dhiirigaliye Ayuub❤❤❤❤🦁

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 3 ปีที่แล้ว +5

    TabarakAllah maskaxdada sidad u xafidsantahay ayan la yabay dhoor jeer dhibatoyin wan la kulmay lakin ma xafidsani talabo talabo carurtayda ayan uga shekayn laha siday wax ugala dhex baxan lakin ilow

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 3 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid part 10 noola so orad ustaad (Sharukhanka somalida)😅😅😅

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah my teacher horeey uu soco .horomar waacan💪💪💝💝💝

  • @rodasuleyman8397
    @rodasuleyman8397 3 ปีที่แล้ว +16

    جزاك الله خيرا يا معلمي الكريم 🙏

  • @hibonuura9462
    @hibonuura9462 3 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيك أخي الكريم وزادك الله في علمك

  • @ikranmohidiin4546
    @ikranmohidiin4546 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii Malin wax uun Soo qabtey waa uduceynaa ayub Masha Allah qof wngsn ayaa thy

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haku barakeeyo wllo ayuub walahi shaqaaan ku jirey dhagahaan Xarigii gashadey saan usugayey inshalah par 10

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 3 ปีที่แล้ว +4

    I watch your story every afternoon mansha Allah

  • @keyfabdi3584
    @keyfabdi3584 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa qiso cajib ah walalkey alle haguxifdiyo aduun& akhirabo

  • @faizamohamedgutale9475
    @faizamohamedgutale9475 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub thanks waxa ugu wayn ee qisadaada ka faa iday waa inaa allaah ku xirnaado waayo aduunyo waad soomar inta dhiman allah hakuy dhib yareeyo

  • @muwaahipcaydiid7910
    @muwaahipcaydiid7910 3 ปีที่แล้ว +4

    11:59 CajiiB shekow🥰I liked😊

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 3 ปีที่แล้ว +42

    I can't wait part 10 🙄🙄

  • @fosiaahmed3480
    @fosiaahmed3480 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allah I like your honest and commitment ayuub TALYAANIGA waxey dhahaan family walba lax madow baa ku jira waa taas caqabada kugu noqotay laxda family kaas

  • @ayaanahmedayaanahmed2327
    @ayaanahmedayaanahmed2327 3 ปีที่แล้ว +3

    asc ayuubow wlll waxan rajaynayaa in ay tahay marwadan qisadeedu no diiday hurdoo ee qiimaha badan Rayaan io Ikhlaaz maamadood incha allah taaza farxadayada ah

  • @najmamaxamed3484
    @najmamaxamed3484 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlee waxbadan iga masohorayn😁🥰🙌 masha allah ayuub allah ku xigdiyo wll

  • @dekaahmed5960
    @dekaahmed5960 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ala wax kasta waxa ka qalisn isku xidhka ilhy sas weliga ugu xidhow ilhy wuu ku xfidya e 🥰 part 10 wan sugyna insha ala bro

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 3 ปีที่แล้ว +11

    اسلام عليكم ورحمة الله و بركاته يا استاذ ي شكرا لك استاذي العزيز ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205
    @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205 3 ปีที่แล้ว

    ustad qisadada waxan ka faiday gesiy nimo diriy galin iyo hal adeeg badan masha allah

  • @naimahassan7840
    @naimahassan7840 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa ka helay history waiting part 10

  • @FatoumaAdenBarreh
    @FatoumaAdenBarreh หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll Ayoub

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 ปีที่แล้ว

    Manshaallah Teacher alle haaku xifdiyo akhiro iyo addunka ba

  • @safiyaamiin7156
    @safiyaamiin7156 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa wllo ku nolow farxad iqirana jano

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks i appreciate for sharing see you soon iinsha'allaah subxaana'allaah i can't wait the next episode👍🌺

  • @ahmedsaidsamatar3600
    @ahmedsaidsamatar3600 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc
    Mr ayuubow mudane qofka intaan aroos isku ballansannay kadib meeluu ka baxay aan waayey kwrn.
    Hddaan la xiriiro xattaa telka igama qabanayo.
    Anna go'aan baan ka qaatay.

  • @samsammohamed5430
    @samsammohamed5430 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 3 ปีที่แล้ว +4

    11:59 omg ayadoo just story ayaad farxdad masha allh tahay imagine markii ay dhacaysna🥺

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllkay Ayuub Alle Ha Ku siiyo Waxad Jeceshahay oo Jannadu ugu horayso
    أحلى قصة

  • @shukrijama3200
    @shukrijama3200 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waxaan dagdagsanayaa in aad isku guulaysateen

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my brother Allaha kudowraa I really love your story keep going NAMANGA meel Ann kusokoray

  • @asmamahamuud8343
    @asmamahamuud8343 3 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيك

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah qof alle aaminsan ayaa tahay sida ayaa loo bahan yahay qof walbo oo muslin ah

  • @hoodohussein490
    @hoodohussein490 2 ปีที่แล้ว

    Mcha allh wallo allh haku xafido

  • @engcabdilaahiengcabdilaahi2314
    @engcabdilaahiengcabdilaahi2314 3 ปีที่แล้ว +7

    sheekadii iigu qiimah badnaydii❤❤❤❤

  • @kiindaahir8372
    @kiindaahir8372 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq wax badan ayaan kaafaa iiday walaalkey ayuub ilaahay hakuxafido

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks ustaad jazaakalaah qeyr

  • @shukriahmed719
    @shukriahmed719 3 ปีที่แล้ว

    Manshaallah waa qisoyoyinbcajiiba qof waayo araga ayad tahey alle haku xifdiyo

  • @Sihaam_.i
    @Sihaam_.i 3 ปีที่แล้ว +5

    I love your story ayuub you are the best youtuber 🥰⚡️✅

  • @nimcoabdirahman6215
    @nimcoabdirahman6215 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah wll ayuub axmed ilhy ha ku xifdiyo

  • @abdisataarabdulahi
    @abdisataarabdulahi 3 ปีที่แล้ว +6

    Ayub.ilove you sake of allh. you are my role model may Allah protect you 🙏🥰

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 3 ปีที่แล้ว +2

    حسبي الله ونعم الوكيل iyo حسبنا الله ونعم الوكيل ma isku midbaa labadaan duco ustaad Ayub

  • @iimaanabdi8795
    @iimaanabdi8795 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah alle ha ku xafido

  • @jaabiryare8650
    @jaabiryare8650 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll mcn ayuubow marka ugu horaysa alla hagu barakayo walahi dhab ahaantii waxaadmooda in an nolasha qeybo aan iskiika dhawnahy wana tan keenty in aan jenalkada kusii xirmo inkastoo aanan ahayn dadka aanan kumantiga an kula wadagin hadana waxaad mooda video yasha qar io mawduucyada qar ad ka hadlayso inayba si aada iitabanayan waali inkastoo shinty qar aan soo maray hada wali sii dhaxmaquurayo marka dhabaatada aduunka dhawacyada waqtiga waa loooooooo dhibtooda

  • @naimamohamedhassan2950
    @naimamohamedhassan2950 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla jaceelaaa xaqiiqdii waxaa fahmi kara qofkii dhadhamiyey jcylka

  • @hoodoqani1647
    @hoodoqani1647 3 ปีที่แล้ว

    Ican't wait sawirkagii barigiii hore

  • @halimakheyre4344
    @halimakheyre4344 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuuba sheeko xiiso badan waye allaha kudhowro waxbadan waan kaa faaiiday runtiii

  • @sacdakilas5629
    @sacdakilas5629 3 ปีที่แล้ว +4

    Can't wait part 10 so interesting

  • @sarailmi5154
    @sarailmi5154 2 ปีที่แล้ว

    sheeko xiiso badan oo faida leh thanks wll

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah iyo sidan usugayay thank,s wll

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylku waa cajiib waan ku sallamay huno

  • @crimestory6507
    @crimestory6507 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi amazing story, walaahi habeenki ma seexdo announced dhageysan, war tanu qiso wey dhaaftay amaaba buuga laga qoraa ama filin laga sameeyaa mahadsanid.
    Mr.koofi, koofida ha dhigin ilaa aad qisada ka dhameyso waayo astaant qisaadaada.

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow jacaylkagu kii qaysba kadaran
    Waaaa in aad buuug ka qortaaaa

  • @abduwelimudanaha5469
    @abduwelimudanaha5469 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub pro xiili danbe ayey notahy soomaliya joga gar aheen puntland whi qisoyinkan walasoc daa saas kulama socdo enlishki igu kadan bayasy nin jab so maratahy

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad goaankaada kaliyaba cajiiba mashalah 😘😘

  • @haredyasmin5230
    @haredyasmin5230 3 ปีที่แล้ว

    Mise waxad gursatay gabah kaleh miya ee hada ku hasa carurtada huno

  • @queenasmacadey1228
    @queenasmacadey1228 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub sheekadada Markan dhageysanayo wan iska il meeya waxan dhadka jaceylkoda aan ku guuleysanin wlhi xasuusa hore aye i geliyaan aad ugu xumahay 😭😭😭😭😭

  • @aliishaabdiiraad6424
    @aliishaabdiiraad6424 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wll shekada ayo maqala podcasts malaga helaya

  • @yartainadaahir797
    @yartainadaahir797 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi wan ka helay sheekadada noogu soo dhakhso part 10 insha Allah wll

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 3 ปีที่แล้ว

    Wow inta aan noolaa ma arak qiso aan sidaan o kale u xiseyo waxay ku fiicnayd in filim la ga sameeyo masha Allah waxaan ragaynayaa in ay guul ku dhamaato

  • @shazamendoza8975
    @shazamendoza8975 3 ปีที่แล้ว +2

    Manto dhan wan firinaye wallahi inad so dhigtey iyo inkale part9

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +3

    Qofka aad hada lanoshahy dulqad badanaa 😪

  • @faisamohamoud4565
    @faisamohamoud4565 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiso lama odhan karee magac kale haloo bixiyo keep going bro

  • @caziizohanuun3883
    @caziizohanuun3883 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dulqaad aya haysa Allah haku siyaadiyo waxa sheegna waa been anaga walle

  • @xamdamaxamud1667
    @xamdamaxamud1667 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub
    Jacaylku waa wax jira

  • @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205
    @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205 3 ปีที่แล้ว

    ustad qida markaad kashe key neysid waxan modaa sidiy filim aan dawa nayo oo kale eey imuqataa run ahaan tiy siy aan uxiseyaa

  • @amuubintunour2880
    @amuubintunour2880 3 ปีที่แล้ว

    Shaakadadu In film laga Sameeyo Ku fiicantahay wlhi.Ustaad Ayuup Allah Keep you

  • @sahramuuse1782
    @sahramuuse1782 3 ปีที่แล้ว

    Ayub axmed wlhi qof yab leh tahy mansha Aalh

  • @أمرزان-ر3د
    @أمرزان-ر3د 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wan sugayay manta dhan thanks bro

  • @adnan_official563
    @adnan_official563 3 ปีที่แล้ว

    Shekada cadi ba nogu dul samaynaysaaye?
    Sheka xariro weye ma iska dhahdid

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 3 ปีที่แล้ว

    Qof jaceyl arkey Uuba ku daremikara wllhi jaceylku Wuu Xanun badan yahey

  • @awoabdi7598
    @awoabdi7598 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow finally first person who watches the story. Thanks for time