Ilaahay ha u naxariisto walaalka innagana ha inooga daba naxariisto, Aamiin. Waan jeclan lahaa inaad hadii calaf isku kiin beegi waayey meel uun ku ogtahay gabadhas lakiin meeshay joogtaba Ilaahay waxan uga baryeyaa aduun & akhiraba mid badhaadhe ku nool in Ilaahay ka yeelo. Adiguna ku mahadsanid walaal soo gudbintada qiimahaa badan. Jazakallah Khair.
Mashaallah tabarakaallah. wax badan ayaa noo faaiideysay hadaynunahay youthka maanta jiro.keep going Macalinkeena bulshada.زدك الله علمك، و نورك الله قلبك، و غفرك الله ذنبك
Ayuubaw shekadani waa qiso cajiiba Film xata wa laga samayn kara hadad shirkadaha film-yada sameeya ka gado wa macqul inay dad badan cajabin donto siday anagaba noo cajabisay .. Mahadsanid wll 🙏
Subxanallah intan qisada la socday caawa hbn ay iga murugu badntahay majirto micnaha isaseega idin ku dhcay iyo rafaadki aa isku marteen o labadinaba ila hada kan kale ogeyn xldisa cajiib wa qiso layaableh aniga waxan is dhahayey haday is calfan wayan xita walaaltinimo way isu xeriiriyan lkn ma dhicin ayubow waad sabartay sabarku waa shay cajiib ah.
Horta marka hore abwe mcn illaahey ha u naxariisto qabriga Allaha u waasiciyo Qabriga Allaha u nuuriyo janatul fardowza Allaha kawaraabiyo Allahuma Aaaamiiiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Marka labaad ustaad hadii eey mar uun kula so xiriirto plz and plz xitaa 10 sano haga so wareegtee nala so wadaag Mida kle hadii ey lacala dhacdo in ey kula so xiriirto markaasna ey madax banaan tahay (yacni eysan marwo aheen) da'deey doonta'ba ha jirtee ma guursan laheed. Qisada sheekadaada waxey ii noqoday musalsal'ba ka macaan Noloshu kuma ciisho illaaah wax ku dhibo kuma tuso🤲🤲🤲 Thanks alote🙏🙏
Wllh ayub intan part10 so garayay wax fikrada kama dhihin balse waxn udaremayay iney aniga iga tarkumeyso qof walba o nool qiso wu leyahy haba kala xanun badnaate guul ban urajeynaya gabadhas wan calol xumady full respect ayub🥰❤👍
Wlahi qisadan cajiibka ah sidan ulasocon jiray malaynmaysid ayuubow wan markaste kuso booqanjiray markad dib ulayara dhacdo waan dhibsanjiray wadku samirtay waxas oo dhiba masha allah lkn waxan ka codsanalaha inad falowgeda qabato si aad u so ogaato gabadhasi meelay ku dambaysey wad heli karta haday noshahay haday dhimatyna wad so maqli karta ilaahyba badalkedi kusiiyey oo ubad khair qabana idinkalasiyey masha allah alle haku xafido carurtaada 🙏🙏🙏🙏🙏💯
Thank you so much walal ayuub sida quruxda badan eed nola wadaagtay qisadaada💯🙏 Runtii aadban ugu xidhanahay channel's kaga waxbadana waan ka faa'iday Alle hakaa abaaliyo oo janno haku badalo walal
Wey itaabatey ustad Ayub qisadada. Lkn (قد ر الله وماشاء فعل). Illaahay subxana watacaala wax kasta noo qorey (وعسي أن تكره شئيا وهو خير لكم 'وعسي أن تحبو شئا وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون).
Ayuub ahmed qeybta 10naad wlhi wan ilmeyay ilma iga timid maxa yelay hadeer ayan wax jeclahay cabsi ban qaba iney igu dhacdo sida adiga ku qabsatay oo kale ilaahay amuuraha ha sahlo adigana wan kaga mahadcelinaya sida noola wadagtay qisadada bilow ila dhamaad alle haku xifdiyo insha,llaah keep going
ASC Mansha Allah Ayuubow sheekada biloow ilaa dhaamad waa la socday runtii arrimo u eg baa i soo maray oo anigu mugadishu ayaan ku noola yaraanteydi, waxaan xasuusta maalin aan xaafad Hawl-wadaag la yiraahdo ka soo guurnay una soo guurnay Hodon oo aan gurigii wax yar oo alaaba ka doonay, Waxaan arkay wiil aan isku xaafad ahayn ayaan meel gees ah ka arkay,markaas maba fiirin marmar ayuu guriga iigu iman jiray oo sheeko guur igu soo qaadi jiray Aniguna waxaan rabay nin ka jeeb room isaga inkasta oo aan family isku dhow ahayn wiilkaas,dhibaato badan buu iga maray runtii ,marki aan arkay maba fiirin ileyn wuxuu raba in uu ila hadlo uu iska dhigo qof iga hor yimid lkn Anigu ma daneyneyn wiilkaas dhibka haaya, runtii markii aan weynaaday oo aan nin kale guurnay baan ogaaday Qof ku jecel oo qalbi kuu haya in ay fiicanahay in la noolado oo lacag kaliya aan la raadin,wiilkaas hooyadey bay isaga iyo walaslkiis u yimaadeyn waxayna yiraahdeyn Eedo gabadhaada Aysan dooneyna,markaas tiri haddii ay iyadu dooneyso wiilkan waan u yeeraya,markaas baa la ii yeeray hooyana i tiri,hooyo wiilkan ma dooneysa? Markaas baan iri wiilkan waa awlaalkey lkn weli talo meel ma dhigan wiilkii aniga oo arkaya ayaa wejigisi dhiig noqday, walaal kiisna yiri ina keen war aan bisleyn baad ii soo wadaye.runtii wiilasha dhibaato badan ayaa gaarta waxyaabo badan dartood.Thanks Ayuubow
Walahi qisadan wayxay igelissy jawi aan somaray aniga iyo walakay Ayuub.waxyar ban ku kala duwanahay balse aniga ayaa somaray qisadan midlamid ah lakiin weli cidna laman wadaagin qalbiga ee markan arko qisoyinkan okale baan xasuus dib ugu laabta,balse wan rajeynayaa in aan mar ka saaro caloosha o aan lawadaago qof macquula ah iyo waqti munasab ah ❤️❤️❤️
Mansha alah ayuub waa wax aad wax looga barto waana nolosha sunaheeda in la wajaho wajiyo ka la duwan waxaa jirta in dadka qaar ay kabaxaan dhibka sida adigoo kale iyo qaar kale oo badan ku wana ay ku lumaan nolosha dhex deeda waa wa fiican in aad hesho qof ku buuxiyey halkii madhnayd💕💞💓bal ka waran mudo had laga joogo 33 sano oo aan hada leeha caruur iyo aabahood aan wali raadinayo😍💞❣️❣️❣️❣️❣️
Dhamaadka Qisaddii lamagac baxday Sheekada Noloshayda ❤
Ilaahay haw naxariisto walaalkaa iyo walaalkay iyo dhamaan walaalaheen intii Iimaanka inooga horaysay haw dambi dhaafo inagana haynooga daba naxariisto kolka aynu dunida ka faaruqno tawbadda saxdaana Allah hayna waafajiyo 🤲
Runtii qisadani waxay ahayd mid aan aad danaynayay mudadii ay socotay, in badan aan fiirinayay in lasoo galiyay xilqad cusub, wax badan ayaan ka bartay runtii iyo waayo aragnimo.
Mudadii qasadu socotay imtixaan ayaa ii socday dhanka duruusta hadana igamay hor istaagin inan daawado aad baan uxiisaynayay.
Ustaad Ayuub oo ah qof aan dadka ka hagran aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa kana duwan TH-cam layda Somaliyet ee kale aad ban usalaamaya uguna ducaynaya Allah kuwa labada daaroodba guulaysta hakaa yeelo 🤲
😂🎤finally part 10 wa so dhacde 💚 ya ila sugaye
Aniga said kula sugayy🤣
Anika Aya kamid ah
Me pro
aad iyo aad
Ilaahay ha u naxariisto walaalka innagana ha inooga daba naxariisto, Aamiin. Waan jeclan lahaa inaad hadii calaf isku kiin beegi waayey meel uun ku ogtahay gabadhas lakiin meeshay joogtaba Ilaahay waxan uga baryeyaa aduun & akhiraba mid badhaadhe ku nool in Ilaahay ka yeelo. Adiguna ku mahadsanid walaal soo gudbintada qiimahaa badan. Jazakallah Khair.
Ruuntii gabadhaas jaceel dhaba baad u qaadqay intaa nooshay ma ilaabi kartit waayo jaceelka waa cajiib💘
Mashaallah tabarakaallah. wax badan ayaa noo faaiideysay hadaynunahay youthka maanta jiro.keep going Macalinkeena bulshada.زدك الله علمك، و نورك الله قلبك، و غفرك الله ذنبك
Mansha allaah wllky alle haku barakeyo runtii waxa xoog qalbiga iga tabatay qoralki yara ee ahaa ugu danabay qofki and dunida ugu jecla ismanan calfan subxanallaah jacaylku adbu u dhibadan yahay xaqiqatan aniguba wax badan ban kalso kulamay
Masha allah Ayuub Waa kula qiiroday 😭😭😭 wllhi qisadaan casharo badan aa laga baran karaa guul aan ku rajaynaa
honnestly.!wax ka xanuun badan malle inaad weyso qofaad jeceshahey , lkn intabadan waxynu jecelnahey ama rabnoba waxa ka kheyr badan waxa allah swc inoogu deeqo naziiiyo. adigu sey ahaateyba waad kuguuleysan weysey helista doonistaada lkn se meeshuu ilaahey kkula rabey ayad ka guratey midhahaaga oowaadiggaa ubad leh, xaaska iyo ubadkana alle hakuu barakeeyo.
at last we may need u sidaad uga gudubtey noloshan ueeg mid qrxoon saad kusameysey,yacnii dariiqaad umartey ayaan kaaga fadhinnaa insha allah.
waxa jirr sidda aniga ookale dadyow aad role model utahey.!ASC
WAXAAN SAQDA DHAXE HABEENKII SASABA QOFKAAN DUNIDDA UGU JECLA ISMAANU CLFAN{waa hadal xanuuun kulul dareeenna leh, jeclaadaa fahmi kara}
Subxanallah maanto dhan baan sugaayey ayub ugu dambeyn waa soo dhigtay alxamdulillah part 10 meel xiiso bdn ayey mareysaa sheekada
Mansha allah waxad tahay qof qalbi wanagsan alle akhiro iyo aduunba haku barakeyo
Caadi Maaha Jaceylku waa dhib badan yahay…..Marmarna waxa uu sababaa Geeri…maasha allaah!!!!
Wow this is very emotional 😭 and is not easy to forget first love ❤️ end of history. Big respect ✊🏾 best coach Somalie 🇸🇴 of the year
Oooh illaahay u naxariito janatul fardowsa ka waraabiyo aamiin yaarab 😭
Imagine this idea being in a movie 🥺
Ikr
Yaa ila sugayey oo sidayda samirku ku yaraa finally part 10 Alhamduliah zhugran brother🤴👏
Allaha U naxariisto 🥺 wll Kaa
Iyo intii muslina ee naga hoos martay
Lkn ayuup wakhtima guursatey wllo sheekada ilayen gabadha waa sugaysey inta ay Nairobi jaskalhu khyr inshllh jawab
Ayuubaw shekadani waa qiso cajiiba Film xata wa laga samayn kara hadad shirkadaha film-yada sameeya ka gado wa macqul inay dad badan cajabin donto siday anagaba noo cajabisay ..
Mahadsanid wll 🙏
Waba filim caadiya shekadan
Jazaka Allahu kheyran
Thanks for sharing your
Interesting story
May allah protect you and your family
Lnbnl
Insha Allaah hadey noo shahay way kula so hadli doonaa 🥺😪 runta wan ilmaayey , wanku dareemi karaaa Alle ayaa kula jiro sabar
Ugu dan ben wey so gashy part 10 Ustad xaly ilamanta dhan sugaye walhi ha cajisin wllo mcn maclin bad u thy dad badan aniga mid ahy keep going💗👑
الله يكثر امتالك ي اخي الله يطول عمرك ويحفظ اسرتك من كل السوء
Alle ha unaxariisto sheikha insha allaah
Wooow
It's very emotional 😢 😭 😪
May Allah bless and protect him n guide him to the right path of Jannatul Firdaus
Aameen Ya Rabbi
Shukran wallo xalay dhan ayaad sugayay wallhi shekadan markaan wayay ayaan iska seexday wan ku soo kalahay sakay thank you wallo
Allh Ya raxmah Wll 🤲
Allaha u naxariisto aboowe. Waase ka xumahay inaadan is helin jaceelkaagii ugu horeeyey.
Finnally 🥳🥳🥳🥳
Mahadsanid ustaaad wax badan ka faaiday!
JazakaAllah walal inshallah casharraanta iyo waxad jeclaan lhyd inaad berigaa samaysona ind nala wadagtn rajynynaa...
Inshallah gabadhaas hadaad war ka hesho nalasoo socodsii🙃
Waa story Aad noo tabtey ustaad jecel xanuunkisa waxaa daremi kara qof soo marey ustaad horey u soco
Gabadhaana aqiro iyo aduun nolol qeyr qabta u rajeneyna🥰🙏
Alle haw naxaristo wllka iyo wllashay iyo dhaman walalah islamka oo dhan
Manshalhi qisadan wax badan ayaan ka faiday aad ayaad umahsanthy intaad nala wadaagay qiso cibro qadasho ah thanks again
Subxanallah intan qisada la socday caawa hbn ay iga murugu badntahay majirto micnaha isaseega idin ku dhcay iyo rafaadki aa isku marteen o labadinaba ila hada kan kale ogeyn xldisa cajiib wa qiso layaableh aniga waxan is dhahayey haday is calfan wayan xita walaaltinimo way isu xeriiriyan lkn ma dhicin ayubow waad sabartay sabarku waa shay cajiib ah.
Ilaa shalay saa usugaayay waa noogay wlhi 😁😁😁😁😁 astaqfirullah qisadan waxa umalaysa ina caafimad ka helayo subxanallaah
Wlhi walalo kula mid bn ahaa intaa jeer aan check garyey ma tirin karysid
Waxaanu makhraati kanahay inaad tahay qof wanaagsanoo sabir iyo dulqaad badan m.a
Allah hanoo kaadaayo wall qalia marna dhiiri galiye marna rabi naxasuusiya m.a m.a😍😍😍😍😍😍
M. Allh wllke wallhi aad ban uga qiroday wll Allh ku xifdiyo
Horta marka hore abwe mcn illaahey ha u naxariisto qabriga Allaha u waasiciyo
Qabriga Allaha u nuuriyo janatul fardowza Allaha kawaraabiyo Allahuma Aaaamiiiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Marka labaad ustaad hadii eey mar uun kula so xiriirto plz and plz xitaa 10 sano haga so wareegtee nala so wadaag
Mida kle hadii ey lacala dhacdo in ey kula so xiriirto markaasna ey madax banaan tahay (yacni eysan marwo aheen) da'deey doonta'ba ha jirtee ma guursan laheed.
Qisada sheekadaada waxey ii noqoday musalsal'ba ka macaan
Noloshu kuma ciisho illaaah wax ku dhibo kuma tuso🤲🤲🤲
Thanks alote🙏🙏
Wllh ayub intan part10 so garayay wax fikrada kama dhihin balse waxn udaremayay iney aniga iga tarkumeyso qof walba o nool qiso wu leyahy haba kala xanun badnaate guul ban urajeynaya gabadhas wan calol xumady full respect ayub🥰❤👍
ما شاء الله تبارك الله اللهم بارك فيك يا أخي
Wlahi qisadan cajiibka ah sidan ulasocon jiray malaynmaysid ayuubow wan markaste kuso booqanjiray markad dib ulayara dhacdo waan dhibsanjiray wadku samirtay waxas oo dhiba masha allah lkn waxan ka codsanalaha inad falowgeda qabato si aad u so ogaato gabadhasi meelay ku dambaysey wad heli karta haday noshahay haday dhimatyna wad so maqli karta ilaahyba badalkedi kusiiyey oo ubad khair qabana idinkalasiyey masha allah alle haku xafido carurtaada 🙏🙏🙏🙏🙏💯
Thank you so much walal ayuub sida quruxda badan eed nola wadaagtay qisadaada💯🙏
Runtii aadban ugu xidhanahay channel's kaga waxbadana waan ka faa'iday Alle hakaa abaaliyo oo janno haku badalo walal
Ayubow wallhi cashirbaa laguu dhigay balse nasiib wanaag waadka baastay imtixaankan culus m.a😍😍😍
Waa qiso cajaaib ah wlhi any way mahadsanid wll allha kuu barakeeyo xigmadaada iyo aqligaaga sidaad noogu soo gudbisay ayaaba cajiibka masha llah baarakalahu fiika
Ilaahay qabriga Ha unuuro walallkaa iyo umada Muslim kaba
Wlh hal malin iguqadhatii Inan damesta qisadhan cajibka ah
Masha Allah tabarakallah Allah kuxafitho walal
Masha alah ala haku barakeeyo sidaad wax walboo wax laga faaido noola wadaagtay sidaad wanaaga noola jeceshahay ilaahay adna hakuu jeclaado
illahay ha unaxariisto walaalka waxatahay walal wanagsan janatul fardowsul acla hageeyo
Waaaba layga horeeyey
Shukran ustaad 💯💯💯💥
Masha Allaha waa qiso cajib waa dareemi kara xanuunka u leyahaye jclka waayo wey iso martey mid lamid ah but alxmdulillaha
Ayub anigaba dhibkaas waan kula qabaa jacaylkeygiu igu horeyay meluu ku nool yahay ma aqaano inuu dhntayna ma aqaano lakiin hal mid oo kaliya ayaan ogahay inuu qalbigeyga ku dhex noolyahay marnaba usan ka dhex bixin haduu dhintayna alaha u naxariisto haduu nolyahayna nasibka ha iskeen tuso
Masha Allah runtii waa qiso aan wax badan ka faidey shukran uztad ayuub jazka Allah khyr
Wey itaabatey ustad Ayub qisadada. Lkn
(قد ر الله وماشاء فعل).
Illaahay subxana watacaala wax kasta noo qorey
(وعسي أن تكره شئيا وهو خير لكم 'وعسي أن تحبو شئا وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون).
سبحان الله قصة جميلة جداً لكن حزينه
Hadii ay nooshay iyo hadii ay dhimatayba
Chnlkaga qisasadada manta igu horeysa isla mant ayaa wada dawaday anoo inyarna ka dalin samirka wax kawacan malahan wlhi alle haka abal mariyo intaa cibro qadasho ee aan ka fa iday🥰🥰
Wll qiimo badan illhy haku xafido adiga iyo ubadkag iyo xaskag ❤
Allah haunaxaristo wllken . sheekadan Shalay baan arkay bilowday alxamdullilah mantaana qeybteese 1O Marayaaa
Maasha alah jecelka waa cajiib
Waa qiso aad u xanuun badan ayey ahayd run ahaantii my brother keep going qof waqti adag waa soo maraa waana ka gudbaa💔 😢
Illhy ha unaxaristo wllka iyo wllkyba iyo dhamn intii Muslim ah oo dhimaty😰🤲
Allah ha unaxaristo WALAlka IYO gbdha layla
Maasha allaah barakalaah wllkey aad baad oogu mahad santahay qisadaan cajiib ka ah ee aad nala wadaagtay
Aamiin yaa Allah🤲🤲🤲.
Horey u socod wacan👏👏👏
Waaa xaqiiq adunka intii alle kuu qoray baaa aduunka ka qadaysaaa alxmdilah ilahay risaqeena oo dhiblaaana ha nawada siiyo dhamnteen
Masha allah waa qiso cajiiba oo waayaheeda wadataha oo hoooyo marky kuleedahay ma ilmii baad sidaa maxay ahaayeen maadigaa dhaly mise waa walaalahaa ayuub
Walal hada ayuub waa aabe caruur heesto waliba ujogaan wiilal iyo gabdhi ale ha udaayo
Aaaaamin aaaaamin insha allah walaal nuurto waa run lkn sheekada qaybtan 10 markuu uu kasheegaynayo adna ufiirsoo ilaa bilawgii sheekada hadaad sifiican ula socotay baa qaybtan waxaa kujirta isagoo xidhiidhan uu inooga sheekynayo kujira baa dhacday inuu dhintay inankaa aywalaala ahaayeen ilaaahay haw naxariistee markaasay hoooyo lasoo hadashoo tidhi hadaad taagantahy fadhiiso hadaad caruuntii sidana dhig waa marky geerida usheegaysay waa suu inoo sheegay markaa waaka ayuub yidhi inamadayda mid kamidaan siday markaa markaa hakaasaan yre fahmi waayay uun waan ogahy inuu caruur iyo faamli yahee ilaahay haw xafido adna mahdsanid walaal
Ahsana laahu lisaanaka wll balaqa ilahay udhiibay oo aad iyo aad qisadiisa utafaftirantahay baathy 1to10 aadban kaga mahadcelinayaa sida qimaha leh eeaad nola wadagtay qusadaan quruxda badan qofkasta adunkaan imtixan wuukumarayaa lkn dadku isku mid maahan ooqofkasta kartidiisu/tayadiisa iyo qofnimadiisu intay dhantahay buu imtixanku marayana dhanyahay runtii waa qiso cashar aad uqimobadan aad nogusoo bandhigtay ku mahadsanid alah waxan kaga baryaynaa noloshaada inaad inta kuu hartay walwal li i iyo farax aad kudhamaysato sidookle gabadhii intaxankaas kula martayna ilahay nolosheeda hau nuuriyo adun iyo aakhiraba
Masha Allah ustaad ayuub
This story touched me wlhi 😢
My role model ustad ayub ahmed
Ayuub ahmed qeybta 10naad wlhi wan ilmeyay ilma iga timid maxa yelay hadeer ayan wax jeclahay cabsi ban qaba iney igu dhacdo sida adiga ku qabsatay oo kale ilaahay amuuraha ha sahlo adigana wan kaga mahadcelinaya sida noola wadagtay qisadada bilow ila dhamaad alle haku xifdiyo insha,llaah keep going
Kma daalo shekadad m.a wllky ilahey haku xafido adi io dhamaan familka 😍
ASC Mansha Allah Ayuubow sheekada biloow ilaa dhaamad waa la socday runtii arrimo u eg baa i soo maray oo anigu mugadishu ayaan ku noola yaraanteydi, waxaan xasuusta maalin aan xaafad Hawl-wadaag la yiraahdo ka soo guurnay una soo guurnay Hodon oo aan gurigii wax yar oo alaaba ka doonay, Waxaan arkay wiil aan isku xaafad ahayn ayaan meel gees ah ka arkay,markaas maba fiirin marmar ayuu guriga iigu iman jiray oo sheeko guur igu soo qaadi jiray Aniguna waxaan rabay nin ka jeeb room isaga inkasta oo aan family isku dhow ahayn wiilkaas,dhibaato badan buu iga maray runtii ,marki aan arkay maba fiirin ileyn wuxuu raba in uu ila hadlo uu iska dhigo qof iga hor yimid lkn Anigu ma daneyneyn wiilkaas dhibka haaya, runtii markii aan weynaaday oo aan nin kale guurnay baan ogaaday
Qof ku jecel oo qalbi kuu haya in ay fiicanahay in la noolado oo lacag kaliya aan la raadin,wiilkaas hooyadey bay isaga iyo walaslkiis u yimaadeyn waxayna yiraahdeyn Eedo gabadhaada Aysan dooneyna,markaas tiri haddii ay iyadu dooneyso wiilkan waan u yeeraya,markaas baa la ii yeeray hooyana i tiri,hooyo wiilkan ma dooneysa? Markaas baan iri wiilkan waa awlaalkey lkn weli talo meel ma dhigan wiilkii aniga oo arkaya ayaa wejigisi dhiig noqday, walaal kiisna yiri ina keen war aan bisleyn baad ii soo wadaye.runtii wiilasha dhibaato badan ayaa gaarta waxyaabo badan dartood.Thanks Ayuubow
Walikey ma arag nin adiga oo kale ma maqlin sida wax u jcl fiican laheyda ragg adiga oo kale sida jcl wax ka yaqaano allow nooh sahl adiga oo kale 😍🤩
Alxamdulilah hadad nabada nogu soo noqtaya ustada ayuub,😍😍😍😍😍💌💌💌
Mansha allah ayuub wll allah haku barakyo sida shekadad nola wadagtay waa si quruxbadan xqiiqtana waa sheko qalbiga tabanaysaa xqiiqtan jaclku waa wax hira nolosha bidannkana wax ka dhiga loona bahanyahy markasta
Badana sheko nocana ama usoo dhawaw dadka qar ayso martay xqiiqtan dadka ad isu jecel isma calfadan adunka way kula tagan lkn waxaan jeclan lahaa gabdha inad is calf tan walow qadar rabi jirtay oo calaf mesha mesha aydan isku lahayn lkn and waxn ku dhihi lahaa gabdha bal isku day inad wax information ah ka hesho oo danbe gabdha wlow noloshaydii is badashay wax wangsn oo khyr ba ayaan urajaynyna ayadan hadaba waxay ku sugantahy gabdhaa haday aduunka ka baxadayna allah haw naxarsto adiga wax wngsn hortada allah ha dhigo waa qiso isoo jitay jacl marka wax ka garanyso waa sheko ku damqaysa
I was waiting for it finally cause last night you didn't upload
Saan usugaayay waan daalay hadase alx
Hah! Wlal waxey aheyd sheeko aan wax badan ka bartey 👍👍so adingana alle hakaa ajar siiyo ❤❤
Leylo ilaahay ha unaxaristo
FINALLY PART 10 WAYSOO DHACDEE YAA ILA SUGAAYEY🌷💖💖💖🌷
Mnsha allah wll qli ilaahay haku barakeeyo
Runtii waxay ahyd qiso aad u qiimo badan cashar fiicanna laga baran karo
Waa qiso cajiiba runtii 😢 murugna wadata wllky ayuub ahmed 🙏ku mahadsanthy saa noola wadaagty wllo
Allaha unaxariisto wallo
Ustaad isaga io dhamaan inti dhimatayba ilaahey qubuurta ha uwaasiciyo hana unuuriyo
Qubuurtoda
Qiso cajiiba bey ahayd lkn waxaa dareemi kara qofka soo maray gabadhaasna allaha mar kula kulan siiyo insha allaah hadayba nooshahay
masha allah waa qiso waxa kuqaadasho mudan
Allah unaxariisto janadii fardowso Allah keeyo 🤲😭
Marxaladaan waankujiraaa eeilatali waxaan....any gabadh
Walahi qisadan wayxay igelissy jawi aan somaray aniga iyo walakay Ayuub.waxyar ban ku kala duwanahay balse aniga ayaa somaray qisadan midlamid ah lakiin weli cidna laman wadaagin qalbiga ee markan arko qisoyinkan okale baan xasuus dib ugu laabta,balse wan rajeynayaa in aan mar ka saaro caloosha o aan lawadaago qof macquula ah iyo waqti munasab ah ❤️❤️❤️
Alleh haw naxariistoh janadii alleh hawgu Deeqo inaganah alleh haynooga dapa naxatiiztoh
Macalinka nolosha qiso ayuub axmed
Qiso ayuuu soo maray.cimro qaadashao mudan
waa xanuun badneed qisadada lakiin waxaa laga yabaah gabadha in iyana culeys lasaarey gabdhuhu wa iska masakiin awood badan malaha
Waa qiso cajiiba runtii 🥲🥲 jaceylki waa sida dabeysha oo kle lama arko lkn waa dareema 🥰
life is hard in Eastleigh ya rabi
That was True love story
I get This more Experience 😶
mansha Allah wllo alle ha ku cafiyo way itabatay qisadu wali lkn wax wali ba wa qadr
Subxaanallaah. Qoraal baa jury allha kuu hagaajiyo family kaaga.iyo nooloshaada cusub
I can't believe am the first person yeeeeeeeeey🤪😂😂😂😂
Mansha alah ayuub waa wax aad wax looga barto waana nolosha sunaheeda in la wajaho wajiyo ka la duwan waxaa jirta in dadka qaar ay kabaxaan dhibka sida adigoo kale iyo qaar kale oo badan ku wana ay ku lumaan nolosha dhex deeda waa wa fiican in aad hesho qof ku buuxiyey halkii madhnayd💕💞💓bal ka waran mudo had laga joogo 33 sano oo aan hada leeha caruur iyo aabahood aan wali raadinayo😍💞❣️❣️❣️❣️❣️
😭😭Wlhi wll waa qisoo xanuun badan runtii bilaw ilaa dhamad waan soo firsanayay
Intaas dhaan samir iyo dulkaad KU SOO gartay ilahey haku dhowro wll
Thnkz yuu walal sidha nolawadhagtii qisadha cajibka eh
Wlhi aad baan uga naxay markaa tiri noolaa iyo dhimataa war kama haayo xoogaa waa xanuun waxaan islahaa waa dad wali is yaqaan waalow qof wlba dantiisa raacdaan islahaa lkn meesha ay jogto qabri iyo nolol alla naxariistii ayaan urajeenenaa 👍