ALLOW FALASTIIN DHULKEEDA & MASJID AQSAA NABADGELYO BUUXDO SII AAMIIN ALLOW REER GAZA U GAR GAAR AAMIIN DHAMAAN MUSLIMIINTA LA DULEYSTEY ALLOW IIMAANKOODA KOR U QAADATOBALL AAMIIN ALLOW U HIILI AAMIIN SOOMAALIYA ALLOW QULUUBTOODA MID KA YEEL AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI😢😢😢
Mareykan was yuhuud.irael.majirto.mareykan ba qaza Kawasaki dagaalamaya.mowqifkiisuna who cadyahey hardy.carabi.mowqifkooda.cadeeyaan mareykan Lama Arlen eelabaladayta.carta.ayaa.falsatiin Hala dhigey.xuuti.ficilkiisa.ayaa.saxa❤❤❤❤❤
waa Cadaw sacsacey oo kibir iyo dhereg ka badatey ayuu shacab xasuuq iyo gaajeysan u leeyahay dagaalka ayey joojinkaraan,laakiin ma oga iney Allah swt taladooda u dhiibteen,maalina ay helayaan dhibka ay ku sabreen abaalmarinteeda ,aaakhiro iyo aduunba.
Falastiinta ay wadaan waa odeygii cadka,ahaa oo maqaarsaarka ahaa, dhagartoodana allah aya ka shifey Carabtan iyo munaafiqiinta curyaamintii ay larabeen falsatiin.xornimadeeda falsatiin Allah aya haya insha,Allah cizi iyo sharaf Allah ka raali yahayna way ku helayaan samirka iyo dulqaadka ay isku dhiibeen Allahna dayici maayo.
Yabay 😢see shacabka reer qaza ujoojin karaan waa hadal siyaasadaysan . Waxuu rabaa İnay israel uhogaasaman shacabku xamaasna ay ka sol horjeestan. İlahay haquweeyo falastin iyo mujaahidiinta.
Maraykanka iyo England England Germany France iyo kuwa kalo badan ayaa dagaalka falastiin ka masuula not only Jewish rabi subxanahu watacaala musiibo deg deg ah ha ku rido
Waa caaq sheekeeyey oo ku tiigtiigsanaya shacab muslim ah oo carbeed oo la xasuuqayo oo ku fiirsanayaan shacabka carbeed iyo muslim xasuuqaas loo gaysanayo ayuu maanta leeyahay dagaalan joojin kara oo markii la dhamaystiro gaza xasuuqeeda madiina ayaa ku xigta for sure and I do not know how long.
Asc haa xamaz aya join karta Sabato ah cida cida nabad & colba Gali Kara wa iyaga ee cardboard kale ma ahan tussle marekanka bargain dhaweyd waxey isra,IL ku tiri iskartada heshiis Kala gal so marekan wuxu yiri side hishiis ula gala maxanse kula gala xamas on Uganda badlands Kara aspartame wa Maya xamas wa karka ugu danbeya ee xogato wayo cida ay is hayan wa isra,IL ayadana col & nabad laga Raba in ay lagasho Wana Halla mareykanka laga qasbo oo black mail uu kayahay marekan waxeyna ta ku Kenta siyasadiisa oo la dhageysan wayo xita isra,IL qudheda
Hadey runtii tahay maxaa dadka casudiga cunaha noo qabtay oo xattaa la gaarsiiyey Masajida looga duceyn karo reer falastin waxaa idinka hadlinaya waa is muujin iyo waxa xutuyinka ka dhigayaan garabkiina sacuudiyow sunni adaa dhulka la jaray wanku cirka waxow arkaa marki la gowraco
Haa waa hadel siyaasadeyan
Mahadsanid
Ilaahay baajoojin Kara
Ilaahoow islaamka xoji oo mide falstiin cawi ❤❤❤❤
Amiin
Waa hadal siyasadaysan insha allah guul ban u rajenaya shacabka falastiin oo xor ah cadowgana ay jabiyeen aya iman gor dhaw guul falastiin
masha allah maxaa kuu diiday tan iyo tii
Wuxuu ula jeedaa CAMIILKAAN reer GAZA hays dhiibaan sida cabaas 😭💔 cakku hadaan diracooda u jeedo.
ALLOW FALASTIIN DHULKEEDA & MASJID AQSAA NABADGELYO BUUXDO SII AAMIIN ALLOW REER GAZA U GAR GAAR AAMIIN DHAMAAN MUSLIMIINTA LA DULEYSTEY ALLOW IIMAANKOODA KOR U QAADATOBALL AAMIIN ALLOW U HIILI AAMIIN SOOMAALIYA ALLOW QULUUBTOODA MID KA YEEL AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI😢😢😢
Asc, Cabdicafiid codkaaga wuu hooseeyaa baryahaan makarafoonka dhaweeyso waa sidii qol alaab oolin oo kale qof kuhadlaayo thanks bro
Allah ayaa dagaalka lajoojin kara ilaahayow adiga ayaa guusha u balan haday marka insha allaah guul ان نصر اٗاللہ قرئب
Allaah SWT uun baa joojinkara dagaalka waana imaanaysaa maalin dhow insha Allaah
Wa maraykanka kaliya
wan taageyr sanahay sxb
Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid
Iran
Wuxuu kawadaa in ay soo sheegaan meesha ay googaan waaisdhiiba oo gumaysiga ogolaada
Ilaahay baa joojin kara wuxuuna joojinaya marķay halaagsaman marakan iyo yuhuudu
Asc waa maraykanka
Illaahay ayaa joojin kara insha allaah waana joojinaya ayadoo xamaas iyo inta lajirtaa guulaysten isreal iyo inta lajirtana qasaaro wayn ooynan kasoo kabsan waligood ooy dagaalka Gaza uga shalaayaan ku habdatay illahay wax daran oo dhan haku rido isreal iyo inta lajirta sidegdeg ah Aamiin Aamiin
Happy Monday
Falastiin ilaahey ha guuleeyo
Subax wanaagsan A.hafid
Macnuhu waxaa weeye in dadka reer falastiin ay xaqooda helaan.
Mareykan was yuhuud.irael.majirto.mareykan ba qaza Kawasaki dagaalamaya.mowqifkiisuna who cadyahey hardy.carabi.mowqifkooda.cadeeyaan mareykan Lama Arlen eelabaladayta.carta.ayaa.falsatiin Hala dhigey.xuuti.ficilkiisa.ayaa.saxa❤❤❤❤❤
Waa hadal uu iska dabnaha
Amiricank aya joojinkara waa abidi ahmed from kenya
dagaalka,qasa,kaasucuudiga,mawuxuu.leeyahay,haisdhibaan falastiiniyiintu,haduusidaa,qarinayo,dhulka.isaga.allaahu,halagooyo,isaga,kuwasidaa,ufikirayaba,isha,allaah😊
waa Cadaw sacsacey oo kibir iyo dhereg ka badatey ayuu shacab xasuuq iyo gaajeysan u leeyahay dagaalka ayey joojinkaraan,laakiin ma oga iney Allah swt taladooda u dhiibteen,maalina ay helayaan dhibka ay ku sabreen abaalmarinteeda ,aaakhiro iyo aduunba.
Waa muunaafuq
Mareykanka
Iran❤
Falastiinta ay wadaan waa odeygii cadka,ahaa oo maqaarsaarka ahaa, dhagartoodana allah aya ka shifey Carabtan iyo munaafiqiinta curyaamintii ay larabeen falsatiin.xornimadeeda falsatiin Allah aya haya insha,Allah cizi iyo sharaf Allah ka raali yahayna way ku helayaan samirka iyo dulqaadka ay isku dhiibeen Allahna dayici maayo.
Maraykanka ayaajoojinka haduurabo
Xuutiga.ayaa.xisbula.ku badala.hadaa.layslama.soo.gaadheenba.❤
Marka hore heys dhiibaan kadib aya laga shiraya madax banaanidooda.Wa qawda maqashi waxna how qaban
Asc waalaga qasye ninkaas waramaya waanac nac warkiosu
Sacuudi oo sidaa u hadasha waligey ma Arag waa hadal wanaagsan
War carabtaan uu khliijka u horeeyo ayaaba Israaiil ka xun.
Allaha u saqiro falastin
Somalia iyo itobiya Ayeey ka shidantahay baarintaan sameey cida damac galisay Itobiya waxaan kugu aqoon sanahay wadani Rog cadaa xogag muhiim so badhiga Falastiinta waa naga badatay hoosteeyne ka shidantahay
Ama maraykanka
Waa tuug qiyaanaloow ah 😢
Yabay 😢see shacabka reer qaza ujoojin karaan waa hadal siyaasadaysan . Waxuu rabaa İnay israel uhogaasaman shacabku xamaasna ay ka sol horjeestan. İlahay haquweeyo falastin iyo mujaahidiinta.
Saudi Arabia
Mashacabka reer Falastiin eney barakaan uu ka wadaa ambaashatoorka sacuudiyaanka ah?
A to Z Dagaalka Gaza waxaa joojin kara Mareykanka wixii kale waa Huu Haa ninkaan haddalkiisana waa kan Sahyuuniyada waa inaan fahanaa
Maraykanka iyo England England Germany France iyo kuwa kalo badan ayaa dagaalka falastiin ka masuula not only Jewish rabi subxanahu watacaala musiibo deg deg ah ha ku rido
Benlow waya ninka warkisa wasiyasa naga daaf suucudiga warkodha
Asc alcaarabiy aya tagerey israi sucudiga afkiisa iyo dhagihisa is makhlaa warabaha hadu xaakin noqdo aariiga xaaq uhelayo wamaxay
Hi
Wa edeeyn oo kaliya hadalkisu
Israel ayu cawinaya
Ujeedadisa wa hala gumeysta falastiin
Aniga waxaan isleyahay sucudiga waxow do ayaa inxamaas laga saaro mesha sidaas ayay kujoogsankartaa madaama ow sandoonayn xamas
Shacabka iyo hamsawiyintuu si toosa isugu diraya haday iyagu kukacan oo ugadhsadan oo jajus unoqdan halkasay. Ku afjarmayan lakin way isku dubanyihin rer qasa
Waxa joojin kara carrabta oo xidhiidhka iyo shidaalka ka jara
1.WA MAREYKAN.
2.WAA INGIRIS
3.INTA SHAQAALAHA KA SAMEEYSA
DAGAAL KA
Sacudiga mantu runta shegey mahadsinid c/xafid
Waa nin u shaqaynaya israil wuxuu isku dirayaa reer plastiin
mareykanka isaga oon rasli ahaynyahuudu far ma dhaqaaji ksrto
Falastiin. Yaa.xasuqaya ... maraykanka.iyo ingiriiska.ayaa xasuuqaya.e yaan lagu..mashuulin
Been.yuhuud.wa maqaarsaar
Maanta
C/XAFIID YAHUUD ICTURAAFKEEDII UGU DAMBEEYAY WUXUU AHAA MARKII UU ILAAHAY USOO DIRAY RASUULKIISII C/S MARKAY CIISE DIIDEEN AYAA ILAAHAYNA NOQDAY ICTIRAAFKIISSII WAXAN YAR AYHAYSTAANA WAAA WAXYAROO ICTIRAAFNA WAAKA DHAMAADAY NINKII HADLAYAABA HAYSKA HADLO
Maraykan ayaa jojinkaraa
Ascw
Cida dagaalka waa yuhuuda
Waa caaq sheekeeyey oo ku tiigtiigsanaya shacab muslim ah oo carbeed oo la xasuuqayo oo ku fiirsanayaan shacabka carbeed iyo muslim xasuuqaas loo gaysanayo ayuu maanta leeyahay dagaalan joojin kara oo markii la dhamaystiro gaza xasuuqeeda madiina ayaa ku xigta for sure and I do not know how long.
Wuxuu Ka shaqeynayaa in la iska horkeeno Shacabka qasa iyo xoogagga iska caabbinta
Waxow ula jeedaa inow xamaas iyo shacabki ay xoreynayen iska hor keeno waa raggi soo alifay odoyaasha beeraha halaga horkeeno haa thaa Cumaalu Israel waxba ha jir jirooleynina waa la idin arkaa
Xabbadda qaza ka socota waxaa joojin kara cidda wadda oo ah maraykan kaliya xitaa israaiil kaligeed?????
Beenaale shacabku maxay qaban karaan???????
Miskiin maraykan dagaalka qaza isagaa hogaaminaya !!!
Maxay tahay awood uma adeegsanin???
Safirka sacudiga wa yahudi qaybar
Daganayd boqotoyada sucudiga 0 dhan
Bana ah warkisana Wa jes jes
Wuxuu cadaystay sucuudigu in uu kusoo horjeedo xamaas sidaas darteedna uu isku dirayo rer qaza shicib iyo ciidanba
Waa gardaranyahay ninkaan nin gun waye amerika aa jojikarto dagaalka
Shacabka gaza aya dagaalka joojinkara macneheeda wa jajuus unoqda Israil e sosheega meshi ay joogan madaxda xamas si lolaayo
Lkn shacabka gaza waxay kaquusten carab waxay garab istaagen dagaal yahanadoda
Falastiin oo toos loola hadlo ayuu ula jeedaa
Waxaa joojin kara xabada JARMALKA oo diida wixii lugu diidey
Waa cadaawad doqomeed ey xamaas iyo iiraan ku fogeynayaan.
Xamaas waa xaq udir.
Markadrabto inaankajawabto suaasha ugudanbaysa dibugunoqo hadalkisii iyo ninkani wuxuuyahay wuxuyiri 7oktobar kahor waxankashaqaynaynay radinta madaxbanaanida falastiin iyaga maraykan iyo israiil isukeenay ok wakuwe madaxda falastin aykeneen?jawabtu waadaxlan iyo cabaas oisraiil uwakiila ilaahada odadkodii laxasuuqayo kulankasna waxalagawadahadlayay kubiiritanka israiil hadalkamajirin waxalabislaynayay sidii lowadanolanlahaa sucuudiguna arintas dulaalkeda faiidobadan bukuhelilahaa xamaas wafashilisay arinkas ninkanmarka 1)wuxuudalkiisa kabariyeelaya kahor 7oktobar wixiilagueedaynayay 2)reerqaza joojinkara wuxuukawadaa inay israiil lashaqeyan kanahoyimadan xamas silosogabagabeeyo dhaqso ninkaan waasahyuuni qarson waninkii dagaalkii ciraaq kalashaqeeyay maraykan iyo ingiriis kalafurfuray ciidankii ciraaq sonagacangaliyay sadaamna dilkiisa riixayay sababta dhawrgantaal umarkutuuray sucuudiga
Waxaa jojinkar dhaman wada islamka oo xidhidhka diblamasi iyo ka dhaqaaleba u jara
هو كذاب لا حول ولا قوة الا بالله
Dagaalka allaa joojinkara, kasokow waxaa joojin kara mareykanka haduudaacad yahay ileen dagaalka mareykanaa wadee
Asc haa xamaz aya join karta Sabato ah cida cida nabad & colba Gali Kara wa iyaga ee cardboard kale ma ahan tussle marekanka bargain dhaweyd waxey isra,IL ku tiri iskartada heshiis Kala gal so marekan wuxu yiri side hishiis ula gala maxanse kula gala xamas on Uganda badlands Kara aspartame wa Maya xamas wa karka ugu danbeya ee xogato wayo cida ay is hayan wa isra,IL ayadana col & nabad laga Raba in ay lagasho Wana Halla mareykanka laga qasbo oo black mail uu kayahay marekan waxeyna ta ku Kenta siyasadiisa oo la dhageysan wayo xita isra,IL qudheda
Iskudubani falstiin
GABADHAN XAYEEYSIINTA XAWAALADA KA HADASHEY MAWAXEY COPY KA QAADATEY ABDIXAAFID LOL😂 (( KAALEY ISKA ARAG KALMADAAS WAXAA HALHEYS U LEH ABDIHAFID))
Ma
Run ma sheegayo Ambaasitorku
Waxba kama jiraan waxa ninkaasi sheegayo
Asc anniga waxay ila tahay. waa ha isdhiibaan,saasey anniga ila tahay. Laakiin waayaab
Waxa uu raba xamas iyo shicibka falastin inu iska hor keeno
Waxa.joojini.kara.ale.aya.joojin.kara
Ha la gumeysto ha aamusaan miyaa maxey thy beentiis
Hadalkaas waxuu rabaa shicibka iyo xamaas inuu iska horkeeno ö ay ku kacaan laakiin yuuna sugon
Wuxuusheegayoodhan intan ooloosoodhiibay uunbuu ahaa nuxurkahadalku
Xamaas ayaa joojin karta ee iyada halala hadlo weeye nuxurku
Wxuu ula jeedaa haday mahad helaan shacabku xamaas way joojin dagaalka
Waxa joojinkara masada falastiin dhiiba taxya sinwaar
Hadey runtii tahay maxaa dadka casudiga cunaha noo qabtay oo xattaa la gaarsiiyey Masajida looga duceyn karo reer falastin waxaa idinka hadlinaya waa is muujin iyo waxa xutuyinka ka dhigayaan garabkiina sacuudiyow sunni adaa dhulka la jaray wanku cirka waxow arkaa marki la gowraco
Sucuudiga iyo iiraan turki
Wuxuu ula jeedaa in Xamaas la qiro dawladnimadeeda guumaystaha la yureeyo. Kaalaay iska arag commentigan 😂
Putlan ayaa joojin karta
Waxaan nasab ahayn ayaad noo Soo daysay oo qaniis ah