- 51
- 367 446
JARAR MEDIA
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 19 ส.ค. 2018
ku soodhawoow JARAR MEDIA
www.youtube.com/@jararmedia9320
Waxaad ka helaysaa barnaamijyo kala duwan.
www.youtube.com/@jararmedia9320
Waxaad ka helaysaa barnaamijyo kala duwan.
Abwaan Jaamac Labi. Naftii hure halganku ka dhab ahaa alle haka aqbalo Shahaadada.
Abwaan Jaamac Labi. Naftii hure halganku ka dhab ahaa alle haka aqbalo Shahaadada.
มุมมอง: 67
วีดีโอ
gabaygii hooyo abwaan muxyadiin shaahid takhal.
มุมมอง 131ปีที่แล้ว
gabaygii hooyo abwaan muxyadiin shaahid takhal.
Mohamed Ahmed Ethiopian. nashiido aad u macaan.
มุมมอง 18ปีที่แล้ว
Mohamed Ahmed Ethiopian. nashiido aad u macaan.
gabay aad u qiimo badan iyo qaadka xumaantiisa waa garnaqsaday abwaanku.
มุมมอง 1972 ปีที่แล้ว
gabay aad u qiimo badan iyo qaadka xumaantiisa waa garnaqsaday abwaanku.
qasiidada qiyaamu laylka by sh xasan al-waajidi
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
qasiidada qiyaamu laylka by sh xasan al-waajidi
الله سبحانه وتعالى يقول يا عبادي كلكم ضال إلا من هديته.
มุมมอง 912 ปีที่แล้ว
الله سبحانه وتعالى يقول يا عبادي كلكم ضال إلا من هديته.
قم الليل يا هذا لعلك ترشد بصوت القارئ حسن الواجدي
มุมมอง 7142 ปีที่แล้ว
قم الليل يا هذا لعلك ترشد بصوت القارئ حسن الواجدي
abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo si xeel dheer uga sheekeeyay GEELA IYO SOOMAALIDII HORE
มุมมอง 862 ปีที่แล้ว
abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo si xeel dheer uga sheekeeyay GEELA IYO SOOMAALIDII HORE
Abwaan axmed sh Cali heelaale alle ha u naxariito & Abwaanad rooda afjano gabayo aad u qiiro badan.
มุมมอง 5682 ปีที่แล้ว
Abwaan axmed sh Cali heelaale alle ha u naxariito & Abwaanad rooda afjano gabayo aad u qiiro badan.
Gabaygii gayaan iyo abwaanad nimco bedra cabdi.
มุมมอง 4873 ปีที่แล้ว
Gabaygii gayaan iyo abwaanad nimco bedra cabdi.
abwaanad Rooda ibraahin cabdi guray iyo gabay cusub 11/2020
มุมมอง 1314 ปีที่แล้ว
abwaanad Rooda ibraahin cabdi guray iyo gabay cusub 11/2020
abwaan axmed Koosaar axmed iyo gabaygii axmaar iyo tigree
มุมมอง 4454 ปีที่แล้ว
abwaan axmed Koosaar axmed iyo gabaygii axmaar iyo tigree
Cabdi maalik muuse Coldon waa muwaadin dhab ah
มุมมอง 364 ปีที่แล้ว
Cabdi maalik muuse Coldon waa muwaadin dhab ah
Hadii qaadka lawaayo qaladbaa sixmi doona
มุมมอง 1165 ปีที่แล้ว
Hadii qaadka lawaayo qaladbaa sixmi doona
قم الليل ياهذا لعلك ترشد إلي كم تنام اليل وعمرك ينفد
มุมมอง 5215 ปีที่แล้ว
قم الليل ياهذا لعلك ترشد إلي كم تنام اليل وعمرك ينفد
Abwaan helaale🩵
Aaamiin yaaa allaah eebe meel sare janadiisa haku casuumo ma tigreegii baa dilay mise kuwii u shaqaynayey ee shaydaanku qaatay nolow nin geesi ah ama wuu dhintaa ama guushuu gaadhaa jaamac labi halyey soomaliyeed guulaysta tolkayow from dhulbahante Darwiish 🇬🇲❤💪
Waanku seexda gubaabadan
2008 ano yar baan Dhageysan jiray cajalado aabahay u yaalay bey ku jiran Gabayada heelaale iyo Gabaydii sayidka alla maxaan kuso Barbaaray Dhageysigood Allah u naxaristo abwaan heelaale 2019 bu ku geeriyooday Degmada Dharkenley
Mnshllh Allah yarhma aderr mcn❤❤❤❤❤
Masha.allha alaxamadili
2024 bishii 1 ilaa bishii 10 marna kamadaalin dhagay sigiisa
28 September 2024 ayaan dib udhageysan hyaa gbaygaan wxaan rajeynaa dalkeena hooya oo hagaagay oo dowlad xoog badan yeeshtay xornima buuxdana helay 5 somalia intii macquul ah dib umidowdaa jigjiga,garissa,Hargeisa iyo Mogadishu cawaale laga tagay oo somali ay noqoty wadan loo soo tahriiba oo qaxootiga afrika, assia iyo yurub aay magan gelyo iyo guryo siineysa dib loo arko rajeynaaa Jiilka qoraalkaan aqrindoona xiligaas waan idiin salaamay walalyaaal hadaan nimcadaas nolol kugaara waa iifarxad hdaan kugaariwaayana idinka iigu indha doogsada
I❤❤❤you
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul somaliyeed wan gareynaa
Illaahay ha unaxariisto 😢
Alaha unaxaresta abwaan heelaale
Waxaan dhagaysanaya gabaygaaan maalin jumco ah Slaada casar so dhawdahay 6/9/2024. Soomalia wali guumaysi ayee ku jirtaa qabiil qabiil ayee isu cunayaaan waxaan haysana dal balaaran dhul qani ah lkn waxa hogaanka no haya dad dalkooda loo adeegsanaya walahi 2024 in aan wali qabiil qabiil isku cuno. Dhilinteeni qarna tahriibaan qaarna qaarna tiktok qabiil qabiiil isu caayaan waa nasiib daro aaad u wayn. Abwaanka gabay qiimo badan oo gubaabo ah ayuu nooga tagay alla ha u naxariiisto Somalia oo nabad ah oo is raacda qaabiilka iska dayso cadawgeeda aragta oo danteeda aqooonsata alla ha ina tuso Somaliya danteeda alla ha garadsiiyo qabiil qabiilkaan alla ha naga madoobeeeyo Insha allah maalin un wadanka nabad wuu noo noqon insha allah
Allaha unaxaristo abwanka
Fadlan wxan codsanaya in gabaygan lgu fafiyo baraha ee somalidu aad u isticmasho. Mahadsanidiin.
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:19
agust 2024 dhageeysanooya Waxaana iigu danbeeysay 2009
Eebow kuu naxariiso..
Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲
Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲
Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲
Dadku kala wanaagsan ragay qalatay daanyerto
Ilhayow ku naxariso abwanka 😢onlf guuul
ALLAHU AKBAR😢😢😢😢😢😢😢😢
2024/1/1 Intii xorta aheed ayaa loosaxiixey Hada iyo gumeysi cusub Rabow adaa soomali uumtey
Illahay ha unaxaristo wadini bu aha Somali ciilbixiwayday allaw na midee inshalh
Mash alah guuwaawo
ma zha allaH❤😊
La dirira ninkii gaal dilaa doogtay aakhiree
Allah ha u Naxariisto, Qabriga Allah u waasiciyo Abwaanka. Waxa uu inooga degay dhaxal aan ku Simi karno jiilkeena maanta iyo berito. Xukuumadda soomaaliya waxa ay ahayd in lagu daro Nidaamka waxbarashada dalka.
Abwaankaas Magaciisa garan maayo, lkn Aduun iyo aakhiraba Alle u naxariisto,.
Waxan uso galay inan dageysto anoo og waxa kajiro gedo
Sanadkee la qady
❤
Asagoo qoraal ah gabaygan yaa igu caawiyo
❤❤❤❤❤
Allah ha unaxariisto
Helaale allaha unaxaristo abwaan dahabi ah oo qadiyada wadanka iyo diintaba sfcn ugu hadlay allaha no sahlo asigo badan amin
Wilashii as la dagalay allow u wada naxariso 😢
😭😭😭😭😭
Ilhy haku naxariisto adeer axmad sheikh Cali 2024_3_18😢
Allah ha u naxariisto abwaan heelaale mujaahid soomaaliyeed
Masha allh
Waqti kasta UU la jaan qaadayaa Gabaygani ❤❤❤❤❤ 🦁🔥🔥🔥🔥🇸🇴
8miyan inta 7ka ku nool + 4 milyan Ogaadenia+ 1milyan Djibouti + 2milyan NFD + 1Milyan Qurbaha= 16 milyan.🇸🇴 60 kii 30 milyan baynu ahayn 30-16 = 14 milyan. Tusaale ku qaata Nigeria 60kii innagaa ka badnayn, maantana waa 400milyan. Markaynu Fanka iyo Suugaanta U qoraynay isla yaaba oo Xisaabtama Somaliweyn🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ ilaahaw U Naxariiso
Runtii waa gabay anan marnaba laga daleynin in la dhagesta
😢😢😢😢😢😢😢
Meeqo ama immisa eray baad ka Faaidaysatay Gabaygan ilaahy Naxariista Jannatul firdawsa ka waraabi oo Hoygiisa ka dhig
Waxbadan lkn wa sokobaya “Gacalooyinow kaca waqtigu waa gawaabsiye”
Allaha unaxaristo
"dabka qata diintay nafare inan dagalnaye, la dirira ninki gaaldila doogsaye aaqiro e".
2024
Rabbow unaxariiso