Somaliland dowladda Cirro Oo Heshiiskii Ethiopia Hadal kasoo Saartay iyo Xogaha Qarsoon Oo Culus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 24

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 วันที่ผ่านมา +2

    Waar waxan aad sheekaynaysaa waamaxay

  • @ClraxmaanAxmed-zy8ej
    @ClraxmaanAxmed-zy8ej วันที่ผ่านมา +2

    Wasiirka cusub waa runtiisa
    Bad iyo Beri siisanmayno.aqoonsi

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiirka waanu taageersanahay sida cad ee uu uga hadlay heshiis beenaadkii xukuumadii muse la gashay itoopiya,aqoonsigu gacmaheena ayuu ku jiraa itoopiya inooma hayso,ilaa hadda heshiiskaasi shandada muuse biixi buu ku jiraa lamana hor keenin golayaasha xukuumadda,NO MOU WITH ETHIOPIA.

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkk wuxuu ogyahay ayaan jirin wadankan shicibka ayaa xukuma qofkii leexda indhaha ayey ku hayaan

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 วันที่ผ่านมา

    EUROPEAN MASIINEYNO ❤ DHULKAYAGA. ADIGU. HEEGO NAASDHEER HOOGTO HUUNO AYAAD. UNACLEYSAA. HAKU. AWRKACSAN. SLND. BEENAALE YAHOW ❤

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    7 million S.landers are brothers ETOpia. S.landers VIOCE. HARGEYSA.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaa muuse ayaa ku ololyey waan beeen mou waxaas

  • @xasancali294
    @xasancali294 วันที่ผ่านมา

    Waa soo dhoweynaynaa gantaalaha Xuutiga saldhigaasu ma inaga difaacayaa

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa heshiiskii dawladda ethiopia iyo somaliland MoU waxa hawada ka saarrey dawladda turkiga.
    2.0. Wuxuu madaxweyne rajab dayib ordugan ku qabatey dalka turkiga shir ay ku kulmeen madaxweynaha somalia iyo R/W dalka ethiopia iyo Rajab Dayib Ordugan.
    3.0. Wuxuu sheegay Rajab Dayib Ordugan inay dawladda somalia siiso badda ay dooneyso una baahantahay.
    4.0. Wuxuu sheegay R/W dalka ethiopia uu joojiyo aqoonsiga somaliland taasi oon macquul ahayn waana shaqadii United Nations General Assembly ay leedahay.
    5.0. Madaxweynaha somalia wuxuu sheegay inay ka siinayaan badda indian ocean sida Hobiyo iyo marka caddey.
    6.0. Wuxuu sheegay Rajab Dayib Ordugan inuu uga dhisayo dekedda ganacsiga oo kelliyaatta iyo waddooyinka isku xidhaya ethiopia
    7.0. Wuxuu diiday madaxweynaha somalia saldhigga ciidanka badda ethiopia.
    8.0. Heshiiskaasi waxa hawada ka saarrey heshiiskii somaliland iyo R/W dalka ethiopia
    9.0. Heshiiskii dalka turkiga lagu gaadhay isaguna wuxuu ka baxay hawada mana soconayo marnaba.
    10.0. Waxa heshiiska turkiga lagu gaadhay hawada ka saarrey madaxweynaha faransiiska macron.
    11.0. Macron wuxuu tegay dalka djibouti waxanu la kulmay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxbadan buu kala hadley.
    12.0. Haddana wuxuu tegay dalka ethiopia wuxuuna la kulmay R/W atto Abbii Ahmed Ali wax badan buu kala hadley.
    13.0. Macron wuxuu ka sheegay djibouti inay ciidanka Badda Dawladda Ethiopia u baahan yihiin in badda cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta saldhigga iyo dekedda ganacsiga kamuu hadlin midnaba.
    14.0. Haddaba Badda cas waa xaggee halkayna ku taallaa?
    15.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab ay xidheen xuutiyiintu kaasi oo keenay kor u kaca shiidaalka europe oo dhan, waxayna Badda cas ku dhammaatta Suez Canal.
    16.0. Dawladda somalia waxay ku dhacdaa badweynta Hindiya(Indian Ocean) shaqana kuma laha badda cas.
    17.0. Dawladda somaliland waxay ku dhacdaa gacanka cadmeed (Gulf of Aden) shaqana kuma laha badda cas.
    18.0. Badda cas waxa korka ka fadhiya xuutiyiinta yemen oo xidhay marrinka baabul mandab
    19.0. Dawladda djibouti waxay kaga beegantahay koonfurta baabul mandab masaafo yarna way u jirtaa.
    20.0. Macron wuxuu siiyey R/W dalka ethiopia hubka culus isagaana dhisay ciidanka badda ethiopia.
    21.0. Wuxuu siiyey hubkan:
    A). 25 dayuuradood oo miiraaj ah.
    B). 25 dayuuradood oo hellicopter.
    C). 35 dayuuradood oo drones ah.
    D). Tiro badan oo gantaallada ridada dheer ee fogaanta wax ka duqeeya oo casriga ah.
    E). Wuxuu ugu ballan qaadday malaayiin doollars oo hawsha lagu fullinayo.
    F). Wuxuu madaxweyne ismasciil cumar geelle u sheegay ciidanka badda ethiopia inay u baahanyiin in badda cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta.
    G). Dekeddii ganacsiga ee khayaaliga ahayd iyo saldhigga ciidanka looma baahna.
    22.0. Madaxweyne xassan sheekh maxamuud wuxuu weydiiyey Ismaaciil cumar geelle miyaad ka aqbashay inaad ciidanka badda ethiopia aad badda cas cagaha u gelliso.
    23.0. kamanuu jawaabin ismaaciil suaashaasi iyada ah.
    24.0. Arrintan waxa ka qayliyey dawladda masar iyo dawladda eriteria oo afka furtey.
    25.0. Waxayna sheegeen inaysan marnaba dhici karrin inay ciidanka badda ethiopia badda cas cagaha soo gelliyaan marnaba.
    26.0. Ujeedada faransiisku waa maxay?
    27.0. Waxay tahay in ciidanka badda ethiopia weerar ku qaadaan xuutiyiinta xidhay baabul mandab. 28.0. Dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia waxay ahayd marin habaabin iyo khayaali iyo khiyaamo cad oonay waxba ka jirrin.
    29.0. Maxaa dhici karayaa haddii ciidanka badda ethiopia cagaha gelliyo badda cas?
    30.0. Xuutiyiintu waxay burburin doonaan dekedaha djibouti iyo dhammaan saldhigyada ciidamada shisheeyaha ee ku sugan djibouti.
    31.0. Waxay buruburin dekedda berbera iyo waxan ay wattaan ciidanka badda ethiopia dhammaantood.
    32.0. Haddaba ismaciil cumar geelke ciidanka badda ethiopia badda cas cagaha ha u gelliyo waxa ka dhacana waynu arki doonaa.

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro ha siiyo maalmo .ETOpia Tickdom. SHACABKA S.land.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา

    Ku bedeshay ha odhanin dee. MOU dhe. Waa laysla soo qaaday lkn ogow dee in ay parlamant ka soo marto . Golaha guurtida soo saxeexaan . Ðee. Waxba lama qaadan karo dee.

  • @alisacid-cf8fu
    @alisacid-cf8fu วันที่ผ่านมา

    wasiirkaa waan tagersanahay ah waaa runtiiiiii fariiid kuwa mu tageera maba garanayan wa dad dhago xidhan

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 วันที่ผ่านมา

    Maxaa Kaa Khuseeya Jaalle

  • @CaydiidSaleebaan
    @CaydiidSaleebaan วันที่ผ่านมา

    Xariifoo xasidnimadii soomali halkaasuu marayaa hadaba bergerac hadab waa ay istici malaan dhulna waaay soomaraan many qaadan manaqaadan karaan

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 วันที่ผ่านมา

    Bariga maxaan wadada ahayn ayay ay marayaan

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np วันที่ผ่านมา

    Baaaaac

  • @CabdillahiSicid
    @CabdillahiSicid วันที่ผ่านมา

    This minister is not ment for somaliland

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 วันที่ผ่านมา

    Wasiiku wou la leexday ictoraafkii JSL somaliland

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 วันที่ผ่านมา

    Isku Xishoo Jaalle Beenta Ka Dalkayga

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา

    Kkk Sug danba wey isugu dhex dili doonaan Soamli-italia e . Hh

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 วันที่ผ่านมา

    Wasiirnamaaha

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg วันที่ผ่านมา

    Beenale somaliland majority sii wayn ou wayn baay ouso dawayay MOU GA adiga iyo dour qof moyaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 วันที่ผ่านมา

    Ninkan samaroon ayaa loo dabo dhiganayaa kan maliyadaba waa nin walan