Fandhaal Podcast 68 | Dabargo'a | Sidoo kale gabdhaha wuuu quseeyaa .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 311

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 ปีที่แล้ว +7

    Waa qalad weyn inaa isbar bar dhigto dumarka khaliijka iyo kuwa soomaliya sababtoo ah isku duruuf iyo isku dhaqan maahin
    Dumarka soomaaliyeed way ka karti iyo dadaal badan yihiin kuwa khaliijka
    Gabadha somaliyeed iyadoo yar ayaa lagu abaabiyay inay ka shaqeyso guriga waxna barato
    iyadoo shaqeynaysa gurigeeda way ka adeegtaa caruurteeda way daryeeshaa ilmo badana way dhashaa ileen somali hadaa nahay caruurta badan waan jecel nahay waana iskugu faanaa tirada caruurta

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 ปีที่แล้ว +61

    Omarow Gabdhaha Somaliyeed lagaagama sheekaynayo sababta ay u shaqeyan duruuf baa ku qasabta isku mabda'a na maaha kuwa caalamka iyo kuwa somalidu dhalmadana ilaahy baa haya bani aadam wuxuu ka ogyahay ma lahan 😊

    • @user-by8ko8ky8x
      @user-by8ko8ky8x ปีที่แล้ว +3

      Walaalle wixi durrufi keentey waa lagu qasbanyahey
      Laakin ustaadku wuxu ka hadley
      Cidda gabdhaha soo shaqqeya dhahda
      Oo u ku leyahey hadda nin dhalinnyaro ah tahey oo xoogle adigu soo shaqee gabadha ha u dirin

    • @missdeka
      @missdeka ปีที่แล้ว +3

      Yes somali women qasab beey noqotay ineey baxdo eey soo shaqeeso ayagoo dhalayee shaqeyan 9kids beey heysatan ayagoo shaqeeya

  • @aymandahir9881
    @aymandahir9881 ปีที่แล้ว +10

    Cumar aad buu ugu liitaa kahadlida dhinaca dumarka inuu iska dhaafaa Yara qurxoon

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 ปีที่แล้ว +43

    Zxp naag carbeed oo waxay cuni lahayd 500 oo sano soo socoto iyo hooyo somaliyeee oo agoontii kasoo kalahdey saaka waxay kubqadeeyan ku casheeyan u raadineysa isku waaqac kuma wada noola ,isku duruufna maaha

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 ปีที่แล้ว +6

      Sax gabadha somalida ah sababtas ayey u wanagsan tahay iney diyar u ahaato darufo nolaled hadey so weraran.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 ปีที่แล้ว +7

      @@Ymhsey_chary2310 walaahey anu gabadhkasta iyo hooyo kasta oo somali ah waxan ku tilmaami lahaa raga samankan nool iney iyagu dhaamanba siduu qaranku u dumayba ifttinka kaliya ee noo badbaadey waa boqorada haweenka somaliyeed , meel kale oo nool maanta ma jirto bil xaqiiq

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 ปีที่แล้ว +3

      @@xasansuudi4565 sax walalo gabdhaha somaliyed yar iyo wayn waa dad damiir leh hadey raban sida raga ayey ilmaha ey dhalan ka tegi lahayen sida calamka ka socda. Laakin damirku ma dhiman anyway thanks for saying that 😊

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว +28

    On of the best teachers ❤

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 ปีที่แล้ว +10

    Gabar waalidkeed ay rafaad kusoo koriyeen oo silac wax kusoo baraty ayuu leeyahay ha shaqeynin oo waalidkaa waxba ha u tarin yaa daryeelayo waalidkayga duqoobay iyo waalahayga yar yar

  • @ShugriYare
    @ShugriYare ปีที่แล้ว +21

    Omar inshaar badbaadiyaha jiilka cusub 💀🤚💨

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739 ปีที่แล้ว +28

    "Nin ha isku haleynin" waa xalad tagan mowduuc kaso samee pls , waayo waxaanu arkeynaa malin walbo hooyo la daalaa dhacaysa nolosha 10naan ilmood oo abihii dhalay uu san koob biyo ah siin biil iyo nafaqo iyo daryeel toona iskaba daa , hooyadas shaaha karineysa ,hilibka qaleysa,caanaha gadeysa oo habeenki kursiga ku dul lulooneysa , waa tee gabdhee gabdha nin intay raacdo oo guursato guri gog lan jiifanayso oo damiir leh , gabdhaha qaar daruuf ayaaa ku khasbaysa inay shaqeyso iskuna daydo iney ugu yaraan xaalada gurigooda wax kala fududeyso .
    Pls usheeg oo usheeg ragu masuuliyada alle saaray si dhab ah uqadan

    • @Aries22391
      @Aries22391 ปีที่แล้ว +1

      Mowduca ma adiga sameynaya!!?
      Ma jirto ama way yarthay waxa aad ka hadleyso gabdhaha yaryar ee hada so koraya wa in lo shige in ay gursadan raga ayaga la mida oo fcn ragii raga ahaa ma gursatan 1 xas ayey qaban marka inta bad boyska gursatan haso buuqina ragana ha adeynina tula kasta hada ragto raga waka badantihin lkn waxad rabtan 1 nin 1 naag 3 ila 4 hadii raga wanagsna lo guriyo dhib ma dhacen ee manta waxad daba orodan wa bad boyska

    • @OmaarSaid-hl1eh
      @OmaarSaid-hl1eh ปีที่แล้ว

      Gabadhu inay shaqysto waa mid wangsan, waa hadii aay reerkeda masrufeyso iyo owladeeda

    • @hafsacisman5739
      @hafsacisman5739 ปีที่แล้ว

      @@Aries22391 hdii adiga guri hodon ah lagugu soo koriyey dadku adigoo kle ma ahan wllkeyow

    • @Aries22391
      @Aries22391 ปีที่แล้ว

      @@hafsacisman5739 abahy 10 xaas wa u so gursaday anigana hodantinimo kuma korin waliba dhib ayan ku koray walhi ee aniga waxan ka digaya in dumar iyaga laga yabo inay 100% qaldanyihin io rag masuliyadodi kaso bixin in an dumarka koraya lagu shubin fikir feminsm gabar kasto nolol adag kuso kortay abahedna xasas badan laha waxa cadow loga dhiga abehed kadip rag o dhan marka adiga walasheyy dumarow rag ha isku haleyina wedha ah maxa ka dhalan kara ma taqan halki aad dhalinyarada ugu baaqi lehed qoyska wanajiga

    • @Aries22391
      @Aries22391 ปีที่แล้ว

      @@hafsacisman5739 adiga gabar wanagsan aya tahay lkn mowduuca aad so qadatay qatar ka fog ayu xambarsanyhay oo ah feminsm mana ogid adiga

  • @abdirizakhussein506
    @abdirizakhussein506 ปีที่แล้ว +9

    Gabdhow waxbar oo aqoon yesha intiinan guursan kadib xusha midka diinta iyo akhlaaqda leh oo raga kamida goorti calafkiina dhamada ushaqeyso caruurtada
    Nolosha durufeheda marka way ku fudaaneysa lkn hda aqoon yelan intaa guursan ka hor kdib markii aa kala tagtaan nolosha durufeheda way kugu adkanee ❤

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 ปีที่แล้ว +11

    Waligoodba gabdhaha wey Ka sareeyeen wiilasha xaga waxbrshada Maxaa wax weyn uga dhigee walalow Maxaa yeelay isku wax ayey baranayaan Maxaa diidaayo iney dadaalan

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 ปีที่แล้ว +35

    Horta mowduca dumarka carbed ma usoo jedinoysa mise dumarma somaliyed wanba iga yabise hblow shaqeystan kan waaba nagu wareere inta cimrigeyga ka dhiman wan shaqeyna 5 sanna shaeqnyo health care mana gursanin walidkeyga wax taraa maxa ka badeleysa 90 dumara ku walty wlhi ina guri fadhi maba igu baxdo why qof aqon leh guri maba jogi karo gbdhow fadhiga ka kaca kan warkiisa iska dhaaf 😊😊

    • @Jalley00052
      @Jalley00052 ปีที่แล้ว +3

      Well done 👍 siz balantenu waa shaqo ano school dhigta shaqeya

    • @Muuse99
      @Muuse99 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa ka badale iyo dagaal aaba ku jurtaa yaa qori kugu haayo adi😂😂😂

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 ปีที่แล้ว +2

      Si qaldan baad wax u turjumatay, muuqaalkaan unaad daawataba ma ahayn waayo raga ayuu quseeyaa oo la leeyahay raganimo lun baa dhacdaye is daba qabta. Waad iska daawanee kadibna falls qaldan baad iska dhiibanee.

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. ปีที่แล้ว

      ​@@abdihashi6225 tiitle waxa ku qoron aqri indha amaa la dahy rag kaliya maaha dumarka xada wuu quseyaa

    • @user-sv6jr8wv4y
      @user-sv6jr8wv4y ปีที่แล้ว +1

      Waa kugu raacsanahay abaayo naag nool halayska dhigo fadhi majiro no more in gacan kle la sugo shaqaysta🎉

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s ปีที่แล้ว +15

    Qaybaha danbe waxuu noolahadlay ustaad Omar sida wiilkiisa walaalnimo mahadsanid

  • @Suu02
    @Suu02 ปีที่แล้ว +28

    Horta wll omarow ma aqaan sababta dumarka shaqadoda ku daba dhigtay inaa shaqeeya wax u bartay waana shaqeya sabatana waa durufta aan kuso koray oo Agonimada iyo hooyo dhibkey nagusoo korisay ah qofna iskama shaqeyo ilaa duruf inee ku qasabta jirto ninkana gabadha xaq bey kuleedahay inuu biilo lkn reerkeda xaquma lahan inuu u biilo Hooyo abalkeda awala lagudi karin lkn anoo u shaqeyn karo mafadhiisanyo, Mida kale gabadha rag la shaqeyso nin nine noqonee waxa kala jeedo soo cadeey inkastoo niman la shaqeyn hadana dhib uma arko.

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 ปีที่แล้ว +10

      Yuuku sirin huno shaqeyso agoona tahee hoyadaa lugaha isku dulsaar
      Faarx dartii meel u fadhi kulahaa ma ninaa naloo dhalay hooyo io aaba daruuf nagu soo koriyee😢😢

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar ปีที่แล้ว +6

      Wll hadii aan ku darsado aragtidayda waxa uu kahadlaayo maahan dadka adigookale oo duruuf ugeysay shaqada ee waxa uu kahadlaya waa dadka aabahooda iyo walaalahooda ama nikeeda ushaqeeyaan hadana rabto inay shaqayso hadalkiisana waxaa kujiro hadaad awuudu inaad gurigaada joogtid way fiicnaan lahyd yacni hadaysan duruufi jirin Waadana mahadsantahay ❤❤

    • @Suu02
      @Suu02 ปีที่แล้ว +1

      @@falastinyusuf6062 waa runta qali 💓

    • @Suu02
      @Suu02 ปีที่แล้ว +1

      @@Mohamed_Qadar Sido kle wllo, dhowr muqaal oo hore waa ku arkay arintan shaqada asigo ka hadlayo, si guud baan u fahmay

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 ปีที่แล้ว +6

      Shaqayso wllshie qofna talo aanad u bahnayn haka qaadan omar waa bani aadam kula midah fikirkiisuna ka hadlay sharaftada ilaasho shaqadadana wado ❤

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac ปีที่แล้ว +15

    Goobaha waxbarashada 10 kaalmood ee ugu sareeya badankaba hablaa gala iyagoo guriga markay joogaana ay ka chance yar yhn wiilasha
    Sidoo kle hooyaday wey shaqaysaa waanay kakan thy oo ad adagtahay lkn 11 bey dhashay

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 ปีที่แล้ว +2

      Maskaxda gabdhaha wa fresh wax barashadana aad aye u jecelyihin

    • @cusmanmaxamoud8057
      @cusmanmaxamoud8057 ปีที่แล้ว

      Sababto ah wilaasha waxba ma akhriyaan

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac ปีที่แล้ว +3

      ​@@abdullahimoahmedsh1772aan kula wadaago sabab kle ka soomaali ahaan wiilasha waa la kool kooliyaa waxkastaa lasiiyaa oo loo qabtaa kalgacayl baa lasiiyaa waxaanay noqdaad niman jilicsan oon nolosha waxba ka xaqiijin karayn
      gabdhahana si kakan oo aan wacnayn oo yasan, naxariis iyo kalgacayl la,aan baa loola dhaqmaa taasaa sababta inay ad adkaadaan oo nolosha adag waajahaan iyo waxaanay xiisaha u hayn oo ay qabtaan that's why ay badankaba dhanka soomaalida hooyadu ta guriga iyo ta dibadaba u maareysaa aabuhuna qayra masuul u noqdaa

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      @@xamdijaamac waligood ba weykaa adkaayena ragu adeer
      Kolkoolin laheena wadaadan seexana wlhy mar hadu aabuhu xanaanqo alaabtu waa dibada wuxu ogyhay inaan nin raaga ahy
      *shaqada gurigaad moodkysaa cadaab iska aamus war mahayside
      Malaa wllka baad aragty kal gacylka lasiiyo waliba kaa yar

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi ปีที่แล้ว +1

    Wlh waa mowduuc aad u muhiim ah mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @mohammedmohamudabdi1708
    @mohammedmohamudabdi1708 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad omar runta waa qaraar sida aad noo waaniso waxyaaba xaqiiqi ah ayaad inta badan dhagta noogu shubta Allah ku barakeeyo

  • @JaamacYare-dj7vb
    @JaamacYare-dj7vb ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad garaadka naga ayaad kobcinaysaa😊

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +3

    Mawduuc walba aad ka hadlayso dumarka iyo shaqadooda iyo dhalmada maxad ugu darta dhalmada alle ayaa haya shaqadana hadaanu dumar nahay wanu shaqaysanayna intaanu noolnahay hadana wan shaqayna intaan haysana alle ha siiyo gabadha wax baratay maba fadhin karto guri waxaagu waaba ka badbadis ustaad😊

    • @nastehoclqani3240
      @nastehoclqani3240 11 หลายเดือนก่อน

      Maaragatay intaad bini aadam ku hoos noolaan lahayd adigu naftaada iyo dadkaadaba

  • @cusbaw9497
    @cusbaw9497 ปีที่แล้ว +4

    1:Waxa jira hooyoyin badan oo shaqaysta Lakiin danta ku kaliftaye 100%100.
    2: ustaadku kaliya wuxu kahadlaya Gabdhah iisbarbar dhigaya nin raga oo meelkasta gali kara
    3:gabadha wuxu ilahaye saaraye masuliyad gabadhnimo Tusaaloyinku ustaad omar inshar bixiyaye wax kamida haddii gabadh rag badan lashaqayso matalan meesha wax kayar bixin (dumarnimadi xishoodka), ragas aya laga yaaba iinaye wax ku dhex cuntaba .
    4:qodob uu kudarin ustaad omar inshar ahantayeda kudarayo wax jiira shaqooyin dumarku leeyen lkn see ahayen mid rag soodhex gali karin.
    Sida shaqooyin ka aye hooyoyinken qabtan tusaale meel Dumar wax loogu dhigayo iinad furato sidaa diinto kale, iyo cilaansarka dumarka, iwm.
    ragu muxu nadheeryaye fikrad reer bidix leeyen Ya allah ya allah

  • @mohamednourmohamed244
    @mohamednourmohamed244 ปีที่แล้ว

    شكرا أستاد جزا ك الله ونور الله قلبك وفتح الله لسا نك الله يحفطك

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheeyran waxbadan baan kafaiday ustaad omar inshaar

  • @aadammacalimmukhtaar3614
    @aadammacalimmukhtaar3614 ปีที่แล้ว +1

    Best teacher🥰

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid gudoomiye cumar inshaar

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 ปีที่แล้ว

    Allaah haku barakeyo ustaad❤

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey haku daayo sida wacyiga u faafinayso. Amin

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 ปีที่แล้ว +1

    Shukran omar inshar 💯✔️👏

  • @AnasQodhob
    @AnasQodhob ปีที่แล้ว +1

    mshadsanid ustaad cumar inshaar🙏

  • @rashediting6172
    @rashediting6172 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wllkei Omar❤😍

  • @M.gamer20248
    @M.gamer20248 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad omer inshaar wll wax badan aayn kaa faa'iday aad iyo aad ayaad u mahsantahay podcasts wan arkay ma arkin dad soomaali ah oo soo gudbiyo wlhi aad ayaan ula socdaa ugu faa'ideeysta , aqoon aan lagu dhigan goobaha waxbarashada ayaa ka kororsaday page kaada Thanks teach

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 ปีที่แล้ว +2

    Waa gii hore gabdhaha soomaaliyeed waxbarshada waa loo diidi jiray waxaana la aaminsanaa gabar wax baraty inay musiibo tahay oo an la guursa karin oo ninka challenge ku taha
    Maanta waxaan mareynaa in gabdhaha shaqeeyo wax laga sheego oo la dhaho ka carara waxba ma dhalaan ilmo ma tarbiyeeyaan reer ma dhaqan karaan
    Gabdho iska sabra waxaa la gaari doonaa mar uu dhamaado quraafaadkaas bugta ah

  • @user-kk3mk6vg7j
    @user-kk3mk6vg7j ปีที่แล้ว +6

    Asc ustaad wallhi xaley kugu riyooday jazakallah ❤

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad

  • @osmanmohumad.
    @osmanmohumad. ปีที่แล้ว

    شكرا وجزاك الله خيرا

  • @shakrayare11
    @shakrayare11 ปีที่แล้ว +1

    🎉mahadsanid teacher ❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ ปีที่แล้ว

    Wcz Ustaad Omar inshaar Wax badan Ayaan kaa faaiidey Alle Haku barakeyo wll

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +10

    Waliba cumarow waxaad ku darts balwadahaa qaad Ka,sigaarka iyo mukhaadaraadka raga uu badan taasina waa dabar go’ Walaahi.ilayska dhulkaad ahayde ragow indho beelistaada asaayo maxaa ka beernay hadraawi 😢

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 ปีที่แล้ว +3

      Walaal waa runtaa hadaanu nahay wiilashiina walaahey naftayada aad ban u gubney qaad , sigaar , xashiish, xabag/koolo , siigaysi daawasho film xun , video games 🎮 pubg , fadhi ku dirir maqaaxi , lama soo koobi Karo dhibta xaga raga ka jirta walaahey nin aan intaas soo marina rabigiisa ha umahad celiyo inkastoo yar yahay ba qof jaxiimada ololeysa ka bad baadey

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 ปีที่แล้ว

      @@xasansuudi4565wlo walaahi ragu waa tiirka noloshe Alle haka madoobeeyo dhamaan wiilasha iyo gabdhahaba wixii xun alle haynaga xijaabo arinkena ha uruuriyo aamin

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp ปีที่แล้ว

    Thanks ❤❤❤

  • @benmohamed7763
    @benmohamed7763 ปีที่แล้ว +4

    Alx muuqaalkan maanta daawday waxbadan igusookardhiyay waxaarajaynaa inoo nolosheyda waxkabadalidono dabcan manailaawidoono inaa meelkuqorto waxyabaha muhiimka ah rag ahaan iquseeyo inshallaah

  • @user-tj6fq1rm1x
    @user-tj6fq1rm1x ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @kabtan_moh
    @kabtan_moh ปีที่แล้ว +9

    Waxaa jiro Arday qaar oo iskuulka gaar ahaan fasalka uu casharka ku qaadanaayaan in ay ku daawadaan aflaamta xun xun ay ku dhex daawadaan fasalka waana arinkii iigu yaabka badnaa 😖😖😖

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi waa xaqiiq 💯💯

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 ปีที่แล้ว +2

    Marka horeba raga iyo dumarka dumarka ayaa.fahanka kagafiican rag sida ladheho

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 ปีที่แล้ว +10

    Gabadha waalid baa dhalay kuso rafaaday waxbarideeda iyo korinteeda laga yaba labo waalid inay dhaleen hal gabar oo oy ku rafaaden kawaran gabadhii haddi ay iyadana dhahdo aniga guriga baan jooga oo intan baan uga hari waxbarashii iyo rafaadkii lagaso maray halkas ku ekeyn waalidkeediina ay ubahnayeen waqtigas inay iyada garab unoqoto oy kunastaan gabadha inay waxbarato shaqaysato wax xun ma ahan gabadha xaquuq bay leedahay marmarka qaar hadalkaaga waxan kadhadhansana in gabadha aadan waxbo larabin xishoodka deganantana iyo diintaba kuma xirna inay gabdha shaqayso iyo inay shaqaynin waa wax allah bixiyo gabadhaha marwalba rag way ka adag yihin wayna ka karti badan yihiin taas maxa wax aad kaxumaato😕
    Mowduucyo badan waan kugu raacay kan ma aha mid aan kugu raacsanahy gabdho shaqayso walidkaaga ha ilaawin wax dhal xishoodkaagana ha ilaawin iyo diintaada✋️

    • @AhmedMohamed-ko5pi
      @AhmedMohamed-ko5pi ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkk mandhey kin gon

    • @user-sv6jr8wv4y
      @user-sv6jr8wv4y ปีที่แล้ว +1

      Run badan boqran waa kugu raacsanahay abaayo❤❤❤ no more fadhi naag nool halayska dhigo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 ปีที่แล้ว +4

    Qasab maha ina ku inta kugu xirna balss xaqiiq dii noloshyda aya dabashay omar inshar guulayso 😊

  • @sakariyesultan5612
    @sakariyesultan5612 ปีที่แล้ว

    Thanks❤

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 11 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkaa Ted ka baxay cinwaankiisa noo soo qor sheekh

  • @sanyareadan3644
    @sanyareadan3644 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdulkadirmatan174
    @abdulkadirmatan174 ปีที่แล้ว +1

    شكرا ما شاءالله

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +8

    Xataa dalkeenna dugsiyadda sarre inta badan waxa kaalinta koowaad gala hablo, halkaa barigii hore ay wiilal ka ahaan jireen.
    Aduunyo gadoon ayaa dhacay.
    Alle ha sahlo.

    • @hafsa____nbofficial9399
      @hafsa____nbofficial9399 ปีที่แล้ว +2

      Muhim mahan wilasha kaliya inay galan kalimaha.
      Waana karti la is dheryahay midaas.

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

      @@hafsa____nbofficial9399 Raggu inay hogaanka hayaan ayaa wacnayd.

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. ปีที่แล้ว

      ​@@MiiraaleShow hhh raga inoo hoganka hayaan ayaa wacned 2023 ayaa laku jiraa hurtada ka gac

  • @abdullahicosta6227
    @abdullahicosta6227 ปีที่แล้ว

    THANKS❤❤❤❤

  • @HibaaqHabi
    @HibaaqHabi ปีที่แล้ว

    Wllkey mahsanid wlhi waan ka faidey

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 ปีที่แล้ว

    Cumar walal gabadha qawan nagasar seywax udacen SubxanaAllah

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms ปีที่แล้ว +2

    Iney shaqeyan dumarka rag shabahyal ba ku qasbya sababto ragii in wacyigoda kor loqada ka maqan masuliyadii bey dayacen waxy ugursadana wa damac maha ine masuliyad qaddan marka hore iswediya sabbta keneysa ine qof dumara shaqeso iydo gurigeda boqorod ku ah (course masuliyd waxy thy in lasiiyo weye wllks mantdn lajoogo iyga ubahan wacyi wax sheeg )

  • @SEERO5
    @SEERO5 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 ปีที่แล้ว +1

    Libaxa wayadi hore kubada wan kuwala oo inta dawado ayan muran gali jiray lkn 90 minit kadib camal ayan ka yesha ❤❤❤ viva omar😊

  • @Abdirahman-hijri
    @Abdirahman-hijri ปีที่แล้ว +8

    Imtixaankii ani hadduu igu soo dhow yahay Ilaahay ha noo fududeeyo ii soo duceeya

  • @ahmedsiyaad9387
    @ahmedsiyaad9387 ปีที่แล้ว

    Marka hore wan ku salaamay cumar
    Cumarow waxan dhihi kara waxa tahy dadka somalida ah ee wax soo gudbiya kuwooda ugu fican
    Lkn in yar oo baraarujin ah: waxa laga yaaaba inay si qalad ah kaaga dhacday, muqaaalkan sawirka profile u ah ma fiicna sida darteed inad ka badasho ayaan kugu boorinaya

  • @KhalidTetema
    @KhalidTetema ปีที่แล้ว

    Wll mcn thnx

  • @Suu02
    @Suu02 ปีที่แล้ว

    Wacaleykum Salam Waraxmatullahi Wabarakaatuh 🤝

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar nin ad u qiimo badan

  • @mohayare1515
    @mohayare1515 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @ruunahmed277
    @ruunahmed277 ปีที่แล้ว +14

    Gabdho ha la shaqeysto waa ogtihin farax masuul ah waa yaryahay😢

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 ปีที่แล้ว +1

    barnaamijyadada aad ugu xirahanay garahan barnaamijkan fandhaal arinta ah dumarka yaysan shqaynin badalkeeda sooma ahyn inaad ka hadasho doorka aabayaasha soomalida aan ognahy xaqiiiqda jirto oo ah in ay doorkoda gabeen ka dib laga hadlo gabar inay shaqyso inkle

  • @abdikariimmohammedahmed3883
    @abdikariimmohammedahmed3883 ปีที่แล้ว

    Walaalkayoow mahadsanid

  • @Ogsoor
    @Ogsoor ปีที่แล้ว

    Mahasanid ustaad🥰

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 ปีที่แล้ว +4

    Muhiim maabaa ahaan inaad ilmo badan dhaasho 2 iyo 3 aad koorsaan kaarto dhaal waxaa caruurtaa somaliyeed silicaa iyo rafaadkaa badeey waa qorshee laan iyo ilmo aan laaga fikireen mustaqbaal kiisaa maalin walbaa hoyo ooynaaysaa oo ilmahaa laagu daayacaay ayaa buxaa ragaa somalida ilmo maaba rabaan ee dumaraaw haa is dalininaa shaqeeystaa 🎉❤

    • @engsuheibahmed4509
      @engsuheibahmed4509 ปีที่แล้ว

      Afkaar guracan xanbarsanthy
      Iska shaandhee wll💯

    • @engsuheibahmed4509
      @engsuheibahmed4509 ปีที่แล้ว

      Waxa laga hadlaya waa cilmibaaris adna soobaadh mucaaradida tooska iska dhaaf💯

    • @Abdilahi0909
      @Abdilahi0909 ปีที่แล้ว

      Irsaaqada ilaahay ayaa qoray waxaad la timi sheekadii reer galbeedka wll ilaaahay ka xishood
      Waaxaad ka hortimi ayaadkee😢

    • @hibaakmohamed5918
      @hibaakmohamed5918 ปีที่แล้ว +1

      @@engsuheibahmed4509 kkk maay waa runteey ilmo aan korintiisa iyo tarboyadisaa malintaa akhiro laagu waaydinyo hadi anad masuul iskaa sareen mxy kuu taari ilmo badan ayn dhaleey oo magaac aah mida kleh raaga somalida waaxy u badaan yiin qeeraal masuul marka ilmo dayaacaan ciidna maa rabto oo hoyo kaliya kuu raafaado nin kana ogaansho waa nin dumarka hor maarkodA diidaaan

    • @hibaakmohamed5918
      @hibaakmohamed5918 ปีที่แล้ว

      @@Abdilahi0909 irsaqaad kama haadlyo lkn waxn kaa hadlyaa ilmaha laa iskaa dhaalyo ee masul laa iska sareen waliba ragaa ee dumarkaa kaliyaa laa raafdyaan lkn wuxu rabaa nin kaani in ilmaha laa iskaa dhaalo ilmo aan mustaqbaal kiisa lagaa fikireen waliba somalidaa ilhy ilmo mxd u dhaali waaydey kugu cadaabi maayo lkn mxd uu tarbiydeen waaydeey ed u dayaacdeey ilhy waa kugu cadaaba waxad rabtaan ilmo aad iska dhashaan bilaa mustaqbaal lkn dumarka waa ineey shaqeeystaan 30 sano ee uu danbeyey waxaa laagu fakadeey waa hoyo somaliyeed lkn nin kani dumarka ayuu raba in luugtaa laa qabto yahu dheeh 😏😏

  • @yuuzeyhajji6338
    @yuuzeyhajji6338 ปีที่แล้ว +13

    School mugadishu kuyalo oo ani dhigto 10ka Arday ugu horeso waa gabdho🎉❤💪💖💗

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว

      Our girls are best❤

    • @cabdicisman8961
      @cabdicisman8961 ปีที่แล้ว

      QALAD baa naftaada usheegtay Dhoocilay uf 🤧🤧🤮

    • @cabdicisman8961
      @cabdicisman8961 ปีที่แล้ว

      Been baa naftaada usheeg yariisay UF 😷🤧

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. ปีที่แล้ว +1

      ​@@cabdicisman8961 raga sii dabar goaya miyaa tahay aduu😂

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 10 หลายเดือนก่อน +1

    Omar uama wado hadalka dadka duruufta ku soo koray ee waalid koid nasinaya. Ee waxa uu ka hadlayaa ta wexedii oo fhani isu dulsaaran yahay ee waxa u gayay aanay duruuf ahayn. Waxan la hadlayaa habalaha duruuftu ku kaliftay shaqee in faa uu ilaahayka kenaayo qif durufahaa awda ama wlalalkaa kaaa yar wasalama halaykum waraxma tulahi

  • @isbadalsamey18
    @isbadalsamey18 7 หลายเดือนก่อน

    Qaramada madow wlhi been ma ahan hdlkooda ha dhageysan❤

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko gabadhu yaaanay shaqayn baa ka. Suurowday miyaaa hooyinkeen soomaliyeed intii somalia burbursanaydba caruur kasta hooyadadood baa u dadaashay una shaqaysay o so korsatay
    Anoo Ah dhalinta shaqaysa o waxay barteen k shaqeeya hadana waxan nin noqdey ma jirto o akhlaaqda gurigiina kala timi baad meel kasta la tagi kartidu waa mesheeda
    Waryaa somalida nimankeedan qayilaya qaarna ay wax dilayaan miyaa dad nolol u samayn kara iska hadle caadiya noqotay Hadeer

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره ________🤍💙✅🗣

  • @MohamedHassan-ko3mv
    @MohamedHassan-ko3mv ปีที่แล้ว +1

    Ustada mahadsan tahay sida quruxda badan Aad nolasheyna u badaleysid

  • @RemaMohmout
    @RemaMohmout ปีที่แล้ว

    نقطه مهيم جدا.

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso sxp

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah ปีที่แล้ว +4

    🙏muuqal qurxoon

  • @Zaki__7483
    @Zaki__7483 ปีที่แล้ว +2

    Qodobka ugu muhiimsan ee hoos u dhigaya raganimada wa testerone ka oo ku yaraday raga hada nool
    Waxayna keentay ragu inay dumar u ekaadan caalamka hada ragu waxay u jandhjeedhaan dhanka dumaranimada halka dumarku ay usoo jandhjedhan raganimo
    Waxyaabo badan oo technology yadu kamid tahay ayaana sabab u ah naagmimaynta raga
    Mawduucan testerone ka hoos u eeg sxb

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +7

    Inta podcast gan ciwankisu ka Yaabiyay 😮😂

    • @shedo7275
      @shedo7275 ปีที่แล้ว +1

      wala yabay anba

  • @sahraahmer817
    @sahraahmer817 ปีที่แล้ว +1

    Waa mhdzantahy ustaad
    Lkn isla waynida iska dhaaf
    Dhipaatada jirta waxay tahay
    Ninku haduu iska dareemo inu
    Waxooga diinta ka yaqaano hawadasu isla galaya
    Wuu isla baxaya waa tan la yaabanhy

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 ปีที่แล้ว +13

    maxu yiri gabar ciyaar ka sheekeso wa necbahay😂😂😂 nacaybkada Cidne waxba kama badaleso ee ha isdaalin

    • @OmaarSaid-hl1eh
      @OmaarSaid-hl1eh ปีที่แล้ว

      Oo ciyaraha ma daawataa 😁🤣

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 ปีที่แล้ว +3

      Ciyaaro aadan ciyaarayn maxay faaido kuu leedahay bal aan ku waydiiye 😊

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 ปีที่แล้ว +1

      Nahoy sharaftada ilasho maxa rag ciyarayo kugeyay ragaba dumar ciyarayo madawadane

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      @@queenanisa1589 wlhy gabadh astur adeeb leh qurxan caqli leh saan dareemayo wlshy ilaahy ha ku barakeeyo 🤲

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      Orod oo ugu sheeke kaad la socotid ama aad garanaysid
      Wlhy waa laguu yaaba, naa xishood ciyaaro layhne waad dhimatee

  • @Amn09888
    @Amn09888 ปีที่แล้ว

    Sawirka vediogan kuuyaal ma fiicno runtii kabadal ayaan ku dhihi lahaa

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +2

    Cumaroow adi above30 aaa thy maaa guursatit

  • @adanhassan4033
    @adanhassan4033 ปีที่แล้ว

    Caajis hadalkaaga

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +4

    omar inshar wana ka sohoro jeda inayi dumaraku shaqeyan hadan datu kalifini lakin anaga ka dumarak ahan wana ka qarasha badanahi raaga maraka wiiyi,ratahyi iita inatu aayi shopi keda kaheliso xafadoda,,ama sigeda maraka raagu ha u qudhan dumarak shopikoda marakiyi wayan biyi ku kalifi inayi shaqiso gabadhu magaranayo gabadha ana shopikeda helisa hadan shaqo u baxisa lakin boqolakiba 70 waxa ku kalifaya shaqada bahiyaheda iinayi shaqiso

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 ปีที่แล้ว

      Waxba Kama fahmin qoraalkan😢wll afsoomaaliga iska sax🙏🙏

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว

      @@MoOsman990 haye wllo

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว

      @@MoOsman990 walal waxan iidhi dumarak waxa shaqada ku qasabaya wayi ka qarasho badan yahini ragga mraka raggow walasha iyo oridada si anayi shaqo ugu bixin waxa u qudhu

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      @@sahrasahra7492 omar intu u jeedo waa rag ha la shaqyn ma jeclin dumarka ragga dhexgala cid guursanaysaan jirin oo wlhya
      Kuwa aad la shaqyso way kugu danyasanaay lkn ku guur san mayaan

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว

      @@SUHAYBJOKEF2021pk 🤣🤣walal anigu waxana ahayi gabadha yar oo gurigi hooyadede ku nolo lakin raggow masuliyadina qado walasha iyo oorii dada ha u dirini shaqo ee si anayi u shaqin adigu masuliyadada qada

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 ปีที่แล้ว

    Geesinimada fandhaal podcast kasoo hadal

  • @halimasaada
    @halimasaada ปีที่แล้ว +1

    Way imanaysa maalin fikradaha qaldan ee dumarka laga gudbiyo ay dhamanayso sida kuwi hore o kale siday udhamaden, so wll omar waxadba ismoda sidi qof dadka dhan ka caqli badan oo ka wax ogaal badan, dumar uunba 90ka kahadsha waliba si liito oo hosesa ana xaq toona laxririn wllo mid an ku irahdo amuuraha jinsiga aadbad ugu liidata runti cilmi badna kama haysatid sida wax u aragtid uunba kahadasha iyo in bulsho kale aad nagu dabaqdid, blse culumta usrada soo aqri fiqiga usrada kahadla, marka uun la imow wax saxa oo meel looraco leh maalin walbo waxa yro maskaxdada kushegto hanala imaan.

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l ปีที่แล้ว

    Mawduuca iyo wxd ka hadlayso isma laha

  • @asmaajamac7369
    @asmaajamac7369 6 หลายเดือนก่อน

    Yaaa😂

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s ปีที่แล้ว +1

    Oma

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa joogaa waxa raganimadii dilay qaad
    ciyaaraha aad looma daneeyo lkn geedkaas dadkii caafimaadkii
    waa qaad dhib kawayn majiro qaad anti raganimo maqaaxiyahaa lafadhiyaa qaad unbaa lacunayaa

  • @podcastnoura
    @podcastnoura ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 Dumar baad ku waalatay war 2023 sheekadaa iga cun ragga ba hadda laga masuul laga noqdaa oo la bilaa markaa ha daalin

  • @yohan___abdi___68
    @yohan___abdi___68 ปีที่แล้ว

    My teacher wx ka faiday lama so kobi karo gulayso🔥

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 ปีที่แล้ว +1

    war ma imaqlaysa allh baa u suuronaysa hadad rabtid inaad guursatid gabar aan dhawayn dee waa adiga dokhaga orod raadso maxaa noogula wareegaysa war waan shaqaynayna intaan nool nahay
    w
    marka wiilow anaga caruur dhalidooda kaliya nalooma abuurin marka camal yerlo

  • @sagalmohamedhassen7468
    @sagalmohamedhassen7468 ปีที่แล้ว

    Qof kasta wuxu ku dhahaya nolashada ada ka musala ilahayba haya dhabaradayda waxa ka soo baxaya laakiin waa nagu qasab inaan jihayno nolashayda😥

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 ปีที่แล้ว +3

    Viva prisedent in shar 😂❤🎉

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว

      Af hayeenbu idiin yahaydee😂😂😂

  • @user-tn5tf5zc4c
    @user-tn5tf5zc4c ปีที่แล้ว +1

    Wll jana galoow yacni iskakalayaree

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 ปีที่แล้ว +2

    Dabar go'a ugu weyn ee haysta ragga soomaaliyeed ma ahan mowduucaan uu ustad omar ka hadlay balse waa dagaalada iyo colaadaha joogtada ah maalin waxaa la aasaa boqolaal dhalin yar soomaaliyeed.

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mufakar , c

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤😊😊

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 หลายเดือนก่อน

    Sxb channel kaga wan ku xidhanahy.. badana wax yaabo sax ah aya tiraahda oo wan kugu raacsanahy lkn fadlan marka aad fikirkaga dhibanayso cadeyn ama survey or study raaci.. hadii kale opinion kaga iyo aragtidada uunbad sanka naga kali naysa. Waxa tiri dumarku markay shaqeeyan masculine traits waxa la yiraahdo ayay ka qaadan. Wax cadeyna ama baadhitan lkn mad bixin.

  • @hn297
    @hn297 ปีที่แล้ว

    Wakhtigii geeda fuulka ayaa soo dhaw ragga dhabta ah ayaa yaraan dumar iyo dumar iska dhige ayaa soohadhi
    Qiyaamaha ayaa soodhow fuxshigii ayaa batay

  • @MukhtaarAbdiAlli-bx8fq
    @MukhtaarAbdiAlli-bx8fq ปีที่แล้ว

    Mhadsanid mudane