ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ilaahay dabeeylaha shartooda hanaga najeeyo
Dakaddii Garacad xaggee ku dambeeyseey?
Kulub in dadku ka guuran weeye oo deegan kale cusub waa inay soo sahansadaan
dee meesha bihaya bada kushuba oo dhir kubeera oo Jay kushuba oo geel iyo adhi iyo dameero iyo fardo geeya meesha
imaarad ba wadanka nabad guurinaya oo sun kushuba oo bacdanti laga baxay
dadka reer puntland shaqaaleysiya oo biyaaha badda uso jiida meeshu biyay ubaahantahaye oo xoolo geeya meesha oo ku alabarya wa wax fudud wa lasoo celin kara
Hayadahan dalka jooga halaga saaro dalka puntland, waayo miro GMO ah oo dhirtii daaqsimeedka ah dhir waaweyn iyo kuwo yaryarba ahaa ee baadiyaheena ka bixi jirey bey inta qaateen GMO ku sameeyeen oo marka roobku da'o dooxooyinka raaciyaan iniinyahaasi dhirtii daaqsimeedka caadiga waa ka takhaluseen iyaguna sun waxba ma dhaamaan neef cunaa waxba uma tarto adkeysina uma leh cimilada geedkuna mid yar iyo midweyn wuxuu doono ha ahaado waa isla kii reer baadiyhu yaqaanern ab ka ab maxayse kuugu taaleen waa dhir la dhalan rogay hidahooda. Caano qabtay dabadood baa la qabtaaye hayadaha caafimaadka iyo deegaanka iyo coolaha baan ka shaqeynaa dhaha kuwaa halagu hormaro oo dalka halaga saaro ugu yaraan hadaan iyagoo dhan la saarin oo ta aan jeclahay ah in dhamaantood la dhaho shaqada aad qaban jirteen anagaa qabsaneyna oo cashuurta aan gurno ku qabaneyna ee iska taga. Dhibta jirta waa kolba xukuumada puntland la doorto shacabkii la xisaabtami lahaa lama hayo. War dalkiina shisheeye oo dhan baa cadaw ku ah somaliyeey gat ahaan reet puntlandow maamuladan dalkeena kajira ayeyna soo dhex maraan hayadahan waxa deegaanka ka dhacay oo dhan iyagaa sabab u ah marka reer baadiyihii iyo somalidi magaaloyinka dareemeen isbadalka deegaankooda ka dhacayna waxay hayaduhu ku dhahaan waa climate change iyo huu haa iyo been.Harooyin waaweyn iyo biyo xireeno sameysta kuwa eritrea sameysatay oo kale dalalka biyaha tashiisha re dhulku oogadiisa oomane yahay walow puntland dhulka hoostiisa biyo badan leeyahay oo oomane ahayn lakin water management majirto hayad maamulka biyaha waa in la sameeya oo hayado aaney maalgelin wax iniinyo danbe oo dhirta daaqsinka ah iyo kuwa beeraha ahba yaan hayad danbe laga qaadan
Ilaahay dabeeylaha shartooda hanaga najeeyo
Dakaddii Garacad xaggee ku dambeeyseey?
Kulub in dadku ka guuran weeye oo deegan kale cusub waa inay soo sahansadaan
dee meesha bihaya bada kushuba oo dhir kubeera oo Jay kushuba oo geel iyo adhi iyo dameero iyo fardo geeya meesha
imaarad ba wadanka nabad guurinaya oo sun kushuba oo bacdanti laga baxay
dadka reer puntland shaqaaleysiya oo biyaaha badda uso jiida meeshu biyay ubaahantahaye oo xoolo geeya meesha oo ku alabarya wa wax fudud wa lasoo celin kara
Hayadahan dalka jooga halaga saaro dalka puntland, waayo miro GMO ah oo dhirtii daaqsimeedka ah dhir waaweyn iyo kuwo yaryarba ahaa ee baadiyaheena ka bixi jirey bey inta qaateen GMO ku sameeyeen oo marka roobku da'o dooxooyinka raaciyaan iniinyahaasi dhirtii daaqsimeedka caadiga waa ka takhaluseen iyaguna sun waxba ma dhaamaan neef cunaa waxba uma tarto adkeysina uma leh cimilada geedkuna mid yar iyo midweyn wuxuu doono ha ahaado waa isla kii reer baadiyhu yaqaanern ab ka ab maxayse kuugu taaleen waa dhir la dhalan rogay hidahooda. Caano qabtay dabadood baa la qabtaaye hayadaha caafimaadka iyo deegaanka iyo coolaha baan ka shaqeynaa dhaha kuwaa halagu hormaro oo dalka halaga saaro ugu yaraan hadaan iyagoo dhan la saarin oo ta aan jeclahay ah in dhamaantood la dhaho shaqada aad qaban jirteen anagaa qabsaneyna oo cashuurta aan gurno ku qabaneyna ee iska taga. Dhibta jirta waa kolba xukuumada puntland la doorto shacabkii la xisaabtami lahaa lama hayo. War dalkiina shisheeye oo dhan baa cadaw ku ah somaliyeey gat ahaan reet puntlandow maamuladan dalkeena kajira ayeyna soo dhex maraan hayadahan waxa deegaanka ka dhacay oo dhan iyagaa sabab u ah marka reer baadiyihii iyo somalidi magaaloyinka dareemeen isbadalka deegaankooda ka dhacayna waxay hayaduhu ku dhahaan waa climate change iyo huu haa iyo been.
Harooyin waaweyn iyo biyo xireeno sameysta kuwa eritrea sameysatay oo kale dalalka biyaha tashiisha re dhulku oogadiisa oomane yahay walow puntland dhulka hoostiisa biyo badan leeyahay oo oomane ahayn lakin water management majirto hayad maamulka biyaha waa in la sameeya oo hayado aaney maalgelin wax iniinyo danbe oo dhirta daaqsinka ah iyo kuwa beeraha ahba yaan hayad danbe laga qaadan