MA DHABBAA IN SIR-AA'IIL AY DANAYNAYSO XEEBAHA SOOMAALIDA? WAREYSI DAREEN LA'AANTA DADKEENNA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 204

  • @mohamedabubakar6840
    @mohamedabubakar6840 วันที่ผ่านมา +7

    Jazakallahu kheir
    Halagu dadaalo qabiil halaga da ayo ...quraanka iyo sunnada rasuulka halagu soo noqo..dadka masakiinta kaqooda halagu soo celiyo..

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaahu❤❤❤akbar❤❤scw❤❤

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u วันที่ผ่านมา +15

    Walaahi ilaahbaan wakiilanay

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 วันที่ผ่านมา +6

      @AshaYasin-y7u Ilahey malagu kalsoon yahay? Idinkii baaba cadow isku ah goormaad DAl difaaceysaan

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 วันที่ผ่านมา +1

      Acuudu bilaah..istaaqfurllaah .illaahay waan ku kalsoonahay alxmdulilaah. Allow iimaanka noo sugu ...alle ayaan ka magan galney gaal iyo munaafiq waxay wadaan...waxkastan amar alle ayey ku dhacaan...laakiin wax kasta sabab ayey leeyihiin ee hadalkaag ku noqo walaal

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +4

    SOMALIYEEY...120 MALYAN OO XABASHI AH, HADDU HANTIDII UMMADDA DHAXALKENNI KU WAREEJIYO, BARRI YAA NAGA KICINAYA.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanllaah somali alle ayaa umaqan ..maanta mwaynahii iyo shacabkii ayaa guri iyo waxbarshadii isugu cuno duuban ...rabi yasir

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx วันที่ผ่านมา +7

    Buugiisii la dagaalanka Argagixisida ee uu qoray 1996 Somalia waxeey ku jirtey Dalalkii uu Carabaabey, inta dagaalka Qasa uuku jiro wuxuu yiri markaan dhameeyo kan qasa meelkasta oo Argagixisida joogto waan soo afjarayaa, Ethopia iyagaa Bada Soomaaliyeed usoo dirsadey. Amaana Alah

  • @Caliya7
    @Caliya7 วันที่ผ่านมา

    Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah oo dhiig leh igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢 muslimiinta Allaah ha ugargaaro.

  • @cumarjaamac2109
    @cumarjaamac2109 วันที่ผ่านมา +6

    DADKII. CAQLIGA. LAHAA SOOMAALI WAA. KADHAADAY MA LA ODHANKARAA

  • @haania2495
    @haania2495 วันที่ผ่านมา

    Meelahaaan ha ka had hadlineee nimanyahow orda dalkaaaas gacanta ku qabta Subhanallah

  • @deeqabdidahiriman1285
    @deeqabdidahiriman1285 วันที่ผ่านมา +3

    sax waaye iney bada iyo dhulkaba ay rabaan balse anaga ayaa diyaar uah in laqaato wadankeedana waad aragtaan waxa kadhacaya

  • @MohamedhassanBarqadle
    @MohamedhassanBarqadle วันที่ผ่านมา +1

    Waqti hore ayaa shegay kolay itobiya waxay u shaqeynaysa yahud war hada aan dadaalno inshallah dadka dalka loo soo tubaraacayo madaxda iyo kala gadida maamul gobaled yada war dinta aan ku dhaqano iska dayno tastuur Marka dinta dhaqankeda naga duway oo damqan wayna dalkena la damaaciyay war rasulkena ilahey kaligis ayaa kutubka la soo saaray scw manta waad aragtan dintena adunka ayay saamaneysay xaqa adigo awod yar hadad bilowdo waxad helaysa awoda illahey inshallah

  • @AdenBare-by2xi
    @AdenBare-by2xi 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali qadar bay kujirataa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +1

    XASSAN SHEKH, DEG DEG INTA UUSAN ORDOGAN, BADDA KA SAXIIXIN XASSANADDA HA LAGA QAADO, MIDDAS AYA BADDENNA XABASHI UGA BADBAADI KARTA.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +2

    ISRA'IL WAXA BADDENNA UGA SHAQEYNAYA, IMARAAD IYO ITOOBIYA, ORDOGAN WAA SIYAASI BISLAADAY, OO DOONAYA IN UU DALKA TURKIYA SUMMACADOODA KOR..KOR.. U QAADO.

  • @againsttyranny2149
    @againsttyranny2149 วันที่ผ่านมา

    Shiikh Bashiir, Ilaahay ha u naxariisto, yaa waxaa laga sheegay inuu yidhi hadii aad maantoo dhan ku celcelisid Ilaahayow koobkan jabi, jabi maayo ilaa aad tidhaahdo Ilaahayow jabi koobkan dhagaxna aad ku dhufato. Duriyadiisii yaa maanta cadowgii uu la dagaalamayay ugu yeedhaysa inay na gumaystaan.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +2

    ABEY AXMAD , XOOG HA NOOLA YIMAADO, SIDI HORE AYAN ISKAGA SAARI DOONA EE XASSAN NAGA QABTA.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +2

    SOMALIA MA ORDAGAN AYA MADAXWEYNAHA SOMALIA AH, MISE MISE XASSAN OO MASKAXIYAN AHEYN QOF CAAFIMAD LEH AYA MADAXWEYNE U YAAL KA AH.

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol วันที่ผ่านมา +2

    Asc HBN Online TV mowliid iyo Ustad Abdirahman waaruntiin waaruntiin waaruntiin waaruntiin waaruntiin waaruntiin waaruntiin waayee guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafexasanadan
    @mustafexasanadan วันที่ผ่านมา

    Masha allha ronanlahyda hdu dalka Helo hogamiya sidan u fakraya

  • @RuunGuuled
    @RuunGuuled วันที่ผ่านมา +1

    IMAARAAD aragataye Isra,iil aragatayaa. Dakadaha Soomaaliaya marka ay IMAARAADKA yimaadeen yey gadaal ku wadataa??

  • @YasiinCismaaciil
    @YasiinCismaaciil วันที่ผ่านมา +2

    Waadmahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา

    Khatar kasta ha gesho bada Cas Somalia lala heshiin doonaa ma jirto.
    Inteey Aaminsanyihiin in ay iyagu Somaliland ka taliyaan.

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 วันที่ผ่านมา

    Allah hanaga qabto wixii sharwado iyo dhibaato aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana ka qabto munaafaqiinta madaxda u ah umada muslimiinta aamiin

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 วันที่ผ่านมา +1

    Raga Somaliyeedow dowladan in waxlaga sugo ma ahan waa in aad u istaagtaan dadkiina joogo dibada waa in laga hortagaa dadka Waqooyi ay kudadaalan in aysan gacantooda ka bixin bada cas, wixii Alle noo qorey cid celinkarto ma jirto kheyr baan Alle ka baryayaa

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye วันที่ผ่านมา +3

    Maxaa khatarta uu Erdogaan ,Dalka Soomaaliya ku yahayloo caddeeyn waayay
    Oo uusan ahayn sida dadweynuhu u haystaan.
    Amxaaradda u ololaynayo,si ay saldhig bilateral u helaan.

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g วันที่ผ่านมา

    Marka ugu horeysa waa iney daadiyaan boqolka calan ee kalanooca oo ey qaataan 1 calan oo qudha oo ey midoobaan insha allah

  • @Mah11Haa1-d6w
    @Mah11Haa1-d6w วันที่ผ่านมา +3

    🇸🇴🇸🇴somlida ha isracdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🛌jefn a istakto idha ha furaan

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 วันที่ผ่านมา +1

    imaraatka aya kadambeyo waxan oo dhan waxana sodiray marekan iyo yahuuda

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 วันที่ผ่านมา +2

    Mowliid Waxaan kugulatalinlahaa intaad iskadaysaan Xaalada Bariga-dhexe inaad Arinta Soomaaliya inaad Awooda Saartaan Arinta Soomaaliya,Waraysiyada Siyaasiinta Muwaadiniinta,ah Waraysigooda iyo Wacyigalinta Dadka Soomaaliyeed.Awooda saara Arimahaas,Dadka Baraarujiya Si,ay Dalkooda Ugu Soojeestaan !!!!

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax วันที่ผ่านมา

    Ilahayoow haynoo keenin yuhuud

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q วันที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH AYAA WADANKA KA MADAX WAYNA ISAGANA WAYNU U JEEDNAA ALLAA INOO MAQAN

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad ka hadleysaan waa wax muuqda,dhibka jirase soomaali wey hurudaa itoobiyana gadaasheeda dowlada waaweyn ayaa gadaasheeda ku jira.

  • @seadwarsame10
    @seadwarsame10 วันที่ผ่านมา

    Well done

  • @namiup0274
    @namiup0274 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaali ha israacdo Qabiilka Walee qabri ma kaa badbaadinayo Saleh iga yaan laga yeelin 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @Caliya7
      @Caliya7 วันที่ผ่านมา

      @@namiup0274 somali iyadaa cadow isku ah marka halayaabin cadow debada ah bal Allaah ayaan leenahay kamalidandono walaalaheen 🇵🇸 🇵🇸

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 วันที่ผ่านมา

    somaliland xeebaheedu ma baylahsana ee kuwa somalia xeebaheeda baylahda ah ka sheekeee

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali daneee u hishiinee, sifiican itoobiyaanka markay noo kufsadaan😊

    • @Caliya7
      @Caliya7 วันที่ผ่านมา

      Ma markii lagukufsado adoo nin ah ayaad heshiineysin. Kufsi iyo adoonsi wada jira udiyargarooba somaliyey.

    • @yusufabdihagi7829
      @yusufabdihagi7829 วันที่ผ่านมา +1

      @Caliya7 aaaheeeey xalkale maheedaa, ileen kuleelka markuu nataabto aan dadnahay

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn วันที่ผ่านมา +1

    Itopia riya ku jurta cadaw so jiren ah weya lakin somalida turkia u gacma qabtowa marka somaliyay dagal wan ka dalnay aan hashiino dhulkena gacmahena ka bixi rabaa dowlad shacbka ka weyn tas aan amino hormar garenaa

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar วันที่ผ่านมา

    Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo ❤

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 วันที่ผ่านมา

    Dowlad meeshaan majoofto ee shacaboow aan tuurno maamuladaan habaaran iyo dowladaan maafiyada ah hurdada halaga kaco.

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 วันที่ผ่านมา

    Rabbaw na badbaadi, oo na garansii danteena.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid วันที่ผ่านมา

    Turkiga ayaanu kuwarerjinay arrimaha Badda,Ardogan ha,iskadaayo jileeca iyo daciifnimada.

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i วันที่ผ่านมา

    Odaykan Israel kuwashay muxu uka hadli wayay in xassan sheekh Ethiopia bado badan siiyay somaliya bari hooray dhimatay hello😮😮😮😮

  • @DaudHassan-t9p
    @DaudHassan-t9p วันที่ผ่านมา

    Taasi waa run lkn aniga waxan ahay aqoon Arintaa loo talinaaya

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 วันที่ผ่านมา

    Viva Somaliland

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Cuqdadi maad wali kugujiro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 วันที่ผ่านมา

      @ adiga cuqdada aadka qabto marka magaca somaliland meel lagusoo qoro muxu yahay

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev วันที่ผ่านมา

      @ YAA CUQDADI WALI WEYBA KU HEYSAA ALLAH KAA DAAWEEYO 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤧🤧🤧🤧🤧You are sick 🤧

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh วันที่ผ่านมา

    Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 วันที่ผ่านมา

    X.dhiiqo mar hore ayuu tashtay asaga iyo yuhuudka waa saaxiib iska qabta X.dhiiqo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid วันที่ผ่านมา

    Warkaani war fiican maahan tartanka dhanka Badda ee Somaliya iyo dariskeeda.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid วันที่ผ่านมา

    Qolada Berbara joogta ama Somaliland waa rabaan in Israaa,iil ,itoobiya ito Emarat.

  • @AbdiHassan-lc6eo
    @AbdiHassan-lc6eo วันที่ผ่านมา

    Qadaadweyntii godkooday biyo uugu soo galeen guul somaliland

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaga Badayada nalaga qaadi maayee idinkuna tiina u tashada. Waxbba inaga dhaxayn mayaaan no no no

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 วันที่ผ่านมา

    Muwaadin dhab ah ayaad tahay. Mahadsanid. Hi

  • @adanjamba
    @adanjamba วันที่ผ่านมา

    MOWLEED Bro waa runtisa.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali dalkeeda qabyaalad ayay kadooratay inta baxday doofaarkayraacaan inta hartayna waxay ubukaan inay eyda raahaan bal oromo hakusirto oo hakuucaga juglayso

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 วันที่ผ่านมา

    Run hadaad rabto Rag ma haysano Alaaha noo gargaaro

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb. Anagaa wax damaacisan dhe. Hallo

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v วันที่ผ่านมา

    Ficilka ordogaan iyo dareenka uu muujiyay waa dareen intiisa la'ek ee yaakafaa'iideesta,waraajiridoona.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ugaaasdii baa la xabadaynayaa!!! Ethiopia joogay waa halis: xalay Yaabnay: dolada somalia maanta macalin school baa madaxwayne ka ah. Ma , ahan siyaasi x sheekh:

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu Marican saladhig waa siinaynaa haduu na aqoonsado. Sxb

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqadiina maaha .

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd วันที่ผ่านมา

    AAYISCUNYSA WARAABE ISKAMA CELISO😢😢😢😢

  • @MursalGeelle-c9m
    @MursalGeelle-c9m วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland ayèy doonayaan xaasid yahaw

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 วันที่ผ่านมา

      @@MursalGeelle-c9m waa khair soo kordhey.

  • @faisxassan6899
    @faisxassan6899 วันที่ผ่านมา

    Alaylehe somalia qacanta haka baxdo awalba kumay jirine somaliland lkn waata baaqiga ah

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma waxaa garan weydeen waar kuwan fayow ee Cod qof 30 sano isku dooranayay iska fasaxa. Anagaa bad galay,,,

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb วันที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo Yuhuud Emirates waa isku siyaasad iska ilaaliya Somaliyey heshiska madaxweyne Hassan ala Diido Parlement Kacaa Diida Heshiska xaranta ah ee Ankara lagu sameyey.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 วันที่ผ่านมา

    Dalkii ugu horeyey oo bosto hambalyo ah u so direy itobiyo dalka imaraadka Aqonyahanada wax aqriyo meshii arintan qatarta ah ku arkan mey fesbok ku so daadiyan oo so shergareyan somalida far wa weyn ba wax logu qora war deg deg ugu soo qora ban u shegi laha

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland iyadaa hawshèda wadata. Idinku sawtii dhadeen Cadawga All shabaaab ka xumi waa Soamliland. Sidee Badayda iigala talin kartaa.

  • @toobiyahatoosanchannel836
    @toobiyahatoosanchannel836 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ku raacsanahay itoobiya hadeey soo degto cid ka qaadi kartaa ma jirto

  • @MalyunMaxmud
    @MalyunMaxmud วันที่ผ่านมา

    Wallahi dawlad maleh

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 วันที่ผ่านมา

    ilaahow markhaati ka noqo inaanan waxaa raali ka ahayn in itoopiya lasoo dhawaysto ama cadow kale
    Taarikhdu markhaati ha ii ahaayo

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl วันที่ผ่านมา

    Stop the war not now your are too late

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anwar Al-Cushqi oo ahaa sarkaal Sucudiyaan ah ayaa sheegay inay SIYAASADDA ay geeska Afrika ka damacsanyihiin inay tahya inay Ethiopia hoos geeyaan soomaaliya oo dhan, sidaasina xeebaha soomaaliya inay Ethiopia hois geeyn doonaan. waana Qorshe ay aadaan reer gakbeedka iyo waddamada carbeed.

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 วันที่ผ่านมา

    Acww waad mahadsan tihiin HBN IYO DIINAARI.
    Waxaan leeyahay maamul goboleedyada madaxdooda iyo wax garadkooda iyo culimadooda taladaa barafasoorka DIINAARI run buu sheegay isqabqabsiga inta la iska daayo oo la is cafiyo oo la isu tanaasulo dowladda dulqaad samayso dalka iyo diinta iyo in la badbaadiyo oo mustaqbal dalka loo sameeyo baan ku talinayaa .

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 วันที่ผ่านมา

    Somalay qabiil halaga tago wadankeena aan difaacano marka hore madaxda dalka aan la dagaalno waxaan dhowrano maba jirto Mar hadii baddaadii la iibsaday 😭 waa ayaan daro shacabka somaliyed laso daristey walalayaal hurdada aan ka.toosno. 😭😭

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v วันที่ผ่านมา

    Yaamaalijiray somaaliyeey,kaasina wuxuu ahaa apms diinaari.

  • @muradjcloo4860
    @muradjcloo4860 วันที่ผ่านมา

    Wlhi runta ayuu Ka Hatley

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 วันที่ผ่านมา

    Somalia hamidado markas bay waxa iska celin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา

    IMARAAD WAA ISRA'IL, WAR XASSAN RAG YAHOOW....NAGA QABTA, DALKA XABASHI INOOGA BADVADIYA,

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 วันที่ผ่านมา

    Maya Qabayaaladeena ayaa ka mashquulsan waliba Qabaa’illadda hadda xukunka haayo ayaga ayaaba hor socodo oo wado oo heshiisyo la soo gasho Ajanabiga

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 วันที่ผ่านมา

    Hawiyo saraha ay dhisayaan dhulkay boobayaan hadifaacdaano aduunka waxuu arkayaa bad dhirirkeedu yahay 3300 oo km duunlankas maba oga lax dhukaney abaar moog

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas วันที่ผ่านมา

    War somaaliyey iska daaya daqaalka dhexdiina wadankeni bad iyo bari waladamcay war indhaha kala qaada oo dhikiina ilaashada

  • @getto10
    @getto10 วันที่ผ่านมา

    Xasan ayaaba u Itoobiya u saxeexey maxaa xal ah

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา

    Badiini Hindiyada Turki baad siiseen,miyaad Somaliland kala tashateen?
    Tiina ka taliya,Teena Somaliland baa leh.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad วันที่ผ่านมา

    Somaliland dhex wx yidhahdaa somalia badacas malaha Israel waxy wx doonysa waa dawada Somaliland ee halkasi stragic ah

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 วันที่ผ่านมา

    Soomalida waa dad buko waaye oo qalbiga lac 😢😅😅😊

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 วันที่ผ่านมา

    BADDA waynta india All Been Badaan Iga Walle Midh Laguma Falo Badda India Mihiimadu waa Badda Cas

  • @Saamir-yarre
    @Saamir-yarre วันที่ผ่านมา

    Somalida iyagaba is dhameynaye dhulkeda odhan xita hadi israel halagu daro hadi la dhaho haye le ku dhahayan

  • @SaadaqYuusuf-ez2ly
    @SaadaqYuusuf-ez2ly วันที่ผ่านมา

    Hadiii shekadaas madaxdeena aqbalaan shabaab iska dhiibaaa

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya ilahaa naga qabana kara imaradaku waa cada xaaran

  • @Caliya7
    @Caliya7 วันที่ผ่านมา

    Insha Allaah kama liidandoono walaalaheen reer palestine 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 iyagana Allaah hakadulqaado cadowga kuhabsadey.somali iyadaa cadow isku ah.

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk ma Falastiin baad naga dhigtay

    • @Caliya7
      @Caliya7 วันที่ผ่านมา

      @Footballgamer1589 yuhuuduba iyagey kasoo guureysaa oo xageena ayey usoo wareegayaan

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 วันที่ผ่านมา

    Wacya galinta wada dhagaba maqabaane

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl วันที่ผ่านมา

    Calista aad jeceshay ee somaaliya iska idha'tirto ka keliya ee dilaalka ah eed jeceshay waa MW.Turk iyo ordican.ha kumeeraysa abii iyo israiil

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Berbera Tallo kuma lihidin dee.

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u วันที่ผ่านมา

    Dhalintiina fahanka waddaniyadda ayaa ka maqan

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 วันที่ผ่านมา

    Dowlad aaway

  • @MohamedhassanBarqadle
    @MohamedhassanBarqadle วันที่ผ่านมา

    Manta tabar daraden oo cadowga banaka naga jiro waa is difaci karnaa lkn hadii gudaha naga dago banaka naga soo wareraro taas ayaa inoo qayrbdn

  • @hamsecabdi3344
    @hamsecabdi3344 วันที่ผ่านมา

    Agsinana bad e soomaliya katsshat badada

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 วันที่ผ่านมา

    ADEER SOMALIA ELITE MALEH.QABIILKII AYEEY KUBIREEN.SOMALIA ALLAH KELIYE AYAA UMAQAN. BADDA GACAN TEEN AYAA KUBIXINE.XASSAN WUXUU U HAAYSTAA INNUU ISKALEEYAHAY WADDANKA.SHACABKANA MABA JOOGAAN QABIIL AYAA.LATEGEY.CONTRACTKA FRANCE AYAA LASIIYEY BASE WAXAA ISKALEH ISRAEL ERDOGAN WAA BROKERKA NATO ETHIOPIA WAA UN.PROXY ISRAEL JANUARY BEEY SOO DEGEEYSAA BERBERA ......Abdul shekal

  • @abdulmao1579
    @abdulmao1579 วันที่ผ่านมา

    Diinari in uu hadalka iska dhaafo, bal isaga ha iska bilaabo waxa uu dadku ugu baaqi inay qabtaan.

  • @MohamedhassanBarqadle
    @MohamedhassanBarqadle วันที่ผ่านมา

    Hada kala dilanahay ee aan raadino isku duubnaan wlhi itobiya waxa ay wadataa yahud ee aan ka fakarno war gaalo la so shaqaysto aan ku barano falastin iyo israa iil war shacab iyo xumad aan wada kacno walaalyal