Qof Hadu ku Dulmiyo 3 Arin Aya kula Gudboon keebad Dooran Maqal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Qof Hadu ku Dulmiyo 3 Arin Aya kula Gudboon keebad Dooran Maqal

ความคิดเห็น • 75

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay Dartii way fiican tahay lkn ruuxa Daruufo Kala duwan LA soo Marty Ee marku noloshiisa isbedeshay kudhahaa shalay maanta maaha Waxaan haystaana anaa shaqaystay Ee intaa iigu soo Sawartay orad naftada ugu sabar Xili Aad sugaysay anaa Hesho mahadnaq wanaag farabadan sugaysay aduun ilaahay haiiga Jaro xaqayga Aduun iyo Aakhiraba Aamin

  • @BintMohamed-q5c
    @BintMohamed-q5c 5 ปีที่แล้ว +15

    Waxaan Ahay Qof Madluum Ah Waxa Ii Dulmisay Qof Haweeyn Ah Oo Gurigeygi Dumisay Ana Murugo Iyo Oyin Baan Kuu Noolahay Iyana Farxadi Aduunka Ayey Ku Jirtaa Lkn Alle Ayaan Ku Daayay Alle Ayaa Xaqeyga Iga So Qaadaya

    • @hamsunhoney7158
      @hamsunhoney7158 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah walal ilahay murugada farxad hakugu badalo mid qeyr qabto allaha kuwaafajjiyo walal

    • @ibtisaamindhayare6730
      @ibtisaamindhayare6730 5 ปีที่แล้ว +1

      wlh dulmiga mel kasta uu yalaaa waye ani waxaa afo xun i geystay ninkan aminay on gurday iqamay nolasheyda qof bin adan ma dumin wayo qiyanada xanunka imarsiiye qajilada oo igu sameeme rabi ugu ashtagoday 😂yaarabi

    • @saafiqurux5784
      @saafiqurux5784 5 ปีที่แล้ว +3

      😢😢😢😢 sorry wll calosha ihurtay wlhi😭😭😭

    • @deeqaademdeqa9471
      @deeqaademdeqa9471 4 ปีที่แล้ว +1

      Illahoow kaaga hiili

    • @haniosmacil8456
      @haniosmacil8456 2 ปีที่แล้ว

      Abayo Anigaba naag guriyegii iga dumise Aniga uur leh sagaal bilood ah waxan ka baqayaa dhiikar igu dhufto 😢

  • @salmawaliid2244
    @salmawaliid2244 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc geeridu Waa xaq hadu nafta ii dhafin laha waan bogsan laha lakiin waan noolahay wali yaa allaah awood aan isaga celiyo ma lihi sida dadka loo dhibateeyo ma aqaani 😭😭adaan Ku tala saartay mucjiso ka soo sar

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 4 ปีที่แล้ว +1

    Ya rabbi. kowo Ana ogahay ilaahayow Dunid korkeeda iga soo Jara Aamiin Ya rabbi 🤲🤲🤲

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 5 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah shikh farukh shukran

  • @sidraahmed9022
    @sidraahmed9022 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah Shaikh Cabdalla Ilaahow Kuxafid.

  • @hibohirsi6728
    @hibohirsi6728 3 ปีที่แล้ว +4

    nin aan kala tagnay ayaa maalin walba idulmiya asagoo caruurta ila korin ayuu hadana igu dhibaah plz ii soo duceeya

  • @hamsunhoney7158
    @hamsunhoney7158 5 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalah kheyren Ustad masha Allah Ilahay hakuxafido ustaadna

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 5 ปีที่แล้ว +6

    Wll waxa jiro qof aad ixumayay mar baan damca inana cafiyo laakin markan xasuuto waan ooyay sido iixumayay 😢😢😢😭😭😭walahi

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu qeyr sheikh

  • @f.n6491
    @f.n6491 5 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Tabarakallah

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh Allaha KU xafido aduun iyo aqiro jazakallahumqey shaikh 😍😍😍😍💕💕💕💕💓💓💓💖💖💞💞

  • @قدوتيعائشة-ر6ه
    @قدوتيعائشة-ر6ه 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr sheikh

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaaha sheikh 😍👍💕👍😍💕

  • @zerkyainshe3680
    @zerkyainshe3680 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayow Ilahayow Ilahayow 😭😭😭😭 awod kale mahayo adhiga ehen

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah illaahay haku xafido sheikh

  • @amishabdul292
    @amishabdul292 ปีที่แล้ว

    Shugran sheeq

  • @abdiqanimohamed7936
    @abdiqanimohamed7936 5 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakumullaahi khayran

  • @raxmomuse2738
    @raxmomuse2738 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshllh jasakalahu khayr shiekh

  • @abdirashidhashi3620
    @abdirashidhashi3620 5 ปีที่แล้ว +1

    manshaalaah sheekh kheyr ale
    haku siiyo

  • @3afie
    @3afie 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalkey Sheikh Omar faruuq

  • @samsammboos3740
    @samsammboos3740 5 ปีที่แล้ว +4

    Shiikhoow anigu aad baa laiidulmiyey lkn dadka kaloo dhan waan cafiyaa lkn habaryar tay ma cafi yin mana cafin karo xitaa habeen kii waanku riyoodaa ciilka aan u qabo

  • @maxamedaxmed6829
    @maxamedaxmed6829 2 ปีที่แล้ว +3

    waa igu adagtay in aan cafiyo mid i dulmiyay

  • @kaysexuseenjaamac1461
    @kaysexuseenjaamac1461 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
    @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah shukrn

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah aniga Waanba iska cafiyaa sheeqow jizkllahum qeer

  • @munamuuse9669
    @munamuuse9669 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku xifdiyo sheekh

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 ปีที่แล้ว

    😭 shiikh runtii waxaa igu adkaaty qalbadayda ku sooo laalaabata inaaan cafiyo qof I dulmyy😭😭😭😭qalbiga i hura markan xasuustaaaaa markaa cafiyo waxaan sooo xasuusta dhibkii aan maray markaas dhaha allow iiga kooo dhibaatada aaan maray allow marsiii aanoooo leh baan is argaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryammohamed583
    @maryammohamed583 5 ปีที่แล้ว

    Mansha,aallaah. Ajar badan ale ha kaa siiyo wanaaga badan eed markasta noo soo gudbisid. Anagana ale ha naga dhigo kuwii ku dhaqma. Cafiyana dadka. Mahadsanid adigoo kalena ale ha noo badiyo. Horayna u soco.

  • @sucadcabdi9592
    @sucadcabdi9592 5 ปีที่แล้ว +1

    mahsanid sh Illah hakuxifdiyo

  • @craftandkitchencreativity1774
    @craftandkitchencreativity1774 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha iga Aqbalo xiliwalba soo xasuusto waan habaaraa

  • @Yuki-fx7sk
    @Yuki-fx7sk 5 ปีที่แล้ว +4

    kwaran qof intuu ku dulmiyo ad iska cafiisid hadana xumaanta kula daba joogo

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxa fiican In dulmiiga leska daayo waa cuqubi xuun oo xanuuna wato illahey an kamagan galay inaa qof bini aadana dulmo ama murugeyo

  • @aminakhadar2489
    @aminakhadar2489 9 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALLAAH

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 ปีที่แล้ว

    ALLAAHU AKBAR ILLAAHOOW KAA AWAAL MARI INTAAS WANAAG HADAN WADA AHAAN LAHEEYN WALLEE MA DHACDEEN DHIBKA MAANTA NA HAAYSTA ILLAAHOOW ADDUUN IYO AAQIRO KUU SAQIR ANAGANA ALLOOW KUWA FAHMA DIINTA OO KU DHAQMA NAGA DHIG YAA RABB

    • @skaaf7781
      @skaaf7781 5 ปีที่แล้ว

      barkalAahu fi

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 5 ปีที่แล้ว +2

    shukran

  • @farhiashire8049
    @farhiashire8049 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj4247 5 ปีที่แล้ว +1

    Jzkallaah

  • @qaaliahmed9143
    @qaaliahmed9143 5 ปีที่แล้ว +2

    Shiqow ani wanba habaara wayo wey dhibeen dulmi badan wey igeysten

  • @lulahasan7191
    @lulahasan7191 5 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waan iska cafiyaa laakiin waqti badan ayay igu qaadataa

    • @shamsoali5596
      @shamsoali5596 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlh anaah kula mida ani wan iska caafiyey cafiska wax ka fican ma jiran alle ayaa meel kale naga skin doono

  • @nagaadiidleyare7047
    @nagaadiidleyare7047 5 ปีที่แล้ว +2

    Walegay qof ma dumin ana la ima dulmina

  • @munamahmud8224
    @munamahmud8224 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofka idulmiyay hadi an cafiyo aniga ajirbu ilaahay isiinaya lakin qofka idulmiyay danbigiisa oo dhan maloodhafaya

    • @drsmunagaraad2456
      @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +1

      Maya loma wasa dhafayo lkin kada uunba lodhafayaa

  • @Lovely1432Way
    @Lovely1432Way 3 ปีที่แล้ว

    Walaal suaal ayaa ku weydiinaa aniga dulmi badan ayaa leyga kaley waxaan maalin kasta la caayaa jinsiyadaada waxaa leyga burburyey Meesha aan ku nolaa oo ahiid Muqdisho Aniga iyo dadka u dhashay Waxaa leeygu hadgudbay jirkeygey oo daawo qaldan ayaa Lee siiyay Dadkaas ma Heesto awood aan ugu aarsado kudigoo wey Iga awood badanyihiin Aniga dhib badan ayaan la kulmay dadkey aan soo kaalmo weydiistay iyagana waxey ii diidayn waxaa cuni lahaa waana meel baraf booxo Dalkey waxaa Buuxo hanti badan oo Anigaba God ka leeyahay lkn waan ka baaxanahay Walaalkiis intaas waxaa ee sii dheer in aan xanuun 7 sano la safraaye walaalkiis shimee cadaalad helaa

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 ปีที่แล้ว

    Runtii waan cebahay dulmiga waligeey qof Muslim ah madulmin anigana majecli inuu idulmiyo

  • @maryamamaxamed2881
    @maryamamaxamed2881 5 ปีที่แล้ว

    جزاءك

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 4 ปีที่แล้ว +1

    haduba tukan kwrn ninka.ku.qabo

  • @nasrahassan5413
    @nasrahassan5413 5 ปีที่แล้ว

    ASC. ANIGA QOFKA WAX II GEYSTA MA CAFIYO,ILAA IYO AAN KA AARGUTO. WAXAA JIRTA WAA CAFINEYSAA MIDII MID KA DARAN AYEY KUGU SAMEENAAYAAN,MARKA SOO MA ROONA SIDEY ANI AAN SAMEEYO AARSO INTUU QOFKA KUU GEYSTEY HANA KA YAREEN HANA KA BADIN,KA DIB IS CAFIYA AGTAADA DANBE QORI KAMA JABSANAYO IYAAH.

    • @abdulahiabdi4213
      @abdulahiabdi4213 4 ปีที่แล้ว

      Nasra Hassan soow asaga camal ma noqoneesid hadaa ka aar gudato

  • @drsmunagaraad2456
    @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +7

    Runti quf weliba inan cafiyo ayan jeclahy lkin dunida waxn uvu necbahat qufki iga been abuura sidaas eytahynah hwnki markan sexnyo quf welibo danbi iga galay wancafiya ilahey dartiis ayan ucafiyaa

    • @Yuki-fx7sk
      @Yuki-fx7sk 5 ปีที่แล้ว +1

      manshaalaah qof qalbi ficaan ba tahay

    • @fadumoabdulaahi3215
      @fadumoabdulaahi3215 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah waxaa tahay qof qalbi wanaagsan illaah hakuu ziyaadiyo

    • @drsmunagaraad2456
      @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Yuki-fx7sk shukran wll mcn

    • @drsmunagaraad2456
      @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoabdulaahi3215 shukran qaali dumar

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +2

    SCW SCW SCW

  • @daahiryare9742
    @daahiryare9742 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheeko Qosol Badan Funny 🤣🤣
    Nin Chinese Ah ayaa wuxuu Guursaday Gabdh African Ah Waxay Udhashay Ilmo yar ka dibna wuu Dhintey ilmihii Gabdhii African ka Ahayd Ayaa Tidhi Xaafadii Oo la wada Joogo waan Ogaaa Chinuhu Wuxuu Soo Saaro inuuna Tayo Lahayn.🤣🤣🙏blz Hadaad qososhe 🙏SUBSCRIBE 🙏
    - [ ]

    • @drsmunagaraad2456
      @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +2

      Wad iga qoslisay lkin boskan mahan boski funnyga ok

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah qayr Sheikh