Ka aarso ado Gurigaada jooga Gabar yahay nin kaa tagay ciqaab tan ugu weyn cimrigii wu ooyin ku same

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 489

  • @falisomar6538
    @falisomar6538 3 ปีที่แล้ว +85

    Waanin diin lahoo dumarkana u doodoo dhibkooda dhibaayaa waa dhiragaliyaha dhamaan dumarka masha alalh alaha kuxafido adiga iyo xajiyadaada asc

    • @marymacabdirxamndagancabdi1326
      @marymacabdirxamndagancabdi1326 3 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq wlhi

    • @qadijoqali3497
      @qadijoqali3497 3 ปีที่แล้ว +1

      haa wah siqii an madaxah ku dagsano

    • @riyaan8038
      @riyaan8038 3 ปีที่แล้ว

      Man shallah waa sax
      Wcs

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

      Asww, dumar yaa gaaro, rag iyo isku dhamaystirin rabibaa isku keen dooqay.mataanaynu nahay.ihihihiii haaa.sacabsacab.khadraayqiimigu jaceel kacaleed ee heeee iyo qunyarta yar socod iyo qabaw ku raacoo iyoiyo.meeshan kumasoo koobi doono.

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 3 ปีที่แล้ว +40

    Sheikh Faaruuq
    Allaha ku sharFo
    Aduun iyo aakhiraba runtii mawduucYada kala duwan ee aad soo gelisid markii aan noloshayda ku dabaqay isbedel badan ban dareemay
    Waxan Rabigay☝️ ka rajaynaya inuu Maalinka qiyaame ee shidadu Daran tahay Miisaanka xasanaatka kuugu Daro🤲

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 3 ปีที่แล้ว +170

    Qofkii Quba Qiimahaaga💔
    Marbuu Garan Qaayahaaga❤

  • @mimik2959
    @mimik2959 3 ปีที่แล้ว +23

    Naagtii qiimaheeda iyo farxadeeda nin ku xirta ama ka sugta iyadaaba miskiin ah. Nin maalintaa isbadal ka dareentid horay u soco dheh oo dantada raaco, wlhi isagoo dulaysan buu kugu soo agwareegi doonaa sidii bisad baahan!!!

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +43

    walee waa sidaan ku sameeyey,waan ka tashaday danahayga iyo ubadkayga ayaan u istaagay ilaahay ayaan talo saartay salaada ayaan badsaday iyo ducada Alxamdullaahi,waxaan qabsaday wixaan hore. u qabsan maasha Allah isagana waanba ilaaway inuu beri jiri jiray xitaa lacag maan waydiisan imana furin wuu diiday ana badiisaba waan ka baxay maasha Allah ilaahay ayaa mahad leh

    • @ummnora4665
      @ummnora4665 3 ปีที่แล้ว +2

      Hore u sii soco huuno macaan, good job❤

    • @samiiraabdikarim9734
      @samiiraabdikarim9734 2 ปีที่แล้ว +2

      Libaaxad masha alalh iwrn hada shekadi mse ku dhamatay

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Guurka waa waxa ku nacay ani goblan baa iidhaama

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      @@samiiraabdikarim9734 ax ax ragga idin kataga waa ku ooyaysaan

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 ปีที่แล้ว +28

    Allah swt cidna iguma diri karto wax kaleba an sameye allah ku casin mayo rabiyow iga rali noqo aduun iyo aqiraba o i dambi dhaf🤲😭

  • @ifraaxabdinasir6748
    @ifraaxabdinasir6748 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi ani jaceyl aan uqaaday waa mid waali ah xanuun saaid ayaan dareemay culees farabadan ayaa isaaran hadii aad qoraarkeyga aqrisay isoo duceey inaa mar uun ilaawo

    • @khadiijohassan4822
      @khadiijohassan4822 3 ปีที่แล้ว

      Allhaha qalibigaaga hakaatiro🥺

    • @muniiradhalgobed8945
      @muniiradhalgobed8945 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo ilaahy bari inuu qalbigaga kaaga madoobeyo salaad kasto tukatoba alle bari wlhi adaa ilaawi doona

  • @mahreemmohamed3840
    @mahreemmohamed3840 3 ปีที่แล้ว +52

    Mashallah caqliga aqonta iyo cimriga Allah hakubarakeyo dumarka somaliyed siidaacad ah ayaad uwanisaa Allah ajir iyo xassanaad hakaasiiyo

  • @faadumomaxamadfaadumo1244
    @faadumomaxamadfaadumo1244 2 ปีที่แล้ว +6

    1yr kadib anoo niyad jabsan ayaan daawanayaa muuqaalkaan ilahy amuuraheyga ha iisahlo qalbiga allha ii qaboojiyo thnkz shiiq

  • @caashocawil1529
    @caashocawil1529 3 ปีที่แล้ว +45

    3wek 😥🙊kadib ano qalbi jaban dawanya shikh tnks

    • @ismahanmustapha9466
      @ismahanmustapha9466 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga kula mid ah 😥

    • @maymuunabile5052
      @maymuunabile5052 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigoo 3bilood niyadu igadhimatay daawaday 😥😥sorry Alxm allh

    • @muraayonuuniahmed4542
      @muraayonuuniahmed4542 2 ปีที่แล้ว

      Aniga kula mid ah 💔😥

    • @fmdarmygirl1776
      @fmdarmygirl1776 2 ปีที่แล้ว +1

      Ana caawan daawanayaa ilahey qalbiyada ha inoo qaboojiyo
      Tan kle hooyadey baa sidan sameysey marka anoo yar aabo nalaga duufsadey alx hada wuu noo soo laabtey famil wada jira oo is jecel baanu noqoney after 6yrs

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 2 ปีที่แล้ว +4

      2 isbuuc buu iga maqanyhy aadbay caloshu ihuraysaa lkn kama dabo calacalo

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 3 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad naftaada horumariso guulna gaadho cadowgaaga wuu kanaxayaa gacalkaagana wuu ku farxayaa sheekh wd mahadsan tahay

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu akbar, taladan maantaan u baahnaa inaan maqlo allxamdu lillaah ilaahey baa i waafajiyey inaan helo clipkan, jazakallaah kheir. Aarsigaan lahaa samee waan ka noqonayaa laakiin inyar koley waan ka aarsan khiyaanadaas ninka aan u dhaley caruurta igu sameeyey allxamdu lillaah calaa kuli xaal.

  • @samiiradaahir3316
    @samiiradaahir3316 3 ปีที่แล้ว +27

    Nolasha wan nacay wlhi waxan unolahy ilmheyga daradoda malinkasto wuu iqalbi jabiya Wana jeclahy dacad ban u ahay lkn malinkasto wan oyaa Wana qalbi Jaba iduceya qalbigega inu ale I qabojiyo

    • @amrandheereahmed7716
      @amrandheereahmed7716 3 ปีที่แล้ว +1

      ilaahay qalbiga hanoo wada qaboojiyo abaayo intii dhibkaan oo kale haysto anaba dhibkaa ayaa i hayo ilaahay qalbiga hanoo qaboojiyo

    • @samiiradaahir3316
      @samiiradaahir3316 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin abyo Amraney

    • @fatuushqalbi9436
      @fatuushqalbi9436 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll ad adeeg ayd ka qaadeysaa insha allh guusha wa dhnkga

    • @marwayusuf5433
      @marwayusuf5433 3 ปีที่แล้ว +3

      Ax wllo Alle qalbiga haku qabojiyo way jirta anba inbadana keligay oyey misna murugoday illahay xaqena haynaga siiyo

    • @fatushqali1246
      @fatushqali1246 3 ปีที่แล้ว

      Ilahey haka saro kaas noloshada ha duleyn nafta qof dardis wax ba Kuma dhera xbbti blz ilmaga tos uheyso nimanka wa sas markey gabadha ku raxeystan ayey nacan Hadiba o ilmo laga dhalo ya rabbi ka bax kas nin mahe nin gabar bahdilaba necbahay

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +8

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...

  • @zeinabsheikh968
    @zeinabsheikh968 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh Allaha ajar ka siyo sheikh raga gacanta adag ama baqilka ah kaso hadal inshaAllah aad ayan ola socda barnamijadada jazakallah

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 3 ปีที่แล้ว +8

    Jizaakallahu qayr
    Sh badbado marwalba wad Nala qaybsataa murugta waqtigaa ku xusi doona insha allah illahey noloshada iyo reerkagaba haku xafido kolay aniga waxbadan Ban kaa faiday aduun iyo aaqiraba marka gulayso ❤️🌹💕🌷🌺

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 3 ปีที่แล้ว +45

    Ma Adaaba no so badiyo ,mowduuca nuucan ,wadba naga ,gaabisaye ,soo badi shekhow janada gale

  • @minaymohamed2843
    @minaymohamed2843 2 ปีที่แล้ว +7

    Anigoo laba bilood niyada iga jabsan aan dawadey😢💔 qeer allaah ku siiyo shiiqow😘❤

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh daaci Allh. Shukrn. Jazaaka Allh Kheyr badn. Iyo janada ugu sareeso Allh.

  • @najmaraage2760
    @najmaraage2760 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi wa runta aniga wansameeyay markasu washay malin kasto hees sawiro sarir hurdo isku so sawir nag sawirkeed so sar wuqasmeey ee gabdhow barobeya wad qosli dontqne shugran sh abdulahi adban kugu xiranahay wana kutagera muqaladaduna wa wax ku ol wana ku mahad celinaya

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว

      Abayo isheg maxan sameya

  • @ayaanyusuf1921
    @ayaanyusuf1921 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha alh sheikh wlhi wa san kufekero noloshaa wadadeedana wa hayaa fadlan isoduceyaa walahy in allh iguguuleyo noloshaa hamigaan kaleyahy

  • @sacdiyoabdi8581
    @sacdiyoabdi8581 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allh raga dhan hadeey shiekh oo kale ahan lahayeen guryaha dhan farxad ayeey waqtigoda ku dhameysan lahayeen

  • @apdijibarapdiasis5597
    @apdijibarapdiasis5597 3 ปีที่แล้ว +31

    Wllayaal waxaan idinka codsanaa in laysoo duceeyo inuu Alle icaafiyo waxaan xanuun Ka dareemayaa madaxa iyo wadnaha ilaah dartii iigu Soo duceeya

  • @aminafaisal2805
    @aminafaisal2805 3 ปีที่แล้ว +18

    You are a true sheikh and wants the best for Somali women. You always talk the truth. Somali sisters should watch there actions and go back to our religion when we have marital issues. Revenge is never a solution. Best revenge is to have a batter life.

  • @muraayonuuniahmed4542
    @muraayonuuniahmed4542 2 ปีที่แล้ว +10

    2deys ano qalbi jab ayan dawanyaa rabiyow qalbigeyga ii qaboji💔💔😥

    • @caashoayuub2547
      @caashoayuub2547 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo salaada badi Waa ka bogsanee

    • @SacdaJaamac-c5l
      @SacdaJaamac-c5l ปีที่แล้ว

      Alle ha ku gargaro wllo iska ducyso ana isoo duce

    • @SafiyoSafiyoabdulqaadir
      @SafiyoSafiyoabdulqaadir ปีที่แล้ว

      Ila sooxariira anaa talo kusiina abyo

    • @ZahriinaClaahi
      @ZahriinaClaahi 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@SafiyoSafiyoabdulqaadirabyo Ana isii talo

    • @ZahriinaClaahi
      @ZahriinaClaahi 11 หลายเดือนก่อน

      Ad Ayan u qalbi jabay wlhi

  • @khadrahazzan9914
    @khadrahazzan9914 2 ปีที่แล้ว +4

    Wan murgysanahay qalbigana wuu iholcayaaa wiil an jecla ikhiyamau iso duce shekhow in alle qalbiga alle iqabojiyo

  • @nuuramaxamuud8113
    @nuuramaxamuud8113 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah Wlhi waa runtii shekhena Allah hanoo fidiyo ana dhibatada laygaystay malintaa ma ilaawo anoo oyaya ayan sh badbaado la hadlay taladuu isiiyayana waanku faa iiday nin ilarabay god madow ayan ka aarsaday isoogoo ooyaya ayuu ilasoo hadlaa balse ana hada aduunkaan ugu necbahay waan isla yaabaa maalintaa u ooyay gabdhoow wll taladan qaata cida lagu ciyaaray wayku faaiidaysaa

    • @SACDIA888
      @SACDIA888 3 ปีที่แล้ว +1

      Qli talada noo sheeg waan u baahanahy

    • @hamda2283
      @hamda2283 3 ปีที่แล้ว

      Wll taladaa nala wadaag ado mahadsan

    • @fahmohasan7010
      @fahmohasan7010 3 ปีที่แล้ว

      Abaaayo noosheeg

    • @hibonoura7498
      @hibonoura7498 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah wlshy qali
      Hore ayaa lo yidhi
      TALADAN LA RUUGIN WAA LAGU
      RAFADAAA

    • @rubbahasancilmi7398
      @rubbahasancilmi7398 3 ปีที่แล้ว +2

      @@SACDIA888 wllhi Taladan kama qadan badbado lkn Asiga manta qomameynayo oo ownayo ilmo u dhalay Uu iga tagay lkn manta wuu jclan lahaa inuu soo labto

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga qalbi jaban ayan Hada dhageysan hyaa illahow qalbiga ii qabojii😢🤲

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 3 ปีที่แล้ว +7

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ ماشاءاللہ ماشاءاللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء alle haku xifdiyo sheikh cabdullaahi wlhi wax badan ayaan kaafaaiiday alle hakuu barakeeyo cumrigaaga mahadsanid alle haku xifdiyointii murugo heysata alle haka dulqaado walaalaheey iisoo duceeya alle hanaga aqbalo ducada aamiin yaa allaaah

  • @munofaraxahmed2183
    @munofaraxahmed2183 3 ปีที่แล้ว +19

    Asc wlllhayga dhamaantiiin wll isoooduceeya muraaadbaan leeyahay ilaaahay inuuuu sahlo isoooduceeeya😭🤲

  • @filsaninah5713
    @filsaninah5713 3 ปีที่แล้ว +16

    Ishaad ka ridey , jzaklaah kheyr
    Waxan aamin sanahay dumaku iney yihiin ( naxariis iyo nimco lugo leh)
    Nin fahmey KU faa,iid .kiikale yeelkii...💕❤💕❤love midigta dumarkuu KU jiraa yaa ila og ?

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 3 ปีที่แล้ว

      Ana og wa min weynta midigta

    • @fadxaadan8028
      @fadxaadan8028 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha allh alle aqliga ha ku barakeyo

  • @umusara996
    @umusara996 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall jazaakalaahu khayr ani ii soo duceeya sheeq adiga iyo dhamaan inta kugu xiran dhul gaalo ayaan joogaa in awlaada Allaah igu badbaadiyo nabadna Allaah wadankii iigu soo celiyo Insha Allaah

  • @zamzamyuusuf6150
    @zamzamyuusuf6150 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah jasakallaahu kheyr sheekh badbaado wlhi wa runta wana lasameenkaraa taladan wana talo fiican illahay haku barakeeyo aduun iyo akhiraba shugran sheekh badbaado

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +16

    1 week anigu niyad jabsan daawanayaa video allah inoo Booga dhayo😔🤲

    • @alijamalibrahim3948
      @alijamalibrahim3948 2 ปีที่แล้ว +4

      Isku midnahay abaayo 15days niyad jabsanahy anoo umula intee kaahelaa aynu group qalbiga isku dhisa noqonee

    • @SafiyoSafiyoabdulqaadir
      @SafiyoSafiyoabdulqaadir ปีที่แล้ว +1

      ​@@alijamalibrahim3948abyo Ani kuudhisaa intee kaala sooxariira

    • @WardaMaxamed-sm9ii
      @WardaMaxamed-sm9ii ปีที่แล้ว

      Alle ha kaa dulwaado walal mcn❤

    • @HodanDaahir-c5z
      @HodanDaahir-c5z 3 หลายเดือนก่อน

      2yr kadib ayan aqrinaya qorak kada e maka baxday qalpi jabki😢

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 ปีที่แล้ว

    Mashallah thanks for your great advice.

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 ปีที่แล้ว +2

    One of the very genius Shekh I have ever seen on social media after Shekh Kishki and Shekh Ali Rahge

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +17

    Sheikhow wallhi anaa saas aad ku talinayso nin kala tagnay kusameyay ilahay ila og wuu daciifay marku igu yiri waxan oga arsaday soqabow alx manta asaga dacifay oo shalay nayo waxan ahay naag adag kalsoni buuxda leh shukran yaa sheikh

    • @wardaadam0165
      @wardaadam0165 3 ปีที่แล้ว

      Maxa ku sameysey qli😘

    • @sheymaaqurux5859
      @sheymaaqurux5859 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyoo mxaa kusameysaay mid an jclhy wlhii farxad kumaa hystoo Maanaa awodoo inaa ilobaa

    • @muheymammmmmmm8584
      @muheymammmmmmm8584 3 ปีที่แล้ว

      @@sheymaaqurux5859 ini illa soo hadal abayo

    • @sheymaaqurux5859
      @sheymaaqurux5859 3 ปีที่แล้ว

      @@muheymammmmmmm8584 xbbty hagen.kagaa soo hadlaa

    • @muheymammmmmmm8584
      @muheymammmmmmm8584 3 ปีที่แล้ว

      @@sheymaaqurux5859 sorry abayo sideen kugu sheka tiktok maleedahy

  • @hodankarshe9441
    @hodankarshe9441 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaha kubarakeeyo hada kahor ano xalad adag kujiro Ayaan kudawaday wana ku faiday ❤️

  • @amalabdi2569
    @amalabdi2569 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll ii duceeya in allh qofkan rabo calaf iigu daro iina sojeediyo qalbigisa ii soo duceeya wll

    • @zamiinhabdi6647
      @zamiinhabdi6647 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hanoo soo jeedsho😰🤲

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen1793 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheekh cadawga ha jabo inta keep going alle garabkaga ha galo mar kasta bi idnillaah

  • @salmosiman8430
    @salmosiman8430 3 ปีที่แล้ว +5

    Saxex wye wlhi anaa ku dhaqmay sas wana gulestay alx🤲mar walpo qemahada garo naftada lee ku mashquul👸✊🧕

    • @soomaalibaanahay7310
      @soomaalibaanahay7310 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh alle haku adkeyo gushada xbbti❤ ana iminka wadaa alle hygu guuleeyo🤲🤲🤲

    • @salmosiman8430
      @salmosiman8430 3 ปีที่แล้ว

      @@soomaalibaanahay7310 i.a guul✊✊

    • @shaadiyohappy2405
      @shaadiyohappy2405 2 ปีที่แล้ว

      @@salmosiman8430 abyo mxa sameysay ila tali maanta any ihaystaa

    • @salmosiman8430
      @salmosiman8430 2 ปีที่แล้ว

      @@shaadiyohappy2405 abyo qof ha isku mashqulin naftada ku mashquul qofkii qimahada garan wayo nah walaga dhiradaa wax walpo nafsadada ayaa ka qalisan nafsadada nah jeclow qof in uu ku jeclado haga sugin io in uu garto qimahada strong woman 💪noqo wax walpo oo xanun ku soo maro nah dib ha u xasuusan kasii soco dib ha ulawan queen👸💪

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +1

    Good advice thank you

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan yarta raadiya.yaryar wax waa ii cadyihiin.waa layla joogaa lay soo rucleeyaa ley hiloobaa yaryartan .sir iyo qiyaanana layguma yaqaan mashalah wax badan baan ka qaatay qibrad iyo waayo aragnimo ka helay . haa dee tan baa laga qaatay.alxamdulilah.yarta

  • @nimcoabiib9166
    @nimcoabiib9166 3 ปีที่แล้ว +5

    Insha Allah qofkasta xaqiisa ha siiyo🤲🤲🤲

  • @daahiroxasan6687
    @daahiroxasan6687 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid. Sheeikhoowalle, alle haku. Xifdiyo, Hana inoo kaadaayo, Maasha, " allaahu kaana.

  • @fadxishidane3043
    @fadxishidane3043 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtada weyan shekh illahey haku xafido ❤️❤️❤️

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshAllah Allaha kuhafido sheikh markasta wan dhageysta taloyinkaga wan ka faide wax badan

  • @nasteexoabdisalam1107
    @nasteexoabdisalam1107 2 ปีที่แล้ว

    Shikh ilhy haka jisa imariyo wad nawanisaye ilhy haku wanajiyo 🤴❤

  • @ALHAMDULILLAH7992
    @ALHAMDULILLAH7992 3 ปีที่แล้ว +10

    Sheekhow anuu waan baloogayba ninkaas hhh sidaa haygu daayo habeena dartii uma murugoon isagoo cidla igaga tagay

  • @shukrihanna6094
    @shukrihanna6094 3 ปีที่แล้ว +14

    Qof Bini adan nimadiisa katag miyaa Lee dahay, Dareen Miyaa inkiraysaa, Dareenkaaga muuji, if you want cry, cry, ha isku cilinin ooyinta Dareenkaaga plz Waa kuboksoonee. Remember We are Human, and Have feelings.

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 3 ปีที่แล้ว +11

    Shiikh hablo qudhaa kugu xidhan inta comments Ka qoraysa waanka arki waaye ragg show taloyinka kaa helan hore usoco shiikh

  • @fartunmohamedmuhumed6163
    @fartunmohamedmuhumed6163 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Shekh jazakallahu kheyr👍 Alle haku xafido aduun iyo Aakhiro❤💯🥰

  • @sahroyuusufsahra829
    @sahroyuusufsahra829 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu Akbar 👍 waa run wll qali 🥰 mahadsanid

  • @shaadiyaismail839
    @shaadiyaismail839 9 หลายเดือนก่อน

    Alx waan kugu faiday wlhi❤anoomurugsan aya yutubkada kuqora badbado qalbi iqaboobo horay uwatay noloshayda hada asaga said isowacayo ana madaneyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc walahey soomaaliyeed channelkeyga soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah😍🙏💙

  • @fathiabdi8605
    @fathiabdi8605 ปีที่แล้ว

    Anoo u calacali raaba i qabatay Mahadsanid shiikh

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha.allah.talafiican.ayaad.isiisay.waliba.wakhtigii.ugu.munaasibsanaa.allah.haku.xiftiyo

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq ilaahay hako barakeeyo walhi waa runtaa ❤❤❤❤❤

  • @Voids_blade
    @Voids_blade 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh nin ayaan kala tagnay markan fahmi wayay bil kadib ayuu wuxuu iisoo diray ???????????????? Calamoad sual fara badan ane waxaan udiray 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️waan ka orday hadne???????wuu ku soo caliyay waxaan udiray calamadan !!!!!!!!!!!! oofara badan shib ayuu iga dhahay marabo inaan nin ujabo waan shaqeystaa masha allah allaha ii barakeyo nolalasheyda aaamiin yaa allah

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah walaahi waan sameeyey sidaad noogu talisey 6 bilood ka dibna waan arkey natiijadadii ilaahey waa caadil allxamdu lillaah jazakallaah kheir

  • @jamiilodekaabi7503
    @jamiilodekaabi7503 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheikh jazakllh alle haku sharfow

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Allah kuxifdiyo shielkh Abdullah

  • @luulamuhammed8389
    @luulamuhammed8389 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xili murug kuso aday wana sameynaa intas sheikh mahdsanid 🙏🙏

  • @qadijoqali3497
    @qadijoqali3497 3 ปีที่แล้ว +2

    asc siiq aan marwalbo marxalad lah kulmo aan wacdikisah madaxa ku dagsado aduyadu sidedah banan wah imtixan

  • @faadumomuxumed631
    @faadumomuxumed631 2 ปีที่แล้ว

    Wallhi warun qofkii qalbi uqalmaa lagu qoraa😫😫😫😫

  • @sadiauludow8248
    @sadiauludow8248 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhunaa faadil ilaahay ha ku xifdiyo naagaha ayaa isbahdilay oo nimanka hor ordo oo nafftooda iyo dhaqaalahooda ayaa isku baaba ay

  • @7kids901
    @7kids901 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thank you so much sheikh masha Allah

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 3 ปีที่แล้ว +3

    ala run badana sheekh badbaado 😇shukran sheekh

  • @somaliabelongstosomalis7374
    @somaliabelongstosomalis7374 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc sheikh, Waxaan jeclaan lahaa inaan ku weydiiyo su'aal haddii ay suurtogal tahay

  • @safiyayosof6060
    @safiyayosof6060 3 ปีที่แล้ว +4

    Qeyr Alaha ku siiyo dumarka dulmiga lagu hayyo aad ayaad oga warhaysaa

  • @cabdirisaaqsaleebaan2250
    @cabdirisaaqsaleebaan2250 2 ปีที่แล้ว +1

    M.shallah sheekh waad mahadsan tahay

  • @FathiaAbdillahi-s9o
    @FathiaAbdillahi-s9o 2 หลายเดือนก่อน

    Allh ku barakeeyo

  • @amiranuurahussein4265
    @amiranuurahussein4265 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallah khayr shekhunaa

  • @Mustaaq667
    @Mustaaq667 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh khayr badan ilahaakusiiyo gabdhaaga iyo xaaskaada khayrbadan ayaa udhigtay

  • @istahilsead8181
    @istahilsead8181 3 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله فيك 😍

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah shekh allah allah hukubarakeyoo 👍👍👍👍👍

  • @fartuncabaas1219
    @fartuncabaas1219 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc shiiqow ninka waxuu iga maqanyahay 10 sano waxuu jiraa yurub markaa wax ilmaha kusaabsan markaa kala hadlirabo wuu igu xanaaqaa waxuu rabaa asaga un inaa dhageesto ani warkayga kuma socdo xaas wayna waan ahay marka ma aan sameeyaa waxaan ugu soosamray baahi rafaad maatay makuu baxay aniga iyo ilmahaygaba namarabo

    • @smiiemedin8449
      @smiiemedin8449 2 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢sorry abaayo mcn

  • @NasraFarah-hu8ij
    @NasraFarah-hu8ij ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤

  • @KiinCismaan-r5l
    @KiinCismaan-r5l 6 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa runtaa macalin anigaa arkay

  • @ikranmohomed9933
    @ikranmohomed9933 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaahuma amiin yaa rabi 🤲. Jizakallaah khayr sheikh ❤️💯✍️💯💯💯💯💯💯

  • @iskufilaninadhoolayare8901
    @iskufilaninadhoolayare8901 2 ปีที่แล้ว

    Nefiska iyo frxad ugu mcaaani waa mrkaad ooydo keligaa weliba xoog ilaa ay dr ala kaaga dhamaato ooyintu niyada wxaan ku dhistaah bedel khyr kuu leh baad heli mse helin mna ilaabin xsuusstii foosha xumyd still iwill waiting good hope

  • @amuu8286
    @amuu8286 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah kheer 🌹

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 3 ปีที่แล้ว +16

    انشاء اللہ wlhi waa xaqiiq jirto qeer allaaha kusiiyo

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah khayr thanks

  • @isterlinali8602
    @isterlinali8602 3 ปีที่แล้ว

    Manzha allh jasaka laahu Khayr allh ku sharfo shekh

  • @ayanabdulahi4245
    @ayanabdulahi4245 3 ปีที่แล้ว

    Run.badnaa ilaahow shekh badbaado qayr ku siiii

  • @naimamuhmed402
    @naimamuhmed402 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh aniga nin aya iqaba marwlba murgo iyo ohn itahy wxan u ahya 3wiil masha alll lkn asga ma ego gurigisa iyo carurtisa marwalba aniga oo aga oo ag fadhiya nago kle la shekaysnay cadadis gumaysi hben wlba iyo malin walba waaa ii ohn iyo murgo plz icawi

  • @adnamahmoud9401
    @adnamahmoud9401 3 ปีที่แล้ว

    Alle haka abal mariyo shekh 🤲👑❤🌹

  • @nuraahmed2401
    @nuraahmed2401 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku xifdiyo shekh badbaado

  • @khaalixasankhalidxasan6786
    @khaalixasankhalidxasan6786 ปีที่แล้ว

    Mashlh waa xa ii taray🤞

  • @beautyanddecorations1259
    @beautyanddecorations1259 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalllh shiekh alh kusharfo💕

  • @AsmiitaAhmed
    @AsmiitaAhmed 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll

  • @aminamahamed2707
    @aminamahamed2707 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesiga dumarka dhiira galiya

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 2 ปีที่แล้ว

    Masja allah masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xabiibosidcali3136
    @xabiibosidcali3136 ปีที่แล้ว

    Yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️😭😭😭

  • @asmaabdullahi8070
    @asmaabdullahi8070 3 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah sheikh Allaha kuxifdiyo

    • @shukridahir3925
      @shukridahir3925 3 ปีที่แล้ว +1

      Mash allh Sheikh dumarka ayuu uhiliyaa allha ku xifdiyo wllky

  • @AnisoShariifxaaji
    @AnisoShariifxaaji ปีที่แล้ว

    allahkuxafido

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Ssssss, 5, tii dumar laga dooqay.farxad.mashalah.kun ka roon.

  • @ام-الما
    @ام-الما 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @hawoosman4150
    @hawoosman4150 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh jazakulkah kheer