Deg-Deg: Shayaadiinta Aabahood Ma Soomaalida ayaa Magaca Iblays u Bixisay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 105

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 ปีที่แล้ว +6

    Ibliis Allah ayaa u bixiyey markii aadam u sujuuda la yidhi malaaigta aayadu maanay sheegin ( fazajaduu ilaa ibliisa)

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว +2

    Asc Mashaa Allah waa mawduuc fiican laakiin aayada waad khaladay
    {مَّا جَعَلَ ٱللَّهُ لِرَجُلٍ مِّن قَلْبَيْنِ فِي جَوْفِهِ)

    • @yahyaunun8225
      @yahyaunun8225 ปีที่แล้ว

      Waad ku saxantahay inaad saxday masha Allah wuu isdaba mariyay

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah walaal

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 ปีที่แล้ว

    ASC waan ku salaamay scb lakiin (BOQOR) Ayaad illowfsy sxb ey iila egtahay

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah xaqiiq

  • @abdiwahapguray2806
    @abdiwahapguray2806 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah c/qani sh xasan cilmi badanbaad noo iftiimisay sxb

  • @abdit8270
    @abdit8270 ปีที่แล้ว +5

    Police waxaan u maqlay inuu yahay kelmado mid walba xarafka u horeeya laga soo qaatay oo laysu geeyay. Laakiin dadkuba waa ilma nabi aadan meelo badan bay iska soo galayaan.

  • @mohamedabdalle7275
    @mohamedabdalle7275 ปีที่แล้ว +2

    Warkiibaaa ka dhamaadey ...

  • @moha786
    @moha786 ปีที่แล้ว

    Somali maahmaah! Alle inta kaahen Usha waykadacda

  • @maxamuudcabdi8118
    @maxamuudcabdi8118 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahad san tay walal

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 ปีที่แล้ว +3

    Waa sheeko mala awaal adeer waxan aad ka hadleysid aqoonteedii ma haysid waa laab la kac waxaagu daliilo iyo badhitaano sya lo baahan yahay.

    • @mohamedrashiid7275
      @mohamedrashiid7275 ปีที่แล้ว

      Soo baadh aduu bilaa caddeyn kaablaksc ku tolmaamin ninkan fikirkiisa oo daliilollo ayaad kareebtey idma laha snigu lskiin wiilksn inuu ssxan yshsy baan uhsystaa waxii anigu asn waayo aragnimo sn ku biirsan karona waan eegi inshaa allah haddaba sn ku waaniyee sxb sida
      argtideyda anjuu xasuusiyee Aqoontu waa waayo arsgnimo la ururiyey ee sxb sragtidaada kusoo biiri aqoonta hacsjsi gelinine badhitaar oo intaadii siiraaci si ay ubuuxsanto.

    • @dawanmedia1889
      @dawanmedia1889 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedrashiid7275 thanks sxb, magaca saxda ah ee ibliis waxa laga helaa kitaabta "Albidaya wa Nihaya " e ibnu kaziir qoraya 20 majaladood, weyaan. Tan kale magacyad u ilahay SWT ku sheegayo xagu ka keenay,waxyaabaha qarkod wa sifooyinka ilahay, lakiin magac aanu isagu ino sheehigin ilahay loma bixin karo, midna ogaw jinka iyo shayaadiintu wa kla laba isaga way isaga qasan tahay .

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 ปีที่แล้ว +2

    Saxid:
    Qalbiga iyo jawfkaad is dhaafisay, balse waan arkaa inaad tidhi dadkoo dhanbaa khaldamaya.
    "ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه..."

  • @nugaal012
    @nugaal012 ปีที่แล้ว +3

    Wax macro leh noo sheeg saaxiib. Waxan aad isu gaygaysay maaha Cilmibaadhis.

  • @fathmohamed7222
    @fathmohamed7222 ปีที่แล้ว

    Masha alaha

  • @ardosaid7096
    @ardosaid7096 ปีที่แล้ว

    maansha allaah

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allaah cajiib

  • @c.rahmankayd9373
    @c.rahmankayd9373 ปีที่แล้ว +2

    dad badan uma aqoomsana awooda somaliga imka wxba ha laybin waayo way faafiyen promte gryen

  • @Jeen-Umal10
    @Jeen-Umal10 ปีที่แล้ว +4

    Afka Soomaaliga ayuu ka hadlayaa una hadlayaa, isaga ayaa haddana leh Tv iyo twenty four. Maxaa u diiddey Muuq-Baahiyaha Afar iyo labaatan.😂 Marka adiga iyo mawduucu aad kala socotaan. Horyaal twenty four🤣

  • @yaseinfaarah6037
    @yaseinfaarah6037 ปีที่แล้ว

    Waa Aboowe maha eebè

  • @halyey
    @halyey ปีที่แล้ว

    Luqad❤ma’aha Waa af soomaali

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah laa quwata illa billaah

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 ปีที่แล้ว

    waaba maasha allaah kuwad

  • @moaadam6864
    @moaadam6864 ปีที่แล้ว +1

    Waxa badan oo kale ayaan kuu hayaa inuu afsomaligu yahay ka ugu faca wayn aduunka

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Waad fiicantahay balse Daliillo xooggan baynu rabnaa waanu kula fahannay in soomaaligu yahay luuqad dadkii lahaa dayaceene.

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa markii luqadeena kor loo qaadi lahaa.💕

  • @ilyaazjaamac7577
    @ilyaazjaamac7577 ปีที่แล้ว

    16 ma Nusqaame waa alle

  • @BPF_1
    @BPF_1 ปีที่แล้ว

    10:58 ayada iska firi halis waye wll

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h ปีที่แล้ว

    Ninkaan Wax ayuu isku dar daran , ooisku dhex yaacshay
    إنّ للهِ اتسعا وتسعين اسما ....
    Waa qayb kamid xadiiskii nabiga salla allaahu calayhi wasallam , ee ma ahan aayad qur,aana. Hama la iska hubiyo , wax lasheegayo . Diin iyo wixi kalo laga hadlayaba

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 ปีที่แล้ว

    Willaal na waan maqlay

  • @abdihakimabdi6858
    @abdihakimabdi6858 ปีที่แล้ว

    100 haa baan ku siiyeey

  • @balicadlibaaxseexay3282
    @balicadlibaaxseexay3282 ปีที่แล้ว

    Afka somaliga
    Waa hodan
    Aad haloo ilaaliyo
    Somaliyey

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aan aaminsanahay afsomaligu inuu yahay aqoon la barto.

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 ปีที่แล้ว

    Amaan afkaaga kaagama horeysee ku socda in aad amantaan Afsomaliga ❤

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij loo baahan yhy oo aad u mihiima qeybaha kalana waan sugeynaa barnaamijkan wuxuu iga caawiyey erayo badan oo aan raadinayey

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Inbadan Xafidullah Guulayso waliga Waankuu Hanweynahay Legend bless 🙏😍🙏😍🙏🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h ปีที่แล้ว

    ( إنّ كيدكنّ عظيم )
    Weeye ,

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 ปีที่แล้ว

    igana raali ahow lahjada waqooyi aad uma fahamo waxan u maleeyey inaad tiri magayada ilaahey meela badan ayaan isaga egnahay

  • @dasara4124
    @dasara4124 ปีที่แล้ว

    Kh kuma badaa frenchka..

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Saxid gabayga baadida ninbaa kula day dayi daalna kaabadane waxaa tiri yay Qamaan bulxan ee cali Dhuux matirinin

  • @ardosaid7096
    @ardosaid7096 ปีที่แล้ว

    WAAAAW ANIGA DIGRIGA MACNAYSAN YAAN KA HELAY

  • @axmedcabdiqadir6774
    @axmedcabdiqadir6774 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay
    Barnaamij aad u qiimo badan
    Ayaad noo soo tabisay.
    Suaal.
    Somalidu marka ay dhaaranayaa,marka ay saddex jeer Illaahay ku dhaartaan,waxa ay ka danbeysiiyaa saddex magac oo kale,ti niiqi,tin caaro iyo tin caws maxay u taaganyihiin?

    • @mohamedrashiid7275
      @mohamedrashiid7275 ปีที่แล้ว

      Tan mamaqal sxb seddexdan nagac ee allah gartey seddex xillo fur ahna maqley oo dalqadihii ah iyaguna seddexda dambe mamaqsl sxb bal noo iftiimi waayo arag baa la isku dhaafee

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 หลายเดือนก่อน

    Fardaha xiitaa Soomalida laga qaatay fay iid

  • @faysalaraleh5844
    @faysalaraleh5844 ปีที่แล้ว

    Wasx wall wxade kudarta16 siyamashagta

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Aayadaha Quranka iska sax walaal, eebbe waaye, eebbbow walaal waaye

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR ปีที่แล้ว +1

    WAR wan ku wareeray Wxagan baba😄

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 ปีที่แล้ว +4

    Saaxiib xaga diinta ayaad ku wacantahaye diinta u shaqay oo heesaha iska daa falanqayntooda

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

    afkeena waxan maqlay odaygas madaxa booska ah leh yacanahi wa oday ciroobay

  • @noahD1636
    @noahD1636 ปีที่แล้ว

    Af somali dheh. Maaha luqad e waa Af.

  • @laylashariif2601
    @laylashariif2601 ปีที่แล้ว

    Erayga itoniyanka ee ah weynee micnihiisa wa waawarey
    Ee ma ahan weyne wariye sidas u graham

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h ปีที่แล้ว

    Ma aqaan goor soomaali bilaamatay , iyo goor afsoomaali bilawmay
    والله أعلم

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 ปีที่แล้ว

    walaal magacyada ilaahey lalma wadaagi karo 99ka magac waxaa laga bilaabaa alraxmaan al raxiim al kariim magaca insaanku waa cabdi rxamaan cabdi raxiin cabdi kariim cadul qaadir cabdul quduus alquduus al badiic magayada ilaahey waa inaad ku darto al

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 ปีที่แล้ว

    ERAYGA LOW WAA SOMALI WAA JILIBKA

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    95% Hadal layska yidhi...Ra'yi...bilaa daliil=BEEN
    5%....Xaqiiq

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 ปีที่แล้ว

    Haa,waxa jira ilma Bariye waa reer Borama awal waxay ahaayeen reer Gogti!!!!

  • @القرءانصديقيورفيقدربي
    @القرءانصديقيورفيقدربي ปีที่แล้ว

    ان لله تسعه وتسعون اسما فأ دعو بها
    Waa xadiis lkn maaha ayaad

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 ปีที่แล้ว

    wata ciyaha udhunun waa ciya mayna Ahayn c/qani

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 ปีที่แล้ว

    Cadicaziiz realy ayuu u egyahay

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว

    Guule nin ladhaho oo hada Canada joogo ayaan aqaan

    • @simanmaxmuud9926
      @simanmaxmuud9926 ปีที่แล้ว

      guule majiree waa guuleed oo da.di laga reebay

    • @yusufahmed-re9vh
      @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว

      @@simanmaxmuud9926 kkkkk xariif ayaad tahay saaxiib adigaa iska dhanbsshay miyaa erayga waa Guuleed

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 ปีที่แล้ว

    و تعبها ادن وا عبه

    • @saxarcali5198
      @saxarcali5198 ปีที่แล้ว

      وتعيها اذن واعية

  • @ahmedayanleh4436
    @ahmedayanleh4436 ปีที่แล้ว

    Siya m'a shekte

  • @ayaanleaxmedwayne7498
    @ayaanleaxmedwayne7498 ปีที่แล้ว

    Aabahay baa axmed weyne ladhaha

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi ปีที่แล้ว

    Scwb walaalayaal waad dadaal ficantihin lakiin inu Ingrisiga ku gumaystay oo eerayaadisa isticmashay ma laga yaaba?

  • @nour3257
    @nour3257 ปีที่แล้ว +1

    AstaqfurAllah. Rabi acuudu bika an akuuna min Aljaahiliin. Fadlan dadka wax aan cilmi baadhis iyo daliilo diineed loo Hayn , ummadda ha u faafinina. 1- Luqadda Soomaaliyeed waa kushetik,(luqado mushakal ah) Carabi, Hindi, Fircooni, Sawaaxili iyo kalimado isticmaarka yurub laga dhaxlay ayaa ku dhex milmay. Somaaliyana qoomiyado qadiimiya ayey la jaar tahay, xidhiidhona la lahayd. Fadlan, markay Diin iyo Anbiyaa sheekadu timaado, daraasad sameeya, waa Khalad in Afkaar bilaa cilmi/daliilo layskaga hadaaqo. 2- Soomaalidu cawaan Xidigaha caabuda, shirk badan sameeya, sixir, bidca iyo iwm sameeya bay ahaayeen ka hor diinta Islaamka. Markay yidhaahdaan Hoobalayeey Hoobeey, khuraafaad ay caabudi jireen oo u geeraari jireen buu ahaa. Ilaa iyo haatana iyadoo la leeyahay 💯 Muslim baynu nahay, Siyaaro, saar, Rooxaan, faalis, sixir iyo wax Islaamka ka xaraam ah bay ku dhaqantaa Soomaalidu. Wa Bilaahu Tawfiiq

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici ปีที่แล้ว

      Wll adigaba waxba kaa yar habaabsan ee afka Kushitic ma'aha afaf mushakal ah waa af soo jireen aha oo qadiim ah maantana lagu hadal balse afafki ka dhashay aya jira kushitic waxa lagu hadli jiray ilaa xiliga nabi Ibrahim c.s Geeska africa ilaa Mesopotamia maanta ahaan aaga Ciraq waxana jirtay Ilbaxnimadi ama xadaaradi Sumariga ahayd xadaaradi waxana boqor u aha Nimrood oo isaguba aha wiilki Kush sida la sheego sido kale Nabi Ibrahim c.s xaaskisi Hajara waxa la sheega inay kaso jeeday geeska africa qoomiyada Kush marka afafkaki waagas lagu hadlayay way tafiir go'een inti la da'a ahaydba maanta afafka nool ee lagu hadlo waxa ugu duugsan afka Tamil'ka la yidha ee Hindiya lagaga hadlo sida la isku raacay afkaasba wuxu ka farcamay afki hore ee qomiyada kush ku hadli jirtay bulsha walbe afafka iyo ereyada wala kala qaata wayna isku dhex milmaan afafkan aad tibaaxday ee swhili, carabi waa goor danbe iyaku ee dib u eegbal gabayada afka soomaaliyed ereyo laso qaatay ka arki maysid malaha waxad eegtay un afka iyo ereyada kooban ee maanta dadku ku hadlaan marka af la baadhayo ama qiimeynayo afka magaalka lama qiimeye ee qaamuuskisa iyo gabayada sugaantisa aya la eega mahadsanid

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici ปีที่แล้ว

      Hoobalaay hooba inay quraafad tahay maxad ku cadaynaysa sido kale xidiga caabud inay ahayen cadayn itus oo i taabsi ah bal ila wadaag wll

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 ปีที่แล้ว

    0:26
    Soodiga yidhi soomaaligay ka farcameen haddana sowdiga luuqadihii kale sheegay!!!

  • @simanmaxmuud9926
    @simanmaxmuud9926 ปีที่แล้ว

    aan kuugu daree qudaarta xita carabta in badan aan isaga mid nahay sida tuun basal kabsarada kosbara ay dhahaan begelka fegel

  • @moegeh3642
    @moegeh3642 ปีที่แล้ว

    Fircoon ki dar
    Asalkiisu waa fartii coomawday macnaha qof dadka wax dheeraaday

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว +1

    somaliga inu yahay qadiimi la iskuma hayo wayo dadkaba east africa ayuu degana afka ingriiskana mar danbe la sameyey luqado badan baa ku jira sida carabti sida fransiska luqdo ciida ka badan ba ku jira englishka
    laakin mid baan idin shegaya ogadaa dadkan Adam iyo xawa dhalay marki danbena nebi Noah bay ka soo bilaban tahay luqdahiina way la kala baxeen dadkiina wa la kala tagay hadba aduunka odhan afsomaliga wad ku arkaysa afka china ku jira xataa lamana cadayn karo in yahay mid la inaga qatay iyo inu yahay luqdahii la kala tegay
    dadka dunida odhan meelo ayay iskaga midnoqdan marka la isu keeno ama ha noqoto dhaqan ama ha noqoto luqdaa lakiin wax cadaynaya ma jiro in cidasi lahayd haday xata cadato ma ogola dadka dunida inu afka cushtic af qadiimiya yahayna la iskuma hayao
    mid ogow aduunka dhan aya wadaaaga eryaada qarkood wadan keligiis luqda wada leh ma jiro dadka badankooda marki hore meelaha africa joogen hadana meelaha middle east tageen hadana way kala dareereen dunida u qaybsamen qaar weli africa joogay ama marki ku soo noqdya way jiran english isaga wa af laisu kenkenay wax walaba ku jiraya
    sidedaba alabada wadanka keenay luqdiisa ayay noqdan inta badan sida gaadhi oo inaga soo galay india ka dibna gaadhi anu nidhahno wa sidasoo kale dadka wax bay kala iibsanayen waxay keenan wadankas keenay ayay ugu magac daran

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 ปีที่แล้ว

    Nooso daaya errayada micno ahaa kala fog Horyaal sidda.
    Sallool
    Waxaa dhahaa marka riyuhu geedka jeenyaha kor usaraan iyo erey kale.

  • @AMIINYARE232
    @AMIINYARE232 ปีที่แล้ว

    Hindiga sido kale -Adhi-baraf-

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 ปีที่แล้ว

    Waar warkaagn waxba kama jiraan waa fankii reer miyiga looga bartey.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 ปีที่แล้ว

    Ebawe ayuu yidhi ayaan filayaa

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣 af shaly laqoray oon wx qoraal ah laga hayn maad keenty waa afki caalamka naacda nagala tag

    • @cayto6936
      @cayto6936 ปีที่แล้ว

      Adigu ayaa ka liita waxna mahayzid afkalena mahayzid kaagana garan mayzid qordee adba yaa kaaxiga 😂

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 ปีที่แล้ว

    Sax ebow

  • @Sowsow0
    @Sowsow0 ปีที่แล้ว

    منبر لمن لا منبر له.
    Waar maxa jaahil iyo istus tv ku soo fadhiisanaya. Waxa ka sii daran dadka dhagaysanaya. Mediocrity at it highest level

  • @abdullahimahad1224
    @abdullahimahad1224 ปีที่แล้ว +1

    Immigration 😂😂

  • @moh4127
    @moh4127 ปีที่แล้ว

    😃😃😃😃😀😀😀

  • @xamsemaxamudxaaji4622
    @xamsemaxamudxaaji4622 ปีที่แล้ว

    waardee hoostu waxay ahayd rooblaaw anba kaamaroorin laakiin maaha roone

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 ปีที่แล้ว

    Siyaa ma sheegtee ku daar wa magaca ka mid ah magacyada allah ee afka somaliga
    Lkn mid wll ma dadka ayad rabta inayka dhadhiciso af carabiga waxa ka horeysay afka somaliga subxallahill caadiim af carabigu wa luqadi ugu horeysay qu'ranku soo dagay afafka duniduna waxay ka farcameen afka carabiga marka een aad ka been aburto qu'arnka iyo carabiga iblisna illahay aya ku sheegay subxallahill caadiim waxyabo qarkod walaga xishoda ee dadka walina afka somaligu asagaba isku gayngayn ah

    • @abdullahidharar49
      @abdullahidharar49 ปีที่แล้ว

      Afcarabiga asalkiisu afsomaliga ayuu kaso farcamay
      Arinkaas mar hore ayaa la xaqiijiyay
      ALLAH = Alle = Alleh waa weedh afsomali ah

  • @mohamedabdalle7275
    @mohamedabdalle7275 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkllkkk

  • @awil849
    @awil849 ปีที่แล้ว

    Wad toosanthay.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh... Walahi waa another level.... Ajaanibta af somaliga baratey wxy dhahaan waa af balaaran oo sida mowjad oo kale ah oo sugaan iyo maahmaahyo bdan... Mid Ruush ah baa yiri 60 sano ayaan afka Somaliga ku hadlaayey wad dhameysey bn is lahaa shalyna erayo cusub bn bartey.... Hhhhh

  • @moustaphaahmedoudour4151
    @moustaphaahmedoudour4151 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @mikaelmahmud5920
    @mikaelmahmud5920 ปีที่แล้ว

    Sidookale waare

  • @sougaljire592
    @sougaljire592 ปีที่แล้ว

    Asc waad qaldantay faransiisku ma laha "kh". "KH" wuxu dhaha "k"
    "Khalid" ma yidhaa "kalid" buu dhaha

    • @zainabmohamed4922
      @zainabmohamed4922 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ka wadaa dhawaqa xarafka ( R ) kha muujinaya lkn writing ka maaha

    • @zainabmohamed4922
      @zainabmohamed4922 ปีที่แล้ว

      Sida Rpp dhawaaqa noqonaya,ekh pee pee

    • @ifrahmaxamed7436
      @ifrahmaxamed7436 ปีที่แล้ว +1

      Maah maada dhegii ilaahaay waanshaa waansan quraanka waxaay kaga jirtaa suuratul xaaqa aayada 12 وَتَعِيَهَآ أُذُنٌ وَٰعِيَةٌ

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed2809 ปีที่แล้ว +2

    Been cad ayaad ku waramaysaa xageed ka keentay erayga IBLIIS waaa soomaali sawka allah yidha " إلا أبليس أبى" earaygan waa carabi magacanna Illaahay baa u bixiyay lkn waxad tidhaa waynu waafajin karnaa afkeena soomaaliga hhhhhh waxa kaa muuqata degdag fara badan miyaydaan lahayn tiffa-tirre horta
    Midda kle waxyaabaha aad cuskanayso maaha wax la cuskado amma qof af ka hadalayaa ku warramo.
    Ma banaantahy in allah magacyo aanu isagu la bixin lagu magaacabo ? Ka hor intaanad kla qaybinin eenad axkaam siinin ( jawaabtu waa xaaraan mana banaana )
    Waad dhiirantahay lkn waxyaabo badan ayaa kaa dhiman

    • @moaadam6864
      @moaadam6864 ปีที่แล้ว

      Waxad sheegta wax cadayn ah ee aad kaga so horjeedo

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici ปีที่แล้ว

      Wll Ibliis magacisa saxda aha waa Azanzil af uu yahayna Alla og kadibna Alle aya hadana ku tilmaamay Ibliis tusmo yar aan ku siiyo Quranka waxa lagu qoray af carabi Toradka wuxu ku qorna afka Cibriga Injiilna wuxu ku qorna Aramaic Zabuurna wuxu ku qorna afki lumay ee Sumariga marka afafka kala duwan Alle wuxu xusay Ibliis laga yaba magac kale inay ugu qoran tahay ma sheegi karo inta kitaaba Nabi Adam c.s waa lagu xusay marka dadki afafka ku hadli jirayba way sheegan karan oo dadka cibriga ku hadla waxay aaminsanayen Nabi Aden inu Cibri ku hadli jiray sida dadka qaar maanta aaminsan yihiin Nabi Adan inu Carabi ku hadli jiray balse kaliya Eebe wayne kitaabka luuqada uu adeegsaday iyo tilmaam ee inoma sheegin afafka ay ahayen tusmo kale Illah waxa adeegsada afka Soomaalida iyo Aramaic, xaga Hebrew Elohim, Carabigana Allah marka kitaabka Quranka madama uu carabi ku qoran yahay yanan u maleyn Illahay inu af carabi wax walbe u adeegsan jiray