Fanaaniin Soomaali ah oo Heeso Ka Xaday Dameero iyo Bisado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 2 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijkan wlhi waa iga gadanyay ....

  • @osmanwarsame6151
    @osmanwarsame6151 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi ninkani waa mu'alif pure entertainment kkk

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan jaamacad gaara ah ayuu kasoo baxay caadi maaha

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 ปีที่แล้ว

    Erayo badan baan kaa faaiiday lakin hada ma codka dameeraha ayaan ka sheekeyaaa. Horaan INTII AAN ka faaiiday ban ka sheekeynin jiray😂😂😂😂

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂 bes waaye aniga halkaan waan iskaga cararay subscribe-tii yarayd waan la laabtay, war ninku maxuu yiri 😂😂

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 2 ปีที่แล้ว

      Maye boowe haka laaban isga daa

    • @maxamedcaagane
      @maxamedcaagane 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jamilayusuf9521 halkaan mar horaan ka cararaye adiga dartaa ma ugu Soo noqdaa baaye 😂

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedcaagane kkkkkkk boowe soo dhawoow hadan

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcaagane lagama maarmo boowe

    • @maxamedcaagane
      @maxamedcaagane 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jamilayusuf9521 Haye dartaa ayaan ugu saaraye waxyaabaha qaar ha joojiyo yaan mar kale intaan xanaaqo subscriberta la noqone 😂

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk dameerka cawa waa heehee kamaan maqlinee ci ayaan maqlayn

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk ma barnaamij aad soo dhigtaan waydeen

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 ปีที่แล้ว

    Nio fasiraada Afka somaliga noo wad naga DAAA waxan sheekada dameeraha iyo bisdaha

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 2 ปีที่แล้ว

    khamriga noocuu cabaa dalka ma yaalee garacu xaguu ka keeney muudhkan heer caalamiga

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamay fanaan iniga oo ah Jaahuur oo ku nook magaaladda garraloogubay waa your jeclaysanay sheekooyinkaaga gaagaaban waxaanu garanweynay erayga aad ka dhawaajisay ee ah nayjar ma magac baa ma meel baa dhinac aanu u saarno garan weynay waaxaa i waheliya Cutiya iyo xaajiyo tooxo
    Jawaab waafi ah baanuw kaa filaynaa. Mahahdsanid……….
    n

    • @abshirjimale9691
      @abshirjimale9691 2 ปีที่แล้ว

      Nayjar waxaa loola jeedaa DABEECADDA Allaha shay ku sameeyay

  • @somagril-care
    @somagril-care 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan xusuustaa inagoo caruur ah inaan hadal ka dhigi jirnay heeso badan tusaale heesta ..
    Waraf & Shimbiro...
    Wel welka iii sheeg 3 jeer

    • @xusto00
      @xusto00 ปีที่แล้ว

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin Rubac ku Tagay Uma Xumid Eesh Cala Murqaan😅

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 ปีที่แล้ว

    Hada waxbo lagama faaiidin oo walhi ah

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk miyaan iyo miyoow miyaa iskaga eekaaday

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada waa aflagaado waxan horta T.v gan yaa iska leh

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 2 ปีที่แล้ว

      Haaye, cida ka dhagaysata ka daran. 20 seconds kadib waaban ka baxay

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @sismail120
    @sismail120 2 ปีที่แล้ว

    Sidaad mooday maaha

  • @sismail120
    @sismail120 2 ปีที่แล้ว

    Waad isla booday ee Caga dhigo !!!!!

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 ปีที่แล้ว

    sheeko mucjiso ah weeyi

  • @JIBRILFMUSE
    @JIBRILFMUSE 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh...
    Var-tii oo Nool

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 2 ปีที่แล้ว

    Ugu yaraan 30 doolr

  • @sulthancayga7353
    @sulthancayga7353 2 ปีที่แล้ว

    Sxp barnaamijyo xiiso leh ayaad soo tabisaa

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Iskudheshayaa cidaa dugsi lageey lasirbeen baladka lagahelo aba tuuloyinka lagayaqan ma adaa kan cajal guri lagula xiray ana iisameystay moobeeloo isir kalaab familyo tumasho suulka iisaar aba iicodey afki laga xadAy

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 ปีที่แล้ว

    Waaryaahe waxan xageed ka keentey waa sheeko gaaban

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 2 ปีที่แล้ว

    Codadka dadka markay heesayaan : -
    Yaan caylooqaadan ama ujeedo kale waa sidey iila muuqdaan ama aan cidkasooxigtay aniguna aan aad ugu qancay
    Tusaale
    1. Magool = Laxda/ ido
    2. Nimco Jaamac = " "
    3. Kinsi Xaaji aadan = Faraska Danan
    4. F. Kabayare = ?
    5. SHAKIRA = Riyaha
    Xasan Aadan = Dameer ama Waraabe
    Kudarso hadaad igu raacday

  • @siradm
    @siradm 2 ปีที่แล้ว

    Saad u fekkertaa adiga walaalow? Qur’aanka kasaar bal meesha qaabka laxamada loo sameeyana abwaanada waydii! Xassan ganey iyo ciddi kuu dhaw oo kale

  • @michaelkoohi7154
    @michaelkoohi7154 2 ปีที่แล้ว

    RUBBISH.
    NEVER HEARD OF BEETHOVEN, AND THE ORIGINS OF MUSIC.
    STUPID IIDOOR STORY.

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan jaamacad gaara ah ayuu kasoo baxay caadi maaha