CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 224

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 2 ปีที่แล้ว +71

    Codka Ubaxa walaal barnaamijyadaada waa kuwo aad qurxoon, waana taageeraa ani ahaan. Allaha ku dhowro🙋‍♂️🥰

  • @AbdiAziz-z5q
    @AbdiAziz-z5q ปีที่แล้ว +2

    Cabdirahmaan xaaji wl waadkumadsantay taariikh iyo xikmadbaad umada lawadaagatay

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Mu,Alifka wuxuu kahadlaayo waa runtii. Lakiin dad nool ayaa jooga meesha. MA,AHAN. TOY.

  • @raxmamaxamuud1841
    @raxmamaxamuud1841 2 ปีที่แล้ว +9

    My fav barnamij in dadka lawaraysto macno ma yesho lkn sida loo waraysto aya macnaha usamysey aad baad mahdsan tahye barnamijyada quruxda badan ee aad nala wadagtey ismaciil adiyo bahda codka ubaxa 😘💞

  • @jawaahircisman2617
    @jawaahircisman2617 2 ปีที่แล้ว +19

    Woow mnsha Alla barnamijka codka ubax aad ban uga hela una dhagaysta thanks ismacil waxad so xusha qofba qofka u ka xigmad badanyhy Abwan c/rxmn xaji wd ku mahadsanthy sida quruxda badan en hagrashadu ku jirin Ed Nola wadagtay Mansoyinkaga ama gabayadada wan wnagsan e wada xigmada se abwan hadi ad akhrido commentgayga waxan ka codsanaya hees jawahir la dhaho o Aman ah in ad iso samayso magacasi lomaba heese waliba waxad igu dhiibta xarir axmed ama suldan serar ama c/raxmn O'Day ama Anshax wad mhdsntahy abwan cimri dheer iyo cafimad iyo guulo bdn Ayan ku rajaynaya

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +11

    Codka ubax barmamijyada ka baxa wan jeclahay abwaan xaji nin tagey❤

  • @israadenosman4965
    @israadenosman4965 ปีที่แล้ว +3

    Wll waan ku jecelnahay qof qalbi wangsan ayaad tahay waxaan kugu ducaynaan oo ku rajaynaynaa cafimaad buuxa oo laxaadkaaga Allah ha ku soo celiyo dib cagahaaga ugu istaag idim Alle wll

  • @Naima90900
    @Naima90900 2 ปีที่แล้ว +25

    Amazing podcast thank you ismail😍

  • @abdinaasirgureychibaar9680
    @abdinaasirgureychibaar9680 ปีที่แล้ว +7

    Clear voice that attractive your senses and guiding to stare with watching the podcast CODKA UBAX ❤

  • @salahismailaden6576
    @salahismailaden6576 2 ปีที่แล้ว +15

    Ismail Abdi Ubah Iyo Abwaan C/raxmaan Hajji wan idin salaamay,runti wa barnaamij aad uqurux badan oo aanu wada sugaynay 👋

  • @Sir_mixile
    @Sir_mixile หลายเดือนก่อน

    C UBAX waxa nolosha kuso qabataa cabdiraxmaan qoslaaye thnks

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 2 ปีที่แล้ว +16

    Heesuhu meel ma jiraan halkan ayaynu ku dmaynaa ayuu yidhi abwaanku 👍👍🔥🔥

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 ปีที่แล้ว

    Fanaanka Mursal Muuse soo fadhiisi waa mulaxan waa fanaan cod wanaagsan waana aabaha fanka casriga

  • @huzzienaden7426
    @huzzienaden7426 2 ปีที่แล้ว +43

    Jaceyl Dumar Ma Taqaan?
    Dumar Jaceylkooda Qofkii rabo Inuu Barto Waa inuu 1 Gabar ku ekada asaaba Baranaya Dumar Wnaagooda iyo Jaceylkoda.

    • @Oowgeedi
      @Oowgeedi 9 หลายเดือนก่อน +1

      INbdn

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi fav ii noqday codka ubaxa 🥺❤️

  • @somaliking838
    @somaliking838 2 ปีที่แล้ว +50

    I don’t understand why people should support nonsense podcast and not like this brilliant and talented people

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 2 ปีที่แล้ว +5

      Who knows soomalideenu wa cajiib

    • @suleimanomar8184
      @suleimanomar8184 2 ปีที่แล้ว +8

      Sheik mustafa Ismail harun once’s said somalia people listen their mad people

    • @sumayabadri6451
      @sumayabadri6451 2 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan ahmed xaraf mad noo kentan

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 ปีที่แล้ว

      Somali dii way waa sheen wll 😂

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 2 ปีที่แล้ว +6

    Codka ubax aad ban uu tageera ilaahay haku dhowr ismacil wllo

  • @Oowgeedi
    @Oowgeedi ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Cabdiraxman Cismaan Omar "XaaJi"❤
    Xikmaaawi❤

  • @munnaxawadley2392
    @munnaxawadley2392 2 ปีที่แล้ว +21

    Dulqaado waan karaa
    Dambeesana waan xishaa
    Waxiisa aniga ii daran
    Danteyda ma dhaafsado
    Dadaalka waxaan gabaa
    Markaa daacadey luntoo
    Damiirka aney iska leh.
    Wax badan waan radiyay shekada ka dambeyso hestaas balse wan helaya ugu dambeyntii. Mahadsanid codka Ubax

  • @shaaficiawilabdilaahi8847
    @shaaficiawilabdilaahi8847 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan jiheeye iyo abwaan weedhsame mid kood soo casuum

  • @ceeblacali8850
    @ceeblacali8850 2 ปีที่แล้ว +5

    Mncha allah laba nin oon taageero barnaamij qiimo badan leh🔥IzmaiL Abdi ubax iyo abwaan Abdirahman haji❤

  • @shaficiismaelahmed7640
    @shaficiismaelahmed7640 2 ปีที่แล้ว +6

    Codka ubax
    Amazing 👏
    Sheekooyinkii kaama hayno
    Waayadan

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 2 ปีที่แล้ว +12

    Anoo nafta kuu hibeeyay
    Xidhiidhka hadii aan gabay
    Ha malaysan inaan ku nacay
    Anigoo mawjado igu kacsanyihiin baa intani i qaboojisay waxbaa iga kala degayba,ani ahaan qof xidhiidhka joojiyay iima tirsana se abwaanka hadalkiisa waxbaa iiga baxay cagtaan u yara dhigi wixii hada ka dambeeya😂
    Thank you wllo Ismoo🥰
    Abwaankuna waa mahadsanyahay

  • @siikaawicumar3635
    @siikaawicumar3635 ปีที่แล้ว +6

    Damiirka Ana iskale heestan ugu jeclahay🎉

  • @abdullahisaladhirad6596
    @abdullahisaladhirad6596 2 ปีที่แล้ว +14

    mahadsanidiin bahda codka ubax. waa barnaamijika keliya ee aan u hilow waa codka ubaxa. saak marka aan hurdadda ka soo kacay aan khadka furay ayaa iso dhacay notification barnaajimkaan sariirta dusheedak ku dhamayestay anigoo ka hormariyey waxkast aan qabsan laha manta, marka dhamayestay ayaan hawol maalmeedkaygi kale bilaabay.

  • @abdisamedyusuf7859
    @abdisamedyusuf7859 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaaah codka ubax aadbaan idin tageeraa lkn abwaan weeedhsame nosoo qabtaa waa nin Aftahanaa xaga fankana kufiicane please odeyga weedhsame sooqabta

  • @hirashomedia3942
    @hirashomedia3942 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan dab jaceyl soo casuun ismaciil

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 ปีที่แล้ว +21

    Qof walba jacelka loogu booday waa salaamay 💔🥺

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 ปีที่แล้ว +4

    Season aad usoo badi episodes ka Ismaaciilaw waa barnaamij aan aad ugu xidhanahay.

  • @faizaahmed08
    @faizaahmed08 2 ปีที่แล้ว +8

    Ismail odka ubax legendary 🖐🖐😍

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 2 ปีที่แล้ว +30

    Nafyahay hadimada ka dhowrso Guushana marinkeda heyso
    Talalabada halkad dhigeyso
    Horteeda bal aad u fiirso
    Codkaubax ♥ 😘

  • @abdullahiabdirashid3479
    @abdullahiabdirashid3479 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka ubax barnaamijyada ka baxa aadbaan ula socdaa
    Ayaantaan waan tabayay barnaamijyada halkaan ka bixi jiray
    Gaar ahaan
    #Waalayga guursaday

  • @zackcade2316
    @zackcade2316 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan HeziHiza waxay u pdanyin Xaraf RaaaCa D 🥰

  • @naemaj4616
    @naemaj4616 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow MashaAllah weli ma arag weriyahan weriye ka wareysi wanaagsan 🎉👍🏾 well done!!!

    • @idilralia4921
      @idilralia4921 ปีที่แล้ว

      Oo kaaa qurux badan maa jiirto

  • @qadanmaxamed7759
    @qadanmaxamed7759 ปีที่แล้ว

    Ismacil codka ubaxa walih waraysigiisa waan ku hamiyaa inaan janalkiisa kaso muqdo❤

    • @nimcoxasan5427
      @nimcoxasan5427 ปีที่แล้ว

      De kaso muuuqo Hadad wax faido ah no hayso

  • @sabnaagaas578
    @sabnaagaas578 2 ปีที่แล้ว +6

    Beryahan Waadna Ilawday Hadanu rer youtube nahay😢❤

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 2 ปีที่แล้ว +5

    Odoyaasha halkaan isku arkay waa salaam xaajiga NACABKA hakabeero

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 2 ปีที่แล้ว +6

    Wan ka helaa barnaamijkaga sxp Mancha allah..

  • @mariamima9120
    @mariamima9120 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks hn ismail horay usoco aad ban kugu xiranhy xiiso ayay leyihiin barnaamijkagu

  • @drsnajma2756
    @drsnajma2756 2 ปีที่แล้ว +23

    Best smile abwan

  • @abassliban1378
    @abassliban1378 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan xaaji wlhi waa funny quura quura ka cabata🤣🤣

  • @idmanhassanidmanhassab9983
    @idmanhassanidmanhassab9983 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan Mr kle so celi legend weye

  • @carafatcabdiraxman3097
    @carafatcabdiraxman3097 2 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamij aad u xiiso badan,wariyaasha Waxaan leeyahay Codka Ubax wax ka barta

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 2 ปีที่แล้ว +7

    Badwayn burqanaysa weeyi abwaan Cabdiraxmaan xaaji.

  • @sakariyeabdisalansakariyea6991
    @sakariyeabdisalansakariyea6991 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaaniinta caynkani waxay qurxinayaan podcast...ka ee xaggooda inoo soo badi

  • @suleqosiman3947
    @suleqosiman3947 2 ปีที่แล้ว

    M.a wiil codkisa waa wax kalee eh 🥺

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +20

    🤣🤣🤣Fanny
    Qof cuqdadeysan markuu kuu yimaaado hees cuqdadeysan baa soo baxaysa kulahaa

  • @Dalxiis24
    @Dalxiis24 2 ปีที่แล้ว +14

    Asc ismaciilow gudoomiye Abwaan jihiiye soo qabo mahadsanid

  • @shapcanomer2243
    @shapcanomer2243 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan weedhsame inoogu xigsii insha allah ❤

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 ปีที่แล้ว +7

    Codka ubax ❤️

  • @fatimaabdi4180
    @fatimaabdi4180 2 ปีที่แล้ว +8

    Codka ubux Waan jeclahay barnaamijtaada kamana dhargo please noo so badi barnaamijta thanks

  • @axmedzakifalastiin3351
    @axmedzakifalastiin3351 2 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Jiheeya Noo Soo Qabo Sxb.

  • @kahinhass6547
    @kahinhass6547 2 ปีที่แล้ว +7

    fun from codka ubax podcast 🥰🥰

  • @qurusjr
    @qurusjr 2 ปีที่แล้ว +5

    Abwaanku Waawada Farxade Guulayso Abwaan

  • @fardawsasayleci1005
    @fardawsasayleci1005 2 ปีที่แล้ว +7

    Daganida kalsoonida aqoonta dhoolcadaynta masha allah podcast gaguna waa cajiib walaal

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 ปีที่แล้ว +5

    51:55 Nasab dhaladiyo
    Dhamays ugubaay
    Dhabeel sharaf loo
    an dhawaydtaay
    Maan ku dhawrtaa
    Ka dhul sugayoo
    Aduunba ku dheer
    dhabii qalbiga
    Nacab dhiiran ba
    Xogteena dhacoo
    Dhambaalkii dad
    ba dhufays u galo
    Dhaliil la unkaa
    dhankayga marto
    Aqoon wax dhigtaa
    Dhexdeena gashoo
    Dhaataye waxan
    Kuu dhawranaya
    Qof kuu dhigmaya
    Mabuu dhalanoo
    Dhigaa huno Kuam
    dhafasan karee
    Dhaqashiyo adaan
    Dhaxdin kaa rabaa🥺🤌🏼

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 ปีที่แล้ว

      Dhaqashiyo adaan dhexdin kaa rabaa amaizjng wye xaqiiqatan

  • @drsnajma2756
    @drsnajma2756 2 ปีที่แล้ว +13

    Best listen Ismail mnshallah 👑

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 ปีที่แล้ว +4

    Jaceyka dhabte mabe guuleysto intabaden

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaankani waa aqoonyahan nin waxbadan og weeye alle habarakeeyo

  • @hanniawil5052
    @hanniawil5052 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa barnaamaj aad u fiican

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely axyaa codka ubax

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 2 ปีที่แล้ว +2

    Laba legend Barnaamijyada noocana ubaxow xoogbaan u xiisaynaaye noo soo badi

  • @xawabare3716
    @xawabare3716 2 ปีที่แล้ว +8

    Qofkan abwaanka farxad baa biya dhigtay

  • @jowharatul_qalbi33
    @jowharatul_qalbi33 ปีที่แล้ว

    Codka Ubax Ha laygu Casuumo❤

  • @OdawaYare-f3f
    @OdawaYare-f3f 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 sept 08 Sunday

  • @xamdamuhiim6668
    @xamdamuhiim6668 ปีที่แล้ว

    Insha allah caafimad tam ah allah haku siiyo wllky

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 ปีที่แล้ว +2

    ISMACIILOW XASAN DHUXUL SOOCASUUN MUFAKIRKA

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 ปีที่แล้ว

    Ismaaciilow Abwaan Weedhsaame soo casuun

  • @khadarmahdi1776
    @khadarmahdi1776 2 ปีที่แล้ว +8

    Markasta waxan ka mid ahay dhaliyarada daawata chenelkaga lkn codsigayaga naga aqbal nexet xamse xadaari

  • @HARGEISATVOFFCIAL
    @HARGEISATVOFFCIAL หลายเดือนก่อน

    ogow hadal dalable iyo
    dhaaxan dood jaban maqloo
    anigu uma dudo si fudud
    waxaad daaha saartay iyo
    beer nugaylku ima duroo
    dareenkaagaan ogee
    jacayl dumar yaa ku baray
    dulqaadkuba waa sadkaa
    dalaalimo waa caqliga
    wixiise adiga kuu dana
    daleed kama soo heshid
    jacaylku wuxuu dagaa
    kashii kula duubantee
    dookhaaga anaa iska leh.
    ........ Waa Jawaab Waafiya......

  • @amaaljellef2872
    @amaaljellef2872 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan jiheeye next pls

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waabe abwaane www masha allah

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdiraxman xaaji abwaan, laxamayste,wariye iyo barre . aabbaha waji furnaanta iyo bashaashnimada .

  • @aishaali1681
    @aishaali1681 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaank waan ku haystaa lunberkiis ha laysoo qoro

  • @sawsankayse3338
    @sawsankayse3338 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ismaciil cabdi ubax iyo craxamaan xaji aad ban idin salamay baramajikan aad ban uga hela xaladahan imikan iska war hayintana imikan kanhadlayan🤣🤣❤️🙏 mahad san tahin wllo

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend Abdirahman haji

  • @Asad-hagio-team27fun
    @Asad-hagio-team27fun 2 ปีที่แล้ว +3

    Codkaubax ismaliloow wll sobadi barnaaaamijdada sooobadi am from Kenya Nairobi

  • @cabdirazaaqaxmed3019
    @cabdirazaaqaxmed3019 2 ปีที่แล้ว +5

    Aftahan + BULSHAAWI LEGEND ISMAAIL

  • @KaafiyoXurmoMusic
    @KaafiyoXurmoMusic 2 ปีที่แล้ว +4

    Xaaji:“Ma inagiiba khuuro ku kala cabanna”😂

  • @bilancabdiraxmaan8096
    @bilancabdiraxmaan8096 2 ปีที่แล้ว +2

    Codka ubax,barnaamijka keliya ee aanan ka caajisin dhageysigiisa

  • @hikmatmohamed1000
    @hikmatmohamed1000 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa layla gursaday full story

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂wlhy sheekada macalinimada aarbn ugu qoslay wlhy kkk

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 2 ปีที่แล้ว +4

    Jaceylka dumarka aqoon ma galee 😂😂😂 abwan iga walee waa ku dhex walo

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdirahman haji✊

  • @asmamohamed1252
    @asmamohamed1252 2 ปีที่แล้ว +3

    Esmail waxan rabaa qiso ani igu dhacdey inan kula wadaago halke kaala so xidhiidhi karaa🙄

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 2 ปีที่แล้ว +5

    #ismaciil zhp waxad ku yara darta marka uu abwaanku heesta uu erayadeeda sheego inad heesta inayr sii dayso

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +8

    Legend Ismailka 🖤🔶

  • @AbdikadirIsmaciil
    @AbdikadirIsmaciil ปีที่แล้ว

    You are making Good interview ismail

  • @umalkhayrhussein1224
    @umalkhayrhussein1224 2 ปีที่แล้ว +3

    Ismail cabdi ubah wlhi waxaadtahy nin aad iyo aad u ah ilbax ismailow waxad nooso casuumta labada nin ee layidhaahdo abwaan weedhsame iyo abwaan jiheeye waa codki ismail

    • @bintucali7288
      @bintucali7288 2 ปีที่แล้ว

      Weedhsame hore ayuu u waraystay qaali

  • @nouraibraahim7153
    @nouraibraahim7153 2 ปีที่แล้ว +5

    abwaan i mean xildhibaan laabsaalax pls barnamijkan ka xiga noo soo casuun

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p ปีที่แล้ว

    Ninkaan isja qoslaya muxuu ahaa
    Waxan ma heesa war dadka dhaqan xumo ha barin

  • @malyuuncali5824
    @malyuuncali5824 ปีที่แล้ว +1

    Bestie smaile abwan m.a

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว

    Masha allllah noooolaaada❤

  • @kalitmoh8139
    @kalitmoh8139 2 ปีที่แล้ว +4

    Apwaan WeedhsaMe Zoo CaZuuN izciiL C UPax 🙏

  • @tufahbashirbashir3260
    @tufahbashirbashir3260 2 ปีที่แล้ว +1

    Jah Abwaan sare

  • @ayanabdisalam5475
    @ayanabdisalam5475 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh wxbuu istadhaa aynaan garaneyen...............🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ismail Bro soo Badi Apwaanada Waraysigooda Plz

  • @maxamedwardi3011
    @maxamedwardi3011 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan jihiiye hala so qabto

  • @fadumoomar9156
    @fadumoomar9156 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka ubax⚘♥️😋💯

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 ปีที่แล้ว +5

    1weedhsame
    2jiheeye
    3laaabsaalax
    Baan kaaa sugaynaaa inshllh