Wareysi: Gen. Axmed Jaamac Muuse Taliyihii Hore Booliska Somaliya qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @loveoneanother6301
    @loveoneanother6301 3 ปีที่แล้ว +3

    May Allah have mercy on him and grant him Jannah .We lost another great MAN TODAY .People like him gave so much for us I hope we can carry their vision forward AMEEN.

  • @claahisaalax8382
    @claahisaalax8382 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha u naxariisto axmed jaamac muuse

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 3 ปีที่แล้ว

    Inalillah waina illeyhi rajiuun may the Almighty Allah grant my uncle janatul fardosa

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha xafido jenaraalka

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Ali, 👍

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 3 ปีที่แล้ว

    Waa waqti

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว +3

    GENERAL xiligii UU qiimaha lahaa buu SOO marey maantana indhacde MOORYAAN ah AYAA darajo boobey iyo kuwo Ciyaal derbi ah iyo Naag Muufo suuqa KU gadeysey OO General ah SOMALIA halkaas BAY mareysaa

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa sababaha an ku.mucaarado maamulada ka dambeeyey 1991kii sababta ay uga faaideysan aqoonta waaya aragnimada dadkii hore ee wadaniyada lahaa ee waxsoo ahaa marka caruurta la soo aruursanaayo?

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallaah ninkan waa waxbadan og Qabyaaladna aan Aqoon waa macruuf reerkuu kasoo jeedo waa Dad Aqoon illahay siiyey waadadkii lagu dooranjiray maxaad Taqaan haduuna isku kalsoonayn mar horuu Qol yaroo Land isku soo xidhi lahaa halaga faaidaysto waa nin weyne Qabyaalad waxba matartee Reerkiisa oodhan ayaa Qarana waana laga ixtiraamaa Degaanada ay degaan waana nin Reer Ceergabo ah oo reer Xiisa oo UDURXMIIN MSAHA QARAN DIIDKA WAADADKA TACAB USOO MARAY QARANKA SOMALI MAAHA DADKA BAHDILAN

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Nin kastoo xukuumadii kacaanka ku jiray oo burco iyo hargaysa kasoo jeedaa waa aqoonyahan waa wadni waa mujaahid laakiin beelaha kale ninkii kasoo jeedaa waa faqash xansuuq gaystay saas miyaa kkkkk

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    Maanta camera lagaa eegaya kadib caawaa lagula baxayaa

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 ปีที่แล้ว

    Daacadnimadiisa waata keentay
    In markii ay dhacday scandalkii
    Xeebtii jasiira 17 julay 1989kii
    In xilka laga qaado
    Waayo wuxuu ahaa ninkii isagoo aan cidna ka gabanayn isku dayey inuu
    Case baadho

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 3 ปีที่แล้ว

    Calow qaybtan waxba mad waydin taliyaha qaybtan dambe waqtiga unbad naga qaade, ilaahayba ina dilaye xoog la sheego kamad qaadin odayga runti.

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 3 ปีที่แล้ว +1

    Odayga Jeneralku markii Kooxdii Siyad Bare Amarka ka qadan jirtay ay xasuuqa xeebta Jazeera ka geysteen ee dadkaa maatada ahaa isir ahaan loo diley wax awoodo oo lahaa may jirin Jeneral magac u yaal ah ayuu ahaa isaga iyo wixii saraakiil ahaa ee kasoo jeeday Beesha Isaaq buulkay ahayeen waana tii Ninkii kelihaa ee illaah ka badbaadiyey gumaadkaas Cumar Muuse sheegay in markii la ogaaday in dadkii lagala baxay guryaha xaafad ka mid ah Xamar la wada toogtay isna mayd ahaan looga tegay watii Ina Salamaan Dafle iyo jeneraral Axmed iyo Rag kaloo badani wareysteen cumar Muuse iyagoo rumaysan kari waayey in sheekadisii run tahay waxayna direen cid raacda cumar oo arinka soo hubisa wayna arkeen aroornimadii dadkii oo waxooga ciida ah dusha laga saarsaray oo dabayshii ka qaaday nin ka mid ahaa oo sarkaal sare ahaa oo Dhulbahante ahaa aya Matag la jeestay markuu arkay dadka sida loo galay. Markii arinki noqday mid dhab ah ayaa Ina Salemaan Dafle ku yidhi Jeneral Axmed gee gurigaga si aan loga daba iman Cumar Muse oo ahaa qofki keli ahaa ee ka badbaaday, Jeneral Axmed kalmad weyn bu ku yidhi Ina Salemaan Dafle oo ah Guryihii xalay dadka lagala baxay dadkan aan wax galabsan iyo Gurigaygu waa isku mid yacni isku reer ayaa nolaa arkaa waana lasoo geli karaa ee adigu kaaga gee Saleemanow sidii bu ka yeelay oo cumar waxu ku badbaaday Guriga Ina Salemaan Dafle oo Siyad Bare Gabadhisa qabay. sheekadu waxa weeye waxuu iska hagraday Jeneralku mu jirin arinkii Jaziira oo awood ka weyn ayaa jirtay.

    • @77dagan
      @77dagan 3 ปีที่แล้ว

      waa tiiraanyo weyn ilaahayoow unaxariiso shuhadaas laxasuuqay aamiin maanta midaas mid lamid ah ayaa kasocota muqdishu najaaso daahir manoqotee isjiri shacabkayga reer muqdisho waan idinjeclahay cadowgiina ilaahay ha'idinka qabto foojignaada indhaha fura dantiina garta marka hore waxaa layska dhagayaa qof kujecel samahaaga jecel be careful please farmaajo waa danger iska ilaaliya hadaladisu way isburiyaan isaga kaligiis ayaa wadani ah sidii siyaad bare war hooy dhagaha fura oo indhaha fura ilaahayoow shacabkayga dhibaatada cadowga kabadbaadi aamiin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@77dagan adiga qabiil.baad u jeedaa illaahay haku daweeyo 32 sano ayad muqdisho qarax iyo xansuuq ku waday maad adigu is aragtid af.qadhmuunayde

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 ปีที่แล้ว

    Asc wuxuu ahaa taliyihii ugu.fiicna ee soomara ciidankii police soomsaliyeed
    Waayo waxaa qiraya siday ciidanku u jeclaayeen oo runtii xilka lagu qasbay
    Ka cudurdaartay lkn siyad barrre ku qasbay after geeridii general adan kuukaay
    Nin mutacalima interpoll ku jirey
    Aqoonyahansare ah
    Daacad ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว

    GENERAL Waxa UU ogyahey
    SRC iney kujireen ragga basaain ah
    Taliyaha asluubta ismaaciil Ahmed ismaaiil/ ismaaciil Cali abukar/ Ahmed Hassan muse/laxwase/
    BIIXI/Kaahin/Faysal dhurwaa/

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 ปีที่แล้ว +1

    waa adeerkay igawala awr halaabay lama waydiiyo

    • @MoeAli-en6mm
      @MoeAli-en6mm 3 ปีที่แล้ว +3

      waar adeerna kuuma ahee sheegto ayaad tahy af xumada jooji taariikh iyo aqoon iyo masuulniadiisad ka xuntee

    • @jamacabdilahi8980
      @jamacabdilahi8980 3 ปีที่แล้ว +3

      Miyaad isku qasbay anaguu awoowe noo yahee ader ninkan weligin macaa qabiilkina ayaan gaadhayn

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 ปีที่แล้ว

      @@jamacabdilahi8980 . General ka waa ciidagale

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdiali8874 maaha waa habar jeclo muuse abokor

    • @mohamedsaid3552
      @mohamedsaid3552 ปีที่แล้ว

      Ina nur dhobay

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani isaaq yuu ka yahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว

    Seenyo Dibjir wareyso General basaasinta SNM basaasi jirey UGU weynaa BIIXI handaraab iyo kaahin Dibjir/

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 ปีที่แล้ว +2

    dadkii jaziira lagu xasuuqay isagoo police ka jooga ayaa loo diidaday inuu soo arko wali halkii buu ka dhurmayaa

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 ปีที่แล้ว

    Taariikhdu ma duugowdo

  • @suhaybxirsi7411
    @suhaybxirsi7411 3 ปีที่แล้ว

    Ninku taba baro badanaa

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani ma xamar buu tegay

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 ปีที่แล้ว

      Haayo ila lagu qarxiyo joogimayaan.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@alphamale5802 maxaad qof islaama qaraxa ula jeclaysan haduuse xamar joogo xamar ma gaalaa joogta laga yaabee inaad adigu dhul gaalo joogtid hadeer

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Abdulaahi xamar ma gaalaa joogta subxaan

  • @uditnarayan1540
    @uditnarayan1540 3 ปีที่แล้ว

    Waaryaa waa iyadii oon biyo is marin

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 3 ปีที่แล้ว

    Meeshii dadkiisii. Lagu xasuuqay markhaatiga ka ahaaa

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad somaliland U waydiinwaydey

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 ปีที่แล้ว

    cali seenyo dee caadi u warayso waxa maad waydiisid dadkii jaziira lagu xasuuqay ninkii ka soo hadhay wuu agangalin kari waayay walaahi sala calee

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

    Waar kuwan Saabku badowsanaaye. Calaamadoodan xun ee cararaysa ee marna qofka Afka ka gelaysa marna Sanka ka gelaysa, maxay ka wadaan? Ma waxaasaa xayaysiin u noqonaysa.