QUMAYADII NINKA KADHACDAY GABADHII RAJADA AHAYD MAXUU NINKII KU NOQDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 ปีที่แล้ว +1

    Shukran habo ayaney❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Cimraan Caaqil ayeeyo macaan allaha ku caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi macaan badanow

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah will Allah kuu caafiyo abaayo

  • @AnfacNuur-t7t
    @AnfacNuur-t7t ปีที่แล้ว +2

    Ayaanee wadan kaa joogto waxa barashadiisa kwrn Ani inaa jaamacad kadhigto Arabia warbixin igasii sandman aajamacad bilaaboyaa ilaahy haiifudeediyo iducee.❤❤❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +3

    Quruxdu wa qalbika iyo diinta iyo xijaabka ❤❤❤

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i ปีที่แล้ว +3

    Allah kucaafiyo

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว

    Illahay indhaha Caafimad ha usiiyo cimraan yare habo Mcne

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi ปีที่แล้ว

    Abaaayo alle hakuu caafiyo abaayo labadada qisoba wn isku dhageystaa oo hbnkii bn kushaqeeeyaaa byo shaqo guriga abaayo isoo ducey hamiya bdn bn dunidan kaleeyhy aaqirana inkasii bdn

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaamiin yaa rabbii illahey hano cafiyoo cimran yarey

  • @Nasro283
    @Nasro283 ปีที่แล้ว +2

    Wcs maasha allah walle waa runta sida aad sheegtay ayaan caday❤

  • @sumeyasheikh2986
    @sumeyasheikh2986 ปีที่แล้ว

    Cimraan cade Allah ku caafiyo habo mcn

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm ปีที่แล้ว +2

    Alle hakuucaafiyo

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Cimran yare Allaah indha ha u caafiyo sixir iyo Baqti Allaah ha naga hayo damaan teena

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @SabrinAbdi-ib8ep
    @SabrinAbdi-ib8ep ปีที่แล้ว

    Team qisaas waa idiin salamay❤wax bdn khadib

  • @Nadiifoxasan-n2q
    @Nadiifoxasan-n2q ปีที่แล้ว +1

    Wllayaw iisoo duceeya shaqadii quriga aa igu adkaatay😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Istar301
    @Istar301 ปีที่แล้ว

    My queen..💓🦁

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 ปีที่แล้ว +1

    Allah cafiyo inshaAllah 🤲🤲🤲

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +1

    Cimraankeena caashaqa allllah ku xafido hbo mcne alllah haku caafiyo😢❤❤

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow caafimaad taam ah sii waa saqiir aamiin aamiin yarabi

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilah aniga shaqalo maba laga helo wadankaan quraac ayaan sameyay wana lahurdaa wali

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 ปีที่แล้ว

    wcs ❤❤❤❤❤abaayo ayaan

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Ayaaney waan sha qeestay sakay alxmdu mar hada hurdaa is ku diyaarayay mar kahada qisada soo galisay ayaa dawanaa xalay iyo saakay goos leyga haayay alxdu hada wow iron yhay 1/9 in sha allah shaqalo qabaarabaa alle mid qer reesan ha iga dhi gii nabad ha igugaar siiye

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +2

    ala jecliyaa ayanteyda ❤Allah haku xafido ❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 ปีที่แล้ว +2

    Wow❤❤❤

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa ani saaka waan tukade quraacaan kariye dugsi quraan aaade

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    M.a ayaan Allah haku Sharfo❤❤

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 ปีที่แล้ว

    Wllhi benta ma ahn ❤❤

  • @YahyeMaalin-h8g
    @YahyeMaalin-h8g ปีที่แล้ว

    ilaahey hakucaafiyo abyo cimŕaan

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw ปีที่แล้ว

    Ilaheey hakuucafiyo abayo

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว

    Alle haku cafiyo habo rabi wixi dhibayo haka dul qado adina alle haku xafido habo qof kasto hol ayu qabana mohohe habo kamaba shekey karo ani ila hada hol le ku jira hada alab aya dhaqoya hoyo dey na batati aya ukarinoya habo inti kale na de kama shekeykare

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah 😱😱mahadsanid abaayo sharafay Allaha ku xafido abaayo quruxey ❤❤❤❤

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว +2

    Allah kuxifdiyo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    Alla caafimaadkaaga hakuu soyaadiyo IL dadeed alla hakaaga qabto cimraaan iyo adigaba

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti ปีที่แล้ว

    Wsc ayaaan cdey 😊😊 cimraan cde alle ha noo caafiyo soobar baar cimraaan habo😊😊😊

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen ปีที่แล้ว

    Haye ayaaney

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว

    ani sakay guriga hoow kama qaban la.anow gabar folaneyso aya isbitaal lajiray الحمد لله hada wey umushay hada aya guriga imaaday ❤❤❤❤❤❤

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤cimraan yare Allah haku caafiyo

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

    Allaah hku cafiyo hpow cimraanow cadaw hpow illaahy caafimaad hku siiyo hpo aamin yaa rabi

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ❤❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว

    Alla caafiyo cimraan yare

  • @HanaJirde-b6h
    @HanaJirde-b6h ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo cimraan yare insha Allah

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 ปีที่แล้ว

    Aniga koley ani lee shaqesta qurac iyo qadadaba wan kariyee hosha dan wax qabtee alxamdulilah illahey ku maxadsan

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett ปีที่แล้ว +2

    Waaga markoo barye Ani quraac kariye wabacden school aaday ka imaaday hdane galab waaye holl hayaa mellaha xaaqayaa qolalk hagaajiyaa reeer somali hdaa nahayna hweenki casho karsanaaye cashaa karis iga rabto😚

  • @istahilahmed9315
    @istahilahmed9315 ปีที่แล้ว

    Canugan allah kuu caafiyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @hamdialihussein
    @hamdialihussein ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayaan qurux🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nuurtojimcale3142
    @nuurtojimcale3142 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo ilhaya haku cafia aniga Quran aya aqriyaya❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว

    Wku salaamay wllshy mcn

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleycumu salaam abaayo ❤😊

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen ปีที่แล้ว

    Alow icafii wiilkan habada u ahy e cimraan cafimad tam ah abyo

  • @axmedabdixashi-jv4sh
    @axmedabdixashi-jv4sh ปีที่แล้ว

    Wcs Ayaan qurux

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qurx

  • @xasanjey7130
    @xasanjey7130 ปีที่แล้ว

    Walhi wan gadaye inan so hormaro 🎉 anigale

  • @sahranuur1432
    @sahranuur1432 ปีที่แล้ว

    Allaha usaqiro abaayo oocaafimaad taam ah hasiiyo wiilkeena

  • @asmamaxamedxmuuse
    @asmamaxamedxmuuse ปีที่แล้ว

    Alle haw caafiyoh xbbt

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd ปีที่แล้ว +1

    Hargabaa bisteyda la ahay faataxada iisoomara😢

  • @xikmakhadar9212
    @xikmakhadar9212 ปีที่แล้ว

    Ayaan dhemanka dhalaala setahy abaayo 🤍👸

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan ปีที่แล้ว

    Ani saaka markaan waan tukada kadib ciyaalka ayaan kiciyay weey tukadeen dugsiga ayaan geeyay waan so laabtay cashirkeeygii quraanka ayaan diyaarsaday waan ka baxay kadib qureec diyaarin ilaa qado isku xiray salaan saare ina gobdon

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 ปีที่แล้ว

    Wlhi mobile iska firsanay wayo xafad waa labuxa xabiib sako ilahad wan iska bashalay wayo shaqad xafad.manda a nilaga malihi mcnto 😂❤Galab wngsn Ayaan.gobdon ❤😮

  • @MahadhaMuhumed
    @MahadhaMuhumed ปีที่แล้ว

    Ilahey wilka hakucafiyo ❤❤

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaane abyo makar horey camida tam ilahye kahu siiyo baby yar allhum aamin
    Mid kale abyo aniga ku dhageysan maba moodo in aan hool maba qasado thns Xappi waayo malinteeed ii quruxisaa waayo hool walibo adiga kugu qabasad thns saad mar walibo saad videos nosoo galiso thns thns 🤲💙 hore usoco xapti ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Allha kucafiyo nurka Allaha siyafiyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ayaan ❤❤❤

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 ปีที่แล้ว

    Ayaan adi iyo asxaabtada isoo duceeyo walac. Aya ahay lkn inaa wax sameeyo waa diidey waa seexana waa kakacaa iisoodhiib aya kujiraa 90ka

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

    Illahow kuu shaafo Amiin❤❤❤

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว +1

    First comment

  • @Asienor
    @Asienor ปีที่แล้ว

    Ayaaneey bentaa ma ahan shaqada dhan anaa qabto sase tahayna ciyalka xafada raadis anee iigu jiraan ileen wa qurxanahay waaba cajisnaa maante shaqada power iisiisay thanks❤😂😂

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว

    اللهم❤ صل وسلم علي نبينا محمد❤ صلي الله عليه وسلم

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

    Ayaan Allah kucaafiyo lkn habeenki iyo subaxdi 114 suurat faatixa iyo adkaarta

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว

    Ayantena

  • @istahilahmed9315
    @istahilahmed9315 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllo aniga salaadii subax kadib quraac kalatuury shaqo MCH aady waxan ka imaady 2:00 duhr nimo 3carura ijoogto dadoduthy 4jir 2jir 1sano jir qado ukalaturay shqadiguriga bilaby wxab kabaxy 4:00 wxn ufadhiisty kiraam aqris iyo ducu 6:00 casho fudud sameye hadaneh wxan galirabaa kutub tafsiira uu ii aqriyo adeykey wa intaas nolosheyd ❤❤❤❤❤❤ hbn ku kuu wcnaado😊

    • @faizaaden2987
      @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah mcney ❤️

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      Maashaa allaah maashaa allaah hooyo karti badan ayaa tahay alaha kuu siyaadsho

    • @maryamamohammed5048
      @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Alle ha ku barakeeyo Anaga Alle ha noo fududeeyo Aakhiradeena

  • @shamuuzisalahmaxamed7428
    @shamuuzisalahmaxamed7428 ปีที่แล้ว

    Asc ayaney allah ku cafiyo mida xigta xanadada babur ma so dono miyaa

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 ปีที่แล้ว +1

    M.a manta dhan sugaye ina video sodhigto ❤❤❤❤❤❤ wax yar kadiba wakuso firinye alx ana saake dhar dhaqowa kudhel maday hooyo 2ba cunug ujogta ahay alle ujogne hdna 7bil uur leh wana iska wajacsanhye iso duceya in ilah ifudeyo waqtigeyga hdi lagro i.a

  • @ilhaancabdiraxmaan4913
    @ilhaancabdiraxmaan4913 ปีที่แล้ว +2

    Nyaa Muqalka like Sar ha iisoo indha weynaanine😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq ปีที่แล้ว

    Abaayo macn suqa ayaan ushaqo tegay

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura ปีที่แล้ว +2

    jikadan kugu karsanoya inta hoshi kle so qabsaday❤🤣🤣

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

    Ayaaney qofka haasidka waa waaxid ka dunida ogu hun😢waana ruuha kaliye faqiirka ah aduun iyo aakhiro 😮

  • @iqrocabdi6354
    @iqrocabdi6354 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan iyo asxaabteed ayeeyo dey aa iga xanuunsan ii gu soo duceeya 🥺😭

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 ปีที่แล้ว +6

    Wcs Wr Wb Abayo welcome back

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 ปีที่แล้ว

    Xabiib waxbo wlhi wan iska jifaa 😂😂 1:28

  • @SehamOmar-ds3ru
    @SehamOmar-ds3ru ปีที่แล้ว

    Wllhi ayaney labo gabdhod no jogto mid somalia io mid ajanabi wllhi jigada kama dhax baxo cuntata anaa kariyo diyariyo sakay ana nadafada qabty marka bili adamka naftata laka so qadaa hadan gursadana waxa laga yabaa inan ubahan oo ani shaqesan dono

  • @Haniabdiraxman-ibra
    @Haniabdiraxman-ibra ปีที่แล้ว +4

    Ha isoo indho weynaaninee like saar videoga😅❤

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว

    Wn so shaqeysty Ina adeer

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 ปีที่แล้ว

    Horay usoco ayaan gobdoon ❤❤

  • @asmaosman4387
    @asmaosman4387 ปีที่แล้ว

    Ayaney abayo hooyoda aya iga geriyotay iso duceya

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Alaha unaxariisto abaayo hooyo sabar iyo imaan alaha idinka siiyo

    • @sumeyasheikh2986
      @sumeyasheikh2986 ปีที่แล้ว

      Allah unaxristo hooyo qalbigana Allah ku qabojiyo abyo mcn

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 ปีที่แล้ว

    Ilaahay indhaha haw caafiyo babyga

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ayaaneey ma ii fasaxeysaa fiidiyowyadaada cod ahaan ayaan u isticmaalaa

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen ปีที่แล้ว

    Asc mcney❤❤ ayan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

    Alxm saaka markaa so kacay dabka shiday wan tukaday quraac sameyey dhar an shaly dhaqy ban kla laalaby io kuwo xerysana qoalalka ka shaqyey malaa 2saac wn ku jiry dharka kedib wn qurcday shaqada toos u aaday Alxm illaahy BAA mahad leh

  • @anzalalii9001
    @anzalalii9001 ปีที่แล้ว

    Ani markn soo kacay wa tukdy quraacan bilaabey inta kale hoyaa iga qabatey ka dibna school aan adey waan imaa dey jikadaa hagaajiyey kadibna qadaa kariyey waana kala siiyey ciyaalka io hooyo kadibna qolol kaa so hagaajista hadana cashaaa karinaaa......habaryar waligey ma qorin comment intaa le eg dataaa lee usoo qory❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +2

    مرحبًا كيف حالك أختي أيان غوبدون لا يمكن لأي رجل أن يحقق النجاح بدون امرأة خلفه أو أمه أو زوجته. إذا كان لديه كلاهما ، فسيكون مباركًا مرتين ، شكرًا لك على مقاطع الفيديو والقصص الحقيقية التي تشاركها معنا

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 ปีที่แล้ว

    Ayaan burcad nineed maxad kawada

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

    Wcs abyo ayaney anika markan quracda kariyay kadib kurika le haka jistay abyo sorry abyo alh u caafiyo indhaha wa xubanaha jirka mida uku muhim sane ayaney maba fadhi karo ani gabdh na ima shaqeyso ilmana ma heyste alh i siiyo insha alh abyo mcn alh noka xafido xbbt xata ani hadan dhameyi howsha xata maba fadhi karo melo lo.jokin le ku msh qula kuna dalaa 😂😂😂