ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

NIN TUUG AH OO WADADA KUSOO BARTAY AYAAN GURIGEENA OO CIDLO AH KEENAY MAXAASE IGA RAACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 192

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว +2

    Tnx habo waqtigada qimaha badna nasiso Jazakallah
    Habo safer Ayan ahy iso duceya
    India mer dhow ka so pixi raba
    Ila Ethiopia
    So Mara I.a
    Axada wxa ka daga muqdisho
    Merka iso ducey adi io asxbtda in alla ii fududeyo
    Wana ku xisne
    Qalbiga io Maskaxda allha ku qabojiyo
    Waaan kuuu xiise ne wlahi za id

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv ปีที่แล้ว +5

    Masha allh wan ku xiisnay xbbti waxaa nooga soo warantaa gbrtii wiljarka saarneed oo naagtii lala qabay sunta siitay

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +9

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      ASC AYAN ABAYO DUQSIGI DUULDUUL BADSN MADAX GODLE AYUKUDAGA SAS WAYE ABAYO AYAN QURUX OK

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

    • @maryamamohammed5048
      @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rabbi walal marwaliba waan ku arkaa Alle ha u aqbalo ducadaada

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahad santhy qisooyin dhiiro galin ah ayaa noosoo gudbisaa shukran xbbti

  • @kafiyo.cosoble
    @kafiyo.cosoble ปีที่แล้ว +5

    Another level ❤❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 ปีที่แล้ว +1

    Xabiib ku xisay wlhi mcn ❤️ Ayaa gobdoon ❤️🌍🌍🌍

  • @maryamajeilaniosman4743
    @maryamajeilaniosman4743 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan goobdoon abyo inaan kul soo xiriiro rawaa halkeee kaala soo xiriiraa

  • @amalmohamed962
    @amalmohamed962 ปีที่แล้ว

    Ilaheey aad iyo aad ha kuu barakeeyo abaayo mcn. Ilaheey ha kula jiro.
    Dhib aduun iyo mid aanqirabo ha kaa haayo.

  • @musaguled-su1zk
    @musaguled-su1zk ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo Ayaan aad ayaan kuugu xiisnay Allah ha barakheey

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว +1

    Ayaan goobdoon saan ku soco abayo caafimad taama allaha ku siiyo adiga iyo qoyskagaba mcnto

  • @user-lo7ei3jm7l
    @user-lo7ei3jm7l ปีที่แล้ว +2

    Boqordayda kuxiisnay❤ alah ikaa caafiyo

  • @user-wd9cb9fe8f
    @user-wd9cb9fe8f ปีที่แล้ว

    Ayaaney waa kuu xiisay
    Waa teellka habaryartay.❤😂

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 ปีที่แล้ว

    Ayaan wan kuu xiisay la aan ta waa abaar ❤❤❤

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo wankusalamay ayaaney waxan ahay gaber markad sogilisho muqal uran kadawadaaa wankuxisey walasheed from noirabi sais ayan kugu xiranahay lkn intabadanaa kumanti kuma sooquro ciyaal qoris ciyal dava orad ayan kujiraa xabibti

  • @user-bm6we2wk5p
    @user-bm6we2wk5p ปีที่แล้ว

    Walaashey runtii waa kuu xiisay Soo dhawoow

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +2

    Inaad nasato nafta u bahan Qli reerkana waqti u same 2 mar sanadki qur"aan saar idinko xtaa caafimaad qabaa mar walba qli

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Aad ayaa umahadsantahay abaayo fikradaada quruxda badan ❤️😘 waa arin aad ufcn inshaaa allaah waan samayn doonaa

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaangobdoon3254 inshlh qli Qur"aanku waa caafimaad buuxa iyo wehelka Aduun iyo aakhiraba illaahy ha nga dhigo kuwa kalaamka alllah ku xiran aamin yaa rabi

  • @hibosalaad2930
    @hibosalaad2930 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan kuugu xiisay abayo alle haku caafiyo abayo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg ปีที่แล้ว

    AyaaN indha weyney waan kuu xiisay mideda nayaa sidad udhaheydo waan ka helaa eraygaa kaa gaada mar walba😁😍

  • @AbdinasirAbdi-pm1ns
    @AbdinasirAbdi-pm1ns ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ayaan waa kuku fanaa hapiipti😍

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @hayathajihayat9788
    @hayathajihayat9788 ปีที่แล้ว

    Wlley aada kuutabney intee kadhacde hada nolol maalmeedkeeyga kamid noqotay maalin kudaawan iimaba ah markaa kuwaayo Dib intaa ugunoqdo video yaashaadii hore ayaan Dib umuraajeceystaa wallahi

  • @xamdaqosol7898
    @xamdaqosol7898 ปีที่แล้ว +3

    WCS AYAANEY MAANSHA ALLHA WLLSHAY🥰🥰🌹🌹

  • @yasmiinibrahim8564
    @yasmiinibrahim8564 ปีที่แล้ว +1

    Waanku xiisay kala iyo laab qaali allaha ku xifdiyo aduunyo iyo aakhiraba

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 ปีที่แล้ว

    Ms. Ayaan Gobdoon, pls accept my best greatings, How long have you been teacher?

  • @Hafsoccasiis
    @Hafsoccasiis ปีที่แล้ว +1

    Qofki ugu horeysey comments so qorte 😂😂 wan kuxisny xppti ❤

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว

    Another level way dhaaftey sheekafu another vavor ayay maraysaa

  • @JaabirJaabir
    @JaabirJaabir ปีที่แล้ว +1

    Walahy we missed you so much

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว

    War ayaan dhiirigaliya 200 aan ku tuurno aniga intan aqan wa uga so sare uga soosara bal hala dadaalo🥰

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walashey nAllah haku xifdhiyo horay usoco Inshaallah mahadsanid ayaaney

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kucafido adiga iyo caruur tada iyo seykaga

  • @quran_kareem-k3d
    @quran_kareem-k3d ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂tuug is not easy

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi5016 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤abayo wan ku xiisaye ❤❤❤

  • @kaabahawayn7988
    @kaabahawayn7988 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan waxan kadhigtaysaxiib aanmarwalbadhageytocodkeda inoolo abaayo😊❤

  • @Haffyy
    @Haffyy ปีที่แล้ว +1

    Wan kuxisnay bayo welcome back 🌹😊♥️💯

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney waan dhownahay

  • @fahmo12345
    @fahmo12345 ปีที่แล้ว

    Isgoyska waaye yaah tarabuunka

  • @mindasahmed9327
    @mindasahmed9327 ปีที่แล้ว +1

    Wan kuxisnay ayanay ilahay haku xifdiyo abayo macanto

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Ayaan mahmahd wax waye tukhsigi caanh ku dabl barta fuud kulul buu ku kubat😂😂

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 ปีที่แล้ว

    Wallhi run wayey❤❤❤

  • @adnansaiddjama4061
    @adnansaiddjama4061 ปีที่แล้ว

    Haaa wan ku xisnay Abayo Ayane asc

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Haaa ayaan waan ku xisay mcnto aaad ❤❤❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว

    Gacmaha allaha kuu barakeeyo mcnto sida sida nogu soo dhigtay waa kugu hambeyneyna maahmahyadiyan kufsaday😅

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Yaa abaay

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله على السلامتك حبيبتي 🥰😍ايوا مشتاقه لك كثير كثير كثير يا روحي انتي ربنا لا يحرمني منك يا روحي انتي 💝💕💞

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    Kuuxisnay quruxeey❤🌹👸

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +2

    ayaaney wllo wlhi waan cidloday ee mxa kugu dhcaY

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r 5 หลายเดือนก่อน

    Wakuxis nayeeeh❤❤❤

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz ปีที่แล้ว

    Naa Ayaaney Kuma xiisin Anigu wllhi said kgu xiisay xita xfda lgaga xiisay nsiib xumo lambarkga ma hayn

  • @islarsheeko127
    @islarsheeko127 ปีที่แล้ว

    Asc wllo fadlan la wadaag sidaan youtube jidwaal ugu samaysan lahaaa

  • @rahmoyare9685
    @rahmoyare9685 ปีที่แล้ว

    I miss u gacalo❤

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh ปีที่แล้ว

    Wcs abyo alaah ha kuxafido cimraan kawaren abyo sèewnoqdey

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Inbadan waan kuuxiisnay my abaayo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Waa kuu xiisay

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay Ayaan (sheeko xariir)

  • @sumeyo7836
    @sumeyo7836 ปีที่แล้ว

    Haa mcnt wan ku xisay

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว

    Wsc abyo ayaan cdey www anaaaaaa gasti ah wacan abyo haaaa zaaid abyo alle haku siiyo caafinad alle ha idin ziyaadiyo mhd snaid 😊😊😊😊😊😊

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว

    Waaan kuuxiisnay wlh aniga hadana kudhakeesan si ban ucaji sanahay

  • @UbaxCalibare-bu8sr
    @UbaxCalibare-bu8sr ปีที่แล้ว

    Asc waan kuu xiisay siaad

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey xageen kuu Soo mariyaa Arin ayaan kuu hayaa

  • @HabibaAli-vu2ke
    @HabibaAli-vu2ke ปีที่แล้ว

    Wan ku xiis macanto. We love you quruxey

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 ปีที่แล้ว

    Tuuuuuuuuuug is an other level 😁😁

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    M.a ayaaneey

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว

    Mcnei ayaaaan❤

  • @quenziman79
    @quenziman79 ปีที่แล้ว

    waaakuuuuu xiiiiiiinayeyyyyyyyyyyy haaaabo mcneeeeeeeey keeeep gooooiiiiinnnnnnggg😍

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 ปีที่แล้ว

    Wn ku xianyeeeeeeeeeeeeee umu khaalid😘😘😘😘😘😘😘😘😘♥️👑

  • @ruqiyoahmed8752
    @ruqiyoahmed8752 ปีที่แล้ว

    haa xabbti ilahy haku cafiyo cimraan yare❤

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 ปีที่แล้ว

    SiSter ayaan gobdoon

  • @HadanKaaba-bk2sd
    @HadanKaaba-bk2sd 10 หลายเดือนก่อน

    Waan kuu xiisny abaayo ❤

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 ปีที่แล้ว

    Wn ku xiizeny♥️🥀🙏

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 ปีที่แล้ว

    Waan kuu xiisnay xbbtii wali zaaaid allaah nookaa xifdiyo

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 ปีที่แล้ว

    Ayaan cudeey wan ku xiisney bayo 👸♥️

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaaan kuugu xiiiiiiizayeeeeeey

  • @saafinuur8927
    @saafinuur8927 ปีที่แล้ว +1

    saaid mcney 😢

  • @nasiimfaisal-ve9zw
    @nasiimfaisal-ve9zw ปีที่แล้ว

    Wan ku xisny ayaan ❤

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว

    Walhi wan ku xiisay mahane wan ku babanay
    Alx alle haku dayo qalbi wlhi

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Waa kuu xisnayeeey

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo alle haku dhowro waana kuuxiisay labadaas beridhagool cml aan ahaay falilaahil xamdu ❣️❣️💯💐

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว

    Allha ku cafiyo mcnei

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i ปีที่แล้ว

    Abayo qisadaas waxa kuqoran hoos igu soqor

  • @RodaFarah-ty9zs
    @RodaFarah-ty9zs ปีที่แล้ว

    Asc walashay qali aaad ayan kotageraa wanan kujeclahay waxanatahay gabadhan ilahay kuxiran lkn walashay qali mey xijabkiy baryahan wad dhigtay ee kunoqu xijabka xabbatiiii

  • @SagalJaamac-mt8fw
    @SagalJaamac-mt8fw ปีที่แล้ว

    Asc habo shukran

  • @maxamuudmaxamed5875
    @maxamuudmaxamed5875 5 หลายเดือนก่อน

    Kolay waanku cusubahay waanan kutaagera wllo waandhawahay

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Tuug aaaa maalikoow macbuudoow 😂😂

  • @hodanomar7265
    @hodanomar7265 ปีที่แล้ว

    Haaa walaahi wn xiisnay ayaan

  • @user-ye3lv4ud2d
    @user-ye3lv4ud2d ปีที่แล้ว

    Waan ku xiisey

  • @falishassan528
    @falishassan528 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @abshiraaden4694
    @abshiraaden4694 ปีที่แล้ว

    Cᴀғɪᴍᴀᴅ ᴛᴀᴍᴀ ᴀʟʟʜᴀ ᴋᴜ sɪɪʏᴏ ᴀʙᴀʏᴏ🤲

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 ปีที่แล้ว

    Ayy samideyda wey fududaatay ani maxey isoo wici weysay 😅😂

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว

    Miss you ❤❤ lkn tuug is not easy 😂😂😂😂

  • @deeqodaahircali8274
    @deeqodaahircali8274 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku xiisnay habo guul iyo gobanimo mama umac

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 ปีที่แล้ว

    Wan ku xiizay

  • @marwaabdullahi9545
    @marwaabdullahi9545 ปีที่แล้ว +1

    Asc ❤🤳🏿🙏😍😍

  • @haweeyocarooni5095
    @haweeyocarooni5095 ปีที่แล้ว

    Waa ku xiisay ayaan quruxey😊❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว

    Waakuu xiisnay wlhi qof loo xiiso waa tahay xppti

  • @sumeyo7836
    @sumeyo7836 ปีที่แล้ว +1

    Shimbirti dudu bada madha aweso kudegta

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayaan