QUMAYADII NINKA KADHACDAY GABADHII RAJADA AHAYD MAXUU NINKII KU NOQDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024
  • #qisas #channel #comedy #

ความคิดเห็น • 78

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah abyo mcn wa xaqiq abyo indho wen like sar😂😂

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaney waan kaaga tacsiyeynaa geerida ku timid ina adeer
    Allah na ha u naxaristo adinkana qalbiyada allah ha idin qaboojiyo murugta waan kula qeyb saneynaa abyo😢

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ayaney waan arkey anigeybo igu dhacdey saxibyasha xasidka ah subxanalah

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah walahi gud khiyano ha godin

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 ปีที่แล้ว +3

    First one ayaanee jah mantoo dhan kusugaayey❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey adiga iyo xajigaga alleh cadawga ha idiin gees mariyo🤲

  • @hooyo994
    @hooyo994 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni ปีที่แล้ว +1

    Wcs m,a alh alh ikaa dayo quruxy ❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah ilhay dulmiga ma ilaawo ilhayow yaanan umadaada xaasidin

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว +2

    Frist person frist like frist comment

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaan qurux masha Allah ❤❤❤

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 ปีที่แล้ว +2

    Aww Mnta ana ugu horeeya ☝️😍🔥

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว +1

    wcs abyo qli ayaaneh waakusalameh mcny qisadaanh waa onather level😂😂❤❤❤💋

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 ปีที่แล้ว +2

    Horta gabadhaasa hada nooshahaye Allha ha cafiyo hada dhimatanaye Allha ha ku naxariisto been ma ahan Allha waxa ma ilamamo dhamaana waxa ku rajanaa inaa eesana sameenin gabadhaasa ficilaka ee ku dhaqanataye Gabadhaha aniga ilayi oo ana kamida ahaya ilhyowe noo dabi dhafaa rabiiyo 😭🥺🤲🏻 waa mahadasnida hpo mcn wallhi waxa badan aa kafaidaye waxa rajanaa dhamaana inata dawato inaa waxa kafaidaan 🥺🥺🥰

  • @cabdiraxmaanxuseen-n1j
    @cabdiraxmaanxuseen-n1j ปีที่แล้ว +1

    Walaahi saxib malihi aniga horta😢

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 ปีที่แล้ว +1

    M.a ayaan quruxey qima badaney allha nokaxafido adiga rerkga❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +1

    Subxnallah Gabdhi ay dulminayen illaahy baa badbaadinyey gabdhi maskinta ahyd

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    Haey wlalshey mcn ❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +1

    Subaxanallah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah Allha kucafiyo indhaha cafimadtam inshallah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura ปีที่แล้ว +1

    abyo ayaaney su"aalla ku wdinaa gabadhas awowaheda ma ogyhay io gabadha wlshd wxa ay samey saynah ❤❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

    Wcs ayaney abyo alh nokaa xsfido xbbt qaali abyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +10

    Wcs ayaaney
    Hal minid iga horeysay lkn 6 qof iga horeysay intee kusoo daawateen indhawaynayaalow😂😂😂😂😂😂😂

    • @Najminaa
      @Najminaa ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😅

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    Wcs abyo ayaney alh nokaa xafido❤❤❤❤

  • @Asienor
    @Asienor ปีที่แล้ว +1

    Anaaa uhoreeyo wuuuw🎉🎉🎉🎉

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs my abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +2

    Musiibo nafsi aayaa qabtey gabadha iyo hooyadeed😢😢😢😢😢

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว +1

    ilahy qabashadiisa way adagthy markuu kuqabtana kumasiidynayo blse naxariista ilahybaa farobdn 😢😢

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon byAsc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon byAsc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon by

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw ปีที่แล้ว +1

    Xanuunbadanaaa yarabi nodanbi dhaaf

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah allahbankamagangalnay saxib xun

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 ปีที่แล้ว +1

    wcs abaayo ayaan ❤❤❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallah wax ad qayr u Malaysid oo shar ku ah ba jira

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    Thnks sister ayn ❤❤❤❤

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib oma baahni aan hooyaday ahayn

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo ❤

  • @farhaaden01
    @farhaaden01 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan anaa u horeeyo maanta😂❤

  • @Zahruji-o8p
    @Zahruji-o8p ปีที่แล้ว +2

    Wcs Queen Qiyano ma libano❤❤😢

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney maalmahan burcad nineedka ayad fara kulul Ku heysaa😂😂😂

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan ❤❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney aniga qaamus keyga saaxib maba ku qorna waa ogahay iney ii noqoneyn sidan u ahay. Laakin wey jiraan gabdho walaal tinimo naga dhexeyso iyo ixtiram tan fahmi wayo oo xasinimo iga so urto 10 Geedi ayan ka guuraa 😂😂

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 ปีที่แล้ว +1

    Jah😅

  • @Asienor
    @Asienor ปีที่แล้ว +3

    Ayaaneey isoo hampalyeey hdii kle gurigaaga igu arkee😂😂😂😂😂😂😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Maxaa kuugu hambalyeeyaa iisheeg

    • @ifrahhassan7227
      @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว +1

      hanjabaad miyaaa cidankeda bal so dhaaf guriga intaadan uso dhaadhicin 😂

    • @Asienor
      @Asienor ปีที่แล้ว

      Maadaama aa reply iso gashaylee😂

    • @Asienor
      @Asienor ปีที่แล้ว

      Ifraxey adna isdaji ciidanka waaka mid ehee ayaanaa iska gadooyaaye ha igu adkenin😂😂

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy ayaan anigaba arkay arinkaa gabdh aanu saxiipo ahayn maalinkii guurkayga qalbigaa jabay lkn anigu waan ka hadhay dadkii oo dhana waxay ku tidhi nin waalan ayaa guursaday sxptay

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว

    Aduun saxiib majiro wallaahi

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว

    Wnku salaamay wllshy mcn

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว

    Illlhy waa caadil cidna ma dulmiyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @NastehoInadauud
    @NastehoInadauud 3 วันที่ผ่านมา

    Maskin 😢

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Ayan duhur wngsn ina ader

  • @najmaabdullahi3925
    @najmaabdullahi3925 ปีที่แล้ว +1

    ما في مشكل😂 mxa ka danbeyay

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว +1

    M.a wey noso idlate qisadi wale qeyr kama dhaxlin nin ki salamad

  • @YahyeMaalin-h8g
    @YahyeMaalin-h8g ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaan ❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen ปีที่แล้ว

    Asc ayan seithy mcney

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว

    Ayaaney ani xataa waa arky qof saxiib ii ah saan aminsanaa kadibna aan ogaadey asagoo inuu cadaw ii yahay

  • @hanaadfaraax9723
    @hanaadfaraax9723 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @UmuSundus-qu3yb
    @UmuSundus-qu3yb ปีที่แล้ว

    Alla iman la.aa mey iska sugto calafkeda lkn hoyaded ayaa qaladka u qurxisay

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 ปีที่แล้ว

    hadey
    amini lahaayen waxii lagu qoray inuusan qof kale kaa qadankatirn may aygaa isxaasidi lahaa ayaan saxiibtii yaraanteyd waraan saaidey ku gursatay malintey gursaneysa dahab lomay gadin dahab walaashey allh unaxarisatey umul baxa logu kenay oo dahab waaweyn ahay uga soqaday iyo durux intey 7 kujirto xirato ayaaney malintey gabdheydii kowad ucalool gashay ilaay intaas dahabkii kaman soqadin aniga dhocilmarkas sobaxeyesan ahaah lakiin wilka igaweyn bey is aadanaaye iskumalin dhaqeen anay 4 sanaay nodhaxeysa markey dhalirabta waxay itiri abaao dahabkaadi 8 ka markad kabaxeysay lagu gaday wanku walacy waxadku walacday haday weyso ilmaha wayso dhacayaan ay heblaayo wedii hooyo mamxan dhahay kudheh tuga iga furtay maye hooyo imay weydineyase aboo dhaho i kenay kuwaasan xiran marka sadka kaalinta1 galay darteed leygu gaday walaaladeyna hayadey kashaqrynayen hooyo iney a weydi waxayare kadib aydodhalin hooyo dhof usobaxay abaay heley sadax kunug aydo heysato anay jamacad dhigti shaqeeyo xaafad waxey dhihi jirtay wilkamy ahane ayad waaye qofkan isku marka dhalanahay qaab ahaan walaalkey anay kacayilnaa kakorsanay sax waacati way gumowday maraaka qaar ayaaney walaalkey intan dhaho lacagshopin isii ayaan ayday ilmaha canahod carenked waligis kamu dhaman abaayo gebal canaha kasoo dhamanoyo dukanka uga qaada jiray halka ayad xaafad caay ii mariso waa gumeysa yaarabo aydo 3 babys heysato america kaso aday dhilbaan 4 kuna uga baxshay 5 cunug dhashay wayna icaneysay waan guursaday kadib maxey dhaley way duqowday aydo ileh oo video ah leyso diray waan qaracmay walaashey dahabka uga soqadijiray tacsideyda loo fadhiyay ayaan na dintay naxay no more saxiib taganahay walaalad igayare iyi ilmoh walaashey ankorsad saxiib ii ah iyo my best friend waa hooyodey alxmdu markasne uran lahaa ee dadka urka shegahego may eheen halka ayad markey so ogaato xaafaday dhan lagawad ogaanayey markey isowacdo wdhib ishegato waan siiya waxan awodo lakiin may
    waco gabdheyda markey iso wacdo kaqabtaay talefon kamaan badalan lakiin lacagtii an iskaga waday baan joojiyay maku qaldanaha saxiibte guri ana gugada dagantaha mantay dhulka qaliyuu noqday kamaan baxsan ee wanku warejiyay lifadan waan ugabiyay

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤😂

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @MudanIbrahim-xt3mg
    @MudanIbrahim-xt3mg ปีที่แล้ว

    Ayaaney farxiya tawakal maxa isku tiihin wa isku egtihin wll miya tihiih

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd ปีที่แล้ว

    Tintaan kugu hagaag jisanooyaa😂😂 ayaaney

    • @sahraali879
      @sahraali879 ปีที่แล้ว

      Isku mid nhy kwrn armaajadaa mopelka saartay😂😂

    • @RaaqiyoHussein-np6sd
      @RaaqiyoHussein-np6sd ปีที่แล้ว

      Hhh waa beelo dhiigaa iwada haddaad maqli jirtey aniga ayaa. Sheekadeyda iwada

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney sawirka saran sheekada jalbab cad wadata hadana Qamaar wadata mxaa waaye

    • @najmamustapha1813
      @najmamustapha1813 ปีที่แล้ว

      Kan meesha saaran in ay xirnaato ma waajib baa

    • @ShukriShukriyuusuf
      @ShukriShukriyuusuf ปีที่แล้ว

      @@najmamustapha1813 yaa kuwey diyay adiyga Ayaan miya lagu dhaha afkaga dalaq dalaqda bdn iga cesho uf

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +1

    اللهم❤صل وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي الله❤ عليه وسلم❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤