Heesta: Wacad || Ubax-Fahmo || BalwoLyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Mohamedgooleh22Mohamedgooleh22
    @Mohamedgooleh22Mohamedgooleh22 8 หลายเดือนก่อน +21

    Hesstan hees ka macan heesaha jacelka waligey maman arag iinta igu racsan wan idiin salamay 2024

  • @akhdaamyuusuf5839
    @akhdaamyuusuf5839 ปีที่แล้ว +18

    Gabar aan xiriir jacayl mudo dheer lahyn ayaa I xumaysay oo qof kale iga raacday dadaal badan ka dib waan ka go,ay oo noloshayda si watay caawa oo ay tahy 18/10/2023 ayay ilaso xiriirtay waxay ii qaaday heestan ayado oyaysa ila taliya😢

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 11 หลายเดือนก่อน

      Gabadhii maad isku laabateen wll

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 9 หลายเดือนก่อน

      Haku Noqon Saaxiib waa Daneesato ... Nadtaada Badbaadi

    • @danjire7605
      @danjire7605 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qofku haduu isxariifiyo hala sheekaysan ba

    • @hanaduk-ec5dy
      @hanaduk-ec5dy 2 หลายเดือนก่อน

      Bro ka tag 1of kaa tagay

  • @bilehopdi-de5jk
    @bilehopdi-de5jk 2 หลายเดือนก่อน +4

    Laba wacad dhexyaalana mid uunbu ku waynyee❤😢

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwalacii maaYeeee😢💔

  • @mohamadsalaad-ci9pd
    @mohamadsalaad-ci9pd 10 หลายเดือนก่อน +8

    Heestan dadka dacada bes dhagesan karo oon waligod wax quyamin🥺😓

  • @zekiadam9535
    @zekiadam9535 2 ปีที่แล้ว +6

    Waase caadadiiso jacaylka wax daarka leh ..... waa dareen weyn qof ku 😍 soomaray waa fahmikara

  • @nadamahomuth4514
    @nadamahomuth4514 11 หลายเดือนก่อน +11

    Ana ku wewerayo wayahagaa doone Mada War iga heela ii waydiiyaa ruux kale waxan aan ku suganayah waa se caadadiiso jcyl ka wax sarkaa leh lapa wacad dhex yana mid un buu ku wayn yahy ku walacii maye nasiib kagah wad heeli ana kaygaa wan sugi qof samraa maa wayee intaa wedh i damaqiyo igu tidhi War ii daran ana wada jirkeenniyo waday danteene wanaggaan tagttay kugu yidhi Gayan kale maa waqta ii kaa baday caqliga kaa weyn tee ku walacii mayee nasiib kaaga wad heeli 😢

  • @nadar1019
    @nadar1019 11 หลายเดือนก่อน +4

    Gayaan kale ma waayin jaceyl baan wiiqmee ma wakhta iga baday Aqligaad ka weyn tahee😢10:33habinimi ban dhageysanaya xanun ban daremayaa😭💔

    • @Yazmienchama
      @Yazmienchama 11 หลายเดือนก่อน

      I'm sorry 😢😢😢😢 illhay ayaa kaa masaxaya ama wad helaysa insha lllh

  • @KhadraAadan-y3p
    @KhadraAadan-y3p 10 หลายเดือนก่อน +16

    Still I lesson this song 26/2/2024❤🎶😭

    • @imaanabdi741
      @imaanabdi741 10 หลายเดือนก่อน +3

      Me 2 😢

    • @BilanCali-pj5kp
      @BilanCali-pj5kp 8 หลายเดือนก่อน

      @@imaanabdi741😢

  • @yacquubyaqo
    @yacquubyaqo ปีที่แล้ว +9

    Gabadh xidhiidh naga dhaxeyay sanad iyo lix bilood ayan gadaal ka ogaaday inay si dhaba i jeclayd kadib markan is idhi wax la qabo ayay heestan iso dirtay .....😮😮😮

    • @CabdiraxmaanCarab
      @CabdiraxmaanCarab ปีที่แล้ว

      Sp qof Dhab wax ujecel lamafahmo balse marku kudayo ayaa ladaremaa sp intey dhipkumarty adne umar sp tusi sidey kujeclayd sikadaran ina ujeceshahy sp😢😢

  • @cureejoabdulahixusein9115
    @cureejoabdulahixusein9115 5 หลายเดือนก่อน +1

    hestan waxa so boqday manta o ay tariikhdu thy 25/7 2024 😢😢😢 lawo wacad dhex yallana mid un bu ku weynhy 💔😥

    • @Habeenguure
      @Habeenguure 5 หลายเดือนก่อน

      Aniguna 26kii lol

    • @sacdiyoahmedcabdiraxman
      @sacdiyoahmedcabdiraxman 3 หลายเดือนก่อน

      Anigana 27 ❤😭 laba wacad dhax yaalana mid unbuu ku wayn yaheee 😭

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 ปีที่แล้ว

    Hablaha samaron gaar ahaan reer nuur uunbaa sidaa u heesi kara indrty ubax fahmo❤❤❤.
    Waan idin salaamey dhamaan ummada soomaaliyeed.

  • @ayaanoh2465
    @ayaanoh2465 ปีที่แล้ว +4

    Geyaan kale ma waayine jacayl baan la wiiqmee ma wakhtaa ikaa baday aqliga waydiii ku walacin mayee nasiibkakaga waad heli anna kayga waan sugi qof samraa ma waayee💔😭😭

    • @deeqocali5509
      @deeqocali5509 7 หลายเดือนก่อน

      Qof samraa mawaayee cajiib cajiib wllhi

  • @xafzaxayle
    @xafzaxayle 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jacaylow mxd qalbiyo badan dhawac yeeshay🥺💔

  • @amiirwax7376
    @amiirwax7376 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jacyal abha wase 😢💔

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉woow caadi maaha heestan maba ogayn in heestan jirtaba thanks for sharing asxaabta chanel kan

  • @adnaanheef8412
    @adnaanheef8412 4 ปีที่แล้ว +7

    Laba wacad dhex yaalana
    Mid uun buu ku weyn yee.!

    • @deeqocali5509
      @deeqocali5509 7 หลายเดือนก่อน

      Waa saxiix labo wacad dhexyaa Lana mid unbuu kuweynyee

  • @allaaminofficial5072
    @allaaminofficial5072 3 หลายเดือนก่อน +1

    >Anaa kuu warwarayoo wayahaaga donee😢
    >Ma Adaa War iga hela iweydiiya Ruukale 😳😥
    > waxa Aan kusuganahey😢😭💔
    >Waase cadadiisoo Jaceylkaa waxsaarka leh😴🤕😥
    >Labo wacad dhex yaalana mid un buu kuweynyhy😭💔
    >Kuwalaacin mayee Nasiibkaaga waad helin🙏💔
    Ana keyga waan Sugin Qof samraa mawayeeh😭😴
    >Intaa Weedh idamaqdiyo igu tiri War iidaran😭
    >Ana wada jirkeeniyo wadey uun dantenee wanagaan se kugu idhi😥🤯
    >Gayaankale ma waayine Jaceyl baan lawiiqmeeh😭👉❤
    > Ma waqtaa ikaabadey caqligaad ka weyntee😭💔
    Heestan Waqti waxaa jirtey Aan wehel ii aheyd.😢markaa qof jeceshey markaa idhahdo katag meel baa kuxanuuneyza lkn isagu dankaama leh 😭💔 "intaa Weer idamaqdiyo igu tiri War iidaran" 😭
    heestan hal qof un fahmi kara 😢waana qofka saq_dhere《habeyn barkii》kaligiiz iska Ooya 😭
    Ilahow waxii is jecel isku calaf 🤲😭
    Kuwa waxdhawacana Dunida kaqabo🤲😭😭😭😭😭

  • @IkraamHassan-ee7tz
    @IkraamHassan-ee7tz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heesa nucaan ah heesa kala waan ka jeclahay ma aqaan sababta😢

  • @hoodocabdi1921
    @hoodocabdi1921 ปีที่แล้ว +1

    Laba wacad dhex yaallana miduun buu ku weyn yee!!!!

  • @KhalidMustafe-y6z
    @KhalidMustafe-y6z 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dec 1/01/2025

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 3 ปีที่แล้ว +3

    Baydka labaad maxamed Xassan qawdhan-noow sax.
    Wayntee. Waydtee ka dhig sxb.

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 2 ปีที่แล้ว +10

    Most under rated song 🎵
    I still watching until 2013 up to 2022

  • @ReyanJeldeq
    @ReyanJeldeq 3 หลายเดือนก่อน

    Ma adaa. War iga hele iwaydiiya saan ahay 😭💔

  • @xamda72
    @xamda72 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan mar bay ahyd wehelkayga 😢
    6/sep/2024
    Jimce 14:52

  • @YazminHazen
    @YazminHazen 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wxan soo boqDaY heestan 9/2/2024😢

  • @Mohmudjamac
    @Mohmudjamac 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heesahan okle Dadku Jacyl Bey uu Dhagestan Blse Aniga Wayaha Nolaled ee Addka igu Adkada uu dhagesta😰😭 Ur ku taalo😢

  • @NajmaAadam-i9i
    @NajmaAadam-i9i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wxan sobooqdey mnto ay thy tariikhdu 17/9/2024😔labo wcad dhexyaalana mid uunbu kuweynyaheee🥹

  • @caaahomaxamed5767
    @caaahomaxamed5767 ปีที่แล้ว +1

    Xumaa aduun

  • @XuseenIbraahim-b1o
    @XuseenIbraahim-b1o 2 หลายเดือนก่อน

    Nasiipkaaga waad heli ana keyga waan sugi qof samara ma waaye😢

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 4 ปีที่แล้ว +8

    Nasiibkaaga waad heli
    Ana kayga waan sugi
    Qof samraa ma waayee 💯💯💯👌👌👌

  • @xidigproduction1180
    @xidigproduction1180 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ruux kasto wangaaga arki wayay wa bln inu malin un Qomamadeeda yesho 😢🤕🤥

  • @Waakii904
    @Waakii904 ปีที่แล้ว

    Heestan ilaa 2014kii ayaan dhagaysan jiray Yadoo aan wx dareen ah ii lahayn Nasiib daro caawa ayay dareen ii yeela thy qof aan u jeclaa oo aan jeclaaday heer mustaqbal ayaan caawa u diray Gabi ahaanba xidhiidhkaygii sidaas aan kusoo afjarnay Anigoon Eeda isi saarayn 👍Nasiib wacan shafia 😏

  • @aaadanabdu
    @aaadanabdu 7 หลายเดือนก่อน +2

    Stiil i lesson this song 24/4/2024❤🎶😭😭

  • @yousufabib2275
    @yousufabib2275 3 ปีที่แล้ว +6

    Under rated song 👌

  • @OsmanabdillahiOsmanabdillahi
    @OsmanabdillahiOsmanabdillahi ปีที่แล้ว

    Waa runtada 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @Faadumofaysal-jg7xz
    @Faadumofaysal-jg7xz 3 หลายเดือนก่อน

    30/9[2024 qof Sam raaa maa wayee ❤😢

  • @jeylish14omar74
    @jeylish14omar74 2 ปีที่แล้ว +1

    Laba wacad dhax yalana mid un buu Ku weyne what a music i love it wlhi

  • @SaadAFARAH-ig5xj
    @SaadAFARAH-ig5xj 11 หลายเดือนก่อน

    Waayaha. Doonee. Ma adaa. War. Iga hela.

  • @aliabdalla7160
    @aliabdalla7160 2 ปีที่แล้ว +3

    tiktok kaso arkay wllhi hhhhhh

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 3 หลายเดือนก่อน

    Halkaasi waa "Wana tagtay kugu idhi".

  • @sayidcali7910
    @sayidcali7910 9 หลายเดือนก่อน +1

    Still lesson this song 1/4/2024 isnin😊

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 7 หลายเดือนก่อน

    Ubax Fahmo 🎉❤🎉

  • @mustafemaxamudjaamacbushaale
    @mustafemaxamudjaamacbushaale ปีที่แล้ว +3

    Ku walaacun maayee
    Nasiibkaaga waad heli
    Ana kayga sugi qof samra ma waaye
    😢

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 ปีที่แล้ว +2

    "Caqligaad ka waydtee" weeye.

  • @HibakShawr
    @HibakShawr 4 วันที่ผ่านมา

    This song🎶29/12/2024🥺❤️

  • @aminaqurux3372
    @aminaqurux3372 2 ปีที่แล้ว +3

    🥺🥰❤️axxx

  • @AhmedAbdi-ph4ch
    @AhmedAbdi-ph4ch ปีที่แล้ว +2

    Anaa kuu wewerayoo
    Wayahgaa doonee
    Madaa war iga hela
    Iwaydiiya ruux kle
    Wxa aan ku suganhy
    Waa heest aad u qiimo badan oo aan hesaha ubah ugu jeclahy oo aad dareenkauga utaabta
    Xasuus wayn na igu leh wxn xasuustayda ka hadhin marnaba hapeen aan heesta erefono ku dhegaysanyay oo aan iska ilmeeyay oo an is kaan tarooli kari wayay markii danbe aan as asxaabtaan la fadhiyay ka kacay
    Cwaan soo booqday oo taariilhdu tahy 7/12/×023 hapeen jimco ah 11kii hapeenimo oo an jogo burco

  • @IgranAbdilaahi
    @IgranAbdilaahi 9 หลายเดือนก่อน

    Qofka marku kulajogo madaremesid wuxu agtada kayahay plse marku kafagado daremesa walhi sida hada dhibku ihesto😢

  • @nuradinabdullahi3880
    @nuradinabdullahi3880 2 ปีที่แล้ว +1

    LABA WACAD DHAX YALA MIDBO KUWEYN YAHAY JAH

  • @Ayaaneyyyyyyyyyy
    @Ayaaneyyyyyyyyyy ปีที่แล้ว +3

    Ana keyga waa sugi qof samraa mawaaye😭💔

  • @MawahipCabdilahi
    @MawahipCabdilahi 4 หลายเดือนก่อน

    Still I lesson this song 4/9/2024 malin arbaca 😢

  • @abdullahiibnuliyoon645
    @abdullahiibnuliyoon645 3 ปีที่แล้ว +1

    Laba wacad dhex yaallana miduu buu ku weyn yee

  • @KhalidSaid222
    @KhalidSaid222 ปีที่แล้ว +1

    👌🔥🔥🔥🔥

  • @zamzamcabdixusen-jx5tp
    @zamzamcabdixusen-jx5tp ปีที่แล้ว +1

    Axxx💔

  • @adowabdimohamed8776
    @adowabdimohamed8776 ปีที่แล้ว +2

    jaceyl wax saarka leh manah pls 🙏

  • @GuledAbdi-m1e
    @GuledAbdi-m1e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Still i listening 24march 2024

  • @hamzeahmedige5922
    @hamzeahmedige5922 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma waqtaa I kaa baday
    Caqligaa la wayntee

  • @AbwaanCaanageel123
    @AbwaanCaanageel123 2 หลายเดือนก่อน

    Ku walaacin maayee
    Nasiibkaaga waad helin
    Anna kayga waan sugin
    Qof samraa ma waayee

  • @riyaaqbujaa1
    @riyaaqbujaa1 8 หลายเดือนก่อน +1

    21/4/2024😭💔

  • @hdaabdalla7671
    @hdaabdalla7671 2 ปีที่แล้ว +3

    Gayan kale ma wayine jacaylban la wiiqmay

  • @maxamedaadam4295
    @maxamedaadam4295 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadaromer3917
    @khadaromer3917 2 ปีที่แล้ว +1

    Waana taagtay( awooday) kugu idhi halkaasi saxa

  • @abdifatahfaanto2057
    @abdifatahfaanto2057 5 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah!

  • @IsmailBolow-n7z
    @IsmailBolow-n7z 11 หลายเดือนก่อน

    Heesta wax gale weye. Xasuus. Gaara....... gayaan kale ma waayine jacel ba la wiiqmee. Ma waqtaa I gaa baday aqligaad Ga waayn thy

  • @Suleeqosalaxxuseen
    @Suleeqosalaxxuseen 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @revivalandreformchannel4190
    @revivalandreformchannel4190 11 หลายเดือนก่อน

    It's 2024 but in trouble 😢

  • @salmamukhtar-i1e
    @salmamukhtar-i1e 7 วันที่ผ่านมา

    2025💔😭

  • @KobroDaahir
    @KobroDaahir 5 หลายเดือนก่อน

    15/7/2024😢

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi ปีที่แล้ว

    Heestan markii koowaad nin aannu saaxiib nahay Computer-kiisa ayaan ka dhagaystay"Xamse Xaaji Cabbaas".

  • @faadumoyuusuf5627
    @faadumoyuusuf5627 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭🥺

  • @yaxyeshiikh
    @yaxyeshiikh ปีที่แล้ว +1

    Calaa cal socdo yaab

  • @Habeenguure
    @Habeenguure 3 หลายเดือนก่อน

    Caqligaad ka weyd'teee (weyd) waa caato micnaha daciif ka tahay caqliga ka yartahay.

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 2 ปีที่แล้ว +1

    😓

  • @engmoha7305
    @engmoha7305 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan sanadke so baxdy?

  • @fatuushkim7276
    @fatuushkim7276 5 หลายเดือนก่อน

    4/August 😮‍💨🫶🏻

  • @habebkeke584
    @habebkeke584 6 หลายเดือนก่อน

    2024/6/11

  • @aliqoordheere4787
    @aliqoordheere4787 6 หลายเดือนก่อน

    🥹

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha samaron gaar ahaan reer nuur uunbaa sidaa u heesi kara indrty ubax fahmo❤❤❤.
    Waan idin salaamey dhamaan ummada soomaaliyeed.

  • @KobroDaahir
    @KobroDaahir 5 หลายเดือนก่อน

    15/7/2024😢

  • @Suleeqosalaxxuseen
    @Suleeqosalaxxuseen 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 ปีที่แล้ว

    Hablaha samaron gaar ahaan reer nuur uunbaa sidaa u heesi kara indrty ubax fahmo❤❤❤.
    Waan idin salaamey dhamaan ummada soomaaliyeed.

  • @CqaasinSheikhxasan
    @CqaasinSheikhxasan 3 หลายเดือนก่อน

    30/9/2024😢

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 ปีที่แล้ว +4

    Hablaha samaron gaar ahaan reer nuur uun baa sidaa u heesi kara indrty ubax fahmo❤❤❤.
    Waan idin salaamey dhamaan ummada soomaaliyeed.