DUMAR WAA RIDIYO WARAN ABDIRAHMAN ISTIINLE 2018 BEST SONG LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @AhmedHuzzain-eo2qq
    @AhmedHuzzain-eo2qq 9 หลายเดือนก่อน +52

    Legend. Walba oo heestaan 2024 soo raadiyy waan salaamayaaa

    • @Eza-boss
      @Eza-boss 8 หลายเดือนก่อน

      Wan ka qaday❤

    • @NuurMaxamed-xn3zo
      @NuurMaxamed-xn3zo 4 หลายเดือนก่อน

      Wan kaqadyy ❤

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 3 หลายเดือนก่อน

      Salaan sare legend 🙌

    • @abdiqaniismaciil2414
      @abdiqaniismaciil2414 2 หลายเดือนก่อน

      Wan kaqaday🤝👍

    • @AsmaXasan-ui6pi
      @AsmaXasan-ui6pi หลายเดือนก่อน

      Wan ka qadanay

  • @khader_kr
    @khader_kr ปีที่แล้ว +104

    Hesta inata dhageesan donta 2024 waan ku salmaya brother and sister rajada allah Haku siiyu waxad rajeeniso ❤❤ keep going

    • @qaaliahmedbeeso
      @qaaliahmedbeeso 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wan ka qaday wll 4/3/ 2024 a soo radiyay❤

    • @khader_kr
      @khader_kr 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@qaaliahmedbeeso welcome 🙏 ina adeer

    • @khader_kr
      @khader_kr 9 หลายเดือนก่อน

      @@qaaliahmedbeeso Sen ku wad xidhiidhna wll

    • @qaaliahmedbeeso
      @qaaliahmedbeeso 9 หลายเดือนก่อน

      @@khader_kr ma aqwn wll

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

  • @abdiazizhassan8826
    @abdiazizhassan8826 2 ปีที่แล้ว +887

    Heestan qofwalba oo daawan doona 2023 waxaan ku leeyahay legend baad tahay hadaadba heestan sooraadisay ku raaxayso jawi degan oo bilaa buuqa ku qaado sanad wacan oo wanaagsan waxaan ku rajaynayaa in ilaahay kuu hirgaliyo riyooyin badan aad nolosha ka leedahay sanad wacan oo wanaagsan saaxibkayga qiimaha badanow❤️🙏

    • @zarra1858
      @zarra1858 2 ปีที่แล้ว +11

      Zxb mahadsanid habeen badhbaan soo raadiyey💔

    • @ikraanabdalla
      @ikraanabdalla 2 ปีที่แล้ว +6

      Hye wllo 😪

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +4

      ​@@ikraanabdalla 6 hrs ago. 😎😎

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 2 ปีที่แล้ว +3

      Wa ikna 2malin baa idhiman

    • @bareomar4050
      @bareomar4050 2 ปีที่แล้ว +7

      Labo bari baa ka harey sanadka cusub 2023
      Allow Ii wacnaado sanadka cusub

  • @mrJimcle
    @mrJimcle 8 หลายเดือนก่อน +228

    Heestan qofkii sooradiya 2024 kadib walhi waa legend 😢😅

  • @Sucaada
    @Sucaada ปีที่แล้ว +54

    Qof walba dhawac sida aniga cml hestaan Soo raadiyay waxan u rajeynaya inuu cafimaado qof wanaagsan ilaahey uu siyo insha Alaah

  • @abdullahibashiir7952
    @abdullahibashiir7952 2 ปีที่แล้ว +145

    Heestan qofki ila dhagaysanaya 2023 oo heestan soo raadiyay wan salaamaya

    • @khalidxaaji6101
      @khalidxaaji6101 2 ปีที่แล้ว +2

      Awoowe anoo naagi inmudo ah dhagaha IGA jafaysay kula dhagaysanaya🤣🤣🤣

    • @HAQABTIRE25
      @HAQABTIRE25 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga waan kula qabaa zxp

    • @abdullahibashiir7952
      @abdullahibashiir7952 2 ปีที่แล้ว

      @@khalidxaaji6101 aad iyo aad saxib markaaga jaf adna 😂

    • @Jannah6981
      @Jannah6981 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khalidxaaji6101 waa IGA qoslisay😂

    • @hodanqaali9390
      @hodanqaali9390 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaaday

  • @AHMEDNASRI-kk2gl
    @AHMEDNASRI-kk2gl 9 หลายเดือนก่อน +39

    Waxaan kamid ahay heestan dadka daawaday 2024 waliba anoo tiktok daawanaya ayaan arkay kadib waan soo raashey heestan waxay si gaara u qusaysaa anigayga kula hadlaya ee qoraalka qoraya rixin goysbaa baa i heshay

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 9 หลายเดือนก่อน +22

    Hadad 2024 so raadisey heestan ado tabanaya jacyl keli kugu noqdey wuxu wa aduunye ruuxba waayo so joog so gal qolka murugada ee faraxdu ka danbeysoh waxan ku rajeynyah inad nabsiga ruuxi ka galey cagahaga iman doono anu waxa igu dhacey hees ayan ka sameyn doona ma’dama wn ahay bukan la nool xanun dawadisu adag tahy kaas o ah qof ad jeclatey inad hesho oo kula rafiiqa 😢 heesta wxan dhageysanya ano go’aan kala qadaney 30 mint ka hor naftuna welih dooneysoh Blseh ruuxi jacyl anu rabin ya allah awooda weyan qalbiga i holcayah ii qabooji ii duceeya iga danbeybeyow 😢

    • @DanteeTh___GaraTh
      @DanteeTh___GaraTh 8 หลายเดือนก่อน

      Si fiiicn kuumy galin wlahi lkn alle dambi dhaaf ha kaga dhigo wll wax kazta oo kusoo gaadhay😢😢💔

  • @abdijibaarbarre7193
    @abdijibaarbarre7193 ปีที่แล้ว +23

    Heestan waa markii u horaysay aan dhagaysto xalay ayaan tiktok ku arkay,runtii sidii ruux qof ka tagay ama wax tabaya ayaan noqday qof kasta oo xasuustas galaya rabi qalbiga ha u qaboojiyo😢😢❤

    • @indho2294
      @indho2294 ปีที่แล้ว

      Amein amein wll
      Allaha qalbiga uqabojiyo❤😢

  • @hodandahir3871
    @hodandahir3871 ปีที่แล้ว +229

    Wlhi /8/2021 qiyaanadi uu iigeyste wiilkaa jeclaaa maanta oo taariiqda tahay /9/6/2023
    Weli xanuunkiisaa ihaayo wlhi lkn waqtiga oo is badalay waa arki doonaa i.a like iisaara si aan ayadoo waqtiga ii wacan yahay aan halkaan xasuus ahaan usoo fiiryo 😭😭😭😭😭😭😭

    • @Salmonuria12
      @Salmonuria12 ปีที่แล้ว +4

      Abyo samir abyo iska adun😢

    • @maryanfarax7793
      @maryanfarax7793 ปีที่แล้ว

      All qalbiga hakga reebo 😢😢😢

    • @HapeepXapxap
      @HapeepXapxap ปีที่แล้ว +1

      Waa wayO araG nimO kU koradhaYyy wllo ❤

    • @Zaynab_033
      @Zaynab_033 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hada sidee tahay baayo😢

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo illah qalbiga hakaga rebo samir waka gudbeysa sethy hdada abayo sanad kahor aya so qortay qoralka wa iska xaal aduun abayo farxada ku rajeyna hada markale so boqato halkan wanku salama guleyso

  • @cadnaanwarsame
    @cadnaanwarsame ปีที่แล้ว +56

    Rabi unoqo adna ha dhagaysan heesaha wllo aduunyadu waa dhamaade 🤚

    • @Cawomaxamedxasan
      @Cawomaxamedxasan 8 หลายเดือนก่อน

      Hh adina

    • @magool8581
      @magool8581 หลายเดือนก่อน

      Adina 😢😂😂

  • @sheikhduale3506
    @sheikhduale3506 ปีที่แล้ว +22

    Farta taag qofka ila mida ee20/2/2023 iyo wixi ka danbeeya heestan soo raadiyey waxan ku leeyahay waqtigu hakuu samaado nolol qurux badana wan kuu rajayn🥰

  • @kalidbulale7984
    @kalidbulale7984 2 ปีที่แล้ว +53

    Waxaan dhagaysanayaa 27/5/2022 habeen sabti soo galayso
    Waxan dhagaysan wakhti hore oo niyada uu ku cusbaa xanuunka jaceyl imikase waxaad mooday inaan ka dhamaaday cajaladaa jaceylka la dhaho
    Oon dhameystay halqadihiisii waanse sugayaa inaan helo oo nasiibku igu simo raaliyo raga idhaafisa insha Allah
    Si kal iyo laab ah Ayaan ku salaamayaa adiga akhrinaya Iyo bahda jaceylada xusaya!!!!!

  • @safaa.w123
    @safaa.w123 2 ปีที่แล้ว +22

    Still love this song😭rugtii aad guurtay haday raas qabow tahay ka durduuro raaxada kaa raali baan ahay😭😭3year kabacdi ilaa hada maxaan uilaawi lahay ilaa hada sababta ma aqaan😭ma jecli hada lkn heestan markan arky maxaa usoo xasuustay maxay indhahayga uilmaynayan😭qof guri iyo reer dhistay oo faraxsan mxan usoo xasustay😭😭

    • @safaa.w123
      @safaa.w123 ปีที่แล้ว +5

      10bilood kadib meshan markale qoralkasoo qoraya still anoo xaldii marka aan dareemayay dareemaya lkn hal mid ayaan hada fahansanahy oo marka fahansanayn xasuusahaga si walbo udaboosho marna inaadan ilaawayn sikasto wakhtiga isku badalo noloshadana isku badasho macnahuna maha inaa wali qofkaa jeceshahy ee waa nolol kusoo martay qaabil inaadan marna ilaawayn xasuusahaga balse waxaa daran inaa wakhtikaga hore uu kaga lumo wakhtiga hada

    • @cabdiqanivarhanoz4745
      @cabdiqanivarhanoz4745 ปีที่แล้ว

      Alle qalbiga ha kaga reebo wll

    • @cabdiraxmanyasin5795
      @cabdiraxmanyasin5795 8 หลายเดือนก่อน

      Walal nolosho ku samata inch

  • @updaleosman8387
    @updaleosman8387 10 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan so radiyey cawa heesta 2024. From libya Waxa si dhaba u jecaldey gabar lkn wey ifahmi weysey. Hada ano wali tahriiba. Wan salamaya qofaksta o sideyda o kala barwaqo walshy adan barwqo ku nolow

    • @NasraYasiin-ut3sf
      @NasraYasiin-ut3sf 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @Fadumina856
      @Fadumina856 8 หลายเดือนก่อน

      Ma Nabad tagtay walal alle haku nabad yeelo meel walba nabad ohow❤

  • @aftmustapha2394
    @aftmustapha2394 4 ปีที่แล้ว +174

    Wlh heestan mar walbo ayan dageysta waxan ahay Dalawaar heestan lagamawayo gadhii an wado waxan kashaqeya mandera ila iyo Nairobi ila Sudan ila Tanzania intaba wan adha sbbto waxan garii samtarela aaah heestan xasuus gonii ayey iguledahy gabadii an jecla ayan intan gacanteyda kusowaday kuna geyay Sudan sidha iga tagtay sbbto aah ayada jecleyd iney so aragto ileen waxey ahayd qoof tahriib usocdho ana waxey igu shekeysay mama habar yartedha aah iney usocotoo oo eey tagantahy mesha sudan juba meshii markan geyay ayan waxan so adhay aniga Uganda oo markas an raar uwadhay kadiib wxn sii adhay Mombasa oo shaqa laigaga diray sonoqodkii ayan kusolabtay Sudan juba kadib waxn maqlay inan baxday oo aay tahriibtay ilaah wunab geyay waxey ila sohadashay 3 waxeyna ishegtay iney nolool cusub sameysaty aayna gursatay ana nolooshu wey wajiya badantay wlh markan islasoconay ayey heestan ishiidneyd ila hada waxan ahay Dalawaar alx reerna wan leyahay hada 🥰🥰❤ inta eey xasus kuledahy heestan kow iyo labo kasodeeh

    • @updullsharif6365
      @updullsharif6365 4 ปีที่แล้ว +10

      Bro waan kaxumahay wlhi dumar isku haleyn malahan aniga Sido kale darwal ayaan ahay melaha aad sheegeysid na kashaqeyo lkn heestan xasuus goni ah ayey igu ledahay gabadhi igu horeysay aan sidhab ah ujeclaado Aya lacag tarteda wajiga igu badalatey ana school ley ayaan ahaa ciilkaas dartisa Skol iskaga dhaafey tandhaboy unoqdey alxm hada darawal ayaan ahay welina magursanin lkn heestan markaan maqlo xasuus ayaan galaa

    • @maryanabdi1649
      @maryanabdi1649 3 ปีที่แล้ว

      kula mid baan ahay

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 3 ปีที่แล้ว +5

      Sxbayaal wan ka xumahay ana nabsj baan ka baqayaa anaa wax xumeeyay lkn danaa iheeysay wagaa

    • @princessnajma.1988
      @princessnajma.1988 3 ปีที่แล้ว +3

      Sorry wllky run ahaantii dumarkoo dhan maaha lkn rag iyo dumar weeye waaka xumahay wllhi qiyaano maficna,

    • @jimcaalecabdi7018
      @jimcaalecabdi7018 2 ปีที่แล้ว +2

      🥲😭😭😭 sorry sxb maanta ilaahbaa ku garab qabtay waxba ugama baahnid

  • @dr.panadol4744
    @dr.panadol4744 2 ปีที่แล้ว +185

    Rasamal adunyiyo
    Hadad racday xisaha
    Rixin goys inaad tahay
    Inanyahay ra'yiga gali
    Hana soo rogal celin
    Rayn rayn kunolow
    > axsan hees wxa dhagaysan
    haben axada 23:06 🥺💔17/7/2022💓
    Hadad qoralkayga aragto wall farxada ban kurajay wana kusalamay waqtigay kutahyba 🥺🤗

  • @Laarva_poy
    @Laarva_poy 8 หลายเดือนก่อน +25

    Heestan qofkii 2024 Ila dawanaya wan salamaya wxana leeyahay noloshu waa halgan hadba kii heegan ah ayay uhilowdaa❤❤🥺

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 หลายเดือนก่อน

      Annaa dhageysanaya dhamaadka 2024 wax niyada waanku hayaa, Alle ina amaansado dhamaanteen

  • @UpthiasisUpthirahman
    @UpthiasisUpthirahman 8 หลายเดือนก่อน +16

    Cwa waan ku qasbanahyna inaan runta ihor taala aqbalo😢😢2024/26/ april noloshaaan 5 sano soowaday ayaa cwa burburtayna😢

    • @Mahaawi122
      @Mahaawi122 8 หลายเดือนก่อน +2

      Soryy badal kheyr qabo inshaallah

    • @hilalelsharawi3744
      @hilalelsharawi3744 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dumar wa ridiyo waran 😢

  • @Nellyelly752
    @Nellyelly752 ปีที่แล้ว +13

    Anoo asaga jecel oo guur kle dartiis u baajiyay buu heestaan iisoo diray Kalsooni daradu Waa guul darada ugu wayn xiriirka Ka dibna iga tagay 💔💔😭

  • @mkaadan8254
    @mkaadan8254 3 ปีที่แล้ว +37

    Hees aan iloobi Karin wllhi 2021 xitaa waan dawadaa yaa ila mid ah farta taag✌

  • @fahmoarbia330
    @fahmoarbia330 2 ปีที่แล้ว +32

    Qofki TikTok kuso arkaye so radiye sidayda Sandkn 2023 Waxn kurajyn nasib wacan Ana ide ❤

  • @sakariaabdi3508
    @sakariaabdi3508 ปีที่แล้ว +9

    Anigoo you tabe iska daawanaya baan arkay heestaan.
    Anigu waligay wax ma jeclaan laimana jeclaan jacaylna ma,aaminsani waan layabaa wllhi markaan arko ama qiso ku maqlo qof leh jacayl baa igu dhacay oo qofkii aan jeclaa baan wayay soomaliyeey dhaliinyarooy majiro jacayl waa been la buun buuniyay Singal baan ahy kalinimo ku qanacsan tukada shantiisa salaadood ilaahiisana yaqaan Alhamdulilaah.

    • @SleepyCat-df7ez
      @SleepyCat-df7ez 10 หลายเดือนก่อน

      Is dawee walal hees baad dhagaysanaysaa markaasa shan salaadood ka hadlaysaa😂

    • @AhmetMaaNkaH-qj9wd
      @AhmetMaaNkaH-qj9wd 8 หลายเดือนก่อน

      qof walba oo dhaha jacaylka ma amisani waxa ka danbaysa qiso xanuun badan oo sugaysa😢

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂 Niic bay barteen maa leedahay.

    • @Abdwazac71
      @Abdwazac71 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maryama-idil hh waa runtii adkahaas😅😅

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil หลายเดือนก่อน

      @@Abdwazac71 Haa waxa sidaa u hadlaya wa single aan waligii la xaaal wareysan 😂

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +24

    Rugtii aad u guurtay
    Hadey raas qabow tahay 🥀
    Ka durduuro raaxada
    Ana kaa raali ban ahay ❤️
    Rasamaal aduunyiyo
    Hadaad raacday xiisaha ✍️
    Hana soo rogaal celin
    Rayn rayn ku noolow 🙏
    Aduun laysma raacshee
    Sidii roon rabaa oge
    Wah waah intaaza ka qaatay 💯

  • @tafsiirkaquranka2104
    @tafsiirkaquranka2104 ปีที่แล้ว +12

    Waxa qolbiga igo ay 5-23 taas ooo an wad soconay muddo ka badan 5sano😢 Ma anan ka filanayn in ay sidaan ila dhaqmayso waxan ka xumadaaa mark an xasuusta hasawihe la Igu madadaalin jiray 😢 waxaa intaa iga xanun badan in an aqanay nink ay xiirka la ledahay iyada Oo iga dhegtay in uu walalked yahay 😢 waxaa iga sii xanun badan in labajiyaya in kabadan 4jeer Oo an ku balansanayn in an midowno waxaa intaa iga xanun badan mar qaar xasuusta in sida an naftadyda ugu hibeyay Oo an ugu Amina si qof aan a Inaga xaaskayga Oo Kala ah an ula dhaqmi jiray
    Wan ka xumahay wx wlaba oo dhacay
    Waxan rabaa in an ogado nabsi ga jira inta uu maqnaanayo Iyo malinta an Qofkaa nabsiga uu iga galay ka soo ifbixi doono
    😢😢😢😢😢 qlbiga wali waa ii bogsan la yahay 😢😢😢😢😊😊😊😊😊

    • @Omar-mf9nd
      @Omar-mf9nd ปีที่แล้ว +2

      waa xanuun wallhi pro Bedel qurux badan inaad hesha rajeynaa Teeda kale waligaa qof ha isa siin wanaaji Alle tala saaro hadaad waydo ka soco waalidka oo kaa dhintay laga samraa 😢

    • @iqrobashi7247
      @iqrobashi7247 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 5 หลายเดือนก่อน

      Xanun weyna marka saas lagu qiyaamo wllo calasha ihurtay dadka dacada ah inta badan waxee uqalmeyn mahelan 😭😭

  • @khadarahmet3904
    @khadarahmet3904 2 ปีที่แล้ว +24

    😢 heestan manta 9/1/2023 boqol jeer ban dhageystyy emotional damage😇

  • @siciidoaxmed3420
    @siciidoaxmed3420 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waan jeclaa isna wuu I jeclaa hal khalad oo igu sameyey ayaan kaga fogaday wanan ka guursaday muddo sanad iyo badh ah ayaa ka soo waregtay anna qomamo ayaan la nolahay isna boholyow 😩😭💔2022/10/30💔🥵

  • @axmedciise1907
    @axmedciise1907 4 ปีที่แล้ว +15

    Waa yaryahay fannaan heestiisa aan dhamaystay badanaa ma dhagaysto Heesaha laakiin erayada heestan waa Soomaali barraxan.Fankii hore e la yaqaanay waa kan👍

    • @naimakhiyre8037
      @naimakhiyre8037 ปีที่แล้ว

      Laakin aniga ma fahmayo erayada qaar 😢

  • @berdilacsheboy2074
    @berdilacsheboy2074 3 ปีที่แล้ว +21

    Haddii heestan miraheeda macan hadii aad dib usoo raadisey 2021 legend baatahay like kuqabo

    • @umusuheyb3192
      @umusuheyb3192 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi hees majecli balse heesran dareen aye igurebtay allow dadka isjecl calaf iskugudar yrabi

  • @bilanbella684
    @bilanbella684 ปีที่แล้ว +8

    Mcankii dunidow rafaad rabi kuma tuso aniga rafaad iyo xanunkaga la noool ma rabo in murug yar darentid😭😭
    Ku durduuro raxada anna raali baan ahay ❤❤❤💟
    Raaliyo waxan ku noqon lahaa waligeed ku adeecda marnaba laabtaada ka fogaan rafaad iyo raxo cimrigeyga adaa kugu ag dhamesan lahaa oo dunida anigo nool kama dal-doorsaden😭💔
    Halka mid kaga xanaqsanahy waxa waye xita ima shegin sababta iga fogaatey 💔💔
    Wan ku jeclahay jceyl xad-dhaafa oo rabigey ogyahy❤💎❤ miss you rajadeydii naxriista badneyd❤💎❤
    2018-2020 farxad iyo jaceyl kunoolaaa iyo wayo qurux badan oo aan rajo iyo nolol aad boqoradada ku noqdo filanayey lkn 2021 waxa soo gabo-gabobey oo so dhamadey waqtigii farxada iyo rajada aheyd waxeyna isku badashey mugdi aan 2023 wali ku jiro 💔😭
    Habeenada qaar waxan seexda anigo ka fikirayo cafimadkiisa ilahow murug ha tusin wuxuu yahayba qalbigeyga hanadkii degay si naxariisa oo farxad badan ayuu ahaa inaan uduceeyo iga mudanyahy ❤❤❤❤ wuxuu ahaa ruuxii xaraf xaraf ii barey degananta jaceylka iyo kalsonida wuxuu kalo ahaa kii aan rag badan oo isoo doontey dartiis udiidey oo ilaa hadana udiidanahy 🔥🔥🔥🔥🔥qadar dhacay canan maleh lkn waligey isma dhihin geeri mooyee nolol ayaad isku weynaysan adigo dunida saaran naag kale ayuu gursanayaa isma dhihin😭💔
    18jir jaceyl igu galey mantan 23jir ahay walina waa jecelahy waxana rajena 60jirkeyga inuu qalbigeyga deganado ❤❤
    Nalkii dunidow nasiiip c/salam ❤😢

    • @mumtazdhakhane8548
      @mumtazdhakhane8548 ปีที่แล้ว +4

      Samir laabta deeqsii Siduu noloshiisa horay ugu watay adigana taada horay ugu wado walaal

    • @samirnoor7042
      @samirnoor7042 ปีที่แล้ว +3

      Ala sorry abyo.xanun badana nin faida malahn allaha qalbiga kuqabojiyo abyo sidu nolashisa udistay adneh nolol kle sameyso si ad uilowdo I.a qalbiga allaha kagarebo wnkudaremi kraa wayo wxan ahy naf jaceylka dibkisa so aragtay😢😢

    • @sultanayusuf21
      @sultanayusuf21 11 หลายเดือนก่อน +3

      Sorry nolol wacn kuu rajenaa wlshey 18 ilaa 23 masahlana ilahay qalbigaaga hakaga reebo😢

    • @ahmedashakuur
      @ahmedashakuur หลายเดือนก่อน +1

      Waxn arkay qoralkaga yado sanadki cusba ka hadhy 19 cisho waxana lagalaya 2025 waxn ku rajaynaya inad Nolosha Farhad iyo nolol qurux badan ku qadato nolol ba danbayse Naawiladu yay dhiman ya nasibka Kaa maqan nabdigaga beenayn guulayso walashayeey❤

    • @bilanbella684
      @bilanbella684 หลายเดือนก่อน

      @ mhdsanid wllalkeygow ❤️❤️😩

  • @MarwanMarwo
    @MarwanMarwo ปีที่แล้ว +6

    3sano kadib wali waxan daremaya xanun qof iga fogaday nolol samestay qos leh qos kiisa ku farax san ayan ila manta dartiis xanun u daremaya hestan markii an maqlo waan xanun sada malin sacad sikin walpo ayan dhagesta illahow qalbi geyga iga reeb balad kiisa isiii 😭😭😭💔💔💔😭😭😭

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry wllo niyada qeer usheeg wad hele qof kuqalmo haubixin ine qeer kuthy lee niyada usheeg 😢galiga maahin anigaba qof noloshiisa hore uwatay ilaa hada nolosheyda ina hore uwato iididan lkn ilahey kaweyn malin uun wan arka ano nolosheyda waxaan jecla helay hore usocday marka iska dulqado anago kaleh iska joogno nagula kor tumanayo ano mustaqbal ubahan nola diidan yahay intas xaasinimo lee nolosha iska dhib badane iska dulqado wllo😢

  • @hanidagan5612
    @hanidagan5612 6 ปีที่แล้ว +77

    Heestan kama dalo cadi maha
    💯🌷💋🌹❤️🌷💋❤️ xaqiiq
    🌷❤️🌹💋🌷❤️🌹💋🌹❤️Ruux laba boglaha haday raacdo niyaduna raaxo kuma nagado rafaad baa u dambeeya ❤️🌹💋🌷

    • @shariifxuseen1615
      @shariifxuseen1615 5 ปีที่แล้ว +2

      Alla wiil muxuu yahay sabar iga dheh 💔💔💔💔💔💔💔💔 rajadii aan kuu qabay iyo rubad go'aagii ruuney habeen hore inta leyga raraybaa raadkiina iga lumay💔💔💔💔💔💔💔💔 waxaasaa kaa sabara ar hees iga dheh yaaqay wllhi aad baan uxiiseeyaa fannaankan calaacalka ma udhashay baad isleedahay ma hindi baa ? Dowlo !!!!!!!

    • @farmaamohamed8259
      @farmaamohamed8259 4 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @abdilahikhadar7373
      @abdilahikhadar7373 4 ปีที่แล้ว +1

      Subxanaka yaa cadiim

    • @Wll_________moha
      @Wll_________moha 4 ปีที่แล้ว

      Iippippùpùpippupppjpgþrď

  • @fartunbakir3919
    @fartunbakir3919 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxan dhagystay 2019 Wan so booqday mar labad 2023 Wakhtigu wu Socon waxkastana way isbadalin qofkad shalay ahyd maanta ahaan maysid Caafimad baan idin rajyn intiina bukaanka

    • @xakimacaliisxaaq8614
      @xakimacaliisxaaq8614 ปีที่แล้ว

      really wlhi 😢aamiin qalbiga alle ha no qabojiyo💔🥺

  • @abubakarugaaz262
    @abubakarugaaz262 4 ปีที่แล้ว +28

    Heestan QISADAYDA AYAY KA SHEEKynaysaa wlhi NIN DHOOF LAGA DOORTAY BAAN AHAY😭😭😭😭

    • @leyliinahassan5445
      @leyliinahassan5445 4 ปีที่แล้ว +2

      Abubakar Ugaaz sorrry walhi

    • @mohammedfaysal7734
      @mohammedfaysal7734 4 ปีที่แล้ว +3

      😭😭😭😭sorry wlhi aad ba uga xumahay sabar pro

    • @Ahmed-ef3bg
      @Ahmed-ef3bg 4 ปีที่แล้ว +3

      Adna dhoof MAXA tahriib noo ama waad gaari ama waad dhiman calaacalka daa rag ciil qabriga uga roon saaxiib

    • @hodanmohamed9835
      @hodanmohamed9835 4 ปีที่แล้ว +3

      Wllhi heestan jacaylkaagii aan dhoofka ka doortay ayaan anba ku xasuusta😭😭😭

    • @ibrahimhusseinfarah7961
      @ibrahimhusseinfarah7961 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhib malahn bro mid ka fcn baad helaysaa stay strong 💪

  • @SuusanMahdi-qg4gm
    @SuusanMahdi-qg4gm ปีที่แล้ว +4

    Waligay kuma fakiran inaan niyada ka dagi waayoy😢anigo nolol haysta oo gaajo iyo oona iyo baahi midna i hayna ban hadan bahan ahaya zbbto waxan raab qofkii naxriista iyo kalgacalka i baray alla cishoodayey

  • @hassanabdullahi3495
    @hassanabdullahi3495 5 ปีที่แล้ว +28

    2020 febu heestn kuhesto

  • @Samiira-xx8xo
    @Samiira-xx8xo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan qofkastoo 2024 dhagysanaya waan salaaamayaa wll waxaan kuleeyahay nolashu kuma ciisho hora usoco caafimaad kuwaar
    Ana badleeda alaah haysiiyo 🫶🥺🥹

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 5 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan xasuus iithy gabadheyda sundus 2020 bisha labad ano umul la ah dhagesan jiray xitaa wan iska duubay marka maqlo heestan waxaa iguso dhacdo marka umusha aha waliba aad ufaraxsana madama noqday hooyo ilahey ugu deeqay gabadheda labad ifkana ukenay iido cafimad qabto iyo ano cafimad qabo alxdulilaah hadaneh dadii sadaxad ilahey isiiyay marke sanadka aha 2021 bisha 8 hadeneh wiilkeyga waxoo jira 3 sano alxdulilaah caruurteyda sadax sano isku xigto dhalay ilahow iday inta heysan awlad baariye kunastan sii aniga inta hesatana awlada noxafid amiin yarabi

  • @samiiramohamed3633
    @samiiramohamed3633 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan soo boqan doona markan niyad jabka ka bogsado inshallah 😢

  • @khadarroyz7009
    @khadarroyz7009 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxan Dhageysanaya Malin Axada Tariikhdu Ay Tahayy 8/1/2023 Rabiyoow Qalbigeygu Ka Saar Ii gana Aar Waad Awoodaaye 🤲💔

  • @munaclahi300
    @munaclahi300 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kasoo kabtay jacaylki iga burburay 2019kii waxan is cafinay wilkan xidhidh wadaga ahayn waa aabe hada cunigisi kobaad udhashay❤ khaladad aanu labadayaduba galnay dartii buna xidhidhkenu ku burburay💔
    Hada waxan sameyay xidhidh cusub mudo sadex biloda wan wada socona inaan guul ka gadhno noogu so duceya
    Heestana inan mardanbe u bahan❤

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 ปีที่แล้ว +9

    Xanuuun kawayn majiro xasuus Adan wax kaso celin Karin marka heysato qofkina ado arka Adan heli karin noloshu malinba wa nooc wlhi Ilhow no hagaji oo xasuusaha hinqado waxan oga marma ku waydiiste 😩😩xanuunki hadu ilhey kaqado xata xasuus ba ku dayneyn 😊kadurduuro raxada karali ban ahy 😭😭

    • @FaisalMoha-m9u
      @FaisalMoha-m9u 5 หลายเดือนก่อน +2

      Rally Amin allaah nolosha no hagajiyo 😢😢🤲

  • @cabdulaahimuxudiin2107
    @cabdulaahimuxudiin2107 ปีที่แล้ว +2

    Hestan Dadka 2024 Soo Radin Dono Waan idi Zalamayy Qalbi Jabka Waxaa Daremo Qofkii Aad isku dhibtayy Oo Hadana Bananka Kaga Tagyy🥺😭

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 6 หลายเดือนก่อน +3

    2018 maxan ku waalnaa hestan oo Stress i hayey barigaas😑Alhmdullilah hada wan ka soo kabtey😌

  • @Aziahassan44
    @Aziahassan44 15 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan wxn dip usoo radiye 1 jan 2025 walibo qofkii aan jeclay oo aroos ku jira wuxuna sanadka iku bilowday anigo daremaya niyad jab jcl io quus wxn waye jclki an soo waday 8 yrs arimo dhoof darteed walibo dhankeyka ah
    Rugti aad u guura io hadee raas qabowdahy ku durduro raxada kaa raali baan ahee
    Wll mcn hda arakto qoralkeyka 1 jan 2025 wixii ka dnbeya isoo ducey in alle murugada iku badalo farxad alle na ii rumeeyo dhaman riyoyin keyka
    Wxn rajeyna ina qoralkn dio usoo radin doono anigo kasoo kabsady dhmaan niyad jabki walipo anigo farxdn😢

  • @Strong-w7q
    @Strong-w7q ปีที่แล้ว +4

    1/11/2024 hbn khamiisa 2:17😢 Ruugti aad u guurtaay hadaay raas qabawdahay ka Dur Duuro raaxada ka Ralibaan ahaay 😢😢😢

    • @YahyeShariiF-n5w
      @YahyeShariiF-n5w ปีที่แล้ว

      Aniga Lee dhagaysanayey xaly heestan 😢

    • @Strong-w7q
      @Strong-w7q ปีที่แล้ว

      @@YahyeShariiF-n5w sorry 😭

    • @Strong-w7q
      @Strong-w7q 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@YahyeShariiF-n5wani xata hadaan dhagysanaya😂

  • @muhammadgarad843
    @muhammadgarad843 3 ปีที่แล้ว +14

    Gabdhan jecla aya iga tagtay
    Axlam Ahmed
    oo aad ujecla Bila sabab
    Aduun leys ma raacsho
    Sida roon raba ogee raynrayn ku noloow
    Ruux laba boglaa hadey racday niyaduna raaxo kuma nagado
    Rafaad ba udambeeyo
    💔💔💔💔
    Date 4/6/2021
    💔🌍
    💔🌍

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 4 ปีที่แล้ว +15

    Run iyo beeni kala wacan
    Ra'yina waa qofkiisee
    Raaliyo ninkaan qabin
    Wuu raran gubyoodaa
    Xaqiiq100%

  • @casoodcali782
    @casoodcali782 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dumar waa ridiyo waran👈
    Raga loogu dawgalay🤔
    Waa lagama raystaan❣
    Waana lagama reeyan 😢
    Heestan waxan dhagysanayaa 2024.
    Iyadoo igalisay xasuus.

  • @faizaissack4012
    @faizaissack4012 4 ปีที่แล้ว +10

    Intii 22 /06/2020 dageysanayaan love isaraa

  • @NaxwoFarah
    @NaxwoFarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla jacaylku xanuun badanaa😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 7 หลายเดือนก่อน +3

    Raliyo niman qabin
    Uu raran gubyooda
    Ya Allha raliyo lagu nasto mooye ha iga yeelin mid lagu ag rafaado ❤
    From burco
    4/6/2024
    Malin salasa
    10:34 ❤🎉❤❤

  • @NashaatAaTam-bm9nb
    @NashaatAaTam-bm9nb หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan dib ugu so noqday dhamadka 2024 waxan daremaya qalbi xanuun qof aan si dhaba isku jeclan ban uga tagay inu qof ila shukansaday kadib wan gursaday ninka gursday bil markan la nola ban arkay inu naago igu qiyamo ila hada an wada nolnahay marka wxy ila egtahay nabsi in layga jarayo 😭😭😭🧎🏻‍♀️💔

  • @SadaamYousufMahamoudhassan
    @SadaamYousufMahamoudhassan ปีที่แล้ว +5

    RAJADII AAN KUU QABAY IYO RUBAD GO'AANGII RUUNEEY HABEEN HORE INTIILA IGA RARAY BAA RAADKIINA IGA LUMAY HEES IO BADH WLHOE ❤😢

  • @deeqacabdirahmaan6902
    @deeqacabdirahmaan6902 ปีที่แล้ว +3

    14/1/2024 baan dhagaysayaa heestan anoo qalbi jabsan welina inshalah waan soo booqan markan helo qofkaygii💔😿

  • @deganiitaabaadir8133
    @deganiitaabaadir8133 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiq waa hees mcn
    inta caashaqa la dhiban allaha ha idin gargaaro
    waxaan dhagaysanayaa habeen arbaco ah 7:17 habeenimo😢

  • @freefirelovers5807
    @freefirelovers5807 หลายเดือนก่อน +1

    17 bari baa ka dhiman 2025😢 wna duhur 1pm
    ɴᴀғ ᴊᴄᴀʏʟ ᴋᴜ ʀᴀᴀɢᴀɴᴀ
    ʀᴀғʙᴀ ᴋᴜᴍᴀ ʜᴀᴡʏᴀsᴛᴏᴏ
    Rᴀᴀxᴏ ᴋᴜᴍᴀ ɴɢᴛᴇ
    ʀᴀғᴀᴀᴅ ʙᴏᴡ ᴅᴀɴʙᴇʏᴇ😭💔

  • @Mustaphe_ahmed14
    @Mustaphe_ahmed14 8 หลายเดือนก่อน +13

    Waa 3/may/2024 Ani jacaylna ima galin waligay hadana heesahan waan iska dhagaysta😭😂😂

  • @diegocosta6634
    @diegocosta6634 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan anao safar ah, oo saaran gawaarida waa wayn ee kenya ila sudan tago 2014, aya darawalka gaariga nooga daaray, kun jeer aya kusoo celi dhahay darawalka ano marqaan ah😂xazuuz wlh, hadana yurub ayaa wareeriso nagu xirtay shuba dhashae😢

  • @nimconalka315
    @nimconalka315 4 ปีที่แล้ว +18

    Raaliya Helin wu raran gubyooda waa xaqiiq yaa rabi xajigeyga i xafid dib inoo mideey waan kala fogane yaaa Alllaaah ❤️❤️❤️🌷

  • @shindeys-u2s
    @shindeys-u2s หลายเดือนก่อน +2

    4/December 2024 13.07 dararnimo ayaa hestaan soo radhiyay🥺🥰

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 2 ปีที่แล้ว +5

    Form tiktok yaaa ah ani cml😁

  • @cabdilaahibadalaadan-m6y
    @cabdilaahibadalaadan-m6y 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa HabeenimO axad ah isniina ay soogalayzO waa Habeen taariikh cajiip ah ii leh wayO wxn caawa kala fogaanay gabadh aan aad u jeclaa balse nasiibka iyO wakhtigu nakala kaxeyey kolay sikastapa ha ahaat3e walshay qali wxn ku leeyahay noloshaada ku raaxayzO guulayzO apaayO hadaad iga danbeeya liketa dhac iigu zii waa balan inaan soo booqan doono insha Allah guulayzta soomaali wayyn😮❤🎉

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 4 ปีที่แล้ว +18

    Subxaanallaah ereyadani cajiibsanaa.
    Raasamaal adduunyiyo
    Hadaad raacday xiisaha
    Rixin goys inaad tahay
    Inanyahay ra'yiga geli
    Hana soo rogaal celin
    Raynrayn ku noolow✌😭

  • @Mrc648
    @Mrc648 8 หลายเดือนก่อน +2

    Rugti aad uguudhay hadeey raas qaboowdahay kadur duura raaxada kaa raali baan ahay rajadii aan kuu qabay iyo rubad go,aagii….. habeen hore inta leeyga rarayba raadkiina iga lumay
    legend baa tahay hadii aad heestaan soo raadisay bogasho iyo caafimaad iyo noloshoo kuu hagaagta ayaan kuu rajeeyna is adkeey ilaahey talo saaro maanta anigaba dhibaa halkaan ikeenay

  • @libangarcad2038
    @libangarcad2038 ปีที่แล้ว +3

    Heestii iigu horaysay aan dhagaysto 2012
    Dib baan usoo raadiyay waa habeen xili danbe 11: 50 pm . kalinimada baan kuraaxaysanayaa ❤

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan erayadeeda maanta sifiican udareemayaa waayo nololsha ayka waramayso soomaray , mahasnid inantii tiktoga igusoo xasuusisay.

  • @aishaabdiwali996
    @aishaabdiwali996 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan hada igu horeyso markaan dhagaysty waxaa la mooda inay aniga iga hadlayso 16/12/2023 taariqdaan waa markii igu horeysy oo qalbiga layga jabiyey waxaa iga jabiyey nin aan 5year aan jeclahaa markastada been ii sheegi jiray wuu I qiyaamay naag ayuu guursady heestaan way hadlaysaa waliba waxay u hadlaysaa qof walba oo qalbi jaban aniga ilaa hada wn qalbi jabanahy waayo hada ayey igu dhacdy 😢😢 ilaahay dadka qalbiyadooda qiyaanada haka saaro 😢😢😢😢😢😢😢

  • @apdimajiid9946
    @apdimajiid9946 8 หลายเดือนก่อน +11

    2024 hadii aad wanayso love ii sar 🥹

  • @simanali7559
    @simanali7559 2 ปีที่แล้ว +7

    Wow speechless “ Rajadii aan ku qabay iyo rubad go’aagii Raysow (lol) habeen hore intila iga rarey baan raadkina iga lumay “””ana wan ka raysteey ruxaga iga celi “ this song says it all “ the love , pain , karma and recovery

  • @sayidalicabdilaahi9709
    @sayidalicabdilaahi9709 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa xili habeen heestan ayaa iga soo hor baxday anigo iska dawanaya tiktok ka dib ayaan soo radiyay wana habeen khamiisa 29.21.2022 sanadkan waxa ka hadhay laba habeen ilaahay riyoyinken hayno rumeyo ✌️✌️✌️

  • @muxudinmaxamed6584
    @muxudinmaxamed6584 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxan Dawanaya 2/2/2023 alx Ani Gabar ima qalbijabin sido kle Anigaba gabar aan qalbijabiyay Ma ogi Allahna Ha igabdbadiyo Lkn Markan Arkay Xanuunka loogeystay Gabadhaha iyo wiilasha Halkan kujiro Waxan u dareemay sida iney ani igu dhacday wllhygow Allah qalbiga Ha idin qabojiyo Astagfartana Badiya I.A usbedelbaad Dareemidoontaa
    F.G Hestan Music 🎶 ina iskareebto iskuday Wayo Erayadu Aad bey umacanyijiin Lkn Hadan music 🎶 kudhegeysano Mar walbo oon shidano Dambi ayaa Noosocda malin aan Dhimeynana Manaqaan Music iskareeb Wll Aaadban idin salamaya wllhyga Qofkii commentgyga Arko ha iskudayo inuu Sida sameyo 😌😌

    • @FartuuncumarYuusuf
      @FartuuncumarYuusuf ปีที่แล้ว

      Nasiib badanida wllalow aniga laba nin so qalbi jabiyay kuma fanayo wan ka shalaya cashar by ithy jaceylkoda cidla uga dhaqaqay wil 2017 isbaranay 2021 iga qustay wuxu iyiri an ku so donto xita wan ka diday ishaydu maqan waxay kaga so bixi la dahay bu igu yiri mida igu sameysay kadaran io fartuun ba sas aheyd baan ilahay kaga baryay buu igu yiri nin ba ilmo igu inkiray inta is meher xadnay ano garob ah xita ila so hadlay uu dhahay wan ku raba wan fahmi wayay maqan sasabta wilka jaceykisa u fahmi wayy nafsigisiba ihelay xirir kasta an sameyo wu iga burbira ila hada igama harin nafsigisa😭😭
      Kii kalana kuma cafinyo idhahay walin dhaweyd la hadlayay 3 malin ka baryay in uicafiyo hadan ka shalaya hada jaceylka dacada ah fahmi laheyd qofkasta oo qof an nafsi ka galin wa iga nasib badantihin allha na tuso dhamanten kuwa najecel si aan ufahmi laheyn jaceylkoda😭😭😭 hada nin kasta aan jeclado cidlu iga dhaqaqa ilahay ban ka barya inu iga cfiyo😭😭😭😭

  • @Lifeissimpe
    @Lifeissimpe 3 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan saa u raadinaayey waa hely 2018 /2019 dhageysan jiry xasuus 2024 mar kle usoo laabty 😂

  • @asadabdirizak8462
    @asadabdirizak8462 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan ima quseyso balse waan jeclaa ilaa yaranteyda wali gabar qalbiga igama ciyaarin balse waxaan cafis weydisanayaa intii gabar aan qalbiga aan uga ciyaaray waqtina ka lumiyay wlhi bllhi tallhi kaftam maaha 3gabar baan xasuustaa oo saaid ii jeclaa balse aan balan uga baxay kana fogaaday waxaa iqaaday dhalinyaro nimada plz iska keey cafiya adunka laguma waaraye anna calafeyga alla qoray adna sidoo kle😥 heeataan xaqiiqada ka bartay laga yabaa in rafaad isugayo markeygee alla ima tuso mid qalbiga iga ciyaartA😥

    • @lovehooyomcn8073
      @lovehooyomcn8073 3 ปีที่แล้ว

      Hormar wcn zzp🤣🤣

    • @maankaabdi580
      @maankaabdi580 2 ปีที่แล้ว

      M.a qalbiga wanagga i.a allah jacaykaga mid gulesto allah kaga dhigo inkastoo jacayka lagu wada gulesan💔💘💝🥰

    • @miinaacumar4757
      @miinaacumar4757 2 ปีที่แล้ว

      @@maankaabdi580 waa waxa kaliyoon layabay guuldarada jacayl lada dhabta ah lkn alla ayaan kabaryaa inuu rajadeeda iirumeeyo oo xanuunkaan dareemay farxad iigu badalo yaarabi

  • @mohamedaliabdille3088
    @mohamedaliabdille3088 7 หลายเดือนก่อน +2

    Saxibayal wan idin salamay dhaman waxan idinkaga digaya inin qof biladan ah isku dhiibin misanh dhulka isku dhigin waayo wax walboo laga daba ordaa waa lawaaya Inkastoo jaceylka uh yaahy nabar weyn aan laga kabsan Karin manta. Eeey taariqdu tahy 7/6/2024 ayaan waayay qoftaan jeclaa misanh maantaba aan cafiyay marka qof bilaaadan ah haisku liidin haduu tagayoo hatago mar unbuu isnah dareemi doonah dhabta

    • @CaaishaCabdulaahicusmaan777
      @CaaishaCabdulaahicusmaan777 7 หลายเดือนก่อน

      Hye abowe taladaada ani wan qatay koley adina qalbiga allah ku qabojiyo ka tirtiro wixii hore guleeso abowe mcn😢

  • @ikraamiklam1261
    @ikraamiklam1261 2 ปีที่แล้ว +10

    2023 hestan jaceyl dartis uso radee ismalahen🙅‍♀️
    Ruxa labo boglaha✌
    hadey raacdo niyaduna🚶‍♀️
    Raxo kuma nagato🙅‍♀️
    rafad udambeyee🤦‍♀️😥

  • @UpdiqaniMaxamed
    @UpdiqaniMaxamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Rugtii ad uguurtey ❤
    Haday raas qabawdahy 😮
    Ka durduro raxada😢
    Ana rali ban ahay❤
    Wa 10 hapenimo. 25/5/2024
    Hadii ad iga danbyso farxad ku nolaw wana ku salmy ❤

  • @Faisalabdiaziiz
    @Faisalabdiaziiz ปีที่แล้ว +5

    Rasmal adunyiyo
    Hadad raacday xiisihi
    Rixin goys inaa thy
    Inan yahey ra’yiga gali
    Hana soo rogaal celin
    Rayn rayn ku noolow
    Axsan hees ❤
    Heestan waxaa dhaheesanaya habeen arbaco saacadu ay thy 7:00 waana nii salaamay bah jaceyl 👋🏼🖤

  • @ahmedabdifarah8696
    @ahmedabdifarah8696 ปีที่แล้ว +1

    Waligay qof ma khiyaaamin lamana khiyamin hal mar baan wax jecladay wanan ku guulaystay m.a❤❤ blse comentiyada heestan wlhy wey I damqeeen ilhy qof walba qofkiisa ka ku aadiyo🤲🤲🤲

  • @yaasmiinapdisalanhirsi
    @yaasmiinapdisalanhirsi 10 หลายเดือนก่อน +2

    2024 yaa soo raadiyay sidayda😢

  • @ZabNaBuraaLe-t6x
    @ZabNaBuraaLe-t6x 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ruux Laba bogLa ah haday raacdo ruuxdu axay JaceyLoW 18/3/2024 1/12/2024😭😭💔

  • @faizaabdi4754
    @faizaabdi4754 2 ปีที่แล้ว +7

    dumar waa ridiyo waran
    raga loogu dow galey
    waa erayada itaabtey wlhi ax taaso ah iney dumarku lugooyo iyo dhaawac badan yihiin hadana laga maarmeyn 😢💔
    qof walbo qalbigiisu xanuun ama dhawac jaceyl soo marey guul baan urajeenaya iyo mustaqbal ifaya inamo iyo hablaba
    idam alle iyo nolol aad ku faraxdaan 3/11/2022🙏❤

  • @nasromaxamed8037
    @nasromaxamed8037 ปีที่แล้ว +2

    Inta Ani cml manta so boqatay o xanun jacel dareme 😢💔wa idin salamy 🤝🩶

  • @zaprinupdy6692
    @zaprinupdy6692 ปีที่แล้ว +5

    Nolosha ad ban unacey o qofkii an dunida ujecla ba jacyl Bena ila dhisey o dhabarka iga togtay 🥹😭💔 wax walba o farxad galinayana wan sameyey intii an wada soconey haben iyo malin wlbo kamida qiyano iyo ano ciil iyo Caro tabanaya ayey idhamaden🥹💔 intas wan usamreyey o waxan dhihi jirey wax wlba wanag bay kuso dhamanayan balse waxan ilawey inay kuwani ahayen malmahygi xuma lkn jacyl an uqabo ban egayey lkn malinki lay Yidhi wan qaldamey ban wax wliba habenkas ku ilawey wayo waxan ka dhiganayey wax wlba inu iyahay 🥺🫀
    Maxay dumar kale iga ka qiimo baten maxan in badan is ciil kabinayey aad iyo ad waqtigas noloshi dhan wan nacey cidhiidhi ban daremaya iyo cidlo ano boqolal qof harerahayga jogan🥺🥹
    🥹💔😭
    Inaad dhahdo wan kujeclhy ad bey ufududahay lkn inad qof qalbigiisa farxad Bena ku abuurto hadana ad sidi gamekiii ugu dhel dhesho wa xanun ad iyo udaran badna asxabtaydu waxay idhahan sabrin maxa kubadaley nalama hadleysi maxad inoga amuzan tahy daqiiqad wlaba on amusnahay waxan niyadeyda kabaara sidi an ilintayda Dib ugu celin laha o hadii an hadlo waxan kabaqa inay iso dhafto xanuun an qalbigeyga kadareemayo awgiis anxiety ad iyo ad ubadan ban qalbiga kadareema qofkii rafaadkas iyo xanunkas ad dartis umareysidna usanba kuleyl iyo qabow tona kuhayn🥺🫀
    Dhib malahan inad kaliga nolato waqtiyada qaar o waxay kusinasaa xoga dhiiri galin iyo wehel malinba malinka kasi danbeya waxan xaqiiqsadey inay kalinimadu tahay amni iyo daganaan iyo xasilini nafeed🥺👑
    Waxana jeclhy inan mar marka qaar iska aamuso wayo waxanba waaya qofan usharaxo waxa mankeyga iyo maskaxdeyda kujira nasiib xumo kawayn ma jirto qofadan go aan kaqadan karin sacad wlbana qalbigaaga kuso dhacaya hadana adan calfan karin🥺😩waxan ku aaminey si an qof u aminin adna waxa iqayaantay si an aamini wayey wax wlbo dhaca wan kuqanacsanahy lkn ma aqan sababta an ilaa hda usugayo wax wlba inay sidodi kuso labtan🥹 Sabab wliga ha unoqon inad qof noloshiisa dhan ad gacantada kuburburiso wayo waxa dhici karta in qofkaas adunkaba u dartaa unaco ciil iyo Caro darteed🥹🫀
    Waxan si cad I cidleyey qofkii an dhibkeyga o dhan ushegtay Mel walbo an dhib katabanayeyna an usharaxey iskagana Kay dhigey mid dhawacyadii hore an so marey I ilowsin kara lkn asagaaba wixi hore o dhan iga darnaadey o culaab an qaadi karin igu noqodey🥺 anigu naxariis iyo jacayl ayan kudarensiyey adiguna waxad hadyad iga dhigtay dhaawac an so kabasho lahyn
    Waqti walba on murugo iyo xanun dareemo waxan so xasusta balamihi qurxona iyo hamiyadi an nolosha danbe ka laha o saacado badano on faraxsana ban hal mara qudheed murug jawigeygu isku badla🥺🥹
    Aad iyo aad ban qofkygi ugu xiisey balse la aantay bad faraxsantahy intasna igu filan🥺🥹
    Aadban ujecla inan ku daryeelo kudareensiiyo jacyl xad dhaafa mar walba garabkaaga ahaado on dhib iyo dheefba kula qaybsado murugada an ka ilaalsado kusiiyo danayn xad dhaaf ah lknse waxad noqotay ruux danihisa kaliya kafikira agtaadana an ka ahyn wax muhiima waxad isiisey xanuun iyo dhawac ad udaran, sidaso ay tahay wali waxa tahy qayb wadnahayga kamida waxan jeclaa inan noqdo warshada farxadaada balse adigi Aya I arkeysey dhawacaaga o wali waxan kurajeya nolol tan ugu quruxda badan farxad iyo inaad noqoto mid gulaysta mar walba in kaston jeclaa inan noqdo mid kadanbeysa mar wlba guulahaaga hadana ma aysan noqon🥹🥺🫀
    Inkaston dhab kujeclaa🫀
    Dhinaciisa jog laha 🫀
    Adiga idhaawaceyyyy 🫀
    Dhibta dhaawaca igaarey sow dhaqtar uman galin 🥺
    In badan inan kula so hadlo wan jecla balse hadalkayga iyo arageyga Aya kudhibey🥺
    Baryo badan waxan darta u aha bukan an Cid dabiiba helin wali sidiban rajo usuga blse anba miro iyo ijaabo midna kaso socon🥺🥹
    Maqnaashahagi kadib waxan noqdey ruux kali ah o marku kuso xasuusto iska ilmeeya🥺🥹
    Nᴏʟᴏsʜɪɪ ᴏ ᴅʜᴀɴ ᴍᴜʀᴜɢ ᴀʏᴇʏ ɪsᴋᴜ ʙᴀᴅᴀsʜᴇʏ😢 ᴀsxᴀʙᴛᴀʏᴅᴀ ɢᴀʙᴅʜᴀʜᴀ ᴍᴀʀᴀᴀᴄᴏ 24 sᴀᴀᴄ ᴡᴀʟʙᴀ ǫᴏʟᴋᴇʏɢᴀ ʙᴀɴ ᴋᴜᴊɪʀᴀ ʜᴇᴇsᴀʜᴀ ᴄᴀʟᴀᴄᴀʟᴋᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴅᴀʀɪs ʟᴀɴᴏǫᴅᴇʏ😢😢

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 4 ปีที่แล้ว +9

    wxa halkn ku kulmay intu jclka kaso jabay o idil runti hestani wxn dhegesanaya mudo 4 sano ah mana ka dalo runti mucashaqinta guldaresatay wxn idin leyhy isku daya jcl lapad inad samesan
    rugtii aad uguurtay
    haday Raas qabowdahay
    ka durdura Raxada
    kaa raali ban ahay💔😭💯

  • @shafinho07
    @shafinho07 ปีที่แล้ว +4

    Rajadii Aan kuu Qabay
    Iyo Rubad Go aagii
    Ruuneey Habeen Hore
    Intii laga Raray Baa
    Raadkiina iga Lumay
    12/12/2023 ❤️‍🔥🥺

  • @mahamedsayid2841
    @mahamedsayid2841 12 วันที่ผ่านมา

    Legend walba soo booqday heestan 2025 waan salamayaaa rajada alle haku rumeeeyo

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 2 ปีที่แล้ว +7

    24/12/2022 😢💔
    hben sabti soo galeyso 2:01 waa hben saq dhexan dhagesanaya hestan waa xili dadku wada hurdaan jawigu deganyahay jabaq eysan yeeren 🥹
    Rugtuu calafku kuu raray hadey rays qaboow tahay ka duurduro raxada kaa raali baan ahay guuleyso idim alle wanaagsanow🙏🫶
    Jaceylku wuxu kugu reeba xasuus uusan qof kle kaa xadi karin wlhi ❤

  • @miskimiimi6090
    @miskimiimi6090 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan dhagaysanaya 2024 waxana Daremaya xanuun Qalbiyana Lkn ano jecel ooanka maarmin ayan goan ka qatay naftaydana waxa Rajenaya inay ila fahanto dhibkan qabo 4year ayanan mant wax xanuuna mahe wax xal ah kahen waxan lakulmay qalbi jab qayaano iyo asagy in layga Raco hal mid banku kalsonahy wa Naftayda inan ka adkahay dhuntana qaban karo waxkasto ay jeceshahayna ka dhaqaaqi karto wayo gunimo lama qaato waxa ka qurux badan ado jcylka iyo murugt kaliga nalotid😢 waxan Rajen malin inaan Fiicnan dono

  • @ahmedabdi4091
    @ahmedabdi4091 2 ปีที่แล้ว +5

    Emotional song😙😙 kuma iloobi doono goorta ay ahaatana waad iiso noqon

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdirahmaan istinle fanaan laxamayste iyo waliba musikeste wax loo dhigaahi aysan jirin bal musigaan iyo codkaan ila qiimeeya

  • @apdiwahaapmohud1666
    @apdiwahaapmohud1666 3 ปีที่แล้ว +8

    Wakhtigu waa 2021
    2018 kii waa markii u horaysay ee aan wax jeclaado. waan maqli jiray uun jaceylka ilaayo aan arko xanuunka jaceylka iyo dhibaatada qof aan ku jeclayn ilaa wakhtigan oo ah 2021 waan jecelahay gabadhii si kasta oo ay ii xumaysay niyadaydii. qalbigaygii, Farxadaydii iyo wax walba oon haystay iyaday raaceen lknse waa la qabaa imika oo waa marwo,
    Jaceylkaygii u horeeyay iyo jaceylkaygii u dambeeyey iyada ayuu noqday

  • @fartunadham7375
    @fartunadham7375 ปีที่แล้ว +4

    Waxan dhageysanya 30/3/2023 oo haben jimco soo galeyso ilahow mid aan ku dago oo hablaha asagey ah idhafiyo oo aan raaliyo u noqdo ii sahal gabar yar ban ahay mustaqbal ban rabaa🥹😭❤️

  • @ابنالقطر-ش
    @ابنالقطر-ش 2 ปีที่แล้ว +6

    16/1/2023
    12:30am habeen isnin soo galyso
    Rasmaal aduunyiyo
    Hadad raacaday xiisaha
    Heestan waxan kuso noqon doonaa anoo xaasle ah incha allah

  • @AidarouzMaxamed
    @AidarouzMaxamed 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jimce 10 ka may 2024😢2:00 pm
    Salaama qofka ila cawaynayy cawa Hamda Maxamed Siciid 🎉❤

  • @Lilecho_man
    @Lilecho_man ปีที่แล้ว +3

    Like isara sifo an iso firiyo markan haloo jecal wanag san 😢😢😢😢😢

  • @awaare1770
    @awaare1770 ปีที่แล้ว

    ❤heestaan markii iigu horay aan dhagaysto waxay aheed sanadkii 2014 lkn jacaylka waxaba kama aqoon lkn sidii qof laga tagay cml ayaan ahaa waan ku soo ceshan jiray ilaa hada wan dhagaystaa

  • @abdirahmadabdirahmad1504
    @abdirahmadabdirahmad1504 4 ปีที่แล้ว +12

    2014 ilaa hada waa dhageestaa hestaan

  • @naasirmahamouth
    @naasirmahamouth 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan leeayahy hadad so gadhay 2024 ku raxayso jawi qabow iyo sanad wacan❤

  • @abdukadirissemohamud7846
    @abdukadirissemohamud7846 8 หลายเดือนก่อน +3

    Rasamaal aduuniyo
    Haddaad raacday xiisaha
    Rixin goys inaa tahay
    Inanyahay ra'yiga gali
    Hanna soo rogaal celin
    Raynrayn ku noolow
    2024 cidii dhagysanaysa baa legnd ah oon halkaa ka salaamayaa😢💔😅