Waa cabitanki wajiga lagu nadiifin iyo saxaradana socotsiin/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 258

  • @Rohan-o6p3n
    @Rohan-o6p3n 4 ปีที่แล้ว +120

    Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan soo boqda

    • @naciimonalka706
      @naciimonalka706 4 ปีที่แล้ว

      Haaa anigaba sido kale

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan 4 ปีที่แล้ว

      @@naciimonalka706 please subscribe iisaar wan kuusaaraa

    • @bincali1476
      @bincali1476 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallh so barabaar

    • @bincali1476
      @bincali1476 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsoiskufillan shugrn

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadku wayaab mansha alaah waba kalmad wayn qofki ilahay garansiyo unna afkisa kuhaynaya mansha alaah

  • @Quruxsan3
    @Quruxsan3 4 ปีที่แล้ว

    Maaaasha allh waad mahadsanid qaali noosoo badi cabitaanada hormoonada saxa

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah maxa kafiican dad an wamagsanayn weye kuwa kudhaha mansha alah maxa udhahaysa wa dad diinta macan kasohorjeda waxba kaqadimayan wllo keep going mama

  • @sagalsagal2725
    @sagalsagal2725 2 ปีที่แล้ว

    Yasmiin walhi Wan iska ka jacelay

  • @aminoabdikariin3893
    @aminoabdikariin3893 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh mama adi maa ceeb le ale haku xafido

  • @umalkhayradandagaal6670
    @umalkhayradandagaal6670 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaaayo yaasmiin haw jojiin wll daadka ku caaya hore usoco
    Waa xaasidiin

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll Yaasmiin
    MaaahaAllah haku barakeeyo

  • @dekamanshaallahmammajkqeer7077
    @dekamanshaallahmammajkqeer7077 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah illahay ha ku xifdiyo wax flican wayay

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Allah kuxifdiyo habo

  • @firdowzaahmed6898
    @firdowzaahmed6898 ปีที่แล้ว

    Gaal ma maashaa allaah buu yaqaan

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayo yaasmin xafidulaah waanku xisay wlh waan kula socon jiray waan mashqulay wayadan

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 4 ปีที่แล้ว

    Man sha alah tabarakalah ale ale haku ilaliyo adun iyo akhiraba

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarak habaryar yasmiin jazakallah deit wu sii fcn yahey

  • @hawaali5391
    @hawaali5391 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah shukaran abay yasmin

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaah ha ku barkayo 😍😍😍😍😍

  • @sowdaabdi8480
    @sowdaabdi8480 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo yasmiin ilaah kheer ha kusiiyo waxyaabo badan ayaan kaa fa iday

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 4 ปีที่แล้ว

    Masha allle abaayo dadka warkoda hadhageesan abaayo caruurta yar maliskara

  • @hamsomohamed6871
    @hamsomohamed6871 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaaayo mcnto allaha ku hafiido adiga iyo ilmahga

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 ปีที่แล้ว

    Waan soo tijaabin hpo 🥰🥰

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 ปีที่แล้ว

    Asc Ukhtifillaah Yasmin, Alle SWT ha ku xifdio Aamiin wa Jzklh kheiran jaza ❤️

  • @rodaabdulle2785
    @rodaabdulle2785 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mcnto jisaakallaah qeyr

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 4 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran Sister

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah shukran mamo

  • @nuuraabdi3990
    @nuuraabdi3990 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha Allaha ku xafido Adiga iyo caruurtada

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah qaali dumar cafimaad fiican xafiduhullaah xabibti

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 ปีที่แล้ว

    Keep going abaayo yasmiin yutubkeyga wuuw cusub yahay asxabta igu soo casuum somali nimo 👈❤️♥️❤️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🙋

  • @miinaali5216
    @miinaali5216 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo yasmiin alabtaan qof uurkiisa yaryahay Ama qof uur leh ma cabi karaaa

  • @amalh3268
    @amalh3268 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah, I love your videos. Allah haku xifdiyo

  • @sucadhajiahmed6787
    @sucadhajiahmed6787 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalahu khayr yasmin

  • @sherlankaabdi6267
    @sherlankaabdi6267 ปีที่แล้ว

    I have alot kids abyo, and I have tried so many pill of vitaim. They all seem to have gelatin. I have been watching you for a long time. Can you please tell me which vitaims that are halal and good for my kids health. Thank you.

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

    waa maxay hum seeds and chia seeds plz ii sharax hadaad igu dhaanto🙏

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 ปีที่แล้ว

    Yaasmin sharaf Allaha ku barakeyo

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed8941 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa ka helay mama yasmiin chia seed ka wa fahmay waxa kalee lasocday magaciisa iso sheeg maamo

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 4 ปีที่แล้ว

    Abayo waa laguuwayeye qeer majiiro

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah thanks for the healthy recipes am a nurse from kenya

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah samidey aaad ban kugu xisey😍😍😍😍

  • @fathiyamohamed6061
    @fathiyamohamed6061 4 ปีที่แล้ว

    منشاالله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء يا حبيبتي Yasmin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍

  • @abdisalamabdirahman5718
    @abdisalamabdirahman5718 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alah abaayo Yaasmiin Ilahay haku barakeeyo Aamiin yaarabi

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 4 ปีที่แล้ว

    Jazskalahu qeer 😍😍❤️♥️❤️❤️

  • @naciimohassan9308
    @naciimohassan9308 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeer abaayo yasmin

  • @Tariigashots
    @Tariigashots 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh habar yar wan u ku xisay wayadaan ma dawan barnaamijyada so galisay

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Aaaaw 🥰 JazakALlah Qeyr habo macaan. Alhamdulilah hada Allah ii calfay 💋💕

  • @fadumadaahir2887
    @fadumadaahir2887 4 ปีที่แล้ว

    Asc wrt wbt abaayo yasmiib uur baa leyahay macabi karaa???

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว

    Asc Yasmin walalo mansha Allaan Tabarka Allaan

  • @jamilaabdulkadir9255
    @jamilaabdulkadir9255 4 ปีที่แล้ว

    Maasha'Alaah jasaakalaah,Abaayo yasmin waa ku salaamay

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 4 ปีที่แล้ว

    Thank you so much walashay macaan

  • @hibaqqaali809
    @hibaqqaali809 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jazaakallaahu khayr yaasmiin

  • @fariixafilsan7294
    @fariixafilsan7294 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah abaayo yasmin aadbaan uga helay cabitaan kaaga manshaa allaah markasta qawlka wanaagsan qabiguu uroonhay dadkaa kusoo dhahaya hadalka xun hadha gaysan

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 4 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo macaan yaan islaamka Allh lagunacsiinin maashaa Allh hadeynin markasto dheh iyo Alxamdulilah wayo waa dikriga Ale Allhna hakuxafido

  • @abdiib1832
    @abdiib1832 4 ปีที่แล้ว

    Wcs yasmin qali magaceyga wa fardowsa abdi ,waxa ku ahay tageero qof kudayasho mudan atahay.waxa ku rinyoday 2 mar oo kala fog adiga iyo salix iyo carurtada oo ah is cawinayo waxa kurinyoday sida ad u cawiso rerkaga waxa igu so dhaweysay gurigaga masha alln, wlh ma kugu fikiren waxa kugu rinyoday ilaha og lkn waxa leytusay sida adi iyo salix isku jeceshin isku sacideysan allaha idin siyadsho amin

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah tabarakallah waad mahatsantahay. Fatlan ducadaada nagu dar. Sax salih qiimo weyn uu walaahi iigu fadhiyaa Alhamdulilah. JazakALlah Qeyr sharaf badan. Jaceylkeeya kuusoo diraayaa walala 💋💕💋💕💋💕💋💕💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @abdiib1832
      @abdiib1832 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican amin wa idin duceyay allah aqiro iyo adun idin xafido

    • @rahmamawlid9743
      @rahmamawlid9743 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican Asc walaal Yaasmiin waan ku salaamaya waxan jogna Hargeisa sidee u heli karnaa alabtan

  • @Fatimabashle08
    @Fatimabashle08 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo yaasmiin❤❤

  • @nimoabdullahi4264
    @nimoabdullahi4264 4 ปีที่แล้ว +5

    Habo cunto aan ku cayilo ayaa raba ee TH-camka iso gali habo ❤️🌹🥰😍😘❤️

    • @viaafmadoowahmed3288
      @viaafmadoowahmed3288 4 ปีที่แล้ว

      Eat more sweets and eat 3times more night time sleep no work dalbo ceer kkkkkkl stay away man for while save the blood Chicken and fast-food

    • @ikraamnuur4079
      @ikraamnuur4079 4 ปีที่แล้ว +1

      Iskada cayil wa fool xumo

    • @nimoabdullahi4264
      @nimoabdullahi4264 4 ปีที่แล้ว

      @@ikraamnuur4079 ok ✅

  • @farxiyoshalli4603
    @farxiyoshalli4603 4 ปีที่แล้ว

    subxanalaah abaayo iska sabar dadka iskumid ma ahan isku fikradna ma ahan

  • @HalalBaller7
    @HalalBaller7 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Yasmin jazaka allh

  • @sadrixaaji9442
    @sadrixaaji9442 4 ปีที่แล้ว

    masha allah mama allaha ku xifdiyo

  • @naimagullet7336
    @naimagullet7336 4 ปีที่แล้ว +1

    Mama yaasmiin aad ayan kuu taagera taladadana ujeclahay mamo waxad iso sheegtaa wax hooyo uur leh bilo yar ah ay caloosha ku socodsiin karto ilmahana wax udhimayn minkana jilcinayn ama furayn?

  • @AsadmohamedAsadmohamed
    @AsadmohamedAsadmohamed 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qawow ya igeya

  • @ubxacabdigg7626
    @ubxacabdigg7626 4 ปีที่แล้ว

    wcs mashallahah😍🌟🌟🌟🇸🇴🇸🇴👈

  • @bintiyuusuf27
    @bintiyuusuf27 2 ปีที่แล้ว

    Dr ugaxaanta iga daciif ah wax uroon isoo sheeg plz

  • @daahiyougaas2523
    @daahiyougaas2523 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah ❤️💕❤️💕❤️👑🤝

  • @Qisooyin11
    @Qisooyin11 4 ปีที่แล้ว

    masha allaah waanba kafaidna maxa lagu gabara qeer alla hakusiiyo

  • @aminaxaaj4
    @aminaxaaj4 4 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah hooyo Mahadsanid wa wax lagu faaido leh marwalbo wax badan ayan ka faida maamo kuli wan fahmay lkn labada sheey caagada iskula jirto magacoodo iso qor hada awoodo ma aqaan wa marki kobaad an maqlooyo Mahadsanid !

  • @rahmasaciid4334
    @rahmasaciid4334 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah qof lagu dayda ayaad tahay

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah maasha Allah

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah you are my role model abaayo yaasmiin rabi yaxfadaki

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      💋💕💋💕💋💕💜

  • @zukaynalove2432
    @zukaynalove2432 4 ปีที่แล้ว

    Abayo yaasmiin waxan ahay hooyo nuujisa oo qurbaha ku nool calosha ayaa aad itaagan bbega xitaa wxkasta waa sameyay ima soconayso noozoo badi cabitanadaa calosha socod siiya plz

  • @hafsaali7159
    @hafsaali7159 4 ปีที่แล้ว

    Jazkallah khayr abaayo mcn yasmiin wax badan baan ka faidaye 😍❤💋

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah

  • @ayaanciise6052
    @ayaanciise6052 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Galabta kugu so biray inan wax padan ka faideysto Rajayna insh allh like dhac igu se

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah, JZK thanks for sharing

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Of course sweetie 💋💕

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 4 ปีที่แล้ว

    AscmaashaAlllah💝💝🌹

  • @hiboaliismail8055
    @hiboaliismail8055 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you mama yasmin😘😘

  • @faizajamac2267
    @faizajamac2267 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wll manta baan kugu soo biiray inaa ka heli doono rajayn barnamijkaga

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      MashaAllah tabarakallah so dhawoow 💕💋

    • @idilabi6467
      @idilabi6467 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican asc abyo yasmin allah dartis ayan ku jeclhy allah haku barakeyo insha allah ❤

    • @fursadganacsiforeverliving2675
      @fursadganacsiforeverliving2675 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican ASC habo yaasmiin xasan Camey setihiin cafimadkiina kawarama aad ban ku jeclahay habo waxan rabaa Alle dartii igu caawiso TH-cam channel leeyahay waxan so galiyaa fursad ganacsi waxan jogaa wadanki asxaabtada share ina igu cawiso adigo mahadsanid

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      @@idilabi6467 , Allaha kujeclaado macaan badan JazakALlah Qeyr abaayo macaanto 💕💋💕

    • @qajo9403
      @qajo9403 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican abaayo macaane yasmin i have to year old and and 3month old ma siin kara misi please abaayo macaane reply and mashallah jzklh million times ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣❣💚💚💚💚💚

  • @maryanabdirizak3288
    @maryanabdirizak3288 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk ayeeyo waxaa lasheegay ihabaartay yaasmiin waan jeclahay maansha allah

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Sax waa yaabanahay. Qof kujaseenin suu kuu cayn ama kuhabaari macaan 💋💕💋💕

    • @محبوبةالملاين-ه6ص
      @محبوبةالملاين-ه6ص 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican mamo jiisid & himsid mxaa lagawada mafahmin

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 4 ปีที่แล้ว

    Thanks abooyo

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti jazakallah kheir

  • @habibaomar6612
    @habibaomar6612 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah 😍

  • @hamdiahmed4721
    @hamdiahmed4721 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo yasmiin waan ku salamay xabibtii waxan ahay umul. Qalitan ayan ku dhalay marka Calosha ayaa itaagan waxan bilabay kostada cunideeda iyo cabideeda marka ilmaha wax miyay u dhimaysaa maadama uu inuugayo thanks xabibti iga sojwaab

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 4 ปีที่แล้ว

    Habo qof uur leh ma isticmali karaa ?

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal inta kale waan fahmey balse waxaan fahmin waxa saxanka ku jira soomaali iigu sheeg

  • @farhiyacabdikariin57
    @farhiyacabdikariin57 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc yasmin abyo bjkaga waafirsdy waxa ad samesay wan fahmay lkn waxa yarka oo madow waa maxay igu soo warceli

    • @dareenchannel3434
      @dareenchannel3434 4 ปีที่แล้ว

      chia seeds and hemp seed

    • @dareenchannel3434
      @dareenchannel3434 4 ปีที่แล้ว

      Wakan magacisa google kuqor sawirkisa wad arkeysa

    • @dareenchannel3434
      @dareenchannel3434 4 ปีที่แล้ว

      Aut milk wa masharida qamadiga o canaha lagasameyy

  • @hawasamsamahmeddahir8152
    @hawasamsamahmeddahir8152 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah mashalaah so beautiful drink 🏠💕❤️❤️♥️♥️❤️🇸🇴

  • @fearlessdivas9796
    @fearlessdivas9796 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah and thanks 😊

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 4 ปีที่แล้ว

    Maami so happy to see you again malmhn wan ku way 😘😘

  • @zahraawiyare1302
    @zahraawiyare1302 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo Yasmin

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 4 ปีที่แล้ว

    masha allash mama qaali shugran

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali5099 4 ปีที่แล้ว

    Thank you mamma😘❤allahuma barik

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 4 ปีที่แล้ว +5

    Anaa uhoreeyo komaniga

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Yay 🤩💕 MashaAllah

    • @halimabeautyandcooking196
      @halimabeautyandcooking196 4 ปีที่แล้ว +1

      Isoobooqo shukran

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      @@halimabeautyandcooking196 waa subscribe gareeyey MashaAllah so dhawoow 💕💋💕

  • @suha950
    @suha950 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you maaama 😍😘

  • @hodmanali5414
    @hodmanali5414 4 ปีที่แล้ว

    mansha alah keep going

  • @CabdiqaadirIsmaciil-z3f
    @CabdiqaadirIsmaciil-z3f 3 หลายเดือนก่อน

    Abay yaasmin

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله عليك اختي

  • @zamzamfahiye2562
    @zamzamfahiye2562 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah❤️❤️

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 4 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful background your house yasmin Manshallah.

    • @xaliimoabdullexasan3444
      @xaliimoabdullexasan3444 4 ปีที่แล้ว

      Asc abayo soomaali noogu sheek

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Thank you so much sweetie 💕💋💕

    • @asliyusufhafeeye5772
      @asliyusufhafeeye5772 4 ปีที่แล้ว

      hemsii maxaa somali lagu dhahaa abaayo

    • @xaliimoabdullexasan3444
      @xaliimoabdullexasan3444 4 ปีที่แล้ว

      wali wankaa sugayaa afsooli inoogu sheeg qaaliyey

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican abaayo yaasmiin vitamin D gii maku dartay cabitaanka mase gaar ayaa loocabay iiga soojawaab mahadsanid

  • @aminaadam7681
    @aminaadam7681 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarkallah

  • @fartuunladanofficieel7915
    @fartuunladanofficieel7915 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha mahadsanid abaayo

  • @nimcoali305
    @nimcoali305 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo alle ha idin daweyo 😍😍😍😍👍❤❤❤🤲🤲🤲

  • @hidayomire
    @hidayomire ปีที่แล้ว

    Asc wr wbr abaayo yasmiin cadey

  • @kltunmohamed4581
    @kltunmohamed4581 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo lknse inbadan bayka kobanyihiin alaabtan
    kostada iyo cano bes hada isku daro kawrn.